ABDI ZAKI ADAA IGA QIMO BADAN OFFICIAL VIDEO 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 июн 2021
  • Abdi Zaki
    Heesta Adaa Iga Qimo Badan
    Erayada & Laxanka Sakariye Kobciye
    Music Mohamed Yare
    Video & Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
    Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Sharma Boy, Gulled Simba, Najma Nashaad, Ugbaad Aragsan, Kiin Jaamac, Waqal Studio 2021
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 946

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 года назад +1171

    Ilahay naarta kaa xoree hadad commentigan Like isaarto🤲👍🏿

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 года назад +523

    Waxa ahay wiil walaalkiNa ah oon waligiina 10 likes helin maxaa galafsaday😨😨

    • @ahmethzakihvarhan177
      @ahmethzakihvarhan177 3 года назад +3

      11 heshy hdpa pes😂😂😂

    • @maxamuudsanqar2485
      @maxamuudsanqar2485 3 года назад +4

      Waa ku kaaa

    • @ilkacasev
      @ilkacasev 3 года назад +1

      Mxa Ku Fali Like ta

    • @xirsixaragoh5878
      @xirsixaragoh5878 3 года назад +1

      273 like ayaad haysataabe maxaa kaloo rabtaa wallow intaasba qof ayanba haysanba marka intaada ku farax

    • @maryanabdi6877
      @maryanabdi6877 2 года назад

      @Mahamud Mire waxa laga hela hadan kubayaniyo /ku faideyo hadadan aqon ulahayn waxa weye muuqalkan ino baaho ama meel dheer Gadho sidas weye iska badho wllo

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall 3 года назад +529

    WAQAL STUDIO LAYAAB HEESTII HEESAHA ~ Ada iga qimabadan qulubta usheeg inad qarankayga tahay ❤️

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 3 года назад +266

    Nabadi korkooda ha ahaato
    Kuwa yaqaana macnaha Jacaylka
    Ee aan laheyn Jacayl❤

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍Amiin

    • @dekoyusuf1228
      @dekoyusuf1228 3 года назад +1

      Amiiiin 😭😭😭😭

    • @hadiyaabdikanimuse1858
      @hadiyaabdikanimuse1858 3 года назад +2

      💔💔😂😂😂

    • @faihassan2496
      @faihassan2496 3 года назад +9

      Aamiina inta sideeda dhaawac jaceyl qabta ha isoo raacdo 💔💔💔

    • @asturan_edebsan5630
      @asturan_edebsan5630 3 года назад +3

      Kkkkk aduunyada sidaa iska ahbo kuwa uku daacad san baa aduunka wx waaye oo la imtixana kii uku xumaa ne sidu ku helaayo aa lo sahlaa ileen kaas aaqiro sual suge adunka loo sahlaa

  • @deqahmedjama226
    @deqahmedjama226 3 года назад +309

    Inta jecel hooyo macan
    😍 Like isàar saar 🤰🤰🤰🤰

  • @Updihakim1920
    @Updihakim1920 3 года назад +54

    Inta ila aragta inayna naagtu ahayn somali like isaara 🤣🤣

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 года назад +535

    The one and only waqal studio ♥️

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 3 года назад +695

    Wllhi Billhi Tallhi
    Hadaad dhaaratay like-ta ha iga bakhaylin wllo👍👇

    • @amiiromaxamed9947
      @amiiromaxamed9947 3 года назад +1

      Dhaarta kala reeb xitaa

    • @ahmedsomaliofficial4184
      @ahmedsomaliofficial4184 3 года назад

      Mana dharan kumana sarayo xolyahow doqonka wllhi inadan wax caqli ah lagugu arag mad iska tirahdid axsan wll like isar markad sidii cawanta u hadleysid hadad sidi raga u hadli laheyd wllhi wanku sari lahaa lkn hada ALLAHA no kalmeyo wa dhahratay war mahane caadi utugso wa dharatay markad umada ledhy madhaxl abahaba mesha yaal xoolo

