ABDI ZAKI | CAASHAQII HAKAADAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 авг 2022
  • Abdi Zaki
    Caashaqii Hakaaday
    Erayada & Laxanka Khaalid Yare
    Music Ayuub Haroun
    Camera & Editing Khadar Waqal
    Soo-Saristii Afro Waqal Furinle
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 229

  • @dhambaal3
    @dhambaal3 Год назад +32

    Xanuunka ugu weyn Waa inaad allaah Ka barido inuu ku ilowsiiyo Qof aad shalay allaah u baryeysay Inuu Kuu ilaaliyo maantana aad Kabariso Inuu Kasaaro qalbigaga 😢ax💔

    • @abdikhan3407
      @abdikhan3407 Год назад

      Runti waaaa xanun tasi aniga ayay igu dacdey inad itilmatey ayan kadoqadey

    • @qaalidumar1302
      @qaalidumar1302 Год назад

      Maba iloobi maba liska saari karo 10sana kaso wareygatay

    • @FayzaWarmooge
      @FayzaWarmooge 9 месяцев назад

      Waa xanuuun wlhi bila dawo ah weliba😢

    • @FayzaWarmooge
      @FayzaWarmooge 9 месяцев назад

      ​@@qaalidumar1302ma 10 zano dhan😢😮

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 Год назад +26

    Wllhy anigoon mudo kabadan 3year's aan xidhiidh samayn ayaan bishii April ee sanadkan inan si kadis ah isku baranay wanan ka helay waanay isoo dhawaysan , jacayl dhaba ayaan mudo bilo gudahood ah inantii ugu qaadday , waanan siiyey wax walba oo farxad iyo jacayl ah lkin nasiib daro inantii si lama filaan ah ayey igu noqotay oo ninkale oo ay Iga qarisay iyadu ayaan arkay iyagoo Facebook love iskaga diraya iskuna isticmaalya ppe I love you runtii waan uqaddan waayey si degdeg ahba isla habayn kii baan weydiiyey , saan wax kale ufilayey ayeyba iska soo jartay waan wadda sheekaysanaa wananba iska ogaa inaad arkaysid wanan kuugu talagalay , yaab ayey igu noqtay dhiirananta inanta iyo sida ay iskula saxantahay aniguna nin ragaan ahaye waad isla saxantahay baan ku idhi miyaa imaka wll , haa Ayey iigu war celisay, caloosha intaan adkaytay oo runtii alle ogaa waxaan dareemay ayaan ku idhi shukran wll anaa awalba idin soo dhexgalay beena waad isheegtay sidaa darteed shukran igana Raalinqo, sidaas baanan kusoo gabagabeeyey jacaylkii curdunka ahaa ee aan ku faraxsana, lkin wax laygala qaban waayey, waana dhacddaa oo kama xumi waa sune ay dhalinyaradda dhamaan maraan , iminka waxaa Dib iigu bilaabmay maaalmihii kalinimadda ee aan horay ugusoo jiray isha allah kuwo khayr qaba alle ha iiga dhigo ismana lihi wax walba oo dhaca adigoon master degree amba jaamacadda heerka labaad dhameeya mooyiye aad iska daa hadal ee aad xataa fiirisid Ambaba ka heshid inan danbe alx iminka sanadkan ayaan dhamaynayaa jacadda waliba waddankii hooyana waxa iigudanbaysay 6sanadood ka hor intaa waxbarasho uun baan uga maqnaa dalkayga insha allah waxaan rajaynayaa maalin uun in aan kusoo noqqdo dadki iyo dalkii anigoo wax uun kusoo kordhinkara khayr ah, heestana sibay iitabatay oo waxaan is idhi bal niyeyso adigu inaad samaysay inkastoo midhaha heestu ay ka hadlayaan qof isagu wax ka tagay ee aanay ka hadlayn qof sidayda oo kale ah thanks you all waa intina akhrisatee alle idin barakeeyo love you all❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @drhoothohanaadi3294
      @drhoothohanaadi3294 Год назад +2

      Qof xaalada somaray uun aba dareemi kara wlhi😫😫

    • @jano359
      @jano359 Год назад

      ilhay ha ku garb galo wllo😢

    • @bileskybilebile6558
      @bileskybilebile6558 Год назад +1

      Sorry brother wax walba weydhicikaran lkn samirka aya leysku dhafy guulban kurajeynaya🙏

    • @naztoindhno61
      @naztoindhno61 11 месяцев назад

      Qlbiga wliga adkyso huno😢

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 Год назад +78

    Qof kasto jeclkisi ku gul darysty ayn salmaya💔✋😞

  • @abdiladifahmed8053
    @abdiladifahmed8053 Год назад +40

    wax kaxanun bdn majiro qofaa jeceshahay oo qofkale kaaracay walhi wey xanuun badntahay 🥺😭
    29/8/2022 malintii eey sobaxday hestan
    mustaqbalka dadka imandonow qalbiyaduna jabanyihiinow waxan idinleyahay sabarka kaashada walaalyal 🥺💔

