nimco dareen 2012

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @dheemanaluulaanzal6955
    @dheemanaluulaanzal6955 6 лет назад +36

    Allaw idindaa reer abtigy ogaden hadu jirin LMA dhaqaqen xaaan jeclhy Mar un inan agtina kadhawdo my dadki Lyga bery one love like Saar hadey dhiigaga yihiin cml

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 3 года назад +82

    Heestaan dareen ee nago reebtay marmara qaar a igo modo maqlin aa anigoo jidka socdo igo soo dhacdaa markaas wadada kumaraa waa sax waxwalbo quranka ogo wanagsan lkn bili aadan nahay heesaha wan dhageysanaa lkn insha Allah Allah qalbiyadeyna hanuursho 💯💯❤️❤️🙏🙏

    • @abdoulhakimbarre9573
      @abdoulhakimbarre9573 2 года назад +3

      Amiin insha Allah ya rabi

    • @Joya11
      @Joya11 Год назад +1

      😫🥰🥰

    • @Busso-r4c
      @Busso-r4c Месяц назад

      Ameen

    • @LadaAli-d3m
      @LadaAli-d3m 29 дней назад

      Wallahi bahashaan heesladhahaayo waan kala dheereen balse waxa ikeenay waayabanahy wey isooqabatay allah hanaga wada madoobeeyo

  • @cadoowmahamad9253
    @cadoowmahamad9253 8 лет назад +505

    salaan sare soomaaliyey waxan ahay ninki qoray heestan magaceygu waa abwaan qiiq oo kunool jig jiga one love all somalia

    • @salahahmed1201
      @salahahmed1201 8 лет назад +8

      aad baan ku salamayna abwane

    • @nimcoabdulahi9053
      @nimcoabdulahi9053 8 лет назад +6

      Salaan sare

    • @noaha5484
      @noaha5484 8 лет назад +5

      maxa ka mecne ah!!!!

    • @salahahmed1201
      @salahahmed1201 8 лет назад +17

      +Nuuh Aden waxa dhagesanaysid buu qoray bowe sidas bay macno u leedahay wax micno la'ana majiran

    • @mohameddhible5451
      @mohameddhible5451 8 лет назад +8

      sxb QiiQ waa hees shidan runtii waxan rabay inad ii samaysid hees Rapp ah

  • @mamejaykay8697
    @mamejaykay8697 4 года назад +515

    2020 yaa meshan jooga like hayla dhafin qofki ugu horeyey dhagaystey 2020

  • @shidanecmc6337
    @shidanecmc6337 4 года назад +338

    Hda 2020 dawaneyso like me👇👇👇

  • @mukhtaarfaqay6688
    @mukhtaarfaqay6688 9 месяцев назад +132

    Whos is watching this masterpiece song 2024

  • @moonvlog4525
    @moonvlog4525 5 лет назад +478

    Yahoy intee comment aqris ugu jurtaa?war videoga daawo 🤣like neh iireeb

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 Год назад +5

    Mar kastoon heestan daawanayo waxan si qaas ah u fiirsada: Heelo maalka Nimco ka jaazaya. Ninka wa Ninka heesta qurxiyay wlh. Sidu ula falgalayo musiga, sidu keenayo ciyaarta Nimco iyo sidu u istareexsan yahay. intu ba perfect 👌👌👏👏👏

  • @munaabdullahi8402
    @munaabdullahi8402 5 лет назад +226

    2019 yaa ila dawanaya 😊🙄😂❤

  • @xamsexiis7552
    @xamsexiis7552 7 лет назад +64

    Nimco Dareen waa fananada kaliya ee an tageero❤️❤️👆

  • @q.n1629
    @q.n1629 8 лет назад +174

    mashallah! viiVa shanta somaliyed. salaam from muqdisho

  • @leylamuse698
    @leylamuse698 4 года назад +178

    Hestan inta og in musalsalka fidiya lagu soden jiray like me 😂

    • @anabchannel3704
      @anabchannel3704 4 года назад +1

      Xasuus walahi

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 4 года назад

      Kk Universal Tv Miyu Kabixi Jirey

    • @libaanyare7816
      @libaanyare7816 4 года назад +2

      Leyla Muse naag tii doqon doqonta aheed maahinoo wll hadanan qaldaneen

    • @leylamuse698
      @leylamuse698 4 года назад

      @@libaanyare7816 haa ayade eheed😂

    • @leylamuse698
      @leylamuse698 4 года назад

      @@anabchannel3704 😂😂wagas dugsi leey ahay

  • @abdiazizyare
    @abdiazizyare 11 лет назад +315

    who cares whether she's ogaden or not. this is nice song and as long as it's sung by a somali singer, i like it regardless of what tribe she's!

