CAAMIR ZAKI IYO NIMCO DAREEN 2019 XANAANEE CASHAQA OFFICIAL VIDEO 4K (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 июн 2019
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
    ERAYADII: ABWAAN GALAYR
    LAXANKII: CABDI ZAKI
    CODADKII: CAAMIR ZAKI IYO NIMCO DAREEN
    MUSIC BY: HAYNOG ATLABAJOW
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @fjnaaji1732
    @fjnaaji1732 5 лет назад +1513

    Allow Heesaha Naga madoobe ameen wll😧😧😧

  • @abdiali728
    @abdiali728 5 лет назад +901

    Intii ilaahy iyo Nabigaba jecel like ta sara scw

    • @abdiwahidhalas5844
      @abdiwahidhalas5844 5 лет назад +9

      Meel hees ka baxayso ayad ledahay nabi maxamed scw ku saliya
      War somaliyy iskadaaya dhaqankan

    • @abdirashidrashka2914
      @abdirashidrashka2914 5 лет назад +1

      Woow ish calaa erayo macaan

    • @idilindho7962
      @idilindho7962 5 лет назад +1

      @@abdiwahidhalas5844 fhusydgdufifyxhtf

    • @mahdaaxmed9092
      @mahdaaxmed9092 5 лет назад +1

      Scw

    • @abdillahimohamoud2607
      @abdillahimohamoud2607 4 года назад +1

      waar dadka xujjada kala intaad hees u timidbaad ayaad nabiga like ku raadsanaysaa doqonyahow

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +29

    Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like

  • @DjMaaMeY
    @DjMaaMeY 5 лет назад +130

    Nimco Dareen Fanaanadeena Qaaliga ah waan kugu Faana Nuur Cala Nuur Caamir Zaaki Horey usoco Sxb 🥰😍👌🏻

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 лет назад +1

      ILAAHAY DARTII WAX KA QIIMO BADAN MA JIRYO
      WLO SUBSCRIBE IIGU SAAR

  • @aarkamareexaan4085
    @aarkamareexaan4085 5 лет назад +241

    nimco Darren inay sii yaraanayso inta Ila aragtay halkan kamuuqda masha alh hees shidan 100%.

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 5 лет назад +78

    Inta music ga heesta loo tumay ka heshay like ku dhufo

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 5 лет назад +1973

    Inta Heesaha Neceb Oo Qur'aan ka Jecel Like Isaara Plzz😍❤😍

    • @idilmustafehassen4032
      @idilmustafehassen4032 5 лет назад +22

      Maxaa ku so galiyeye wlo qolkaa alle haku radiiin 😡😡😡😡😡

    • @haalaabdirizak4429
      @haalaabdirizak4429 5 лет назад +5

      Hadaad necebtahy xaad u dhagayzaneee
      Qalbigu labo mahn
      Mid u go'

    • @howieie2081
      @howieie2081 5 лет назад +5

      Laba wajiile like raba oo ilahay iyo nabigaba ka furtay baa tahay.

    • @Amooreabdiofficial
      @Amooreabdiofficial 5 лет назад +2

      @@idilmustafehassen4032 subscribe igu caawi like please

    • @MunaMW
      @MunaMW 5 лет назад +6

      Mohamed Shiine hada heesaha nacebtahay ma liketa jeceshahay somalida si xun bey like ku radiyan

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 лет назад +329

    Nimco Darren Somali fanaaniinta tan ugu qurxoon waaye. If you agree like ii saar ❤️❤️

