AllaH hakuuu naxariisto allaH aaakhiro maxaa lagend inga aaaday war inguna xagaas ayaynu safar u naheee halloo diyaar garooobo illahy danbigiiisi ha dhaaafo ingana hymooga daba naxariisto amin amin ......
Naftu raacdadiisiyo rajo kama gabawdee mar hadaan rafiiqey kaa raysanaynoo qalbigii ku raacan raali gali idhahdaa waa hees runtuu xambaarsan muri wayn oo an dad badani fahmi karin macnaheeda ala yaa arxamu raximiin😢😢
Adeero alle haku naxariisto iga raali noqo heestan dhagaysigeeda ma dayn karo waayo waayo ayaan soo xasuustay alle muxuu alle cod halaasi ah ku siiyay.
2024 / feb / 14 Intaa dunida rag iyo dumar ruuxad u jeceshay Inkastuu ku riixoo rafaad iyo ku badado hawal naftu rucladiisiyo rajo kama gabawdee mar hadann rafiiqay kaa raysanayn qalbigii ku racay raali gali leeyahay Abidkaaba iga roor Walibaaga ha i rabin riyaan kugula noolahay
marba hadaad qof ku jecel diidey ma tihid welcome i gues becouse heestaan waxay qaas u taahy dadka dhibanayaasha jaceylaka ah marka dhereg dhacsigaada la aad somewhere else please with all do respect dear siter
inta isagoo dhintay dawanaysa ilahay ha unaxariisto dhaha
Aalle haw naxaristo wlhi malinti layidhi u dhintay wan naxdiin garire
@@najuuquruxwanaga3815 haa wll waala wada dhimanayaa lakiin geeridu kala xanuunbadan oo kalla murugo badan
Allaha u naxariisto aamiin aamiin
Rabi haw naxariisto c.j c
Alle hawnaxariisto aammiin aaamiin
Adeerkayow iga raali ahow 😭😭😭💔walahi heestan ma deyn karo allah haku naxaristo
Ma,noshahy adi wll ada
Fihiima hassan so do i this masterpiece tribute sorry legendry Camii
Abdi jamac caabi MY ALLAH GRANT HIGHEST LEVEL OF JANNAH
Muu dhinty😢
allah ha unxristo fahiimo isku dareen ba nahey
Habaynimo ayaan hestaan dhagaysanyaa 2023/11/9 waxan fadhiyaa oo ku Marqaamaya Galkio. Inama caadi mahn hestaan waa markii igu horaysay aan dhagaysanayo😊
inta dwanaysa 2020 Like halaydhaho seweye sowmaha hhh
Kkkkkkkkkk
Allaah ha u naxariisto cabdi qaboojiye
Heestan waxan xasuustaa an dhegaysan jiray 2013
Waqti tegay masoo laabto
2021
waxan daawaanaya xili uu xanuunsanayo fanaankan allah ha caafiyee 😪
Aalle haw naxaristo hawna dabi dhafo amen 🤲😭
@@najuuquruxwanaga3815amiin hada miyu dhintya horta alle ha u naxriiisto 😢
Ax Xazuuz Dheer Ayay Igu Leedahy Heezkan Runtii 2009 Wakhtigoo Aad Iigu Adkaa Ayaan Dhagyzan Jiray Waayo Waxan Ahaa Izkoriz Family Laman Joogin Runtii Markaan Wakhtiyadii Adkaa Ee Izoo Maray Xazuuzto Allah Ayan U Mahad Celiyaa Mncha Allah !!😭😭
😢 markaanad hooyo aanad la joogin noloshu waa mugdi😢
Ninka raga ah wakii waxwalba somara hays dhiibin Wlloh😭😭😭😭
Inta daawanaysa 2019 like 💕
RIP Fanaan Cabdi Qaboojiye wuxuu ahaa qofka kaliya ee Xasan Aadan u codka iyo qaab heeseedka ekaa ee badali lahaa cod guuxaya oo kulul ayuu lahaa lkn al ready markuu dulku burburay ayuu fankiina raacay.
Fanaankan ugu jeclhy weeye faniinta dhexe alle ha unaxariisto ❤
Jacayl iyo waayahiisa howl kama dhamaato inta Wax jecel allow u sahal kana xijaab kuwa dadka kala Geeyo
Eebbe ha u naxariisto. :(
Ilahow qabriga kuu nuur
Danbigaagana dhaaf😭🤲🏾
Fanaanka ugu habar Jeclo waa cabdi qaboojiye
AllaH hakuuu naxariisto allaH aaakhiro maxaa lagend inga aaaday war inguna xagaas ayaynu safar u naheee halloo diyaar garooobo illahy danbigiiisi ha dhaaafo ingana hymooga daba naxariisto amin amin ......