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 2 года назад +95

    Still yaa ila dawanaya 2022 old is gold 👌✨

  • @hupiabdirahmn3586
    @hupiabdirahmn3586 5 лет назад +11

    Mii favourite song xsus dher Mxan wax dhexaa musalsal kufiirsaday Fida Xsus wcn wlhi ciyal musalsal liketa alh idin sharfee 😍😍😍😍😄😃🤣

  • @abdifitahibrahimabuukar1744
    @abdifitahibrahimabuukar1744 Год назад +38

    10yrs Ago yaa ila dawanayo 2023😢😢

  • @_wll____
    @_wll____ Год назад +45

    Cayalka 2099 daawanaya waxan leeyahay waa odaygii oo rawaxaya farxad iigu baashaala😘😂

    • @ladancadey1976
      @ladancadey1976 Год назад +1

      😂😂😂😂

    • @nimcoaxmed1021
      @nimcoaxmed1021 Год назад

      Sxb aniga duqa kula noqonayaa sorry hda waxn jiraa 24 sano😅😅😢😢😂😂😊😊😊

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Год назад +1

      @@nimcoaxmed1021 adigu wali magursatay wllo 24 sano hadi adgurla anku gadho walaga fican yahay

    • @nimcoaxmed1021
      @nimcoaxmed1021 Год назад +1

      ​@@anwaar.adaan.maxamudmaya weli maguursan walal😂😂😢😢

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Год назад +1

      @@nimcoaxmed1021 wanku soducaynaya walashay inu ilahay kusiyo زوجي saawji wanagsan aniguba 24sano ayaan jira walina ma arosin gabadh diinle o aale taqana o xilo jaano ah o hooyo fican noqota ayan aalle waydisanaya

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 5 лет назад +102

    Agah huno mad like igu qabatid hadad tahay reer dhagax buur❤🥰😘🔐😂👍

  • @cabdirush
    @cabdirush 12 лет назад +17

    tolkey absame aad bay u quruxbadanyihiin viva fanaanada qaranka ee nimco dareen nimco degan quruxbadan from xaafuun somalia puntland

    • @nuura3319
      @nuura3319 10 месяцев назад

      Before 11year ma noshahay wll😂

    • @SacadaBahja
      @SacadaBahja Месяц назад

  • @liban200
    @liban200 Год назад +46

    Nimco Dareen is the most respected Somali female artist I love her so much 😍 #Nimco

    • @Special_Meionezz
      @Special_Meionezz Год назад

      Shaki la,aan

    • @Saffins
      @Saffins 11 месяцев назад

      ⁠​⁠@@logic9928”naag qawan” aa? She is not. Maybe you are too sexually repressed to the point where you go bonkers when you see a woman’s hair. Have shame and class.

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 месяцев назад

      DHAANTOW

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 месяцев назад

      DHAANTOW

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 месяцев назад

      DHAANTOW

  • @mfarah07
    @mfarah07 4 года назад +34

    Nimco dareen ano 11 sano jir ban jeclaaday Markaas hadan xooga yara waynaan lahaa kama hareen wlhi🤩
    #STIIL WELI WAN JECLAHAY WLLHI😭😭

    • @Korean-c9e
      @Korean-c9e 4 месяца назад

      Kkkk hda mayarthhy😢

    • @mfarah07
      @mfarah07 4 месяца назад

      @@Korean-c9e wali wa yarahay 30 ma gaarin😀😀

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 года назад +9

    Wow waa dhaanto cajiib ah keep going Nimco dareen inta Taageersan nimco like ta ii saraa

