Ano waxan u so jogay hargeiso oo xabaalo lamodo ayaan ku so labanay 1992 ha u biqin intuu dadku noolyahay maal wa lahelaa waheena qalad aan. Inugu samayanay ayuu aha iyo cadho ilahay ku timid ku ka quruxbadan aya imanaya cashariina wax laga baray
Hargeeysa waa magaalada aan aadka u jeclahay 1 bil aan ku noolaa walihi waan jecleystay nolosheeda lkn waan ku noolan doonaa qaybo nolosheyda ka mid ah insha Allah
Hargaysa ha dheeliyin ha dhantaalmin waliga ilhay ha baarakeeyo caasimada somalilnad sahra axmed jaamac ilahay jantu fardawsa ha akaraabiyo aamiin aamiin
Allah how naxariisto mamo sahra Ahmed Hargaysaay ha dheeliyin Amiin amiin ilahow noo dhawr ilaa malintan dhashay mudo 20sanadoda wan dhexjooga dhana ugama bixin wana sii joogin doona intan noolahay insha Allah 💚💬❤
Qof ka tagay hargaysa ayaa garanaaya qiimaheeda walhi hadaan miyi yara gaadho waan u soo ooya illahaw hargaysa ha i dhaafin halkay isugu iman doonto somali hargaysa hadhwanaag
Waan xiisay magaaladaydii Baxsan ❤️🥲 Rabi baa ku dhawrtoo Dhibta kaa ilaasho Dhereg baad ku nooshahay Dhiinshaa-dhaansi nabadeed Alle ha u naxariisto Sahra Axmed jaama 29-12-2021 Djibouti 🇩🇯
4/22/2022 sabti oo ah Habeenkay gubtay sooqii waaheen ee Hargaisa intaa ila midka ah ee calool xanuunku halka la.galay waan salmayaa reer somaliland iyo inta Hargisa ku dhaltay kuna dhashay xasuus
Xalay Hargeisa waxay u ahayd Habeen madaw oo mugdi ah Waayo waxa gubtay ganacsigii Ugu weynaa magaalada Hargeisa Suuqii waaheen aynu u soo ducayno Aad iyo aad baa uga xumahay Waxkasta waa qadar allah Way dhismi doontaa isha Allah
Wll way kasoo kaban doontaa alxamdulilah haddii aanay dad badan ki dhiman waa masha allah maal waala helayaa intii uu maalku kaga baxayna alle badel khayr qapa ha siiyo aamin heestan kama daalo wlahi sxp markasta waaan kusoo ceshtaa xitaa Ramadanta waa heeska kaliya een Hargaysa isku ilowsiiyo aan iskaga dhiga inan joogo Hargaysa aad ayaa u jecelahay magaaladaydii alle anoo caafimad qapa haygu soo celiyo intii qoraalkan arkaysa iisoo ducee in anoo nabada oo caafimad qapa iyi familykayga oo iguna caafimad qapa In uu alle nagu soo celiyo aamin
i know im randomly asking but does someone know of a tool to get back into an Instagram account? I stupidly lost my login password. I appreciate any tips you can give me.
Sababta heesta uu Cabdi Qays u sameeyey waxay ahayd markii Hargeysa bandooga ay Dawaladii siyaad ku soo rogtay, casarka dheer baa la xaroon jiray. Maalin maalmaha ka mid ah ayey Cabdi Qays iyo Sahra Axmed isa soo raaceen iyadoo bandoodi saarantay oo aan qof waaxidi marahayn magaalada askar qoryo sidata mooyee, waa markuu heestan curiyey abwaanku. Waa laga soo doogay alxamdillah
Waa magaalo aan jeclahay oo waliba aan ku dhashay balse aanse ku korin, markan tago balse si wanagsan baan ugu seexdaa. Xadarad gabowday iyo dad waayo joog ah ayay nasiib u leedahay
Codka Sahra Ahmed AUN Erayada abdi aadan xaad abdi qays" Laxanka Gacayte mase hubo Kabanka goobe ayuu ila muuqdaa Hargaysaay ha dheeliyin. Ha dhantaalmin waligaa👋
Comment waxaan bixinaya hargaysa oo xalay gubatay ma garan karo hargaysa oo aan ugu jecelahay aduunyada meel lagu noolaado inan arko yadoo aan waxba ka hadhin ilmada ayaan ceshan kari laa yahay ilaa xalay waan oyaya Hargaysay ha dheeliyen ha dhantaalmin waligaa 2/4/2022
Axxxxxxxx dhiigu biyo maha. Awey toley isaq. Lek isar. Iyo kuwiy xiiigtadada no ah
Xaadira huno agtaada naga eeg💚💬❤
Xaadir Quruxy ❤❤
@@zihaambarwaaqo8660 inader.
