Cawale Aadan-Hargeysay ma nabad baa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 855

  • @abdirahmanismaciil7213
    @abdirahmanismaciil7213 4 года назад +56

    Waxaan ku Dhashay Hargeysa hillaadii 1998 bishii maarj ee sandkaa waxaanan ku dhashay xaafada Laanta Hawada iyadaan Malcaamad Quraantii Dugsigii Hoose/dhexe ,kii sare iyo illaa hada oo aan digriigii wadaba ku Qaatay Maanta oo ay bishu tahay 27 july 2020 6:08 pm sariirtaydana aan jiifo waxaan usoo xiisay heestan kama daalo dhagaysigeeda waan jeclahay Hargeysa iyo dadkeedaba meelna kuma doorsadeen Hargeysa.
    Magaaladii xadaarada iyo Saqaafada

    • @mokhtaromar137
      @mokhtaromar137 3 года назад +1

      Legend Soomaaliyeed

    • @garaadzuhaib4671
      @garaadzuhaib4671 Год назад +3

      Kolay aniguna waxan ku dhashay calamada
      Laga yaba inan school bulale
      Ama lanta hawada wada dhigan jirnay
      Ama malcamadi daarul Basira
      Ama masajidka sheikh osman Ali langadhe

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Год назад +3

      Anigu waxaan ku dhashay mgaaldaa hargeisa gar aahaan new hargiesa sandki
      1996 kii
      Waxnaan ka maqanaa dalka 8 sanno waxbrsho dibadda waanan uxiisay intaan dalka ka maqanaaa

    • @hamse3469
      @hamse3469 Год назад +1

      M.a pro same❤

    • @faisalxuseennuur
      @faisalxuseennuur 24 дня назад

      M.a

  • @bukhari4410
    @bukhari4410 5 лет назад +170

    Wxn ahay puntlander boy
    lkn wn taageeraa wna jeclhy reer Hargeysa Viva somaliland
    2019😎😘

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 4 года назад +4

      Poqortoyo welcome

    • @ladanseadabdilahi114
      @ladanseadabdilahi114 3 года назад +2

      🥰🥰🥰❤gop gopi dhashay

    • @hamz233
      @hamz233 2 года назад +2

      Wad mahadsantahay sxb lkn Puntlander wax la dhahaa ma jiraane copy ga naga daaya😂

    • @user-7wz2vs2c
      @user-7wz2vs2c Год назад

      @@hamz233lakiin somalilanders ayaa jira ee pastga ka daaya kidheh ❤🦁

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 лет назад +99

    Am from mogdishu lkn wan jclhy hargeysa in badan ❤💯
    9:24Am - sun /17 /March /2019

    • @qalbidhayacabdiaden2471
      @qalbidhayacabdiaden2471 5 лет назад

      ana guna sido kale wan idin jecel nahay wllo qalbi furan kuso dhawada

    • @alnaimi4035
      @alnaimi4035 5 лет назад +1

      Yaa ku yidhi jeclow adigoo xunoo reer moqdisha ah ayaad iska jeclanaysaa hrgysa 🤣

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 4 года назад

      @@alnaimi4035 from Muqdisho love hargeisa

    • @najmaartan3472
      @najmaartan3472 3 года назад

      Manshallah wlaal sharf ❤️✊🏽✊🏿

    • @amiishamahad7879
      @amiishamahad7879 2 года назад

      Mlintan waa mlinya gbdhyda curdaa dhalay sacdia cumar shurie 17/3/2019 😘❤️ hdaa waa 8/januewry 20200 iydana waa 2 sano io toban bilood i.a hooyo mcaan sando badan ban kuurajyn

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 года назад +76

    😭😭😭😭 hargaisa waan u dhimanaya jacaylkeda ❤❤❤
    Waa meesha ilahay reer mocoyday ka beeray anigu wxan ahay reer BORAMA--Dilla
    Ilahaw igaadhsii iyadoo passport keeda aan US ugu dhoofo

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 года назад +4

      Ameeen wllo
      Alle haynagu simo
      Somaliland 💚🤍❤

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 2 года назад +1

      Iminkaba waa loogu dhoofaa, walaal.

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 Год назад +2

      Ana mocoyaday samaron siciid from hargeisa mansha allah❤️🩸

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 Год назад

      Sxb Mohammed ma USA baad joogtaa, ka wrn meeshaa?

    • @sacathcade
      @sacathcade Год назад

      Insha allah 😢❤

  • @Waanoyahaan1
    @Waanoyahaan1 6 месяцев назад +83

    Hadaad reer hargeisa dhalaad ah tahay like ii saar.

