Dareen l Cabdi Zaki l Hees Cusub l 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @Mssmilaano
    @Mssmilaano 3 года назад +511

    2021 Hada Soo Booqato Halkan Like iska Reeb Isku Si ban wali Abdizaki u tageerna wali

  • @suldaanfaysal1165
    @suldaanfaysal1165 2 года назад +127

    Heestan waxan uqaadi jiray gabadh aan nafteyda xitaa aan ka jeclaa balse hada calaf ayaa nakala kaxeeyey 07/8/2022 markan heestan aan maqlo iyadan soo xasuusta runtii waxay ahayid qof ilhay qurux iyo wanaag iyo diin udhameeyey meel walboo aad joogto farxad ku joog alle farxad badan ayaan kaga rajeena
    cidii iga danbaysa like sar cabdi zaki hees macaan weeye 😓😓😓

    • @clcasiiscabo9772
      @clcasiiscabo9772 11 месяцев назад +5

      zhp wax calaf la idha ma jiro xiiso dhac jira

    • @sihaamiftiinmuxamed5676
      @sihaamiftiinmuxamed5676 10 месяцев назад +2

      Zry wllo Allh kusiiyo mid kuhilmamiso xasusta gbrtas 😢

    • @ismaip3121
      @ismaip3121 8 месяцев назад +1

      Sorry wllakai xanuun waaye wllhi qof naftaada kajeceshahay waay 😢

    • @user-sl9ws5qz2o
      @user-sl9ws5qz2o 8 месяцев назад

      Doqon yahahaw wax kasto waa calaf weyna qoranyihiin ee ogow

    • @MssAisha-12
      @MssAisha-12 6 месяцев назад

      Suldaan waan ka xumahay wll 😢💔🥺

  • @xamdixanaano4424
    @xamdixanaano4424 5 лет назад +202

    Walleee jeclahy heestan ila 2019ka dhagaysanaya 😘😘😘😘
    Ya ila mida ila dhagaysnaya 2019ka liketa hayla dhaafin 🖒

  • @ahmettcarloz3830
    @ahmettcarloz3830 Год назад +54

    2016 Heestan aad jecla wllhi anoo yar baan jecla 2022/12/20 dawanaya galap aan gym ka imid like isaar hda iga dambeyso 🙌❤️

  • @kupamazim6443
    @kupamazim6443 8 месяцев назад +160

    Who is listening 2024😢

  • @ikraanc.laaahi943
    @ikraanc.laaahi943 4 года назад +100

    Yaa hestan ila dhagesanayo 2020 love dhac igu siii❤

  • @Creativity170
    @Creativity170 Год назад +18

    After 7 years am still listening this song in
    Kampala uganda 🇺🇬 cajiib wakhtigu waa is gurayaa insha allah waxan rajey nayaa marka dambe inan wadan kale ku dhageysan doono iyo waliba nolol nolashan dhaanta yaa rabi🤲😢 08/06/2023

  • @joaokakz7557
    @joaokakz7557 2 года назад +207

    After 5 years am still listening this amazing song from our brother 🙌

  • @dhegoweynesomalipubg7292
    @dhegoweynesomalipubg7292 3 года назад +96

    Tiktok hadaad kasoo raacday like iisaar 😍😍

  • @bashbash4192
    @bashbash4192 Год назад +201

    After 7 years am still listening this amazing song 2023 😔😢❤❤

    • @0quran00
      @0quran00 Год назад +1

      Me too 😢

    • @ahmedyahye2623
      @ahmedyahye2623 Год назад +2

      And so

    • @amiinibrahim9904
      @amiinibrahim9904 Год назад

      Tooo😢

    • @mabzuud9478
      @mabzuud9478 Год назад

      Yeah barigi fanku shidnaa wlh inkastoon daradaa dadka aan kasoocna😭😭😩😩😩🥺🖤aah whts a 🎧

    • @HoodoLaara
      @HoodoLaara Год назад +1

      What do u feel when u hear it

  • @abdaleqays9890
    @abdaleqays9890 Год назад +7

    Inkasto dartaa adi dumar aan udaayay 🥺🥺
    Frome garoowe puntaland somali
    Subaxnimo axada 8:17
    2022/11/22
    Nolashu waa saacado aan xasuus ka marneen.