  • @caabdulrazaqjaamac6837
    @caabdulrazaqjaamac6837 2 года назад +8

    Hdi ad 2022 cafimad kuso garte 😍
    Alxamdllh deeeh 💥
    Hesaha iska daaf wll🤲

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 Год назад +7

    Xaaskaa ii qaada mar kaan soo galayo guriga ❤

  • @cadnaancabdi6405
    @cadnaancabdi6405 2 года назад +41

    Heesta wan uso xisay 2022 ya dawanaya 🖐😂😂😂

  • @adanmohamed3087
    @adanmohamed3087 2 года назад +77

    Who's here 2022 listening this masterpiece song🥰

  • @MahmudMilik
    @MahmudMilik 3 месяца назад +4

    OGADEEEN dadkaan aduunka ujeclahay
    ..love from Khatumo

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Год назад +1

    Music, midho, laxan iyo jiibta iyo jaanta la isla helayo mid kamida heesihii/dhaantooyinkii hadaynan ahayn ta kowaadba ee ugu wacan ee Dowlad deegaanku soo saaray 🔥✨️ markii igu horaysay ee aan maqlo dhaantadan waan xasuustaa anoo milcaamad quraan ka imi baa waxaa i dhagysisay gabadh ayaan la dhihi jiray oo aan isku xaafad aan dagneen magaalada jigjiga gaar ahaan qabalaha 8aad waan xasuustaa mobeelka ay iga dhagysiisay samsung yaryar oo aan screen ahayn oo berigaa socday buu ahaa inantii hadda maraykan bay joogtaa anigaa jigjiga ku hadhay 💔 ilaahayow maalmo dhaama maanta

  • @abdikanimohamed2241
    @abdikanimohamed2241 5 лет назад +133

    Yaadawanya 2019 😁

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction 6 лет назад +247

    2018 Ayaa Ila Daawanaayo 💋💋😂😂

  • @apdilaahimohamed3166
    @apdilaahimohamed3166 2 года назад +35

    Still I didn't stop the listening of this dhaanto 😁🔥♥️🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴♥️

  • @dahabizizy
    @dahabizizy 6 лет назад +52

    Ilahy ma cadabo ogadeen dhaqnkuba iyagu ku harey
    +qurux
    😍😍😍😍😍

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 11 лет назад +46

    Nimco Dareen love it I am so proud of her as Somali,,,

    • @calilakinho3929
      @calilakinho3929 2 года назад +3

      Ma noo shahay

    • @bashiiryare13
      @bashiiryare13 2 года назад

      9 years ka hor wxd so qortY commentgn wll hda ma noshY

    • @calilakinho3929
      @calilakinho3929 2 года назад

      @@bashiiryare13 how are you🤔

    • @bashiiryare13
      @bashiiryare13 2 года назад

      @@calilakinho3929 fine and u

    • @yusuf123somali
      @yusuf123somali 2 года назад

      Inaadeer heestan 9. Sano dhagaysanaysa anaH❤hada pal ila soo hadal❤ hadii aad i arkto 😂😂

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 года назад +22

    Heestan wax badan ayaan raadiyay caawan dhagysanaya 1/2/2020 habeen khamiis soo galyso 😊😊Al ways happy

    • @xamdicumar6165
      @xamdicumar6165 2 года назад

      Anigana hadan dhageysanayaa 2 3 2022 kawaran

    • @caaishoabdikadir6685
      @caaishoabdikadir6685 2 года назад

      @Xaajiyo 👸🏾 walaagaa sii danbeeyaa 14 April 2022😂👋👸

    • @maanhasan9666
      @maanhasan9666 2 года назад

      @@caaishoabdikadir6685 kaa sii danbeeya 28/may/2022

    • @therosegirl1545
      @therosegirl1545 2 года назад

      11/8/2022 habeen khamis soo galyso

    • @raqiyaroon1065
      @raqiyaroon1065 2 года назад

      anaa kaa sii dambeeyo 16 september 2022

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 лет назад +47

    Yartan caashaqeeda la caatoobayey cidlaan ka radiya
    2019-03-07 maalin qamiis south africa

  • @awakonamount2879
    @awakonamount2879 4 года назад +4

    Marka aan dhagaysanjiray heestaan waxaan gabijiray ama xiran jiray BooMo wllhi hadda lkn sorwaal ayaan baranayaa wow mnshaalah 😂😂😂😂😥😥😥😥😥like dhackusee from Guday gacalo🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰😘😘

  • @filimantafanprojhd1268
    @filimantafanprojhd1268 2 месяца назад +6

    Ano yaar ban dawaan jiray hadana wan isla egnahay Manshaalah sanadba sanadka ka dambeyo wey sii yaraneza Manshaalah hadaa Ila dawaneso 19/8/2024……. Waqtiku yahay…….15:58 …….Galaab tahaay hadii ad iga dambesid like saaar ❤️❤️❤️❤️