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 3 года назад

      ALLAH ka cabso

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 3 года назад +51

    Wuligeey Ma Daawan Hees Ka Romanticsan Heeataan Amzing video Quf Walibo Arko Qoraalkeyga Aminsnaaw Ina Rajo Dhigin Walaal & Walasheey Ine Malintaada Ii Imaan Doonto Hana Isdhiibin Qalbigina Adgeeyso Maalmahadi We imanayaan.. Qalbigaaga Xasili Alle.s.w.t. Sida Uguwanaagsan Uraali Geli

    • @aaminoapdi8331
      @aaminoapdi8331 3 года назад +1

      Anigaa kaala siman wll waa hees dreen ah wlhi i.a wll qlpiga qofkii uqalmi wuu imaan

    • @rahmaanedo9606
      @rahmaanedo9606 3 года назад +1

      Sidoo kle wllky qof walba malintisa waye qalbiyda allah noo qaboojiyo

  • @Nolasha20
    @Nolasha20 3 года назад +37

    Abdi Zaki never got the attention he deserved. Young legend.

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 3 года назад +21

    Fanaanka kaliya ee aan DDSI ugu jeclahay abdi zaki badal xariir iyo suldaan ma aqoon markaan adiga fans kuu ahaa iyo nuuradiin NRD alle haw naxariistee❤

    • @abdiasiissalad6917
      @abdiasiissalad6917 2 года назад +1

      Wiilkaan heeska sadaxda ku qaadayan miyuu wiilka ku jiraa wll

    • @khadarhajjiahmed
      @khadarhajjiahmed 2 года назад

      @@abdiasiissalad6917 yala yala soomaahan Haa wuu ku jiraa sxb

  • @Kartibadan0104
    @Kartibadan0104 3 года назад +26

    Aniga qisadayda dhami qofkay ka bilaabmatay ❤️ intaan ifka layga qarin qulubta usheeg, qudhayda adaa iskale ax yaa hees heeso ayala dhihi kara 😹❤️ 10 markabadan ku ceshtay

  • @zhako1763
    @zhako1763 3 года назад +169

    Heesta inti ka heshay hays muujiyaan 👍😍👍

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Год назад +8

    Aniga qisadeyda dhami
    Qofkay ka bilaamatow
    Intaan ifka layga qarin
    Quluubta usheeg
    Xbby usheeg
    Quluubta usheeg
    Qudheyda ada iskaleh
    ❤❤❤❤🌹💋
    M&A❤💋

  • @gudoonxadi8719
    @gudoonxadi8719 3 года назад +84

    Taasi haday qurux noqotay runtii dhaqan inoo hadhy & diin inoo hadhay majirto ,ilaahay halaga baqo .

    • @hudamuy6676
      @hudamuy6676 2 года назад +3

      masha allh wllo runta weyi

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 года назад +1

      Gudooneey noolow nacaskan and moodo nirig muqlaysan oo wax jaqaysa labadeena oo qudha ayaa dareeray dhaqan xumada iyo diin darada ay wadaan waa noocii sariirtooda iskaga soo duubayay ee fadeexadooda hadhawna youtube channel baan ku kala kacsanaya lahaa waa runtaa taasi hadday qurux noqotay dhaqan xumo iyo fool xumo siday u ekaataynu sugaynaa. Diintii iyo dhaqankiiba way bi'iyeen labadan nijaas iyo inta ku dhiiri galinaysa ee u sacab tumaysaaba.

    • @rihaamita
      @rihaamita 2 года назад

      Dhaqankii guumaysiga ahaa waa laga tagay

    • @maxamedsalebanaadam3441
      @maxamedsalebanaadam3441 2 года назад +1

      Wlhi waa dHaqan xumo halkii u danbaysay

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 2 года назад +1

      Runtii in badan oo dhalinteenii ka mida dhaqankii iyo aqlaaq wey is daayeen diintuna xisaabkaba uguma jirto ilaahow na astur.
      Dhaqamo shisheeye ilbaxnimo la mooday xitaa luuqadii hooyo waa laga ilbaxay tolow xagee loo socdaa?