  • @KEYNANOFFICIAL
    @KEYNANOFFICIAL 5 лет назад +1076

    🤣🤣🤣
    Sheikha hada kahor masjid laga buriyay mid kalaa lakenay midki cusba wuxu is dhahy sheikhii ka horeyay wixi lagu buriyay ogow saxibkii shekhii uu lakulmay kadib wuxu dhhay ""brother maxa lagu buriyay cml 😂
    Sheikhii aa dhahy salada jimcha waa dahin jiray sasa laygu buriyay"".
    Sheikhi cusbaa ""saas maa lagu buriyay u dhahy"" ""haa saxibka"" hye wa mhdsnthy u dhahy jimcihii ugu horeyay uu masjidkii
    laysku imadey markasu khudbadii kubilabay ""ninki shanta waqti dukada januu galaya kii an dukana naaar qudbdana waa dhamtay hala aqimo"" waa la aqimy 🤣🤣
    Dhlinyrtii waxy dhhen sheikhan macan wye cml
    Jimcadi danbe hadna waa la imdey marksu dhahy ""qisada nabi ciise matqanin"" haa ay dhaheen ""bes hala aqimo"" uu dhahy waa la aqmiy
    Salda marki laga baxay uu is tagey hadana u dhahy ""qisada nabi muuse matqnin"" haa ay dhehen Kulaha jimcada soo scoto fasax waye""
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Hadan ka qosliyay like iyo subscribe iskugu key dar

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 5 лет назад +78

    Nimco Dareen Iyo Cawaale waa labada fanan ee calankoodu liicin one ❤our legends #Dareen & #Cawaale🎉🎊🎤🎵🎶

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 5 лет назад

      Fiska ka shidan iyada lakin

    • @Ayeh_Media
      @Ayeh_Media 4 года назад

      Nimco Dareen goorma shaashad ugu danbaysay 2011 imika Fanka labada hablood ee ugu haysta waa Hodan iyo kiin ragana sidaan seraar maslax mideeye qamar sugaani

    • @ibrahimfatou8319
      @ibrahimfatou8319 4 года назад

      👌👌👌👌👌

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 5 лет назад +13

    Heestaan 1 Million views ugu yaraan hala gaarsiiyo, waa comback ugu horeeyay ee boqorada Nimco Dareen, aaway taageerayaashii boqorada 💝💝💝💝

  • @tonijoshua9807
    @tonijoshua9807 5 лет назад +51

    Gobtii OGAADEEN ABSAME & JIDWAAQ ABSAME is helay ishcalaa war Daarood meedey like 👍🏾 ha ila dhaafina 🎙 🎤 🎶 ✅👌🏾👌🏾

    • @Bushr944
      @Bushr944 5 лет назад +2

      Abdikhadar Shafi wilku gari gombe

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 5 лет назад +2

      RUclips xitaa? Qabil ayaa dadka idinka reebay.