Wwwwww
Ina adeer❤️
Heestan waxan dhegaysanayey markii suuqii waaheen gubtey anigoo tababar ciidan ku Jira qalbigaan ka ooyey markaan maqley inay magaladeydii gubatey waan ku dhashay ilaa 24 sano oon jiro waan joogay waxan u jooga cadowga inaan kagaga dayrnaado intii cadow u talin lahaa inaan u dhinto ayaan diyaar u ahay wlhi reer hargiesa is muujiya
Ano waxan u so jogay hargeiso oo xabaalo lamodo ayaan ku so labanay 1992 ha u biqin intuu dadku noolyahay maal wa lahelaa waheena qalad aan. Inugu samayanay ayuu aha iyo cadho ilahay ku timid ku ka quruxbadan aya imanaya cashariina wax laga baray
Reer hargaysa cumaamada igu tuura sahra Ahmed'na u duceeya
Ich vermisse mein Stadt wo ich geboren bin🥰💚💭❤
Anigoo yar baan Hargeysa xasuustaa oo xaafada cabaaye ka qaxayna waxay ahays 1994tii Dib baanu ugu soo noqonay 1996kii waan xasuustaa isla xaafadii aanu ka qaxnay baanu kusoo noqonay sidii Hal maalin ugama bixin waan ku barbaaray iskuulkaa uulo la iga qoray weli waan ku dhaqnay meel kale oon dameeyo ama jecelay ma jirto. Ilove Hargeysa.
87kii Hargeysa oo shuush galay buu Qays Soo dhex baray markaas buu heestan sameeyay
Hargeeysa waa magaalada aan aadka u jeclahay 1 bil aan ku noolaa walihi waan jecleystay nolosheeda lkn waan ku noolan doonaa qaybo nolosheyda ka mid ah insha Allah
HARGEISA gabashadi suuqa waahen ka dib ayaan heestan soo radiyay HARGEISA 😢😭
haa walaahi aniguba hore umaan maqlin
Aniga hooyadey mcn iyado qadeso maqley kadib wan weydiyey you tube kaa imadey kaso radiyey💚🤍♥️🥰
😊l😊
Waan jeclahy inaan mar labaad booqdo caasimada somaliland insha allh.from sool .
Soo dhawaw sxb waa Caasimadaadii lagaama xigo waa magaaladaadii
Waa Erayadi.Abwaan.fanaan.cabdi.aadan.xayd.cabdi.qays iyo Laxankii.A.UN Axmed.Gacayte.yuusuf.Codkii.macaanaa.A.U.N.Sahra.Axmed.Jamac.HARGEISA.HOYGA.FANKA.SOMALIDA. HARGEISA SOMALILAND 💯💯💯💯💯💚💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
Wllo heesta markii laqaadayay axmed gacayte moonoolayn markii ugu horay say heesta waxay ka qaaday garoonka hargaysa 1994 sida aan taariikhda ku hayo
@@yaxyecumar7388 waar heesta axmed gacayte ayaa laxanka saaray abdi qays ayaaba sheegay
@@yaxyecumar7388 Ahmed gacayte ayaa heesta laxanka saray uu noola malinti heesta la sameeyay
@@yaxyecumar7388 kkkkkkk waaaa beenta
Hargaysa ha dheeliyin ha dhantaalmin waliga ilhay ha baarakeeyo caasimada somalilnad sahra axmed jaamac ilahay jantu fardawsa ha akaraabiyo aamiin aamiin
From dhagax buur Hargaysaay ha dheelin ha dhantaalmin waligaa💚
Hargeysa waa la burburiyay. Maantana Mansha Allah Waa adigaa arka.