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 года назад +39

    Jacaylku saan ha ka ahaado iyo kabadan jacayl baan nahay nagu wareeriyeen intay wada qooqeen jacaylku qooq ka qiimo badan qofka waxa si dhaba ujecel maba qooqo

  • @abdullahisalah1407
    @abdullahisalah1407 3 года назад +138

    Dadbaa umaleya inaad fanka shaley so gashey
    Legend baad tahay zxp tariiqda ayana kuxusi donto
    Keep going bro 🤞👏

    • @siyaadbulshaawi169
      @siyaadbulshaawi169 3 года назад +8

      hesti Samanii jacylba iyo heesti dokhaygu hadu ku racay maxan dambiyon samayeeyay ku bartay 2014

    • @mahameddekabdi379
      @mahameddekabdi379 3 года назад +6

      Ninkaan 2014 2015 ragay ushidnayd buu ahaa 🙄

    • @dura5424
      @dura5424 3 года назад +2

      Sax walahi adaogahela hesahisa waqtigas ilaiyo hader ❤❤❤❤

    • @dura5424
      @dura5424 3 года назад +1

      Sax walahi adaogahela hesahisa waqtigas ilaiyo hader ❤❤❤❤

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 года назад +1

      Waa lacib soo jabay wakhi dheer buu ku jiray

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 года назад +7

    Dad baa quruxdeeniyo
    dhibsada farxadan qabno
    markan qosolaba naxeeee ❤️🥺
    Hees i tabatay

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 2 дня назад +1

    Heestan waxa iigu dambaysay
    2021 ❤lkin maanta Ayaan soo booqday oo Ay taariikhdu tahay 08.07.2024 ❤Farxad San baan inoo Rajaynayaa zaaxiipayaal

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 3 года назад +26

    Quluubta u sheeg xapiipi U sheeg Inaad Qarankaygii thy #Nimco ❤

  • @maxamedbarrefarax2690
    @maxamedbarrefarax2690 2 года назад +7

    Masha Allah laakin inoo astur gabadha quruxi waa diin wall

  • @enjoynature9107
    @enjoynature9107 3 года назад +48

    The best studio waqal more respect for abdi zakir

  • @aflaamcusub
    @aflaamcusub 3 года назад +13

    2023 hdaa dawanyso liketa dhac kusii🤣🤣

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 3 года назад +11

    Hal mar ka badan hadaad daawty like dhac igu sii Walal 😂

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official Год назад +2

    Erayada&laxanka abtigey sakarie kobcie
    Rabbi maskaxda ha’u barakeeyo
    Muuqka cajiibka ah waqal team❤

  • @saharodon1087
    @saharodon1087 3 года назад +42

    Mashallah this is how any husband must treat his wife.As a girl , I believe rich or famous doesn’t matter what matters is spending time with each other and show to each other that they care and love for one another ❤️ ❤️ ❤️

  • @apdizhakuurmahatt2494
    @apdizhakuurmahatt2494 3 года назад +9

    wllhi pllhi tollhi wan dhaarteee like ii saaar wll ha iga xaasidine

  • @salmanhussein6633
    @salmanhussein6633 3 года назад +5

    Quluubta u sheeg
    Qudheyda adaa iska leh ❤️🔥🔥

  • @xayaadahmed9986
    @xayaadahmed9986 3 года назад +19

    Qofki ugu horeye dawada waykan😂❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +11

    The one and only waqal studio👋

    • @techblack414
      @techblack414 3 года назад

      Nio indhawayd comanti kuguma arkine maxaa siyaa zxp

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 года назад +2

      Waan jirnaa bruh wad ku mahdsan tahay legend🙏

    • @sacdiyoabanuur2949
      @sacdiyoabanuur2949 3 года назад +1

      haa aniga xitaa kuma arak hd cafimad qabto wa kheer somali yameni

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 года назад +1

      @@sacdiyoabanuur2949 aad io aad ayad umahdsan tahay wll❤❤

  • @queenaraweelo6322
    @queenaraweelo6322 3 года назад +6

    Dhib La'aan bn ku daawanaa Muuqaalada Quruxda badan
    WaqaL studio Gacmaha Alle HaYdiin BarakeeYo🥰

