HEESTA l CIIDA l AXMED DAAHIR l ARAGSAN l 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • SHOW GA CIIDA
    XUJOOYIN ADAG
    MADADAALO
    HEESO CUSUB
    ESTV JIGJIGA
    HABOON UGAAS

Комментарии • 497

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 3 месяца назад +15

    Habenka waxan jogay addis ababa maantana waxan jooga London allow cimriga iyo cafimadkaba noo dhere ❤️

  • @A.zhakur_Cr
    @A.zhakur_Cr 10 месяцев назад +69

    Who still listen 2024❤😅

  • @MrMahadj
    @MrMahadj 5 лет назад +64

    aax heestan kama daalo dhageysigeda sojadeyda saamiya edabtaan kugu dortay wlh adaan ujeclahay aaaaax fanaan buuxa full respect

    • @mamozacda7186
      @mamozacda7186 3 года назад +4

      Quraan ka allana

    • @SusanMahamed
      @SusanMahamed 4 месяца назад

      8waka ok 88😮hadan izo 9qabo ana Ka 9BaxZO 89kuu l.p. 87 'll 8k8l8pi8ll​@@mamozacda7186

    • @King_of_cabdi
      @King_of_cabdi 3 месяца назад

      @@mamozacda7186😢😢

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 8 месяцев назад +11

    What A Song Waxani Hees Way Dhaaftay wllhi ❤
    23/ jan /2024 Hargeisa,Somaliland
    Heeskan Waxan Ku Xasuusta Safarkaygii ugu Horeeyay Een Ku Tagay Berbera Ayay Noo Baxaysay🔥❤️😎

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 6 лет назад +218

    Hubaal Dunida waxaa ugu Nasiib Badan Qofka Leh Saaxiib Run Ah, Balse Waxaa Kasii Nasiib Badan Qofka Xaaskiisa Ay U Tahay Saaxiib Run Ah.
    #Waiting_my_own

  • @blossom8569
    @blossom8569 4 года назад +70

    Anoo single ah baan dhagesnyaa😀
    Xaasna ma ahi xiriina malihi😆 bal maxaa udhagesnyaa??🙂
    Hey singles😉😉

  • @omarxaaji1845
    @omarxaaji1845 5 лет назад +34

    Yaa dhagysanaya 2019 1 ugusto 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @xamdaethoipaoffical556
      @xamdaethoipaoffical556 4 года назад

      Maxy

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 4 года назад +1

      xamda ethoipa offical afsomaliga maxaa ugu hadlee hadaa somali tahay maxaa Ethiopia ku falaysaa

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 2 года назад

      Hda may 7 2022 ban dhegysan i.a mlin frxd allh hna garsiyi 1 aug 2022 iyo mlintena 🇸🇱

    • @faadumoaxmed8277
      @faadumoaxmed8277 7 месяцев назад

      2024 2 24 daawanooya😂🎉

  • @hamzeabokor7456
    @hamzeabokor7456 4 года назад +13

    Heestan laba sano ka hor 2018 waxa wada dhagysan jirnay aniga iyo saaxiibkay ugu qaali ahaa oo imika aan wada joogin 😭🥰😇inta saaxiibtinima jecel like

  • @noormaxamoudabdi8768
    @noormaxamoudabdi8768 2 года назад +8

    Argsan hda qorlkaega arkesid wna kujclh ❤ 😍 u apyo adunyda farxd igu nlow akhirana cml wngsn kurJena.

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 года назад +15

    Heestan Xusuus gaar ahbay iileedahay 😭😭 memories I didn’t forgot 😭😭

  • @xamsemaktal6807
    @xamsemaktal6807 4 года назад +27

    HaBenkaY zoo baxdaY tv ka maqlaY anoo ka foG naziip wnaaG markaaN raadiyay wn helaY haddana
    2020 ayaan daawanayaa😚

    • @fatxiahmed5408
      @fatxiahmed5408 2 года назад +1

      wlhi pweh tiktok ku arkay naziip wang hda ayan helay 🥰🥺

    • @xamsemaktal6807
      @xamsemaktal6807 2 года назад +1

      @@fatxiahmed5408 hees I taabatay wye wllhi🥰❤

    • @fatxiahmed5408
      @fatxiahmed5408 2 года назад +1

      @@xamsemaktal6807 sido kle wlhi lkn 2018 wyeh heesta mar hore ayee ehed 🥺✌

    • @xamsemaktal6807
      @xamsemaktal6807 2 года назад

      @@fatxiahmed5408 dabcan haa🥺

    • @mubaarigsiciid-fb8rp
      @mubaarigsiciid-fb8rp 6 месяцев назад

      2024 daawanoya ana zhp🫡

  • @4ktmakaveli130
    @4ktmakaveli130 2 года назад +21

    This is first song to listen Somali I love this song
    Am somali majeerteen
    Am proud to be a Mali🇸🇱