    • @tonijoshua9807
      @tonijoshua9807 5 лет назад +2

      Ok mahadsanid waa isla meeshii uun walaale

    • @safiyaaweys7776
      @safiyaaweys7776 4 года назад +1

      @@Bushr944 qali aniga waban ka helay runtii

    • @runmoha2738
      @runmoha2738 3 года назад +2

      Anku saxe Camir wa wiil Geri Kombe Ah wali shikh abyonis ah

  • @Haraareofficial
    @Haraareofficial 5 лет назад +410

    Haduu dhiig somaliyed kugu jiro
    👇Halkan taabo😃😃

    • @farxiyoahmed5613
      @farxiyoahmed5613 5 лет назад +1

      Ka oromadaaa igujira waana kusaray kawran hh

    • @bintuali632
      @bintuali632 5 лет назад +1

      Iguma jiro dhiig somaliyed ee ku yaman igu jira qushiye wanku saari😂

    • @najmoabshir9679
      @najmoabshir9679 5 лет назад

      jb joker boy

    • @yuusufmaxamed57
      @yuusufmaxamed57 5 лет назад

      Walk me fahmin waxa ay tarto lkn wax aad wax ku helaysaan Allaha ka dhigo

    • @samsamibrahim5920
      @samsamibrahim5920 5 лет назад

      @@yuusufmaxamed57 indrow dhiga idhqjise be wa taabty

  • @Hud___0
    @Hud___0 5 лет назад +30

    Nimco dareen way quruxbadnaatay 😘
    Azma love halaga qariyo😂

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 5 лет назад +55

    Nimco dareen inta tageerta 👍👍👍

  • @yuusufmohmedomer9124
    @yuusufmohmedomer9124 5 лет назад +298

    inta Nimco dareen uxiistay ee so noqoshadeeda ku faraxday like iisaara❤😘😎

    • @mahmed2757
      @mahmed2757 5 лет назад

      yuusuf mohmed omer anigaa

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 5 лет назад +14

    Nimco dareen meel eey ku jirto minalaahi beey ushidantahy😥❤👏Hees iga dheh

  • @sucaadcadeey9006
    @sucaadcadeey9006 5 лет назад +20

    Wllhi wiilka heesta laqadayo waa reemagal istunty iyo ciyaar fashion ah anwy keep going

  • @luqmanmaslahmohamed1888
    @luqmanmaslahmohamed1888 5 лет назад +386

    Manta wa dhalashadeyda 👍 igu qabta oo iga farxiya 😍🙏🏼

  • @user-ho2ow3px7o
    @user-ho2ow3px7o Год назад +4

    2019 dawdeyyy 2023 dib ugu zoo noqdeyy😢😊❤

  • @najmaqaali9750
    @najmaqaali9750 5 лет назад +21

    Qoftan codkeeda si baan u jeclhy runtii 😍😍

  • @sanaagofficial8135
    @sanaagofficial8135 5 лет назад +58

    Nimco dareen hees ay qaaday aan dareen la heen maba jirto war runtay haday tahay like ii saara plz🙏🙏

    • @aliyusuf7047
      @aliyusuf7047 3 года назад

      💋💋💋💞💞💞🤙🤙💪💪😄😄😄🥰🥰

  • @booqortoyoogadenabsame3022
    @booqortoyoogadenabsame3022 5 лет назад +18

    My DNA people ❤️💙💚💯💯💯💯 OG gang🙏🙏🙏🥰🥰😘

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 5 лет назад

      Dirgax Ala digax huuno soo sidaan ma'ahayn

  • @wayaaragadumarka6382
    @wayaaragadumarka6382 5 лет назад +29

    Hadad qoralkeyga arkeyso walal I llah adun iyo akhiraba haku naxeristo lik plz🙏

  • @abdihakiinmire7373
    @abdihakiinmire7373 5 лет назад +74

    like waydisaga jojiya oo heesta ka faaloda coment micnihiisa waa waxa laguu so galiyoh inad wax sheegto

    • @mahadaidid6451
      @mahadaidid6451 5 лет назад +3

      Abdihakiin Mire Sxb maba akhriyaba hada Sidii sheekadan Like tu u bilaabmatay ,
      Comment gaaga 1k like ban saari lahaa hadaan awoodo si ay u arkaan dadkan jaahiliinta ah ee like ta ku wareeray

    • @balqiismuxumed7871
      @balqiismuxumed7871 5 лет назад +1

      Wlhi dadkan wn ka yabay comment macnihisa ma yaqananba like iyo waxan lo jedin ka shekeyan