  • @fowziahaajjialiQueenAnuu
    @fowziahaajjialiQueenAnuu Год назад +12

    Damage song 💔💔💔💔qof qofkuu jeclaa waayey uun baa dareemi kara this song😭😭😭😭

  • @drrihimaofficial3612
    @drrihimaofficial3612 Год назад +14

    Allahuma salla wa sallim calaa nabiyana maxamed 💝

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Год назад +29

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

    • @yasinhusein9595
      @yasinhusein9595 Год назад

      Scw

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r Год назад

      عليه افضل الصلاة والسلام سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @wardoabdikadir8021
    @wardoabdikadir8021 Год назад +4

    Hees dareenkeda wadata ilaahow nooga reeb kuwa qalbiyadena dhawacay oo na dhayalsaday😢🤲🏻💔

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +10

    Faraxada caynkaan u rabo markaad I cafisan dareemi omgggg 😭😭🙏

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 Год назад +15

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani dhaafo

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Год назад

      Scw scw

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Год назад

      Rapka ila eeeg wll💛❤💯💛🧡❤💯💛🧡💯❤🧡🧡🤍🤍🧡 m.ruclips.net/video/z1LuQB87q-o/видео.html

  • @kc_king4276
    @kc_king4276 Год назад +15

    Qofkasta oo jacayl dhab ah ku dhacay waxa uu leeyahay boog qalbiga kaga taal markasta oo hees ama qiso jacayl ah oo dareen leh uu dhagaysto waxa danqata boogtaas qalbigana waxu dib u cugtaa xusuus hore iyo waayahiisi xitaa haddu sanado badan moogyahay😢😢😢
    Hees dareen aad u wayn leh❤️❤️
    29/082022 monday

    • @asmeyamaxamud7346
      @asmeyamaxamud7346 Год назад

      Been maha walhida 😭💔

    • @naaniitoquen3932
      @naaniitoquen3932 Год назад

      😭😭😭😭xaqiq

    • @salmanahmedmohamed97
      @salmanahmedmohamed97 Год назад

      Midaas baan aniguna caawa ku suganahay walle laakiin anigu khaladkeeda ku kala tagnay iyadaana i cidlaysay caawa kaligay baan ahay iyaduna la'aantay bay faraxsan tahay

    • @salmanura5109
      @salmanura5109 7 месяцев назад

      waa run walaahi

  • @wardahassan1806
    @wardahassan1806 Год назад +3

    Runti jacayal kaga dhibato ayan usoo maray xbbi 🥺ugu dam bayan wanku helay🥰i love you xas kayga warda

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Год назад +22

    Boqorka codka Deeganka Cabdi zaki wala yaabay
    Waqal studio 🎙 ♥ best RUclips channel
    Inta ila taagerta ismuujiya 👍

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Год назад

      Rapka ila eeeg wll💛💛💯💛🧡❤💯💛🧡💯❤🧡🧡🤍🤍🧡 m.ruclips.net/video/z1LuQB87q-o/видео.html

  • @Hindi-mb3om
    @Hindi-mb3om 4 месяца назад +2

    2024 yaa daawanaya😂

  • @hamdaahmed-to1gy
    @hamdaahmed-to1gy 3 месяца назад +1

    Allahua salla wa sallim calaa nabiyana Bashllr 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fatuushxirsi
    @fatuushxirsi Год назад +5

    Cara kuma maqneen cuqdad kuma qabin jah hees iga dheh zaki keep going bro

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 Год назад +4

    The best song fanaanka abdi zaki
    Ereyada 100% cajiib
    Music 100%
    Laxanka 100%
    Ciyaarta 100%
    Jilitaanka 100%
    Heestaan 100% waa macdahay
    Waana iga gadantahay
    Another level waxbo lagama qaban karo

  • @yasinhusein9595
    @yasinhusein9595 Год назад +18

    Soo tukada salaada ,bacdal duhur ayan dawaneena insha Allah

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Год назад

      Wllo mcn iguso biiiir alle Haku xifdiye

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Год назад

      Rapka ila eeeg wll💛💛💯💛🧡❤💯💛🧡💯❤🧡🧡🤍🤍🧡 m.ruclips.net/video/z1LuQB87q-o/видео.html

  • @djweerofficial
    @djweerofficial Год назад +38

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD ❤❤❤♠♠

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 Год назад +3

    Ceeb kumad lahayn caashaqii hakadayee 🥲😪

  • @maxamuudabdi2095
    @maxamuudabdi2095 Год назад +2

    Ereyo dareen koda xanbarasan inta qalbi ku hadheynaa qalbigoda gilgilaysa 🥺 waqti cajab keney ilmana cesheyn weydy🥲👋