  • @RiyadaNolosha1
    @RiyadaNolosha1 5 месяцев назад +27

    Weekan heestan waxay ka shidantahay tiktok 😂
    Ana yaraantaydi radio hargaysa ayan ka dhagaysan jirey 2006/2007/2008 ex xaafada maxamed mooge wan xasuusta gabadh ii dumashida aya subixi rikoodh guriga yaalay shidi jirey markay quracda samaynayso. Old is gold ❤

    • @Abdikadar.nour-hadi
      @Abdikadar.nour-hadi 5 месяцев назад +1

      Been maha 2006 iyo 2007 ayay ahyd heestan cidii garan baa garan

    • @YaxyeRizco
      @YaxyeRizco Месяц назад

      ​@@Abdikadar.nour-hadiwaaa runtaa bro

    • @aichadarar678
      @aichadarar678 16 дней назад +1

      It was 2007 !!

  • @megayaab1
    @megayaab1 11 лет назад +189

    Hi I am reer Muqdisho and love Hargeysa,,friendly people beautiful city Allah ha idin siyaadiyo walaalaheen. viva hargeysa and Somaliland!

    • @nasreinali2702
      @nasreinali2702 7 лет назад +4

      megayaab1 masha alh all alle haku dhawro wof caqli iyo garaad leh bd thy ma the sida kuwa faaruqinta u hdla ee makhruuqinta ah
      Muqdisho na nbd bn u rajynyna iyo horu mar angna alle ha noogu wado
      Viva somaliland😘😘😘😘

    • @samatarismail1718
      @samatarismail1718 6 лет назад +1

      megayaab1 walalheen reer muqdisho waan idin jeclenay gobanimo ku waara

    • @abdifatahibrahim775
      @abdifatahibrahim775 4 года назад

      Anaggaba sidoo kle sxp....

    • @najmaartan3472
      @najmaartan3472 3 года назад +1

      We love you walalo sharaf ku nolow

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Год назад

      Mnsha Allah wlo anigubaa waanu jecelhy muqdisho iyo walaleena xamar iyo somali da dhan siyaaasad iyo siyaaasiyseen
      Dantoodaa eeganyaa yaa dalki iyo dadkii kala xidh xidhay e
      Lkn anigu ma aamisini in somaali
      La kala gayn karo waxstoo dhaca
      Illlahy nabad haydin ka yeelo
      Wanan jecelhy xamar imaado so arko insha Allah from somaliland

  • @farhiyafiska8740
    @farhiyafiska8740 5 лет назад +47

    Meeshi xudunTaydu TaaLay mis u more wllhi Hargiza ya ila dhagyzaNaya oo Reer hargiza like Hayla dhafiNa🌹💋

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 года назад +18

    I'm reer Djibouti originaly maxane u xisey hargeisa haade wanage Hargeisa caadey waan so socda inshallah hoygi an kuso koraye maxan nabada Sland tale ku basheley love my reer abti ❤ wilkinu wu ine jecle yahay jir oo jooga ifkan ugu jecelahay boqortoyada reer abtigey waxane iniga so salamey Edmonton Canada 🇨🇦

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 5 месяцев назад +132

    who listen 2024 ❤😅

  • @mahmednuurdalkiihoyowaladh5132
    @mahmednuurdalkiihoyowaladh5132 8 лет назад +149

    wxn ahay reer Djibouti adaana waan tageera hargeysa hoygii somaliyed hoygii martida iyo hoygii abwanka waa hodaa badan.tahay hargaysay maa nabad baa

    • @beutyahmet1908
      @beutyahmet1908 6 лет назад +1

      Mahmed Nuur dalkii hoyo wala dhacay thnkzzz wllkey

    • @mustafeamiir6070
      @mustafeamiir6070 6 лет назад +2

      Mahmed Nuur dalkii hoyo wala dhacay hoygii abwaanadu waa meeshi daraawishta waa goobti lagala dagaalami jirey gumeystihii ingiriiska meel kale maahe waa sool-LaasCaanooD

    • @wardaali5708
      @wardaali5708 5 лет назад

      Mahmed Nuur dalkii hoyo wala dhacay mahsaanid

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 года назад +1

      @@mustafeamiir6070 laaska caynaba ka abwano badn hargaysa waa sidii BHD kabtedu idinma gasho 😂

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Год назад +10

    Dhulkaa cidlada ah ee Burbrursan ee ka dambee ya maanta meel la daggo maleh dhamaan waa dhisanty Hargeisa si aan Xad lahyn ayay usoo kabanysaa Wlhi. Meeshay xuduntydu talay❤