  • @talisoali2322
    @talisoali2322 5 лет назад +158

    Inta rasuulka jcl ha ii saarto like💞

  • @gofadhelyrics7037
    @gofadhelyrics7037 5 лет назад +83

    xariirtii dunidaay
    midaan xeer dhiganayeey
    xurmaad iga mudantahoo
    xaqaaqa ma gudi karee
    adaan raga kaa xushoo
    xiskiyo maankaba degee
    intaan xabsi kugu qufilo
    miyaan xero kale degaa
    xabiibi mid kale dhaaa
    dadbaa jiro xaasidoo
    intaa xin abuurayoo
    xumaan ka shaqeeynayee
    xanaanee caashaqoo
    xertiyo culumada
    u yeedho uyeedho
    jacaylka xirsiga u qabo
    wanaaga ma xoorayoo
    xisaabi dareenkaa
    xubiyo xiise waa gudhaane
    xadhiga u adkee caamir u adkee
    xertiyo culumada
    u yeedho uyeesho
    jacaylka xirsiga u goo
    hankaygaan kugu xidhoo
    waxaad tahay xuural cayn
    xaragu ku dhamaatayoo
    indheeriyo garasho badan
    xalaal dhaladoo ma huro
    xagaaga amaanta oo
    xad dhaafbaan kuu jeclahoo
    xarfaha magacaaga baan
    intaa xusayaaa anigu
    waxa jiro xiisihii
    nimcaay igu kaa xidhoo
    xabiibi ma maarmayee
    xanaanee caashaqoo
    xertiyo culumada
    u yeedho uyeedho
    jacaylka xirsiga u goo
    wanaaga ma xoorayoo
    xisaabi dareenkaa
    xubiyo xiise waa gudhaane
    xadhiga u adkee caamir u adkee
    xertiyo culumadu
    u yeedho uyeedho
    jacaylka xirsiga u goo
    FADLAN SUBSCRIBE GOFADHE LYRICS

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 5 лет назад +15

    Nimco Darren oo steylkii so rogaal celizay ❤❤❤👌👌👌👌

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +9

    Yaa daawanaya heestan sanadkan dhamaadkiisa tolow 2/12/2019 habeen isniin ah idinka soo salamaya Frances 😢🙋‍♀️🤚✋

    • @ancaamsheikh4991
      @ancaamsheikh4991 Месяц назад

      Aniga waliba si farxdlle ayan ku dhagysanaynay aroskaygi ayay ahyd wlhi will aan aad u jecala ayan gursaday hddana nasib wan kala taganay

  • @cabdizaki3454
    @cabdizaki3454 5 лет назад +8

    Wwww fanaan akhlaaq iyo wanaag ba leh caamir zaki iyo nimco dareen hees aad umacaan ❤️❤️💪

  • @hodoabdi7105
    @hodoabdi7105 5 лет назад +8

    Xad dhaaf baan ku jecloo💘💝
    Xarfaha magacaga ban❤CK❤
    Intaa xusayaa anigu😍😍😍

  • @mohandek
    @mohandek 2 года назад +8

    Sadax sana kadib wili wan dawanaya sababtu qof wax og ba fahmayo❤💖 xariga u adkee ayey oranesa iyadu halka asigu dhahay xananee cashaqo🙏

  • @djkimovich
    @djkimovich 5 лет назад +10

    Xirta iyo Culimada uyeero jaceylka xirsiga ha'ugooyeen. I like it

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 лет назад +9

    Alla wa FANAANADI aan jeclaa nimco qurux nimca dareen 😎💗

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy 5 лет назад +36

    Nimco dareen Boqorada style ka🔥

  • @shuaibjiniishumi597
    @shuaibjiniishumi597 5 лет назад +11

    Videoga waxaa loo dubay si aan caadi ahay waaawo liiban lagend Se lkn gabadha nimco dareen xanuun jacayl bay igu haysaa I love you nimco dareen ⚘🌹🥀 Heestii qarniga papapapa Iyo xaskaygii riyada Nimco Dareen darajo ❤ Numberkeeda hoos igu reeb qofkii hayowo si aan jacaylkaga ugu sheegto 🔐😥😥😥 ❤

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +8

    Woooow caamir zaki iyo Nimco dareen waxba lagama qaban karo laxanka zxbky Cabdi zaki ❤️👌

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 лет назад +3

    Liibaan jama of the year
    Mas.uul hore u soco 🚶🏾‍♂️
    Nimco dareen queen laba maaha ❤🙏