  • @mohametthassan464
    @mohametthassan464 4 года назад +26

    2020 ilaa iyo markii ay soo baxday wn dhagystaa cabdi zaki boqor garabwayy😭
    codkiisa inta ku qanacsan like bl tusiya inuu cod macanyahy never give up legend like____❤

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 2 года назад +75

    After 6 years am still listening this song 🎧 golden voiceee 🥹 inkastooo darta adi 🧡

    • @DeekaAlin-bl6kr
      @DeekaAlin-bl6kr Год назад +1

      Wali heesta wan dhagaysanayah 😢

    • @sayadyaretv2399
      @sayadyaretv2399 Год назад

      @@DeekaAlin-bl6kr sidoo kale zxp hada ayaa dhageysanaa

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 4 года назад +69

    Heestan 2016 Ilaahada aan dhagysto Gabadh aan jeclaa baaan udiri jiray😭😭😭😭😢
    2020 hadaad ila dawanyso like❤️🤕💋

  • @indhadeeqaqueen9771
    @indhadeeqaqueen9771 2 года назад +20

    Waxan dhageysanaya 29 /12 /2021 malain arbaca dareen baa ii keenay heestan💔🙏like isaara wixii iga danbeya🥰😘

  • @zakariyecolujoog8789
    @zakariyecolujoog8789 Год назад +24

    music 100%
    voice 100%
    styl 85 %
    Background 100%🥰💯
    what a song

  • @user-ci5ho8qo2o
    @user-ci5ho8qo2o 7 месяцев назад +19

    2k24 hadaad soo booqotay ey ey dhalay oo ciyaalki hore ayaad tahay waan ogahay heestan markad sidaa udaartid ba xasuuso hore ayaad geleysaaba😮 suulka dhac like yare calyada igu sii

    • @HormarGuul
      @HormarGuul 7 месяцев назад +1

      Xasuus 😢😢

    • @user-ci5ho8qo2o
      @user-ci5ho8qo2o 7 месяцев назад

      @@HormarGuul 🙏

    • @sakariyeqadka7580
      @sakariyeqadka7580 2 месяца назад

      Ciyaalkii waan ahayee lkn ey ey dhalayga ka reeb dee wicilyahow😂😂😂😂

  • @ahmedkorosavic3244
    @ahmedkorosavic3244 2 года назад +8

    Heestaan waxaan ku dhagaysan jiray taleefan sumsung Daus ah xasuus 2015🥺🥺🥺❤

  • @abdifitahnoor2927
    @abdifitahnoor2927 5 лет назад +47

    yaaila dawanayo 2019 like isar hadad haila dawanesid 😍😍😍

  • @cmhayir6240
    @cmhayir6240 4 года назад +15

    heestan waxaan dhagaysan jiray anoo form four ah alxamdulillah maanta waxaa dhameeyay ilaa heerka kowaad ee jaamacada inta dhagaysanaysa 2020 isoo xusa

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 4 года назад +20

    Berigaan dhagaysan jiray waxaan ahaa iskaabulo imakana 4xaas iyo caruur ciiddaa ka badan Alxm ilaahay mahadda iska leh LIKE😁❤

  • @abdrahman2910
    @abdrahman2910 Год назад +3

    Wan ku jecelahay macaan waligayna wan ku jeclaan doona adiga waxad tahay noloshayda.
    Infinity Swan😢😊❤ ♾️

  • @Sathal--1
    @Sathal--1 3 месяца назад +5

    talow manyahin kuwa qar ee so qorey qoralka 6years kahor 🥹Living somalia nolosha wa galab carow dadkuna wa gul iyo iftiin 🤝 majecli in la idhaho gabadh an jecla ayan kala tagne qulubta dadkana majecli ina ku ciyaro 😊cimri dheri ban idin rajeyn iyo cibado subam