    • @Ameinjamac12
      @Ameinjamac12 6 месяцев назад

      Maxa. Dhiip. Lan. AKHIIRO. INA. SEJINYANE😂

  • @nour__ahmed4358
    @nour__ahmed4358 3 года назад +5

    Waaaaaaaw qofkuu jeceel hayo umbaa dareemi kara heestan way 😢

  • @asadabdi8481
    @asadabdi8481 3 года назад +31

    Hada kaso horeyay like ha isiin🤪

  • @Vbear_OT7.
    @Vbear_OT7. 3 года назад +41

    Walahi this song is a vibe I don’t understand it but luckily my mum is Somali so she can translate it to me

    • @ubahnuur3290
      @ubahnuur3290 3 года назад

      🤩🤩🤩👍🏾👍🏾

    • @newage1393
      @newage1393 3 года назад +1

      This is vibe

    • @cardaafadam4129
      @cardaafadam4129 3 года назад +2

      Waraaa somali aaad tahy beenta jooji 😃😃😃

    • @zulphaabu2801
      @zulphaabu2801 2 года назад

      @@cardaafadam4129 hhhh walagayaba in ad Somali ehen

  • @jebrealfarah393
    @jebrealfarah393 2 года назад +1

    Dad baa Qurux deena iyo dhibsada farxadaan qabnoo markaan qosol naba Naxee ❤️ intaas Ayaa Iga Gadan 🙏🏼❤️

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Год назад +1

    Dadbaa quruxdeenii dhibsada farxadda 🥰 qabnee what a song viva Zaki🥰✌️

  • @nurawalejama8693
    @nurawalejama8693 3 года назад +3

    Abdi zaki legend fanka waayo badan kusoo jiray waxaan sugnaa waa adigoo top tenka soo galay💞

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 года назад +3

    Ilahow mustaqbal fcn
    Ayaan kaa baryay say mncha allH
    Dadkani caadi mha💓💓🖐🖐

  • @naasirmoha3469
    @naasirmoha3469 3 года назад +1

    Hadii buuraha qotama
    Aniga dahab layga qodo
    Adaa iiga qiimo badanee
    Quluubta usheeg xbb usheeg
    Inaad gaar kay tahy
    Dadbaa quruxdeniyo
    Dhibsada farxadan qabo
    Markan qosolnaba farxee
    Hadaan laabtayda qalo
    Ku qoro magacaaga bilan
    Cad khaasana kaa jaro
    Wadnhu qaybtuu ku yaal
    Miyaanu talaw qancayn
    Wadnaha qaybtuu ku yaaal
    Fanaan qali ah iyo ereyo aad so jiidasho uleh keep going wll abdi zaki an waqal

  • @ahmedqaadiroofficial6182
    @ahmedqaadiroofficial6182 3 года назад +4

    Quluubta u sheeg inaan qaran nahay 🥰
    Esh calaa hees 🌎🌹

  • @alphapoy
    @alphapoy 3 года назад +41

    20k wax yar Ka dhiman hala
    gaarsiiyo asxpta qalbiga 🇸🇴✌️

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 года назад

      Iisaar wll adna waan kudaba socdaaye

    • @hanaahmed6839
      @hanaahmed6839 2 года назад

      @@wehelashaq3368 ¼¹I ¹³

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 года назад

      @@hanaahmed6839 maxaad kawadaa tiradan 😂

  • @Araweelo110
    @Araweelo110 3 года назад +7

    Thursday, August 19 2021. Mid kamida habeenada ugu qurxda badan kaydkayga xasuuseed bn dhagaysanayaa heestan🫶 Thanks legend Abdizaki iyo waqal studio team. Heestani waa masterpiece❤

  • @mohamedtogdher3682
    @mohamedtogdher3682 3 года назад +4

    Abwaan mise mulaxam sakariye kobkiye
    An other level🤗🤗

  • @elissatahir6829
    @elissatahir6829 3 года назад +3

    Wali ma arg fanaan gbr uur leh hees uqaade🥰🥰

  • @Yusuf-oska-77
    @Yusuf-oska-77 3 года назад +6

    3dii heesod ee ugu danbeeye waqal lasoo galiyo Ereyada iyo laxankaba waxaa lahaa sakariye kobciye lyrics and meloday hit❤✌