  • @maryamomustaph7282
    @maryamomustaph7282 5 лет назад +22

    Waxan ahy qofka kaliya an Nimco daren hesaheda ka dalin♥️♥️✨☝🏽🌍

    • @abdifilms5658
      @abdifilms5658 5 лет назад

      Maryamo Mustaph laa’anted noo hurdo coodkeda aynba kuu seexda 🐱😅💥❤️

    • @nimcocabdi6250
      @nimcocabdi6250 4 года назад +1

      Waxan ahy inant kaligee dhageesata heesaha nimco dareen

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 5 лет назад +5

    Soo laabasho wacan boqoradii fanka nimco dareen in badan ayaan ku sugnay

  • @farhiyafarahnoorkeeynan98
    @farhiyafarahnoorkeeynan98 5 лет назад +3

    Waryarahe inanti asma love markey hestan araktay sanki burna ya si balday from burco somaliya i love nimco dareen👌👌👌🥇🥇🏅😍😍😍🌷🌷🌷

  • @iamnuuriy3441
    @iamnuuriy3441 5 лет назад +3

    inta nabiga jecel like scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤xabiibkeena ku saliya

  • @xasancabdullaahixuseen5035
    @xasancabdullaahixuseen5035 5 лет назад +1

    Cajiib Waxaan Aad ula dhacay Qaabka uu Muuqaalka U fariisiyay Liibaab jama Bilaw illaa dhamaad masha allah

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 лет назад +6

    Waaw laba fanan
    Aan tagero best song
    Cod 💯✅👌
    Laxan💯✅👌
    Ereyo💯✅👌

  • @fardowsobashiir1969
    @fardowsobashiir1969 5 лет назад +8

    Wow qoftii lawaayey wllhi wn ku tabey noolw yaakhey 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zalmanhajji7528
    @zalmanhajji7528 5 лет назад +30

    I love such like this music slowly and emotional
    Even their dance is like wooow 😍
    Nimco Darren I love your angle voice 🌹💯❤️

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 5 лет назад +8

    jacylka xirsiga ugoo ❤
    hees iyo badh ❤
    laba fanan oo Aan jeclahay ❤

  • @azeirfamily1929
    @azeirfamily1929 5 лет назад +7

    esh cala hees waa haben jimca bila calaykum like hayla dhafiNa 😍😍😍😍

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 5 лет назад +73

    Kabax Caamir iyo Nimco Dareen dadkii dadyawgaa war like iyo subscribe iigu Deeqa hadaad Hooyadaa Jeceshahay ha idhaafin 😋😎

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 5 лет назад +11

    Camir zaki & nimco nuura cadi maha big xushmad ❤🎊🎉🎁

  • @nimcodheman3639
    @nimcodheman3639 5 лет назад +5

    Heesta iyo fananintupa zokle laxnka iyo ereydupa zo kle muziga HadaL ma karyn mchalaH Hesti HesHa ❤❤😙😍

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 4 года назад +1

    Wow! Waa hees aad u macaan super song iyo muqaal qurux badan best one👌🤞❤💝.

  • @anaalehxamar6410
    @anaalehxamar6410 5 лет назад +50

    Nimco yasin
    Nimco dareen
    Fiska
    Fartùn birimo
    Laki haji wacys
    Kabayre
    Ma duqowan intaas
    Yaa ila arky

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 лет назад +3

      Fiska we duqoowday marke so caan baxesay xasuusta 2009 shalay lee Ila thy gabar yar isneelo eheed mantana qaabkeda Habar u ekaatay anigana sideyda wiil 23 jir ahy 😁 fanka wa fasahaad lagu duqoowo salaada iyo cibaadada Aya nolol nuur leh laga hela

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 5 лет назад

      @@aziiz94 hhh fiska way naaxduun mooye wali quruxdeedi way joogta
      Haday is dhuubto way yaraanleed
      Codna cidi ku gaaadhimayso fiska

    • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
      @gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 года назад

      @@aziiz94 odaga talow mel ad carabta calankeda kasidatan ku jede ii dhamaty talahi ma istiri 🤣🤣🤣😁

    • @aziiz94
      @aziiz94 4 года назад

      @@gobadgaredumarxitigtasaded7974 Ma igu hubtaa hee laga yaba ina qof kle igu qaladay 🏃😁 carabi aamiin wxan ehen kama aqano 😂🤣

    • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
      @gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 года назад

      @@aziiz94 🤣😁 ben badinida balo walahi wxd qururuxinesy Man karan carb ana intan kufirshad ika qoslisy walahi

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 5 лет назад +7

    You never get tired amazing us. Keep going Nimo🔥

  • @ismaaciilxasan1720
    @ismaaciilxasan1720 2 года назад +2

    Wooow caadi maaha nimco dareen waad kabaxsatey istelka ayaa ka daran waha waha waan la dhacay 😎😎

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 5 лет назад +9

    Nemmo dareen waa fananda kaliyaata Ee IllhY izkugu daray Qurx iyo cod wlhi in kastoo la moodo inay imnka ka gaabisay howzheedi fanka lkn taagere Ayan uhay anigu nemmo dareen iyo Khdra silimo

  • @abdikaniahmed4403
    @abdikaniahmed4403 5 лет назад +5

    Xertiyo culimada u yeedho❤️
    Jacylka xisiga u Goo 👍

  • @Kibrani
    @Kibrani 5 лет назад +15

    Caamir and Nimco Best song 🤗🤗🤗

  • @user-yg4zg7nx1e
    @user-yg4zg7nx1e 5 лет назад +2

    Wwwww saki yare wiil laandheere ' oo weliba Abgaal cismaàn aya tahay hore u soco saxiib❤❤❤❤❤

    • @user-ip9xp6zu5y
      @user-ip9xp6zu5y Год назад

      Waaar wilkaaa wa Wil Gari kombe aaah 😂😂

  • @shidesshides123
    @shidesshides123 4 года назад +5

    this song changed my life to active life ALLAH BLESS YOU

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 5 лет назад +14

    Nimco dareen waa badalkii guduudo carwo oo kale sanadba sanad ayay kasii yarata

    • @shadiasharaf2065
      @shadiasharaf2065 5 лет назад

      Maxaa gaduudo carwo iyo nagtan isu keenay halka ku noqo niyaw malaha guduudo klaad shegaysaaye

    • @korneylmohamed2579
      @korneylmohamed2579 5 лет назад

      @@shadiasharaf2065 macaha dhanka da.da ayn ka hadlaya noh ani intaan aqliyaystayba inta unaby leeg tahay🤣

    • @jumcaleyaziin1859
      @jumcaleyaziin1859 4 года назад

      Waar gududa carwo ha caayin

  • @soiadeismal2278
    @soiadeismal2278 4 года назад +15

    Thank you guys ! Nice perfomance 💞👌 so much love from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @qaaligelle3521
    @qaaligelle3521 5 лет назад +2

    Dareen ax kubilowmay nimca dareen cod style dareen sojidasho hore USO xbbt😍😍

  • @mohammednimcaan6533
    @mohammednimcaan6533 5 лет назад +1

    Waaaw camir zaki abaha istelka eshcala hees nimco daren hadba qomki kacan ana qayrkoda ahay miya masha alah ilaa wayo wayo ayan arki jiray ayado intas leg alee cimriga hu ku barakeyay ee horay usoco

  • @korontostudio5448
    @korontostudio5448 5 лет назад +6

    Nicmo Dareen waxay nooga jirtaa booska JINEFAR LOPAZ. markasta way shidantahay qoftaan 😍😍

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 лет назад +78

    Nimca dareen💋❤Asma sanweyn halaga qariyo

  • @rkmousse8117
    @rkmousse8117 5 лет назад +2

    Fananiinta somalida naagta ugu labis qurxoon ugna jidh qurxsan nimco dareen♥️🔥🙏

  • @lakishow143
    @lakishow143 5 лет назад

    wooow hees mcn badan iga dheh nimco dareen iyo caamir zaki

  • @abokorabdi254
    @abokorabdi254 5 лет назад +3

    Dadbaa jiro xaasidiinoo intaa xin abuurayo xumaan ka shaqqenayee
    Axyaa hees 2019