ilahay hw naxaristoo xagasban usoconah whll ilhy khatumada hano hagajiyo adunyada wd katagysa kafan cad aya karacaya ilhw hoyady unaxariso yarabi wllshy io abtigay akhiiro ayey jogaan iidn xiisay whll
Ilaahy haw naxaristo fannanka qaaliga ah cabdi qabojiye..😢
Ilahay naxariisrii jano haka warabiyo cabdi jamac caabi AHN AMEN AMEN 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Hhhhh
Alle ha unaxariisto Alfanaan Cabdi jaamac Qaboojiye waxaa uu ahaa fanaan ummada soomaaliyeed aad ujeceshahey
Maanta ayaan xasuustey Khamiis 21.11.2024
Goobta. Gebiley
Koley Hodan Gadhka
Galbeedka Magaalada Jidka Aada Borama iyo Wajaale😢❤
Waxaan maqli jiray habeen tegay sooma laabto qaboojiye soma noqonaayo allow Ku naxariisto qabrigana kuu noor
ninkan iyo xasan adan samatar xaga codka lama kala garto really
Laxankii xasan adan samatar
Way isku cod egyihiin xaqiiqatan
Rest in peace legendary Qaboojiye 😭💔
alle yarxam hadaad dhahdid maxa ku helaya intaad gaalo ku daynaysid😢
Naftu raacdadiisiyo rajo kama gabawdee mar hadaan rafiiqey kaa raysanaynoo qalbigii ku raacan raali gali idhahdaa waa hees runtuu xambaarsan muri wayn oo an dad badani fahmi karin macnaheeda ala yaa arxamu raximiin😢😢
Ilaahay naxariisti jaano haka warabiyo amn😭😭😭😭😭
Wllkey qaliga ah eng Thailand aqonyahanka somaliyeed .rabi naxariisti jano hawgu deqo fananke somaliyed cabdi qabojiye 😢😢😢
Ilaahow kuu naxariiso maxa nin goba io qiimo badan naga tagay
Beste song runtii
Abidkaaba iga roor waligaba hay rabin riyaan kugula noole cjb
Adeero alle haku naxariisto iga raali noqo heestan dhagaysigeeda ma dayn karo waayo waayo ayaan soo xasuustay alle muxuu alle cod halaasi ah ku siiyay.
2019 ayaan daawana ka warama de
Legend qaboojiye haduu waaberi soo Gaadhi lahaa cirkaasuu Mari lahaa
Wuu jiray laakin wuu yaraa baa lga yaaba
@@Dayr12 ale ha unaxariisto
Back to my high school memories
Naxristi jano eebe haku siyo😭
2024 / feb / 14
Intaa dunida rag iyo dumar ruuxad u jeceshay
Inkastuu ku riixoo rafaad iyo ku badado hawal naftu rucladiisiyo rajo kama gabawdee mar hadann rafiiqay kaa raysanayn qalbigii ku racay raali gali leeyahay
Abidkaaba iga roor Walibaaga ha i rabin riyaan kugula noolahay
The one and only
I love this song ❤️😩 mar hadaan rafiiqaygi kaa raysanayno qalbigi ku raacay raali gali leeyahay 🥺alle janoyinkisa mida ugu sarysa ha ku casuumo 🙏🏻😭
Ilaahay indrkay haw naxariisto. Walaahi marku noola dadkiisa wuu jecla. Muu Kala jeclayn. Habraha iyo walaalahayaga kale
Heestan wwxan xasusta wagan dugsiga sare dhigan jiray aniga iyo saxbakay hada USA joogna an KU marqaanay
Szb mcn wan KU xiisay Khalid Mohamud 😭😭😭
Waan ka xumahay heestan dhegaysigeeda waan joojin kari la ahay ilaa muddo 12 sanno ah AUN fanaankii heestan lahaana hadda waa dhintay
Maxaadba u joojin waa dhaxal iyo hadyad uu nooga tagay dhagayso
Nin aan diidey baa isodiray waa markii igu horeysey aan dhagaysto heestan Allow unaxariiso😢
Mar hadaad rafiiqey kaa raysanaynoo qalbigii kuraacaan raali gali isleeyahay😢😢😢😢😢 abdi jamac qabojiye
marba hadaad qof ku jecel diidey ma tihid welcome i gues becouse heestaan waxay qaas u taahy dadka dhibanayaasha jaceylaka ah marka dhereg dhacsigaada la aad somewhere else please with all do respect dear siter
Mxd u diiday haduuba ku jecelyahay
Memories ❤
inta daaawanaysa 2018ka like hayla dhaafina
Kamaba xiisa gooyo heestan iyo kuwo kale
👍🏻
Fanaanka cod nool buu lahaa allah ha u naxariisto
Abidkaagapa iga roor waligaaba hayrawin yaan kugula nolee
Alla yaa raxma fanaakeena aan qalpigmyadena ka bxin🤲🏽🤲🏽🤲🏽
ALLE ha caafiyo manta Duco nooga bahan yahay Hobolkena 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alle haw naxariisto
