Xasuus 2018 waxaan joogaa gabalka Doollo howdka magaalada cagaar-wayne waa subax barqadii waa kaliil xilliga aad loo guur guuro waxaan wadaa geel ani iyo wiil walalkay ah oo iga wayn waxaan waxaa ka dhagaysanaya memery waxaan aad miskaxdayda ugu waregaysay gabar lagu magacaabo Layla OO aan subaxdaa ka guurnay Waayaha baa na kala waday OO caaway OO ay tahay 17-5-2022 waxaan ku sugnahay galkacyo halkaa OO aan ka dhigto dugsi sare form 2 xasuus
abdifatah yare... Thanks walal qoraalkaada waxa ku fahmay eyayo badan oo aan fahmi weysanaa oo fanaanku kulooqeynayay aadba u jeclahay heestan Iyo cadka fanaanka oo aad sweet u ah marka thanks sida aad usoo qortay I think dad badan in ay ayaguna wax badan kafahmi doonaan.👍👌👌👋..
I am 😂 I don’t even want a 😂 oust leaving my house I should probably stop at your yard real and quick before you leave so you’ll see me there in and also if you’re taking pictures of your truck inside of your it looks an awful 😢 old car 🚗 and I’m the going to get have myself some more money 💰 for a truck 🛻 to 😂
Heestan xasuus ayay igu ledahy Waxan dhagaysan jiray xili aan ka shaqeynayay hospital ka weyn ee garowe puntland somali Waxa qeybta iskula qornen oo aan mel kawada so baxnay gabar la dhihi jiray layla waxay aheed gabar wanagsan Akhlaqleh malinta ay shaqada so galin walhi waan tabi jiray sbbto ah waan ku cajisijiry shaqada lkn marka ay timadoh saaid ayaan ugu farxi jiray gabdha marki danbe gabdhi qeyb kale ayaa la geyay oo wanalakala gogey sas iskaman harin way iso radin jiryu anah wan so radin jirya waxa igu danbey sey 2020 meel ay ku noshahy ma aqani zhp mar walbh oo heestan🥺 dhageystoh waxan so xasuusta Waa Adiga iyo hospital aan kawada shaqeyn jirnay Aniga garowe ayaan jooga shana waan la aahy hadanh sanadka cusub yaan shaqo rajeynaya oo 2023 ayaa gabo gabo ah 2024 waxan rajeynaya nolosheyda in ay is badasho iiso duceya in aan helo shaqo wanagsan qof walbh oo qoralkeyga arkay waxan u rajeynaya in uu farxad ku noladoh ❤🥺
Xariir Ahmed❤ I love this song so much The music is something else Kabtiisu nooma gaasho ninka bahalka garacay abaaba✋🏽 Fara dahable. Talow waa kuma???
Wakhtigu waa 2016 /2/18 waa ani iyo wiil an sxp nahay waa malin sacadu waa 9;35 secon waxa heestan moobilkiisa ka daaray saxiibkay oo magaciisa la dhaho maxamed axmed inaan ka qaday moobilkii ayaan malinkii oodhan ku celceshaday laga bilaabo malinkaa ilaa hatan oy tahy 2022 /8/04/ habeen khamiisa kama xiiso dhicin waan soo radiyaa mar walbo sidaan u jeclahay heestan majirto hees an u jeclahay mana nici doono abid
Xusuus 2018 waxaan joogay magalada muqdisho heestaan waxaan dhagaysan jiray subaxdii markaan schoolka u socdo. xasuus qurxoon waaye wana u xiisay wayahaygiii dugsiga sare form 4 baa i bilabanayey markaas
2019 anagoo Dhigana Fasalka 3aad (form 3) Ee dugsiga Sare ee maxamuud Axmed ali Secondary School ee Magaaladda Hargaisa ayaanu Safar Dalxiis Ku Tagnay Magaalo Xeebeeda berbera Waxaan Xusuusta In Heestan aadka U Macaani Nagu Wehelinaysay Safarkayaga oo aanu Marar Badan Dhegaysanay. Memories Bring Back That Beautifull Journey.😢 08-dec-2023, friday. 9:52 AM.
one of my favorite song of month's🌷🌷💝💋💝💝💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹✈✈✈✈🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌹🌹🌹💋💋💋🌷🌷🌷from ethiopia.. jarati' ceelkar, hargeele godaye baareey misss Adidas jiigjigo i miss my hometowns ......