  • @Cazuuz
    @Cazuuz Год назад +13

    Caasimadda Jamhuuriyadda Barakaysan kuma doorsadeen Toronto iyo Paris iyo Washington.❤
    Yaa daawanaya 2024.👋

  • @ciisemoha2840
    @ciisemoha2840 8 лет назад +79

    from south somalia special puntland hargaysa wa hoygi murtida iyo abwanka wa meshi ugu horeysay ee gayiga somaliyed xoriyad qadatay

    • @mrderweyn4470
      @mrderweyn4470 7 лет назад +1

      puntland is not south somalia get your fact

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад +1

      @@mrderweyn4470 🤣🤣🤣where is it then wllo
      Acudu bilah maxa qof a waxba garanayn isla so bodaya

    • @mohamedsiciid2879
      @mohamedsiciid2879 4 года назад

      Dajiya Hussein geography maad kasoo booday puntland xaggey soomaliya kaga taal ma koonfur bay kaga taal ? 😂

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад +2

      @@mohamedsiciid2879 wllo adaa geography kaso booday midhaaye puntland wa gobol yar o ka mid somali italiana
      Hadii dee ad faankiini wadato od niyada ku dhisanaysana wa halkeda

    • @mohamedsiciid2879
      @mohamedsiciid2879 4 года назад

      Dajiya Hussein meel kalaad la’aaday wll cilmi iyo xaggey ku taalay ban kawada hadlaynaye faan iyo waa gobol yar iyo baad bilawday hawshaada iska wado maalin inaad dhul udug timaadan rajaynayaa aan kugu soo dhaweeyo aad aragtide 🙏🏽

  • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
    @poqoradareersheekhisaxaaq8601 5 лет назад +19

    2019 hargaisa meezhan ku dhashay ku koray illaa mantana an ku noolahay dugsi hoose dhexe illaa jamacad an ku qaatay illaahow iidaa magaladayda
    Hargaisa xidida dhiiga qaada iyo wadnahad ku taala
    Kama daalo inan dhagaysto heesahaga lagugu amaanayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 4 года назад

      Wooof wooof reer hargaysa asala iga dheh from gobolka raga xaafadahee ka gashaa hargaysa

  • @bilaaldarwiish9708
    @bilaaldarwiish9708 4 года назад +17

    Heestan wxaan tiifiiga kadaawan jirya 2009 caawokle oo aybatahayb taariikhdu 10/6/2020
    Hbn arbaco ah ayaan soo xasuustya from burco

  • @haybeqadiye6839
    @haybeqadiye6839 6 лет назад +22

    My home 🇹🇯❤💚💭 😭 2005_2018 allow cafimad igu gee

  • @saddamabdi702
    @saddamabdi702 3 года назад +11

    Cawa oo ay tahay haben isniin ah, Kuna beegan july/26/2021, Anigoo ku sugan magalada an aduunka ugu jecelahay ee hargeysa Ayan dhagaysanayaa heestan. Cawale what a legend! 👏

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 2 года назад +1

      Waa habeenkii iigu dambeysay anigana habeenkaasi.

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 года назад

      @@abdishakurawl1773 Alle dib haynoogu celiyo wll labadeenaba ana wanka maqanahy dalka mudo 2 sanada wan uxiisay wlahi 🥺

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 4 года назад +10

    Mnsha allaha hargeysa hoygi murti iyo hooyodi apwaan iyo hooyodi nabad dalkeyga hooyo allow dhawr ayaa rabi😍😍😍❤❤❤❤somaliland😍😍🤗🤗

  • @amanofficial5824
    @amanofficial5824 3 года назад +5

    Anigo yar ayaa eedadey mcn mobelki iskulabka la dhihi jire ka shidan jire xiliga hool ee heeso aa ka xadi jire hesta waxa moodi jire muqdisho ma nawadbaa wayo waxa ka imaate edadey Ana si fican ma aan u dhegasan jirin tuugnimo ku dhagesanye wa radiye inbadan hadase mobel ani leeyahay ka dawanaya hargeesa I.a mar un waa gaari dona❤

  • @omerapdi1903
    @omerapdi1903 3 года назад +5

    Waaw heestan waxan dhagaysan jiray 2007 cawana tarikhdu waa 11/04/2021 19:08 masha allah ilahaw waxan kabaryaya caafimad cimri dharar iyo cibado suuban 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 года назад +14

    "Nina haybadaadiyo hibo eebe ku qoray habeen kama qaade
    Horey bay abwaaniyo hobalo ku ammaneen HARGEISAAAY!!💚💬❤