  • @zakariahassan4476
    @zakariahassan4476 Год назад +5

    صوت حرف العلة Yaan yaan يحبك الموسيقى الصومالية 🎶

  • @iloveyouxanta2335
    @iloveyouxanta2335 Год назад +3

    Ceeb kumaad lahayn caashaqii hakadayy omg hees waa dhaaftayy

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc 4 месяца назад +1

    Indhihii ku rabay Celin wayayoo Calaf ba diree cidlo kulama rabinee wllo😭

  • @gudoonyusuf4319
    @gudoonyusuf4319 4 месяца назад +2

    Calaf baa dire cidlo kulama rabin 😭😭

  • @adirecc6200
    @adirecc6200 Год назад +4

    Erayo mug leh OO lagu ladhay laxan aad umaacan iyo muusig xaada kicinaya iyo muuqaal qurux badan another one waqal

  • @garaadmataan2213
    @garaadmataan2213 Год назад +4

    Mako xassan another level🥰🥰

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 Год назад +3

    Waan tabey codkadu
    Cishadii kastaba
    Cisaa iiga mudneed 💔😭

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Год назад +5

    Tanu hees wa dhaftay😩
    19:15
    30/8/2022
    12:46
    6/10/2022
    Hbnimo🥺❤
    Dartey ciil wad marto
    Ilmana ceshan wayday😭

  • @mohamedamiinhidig3193
    @mohamedamiinhidig3193 Год назад +1

    Farxada ceenka urabo Marka icafisa daremi ohmg 😭😭😭😭💔💔💔 xanuun wlhi Allow haigu keenin

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +14

    Another level waqal 🔥🔥🥺

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Год назад

      Rapka ila eeeg wll💛💛🧡💛🧡❤💯💛🧡💯❤🧡🧡🤍🤍🧡 m.ruclips.net/video/z1LuQB87q-o/видео.html

  • @jano359
    @jano359 Год назад +2

    qofkasta oo jaclka ku guul darstay ayaan salmaya 😢🖐️🖐️

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Год назад +3

    Heestani waa dareen qiira badan
    Dad badan bay taabanysaa
    Farxda caynkaan urabo
    Markad icafisaan dareemi
    Jacaylka dhabtii hawaaro
    Qalbiya kastoo is jecel allaw isu keen

  • @fdiamond4254
    @fdiamond4254 Год назад +3

    🥺🥺🥺🥺allah qalbiga 😭😭😭😭🙈🙈🙈

  • @babymama7304
    @babymama7304 Год назад +2

    Maney ila hadlysa 😭😭😭😭ax

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Год назад +29

    Waqal on the beat🔥
    Heestani 1M dhakhso haku gaadho waaba another level e

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 Год назад +2

    Calaf abaha cuun 😭😭😭😭

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Год назад +5

    Cidlo kugu lama rabin❤️🥺😥👸

  • @dajiyeaxmad8684
    @dajiyeaxmad8684 Год назад +4

    Another level 👑🥰

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Год назад +1

    Sorry 💔💔cabdi zaki waan ku Jeceyl 💔😢keep going song levels heart sweet crying 😭only ✌Another studio ❤best ❤

  • @secretman4809
    @secretman4809 Год назад +2

    Ceeb Kumaad Lahayn Caashaqii Hakaday🥺💯🧕

  • @nasramahamed718
    @nasramahamed718 Год назад +2

    Cidlo ilamuu rabin🥺💔

  • @salmanahmedmohamed97
    @salmanahmedmohamed97 Год назад +3

    Waxan hees way dhaaftaye magac kale haloo bixiyo caawa qisadeyda waxaan rabay inaan sooqoro laakiin way idinku dheeraanaysa waliba xoog alle laba walba oo isjecel haysu sahlo laba walba guulaystayna haysu daayo

  • @samiramclin7282
    @samiramclin7282 Год назад +1

    Waye hees dhaftaaye taani another level

  • @maxamadcabdiraxmaancabdull9096
    @maxamadcabdiraxmaancabdull9096 Год назад +2