Heestan 2018 baan dhagaystey hader baa i xigtey 2024😢
Xasuus 2018 waxaan joogaa gabalka Doollo howdka magaalada cagaar-wayne waa subax barqadii waa kaliil xilliga aad loo guur guuro waxaan wadaa geel ani iyo wiil walalkay ah oo iga wayn waxaan waxaa ka dhagaysanaya memery waxaan aad miskaxdayda ugu waregaysay gabar lagu magacaabo Layla OO aan subaxdaa ka guurnay
Waayaha baa na kala waday OO caaway
OO ay tahay 17-5-2022 waxaan ku sugnahay galkacyo halkaa OO aan ka dhigto dugsi sare form 2 xasuus
Masha allah waa xasuus wacan ana cawa baa soo doontay oo daawanaya 7/9/2022/
Legend aya Thy Lipax InzhalH weydin Kulmi Niyada Qair usheeg 🤗👊
Leyla ma kulanteen hada🥺💔
Mia
2023 baan aqrinayaa xasuustaada😪 manooshahay talow
heestan ilaa hada hadaad ila daawanayso like ha ila dhaafin😞😓
Dabada sannad ban dawanaya bro😂😂❤❤
Its about ??❤
sxb Xariir runtii waa heesti iigu horeysay ee aad adigu leedahay oo aan dhageystay codkaagu waa heer sare heestana waa hees qaali ah ..keep going bro sidoo kale erayada iyo musiguba waa cajiib
Saeed Lover leila ❤❤😙
Waan.tageera.xariir.axmad.waana.jecelahay.heezihiisa.noolow.wll.qali
sxb manoshahay talow AFTER 6y 🙋♂️
@@abdikafimohasharma8454 Alhamdulillah..Mahadsanid
Legend 👍👌
1.10.2022❤😂Greeting from Germany 🇸🇴🤚👑xariir Axmed 👑💯fanaan aad u cod macaan🎤🤍💥farxaad baan idin rajeeyna dhamaan umada Somaalida🇸🇴🇩🇯🇭🇺🇬🇶💞 waa inoo 2023🖤👇
Anagu ba brother khayr ku rajaynyna markad aragto qoralkayga plz reply iso gal😢❤😂
2023
Inta daawanaysa 2024 like❤😂
" tay laabtu raacdee laygu ladhayee kaalay laylaay igu lamaanaw.
adi la 'antaa ladi ba waaye hoo laamu ubaxxoo igu lamaanaw.
waxn la liita lurkii jacylkoo luqanta dheeriyo laafyahaaguu lubigu raacee igu lamaanaw.
libinta guurkyo liiban aaroosoo - farxad laba isjecl ku laab qabawsan .malab luskii iyo xalwatu lawseey kaalay laylaay igu lamaanaw.
laxw jecayl baan la luudayaa oo laba lis weeye igu lamaanaw.
quruxda luulkee lagugu deeqaa I beer lulaysee igu lamaanaw.
taniyo laylaay laba jirkaagii lihid asluub iyo xishod laxaadleh laylaay gob baad tahy igu lamaanaw.
libnta guur kiyo liiban aaroosoo farxa laba isjecl Iku laab qabawsoo laylaay aan gaadhne malab luskii iyo xalwatu lawseey kaalay laylaay igu lamaanaw .
xariir rageedi baad tahay sxb .. ( hello leilos like this comment )
wad la heshay wll
wooow alfanan xariir
wooow alfanan xariir
abdifatah yare... Thanks walal qoraalkaada waxa ku fahmay eyayo badan oo aan fahmi weysanaa oo fanaanku kulooqeynayay aadba u jeclahay heestan Iyo cadka fanaanka oo aad sweet u ah marka thanks sida aad usoo qortay I think dad badan in ay ayaguna wax badan kafahmi doonaan.👍👌👌👋..
