nimco yasin(nimco sharaf ) iyo cabdi qaboojiye /hees halaasiya calanka somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2011
  • heestan waa hees ku fadhida miisaan culus iyo xikmad aad u qoto dheer oo ka turjumaysa xaqiiqada somaliland.
    dhagaysi wacan.
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 63

  • @74somer
    @74somer 2 года назад +13

    Qaboojiye 💔 Allah janada ha kaa waraabiyo Aamiin

  • @guleidaltesoofficiall9285
    @guleidaltesoofficiall9285 Год назад +23

    2023😢markan arkay dalkaygu halku marayo ayan dhageysteya heestan Aun cabdi qabojiye

    • @hudaabdirahman5374
      @hudaabdirahman5374 Год назад +2

      Hax😢anba kula mid baan ahay calanka iyo dadkaba Alle haynoo ilaaliyo

    • @Humblegirll
      @Humblegirll Год назад +1

      Aniga xata kula mod ah 😢

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Год назад +1

      Somaliland dad adag ayaa ilaashanaya no worries man allah la jira my home land !!!!

    • @kaahanuuraahmed3695
      @kaahanuuraahmed3695 Год назад +1

      Ha qiroon inader wuu inoo hagaagi inshlh

    • @adontiialle2748
      @adontiialle2748 2 месяца назад +1

      2024❤

  • @mohameddjamaabdillahi
    @mohameddjamaabdillahi 3 года назад +10

    Allah hakuu naxaristo cabdi qaboojiye inaa lilaah waa inaa ileyhi rajucuun

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h 2 месяца назад

    Alle naxariitii jano haka waraabiyo wllky cabdi jama abby.. cabdiQaboojiye

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 Год назад +3

    2023 dawanaya cawa heeestan niyada uunbay igaga so dhacday 10 bisha may alle hawnaxariisto fanan cabdi qaboojiye dalkeena. Alle hayno ilaaliyo kolay Somalilnd tii maahe😢

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 2 года назад +4

    Alle ha u naxariisto Walalkeen Cabdi Qaboojiye

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 лет назад +6

    Woo nimco yasin and abdi when I hear this I crying my self I am from djibouti and somaliland and barnet uk anissa Abdillahi hassan viva somaliland and viva djibouti

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 Год назад +4

    calayahow ruxmanayaaa shacabkaa ku raba oo weli raacdaadiii dumariyo ragbaa ugoay 💚💭❤

  • @HARGEISAAWI1122
    @HARGEISAAWI1122 Год назад +3

    Xaqiiq wlhi Alah unba ku ridi kara ♥️🩸♥️🎊
    Somalilandrs 🟢🔴⚪️☝️👑🕋💯🎊
    Ilahay haku naxariisto Abdi jamac qabojiye godka rabi hakugu janeeyo🤲☝️😢
    Neimo yasiin Allah haku xafido Mamo♥️👑💯💯😊😊💯

    • @mahadyoussouf411
      @mahadyoussouf411 Год назад

      Ana hada ayay ii socota bro, Somaliland 🎉Markasta Melkasta iyo Abadiyanba

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 Год назад +2

    Alle u naxariisto abdi qaboojiye

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Год назад +2

    Allah Yarxamo, marxuum Qaboojiya wuxuu ku suntanaa muwaadin wadankiisa u daacad ah.

  • @cabdiraxmanaxmed9982
    @cabdiraxmanaxmed9982 Год назад +2

    Mashala wa hees qaliya ruxu ka cadhoda Somalian neceb kumaridi karane aluba ku rogikara

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 лет назад +18

    Woo nimco yasin and cabdi qaboojiye when I listen I crying because lots of people my uncle he died the first day viva somaliland and viva djibouti

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 6 лет назад +9

    Ruux ka cadhodo somaliland necebiyo ruushka xooga leh kuma ridi karane Alle ayuun ba ku rogi kara true long life Nimco and Qabojiye

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Год назад +5

    6/2/2023 ayaan dhagaysanaya iyado sool dagaal ka socdoo xabadi xal maaha🐎
    Ruux ka cadhoodo iyo ruushka xooga leh Kuma ridi karaane alluun ba ku rogi karaba it's really walhi ilahow somaliland cadawgeda jabi🤲💚🤍❤

  • @abdilaahialihasan7669
    @abdilaahialihasan7669 Год назад +2

    Alle ha kuu naxarizto

  • @ibraahimcabdi5561
    @ibraahimcabdi5561 5 месяцев назад +1

    Alle hawnaxariisto abdi qabojiye😢😢😢

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 7 месяцев назад +2

    LONG LIVE MY COUNTRY SOMALILAND
    BIG THANKS TO OUR HEROES SOMALILAND SOLDIERS GUULAYSATA SOMALILAND ARMY IYO HABARJELCO ARMY VIVA SSB 🦁