"Weliyaa dhiskaagiyo
Dhidibkaaga taagee
Hargeysaay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin weligaa" ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AHUN sahra iyo abdiqaysba
Cabdiqays uu nool yhy Wllo
Waxaan dhagaysanaya mar suuqayagii waahen naga gubtay hargaisay hadhiiliyin waad dhismaysaye 🤲😢
Kama daalo dhagaysiga heestan every week laba jeer baan dhagaystaa alle haku naxariisto sahra ahmed jaamac bqorida codka
Niin qurbah ku naagay uuba garanayasa
Wali Gaal kumuu dhalan
Dhudiyeey Korkaagee, yaa Salaam wlh waa cajiib Abwaan Abdi Qeys
Allah how naxariisto mamo sahra Ahmed Hargaysaay ha dheeliyin Amiin amiin ilahow noo dhawr ilaa malintan dhashay mudo 20sanadoda wan dhexjooga dhana ugama bixin wana sii joogin doona intan noolahay insha Allah 💚💬❤
Qof ka tagay hargaysa ayaa garanaaya qiimaheeda walhi hadaan miyi yara gaadho waan u soo ooya illahaw hargaysa ha i dhaafin halkay isugu iman doonto somali hargaysa hadhwanaag
Waan xiisay magaaladaydii Baxsan ❤️🥲
Rabi baa ku dhawrtoo
Dhibta kaa ilaasho
Dhereg baad ku nooshahay
Dhiinshaa-dhaansi nabadeed
Alle ha u naxariisto Sahra Axmed jaama
29-12-2021
Djibouti 🇩🇯
Hargaysa waan jecelay waan ku dhashay dhana uma dhaafin 26 sano baan dhextaaganay alle ha noo ilaaliyo hargaysa hadhwanaag
Mashalha. Anigu hdan daagey.
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo sahra axmed jaamac
Hargeisa waa magaalada ku dhashay xaramka barakeysan Wan ka jeclahaya ❤❤❤❤❤
Heesta ugu culus uguna qiimaha badan ee dhul loo qaado aduunka korkiisa.
Midhaha abwaan cabdi qeys.
Hargeysa xajka ummada somaalida
Suuqii weynaa ee haween ayaa gubtey heestan ayaan dhagasanayaa Hargeisay😓
ilahay ayaa dadka hantida siiya isagana ka qaada ilahow hanti khayr qabta ayaan ku weydiistey🤲
Dibuu u dhismi ha u baqan
HArgaysa
Isago dhismay ban kula joga wllo qli nabad ay tahy hooyodena labad hargeysa hadh wanag❤💋
ax wan jidhidhicooday ala hargeisa jecliya wlhi qofka ku koray meelkale ma qabanayo
Mamo alle haku naxariisto adiga iyo ummada islaamka ahba hargeysa runta ayad ka sheegte
Akhiro haddii magaloo,iin jiraana hargysa inaan ku nooladaana jeclaanlahaa❤🎉
Hargysay ha dhili,iiin
Iyo weliba laxankii Axmed Gacayte Yuusuf. Hargeysaay ha dheelliyin waa hees dheellitiran dhan walba! Mahadsanidin bahda Balwo Lyrics.
Rabibaa ku dhawrtoo
Dhibta kaa ilaashoo
Dharagbaad ku noshahay
Hargeisa hadhwanag
Allow ku naxariso sahra ahmed
Abdiqays cisi ku nolow
ala saan ugu xiisay allhayow ano nabad qaba iguso celi 4sano aya ka maqanay 😢hargaysa❤
2022 27 julay Goor Habeenimo Waxaan ka Casheynay Cadaado Waxan Safarkeyga kasoobilaabay Hargeysa Waxaan Usocday Xamar Waxa Markaliya dhagteyda Kusoo dhacdey Heestan Oo Gaadhiga Kabaxaysey Dareewalka gaadhiga ayaan kacodsadey inuu iidalaco Runtii Waxaan Udhagaystey Si dareenleh Waan Jidhidhicoodey Oo Xaada ayaa i istaagtey Aniga Oo Sidareenleh ulaqaadayey Heesta Waxay iisamaynaysay Dhadhan gaara Heer waxaan gaaray Jacaylka Aan jecelahay Magaladayda Hargeysa ay ilin isku kaysoo taagto Alxm Hada Waxaan ku suganahay Magaladaydii aan jeclaa ee Hargeysa Caawa ayaan dib usoo Xasuustay Hestan Alle Ha unaxariisto Maamo Sahra Axmed
Dhulka hooyo meeshii ugu hodansanaydeey 🎉
24 12 2023 Nairobi 🇰🇪
4/22/2022 sabti oo ah Habeenkay gubtay sooqii waaheen ee Hargaisa intaa ila midka ah ee calool xanuunku halka la.galay waan salmayaa reer somaliland iyo inta Hargisa ku dhaltay kuna dhashay xasuus
OMG dabayshaada dhabataa cudurada dhirbaaxdo
Man sha allah ❤❤❤hargaysa quruxbadan hawo fiican
Xalay Hargeisa waxay u ahayd
Habeen madaw oo mugdi ah
Waayo waxa gubtay ganacsigii
Ugu weynaa magaalada Hargeisa
Suuqii waaheen aynu u soo ducayno
Aad iyo aad baa uga xumahay
Waxkasta waa qadar allah
Way dhismi doontaa isha Allah
Wll way kasoo kaban doontaa alxamdulilah haddii aanay dad badan ki dhiman waa masha allah maal waala helayaa intii uu maalku kaga baxayna alle badel khayr qapa ha siiyo aamin heestan kama daalo wlahi sxp markasta waaan kusoo ceshtaa xitaa Ramadanta waa heeska kaliya een Hargaysa isku ilowsiiyo aan iskaga dhiga inan joogo Hargaysa aad ayaa u jecelahay magaaladaydii alle anoo caafimad qapa haygu soo celiyo intii qoraalkan arkaysa iisoo ducee in anoo nabada oo caafimad qapa iyi familykayga oo iguna caafimad qapa In uu alle nagu soo celiyo aamin
Ax ax wlahi wan ilmey Hargysa ha dheellin waliga
Waa la aqbalay heestan iyo saadaasheeda wacanba. Waa duco tani ee hees way dhaaftay!