    • @Marwaahmetttt
      @Marwaahmetttt 2 месяца назад

      After 1 month manoshahy wll😊

    • @MasuudAadan
      @MasuudAadan 2 месяца назад

      @@Marwaahmettttafter 1day😊

    • @Marwaahmetttt
      @Marwaahmetttt 2 месяца назад

      @@MasuudAadan after 8 hour manoshahy 💗😂

  • @fatimaahmed3177
    @fatimaahmed3177 Год назад +8

    Hestaydiiii ❤️😰 dadka dawana yaha 2023 hbn arbaca sogaleyso tariikhdu tahay 4/4/2023 ila dhafin linka

  • @sharmarkeabshirmaxamed6569
    @sharmarkeabshirmaxamed6569 2 года назад +40

    After 6 year ago still listening this song ❤😭

  • @SuldaanRobleh
    @SuldaanRobleh 6 месяцев назад +3

    Inta Djibouti 🇩🇯 ku dhex dhagysanysa 🤧🤤👑 2024

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 3 года назад +17

    Heestaan wa ku celceshadaa runtiih jimce wangsan 2021

    • @rashkashorts5370
      @rashkashorts5370 Год назад

      😢 sannad cusub ayaa soo dhow 2023 ALLE nabad qab haynagu gaadhsiiyo after 1year ❤

    • @rashkashorts5370
      @rashkashorts5370 7 месяцев назад

      2024😮😊

  • @hanadali
    @hanadali Год назад +6

    7sano kadib xata ilaa haada waan dhageysta Kama xiiso dhigo heestan lakiin heesaha ma wanagsano markasta 😢🎉

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 Год назад +6

    Music heestaan ayaba wax loo dhegan baaba jirin waa another level 👌🔥

  • @japouti_poi
    @japouti_poi 10 месяцев назад +8

    After 7 years I'm still listening this golden song this is amazing really 👏 🎵✨💛

  • @nagibawil5653
    @nagibawil5653 Год назад +9

    After 7 years an stil listening this song golden voicee🥺
    Ku dadaalaY sidii aan hoy kula dagi lahaa😭

  • @Ayaanle994
    @Ayaanle994 2 года назад +5

    4 Sano Ka Hor Ayaan Dhagasan Jiray Heestan wlhi waxay Ku Jirta Heestan My favourite 💖 Songs 🎵 ❤

  • @hassanalphanofficial1044
    @hassanalphanofficial1044 8 месяцев назад +5

    After 8 years I'm listening to this amazing song🇸🇴

  • @mohamedeid6132
    @mohamedeid6132 3 года назад +5

    Heestan aad ayaaan u jeclhay waan dhagaystaa ilaa manta 2020 calooldabcda lahaw u dadaal danteen ayaaan layna kala dilin dawadii ideeqdy dookhiii naftayday 🥰🥰🥰

  • @millinner-mirrr-hd210
    @millinner-mirrr-hd210 8 лет назад +22

    Ma king Abdi Zaki allah keep it bruh Nice song N Sound
    masha alaaah

  • @dimplesqueen3879
    @dimplesqueen3879 2 года назад +15

    Ths is the only thng I cnt stop listening...its been yrs🥰🥰🥰2022💯💯💯

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад +12

    Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 лет назад +61

    Waraa Gabadhaaha iidaa yaa waan jeclhy Aniga hooyaday iyo aabahy waxay dhalen 1 wiil oo wa Aniga iyo 11Gabdhood marka Nin LA dhashay ayaa dareemi Kara

  • @mkempire909
    @mkempire909 4 года назад +6

    Wlhi hestan Xasuus ayey igu le dahy Gabar an is jecleyn ba ibartaY Haben io malin pey ii qadi jirtaY Lkn Calafka ayaa inakala wadaY Hadane wa Marwo Wxn alle Ugu baryaya wax walbo oo Farxadeda ah inuu Siiyo
    Aniganeh wxn ahaY qof ku Nool Xasuusti Jacalka😭🙏