  • @fatmaaxmed1718
    @fatmaaxmed1718 2 месяца назад +1

    Rer hargeisa waan jeclhy iyo rer somaliland oo dhan dad qalbi wng san from rer muqdisho😊 hamblyo iyo salaam baan hadyad kaaga dhigaya waad hooda badan tahe hargeisa ma nabad baa❤

  • @muhayas6568
    @muhayas6568 7 лет назад +83

    One ☝️ love ❤️ Hargeysa❤️❣️
    From galkacyo❤️
    All the best 👌💚💙

    • @wiilkacaanahageelashuba4487
      @wiilkacaanahageelashuba4487 7 лет назад

      Muha Yas 2006 Heestan Looqadat hargeisa I Love This Song Thnkz Mudug Girl👍👍👍

    • @muhayas6568
      @muhayas6568 7 лет назад

      Wiilka Caanaha Geela Shuba Waa nin inader maaha gabar waxa kula hadlaya

    • @wiilkacaanahageelashuba4487
      @wiilkacaanahageelashuba4487 7 лет назад

      Muha Yas hhhhhh Ok indr Magaca Muha Waa Inan Sorry ✋✋

    • @muhayas6568
      @muhayas6568 7 лет назад +1

      Inader maaha Waa nin waxa kula hadalaya magaca anaa sidaas ukhaldey

  • @mohamedokali3817
    @mohamedokali3817 6 лет назад +56

    from borama .................. wxn aad u jeclahay HAGAISA iyo daka ilahay ku ber wlhy!!

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 лет назад +5

      Masha Allah hooyadii fanka boorame ilaahay isku dhiig inaga dhigey ilaahay ayaa mahadle igu beeray dal Ku jiraan hargeysa iyo boorame 😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 года назад +1

      Maxbuub Yare 😍😍😍

    • @mabruukaguuleed9480
      @mabruukaguuleed9480 3 года назад +1

      From boorama a..........hargeisa was dhiigayga

  • @makeupartistreemmakeup7373
    @makeupartistreemmakeup7373 4 года назад +7

    Hestan yaa ilaa firsanoyo 2020 from kenya wlhi ano yar buro jogo walaley dhagaysan jiran hada saan mahan hargaysa qurux wye 2918 kaimady💗💗💗🤲🏻💐

  • @saedhassan8341
    @saedhassan8341 5 лет назад +21

    Nasiib waxan u yeeshay inaan magalada hargeisa ku dhashay 18 oktober 1993 cisbitaalka wayn ee hargeisa maalin isniin ah 5tii galabnimo
    Sidoo kale aabahay iyo hooyaday labaduba ay yihiin from hargeisawi dhalad ah
    Waxan ku hanaqaaday degmada axmed dhagax xaafada boqol jire
    Horraantii 2000 ilaa 2015 waxan daganaa xafada xisbiga degmada 26 june
    Muddo ku siman 22 sano ayan hargeisa dhinacna uga bixin
    Nasiib darro maanta wan kasoo maqnahay hargeisa waxa igu dambaysay 2015kii oo aan usoo baqoolay qaarada america USA
    Hargeisa wan u xiisay runtii xuduntaydii dhiigaygii iyo dheecankaygii ayaa yaala
    Ilahay waxan ka baryayaa inuu igu simo labadaydii walid oo cafimad qaba iyo walalahay inu hargeisa mar un nabad igu geeyo oo aan farxad lasoo qaato ehelkaygii
    Hargeisa ilahayow hareer mari balo oo dhan magaalada durriyada iyo dhasha xalaasha ah eee somalida love you hargeisa caddey
    Waxan rajayn inaan 2019 gabadh kasoo guursado isla magaladan u dhashay un hargeisa ilahay meelna iima dhaafiyo gob gobi dhashay

  • @abdul-rahmanbelel
    @abdul-rahmanbelel 6 месяцев назад +3

    hargeisa waan ku jecLahay!
    hargeisadaasi waxay si wayn ugu sawirantay maskaxdayda waxan magalada kaso gali jiray biriijka wayn anigoo daawanaya fooqa cas ee telesom ee muqalka ka muuqda jimcaha iyo khamiista waxanu u daawasho tegi jirnay madaarka duyaradaha Anagoo aad ugu faraxsan “Ala reer somaliland maxay dhulkooda dhisten masha allh ilahay nabada hayno siyaadiyo💚🤍❤️
    hada tarikhdu waa 01.feb.2024