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 года назад +2

    Daaroodku waa role modelka soomaliya .
    Inkasyoo an shiikhaal Ahay hadane waan Taageera wlhi

  • @bashirabdi8999
    @bashirabdi8999 9 лет назад +152

    As long as their is a Somali person breathing in this world, qabiil will be there, so i say long live Somalis where ever you are and always remember my qabiil is better than yours, and your qabiil is better than mine. So let us never unite, because unity will give us nothing to argue about, and nothing to talk about over maraqaan, or coffee places, or shisha places, or RUclips, or Paltak. My grandad used to argue about qabiil, my dad used to argue about qabiil, i argue about qabiil, and for dam sure i will make sure my son and his sons don't miss this great traditional way of their crazy ancestors. Soo ibashaala saxiibayaal and admit we Somalis are crazy people. Thank you

    • @fifamasterman6006
      @fifamasterman6006 9 лет назад

    • @MohamedAbdi-dr8dl
      @MohamedAbdi-dr8dl 9 лет назад +4

      Sxb igama qabiil fiicnid ayaa ku idhi laandheere ayaan ahay lool

    • @bashirabdi8999
      @bashirabdi8999 9 лет назад

      Labadeena kii laandhere ku horboday un baa laangaab ah lol. Saxiib jawaabteyda ma umalaynaysaa in almost ilaa iyo boqol sano la isticmaali jirey. Somali aan murmeyn aduun dhamaa.

    • @MohamedAbdi-dr8dl
      @MohamedAbdi-dr8dl 9 лет назад

      Bashir Abdi sxb wax iska celis ayaa igu jirey iyo kalsooni aan reerkayga kuqabo kkkkkkk

    • @bashirabdi8999
      @bashirabdi8999 9 лет назад

      Kkkkkkkk i hear that saxiib

  • @MubarakYusuf-dr1xw
    @MubarakYusuf-dr1xw 10 дней назад +1

    Iam Ogadein from Australia Melbourne Dhanto waa dhaqankena

  • @nastehohassan4341
    @nastehohassan4341 5 лет назад +23

    Caadilow ilaaaw calaf waa marqura ee yarki aan calmaday caana wada dhana 2012-2019 wali wa xasus igu qaali ah arday nimo form3 ban aha xiligaas Somaliya hadana master ban Kampala kudiyarinaya wali qalinki iya jclki wala waa la iskuskuwada

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 3 года назад +1

    Dhaantadaan xasuus gooniya ayay igu leedahay dhaantadaan oo cusub iyo anigoo qaxootiga kkm kucusub ayay isku soo adeen 2012

  • @raageugaas4753
    @raageugaas4753 5 лет назад +21

    I am from ogaadeniya allow iidaaa dadkayga yaa iladaawanaya 5/7 /2019

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. Год назад +2

    Yaa ila dawan haya 10 sano kabacdi codkii quruxd badnaa ee nimco dareen alla muxuu waqtiga is badalay aduunyo
    Wxaan dawan haya 2023 cafimad ku rajeynaa qoralkeyga hadad aragto✌🏾🥰

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 4 года назад +6

    Hada heestan kuso maqashay musalsalkii Fida legend aya thy🥺😍

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 года назад +1

    Dhaantadaan waxaa daawaday 2 million & 300000 oo qof masha Allah càadi ma ahan,, dhaanatadu Waxay meesha kariixatay heesihi qaraamiga ahaa ee hada iska dayacmay maadaama ay meesha kabaxday wazaaradi iyo xirfadla yaashi isku soo duwi jiray,, maanta heesaha laxan iyo jajab baa kabuuxo uma xiisaysid dhagaysigooda

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 лет назад +60

    Shaw Dhaantadu Dadka Buurbuuran laguma talagalin 😅
    Ninka zuudka Buniga xidhan wuu igaqosliyay habka lociyarayo😂

    • @dahirhashi1946
      @dahirhashi1946 7 лет назад +6

      Dr_ Sihaam ninkaas waaba wasiirka dhan heesta looqaadaaa lol

    • @kaderismail4151
      @kaderismail4151 7 лет назад +3

      Dr_ Sihaam hhhhhhh wlhi bentmha hno

    • @qaysj8451
      @qaysj8451 6 лет назад +3

      Dhaantada gacmaha laga ciyara qofka buran gcmihisa uma samaxayan inu ku ciyaro dhantada o calosha cel celinaysa gacanta kkkkkkk
      That's my opinion huuno