  • @gabarleelkasesimba1223
    @gabarleelkasesimba1223 7 лет назад +7

    Heestan malintiiba 1000 mar malaha wan dhageysta 😙😗😍😘masha allah fannaan jira

  • @Ridwandhiye9010
    @Ridwandhiye9010 6 лет назад +27

    Sxp heestu waa top ❤️ cod bad haysaa
    Hore u soco guulyso 👑

  • @mohamedabdillahi1527
    @mohamedabdillahi1527 2 года назад +7

    Wllhy heestan xasuus garaa ayay igu ledahy mana ilaawo markaan maqlana waxan xasuusta xaalad aan bari ku jiray oo qiimo gaara ii samaysa maskaxdaydana aan ka bixin ilaa hada hawaaro jacaylku❤

  • @sowdasabanddskufanta5tasom247
    @sowdasabanddskufanta5tasom247 8 лет назад +19

    Wilka fadhiga yaa ku celiyay sow ka fadhigi isku lulaaya daadx zaki Ina adeer qali long life cooool

  • @honjaabir9909
    @honjaabir9909 Год назад +2

    Noloshu waxay i bartay casharo badan oo ay kow ka yihiin inaadan weligaa cidna aaminin sababtoo ah ma ogid qofkaa niyadiisa laga yaabe xataa inuu ka xun yahay farxadaada sidoo kale noloshu waxa ay i bartay in aan ruuxna qalbigayga u furin waayo ruuxaasi ma ogid goorta oo kaatagayo iyo goor kale sidoo kale waxay noloshu i bartay inaan waxba jeclaanin inta aadan lacag ama dhaqaale haysanin taariiqda 2023/7/27 habeen jimco ah😢😢

  • @edirisyusssof7089
    @edirisyusssof7089 3 года назад +7

    Hees Micno Gaar aH Ii Xambaarsan Aadna Aan U JecLahy
    Sep 2021📍🕊😭

  • @irshaadcabdiqaadir7577
    @irshaadcabdiqaadir7577 Год назад +2

    Inkaston dareen iyo
    Dawo laan ku noolahy
    😢 stil never give up😂
    2013 ila23😂

  • @Qosol1737
    @Qosol1737 6 месяцев назад +4

    Heestan badanaa waxaan dhageystaa markan cidlada ahay ilaa 2016 ilaa eega kama xiiso dhaco xitaa

  • @HassanMohamed-xw5zu
    @HassanMohamed-xw5zu 7 лет назад +25

    My Favourite #1
    #Abdi_Saki salut sir✌💯

  • @hapiapdi4773
    @hapiapdi4773 2 года назад +55

    ❤️05-Jan-2022 Arbca❤️Still listening 🎧🥺💋

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 3 года назад +8

    27 August 2021 Malin jimco barqo daawanayaa hadaa iga danpeyso like ii Saar MudaNe ama marwooy 🤞🤩🇸🇴😻✅

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 3 года назад +4

    Waa astaanta barashadeena, haa waa dareenka xubigeena. 🌷

  • @wizzadil8303
    @wizzadil8303 2 года назад +35

    After 6 years still I'M listening amazing song😍✌️

  • @MunazerAbdullah
    @MunazerAbdullah 2 года назад +16

    After 6 years still listening this song 👌🤐💥💯🌡️🎼🎤🥇🎶🎧🎹🥵💘

  • @YARANKA007
    @YARANKA007 2 года назад +4

    Ku dhawad 7 Sano Ila Hada Dhageysigeda Wadnaa 🥰😋

  • @ayanakamuraofficielle8302
    @ayanakamuraofficielle8302 5 лет назад +6

    Who watching 2019???
    From Djibouti

    • @rahmaomar9228
      @rahmaomar9228 4 года назад

      From Kenya gar ahan garissa cadey

  • @legendbezani1233
    @legendbezani1233 2 года назад +8

    Inta jacyl soo Martay isoo raac🥺🥺

  • @sawdalakki3854
    @sawdalakki3854 7 лет назад +12

    zaki yare ciyaarta iga hagaaji ayeeyo sida kale waxaad top keep going my qrx🙈

    • @kawsarcali3099
      @kawsarcali3099 5 лет назад +1

      Aduu izazo qurxi zaki hcayine izkifo

  • @srtvjigjiga4820
    @srtvjigjiga4820 10 месяцев назад +8

    Reer Estv Yaa dhagaysanaya2023❤😢

    • @ozil699
      @ozil699 10 месяцев назад +1

      Rageedi 😅🎉

  • @kingsuheyb5256
    @kingsuheyb5256 3 года назад +16

    2022 hadaa dhagesanesed love saaar ❤🥰

  • @spmodel2776
    @spmodel2776 2 года назад +12

    AftEr 6 yrS am still listening… masTerpieCe🖤

  • @makaranyare4770
    @makaranyare4770 8 лет назад +15

    wwwww cabdi zaki alaha ku dhowro sxp sre jigjiga insha alah waa imanayaa hadu alle idmo cabdi zaki