  • @CabdilaahiCadde
    @CabdilaahiCadde Год назад +2

    Best song and golden voice gabaydha mustqbalkaan u qaadayaa mar is guursano alle haygu kaa simo Quen inzha waxan rajaynayaa inan comebtigayga kusoo laabto aniga oo helay raaliyo🎉❤

  • @a.laahiyousuf880
    @a.laahiyousuf880 6 лет назад +12

    Middan sahan sade ideqday
    marki dumar la iga siyay
    rajadi nolashen sugaayay
    allhi igu sima isaaciday
    WAAAW BEST SONG
    Blease Like🙋

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 4 года назад +18

    Heestan Xilgan bb daawanyaa 2019 dhmaadkeeda Wyo Samayn badan Bay igu yeelty qof igu qali ah b aa isoo diray Inkastoo aanan wali midoobin

    • @NaemaMuza
      @NaemaMuza 4 месяца назад

      Imika midowdeen 🎉😊

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Год назад +2

    I'm watching 01/07/2023 galab sabti ah 5:03 pm ❤🎉

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 2 года назад +22

    2022 03 18 subax hore 6:45 AM hargaysa wali kama daalin dhagaysigeeda waxaan u Hibeeyay xaskayga qaaliga oo leh sifahaa uu fanaanka sheegay Allaha ii xafido oo hanaga dhigo kuwa isku wara jacayl iyo farxadna kuwada qaata inta ay noolyihiin AAMIIN AAMIIN

  • @mahadaidid6451
    @mahadaidid6451 4 года назад +33

    I'm keep repeating this song I wish I could like more than once 🤯

  • @samiixacaday6853
    @samiixacaday6853 3 года назад +7

    Inta ila aragty axmed daahir inuu vod leeyhy like ta saara 👌👌❤❤😙😙

  • @nazirgomezjr7983
    @nazirgomezjr7983 6 лет назад +139

    Inta jecel heestan liketa igu qabto hadad ilahay taqanin

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 Год назад +7

    golden voice 🔥Axmed daahir
    I love this song 🎵 ❤

  • @aabdi4544
    @aabdi4544 5 лет назад +17

    InTa dawanayza 2019 like izara

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 Месяц назад

    Fanaankii wakhtigiisii ugu fiicnaa Legend axmed daahir hada ciyaalkii agtiisa ka ciyaari jiray baa la dhagaystaa lkn wakhtiga ayaa keenay

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 года назад +5

    Arragsan qalbi saba sifeeye
    Isaacidda ima saluuga
    Sadkeyga iney ahaato
    Sabanno ayaan sugaayey.
    Maalinteyda waa inaan u daraa marka aan arooso ayaan comments kaa dib usoo tusi donaa insha allah. 3/2/2021

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi Год назад +12

    14-12-2022 heeskan waxaa isoo diray Jacaylkey Suhaib wan rajeenaya inaan midowno ana waxay ii ahaan doonta xasuus mar walbana wn soo booqan doona
    I love you mcnow🥺♥️

  • @drmohamed5946
    @drmohamed5946 6 лет назад +13

    Fanan wayn IGA dheh inta igu racsn like ta iisara

  • @farhiyaapdirahman5388
    @farhiyaapdirahman5388 6 лет назад +27

    Intii wax jacyla ila dareenTay like hala dhafiN

  • @sabaadbudul7503
    @sabaadbudul7503 3 года назад +7

    Run ahanti heestan wanjeclahay wllhi wantagera

  • @abdiaziiz7053
    @abdiaziiz7053 3 года назад +14

    Memories never get old

  • @xanaanbbe4035
    @xanaanbbe4035 6 лет назад +11

    Wlh heesta kama daalo 😍😍 axya cood xab.xab 😄

  • @israomar3352
    @israomar3352 6 лет назад +8

    naftana nololbaa usiyaadey waaaah waaaaah iga dheh hees wcan 🎶🎧🎧🕪😍😍😍😍🤗

  • @cadekacade4107
    @cadekacade4107 3 года назад +1

    waxan dhagyzaayaa 2021 anUh ani iYo jaceylkygi ala igama ka aaadoh zamzam mahamod