    • @foziamohamamud3725
      @foziamohamamud3725 5 лет назад

      😂😂😂😂

    • @leilarashid3246
      @leilarashid3246 3 года назад

      body shaming is not it :/

  • @saacidbrown6674
    @saacidbrown6674 4 года назад +2

    Ar aduunaa xilli ee naagtaan iiga shidneed oo jeclaan jiray kwrn markee hees qaadeyso anoo iyada lee ku maqan ee heesta igu dhamaan jirtay my ex nimco Dareen ❤😍 hadana waa kaasaa kiin jaamac iyo fartuun balbalaarka aa la iga fujin la'yahay 😁

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 7 месяцев назад

      Waxaa kuhaayo maxaa waaye marka 😂😂😂

    • @saacidbrown6674
      @saacidbrown6674 7 месяцев назад

      @@maymuun7956 xiiso Lee dhihi karaa jcl iyo qooq midna ma ahan lol 😂

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 7 месяцев назад

      @@saacidbrown6674 iga daa hee waxkalaa jiree 😂😂

  • @Coolgng4
    @Coolgng4 4 года назад +54

    wlhi heeestan wa heesti igu horeysay e aan maqlo 😭😭 2030 hada dawaneYso iducey wlal😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂

  • @HanadAbshirMohammed
    @HanadAbshirMohammed 4 дня назад +1

    Hanad waa DaRwiish Geesi❤

  • @sacidoabuukar848
    @sacidoabuukar848 2 года назад +4

    Waxa ciyaya io codad baan mqlaa ma libaax🦁baa cartami ma codkaagi baa ma anaad igu cabsiin🥴
    Waan jclahy dhaantadaan wliba saaid from🆎️gaal🥀🥰

  • @theflametvpodcastyoutubesh1147
    @theflametvpodcastyoutubesh1147 2 года назад +1

    Waa sagaal sano oo wax lajira, yaa halkan soo marey 2022?

  • @farhiyoali8644
    @farhiyoali8644 8 лет назад +5

    HHHHHH Wallahay Nimco dareen way iga qoslisay. Hees fiican abaayo

  • @kingraashidaxmedrashiid1501
    @kingraashidaxmedrashiid1501 14 дней назад +1

    Ma ogtihin cida haradigeed anaa dhalaye 😂

  • @abdulwahididris6543
    @abdulwahididris6543 Год назад +14

    Back in 2012/2013 ,I used to listen to without understanding it 😂, bt now , it's another level ✅💯,😢

  • @yusrashariifabdi6138
    @yusrashariifabdi6138 4 года назад +1

    Cadillow allow clf waa mar qudhe e yarkii aan calmaday intan ciida glin cunto wada cunna allow iigu zin dhwn rjyn muqdisha kuzo socda dhwn siyn nollasheydah hlkaa ugu dhistoh 🙏🙏🙏🙏

  • @abduladan9836
    @abduladan9836 12 лет назад +20

    nimco keep like that u got most ,,mad swag...ever,,and greatest singer of all time ....

  • @Imraan53
    @Imraan53 5 лет назад +17

    Somali galbeed 😍 lots of LOVE from MOGADISHU

  • @fartunhasan5555
    @fartunhasan5555 5 лет назад +7

    2012 xasuus waqtigi somalia igu danbeysay waxan ku xausta musalsal ba lagu so deyn jiray 😢😢

    • @caaqilofficial3093
      @caaqilofficial3093 3 года назад

      xasuus ayey ii tahay walaal sidokale anigana 2012,kii baa iigu dambeysay dalka

  • @naaji_official7918
    @naaji_official7918 4 года назад +1

    Markaan heestan dhegaysanaayo yarka midigta kataagan baa daawadaa maxaan udaawanayaa ??

  • @ayubfrh3785
    @ayubfrh3785 7 лет назад +24

    Wallahi markan dageysto saaxibkey aan xaasuusta

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 6 месяцев назад +2

    Meeye dadkii telephone kii gadafiga ka dhagaysan jiray😅

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Год назад +8

    Heestaan midbaa Aroos baadiye ka qaaday habeen 2013 xasuus bay igu leedahay hadaad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay Like dhac kusii maalin maalmaha kamida ba aqrin donaa comantiga❤

