2024 baan dhagaysanaya maalin isniin ah oo waqti badan kasoo wareegay 2009 dhamaan fanaaniintaa haasta qaadaya waa dad qiimo agteena kaleh ilaahay jannada ha nagu kulmiyo 😢 xasuus hadaad iga danbayso isoo xasuusi reply iisoo gala jiilka iga danbeeyoow
Maanta oo ay taariikhdu tahy 18 may 2024. Oo an joogo burco. Aan watana gaadhi basi ah waxa aan dhageysanaya heestan. Calanyow ha dhicin. Waxn dadkayga iyo dalkeyga u rajeynaya. Horumar balaadhan iyo in ay weligood jiraan oo joogaan. 💚🤍❤️
Ì live you Somaliland
Team 2025 allow. Cadaw gayagaaa. Jabiiiiiii. Somaliland allow. No. Barakeeeeeeeeee. Dhigiiii awooowa yaaaashay ayan ku fadhi naaaaye ⚪️🟢🔴
2024❤❤❤❤❤❤❤❤
Caawa waxa la wada sugayaa insha allah iney beri subax dhacdo doorashadii madaxweynenimo insha allah waxaan taageersanahay isbedeldoonka iyo musharax madaxweyne abdiraxmaan maxamed abdilaahi cirro waxa ugu weyn ee aan heestan u daawanaaayo ayaa ah inaan wadankeyga jecelahay rabana insha allah inuu alle nabadaas noo sii siyaadiyo somali inteed walalyaal aaminta noo soo raaciya😢🤲
Soomaaliland ha noolato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team 2025
waa heesta qudha ee an dhahaysto calankaw ha dhicin
Somaliland !!!! Stand up! May Allah swt bless and keep us safe ameen
تحية لاخوننا شعب الصومال من اليمن 🇾🇪 اخوكم يمني الاصل صومالي القلب ❤
Thnks my pro my alh protect to all our prothers of yemen
2025 dadka daawan doona aadba u salamaya🫡
Reer somaliland markaad heestan dhagaysataan maxaad dareerntaan❤
2024 baan dhagaysanaya maalin isniin ah oo waqti badan kasoo wareegay 2009 dhamaan fanaaniintaa haasta qaadaya waa dad qiimo agteena kaleh ilaahay jannada ha nagu kulmiyo 😢 xasuus hadaad iga danbayso isoo xasuusi reply iisoo gala jiilka iga danbeeyoow
Very nostalgic ! , one day we will be a recognized country inshallah my people .....
Long life somaliland people we are landers ❤❤❤❤🎉
heestn wxn ku xzuuzta barigy so baxdy waxan ahaa class 1 Tv jaarkygbn ka dawan jiry
Waa salaamay walaalaheyga reer somaliland. Love
Ma u maleynayo in riyadeeni dhamad ku dhow dahay iyo in qabyaakad inaga adkaatey lkn dalku wu ashahaadanaya waxn dateemaa in dagaaalo kale gakinfoono
1 July 2024
2009 ayaan xaafad jaarkaa ka daawanjirnay markaasa lay odhanjiray bax nayaa waaxay heestu
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😊😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Calanyahoow wiliga ha dhicin 💚🤍❤️🔥🔥
Axmed kuluc AHU, saynab cige iyo maryan mursal.iwm hoobaladdii waaberi ayaa i muuqda... somaliland waa hoyga fanka, hal abuurada iyo halyeeyada soomaaliyeed haddii aanan la iscaasiyay😢
Waliga hadhici aaaamiiiiiin
like saar hadaad 2024 daawanayso muuqalkan 😢
Be proud who you are Somaliland forever
Happy 18 may
For 18 may 2024 Happy Independence day ❤
Guuuul somaliland. Heestan waaxay kicisaa shucuurtayada ❤ 18/ may / 2024
Maanta oo ay taariikhdu tahy 18 may 2024. Oo an joogo burco. Aan watana gaadhi basi ah waxa aan dhageysanaya heestan. Calanyow ha dhicin. Waxn dadkayga iyo dalkeyga u rajeynaya. Horumar balaadhan iyo in ay weligood jiraan oo joogaan. 💚🤍❤️
Happy 18 May🎉
Happy 18may all landers 2024❤🎉🎉
Happy 18 my dadkaygiyoow🎉❤ dabaal dag wacan bari insha allah
Hambaly ree somaliland meelkastood joogtaaan maalmahan ooo klr madaxaaa na furan nin aaan somaliland ku abtirsanbaaa ciiiiilan
Happy 18 May Landers 2024💚💭❤🙏
Waa hees aan waligeed duugoobayn ❤calanyaw hadhicin hadhicin ha dheeliyin waligaa dhisnaw💚🤍❤️
Heestan anoo yar ban maqli jiray oo jooga gobolka sanaag cerigbo malmacada dhigta iyo schoolka cawana wxan ku dhagaysanyaa oslo norway 18 may 2024 wxa ka hadhay hal malin cawana waa jumce 1dii hbenimo 17 may reer somaliland hamabalyo🎉 meelkastad jogtaan happy 18may
Soomalilnad Gayiga fanka io fanaanka hoyga abwaanada io hawraarta hoyga xornimada io nabada hamblyo cidiina18may from jig jiga❤
Dhiiga Alla dhiiga💚🤍❤️
2024❤❤
Who is watching 2024 from jabutii
Waxa sii qurxiyay heesta fanaaniin waawayn ayaa joogta sida Dararamle,Kuluc,Saynab Cige iyo Maryan Mursal
Team 2025 😢😢alw nodhowr
Dhiiga ala dhiiga 😢😢😢😢😢
Meeshani wa xage heesta lugu qaadaya
Calanyahow ha dhicin waligaaa
Kulucow fankama danbeeyn ee janada alah hakugeeyo
May 2024❤😢