  • @sucaadcannel3688
    @sucaadcannel3688 Год назад +2

    Mujaahid qaboojiye rabiyow u naxariiso

  • @abdilaahialihasan7669
    @abdilaahialihasan7669 Год назад +4

    Viva jamhuuriyada barakayzan ❤️

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 3 года назад +7

    24 millions vieuws Marxoun Cabdulle Jamac rabi ilahoow uu naxariisto still I am choking mujahid both of them as talented artist mashallah 🤍❤️💚👍💜🇬🇧🇬🇧🇸🇴🇬🇧🇬🇧

  • @lipanyuusuf2822
    @lipanyuusuf2822 Год назад +3

    Ilahayow Somaliland dhawr cawa waa ramadan 8 way ka fursan wayday in aan heestan dhagaysto sabab jira awgeed iyo wadankyga xaladisa 😢

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 6 лет назад +4

    Mashallah nimca yasmin and abdi this song is very nice keep going

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 6 лет назад +4

    Woo nimco yasin and abdi you really amazing keep going

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 2 года назад +3

    Waar yaa ila dhageysanaya saddex cisho kahor 18 May 2022.

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 6 лет назад +4

    Woo nimca yasin and abdi is very talented in somaliland the first start when I listen this song I hope the somaliland come as soon as

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 лет назад +7

    Viva Republic of Somaliland

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 6 лет назад +11

    Somaliland meelba laga ilaashanaya oo alle ayaa raali ka ah

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 4 года назад +5

    All uun baa ku ridi kara

  • @mohamudmjama7532
    @mohamudmjama7532 5 лет назад +8

    Ruux kaa cadhoo Somaliland Rabbin iyo Ruushka xooga leh kuma Ridikarayaanee Alle uunbaa ku Rogi kara

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 лет назад +6

    Woo this song make me crieying mashallah

  • @user-iq8ku2jw3f
    @user-iq8ku2jw3f 4 месяца назад

    Så mellan Wa Da Da borde face when now now aha Ola name adda vadå Aja Wahala RIAA vad är Arjo tack

  • @nimcobaashe5789
    @nimcobaashe5789 Год назад +3

    Ruux kaa cadhoodoo somaliland Rabin iyo ruushka xooga Leh Kuma ridi karaane aluunbaa Ku rogi Kara viva jamuuriyadayda barakaysan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Год назад +1

    Allow dhawr Somaliland.

  • @cumarcabdinaasirmashaallah2646
    @cumarcabdinaasirmashaallah2646 3 года назад +4

    Waaw waah yasalaam viv somaliland

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 года назад +3

    Sland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @z012y
    @z012y 4 года назад +5

    Ruux kaa cadhoodoo
    Somaliland rabin
    Iyo ruushka xoogga leh
    Kuma ridi karaane
    Alluun baa ku rogi kara 🇭🇺🇭🇺

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 лет назад +3

    Woo mashallah somaliland

  • @alfananhassanok780
    @alfananhassanok780 7 лет назад +9

    Ruux kaa cadhoodo somaliland rabin iyo rushka xogale kuma ridi karaane alluunba ku ridi kara walee taasan Been ahayn

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 года назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 года назад +4

    14"vieuws

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 года назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniirsaed8390
    @muniirsaed8390 3 года назад +1

    Iyo Ruushka xoogle

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 Год назад +1

    ❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤😂😂❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕💕👈👈👈👈👍👍👍

  • @jacfarosman8575
    @jacfarosman8575 6 лет назад +7

    Adinkuna run iyo peen kala rerpoo lapadooo raciya kitapkeeee

  • @naajibmoh8714
    @naajibmoh8714 4 года назад +3

    Viva somaliland

  • @cadexayd5727
    @cadexayd5727 5 лет назад +1

    Asal

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 6 лет назад +5

    Idinkuna runiyo been kala reeba labdoo raaciya kitaabkii

  • @eriksune8497
    @eriksune8497 Год назад +1

    Ruux kaa cadhoodo somaliland rabin iyo ruushka xooga leh kuma ridi karaane alle uun ba ku roGi kara dalkaygoow 🔥🫡 ❤
    A spirit of anger against Somaliland and the strong Russians can't destroy you, only God can destroy you, my country 🔥🫡
    روح الغضب على أرض الصومال والروس الأقوياء لا يستطيعون تدميرك ، الله وحده يقدر على تدميرك يا بلدي 🔥🫡
    Somaliland'a ve güçlü Ruslara karşı bir öfke ruhu sizi yok edemez, sizi yalnızca Tanrı yok edebilir ey ülkem 🔥🫡

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 года назад +4

    Xxxxxxxx walee racdadii dumar iyo ragba goya

  • @Wardaapdi
    @Wardaapdi 11 месяцев назад

    Dhagaysanaya Sabti 26/08/2023 isaaq hadaanu nahayna naga go antahay inaan Ka aarsano daaroodka aanu weligay Ka adkaan jirney

  • @barkhadgeedi675
    @barkhadgeedi675 10 месяцев назад

    viva somaliland

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 Год назад +2

    Ruux kaa caroodoo
    Somaliland Rabin iyo
    Ruushka xoog leh
    Kuma Ridi karaane
    Alle uun baa ku Rogi kara
    Idinkana run iyo been
    Kala reeba labadoo
    Raaciya kitaabkii