  • @isseabdisalaam2739
    @isseabdisalaam2739 7 месяцев назад +1

    Jiilka naga danbeeya 2100 hada qoralkeyg aragtaan salama zxpyal

  • @joblessbillionaire2619
    @joblessbillionaire2619 3 года назад +28

    So sweet but I couldn’t understand anything anyone drop the lyrics somali wawenki away

    • @aminabdi1797
      @aminabdi1797 3 года назад

      6

    • @misshodaclass6027
      @misshodaclass6027 3 года назад +1

      It is a long story in a nut she'll she wants to be married to him and love him

    • @muhyadinmfarah2499
      @muhyadinmfarah2499 3 года назад +3

      Sabun cadar miya ma cadced so baxda yarkan cashaqi lala catobayow cidlan ka radiya anigo cid hayn cirna so cartamay ban dhex cararaya Caadilow Allow calaf wa mar qura ee yarki an calmaday caanoo wada dhana.
      That is my understanding for the lyrics

    • @joblessbillionaire2619
      @joblessbillionaire2619 3 года назад

      @@muhyadinmfarah2499 thanks muhyadin partkas lee rabe

    • @MrGwax
      @MrGwax 3 года назад

      Oh Gosh! I wish you could understand, the words are poetic and sweet.

  • @ahmedwali9023
    @ahmedwali9023 10 месяцев назад

    @ Mohamed abdulaahi. Ninkan xiran dharka cidanka is ku meel ayaan ku korney kenya refugee comp la dhaho( IFO )comp magacisa rasi ah waxaa la dhaha abdinoor. Waxaa u ahaa nin ad u funy ah

  • @AmienYalka
    @AmienYalka Месяц назад +5

    Who is watching 2024 August

    • @macaloowify
      @macaloowify 13 дней назад

      I'm watching October 2024

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn 5 месяцев назад +1

    Hadda ninka ugu danbeeyaa waa aniga oo dhagaysanay 12 toban sano kahar 24/04/2024 ilaahay nabad ha ibagu simo inta nolo jirto intii nool

  • @zalojama7773
    @zalojama7773 3 месяца назад +4

    Heestan waxaan dhagaysanayaa 2/7/2024 9.21 habeenimo oo talaadaa waa odaygii oo idil leh 2030 salaams hadaad noo lahay like ta hayla dhaafin❤😂😂

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said Месяц назад

    Waxan xasuustaa 2014 Inan aanu jaar ahayn ayaa aroosyada ka qaadi jirtay heestan markasta , waxay ahayd meel baadiye ah oo koonfurta hargeisa ku beegan , waxan ka qaybay heesta meerisyada ah
    Tusaale inan noqdoo
    Tilmaan dadku igadhigtaan
    Talaaban usoo jiraa
    Batiriga waan yaraa 8 jir ilaa 9 baan ahaa walina heestii waan hayaa axyaa memories😢😮😮

  • @raqiaalimuuse1715
    @raqiaalimuuse1715 7 лет назад +9

    Dadka an mardhaw la xidhiidi rapo umc ogaaden love idinku ahy like iisaara inta sideyda jecel walaalaha jigjiga 😂😂😂😂😂

  • @BishaarXuseen-nw1sn
    @BishaarXuseen-nw1sn 24 дня назад +1

    2012 ilaa 2025 macan wye hesta😢❤🎉

  • @abdirizakabdi1913
    @abdirizakabdi1913 3 года назад +9

    I had a friend that was crazy about Nimco Darren, May be I am slow but now I see how lovely she is. MashaAllah walaashey.

    • @hannad879
      @hannad879 3 года назад

      Say Wlhi

    • @kashuusevenk7
      @kashuusevenk7 2 года назад

      Take him to your nearest quransaar 😄 🤣

  • @juweriyaabdihakim1287
    @juweriyaabdihakim1287 2 месяца назад +1

    31/july/2024 ayan dawanaya, marki igu horese aan dawado 2014 kasheke 😂

  • @omarmagan6702
    @omarmagan6702 5 лет назад +8

    2019 heestaan kama daalo dhageysigeeda nimco dareen one love ❤❤❤❤❤💓❤

  • @musicforyou4117
    @musicforyou4117 2 месяца назад +1

    Iyaa daawanayaa 2024 bishii 8😢😢😂 ninkaa buuran waxaan mooday dani markii iigu horeysay