  • @abdiazizdahir1846
    @abdiazizdahir1846 Год назад +3

    Nin haybadaadi hibo eebe kuqoray habeen kama qadee horeybaay abwaaniyo hobolo ku amaaneen hargaysaay

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 5 лет назад +8

    Showag waan joogaye Habeenka cawale walhy waan yare waxa uun ahye showag igu horayey een galiye 2009 ayey ahyed

  • @haye2167
    @haye2167 6 лет назад +63

    2018 cidi reer hargeysa ah ee dawanaysa like saar

  • @SurprisedAlpineSkiing-wj3dz
    @SurprisedAlpineSkiing-wj3dz 5 месяцев назад +7

    Inta dawa tay 2024😂❤

  • @mohamadhamiidabdi4122
    @mohamadhamiidabdi4122 9 лет назад +40

    Nina haybadadiyo habeen kamaqado
    horeybay abwaano iyo hobolo ku
    amaneen hargaysay
    viva hargaysa 1960 kii

  • @maykalyare8134
    @maykalyare8134 5 месяцев назад +7

    INTA 2024 SOO SEARCHIN GARAYSAYY😂❤

  • @HAJIMUDAZIR
    @HAJIMUDAZIR 5 месяцев назад +6

    Hesta waxa anka barty wllky ilhaY how naxariatE lkn man ogeen qiimahda cawa ayaan
    isku dayey waa habeen tariikhLe 23/3/2024😢

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi5863 6 лет назад +70

    Hadii aad tahay asal somaliland liketa 2018 🙏🙏🎧🎧

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 5 лет назад +9

    Cawaale adaan kusoo dhawoow hargeysa marlabaad welcome to hargeysa again.

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 года назад +6

    2021 waxan idin leyahay hargesay ma nabad baa reer somali land aad baan idin jeclahay from muqdisho idinka so salama

  • @WekioWStudioOmarwekio
    @WekioWStudioOmarwekio 5 лет назад +21

    One love❤ my walaalahay reer hargeisa
    From kismayo

  • @queendagan5545
    @queendagan5545 6 лет назад +4

    Hargysaay mxan ku xisay wlhi dhulkayga hoyo jecliya viva soomaliland ilahow idhawr ♥♥♥♥

  • @Zhiino434
    @Zhiino434 2 года назад +2

    My home hargyesa allow no dhowr heeztan igu jeclhy hes gargeysa from burco 25/1/2022 mkin salaasa

    • @jaamoov784
      @jaamoov784 2 года назад

      Hadaaan kula qiiroonayaa wlllol

  • @haybeqadiye6839
    @haybeqadiye6839 7 лет назад +71

    casimada jamuriyada barakeysan #Somaliland ❤
    cadowgaa ma ciil baxo #Hargeisa ❤💪💪💪💪💪
    somaali Meel ay degto oo Hargeisa ka magac weyni ma jirto 👏👏

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 года назад +1

    Bartan ku dhasheen ku barbaaray hargeisa ma nabad baa.
    Alle nabada ha ku siyaado magaaladaydii ❤🤍💚

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 4 года назад +5

    2020 hadd dawanyso o comentigayga aad akhrinyaso like
    Wlhi wan jeclahy hargeiza from bosaso

  • @kadraali9480
    @kadraali9480 5 лет назад +1

    Hoygi murtida iyo hoyadi abwaankay
    Marka hore baridiyo hambalyiyo salaanban hadyad kagadhigayo wad hoodo badante hargeisaay ma nabadbaaa 😢😢😢😢 my sweet motherland 🙏🙏 allow ano nabada hoygiyo nabada dadkiyo nabada dib iskaga kaya tus

  • @arafatmohamed7768
    @arafatmohamed7768 4 года назад +8

    7-3-2020 like isaar hadad tahay duriyada cheik issaq wallale

  • @khaalidabdi6051
    @khaalidabdi6051 2 года назад +4

    My beloved city hargeisa caday
    Allow nabd yel mrkasta ameeeen

  • @hodonabdifatah9417
    @hodonabdifatah9417 10 месяцев назад +1

    Hargayis jano waliga hormar anigo ah inan dhulbahante ah 😢😊 qabilka qalbigena allah ka saro

  • @mustafecali9182
    @mustafecali9182 8 лет назад +12

    We love dhulkygii allow ka dhawr
    Hoygaan ku dhashay ku barbaaray HargeysaaY💖

  • @naturalofficialchannel.3655
    @naturalofficialchannel.3655 Год назад +2

    Habeenkaas waa joogay Cawaale Aadan wuxuu shawga noogu qabtay Italian Hotel ama Meesha Hadda loo taqaan International hospital ee ku yaal Calaamada. 14 Sanno kaddib Cawaale xiddigaha fanka ee aan dugoobin buu kamid yahay.