  • @abdirisakbaari8500
    @abdirisakbaari8500 5 лет назад +3

    Naaag misan leh so rogal celisay my favourite dareeeeen 👌🇸🇴

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 Год назад +1

    Magaca Caamir aad ayan U jecelahay Dumashigay qaali ayaa la dhahaa Caamir maxamed axmed adiga iyo Qaalidaydii asma maxamuud yusuf waa idin jecelahay Runtii Farxad ku waara abid 🤴❤👸🥰🌎💯✅✅✅🖤ilahay haygu simo farxadeena guurka insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😘❤💯

  • @mohahukun4291
    @mohahukun4291 5 лет назад +23

    Da. Walba La Fil NimCo Dren And Camir 👌😀

  • @suhe216mali5
    @suhe216mali5 5 лет назад +6

    War heestan caadi maha inta igu raacsan like ❤️🔥

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 5 лет назад +8

    Best female Singers in Somalia Right now.
    Nimco Dareen
    Hodan Abdirahman
    Yurub geenyo.

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 5 лет назад

      Ninco dareen from ethopia
      Yurub geen from somaliland
      Hodan cabdiraxman from somaliland
      Somalia wax la kaalaya dheh

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 5 лет назад

      Ahaha qabil kaalamaan hadal ilaa hadda xoolo nio ma yaryarki amison dhaleen baad tahay
      @90_xx

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 5 лет назад

      @@indomie7 ahaha anigu xatal qabiil kaalama hadal cid aan ahayn maba garan kartid caqli xumaantaa markaan eegay waxan u malaynayaa inaad tahay yaryarkii ay amisontu sharci darada ku dhashay

    • @indomie7
      @indomie7 5 лет назад

      @@aytoz4232 reer samaron iyo ogaden ba nahay wasaask amisonka waaas

  • @abdifatahkhadar6317
    @abdifatahkhadar6317 5 лет назад +1

    Sheztalka music gu waa mid iqanciyay HAYNOK ATLAPAJAW 😎😎

  • @abdikanimohamed3442
    @abdikanimohamed3442 Год назад +1

    ❤❤❤ masha allaah inantan aad ban uga hela jaskedda iyo muuqeddaba nimco daren

  • @abdiqanicade1736
    @abdiqanicade1736 5 лет назад +8

    Caamir zaki ft nimco Dareen heestii sanadka lkn nimco dareen wapan ku haystaa qoftu waypa sii yaraanaysaye😘😋

    • @hanaabdikani9648
      @hanaabdikani9648 5 лет назад +2

      Hhhhhh anaaa sida islaha imika😂😂😂waa alayla qaba😂

    • @abdiqanicade1736
      @abdiqanicade1736 5 лет назад

      @@hanaabdikani9648 haayo haaye lol

  • @marwanlyrics8540
    @marwanlyrics8540 5 лет назад +43

    Darood Ismacil
    Caamirr gari kombe
    Nimco ogaden landhere darrod like ha Ila dhafin

  • @ahmedabdi8183
    @ahmedabdi8183 5 лет назад +1

    Legend Caamir Zaki my bro and my sister Nimco abdi nimco dareen hees aan caadi ahayn erayada Abwaan galayr sxbkay laxankii fanaan abdi zaki music Henok atlabachow
    Aad baan idiin salaamay asxaabta liiban jama

  • @faizahassanh5699
    @faizahassanh5699 5 лет назад +3

    Nagtan fananint u jeclahay ugun labiska qurxon 👸🤲🏼

  • @sadiaHassan
    @sadiaHassan 5 лет назад +6

    Inta nabiga scw jecyl subscribe ha ii saraan

  • @cupaydmukhtaar4350
    @cupaydmukhtaar4350 5 лет назад +3

    EzH Calaa Heez NimCo DareeN FanaaNd JirTaH 😍

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 5 лет назад +1

    Liibaan jama waan ku aminsanhy brothers faanan walbo qima leh adiga ayuu ku aaminsan yahy taas ayaa ugu horeysaa kuwa kula mida keep going walalkey