  • @Yourtikmusics
    @Yourtikmusics Год назад +3

    Wow beautiful Ethiopian song 🇪🇹😍❤ love it

  • @Qurankaiyomucjisojinka
    @Qurankaiyomucjisojinka 2 года назад +1

    2022 yaa iladaawanaya

  • @najkamahamud7446
    @najkamahamud7446 4 года назад +6

    Hadi aad heestan xasus ahan udhageysato like hal ila dhafin🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DaganeHassan-yu7wh
    @DaganeHassan-yu7wh 4 месяца назад

    Heestan 2015 ayaan ka dhageysan jiray Radio markaas waxaan jogay Nairobi Kenya hada waxaan jogaa Waqoyyiga America

  • @zaabirzaid1653
    @zaabirzaid1653 Год назад +14

    4th August 2023 and still listening to this masterpiece🥰

  • @yaxyemohammed6672
    @yaxyemohammed6672 4 года назад +1

    Waxan dhagaysan jiray xili an kashaqaynayay mustaxil 2012 hadana waxan dhagaysanaya ano jogo Paris xili corona virus jiro 20/20/2020

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 4 года назад +3

    2020/1/luly Ayaan Dawanayaa Yaranteydii Ayaan Jeclaan Jiray Hadey Igu Soo Dhacday From Ankara😭😭😭

  • @farhanahmednour1370
    @farhanahmednour1370 4 года назад

    Agaah eega dadkuba may dawanayaan iyadoo maqal iyo muuqaal ah

  • @kowsaryoonis1113
    @kowsaryoonis1113 4 года назад +5

    2020 ya xasuustey ama maqleY😂😂✋iirep masha yar tabo bulug ha noqoteh😂🥰🥰

  • @khadardayactire1705
    @khadardayactire1705 Год назад +1

    Waa dhantadii ugu horaysay ee aan dhagaysto2010__2011

  • @djagga6043
    @djagga6043 5 лет назад +6

    2019 wali xiisu waa halkiisi love dereen

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 5 лет назад +2

    Waagii quranka la igu kari la,a waa heesihi ilumiyey one love habo nimca 😘😍

  • @awalemohamedelmi54
    @awalemohamedelmi54 4 года назад +3

    Nimca dareen 2011 dhagaysan jiray dhaantadaan👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️🔥❤️

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 6 месяцев назад +2

    2024 dhageysanaya musalli fito kusogalijirtay dee

  • @abdihakiinmahamedabdi3898
    @abdihakiinmahamedabdi3898 5 лет назад +56

    2019 yaa daawanaya like saar

  • @samiiraraaxo3686
    @samiiraraaxo3686 4 года назад +2

    Tariikhdu waa 1/3/2020 malin sabti ah waxaan jooga boorme waxaan uqoary qiraalkan in aan xasuusiyo dadka akhrinaya👉💖

  • @NaimaNurein-kf2fk
    @NaimaNurein-kf2fk Год назад +6

    I love the lyrics even though I don't understand it that much she's such an amazing singer 💟

    • @Suldan34
      @Suldan34 10 месяцев назад

      Maku fasira

  • @kartickcade6853
    @kartickcade6853 Год назад

    Wlhi waa yaab maanta ayaan dib u arkey 12 sano kabacdi 😮😮😮

  • @anas__akash6225
    @anas__akash6225 2 года назад +3

    2022 ya ila Dawanoyo Codka Boqorada Fanka Ismuji

  • @xamsecabdi8088
    @xamsecabdi8088 3 года назад

    Dhantadan waxan ku xasuustaa jacaylkagii iigu horaysay ayaan wada ciyaaraynay 2015 caawa 21/3/20/21 borama to baki

  • @bashibisle5854
    @bashibisle5854 Год назад +6

    Who is here listening this song 2023 ❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 4 месяца назад

    Raha ciyaayiyo❤ Codad bn maqlaa
    Ma Libaax baa cartami
    Ma codkaagiiba❤Ma anaad igu cabsiiiiin

  • @apdullahiboss3492
    @apdullahiboss3492 6 лет назад +19

    2018 bisha 6 ya ila Daawanoyo dadkeyga
    Heesta heesa ka jeclahay 😘😁

    • @k.aiya0k
      @k.aiya0k 6 лет назад

      Abdulahi Khaliif aniga🙋😛

    • @abdisalan9711
      @abdisalan9711 5 лет назад

      Apdullahi Boss iidaawo xbb anaa kujecele

  • @NimcaNeehaa
    @NimcaNeehaa 2 месяца назад +1

    19 agosto 2024 ta ayan dawnaya inta iga danbeyso ismujiya