Allah ha u naxariisto abdi qaboojiye
Abidkaba iga roor waliga ba hayrabin riyan kugu nole ❤😢😢gacliso muna
Illaahow u naxariiso 💔 mlmo khayr qabu dhintee
Ilaahay ha kuu naxariisgk qaboojiye dhab ah baad ahayd
Ale ha u naxariisto 😢
Alle ha u naxaristo janadii ilhy haka warabiyo
Heestaan qof jecel hayo Lee dareemi karo
Xayaat Xilwa aneey caawa iheestaa abaayo
AUN Qabooje still Am listening 2024
Mashala allha wan kahele
Rabbiyoow u naxariiso Cabdi Qaboojiye
igula yaaca like da
Alaah u naxriisto amiin
Allow kuu naxariisto qaboojiye oo qabriga kuu nuuri
Way I rabtaaba alx ❤
Alle haw naxariisto
18/12/2022. Habeen axada 12:55 Hargaysa
24/jmd/1444
Allah u naxariisto
Waxaan dhageysanaya 2may /2021
20Soon 21 habeen axad isnin soo galeyso saacaduna thy 19;15
Waxaan fb ka arke geerida fananka anoo yar maqli jiray dugsi dhaxe ah allow u naxriso qabrigiisa uwaasaciyo
Eheladiisa kolba comantigeygu maalin thayba way arki donaan aygana waa u tacsiyeena aduunka meel walbo joogan ankana alle gadaashisa nama fidneeyo amiin 🙏❤
amin walaal ilahay ha unaxariisto
Cawa o tarikhdu tahay 31/7/23 waxan ku qayilaya casimadi barakaysnayd ee hargaysa Somaliland waxan hestan u xulay Inan an jamacada wada jognay Sudan oo imika yurub ku nool oo layga guursaday
Alle ha u naxriisto fananka
Allaha u naxaristo maantow dhintay
cabdi qabooyiye thanks
THE VOICE IS GOLD
Qof paaH ijecel anaH qofpaaan zii jeclhy kwrma 😥😭😭😭😭😭
Saaxiib qofka ku jecel ilaasho haddii kale wallahay markale ayaad garan.
Allah ha unaxariisto qaboojiye xili wanaagsanbuu dhintay oo ramadana rabi qabriga ha unuuriyo hana udanbi dhaafo ehelkiisii iyo dhaman umada somaliyeedna samir iyo iiman haka siiyo
Maskiin alaha caafiyo xasan aadan samatar uu ucod egyahay walaahi waa ka naxay sigaar iyo qaad ayaa sambabada dhameeyay soomali alow ugargar💔💔😭😭😭😭
Alle Ha unaxariisto Marxuum Cabdi Qaboojiye
Galab sabti 5:50 October 8/10/2022 Xili udhintay dhageysanayaa qaboojiye Allha unaxristo 🤲 😭😭😭😭
Watching till now #2019 like if u like me
Alle ha kuu naxaristii Adeer
Heestan wlhi waan jeclahay 😢
Alle haku naxaristo amiin 😢😢 qaal bigan kaga duceye ader cabdi
Cod Halaasiya Cabdi Qaboojiye🔥
Runti dhageysigedu mar walba wuxu iso xasusiya mrkan yara oo xasus garana igu leh, imikan waxn dib udhageysanaya iyago eraydu qalbigeyga tabanayan😮
Ilove this song
Abdi qabojiye
Still listening 2022 Abdi qaboojiye allah u naxaristo
Wakhtigii aan dugsiga dhexe dhigan jiray ayan Heestan mar walba dhageeysani jiray waxaanan kusoo xasuustay sxbkey jimcaale aadan 😰
Laxankii xasan aadan samatar
Marka muusiga laga reebo cod macaan iyo ereyo qiimo badan buu inooga tagay alle haw naxariisto
Hees iyo badh riyo alle ha unaxariisto alfanaan qaboojiye🎉❤
Ale naxariistii jano haka waraabiyo
March 2024 😂
April 2024😂
@@haifasameer6289 Riyaan kugula noolahay 😆
Ilahy cilmi badanaa faladagn iyo kanba ilahay baa abuuray
2021 inta daawanaysa like ta
Allah naxariistii jano haka waraabiyo qaboojiye😢
Hadii uu jacayl jiro waa kii ani I helay ❤
2020 yaa daawanaya like
RAXMAANKU haw naxariisto AHUN QABOOJOYE
Riyaan kugula nolahey😥
intà dawanysa2021 isagoo xanusanya ilaahy hacafiyo hobelkena liketa
alle ha u naxariisto wll
Legend!
Ilaahay ha unaxariisto qabiga allaha u waa siciyo
Rabbi jannoyinkiisa hakugu arsaaqo.🤲
Alle ha u naxariisto aamiin
alle Ha Ku Naxariiso😪
Illhay ha unaxaristo 😢
waaaah waaah ish calaa hees
waaaw nin qli ah
Rabbi ha u naxariisto maanta ayuu geeriyooday
Waa erayadii cabdi maase
Laxankii xasan adan samatar
Muusiga Maxamed Karaama Sidii
Rag culus
Ale ha unaxariisto qabojiye😭😭😭
Wlhi heestaan baa kuso xasuusty xanuunkiisa😥😰 Allow ku caafi🙏