Xasan Aadan iyo Sahra Axmed Heestii | Guyaal Caashaqii Gudhnaa | Hees Qaraami Xul H With Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 28

  • @ceebla82
    @ceebla82 2 месяца назад +1

    Hees miisaan leh waaye🙏 Sahra iyo Samatar oo Xasan Ganey ugu hiiliyay Wixii alle talent siiyay🥰 Cajab

  • @MuuseMaxamed-l1x
    @MuuseMaxamed-l1x Месяц назад +1

    Ilaaheey ha u naxriisto maama sahra

  • @obsiehdirieh7351
    @obsiehdirieh7351 Год назад +4

    2- ma aha wakhtigu soo guul dhacshaba
    Balse waa ( gaajiyo wuxuu gaydhan ciil wakhtigu soo guul dhxshaba )
    Mahadsanid

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  Год назад +3

      Maqalkeeda ayaa liita Meelo badan ayaa Laga yaaba inaan Qaladnocnaga sax walaal mahadsanid

    • @GeelleguureMaryacadde-wc2wn
      @GeelleguureMaryacadde-wc2wn Месяц назад

      Ganaaniyo guban waqooyi weeye, ee ma ahan dhanaane​@@Mudugboy1

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 2 месяца назад +2

    Midka heesta socoto iska qaylinaayo naga aamusiiya xoolaha

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 месяцев назад +1

    Hees xusid mudan AHUN Sahra A Jama

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 28 дней назад

    Hees xusuus gaar ah mudan

  • @MohamedMohamud-fh4rz
    @MohamedMohamud-fh4rz 5 месяцев назад

    Nasiibkii gaabin jiray
    Wuxuu soo gaatamaba
    Gaajiyo wuxu gaydhan ciil
    Waqtigu soo guul dhaxaba
    Gurmadkiisii baa yimid
    Gorgor xiimayaa keenay
    Guushana Allaa iska leh
    Galladna waalidka u daa!
    Gaafkana ani iyo adi
    Gaaddada isaar, Guddoomoo!

  • @idirismohamed8655
    @idirismohamed8655 Год назад +2

    "Gedmaday geediga u raray gacan iyo guban woqooyi"
    Maha "dhanaan iyo guban woqooyi"

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  Год назад +1

      bal mar labaad dhegayso walaal

    • @ridwanxaaji7903
      @ridwanxaaji7903 8 месяцев назад

      Meel bay kahadlayaa guban waa dhulka Somaliland ama wagooyi galbeed Dhanaanna waa Degmo kamida Deengaanka Somalia dds siiba gobolka shabeele

    • @ridwanxaaji7903
      @ridwanxaaji7903 8 месяцев назад

      Dhanaan waa Degmo facwayn

    • @sakariayahyeandyonis8666
      @sakariayahyeandyonis8666 3 месяца назад

      (Ganaaniyo guban waqooyi)
      Waa laba masaafo oo aad u kala fog oo ku kala yaal cirifka koonfureed iyo kan waqooyi.

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 10 месяцев назад +2

    Kan neefka ah ee heesta ka dhex cabaadayaa muxuu ahaa?! Ma isagaa leh duubista mise copyright uun buu maqlay?

    • @Huzzayn
      @Huzzayn 9 месяцев назад

      😂😂😂😂

    • @abdibashir192
      @abdibashir192 9 месяцев назад +2

      Waa waxaan usoo galayba 😂😂 yaa illaahay yaqaan wuu wasay heestiiba

  • @adamaxmed5280
    @adamaxmed5280 Год назад +1

    Maalin xasuus iigu fadhiyidoonta intaan noolay 23/11/23 khamiis 8: 19 subax nimo iyo jacayl murugsan

  • @sakariayahyeandyonis8666
    @sakariayahyeandyonis8666 3 месяца назад

    Nasiibkii gaabin jiray
    Nabsigu geed dheer ku xidhay
    Maaha nabsigu geed dheer ku riday

  • @obsiehdirieh7351
    @obsiehdirieh7351 Год назад +1

    Qoraalka aan kaa saxo
    Fadlan maaha wuxuu soo galaangalmaba
    Balse waa ( wuxuu soo gaatamaba

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 9 месяцев назад

      Okay thanks muwaadin.
      .

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 6 месяцев назад

      waa heestii lagu xoreeyay soomaali galbeed qaarbaa jacayl moodayee jacaylkii guluf udhacay

  • @MuuseMaxamed-l1x
    @MuuseMaxamed-l1x Месяц назад

    Ereyadii xasan geneey waa hees miisaan culus leh

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 2 месяца назад

    Ereyadii: Abwaan xasan Xaaji Cabdilaahi(x.Ganey?

  • @zakariaabdibrown4403
    @zakariaabdibrown4403 2 месяца назад

    Woof yaa sahra

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 28 дней назад +1

    Hees xusuus gaar ah mudan

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 2 месяца назад +1

    Midka heesta socoto iska qaylinaayo naga aamusiiya xoolaha