Maamo sahra alle ha u naxariisto
Waxan xasuustaa mar ay Sahra Ahmed
Heestan kaqaadaysay Hargeisa stadium
Allah ha unaxariisto
Ilahay Hargeisa haka dhigo meel barwaaqa ah
Weliyaa dhiskaagiyo
Dhidibkaaga taage
AHUN Awoowo sh.madar waa awliyadii dhiska hargeysa ka danbeeyay❤❤
Dhuuxiyo laftaadaa
Lagu dheehay Khayroo
Waliyaa dhiskaagiyo
Dhidib kaaga taagee
HARGEYSAAAY Ha dheliyin
Ha dhantaalmin waligaaa
6/11/2023. __4:45
habeenimo ayaan daawanayaa heestan anigoo ku sugan nairobi
dhulkaygii barakaysnaayoow waan kuu xiisay❤
Erayadii abwaan cabdi aadan xaad cabdi qays codkii macanaa ee sahara axmed jaamac allaha unaxariisto
Happy birthday too you nabbi Muhammad scw NNKH amiin
Hargaysa hadh wanaag uxiisay wale 👏❤️✌️
Abdi aadan xaad abdi qeys amaan iyo badh ❤
Sahra Axmed jaamac
Allahaw naxariisto
Mamo sahra
Sahra axmed jaamac ★
Allah's bless her.
Alah u naxarioso .
i know im randomly asking but does someone know of a tool to get back into an Instagram account?
I stupidly lost my login password. I appreciate any tips you can give me.
Waan ooyaa heestan markan maqlo heesaha hargaysa loo qaaday way ka duwantay.
Hargaysa magaalo gobeed❤️❤️❤️❤️
Asalamu calaykum alaha naxariisto sahro axmed amaanta hargeysa god aan loogu tagin malaha
Kii hargaysa kamarmaya. Yaan looyeedhin runi waa kama .rayse.maxa huwanta loo baryaya.iyagaba marmimikarin..sanad kaliye.
Sababta heesta uu Cabdi Qays u sameeyey waxay ahayd markii Hargeysa bandooga ay Dawaladii siyaad ku soo rogtay, casarka dheer baa la xaroon jiray.
Maalin maalmaha ka mid ah ayey Cabdi Qays iyo Sahra Axmed isa soo raaceen iyadoo bandoodi saarantay oo aan qof waaxidi marahayn magaalada askar qoryo sidata mooyee, waa markuu heestan curiyey abwaanku.
Waa laga soo doogay alxamdillah
Habeen walba
Waan ka heli jiree
Yaa I geeya Hargeysadaydii
Waa magaalo aan jeclahay oo waliba aan ku dhashay balse aanse ku korin, markan tago balse si wanagsan baan ugu seexdaa.