  • @nagiipapdikadir6113
    @nagiipapdikadir6113 6 лет назад +21

    Waad hooda badan tahee
    Hargaysaa ma nabad baa
    #Like inta hargaysa ku nool .

  • @abdikani08
    @abdikani08 15 лет назад +66

    From Ceeerigaabo
    nice tune for hargeisa waw great

    • @burcaawiboy2948
      @burcaawiboy2948 5 лет назад +4

      Zxp wali manooshahay
      Hadaad nooshahay ilasoo xidhiidh zxp

    • @perito6834
      @perito6834 3 года назад +1

      @@burcaawiboy2948 tolow wuu dhintay ninku😂😂

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 3 года назад

      @@burcaawiboy2948 😂😂

    • @mabrukcali1648
      @mabrukcali1648 3 года назад +1

      Asc dhamaantin ma nooshihiin mise waad dhimateen🤣

    • @4E_Official
      @4E_Official 3 года назад

      @@mabrukcali1648
      Adigu ma Nooshay😂😂

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 6 лет назад +9

    heestan wxay soo baxday
    2009 wakhti ahyd
    hargeyza na burbur yara ahayd hh
    lkn iminka new york wyeH

  • @sharmakeali129
    @sharmakeali129 Год назад +5

    my hrgsia i love you 😢❤

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 4 года назад +8

    Yaa dhagaysanaya 2020 one love Hargeisa Somaliland ciidaydi HooYo

  • @calihanadvlogs3566
    @calihanadvlogs3566 3 года назад +3

    Berigu qaday badaw baan ahaa mana haysaan mobile screen teach but to day I have kaliya tv ayan ka arki jiray manta ayaan si fiican u dawanyaaa 2021😂

  • @mustafemohahmed4519
    @mustafemohahmed4519 Год назад +2

    Tolaaaaaaaaaay rer hargeisay

  • @tonikroos4940
    @tonikroos4940 8 лет назад +2

    my city allow wixii hadimo iyo burbur kula jecel allow jixiima ka waraabi allow nabada sugan u siyaadi hargeisa oo siraadan wn sugaynee allow noo ilaali caasimada mancha allah walee wn u xiisay allow igu sin

    • @khalidimo8667
      @khalidimo8667 8 лет назад

      aamin sxp

    • @haniibrahim5930
      @haniibrahim5930 8 лет назад

      Amin Amin amin
      Ilahayo ku fooge jiiximo
      Amin amin

    • @inadiiriye1483
      @inadiiriye1483 7 лет назад

      toni kroos ameeen zhp hargeisa goljano zhp wliba xaafadeenee dheg hh nin adag wan ku salamy

  • @yazenismael3368
    @yazenismael3368 Год назад +5

    Xaqiiq wlhi hargeisa hadh wanaag hoyogii murtida iyo afka somaliga allow dhawr somaliland

  • @cumarcr7158
    @cumarcr7158 4 года назад +2

    meeshan ku dhashay aan ku koray waxku bartey welina aan joogo wlhi inaan cadowkagaga tegayn in maydkayga lagu aaso mooyee🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hamzekaka1984
    @hamzekaka1984 4 года назад +19

    Heestan duugobi mayso haddii uu qarni ka soo wareegayo hargeisa caddey المدينة الملوك hibo eebo ku siiyay habeen la iskama qaaado cawaale the only one
    Fri,may22, 2020. The last day of ramadaan

    • @asdssa2714
      @asdssa2714 3 года назад +1

      u were listening a song in ramadan month⁉

    • @Abdikadar.nour-hadi
      @Abdikadar.nour-hadi 5 месяцев назад

      The last day of ramadan 8/4/2024

  • @abdirahmanawil6168
    @abdirahmanawil6168 3 года назад +49

    15-11-2020 one love Duriyada 💚☁❤

  • @AbdulahiYussuf-eo8ig
    @AbdulahiYussuf-eo8ig 3 месяца назад

    Wlhi somaliyeY NEVER, EVER I TOLD USS DADKU AMA SHACABKU maxuma e siYaasi qarmuuNaa umada sidi dhiigi dadki ku dhex jira ILAAHOW UMADAN QALBIYADA KA WADA JOOGTA QALBIYADOODA MIDEE aaaaaaaaamiin aaN dhaHno somalaaY❤

  • @samirahassan3114
    @samirahassan3114 4 года назад +5

    Haygii murtida iyo hooyadii abaawankay Hargeisay ma nabadbaa hees xasuus leh wakhti iyo waayihii 20/12/2019 inta iga dambaysa Like isaara

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 года назад +5

    Heesaha Hargaysa loo qaaday heestaan baan ugu jeclahay wallaahi, 10 sano in ku dhaw ayaan mar walba dhagaysanayaa, oo marna kama xiiso dhicin. Hargaysana aad baan u jeclahay, Waxaan doonin inaan dib usoo qaado ama soo cusboonaysiiyo. Hadii aan garabkeeda helo insha-allaah.