Adaa mudan laila
dadka qar wan layaba mansha Allah ayey iska odhanayan sidiyu Quran ama tawxiid akhrinayo
😂😘
😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂
Waan ku tageraa xariir💕💕💕💕💕💕😘😘😘haye asxpta like igu qabta idin koo idhafin
Waye subscribe adna iisaar
still listening in 2023
Me too
I am 😂 I don’t even want a 😂 oust leaving my house I should probably stop at your yard real and quick before you leave so you’ll see me there in and also if you’re taking pictures of your truck inside of your it looks an awful 😢 old car 🚗 and I’m the going to get have myself some more money 💰 for a truck 🛻 to 😂
Ay@@Supr93
Ddsi iyo shicibkooda waxaan ku hambalyaynayaa horumarkay gaadheen ee dhinac walba ah hadday tahay fan iyo hadday tahay dhaqan dhaqaaleba waxaanan kun jeer leeyahay hambalyo shicib iyo dawladba waa anigoo ah wllkiin somaliyed oo bilaa caadifad ah
xariir muxumed hees ifraax ladhoho soo qaad mudane tan kasii macaan
20/12/2019 Habeen khayroon jimce
Lorient france Saacada 01:54
Waxan maraya three times
Malihi wax jacayla hadan heestan
xaawo Layla liyadhahdp inaan urasado
weeye big respect xariir lkn fanku yuna kula dheeran ilahay hayno danbi dhafo all muslims inta waa qaldamaynaye
hda jcyl ma yelty 🤣😭
@@luzahussien8902 😂😂😂
Hal sano kabacdi wali may😭
@@mohamedkaysetimir4602maskiin🤣😭
2sano kabacdi kula dhagaysanayaa 20/12/2021 23:02 xusuus ikeentay halkan
@@ahmedabdirahmaanoffishical8046 ggy
Hadda wali dhageysaneysid Heestaan waxii ka dambeeyo /12/28/ 2022 ismuuji💛♥️☝️
/1/2/2023 dhagaysanyaaaaa
8/1/2023/ baa daawanayaa🥰
Heestan xasuus ayay igu ledahy
Waxan dhagaysan jiray xili aan ka shaqeynayay hospital ka weyn ee garowe puntland somali
Waxa qeybta iskula qornen oo aan mel kawada so baxnay gabar la dhihi jiray layla waxay aheed gabar wanagsan Akhlaqleh malinta ay shaqada so galin walhi waan tabi jiray sbbto ah waan ku cajisijiry shaqada lkn marka ay timadoh saaid ayaan ugu farxi jiray gabdha marki danbe gabdhi qeyb kale ayaa la geyay oo wanalakala gogey sas iskaman harin way iso radin jiryu anah wan so radin jirya waxa igu danbey sey 2020 meel ay ku noshahy ma aqani zhp mar walbh oo heestan🥺 dhageystoh waxan so xasuusta Waa Adiga iyo hospital aan kawada shaqeyn jirnay Aniga garowe ayaan jooga shana waan la aahy hadanh sanadka cusub yaan shaqo rajeynaya oo 2023 ayaa gabo gabo ah 2024 waxan rajeynaya nolosheyda in ay is badasho iiso duceya in aan helo shaqo wanagsan qof walbh oo qoralkeyga arkay waxan u rajeynaya in uu farxad ku noladoh ❤🥺
Zxp shaqo wanaagsan kuu rajeenaya xaaladaha dalka iska adag bosaso kaala hadla
Heesta 2015 xasuus bay leedahy
Ok zxb shaqo maheshay
@@xareedo2323 mya sxp
Sidokle abowe wxa u jeceshahy ilhey haku fududeyo farxado badan ku rajena iyo ina leyla kulantan🥺🥰
Hadad ku soo Noqotay 2023 like dhac ku sii From Berlin -------- Germery