  • @abdidalqo3568
    @abdidalqo3568 6 лет назад +8

    Markaan helay sawjadaydaa naftana nololbaa u siyaaday hada hada waa aniga maha axmed daahir ee lasooo

  • @abishakurmohamed6266
    @abishakurmohamed6266 6 лет назад +43

    Xarfaanay dar Alla Igu qabo

    • @rumeohanad3647
      @rumeohanad3647 4 года назад

      Hees mcn igadhe walahi taageera
      😗😗😗😘😘😍😍

  • @HanaMustafe-b2g
    @HanaMustafe-b2g 8 дней назад

    Malinta Hesta maqlay waxn dhigan jiray schoolka hadan alx wan jiga wax khayra Allhe ka sugayna 🎉

  • @abdoulkaderabdillahi2210
    @abdoulkaderabdillahi2210 4 месяца назад +1

    J'aime beaucoup cette chanson elle est vraiment agréable et amusante, je écouté aujourd'hui le 16/06/2024 jour de la Eïd Al Adha vers 11h53 du midi

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m 6 лет назад +19

    *fanaankan wxaan ku xazuuzTa ruwaayadii sadexda tuuG😂😂😂 big fanaan wlhi keep going 🔫*

    • @sacadxikmaawi3585
      @sacadxikmaawi3585 2 года назад

      Riwaayadii jigjiga ee new police ciyaalkii horaad tahay 😂😂😂

  • @xaantuug8946
    @xaantuug8946 Год назад +7

    Still I'm listening 🎶😌

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 4 года назад +3

    weli nin wanaagsan baan sugayaa ilaahay mid wanagsan ka barayaya

  • @superfrankie277
    @superfrankie277 8 месяцев назад +3

    What a song ❤🎉 28/1/204 3:21pm

  • @XawoadamHawoada
    @XawoadamHawoada 4 года назад +5

    Sagaksan qalbi saba sifeeya sadkayga inay ahaati sabano ayan filayey waxan kaga socday unka sifaha dhaqankaga suban xishoodkiyo socodwanaga samiyo edebtan ku doorty markan helay saygayga sadkan sugaya samaday sareediyo khayr badhadhay sagalna noobaa usiyadey anun lasimayn haweenka hankayga waxan usiiyey sagalsan samirkan kudiirtay dabciga lagu sadey samaantaa midan sahansadee ideeqday markii dumar layga siiyey alihi igu simaa isacidey❤SAGAl💛💟

  • @halabuur964
    @halabuur964 3 года назад +3

    Yaa dhagaysanaya 2021
    20/3/2021
    Saturday
    1:36 Am Habeenimo🥰

    • @Decoz292
      @Decoz292 3 года назад +1

      26/6/2021
      Saturday
      8:00 Am supaxnimo 🥰🤩

  • @katarinafaysal1200
    @katarinafaysal1200 3 года назад

    Samiyo edebtan ku dooraty 2021 bishi 5 xiliga ololaha ayan dawanaya

  • @Na4ma_updikadir
    @Na4ma_updikadir 4 месяца назад

    Heestan waxan ku xasuusta jcylkeyga igu horeyey khalid ahmed aan ka tagay anoo jecel sababtana ma aqaan😢

  • @Mxsofficial.
    @Mxsofficial. 7 месяцев назад

    Xasuus heestan 😊

  • @hawaabdulhakim8137
    @hawaabdulhakim8137 2 года назад +4

    When l listing this song
    I feel like.....................🥺🥺🥺

  • @nasibyare5042
    @nasibyare5042 4 месяца назад

    It is my first time to listen this song, what a great song, ❤❤❤ love it. 2024

  • @ibrahimkanedy6745
    @ibrahimkanedy6745 2 года назад +2

    Maalin uun hestaan wa ku tusi doonaa🖐🏽🤣

  • @Nour-Cade
    @Nour-Cade 2 месяца назад +1

    Still 2024😂🎉

  • @DeeqaMaxamed-nb8io
    @DeeqaMaxamed-nb8io 3 месяца назад +1

    thins waall❤😂

  • @mohamadale-qz1rv
    @mohamadale-qz1rv 4 месяца назад

    heestaan waa heesta kaliya aan ka daaleyn hadaan maalinkii 1000 jeer dhageysto waayo waxey tilmaame ninkii hela marwo wanaagsan sidoo kale waxaa dhageysigeeda waxaa ku raaxeysta nin nasiib leh inta isku faraxsan alle hadiin siyaadiyo farxadiina noloshu waa macaan marka leys fahmaayo poqoradeyda alle haku karaameyo aduun iyo aaqiraba gacaliso waligey kuguma caasiyo inta aan noolahay I love you so much 🫶🫂🫀👸❤️☝️