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 2 года назад +1

    Www hees iga dheh oo laxankeda iyo eraydeda isla socdan masha allah waxano kala hees laga dhaha 🔥🔥🔥💯

  • @mabruukamuhumed6980
    @mabruukamuhumed6980 Год назад +4

    heesta. wxn ku xasuusta jecelkygi isoo diri jiry markaan kala xanaqno hada lkn wayaha nakala kexeyey Mar kaste oon murugsanhy wn dhagaystaa🥺🥺😭😥💔💔💘

  • @ayuubchannel2160
    @ayuubchannel2160 3 года назад +10

    heestan yaa ila dhageysayo🎼😥2021 Like aan arko

  • @laztqueen7529
    @laztqueen7529 Год назад +18

    After 6years😅🙈old is gold 🥺🥰

  • @wariyeturki267
    @wariyeturki267 2 года назад +2

    Legend Abdi saki September 2021 inaan Ku deyn Karin daaH kaama saarnoo daaHa kaaGa Qaadee💯♥️

  • @zamzamqaali4509
    @zamzamqaali4509 8 лет назад +30

    ish calaa hees ka dheh
    hees dareen jaceeyl leh
    thnx jigjiga youtobe

  • @Theyluvvkh
    @Theyluvvkh 8 месяцев назад +5

    2024 dadka dhagaysanay 😂🔥😍

  • @asiacise1671
    @asiacise1671 4 года назад +14

    6 /4/ 2020 2:28 am xiliga cidi ila dhagesan farta tag😰😭😂❤️💔💔💔💔💔💔💔

  • @hiboabdirahman7869
    @hiboabdirahman7869 3 года назад +2

    Wlhi jecyl Heestan jeclhy ayaan mar waliba Dawadaa 2021👍

  • @abdikarim1843
    @abdikarim1843 5 лет назад +4

    I miss jigjiga right now I went America but I come jigjiga some month I love jigjiga and this song 🇸🇴🇺🇸I love this flag because 🇺🇸I live America right now the other flag is my country is my home is my mom is home we are Somalia 🇸🇴🇸🇴 Bye everyone I love you so much Somali people 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 4 года назад

      Wlle dadka lala soo daahay baadba tahaye maad soomaaligaaga iskaga hadasho

  • @abdirahmandahir5551
    @abdirahmandahir5551 Год назад +4

    Xazuuz anoo yar daawaday 2015😁❣️

  • @ilminoor7248
    @ilminoor7248 7 лет назад +7

    wah wah waxasa hees ka ah caadi mahan iga daba geeya

    • @cabdiqani1064
      @cabdiqani1064 3 года назад

      Gaajtw is a very important part in my life that has helped to make the difference between my family in my family as well d and the way they do it is that you can

  • @abdirisackmohamed8289
    @abdirisackmohamed8289 Год назад +1

    Sida aan heestan u dareemo sanad kuma xerno Afrer 7 years am still listening

  • @Qazaal123
    @Qazaal123 3 года назад +10

    TIKTOK YAA 2021 kasooracay hestan 🥰❤

  • @amirajirde1711
    @amirajirde1711 7 месяцев назад +1

    Heestan markan maqlo mood baan gala🥹inanki ii qaadi jiray maNta ma noola 😢AUN🤲🏻

  • @sagalelmi4150
    @sagalelmi4150 8 лет назад +17

    wan kaa helaay hestaan nice

    • @updirahmanzaydmalik8114
      @updirahmanzaydmalik8114 6 лет назад

      Sagal Elmi be more likely than that of course I would like you bea kkkkkkkk h

  • @Abdihakinali800
    @Abdihakinali800 4 года назад +15

    4 years a go🥺😢❤️🌡♥️🙏still listening to the song one love brhman ia mar ayan dhankagi sogari

  • @annapavlidi1054
    @annapavlidi1054 8 лет назад +154

    wow l from greece l like this song wow sweat song but l don't understand

  • @shiekhabdihakim3402
    @shiekhabdihakim3402 2 года назад +5

    Top top top hit.
    Thanks to Cabdi For this track.
    I’m enjoying .