    • @saadbedri6425
      @saadbedri6425 3 года назад

      Zakariye kopciye wa Nin tagay
      Fanaaninti hes ba hesty ka topsan thy pu u dhiibay

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 3 года назад

      War waaaa yaabahy wlh ninkaas waaa tagay

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 2 года назад +2

    Dadbaa quruxdena iyo dhibsada farxadaan qabnoo
    Markaan qsolnaba naxee ❤❤❤❤😍😍

  • @ilwaadboqoradamj1964
    @ilwaadboqoradamj1964 Год назад +2

    Qulubta u sheeg ina Qarankaygii tahay🇸🇱♥️

  • @abdalafilmsvlogs800
    @abdalafilmsvlogs800 3 года назад +3

    Waqal Studio keep going
    Erayada 💯 laxanka 💯 Music 🎶💯 codka 💯 VEDIO 💯 Abdi ZAKI Best song 👌

  • @Jeegaanmedia
    @Jeegaanmedia 3 года назад +3

    Quluubta u sheeg xabiibi inaa qarankaygii tahay🔥❤💯

  • @Qadhar-ml8qm
    @Qadhar-ml8qm Год назад +1

    Koley EREYADA Iyo Midhaha waxa daremi karo misane fahmi karo qofki jacayl hayo.
    Jan.29.2023.Sunday.❤✌🔥
    wan idin salamaya inta iga horeyso misane ila jogto ama iga danbeyso.👐one love❤

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 3 года назад +24

    Bisinka editinka inoo waalan yahay waxaa fahmi kara gof editor ah pro wagal keep going midaan iyo tii suldaan seeraar isko color grading waaye color grading ma adaa jecel pro another level transactionkana waa mid aan aadi ahay iyo camera rotateka waxaan filayaa inaad haysato Gimbal aad ufiican

  • @y9._78
    @y9._78 2 года назад +5

    I love the song🥺❤️
    From 🇪🇷

  • @ayanshire1049
    @ayanshire1049 2 года назад +5

    Gaclye mahira 🤴❤ ku jaceyl 😢😭💔

    • @Aamka.252
      @Aamka.252 2 года назад +2

      Gacliso riyaan ❤️👸❤️ s.kale ku jeclahay 🥺❤️

    • @Aamka.252
      @Aamka.252 2 года назад +1

      Hadaan laabteyda qalo 🥺 ku qoro magacaga riyaan ❤️Cadakan sana kaga jaro wadnaha qeeebttu kuyaal ❤️ my queen 👸 Riyaan ku keclahay ❤️🥺👑👸

  • @mohamedabdirashidalikaar9808
    @mohamedabdirashidalikaar9808 2 года назад

    Gabrella tashooma gabrella 😍😍😍😋😘pape waan kuu xiisay 😎

  • @MrAbdulaahi440
    @MrAbdulaahi440 2 года назад +2

    Camera 📷 waalawada HeestaaYe Xirfadaa la Is dheeRyaHaY WaqaL another level #pin

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +17

    Legend Cabdi Zaki❤🎉

  • @abdirahman3096
    @abdirahman3096 3 года назад +7

    WAQALKA DUULA 2 MILLI SOON 🔥

  • @hudamuy6676
    @hudamuy6676 2 года назад +1

    sumxanalh xishodki iyo dinteni macanayd meday waxaan aad samaynasaan diina iyo dhqanka midna
    inama fariin ilahay haydin soo hadeyo
    kuwa dhirgalinayana xumanta halis ayay kudu jiraan ilahay alga baqo swt nabigana halgu saliyo scw scw scw

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 года назад +2

    Qulubta u sheeg inaad Qarankeygii Tahay.
    #another level Abdi Zaki.💥💥

  • @cabdijibaargacaliye9070
    @cabdijibaargacaliye9070 3 года назад +3

    The one and only waqal studio

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 года назад +3

    Waaaaw Hees iyo Badh Keep Going walal #Abdi_Zaki 🤴🔥🙏👍

  • @sahmed7637
    @sahmed7637 2 года назад

    Inta naag oo mashallh soo qoraysa waa ciyaal ciishad yaahuu waa dhaqan xumo nin naagtiisa sooqaawiyay