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 Год назад +3

    Xishoodkiyo socod wananaga💃😩

  • @somalisame2416
    @somalisame2416 6 лет назад +12

    heestan Waxay U Music Eegtahay Heeska Xamar Bila Yaa Igu Raacsan🤗

  • @UpdyrahmaN_Love
    @UpdyrahmaN_Love 4 месяца назад +2

    9/06/2024🎉😂 40:40Am SuNday FiNal of champion Dds Afdheer I yo No gob
    Me Nogob😂❤

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 5 лет назад +1

    Aragsan qalbi saba sifeya
    Isacida imasaluga
    Sadkayga inay ahato samano ayaan sugayay...i love my hodan tayda

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 года назад +1

    Cabdifataax Mukhtaar laxankaas waa laisku raacay ❤️❤️❤️👑👑

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 3 года назад +3

    Markaan helay sawjadeyda🧕💍🥰

  • @mowlidramos1823
    @mowlidramos1823 Год назад +1

    Hestaan waxan Soo boqan dona anoo xaas wngzan qabo oo I jecel ane an jeclahay iguna qanacsan iguna kalson ku awiii teythii 😅 but now single April 6 2023 bil ramadhan ah❤❤❤❤

    • @aaminoahmed9654
      @aaminoahmed9654 Год назад +1

      Haa ani xitaa xajigeyga mustaqbalka markaan helo isla soo boqaneynaa i.a🤴🏻❤😘

    • @mowlidramos1823
      @mowlidramos1823 Год назад

      @@aaminoahmed9654 ameeen inshallah poqorada

    • @aaminoahmed9654
      @aaminoahmed9654 Год назад +1

      @@mowlidramos1823 i.a apowe🤴🏻🤩

    • @mowlidramos1823
      @mowlidramos1823 Год назад

      @@aaminoahmed9654 mahadsaanid sxp inshallah wan sugaa malintas

  • @caskawaagatube7009
    @caskawaagatube7009 6 лет назад +13

    Masha Allah hees qaliya runtii beelo weeyo

  • @xasnoali9688
    @xasnoali9688 Год назад +1

    Heestan Ma ilaaaw. Karo🥹 ex keyga ii qaaadi jiray 💔🥺

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 6 лет назад +7

    viva ahmed daahir bidaar hees mcn qaatay bro fanan qaali

  • @haifaabokor1513
    @haifaabokor1513 3 года назад +2

    2021 ilaa markay soo baxday💯

  • @Abaadirhussein24
    @Abaadirhussein24 9 месяцев назад

    3 January 2024 still watching

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад +1

    Still listening 2018
    Today 2512/2022
    Happy new ywar is coming alow khyrkisa nawafaji

  • @zacdaapdikader6355
    @zacdaapdikader6355 3 года назад +2

    Anoon la simayn haweenka😍😍

  • @mahadwalid
    @mahadwalid 4 года назад +2

    AraGzaN QalBi saBa SiFeEyA
    IsAciDa ImA zAluGa
    SadKayGa iNay i aHaaTo
    ZabAnO aYan FiLayaY❤️❤️❤️
    18/June/2020

  • @sirajeabdiibrahin
    @sirajeabdiibrahin Год назад

    hestan markan dhagysanayey waxan jogey ogadenia hadana waxan jogah london

  • @mucashaqchannel2884
    @mucashaqchannel2884 3 года назад +1

    2021 cidii dhagaysanysaa farta hataagto

  • @AbdinasirabdiwahidNasoo
    @AbdinasirabdiwahidNasoo Месяц назад

    From tiktok 😅

  • @QAREOFFICAL
    @QAREOFFICAL Год назад +1

    I can't pleaf that foce❤ super

  • @MarwaSolteco
    @MarwaSolteco 2 месяца назад

    2:09 bishuna waa 27/7/2024 ma ihi gabar magaca qofka gmailka leh ayaa leh cidi iga dnbeysa wxn ka codsanaya in ay iiguso duceyan inan helo qofkan jeclahay