  • @abbha2121
    @abbha2121 5 лет назад +3

    4 ogost 2019 ilaa hbnkii cawaale uu heestan ka qaaday hoolkii taliyaaniga imika ah dhakhtarka masaarida ama hargeisa internationalka hospital waxaan la jaar ahaa hotelka fiidkii ayaan hoolka sii galnay markii cawaale heetan qaadayna waa la carqaladeeyey waana loo quudhi waayey cawaale heeskan waxaana la isku dayeyin la waxyeeleeyo lln waxaa badbaadiyey nin la odhan jiray maxamed xasan oo ku magac dheer oofareen intuu bastoolad lasoo baxay laba xabadoodna kor uriday ayuu soo saaray cawaale sidaas ayuu ku magan galiyey waxaana eraydiisii ka mid ahaa inta cawaale halkan joogo anaguu magan noo yahay cidii isku dayda in ay wax yeeshaana anagaa is huran markaas ayaa liidka lakala raacay wyo oofareen waa layaaqaanaa in aanu kaftamin xasuustaydii yaraanimo iyo waayo aan usoo joogy

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 16 дней назад

      Mohamed xasan kayd oofwareen waa ninkii jamhadi gacan libaax hugaamiyaha ka ahaa legend hargaysa iska leh

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 лет назад +5

    👂👏👌👏❤❤ hargeisa caday wadankeygiii hooyo alow ku janee

  • @horyaalmedia2647
    @horyaalmedia2647 6 лет назад +4

    hargeyzaawi tahy abti Legend
    tahy nio hore socod wacan

  • @ar15hamza65
    @ar15hamza65 7 лет назад +49

    hoygii murtida iyo hooyadii abwaankaay marka hore bariidiyo hambalyo iyo salaanban hadiyad kaaga dhigee wad hoodo badantee hargaysaaay ma nabadbaa yaa salaam afkaaga caano lagu qabay cawale aden

  • @nimcaancismaan4081
    @nimcaancismaan4081 8 лет назад +61

    caasimada fanka caasimada abwaanka caasimada murtida caasimada geeska africa capital city of saomaliland

  • @hudayuusud4157
    @hudayuusud4157 3 года назад +3

    Hargeisa caasimadaydii alleh ku barakee taarikhdaadu way sugantahee meeshii u horaysee gabayo xornimo looga tiriyo🥰😇💚🤍❤

  • @naemamohamed123
    @naemamohamed123 5 месяцев назад +3

    2024 ayaan dhagysnayaa Welipa ku xumyn yaa ila mida😂🙌

  • @Alhadifi1
    @Alhadifi1 7 месяцев назад +3

    This song is special memory b/se I was listening when I was young boy and watched SOMALILAND NATIONAL TV SMLNTV😊

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 5 месяцев назад +4

    2024 Ramadan 22
    Dayaxa oo hargeysa ku soo kala qabtay ban dhagaysanaya 😂😂

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 2 года назад +2

    Hargaysa 2022. hees aad u qiimo badan waan salaamayaa dhammaan reer Hargaysa iyo Somalilanders oo dhan, jira oo jooga Alle ha inoo siyaadiyo Nabadda, Barwaaqada iyo horumarka.
    typing 28/12/2021 Salaasa 10:39 barqanimo.
    respect.

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 2 года назад +4

    Gayiga Hoboladiisiyo Heesaaga
    Caanbaxay Rugtii Lagu Habeeyee
    Fanku Heerku Gaadhay 👏👏👏👏

  • @daauudismailcilmirople6863
    @daauudismailcilmirople6863 5 лет назад +4

    Yaa Reer HarGeisa oo wali dhagaysanaya heestan like ta bila calayk😍😍

  • @bushrabintmohamed3900
    @bushrabintmohamed3900 10 лет назад +7

    Mashllah dat iz my country ..... best country ever , allah yahfadak yaa ahlu somaliland specially my beloved one HARGEISA HADQANAAG♡♥♡♥