  • @MrAbdulaahi440
    @MrAbdulaahi440 2 года назад +1

    #waqal haduu Jirin bal qiyaaS Fanka somalida Meel God Ku dhici Lahaa WaqaL another level Wlhi

  • @mohmmedmustafe9287
    @mohmmedmustafe9287 3 года назад +11

    Inta ladhcdey hestaan like❤️❤️❤️waqal studio hamablayo 1M

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel7594 3 года назад +13

    waaaw mashalah

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 года назад +2

    Qulubta usheeg inaad qarankeygii tahy fanaan qiimo leh cabdi zaki horey usoco lengd 🥰

  • @ashaabdullahi8061
    @ashaabdullahi8061 3 года назад +1

    Hees hadleysa wlhi 😩🥰 xiliga oogu adag ee hiil u baahanyihiin dumarka allow hoyoy ku naxariiso😭🤲🏻

  • @oraahsamelyrics9357
    @oraahsamelyrics9357 3 года назад +17

    Hadaan Laabteeyda Qalo
    Ku Qoro Magacaaga Bilan
    Cad Qaasana Kaaga Jaro
    Wadnuhu Qeeybtu Kuyaal
    Miyaanu Toloow Qanceen
    Hadduu Qalbigiisu Noolyay
    Qofkii Isla Keen Nebcaa?
    SAKARIYE KOBCIYE Aleylehe FuN Kaad Kobcisay

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 3 года назад +3

    Quluubta usheeg inad qarankayga tahay my love❤️🅰️ aadban kugu xiisay wayaha ina dhexyaal quruxban kaga gudbaynaa inshlh wanku xiisay😭

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame 3 года назад +2

    Sakariye kobciye onthe beat💯 wuu soo Qaatay baryahan

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 года назад +1

    Abdizaki legend fanaan qiimo leh ❤✌
    Best Waqal studio 🥰🥰

  • @kadiyenuweri9710
    @kadiyenuweri9710 3 года назад +5

    Another level whi 💞

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 года назад +3

    Quluubta usheeg inaad qarankaygii tahay wxan waa wx kle really 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @mohamedabdimohamedmohamed4063
    @mohamedabdimohamedmohamed4063 3 года назад +2

    Walee aduun ma joogno waa aaqiro zaman Alahayooow na astur

  • @mohamedafgooye9951
    @mohamedafgooye9951 3 года назад +2

    Wwww the best video wax kle adaaa iga qima badan@waqal studio keep going

  • @cilmiciiltire6366
    @cilmiciiltire6366 3 года назад +74

    Nin raga uma aqano nin xaskisa iYado qaawan social media laso is tagaYo😕

    • @mohametfoodofficial4797
      @mohametfoodofficial4797 3 года назад

      Been mahaa aduunyo

    • @abdirisaqhussein2641
      @abdirisaqhussein2641 3 года назад +3

      way qurux badan tahay ina qoskda faraxd laqadatid lkn walaka fican yahay xilahada ama xasakda oo nolashda iyo waxa adunka kugu qalisan ina bulasho kale la wadagtid runti waxan oran laha an qrsano quruxda xasaskena

    • @dura5424
      @dura5424 3 года назад +1

      Caadi..

    • @ridwaanbashiir2091
      @ridwaanbashiir2091 3 года назад

      Oo miyeey is qabaan mise waajilniin keliya

    • @cardaafadam4129
      @cardaafadam4129 3 года назад

      @@ridwaanbashiir2091 waaa jiliiin

  • @nimahab2907
    @nimahab2907 3 года назад +3

    Erayo wcn Blse jilinkan ka helay 😍🤗

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 года назад

    Foosha xanuunkeeda naagtii nin romantic ah qabo way uqabtaa . War Gabdhaha utura oo sidii reer miyigii hore haula dhaqmina

  • @saadbedri6425
    @saadbedri6425 3 года назад +2

    inta ila aragty in zakariye kopciye uu ayaantn Fanaaninti u kla kicinaYo like dhc ku si