6 months later 7dii bishi 9aad 2023 haben jimce ah
Waxan la liita😢
Lurki jacaylko❤😢
Luqunta dher iyo lafyahagu🎉😢❤
Lubigu race igu lamanow❤😢
29/9/2023
Habenimo jimce ah alla ilahyow inten dib u si noln😢
😢
Hfsinh i wrn xgd ku noshy
2015-2024sadha xasuuus❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan hadaa ila jeceshahay like iisar❤❤
Still listening in 2024
Maalmihii jigjiga heerkeedii ugu fiicnaa maraysay bay isoo xasuusisay heestani 💔 JJ prime years🥹
loving this song that has my name
Quruxda luulkee laguugu deeqaa ibeer lulaysee igu lamaanow 🌹
Oky my siz
Xariir axmed fanan an tageero
@@mohasen462 ¹
@@abdulahiali2671 kugu lamanowaay yqy
wow caadi maha bal waxaad isku fiirisaan laxanka iyo musicka say iskoogu soobaxayaan mesha 1:07
Inta hada daaweneysa like isara
Saari
Laxow Jcyl la luudyaa 😭🥺yaa Dawnya 2021
2024 still watching
Still listening in 2024😊❤
Xarir axmed
The legend man
Wllhi xusus an
IlaWi karin
2015✌😭
This song reminds me u for very long time since i fall in love…..Love u amaal ❤️for ever u will in mi heart
Xariir...you make me fall in love with Ogadenia....BigUps from PutlanderBoy
P0l
25/06/2022….🦋 12:49p.m duhurnimo ayaan Hydrabad india 🇮🇳 ku dhagesanaya heestano ku jirta heesaha koobane an xasusta u hysto🖇❤️
Asc
Isku meel jognaye ma isla dhageysana
MR Xariir sxp waa hees qaaliya iyo music shidan heestanay ka shidan tahay cool sxp thanks your voice
2024 hada dawanayaso like 👍 isaar 😅
kuusaaray walibo ano magacegi I keenay inta 😂
Wow!!. Its a very beautiful song .Viva laylooyinka waah waah yaa fanaan thanks babe.. 😍😍😍😍😍😘😘❤❤️❤️🌹
Laila Mohamed 😍😍😍😍😍
Dheman cali! 😍😍
Hast du schöne verheiratet weil diese text vor zwei jahre😂😂
😃😍😘
@@wardaamiizha3661 hhhhh
Inta xasuus gashay heestan 2015 like isara
2022🥺🤦bishi 9. September 😭
Hestaan kama dalo 2015 ilaaa hada waan dhageystaa
2020 Yaa Daawanaya 🤘🏼 Quarantäne
Aniga dawanayo ma na kadaalo
Still 2022 listening 🎶 👌
2020 november ayan soo garey xeestan ee like igu qabta xariir ahmed the best song
Hadan soboqaday 2023
Xasuustii jacaylkii 2014 iyo waayo waayo 💔😫😢
Xariir Ahmed❤
I love this song so much
The music is something else
Kabtiisu nooma gaasho ninka bahalka garacay abaaba✋🏽
Fara dahable.
Talow waa kuma???
Ma jogtaa wali
Haynock atlabachow wa itopian so can saray xariir iyo suldaan seraar
Tay laabtu raacdee
Leygu ladhayey kaalay leylaay Igu lamaanow
Adi la aanta ladi ba waaye
Hoo laamo ubaxoo Igu lamaanow
Waxaan la liitaa lurkii jacaylkoo luqunta dheeriyo lafyaahagu lubigu raaace Igu lamaanow liibaanta guurkiyo libaan arooso faraxad laba isjecel ku laabqabowsan leylaay aan gaadhnee malab nuskiyo xalwatu lowseey kaalay igu lamaanow
Wow😍
Kitab quran ayaa kuu yaala profileka hadan heesaha ayyad ku dhex jirtaa
11 11 oo hadaa ma adaa quran dhagay sanaya 😂😂😂
Jay jay Anigu kumaan odhan quraan ayaan dhageysanayaa u fiirso hadalka 😎