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 лет назад +11

    Dhulkaygii 😍😍one love caasimada geeska

  • @mohametamo343
    @mohametamo343 2 года назад +2

    1/April😭😪😭😪😭 We never forget This Day Hargeisa Hoyga Nabada😭😪😭

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 лет назад +14

    Wallahi aad baan uugu xiisay ilaahayoow nabadqab igu gee
    From Fushun , China

  • @muwahibahmed9029
    @muwahibahmed9029 3 года назад +3

    Hargeisa caday ma jirto meel aan ku doorsado aduunka intaas leeeg ❤❤❤❤

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 4 года назад +3

    My home sweet hargeisa hadhwanaag allow dhawr jecliya heestan maxan uxiisay ❤️❤️🏡🏡alxamdulilh illaha somalilndder iga dhigay especially hargeisa farta taag yaa dawanaaya oo somalilndder ah 2020ka heestan 😂😂😂😂🙏

  • @zuldanzakir7487
    @zuldanzakir7487 5 месяцев назад +12

    Who listen 2024 april 😅❤

  • @fatima888islam
    @fatima888islam 14 лет назад +3

    THanks yaa oday cawale ,Hargaisa way u qalanta amaanteee

    • @burcaawiboy2948
      @burcaawiboy2948 5 лет назад

      Fatima Adan are you still alive

    • @mustafjaahay8423
      @mustafjaahay8423 4 года назад

      Fatima Adan 10 years after iska waran walaal hadaad nooshahay ❤️

    • @jaamoov784
      @jaamoov784 2 года назад

      Fatima xagee kusugan tahay wllo hadda

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 лет назад +6

    Who watching 17/4/2019 waan
    U xiisay #HARGEISA from #Turkey

  • @hananapdi7968
    @hananapdi7968 3 года назад +5

    From ceerigaabocasimadena

  • @Amali2345
    @Amali2345 8 месяцев назад

    Heestan wan soboqda markastaba wanan jeclahy hargysa caday dhulkaga hooyo allow no ilaali 2024❤

  • @mukhtarabdirahman2047
    @mukhtarabdirahman2047 Год назад +12

    I use to listen this music 2009 unforgettable year

    • @abchirabdillahi3036
      @abchirabdillahi3036 Год назад +1

      It wasn't 2009 but it was 2006

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr Год назад

      Am listening now September 1 2023, I love rer Djibouti Walahi, ilahow ii sahal xabadoo rer Djibouti ❤😂

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 5 лет назад +13

    imizaa iga dambeya oo Hestan dhagaysnaya markey maqlen awale adan aya hargaisa imnaYa 😅😅

  • @nuuraheegoofficial8521
    @nuuraheegoofficial8521 3 года назад +4

    2021 ban daawanayaa kama daalo heestan💚❤💭

  • @fuaadwarsame3514
    @fuaadwarsame3514 4 месяца назад +1

    Heestan waxa aan dhagaystay 2009kii❤❤😊

  • @MrMuwaadin
    @MrMuwaadin 15 лет назад +6

    Hooyadii Abaaawnaakaay ,, Hargeisaaaaay ,, Hargeisaaaay

    • @burcaawiboy2948
      @burcaawiboy2948 5 лет назад

      Zxp wali manooshahay adiga

    • @z012y
      @z012y 4 года назад

      @Burcaawi Boy Adigu ma dadkaad tiro koobtaa inadeer Cawaale aadanba sowka nool 2020-ka 😅

  • @nasrasaciid7467
    @nasrasaciid7467 6 лет назад +8

    reer hargeysa maahi lkn aad ban u jeclahy heestan iyo hargeysaba ❤

  • @ayaanyusuf5415
    @ayaanyusuf5415 7 лет назад +61

    Fanaan aan Hargeisa u heesin fananba maha

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 3 года назад +2

    Hoygi fanka iyo hooyadi nabad hargeysa mnsha allaha

  • @cukaazheapdilahi3289
    @cukaazheapdilahi3289 5 лет назад +2

    Hargaisa miss u magaalo nin adag kasoo baxo HIPO EEBE KUU QORAY HAPEEN KAAMA QAADO HARGAISA LOVE YUO

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 2 года назад +3

    Hargysa my lovely city .
    Alle haku quweeyo
    Inkastood naga gubatay❤💯

  • @muscabidiris8736
    @muscabidiris8736 3 года назад +2

    2021from Mogadishu 😘😍🤙🤙👍

  • @MONEYmake650
    @MONEYmake650 2 месяца назад

    Awale siduu nooGu heeSay Ilaahy Ha Ka AbaalMariyo ❤😢😢