  • @hapiapdi4773
    @hapiapdi4773 6 месяцев назад +7

    here again 12-FEB-2024 😍

  • @ciiiilii9779
    @ciiiilii9779 4 года назад +6

    Heesta wn jclhay inta Ila imika ila dhagaysta inta ila mida like 2020 🥰

  • @samadaxmed1279
    @samadaxmed1279 6 месяцев назад +3

    2024 hadad so boqatay halkan wll love isaar 🎉

  • @mushtinahppe
    @mushtinahppe 2 года назад +18

    6yr ago still i’m listening 😭💞💔

  • @linaqueeny65
    @linaqueeny65 8 лет назад +64

    love this song 😍😍😍😘😘😘💖💖💖big love abdi zaki

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 года назад +1

    cabdi zaki inankeyga nolow hestan waxan ku dareema jaceyl meel dheer igaga yal❤️ 🥰

  • @feisalbille5750
    @feisalbille5750 7 лет назад +13

    saaxiip walee waa hees shidan inkatoo daraada dadka aan kasoocna

  • @yacquubmahamed7148
    @yacquubmahamed7148 2 года назад +2

    Luuliyo 16 habeen sabti ah 2022
    Heestaan inan aan isjeclayn baa ii qaadi jidhay ♥️

  • @updinaafacmohahasan983
    @updinaafacmohahasan983 2 года назад +8

    After 6years ago still listening this amazing song brother 💔😭🤙🤘

  • @Missfarxsan477
    @Missfarxsan477 Год назад +1

    Cawa waa habeen kii soonka u danbeyse 29 soonka T.r 19/4/2023 waxan ku qiyasa wakhti aan bartay shaqsi kamida shaqsiyaaad aan bartay oo waliba aan aad u jeclaa balse aan wayay bisha 4 aad 4/2020

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 Год назад +6

    Sanad wacan like isar hadad iga danbayso 😊🎉❤ 0:54 0:55 0:57

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 Год назад +2

    heestan kama caajisaysid ilaa 2016 kii ila hadda waa dhagaysanaya inta iga danbeeysa ee so booqan doonta halkiind ku salaamantiin madaxeey like ii taabo si kuwa danbee commentigan u arkan thanks 😋

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 Год назад +9

    Sideydo kale hestan hada usoo xistay like isaar sxb🫠❤

  • @malikmohpub9765
    @malikmohpub9765 5 лет назад +10

    I kastoon dartaa adi dumar aan udaayo ☝Nemo NuuraH🌍❤🔐

  • @planetball6067
    @planetball6067 3 года назад +4

    Yaa wali dhagaysanyaa 2021 like dhac ku sii 👍🅿️👍

  • @asadupdyyuusuf9207
    @asadupdyyuusuf9207 6 месяцев назад +1

    Hestan hadi ad ila i0 Hada dawneyzo. 2024 Nazip ayad ledahy
    From Hardin❤

  • @rocky__offiacal1402
    @rocky__offiacal1402 2 года назад +4

    heestaan wllhi waa jeclahy inta ila jecel like

  • @WalalKa388
    @WalalKa388 7 месяцев назад +2

    After 9years still listening this wonderful song😢😢❤❤

  • @cabdiwaliabdallaa7857
    @cabdiwaliabdallaa7857 2 года назад +3

    Qoralkan wa xan qoraya malin jimco ah 07:31 subx nimo ano u oyey jacel darti 😪 ar jacyla nacala jaceyl ku yaal mar marka qar maxa ku geyey ku qabane jaceyl 😪😪😪 2022 the best song ❤🙏

  • @ahmedj8857
    @ahmedj8857 4 года назад +11

    2020 like isar qofk hestaN dwanayo