  • @cshakuurbarre55
    @cshakuurbarre55 4 года назад +2

    Maanta waa dhalashadeyda ee iigu qabta 11 /September 2001 $

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 2 года назад +5

    Dareen will always be the queen of this industry

  • @oubahbellaisman5386
    @oubahbellaisman5386 Год назад +2

    La plus belle avec un voix magnifique j te salut depuis Djibouti ❤❤🇩🇯 aad ayaan kou salamaya fananada aan aad uu jeclahayy

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Год назад

      Malheureusement elle ne pourra pas comprendre ton commentaire. Tu devrais écrire en somali.😅

  • @nabeilaahmed8904
    @nabeilaahmed8904 5 лет назад +1

    Waaaw Waaaw Nimco Daren Fananada an ugu jeclhy dadka hees mcn fananin Aya isku helay like intii nimco tagerta

  • @nadramirre2639
    @nadramirre2639 5 лет назад +5

    Waa MASH Allah the best song👑👑💞💟💎💎👍👌🙏

  • @minachic1780
    @minachic1780 5 лет назад +13

    Anigu jawi jeclay ayn ku jira intii ila mid ah like i Saar 💋

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 лет назад +1

    Nimco dareen magacsi cayar uma baxin wa dareen socda Nimco codka quruxda stylka boqrada Nimco dareen wa queenta ogaaden boqortoyada daarood hablahoda qurux iyo styl laguma gaadho we love 👏👏👏💋💋🍁🌿💓🌺🌺🎂🎂🎁💗💗🌷🌷🌴🌴🍀🍀☔☔☔🌹🍃🍃🎤🎤📷🎧🎧👑👑

  • @liban200
    @liban200 Год назад +1

    RUclips recommend me ❤️😍
    Nimco Dareen is Amazing 🤗❤️

  • @saciidcabdi1811
    @saciidcabdi1811 5 лет назад +7

    Yaa igu raacsan ineey tahay Heesta Qarniga😍😍

    • @saaficadey88
      @saaficadey88 5 лет назад +1

      sdkle wn kugu rcsnhy wll❤🙆‍♀️👏🏻

    • @saciidcabdi1811
      @saciidcabdi1811 5 лет назад

      @@saaficadey88 🙏🙏🙏🙏🖒

  • @zaciimapeipeh3241
    @zaciimapeipeh3241 5 лет назад +22

    kuwa dhahaya *nimco* dareen anigoo yaraa daawan jiray 9yearz kahor tolow hada maad izku dhax dhacdeen😂😂😂

  • @abwaankaarsheade3379
    @abwaankaarsheade3379 4 года назад +1

    Caamir Zaki
    nimca Daren
    best Song
    Adna Kuma Ilaalin My Uncle Abwaan Gallayr❤

  • @habonhabiin6070
    @habonhabiin6070 5 лет назад +1

    Masha allah nimco dareen waad ka reystey furunleh faqash

  • @TripleAGD
    @TripleAGD 5 лет назад +3

    Welcome back Dareeenkeyga

    • @firiyadqalbi2011
      @firiyadqalbi2011 5 лет назад

      asma love isjirir nimco way soolabtee waaaaaw Nimco dareen noolow habo mcn

  • @hamzeindho3274
    @hamzeindho3274 3 года назад +4

    My favourite singer Nimco Dareen ❤💯

  • @mohamudfarah4762
    @mohamudfarah4762 5 лет назад +1

    Nimco Dareen, fanaanad la jecelyahay fankeeda iyo shakgsiyadeeda❤❤❤

  • @sadiiqjr7832
    @sadiiqjr7832 Год назад +2

    2022_18_sep ceerigaabo ano Jogan xiijin jirey wlhy🎶💯🥶Jawi qabow o rooban