Xadarad gabowday iyo dad waayo joog ah ayay nasiib u leedahay
Xaram kaad ku dhawaday dhaqanka iyo diinta❤
Wan uxiisy wllhi 1 sano ayan ka maqanhy My Home❤
18 sano ka hor baa iigu dambaysay ani adna 1 sano baad ka soo maqantay 😂 dadkiiba waa ilaaway anuu Gaasiraay
@HassanAhmed-yf7vm Soo laabo inader yay ku dafirin magaaladu😁
Haye indro insha allah maad ku soo laabatay aduu Hargeisa waadigii 1 sano ka maqnaaye? 😂@@Gaasiraguuled
@@HassanAhmed-yf7vm maya wali wll 😁
Woow waa heestii ay soodhigayen markuu suuqa waaheen gubtay
Hargeisa hadhiwanaag I miss walahi
Hargaysiba dadkeeda way u xiistaa hargaysa hadhwanaag illahaw nabada u siyaadi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuullllll iyo gobonimo mashalah somalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ILAAHEY JANANADIi HAKU. GEEYO. AAMIIN 🤲🏽
Alle haku naxariisto hpo
Ilaahayoow u naxariiso sahra axmed jaamac maamo fiican ayay ahayd
Hees qaliya abwaan cabdi qays
Rag waa ragii hore
Ale yacisak sahra ahmed jaamac
fanaanad qori dumarka ugu jecel aun
Hargeisaay ha dheelliyin
Ha dhantaalin waligaa
hargaysay hadheliyin sahra axmed rabi hakuu naxariiso
Fananiintaa Caankaa Ummaada Soomaliyeed Ilaahii haa Unaxaristoo Rabbiiyoy Jannatuul fordowsii haa warabiyoo
Alle how naxariisto sahra Axmed jamac
Alllahayoow U Naxariisto Sahra axmed
Hargaysaay hadheeliyin waligaa Allah hawnaxaristo sahra axmed jamac
Hargeisa biyahaagu waa dheen
Alle ha noo daayo biyaha Geed deeble
Dhaqdhaqaqa gobanimo
Marki dhanka Loo raray
Cidi uga dheer run
First somali flag😘😘😘
Masha Allah haragaysaay ha dheeliyin
Viva Hargaisa hoyga jacaylka
هرجيسا مدينة الحب والأمان.
Hargaysaay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin waligaa
Ku jecliyee Somalilandeey illaahaw ku nabad yeel markasta
My Home City Allow ku dhawr 😍😍😍😍
Ax ax ax ax waan kaxumay waxan ku gaadhay dalkaygii hooyo
Weliyaa dhiskaagiyo
Dhidibkaaga taagee
Hargaysaay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin weligaa.
We love you so much🤍❤💚💯
Maanta Hargeisa way gubatay barina way dhismaysaaa 20220402🥲🥲🥲
BALWO sxb waad mahadsanid sida aad noola wadagaysiday fanka
ilaahay waxn uga baryeya naxriis wasaca
Hargaysaay ha dheelliyin
Ha dhantaalmin weligaa.
Ahhhh ahhhh ahhh hargeysay
Waxaan dhagaysanayaa Maalin Rabadaana🌙
Suuqii Hargaysana Gubtay
Waa Lagabaxayaa
Qurux iyo Caafimaadbaad ka qaadi idam allah Hargaysaay.
Qof ka Cod Macaan weligey ma arag Sahra Axmed
Hargeysaay ha dheeliyin from burco
Allow kuu naxariiso
hargeisa hadhwaangey wan ku xiisay ❤
Heestan cabdiqays wuxuu sameeyaa sanadkii 1986markaasoo dawadii siyaad bare shacabka xalayn jirtay 2duhurnimo waa hees dareenkeeda wadata
HARGEISA ❤
Balwo heeskaasi waa hees dhankasta ka miisaaman. Aad ayad u mahadsan tihiin.
*Hargaysaay Ha Dheeliyin*
Codka Sahra Ahmed AUN
Erayada abdi aadan xaad abdi qays"
Laxanka Gacayte mase hubo
Kabanka goobe ayuu ila muuqdaa
Hargaysaay ha dheeliyin.
Ha dhantaalmin waligaa👋
Hargiesa ha dheeliyin Ha dhantaalin Waligaa Waxan halkan soo Booqday
Casimdi Hargiesa gaar ahan suuqi waahen oo gubtay habeen hore 😭
Reer hargeysa maahi lkn heestan waxa ay mudan tahay
In schoolaha hargeisa lagu dhigto
Halbeeg na ay noqoto
Boodhaadhka magaaladana lagu qoro
Asalamu calaykum alaha naxariisto sahro axmed
Ax ax ax qalbiga i holacaya magaladaydi oo gumanaysa
halkan baan murugada la yimid
Allow dabka ka dami suuqi waheen
Sahara axmed jamac ale naxaristi jano haka warabiyo codkeda mel aan ku maqlay ma dhafin waligay
Waa ilhaam rabaani ah
Comment waxaan bixinaya hargaysa oo xalay gubatay ma garan karo hargaysa oo aan ugu jecelahay aduunyada meel lagu noolaado inan arko yadoo aan waxba ka hadhin ilmada ayaan ceshan kari laa yahay ilaa xalay waan oyaya
Hargaysay ha dheeliyen ha dhantaalmin waligaa 2/4/2022
magaalada ugu heesa badan Hargaysa
Waa ereyadii Baashe warbe cade
May waa Waxaa erayada iska lahaa oo sameeyay Cabdi Aadan Xaad(C.Qays)
Ereyadii cabdi qays
Hargaysa ha dheeliyin ha dhantalim waligaa