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 3 года назад +7

    Ma naagtisiba xabashiyad ayay u egtahayba

    • @saynabahmed7504
      @saynabahmed7504 3 года назад

      Maya mah xaas male wiilkani jiliin baa la marayaa🤣

  • @shucaybbaruud760
    @shucaybbaruud760 2 года назад +3

    Zaki an other level 🧡✌

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 2 года назад

    Abdizaki saan waa laga fican yahay walaalkey gabadhaada oo madaxeeda muuqdo in aad dadka tusto mardanbe hayeelin

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 2 года назад +1

    Maasha allaah walleeee geesi baad heshay 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ehmethhajji1080
    @ehmethhajji1080 3 года назад +3

    Cabdi zaki the one nd only legend for singer of jigjiga ethopia💥💝😅

  • @marwakiinkiineybbe8390
    @marwakiinkiineybbe8390 3 года назад +6

    Jacl baa isee galayo markan heesa jclka dhageysto 😭😭😭😭

  • @user-cn4bp6ji4p
    @user-cn4bp6ji4p 3 года назад +13

    Congratulations @waqal studio 1m subscriber🥰

  • @ahmedkhadar2965
    @ahmedkhadar2965 3 года назад +1

    Heestan Iga Gadan Tahay 🔥🔥ZAKARIYE KOBCIYE NIN WEYN ✌️💪

  • @iqraali73
    @iqraali73 2 года назад

    Heestan inta an dhagestay cawa oo kliya qiyas malah waa marki ugu horese ee an qof si dhab u jeclado
    ilah mustaqbal ha iigu dareee🥰❤❤❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 года назад +6

    Abdi Zaki Nin Codkiiza ku jooga Fanka 💯
    Fanaan weyn wad Noqon LaHyd Hdad Hargeisa kasoo bixi LaHyd 🥶🤍💯

    • @indhocade1912
      @indhocade1912 3 года назад +3

      Heesta Hargeisa Ku soo duubey Sakariye Kobciye U hibeeyay Wlal One love hoyga fanka hargeisa 🖐👑

    • @yusradiamond8676
      @yusradiamond8676 Год назад

      @@indhocade1912 jigjiga lagu duubay hno

  • @gulledvlog819
    @gulledvlog819 3 года назад +4

    heestan waa taa sanadka 2021 wow
    kadawo guled official reaction 19.00 pm cawaa

  • @mariaali8500
    @mariaali8500 3 года назад +1

    Markano kale lee jeclada guur wallhi 😍😍

  • @abdimohamud9134
    @abdimohamud9134 2 года назад +1

    Yes soomli ahay

  • @deekhamohamed6411
    @deekhamohamed6411 3 года назад +9

    Sakariye kobciye wn ka danbeya inolow in bdn zxp

  • @halimohazanhazanyusuf
    @halimohazanhazanyusuf 11 месяцев назад

    Ayyyy hees iga dheh❤❤

  • @mohamedabdimohamedmohamed4063
    @mohamedabdimohamedmohamed4063 3 года назад +1

    Ragii baa inteey xaaskoidi soo qaawiyaan public la imaanaya timuhi waa meesha haweenka cowradoodu kow ay ka tahay subxaanalaah Alahayooow ina soo hanuuni

  • @amiishamiira6029
    @amiishamiira6029 2 года назад +5

    Hees iyo badh lkn xaaskaga inad asturata wacneyd o walhi ah 🥰

    • @hodanqali7986
      @hodanqali7986 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣 xaaskisa maaha sis jilin lee waaye uurkuna waa barkin run mahaa

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 3 года назад +17

    Our team waqal keep foing brothers🤚🙏

  • @nasrinaqueen7203
    @nasrinaqueen7203 3 года назад +1

    Hees idareen gelisay 🥰👏👏👏❤️ runtii meelbey igataabatay ,guleeyso my fanan👑

  • @daahirxiisofficial
    @daahirxiisofficial 3 года назад +1

    Keep going pro
    Cabdi zaki
    Hees iyo badh

  • @kingadam1420
    @kingadam1420 3 года назад +3

    The one n only Cabdi Zaki 🔥