Heestaan gabadh ii qadii jirtaay ax laa iga guursaday🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️
Still fav 2023 😍❤️
Yes pro still 7/8/2023
runtii hestan maanto bishi thy may 8 ayan arka ama aan maqlay runtii toban jir wax badan waan dhagaystay gabadh xas kayga ahna waan uqoray intaan xifdiyy runtii xarir axmed waa hes soconaysa dadka qaar ayd dhantaa kuwa sida ayda uciya ama sida adhiga sxb adaa usoo baxay jijiga ama dds horay umayn lahayn fann ama fann lajclyhy
Waa ku salaamay zxp
Inta tiktok kasoo raacday like iski muujiya
Still 2024 kaalay laaylay igu lamaanow ❤
2024 and still vibing on
Wakhtigu waa 2016 /2/18 waa ani iyo wiil an sxp nahay waa malin sacadu waa 9;35 secon waxa heestan moobilkiisa ka daaray saxiibkay oo magaciisa la dhaho maxamed axmed inaan ka qaday moobilkii ayaan malinkii oodhan ku celceshaday laga bilaabo malinkaa ilaa hatan oy tahy 2022 /8/04/ habeen khamiisa kama xiiso dhicin waan soo radiyaa mar walbo sidaan u jeclahay heestan majirto hees an u jeclahay mana nici doono abid
Imikana
Caawaba waan dhaysanayaa sxp
Sax
@@azuzu. aduu sxp xilimaad maqashay heestan midhaha macan
@@MATAANoffishical9791 cajiib ku dhawaad 2 bilood runtii ma xiiseyn jirey mar aan goos goos keeda arkey ayaan la tacajabay oon soo raadiyey
*waxan la liita lurkii jacaylo*
*Luqunta dheer iyo lafyahagu*
*Lubigu racee igu lamano*
😍😘😗😚😙
❤️💯🙏
Manooshahay huno❤
Still amazing 😢😢 19/06/2023💔🤚
Wan Ka Helay Heestan Wayo Way Wadata Magaca Jacaylkeyga❤🥀🌺
Jah😢
Hestan 2018 ayaan dhagaysan jiray anigoo jooga degmada baragaha qol e gobolka sanaag waana xiligan xariir axmed bartay imikana waa 2024 😢 waxaan joga dalka france waqtigu wa cararayaa..
Comentiga waxan u qorayaa si hadi like la saaro aan dib uso xasuuusto kadibna aan u dhagaysto ✌ its all about memmories
Naa kalay mar labad dhageyso 😂😂😂
@@nabraazinaahmed731 🤣🤣🤣👋✌
Xasuus 2022 habeen isniina waxaan joogaa hargaysa
2021 hadad dhagaysanayso like ila ogow😂😍
2023 welcome
Anyone 17/January/2024.!
2018 ya joga 😕
Only Old D.D.S.i know This Songs😢❤
Xusuus 2018 waxaan joogay magalada muqdisho heestaan waxaan dhagaysan jiray subaxdii markaan schoolka u socdo.
xasuus qurxoon waaye wana u xiisay wayahaygiii dugsiga sare form 4 baa i bilabanayey markaas
Xaliimo Leyla ladhaho inan radsdo weye Magacan love ban ku ahay 😙😙😙😙
boqorka dolow ado farey 😀😀😀
boqorka dolow ado farey ana diyar ah Kkkkkkk kaftan,@ com
@@hooyoamish6438 hhhhhh 🤴🤴🤴
haka daahin😂😍😘
7 years kadib hada maheshay 😂
2019 anagoo Dhigana Fasalka 3aad (form 3) Ee dugsiga Sare ee maxamuud Axmed ali Secondary School ee Magaaladda Hargaisa ayaanu Safar Dalxiis Ku Tagnay Magaalo Xeebeeda berbera Waxaan Xusuusta In Heestan aadka U Macaani Nagu Wehelinaysay Safarkayaga oo aanu Marar Badan Dhegaysanay.
Memories Bring Back That Beautifull Journey.😢
08-dec-2023, friday. 9:52 AM.