  • @KhaalidMaxamedcabdilaahi
    @KhaalidMaxamedcabdilaahi 3 месяца назад

    Wan ku tageeraaa ❤🎉

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre 4 года назад +2

    Wof-Caleeg Waa Hees Classics Dhan-walba Ka Sidata😍

  • @mrigan24
    @mrigan24 9 месяцев назад +1

    2024 ❤🎉 still on the beat 💓 🔥 .we update this song 🎵 👌 ❤

  • @zerkaafficialking4380
    @zerkaafficialking4380 6 лет назад +1

    jig jiga tube
    waan kusaalaamaey zxp qali

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 3 года назад +18

    # Aragsan qalbi saba sifeeya
    # isaacida ima saluuga
    # sadkeyga inay ii ahaato
    # sabaano ayaan filaayay
    # waxaan kaga soocdey uunka
    # sifaha dhaqankeeda suuban
    # xishoodkiyo socod wanaaga
    # samiyo edebtaan ku doortay
    # markaan helay sawjadeyda
    # sadkaan sugayaa samaadey
    # sareediyo kheyr badhaadhey
    # naftana nolol baa usiyaadey
    # Anon la simeyn haweenka
    # hankeyga waxaan usiiyay
    # aragsan samirkaan ku doortay
    # dabciga lagu sadey samaanta
    # midaan sahansade ideeqday
    # markii dumar layga siiyey
    # rajadii noloshe sugaayay
    # alihii igu simaa isaaciday
    MaalinTa xaaskeyga heestan ugu tuurayaa maskinta yar

  • @hamiiyoqami8711
    @hamiiyoqami8711 6 лет назад +2

    Cabdifataax mukhtaar laxankiisa waa lagu raaxaystaa

  • @popsmock5034
    @popsmock5034 3 года назад +4

    BOQORKA CODKA 2021 KAMA DAALO HEESTAN😘

  • @kaltuunhaybe7558
    @kaltuunhaybe7558 2 года назад

    Fanakan manoolyahy ?

  • @hoydeedjecel8270
    @hoydeedjecel8270 4 года назад +1

    ala maxaan raadiyey hestan kudaalay hadaan helay 👌

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 6 лет назад +2

    Masha Allah axmed daahir fanaan lawaayay codkiisa iyo ciyaartiisaba lama helo wax lamaida nooloow inader

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 года назад +3

    Great song and beutifull memories woow

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 4 месяца назад +2

    27/5/2024.💔😊

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 5 лет назад +3

    Heestu macaan badanaa
    Way igu socotaa🔥🔥❤❤

  • @Sihaamay
    @Sihaamay 2 года назад +1

    Argsan .......🥺🥺🥺🥺♥️

  • @amalabdi1961
    @amalabdi1961 26 дней назад

    Hees tan waxaan ku xasusta jecelkay gii wakhti ina kala kaxeeyey😂😂😂

  • @jaamacdigaale7403
    @jaamacdigaale7403 4 месяца назад

    Ciida 2024🎉😂

  • @farxaanjamaal6810
    @farxaanjamaal6810 8 часов назад

    Oboleysa kiya kana artisti farhaan sulee kana haguddisnu like fi share amaas sabiskiraybi godhu hin dagatibaa

  • @boqoreherrochanel8067
    @boqoreherrochanel8067 5 лет назад +2

    Wllhi ani heestay weeyi dadow ha iga caayina💓💞😝😝😝😝

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 года назад +1

    Heestan mar aan dalka booqasho ku imid ayay soo baxdey aad baan u dhagaysan jirey waa hees dhan walba ka dhamays tiran

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 2 года назад +5

    I like this song ❤

  • @abdirahmanabdilaahi9367
    @abdirahmanabdilaahi9367 5 лет назад +3

    zhpkey xaaskiisa weeye inanta heesta loo qaaday

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 6 лет назад +8

    Alla jecliya heestan kaw ilove my wife

  • @clmuxzin1937
    @clmuxzin1937 5 лет назад +3

    Axmed daahir si baan kuutaageeraa😂😂

  • @Mahamedyare-t4n
    @Mahamedyare-t4n 29 дней назад

    Hapeenkan waxaan jogay shawgan jiggjigamaantana waxaan jogaa mogdisho

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 3 года назад +2

    Ruug cadaagii soo rogaal celi viva axmed daahir

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 5 лет назад +2

    Mansha Allah
    Brother Qaali ah Axmed daahir Noolow

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 лет назад +4

    Ahmed. dahir. The best SonG. The only one king singer in. Soomali. I support ❤️🤚

  • @mohamoudzaid8620
    @mohamoudzaid8620 6 лет назад +1

    2018 cidna kuma hysato heestaan 😀😁😁👌👌👌

  • @omiirarashiid9131
    @omiirarashiid9131 6 лет назад +1

    ku jeclahay wlllhi Axmed dalmar fanaankayga ku tageraa hno allaha nooka daayo hnaday qlli