02:05 12/12/2023 Goptu waa lascanod xafada exka Waxa jece lahay Gabadh Waxanu nahay Ardey waxa noo balana Inan is aroosno Igu soo ducee Yah SomaliyeY😢❤
Amin bro ilaah haisku kiin deysto❤
Ina jamac bordaan Sida cadada waxan alleh idinka bar yaya adi iyo gabadha dumashidey inad dad isugu jeclatan akhiiro iyo adunba midooba ❤
Listening 2024❤
Kula soconaaa seedi 9 sano toosa😮
Heestan qofkii ibaraay 2017 sun…..😢 💔😔
Xasùus 2016 wiil yar abtigey dhalay oo markaas soo baxaayo galab walbo dhageysan jiray heestaan
Hadeer manoolyahay 😊
2024 xaajiydayda layla
Hees iga dhe ninkan ad ayan itagera lakin heetan heeskamacan wali markin axx❤💋😍
Ya jcyl daremayaa fadlan like isaar
2019 jun yaa wali daawanaya 😘
mansha Allah xariir waa fananka Kali ah ee aan adunka ogu jeclahay xariir lipaax i nolow abdidkaa faraxad igu nolow sxp qali
Still 2024😢❤🎉
Quruxda luulka laguku deeqaa iiber luleyse iku lamanoow jcl kasexan waye cawa allow amuraha sahal 😢13 jul 2021
Amin huno😢❤
2023 sailing watching
Wali waxaan raadinayaa Lamaantii Noloshayda 17 February 2021💔💔
Ma joogtaa wali
Waxan Hubaa inaa hestan miraha macaan aad dib u soo boqatay ☺️Haddad iga danbayso like isaaq🤗😂
Heestan 6 sano kadib ban jecladon dhaheysanaya ya ila mida oo 2022 dhageysanayaah bishii 7date9
Qalbi taabad weeye Tani hees waa dhaaftay 2024 ayaan kenya ku dhagaysanaya😥🫡
2024 ilaaa malinki ay so baxdey kama xiiso dhaco heestan inantii aan sidaa u amaani jiray hada ma wada joogno lkn qalpigayga kama bixin
Ax hees aan la iloobi karin waayo waayo galay 2023 /7/25 tuesday 1:48 salaadu subax wax yar ka dhiman 😢
Watching from lipya wakti tahrib kujira ⛵ boat sugoya illahi nawad haiku kayo 2024😢
2021 yaa ila fiirsanaayo😥🖐
🙌 still listening October 2023
Who stile lissening 2024
Leyla
my favourite song from now by xariir , yess! ma name is leyla ;-) ♥ tnx boy ☆
xariir Axmed idhaha Allh iisaaro ilove you fanan kii aan jecelaaday
😅😍😘
2017 telefonka ogu horeyay qatay hestan ringtone i hed wlh san u jeclahay waligey hes Uma jeclan markan maqlo hestan xasus gala 😢
one of my favorite song of month's🌷🌷💝💋💝💝💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹✈✈✈✈🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌹🌹🌹💋💋💋🌷🌷🌷from ethiopia.. jarati' ceelkar, hargeele godaye baareey misss Adidas jiigjigo i miss my hometowns ......
hhhh tnx all we miss there esp. jarati hargelle celkari ♡baarey♡
Nasrullaah Hassan
thanks bro waa heestii magaca leyla uga shidneyd abid
Heestan miraha macaan Leh Hadaa dib usoo booqatey like ta heyla DhaaFin 😢
Heestan 2018 baan dhagaystey waxaa ii xigdey 2023 Anigo jacayl layga baxay oo murugsan😢 mar 3aad waxaan so booqdey 2024 bishii 10 aad 20 keedi anigo caadi noqdey xanuunkii ka bogsoodey😢😂
Leyla igu lamanow❤️👸🏼
15/2/2023 yaa ila dawanaya heestan aad ban u jeclahay🎉❤😊😢
Heesihii xilliyadaas dhexe si umbay uga macaanaayeen kuwa xilliyadani dambe
Amiira Adan
17 /2/2023 🎧🎧
@@abdirahmanibrahim2234wlhy sibay uga mcn yihin lkn aniga makala jecli just waqti tagay si aan usoo xasuusto uun baan usoo booqdaa
7/3/2023 1:56 p.m duhurnimo dhagaysnaya xasuus🥲
Hestan wan ba ku hestaa magacaga ku raxeyso wax ka wanagsan malahan🥰😘
😂😘😍
One of my fav songs 🎵 xariir ahmed fananka somalida ugu codka macan
Quruxda luulke lagu deeqa ii beer lulayse igu lamanoow❤️🌹👏🏽👏🏽🌹🌹
Hoolamo ubaxoo igu lamaanaw
Heskan waxan uqadhi jaceylkeyga oo hada an qabo......sedex carur kadib Ila hada wan uqatha weli marki umasha tahay........xarir keep going
Ila 2024❤
18/7/2022 galab isniina bun ban ku cabaya heestan oo xusuus gara igu leh
Amazing song 16/09/2022 in borame awdal❤