    Www Abdi zaki legend❤🥰

  • @rahamamahamoud8921
    @rahamamahamoud8921 Год назад

    Ayyy🥺🥺💜🖇️waxn hees wey dhaaftey

  • @madadaalochannel8265
    @madadaalochannel8265 Год назад +2

    Wiilkan waan garanayaa
    Waaguu soo qaaday xilwa xilwa

  • @bakarabdi6948
    @bakarabdi6948 Год назад +2

    Thu 7/9/2022 21:54 Time Waqti san 🥰🖤

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Год назад +3

    Fanaankii fanaaniinta Apdy zaki abti gulayso♥️

  • @abdi252officiall3
    @abdi252officiall3 Год назад

    Waqal studio legend libaax labo maaha✌✌✌

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Год назад +1

    Heestan qalbigayga ayay ka hadlaysaa 😭💔

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 Год назад +3

    Abdi zaki is back 🙌

  • @moheero9936
    @moheero9936 Год назад

    Fanaanka weyn cabdi zaki 💯🙏🏼

  • @tabiyemediachannel8648
    @tabiyemediachannel8648 Год назад +2

    Farxada ceynka an u rabo markaad I cafisaan dareemi😭

  • @MarwaanFaizal
    @MarwaanFaizal 5 месяцев назад +1

    Jacaylow maxad dhib keentay quluubta ayy ka dhex hadlaysaa heestani 🥹😔💔

  • @aziaomar3841
    @aziaomar3841 Год назад +1

    Hestaan sibay itabanaysaaa Cidlo kulma Rabin 😰💔 xanuun badnaa 19- 11- 2022

  • @abdiwahabtabe7042
    @abdiwahabtabe7042 Год назад +1

    Another level ✌️

  • @najiibhami3560
    @najiibhami3560 Год назад +1

    Farxda caynkaan urabo
    Markad icafisaan dareemi❤🌹

  • @hamdibasakuurde2906
    @hamdibasakuurde2906 Год назад +2

    Legend Zaki

  • @badrikurtinjambir3743
    @badrikurtinjambir3743 Год назад +1

    Hees dareen leh 🥺🥺💔💔

  • @Cabdallecurad
    @Cabdallecurad Год назад

    Waaa hees i darreen taabatay walahi.....😥❤

  • @abdirahmanabdirashid2577
    @abdirahmanabdirashid2577 Год назад

    I'm the first one to have the download

  • @abdallaukacha7154
    @abdallaukacha7154 Год назад

    Waqal video waa kabaxsadeen runtii 👌

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Год назад

      Wllo.mcn iguso biiiir alle Haku xifdiye

  • @inanour3551
    @inanour3551 Год назад

    Abdi Saki Nin an siwayn u tagero. 😭🖤🫰

  • @apthilahman_Mohamed10
    @apthilahman_Mohamed10 Год назад

    Layaab layaab cabdi zaki ⚡

  • @siham_1866
    @siham_1866 Год назад +3

    Cidlo kulama rabin wll🥺

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA Год назад

    Wwwwwwwwwww
    Cabdi zaki guulayso saaxiib 👍👍👍

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Год назад

      Wllo.mcn iguso biiiiir alle Haku xifdiyee

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Год назад

      Rapka ila eeeg wll💛❤💯💛🧡❤💯💛🧡💯❤🧡🧡🤍🤍🧡 m.ruclips.net/video/z1LuQB87q-o/видео.html

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial Год назад

    Duni kale gabadha waan wataa jilideeda

  • @yusurfaatax4647
    @yusurfaatax4647 Год назад +7

    Qofkii hore een jecloow
    Walow aad qaab samayda
    Qudhayduna Kuba rabtoo
    Waqtigu kugu qanacsanaaa
    Qaddarkii ilaahbaan
    Calafkeena qorinoo
    In aan qoys wada dagnaa
    May ahayn wax qorano
    Adiguna qiyaas li
    Qalbiga hayska jabinine
    Ku qanac waayaha Mar qudha .

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 Год назад +1

    Heestaan Hees Iga Saameen Badan Ma Jirto Si Toos Ah ee ii taabatay

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 Год назад +2

    farxad caynkaan u rabo markaad i cafisaan dareemi😥😣

  • @sacadahmedawil2993
    @sacadahmedawil2993 Год назад +3

    Best music

  • @xamsecali4885
    @xamsecali4885 Год назад

    Waw welcome back legend

  • @xamsecali4885
    @xamsecali4885 Год назад

    Waaw hit song zaki

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 Год назад +5

    Wll iga farci rabi haka farxiyo janalakayga 1 subscripe isaar hamigaga rabi haku rumeyo👈

  • @dhabahaye
    @dhabahaye Год назад +5

    Amazing 👏

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Год назад

      Rapka ila eeeg wll💛🧡❤💯💛🧡❤💯💛🧡💯❤🧡🧡🤍🤍🧡 m.ruclips.net/video/z1LuQB87q-o/видео.html

  • @sharmoadaam
    @sharmoadaam Год назад +2

    😭farxada caykan u rabo markaad I cafiso ayaan dareeemi 😭😭😭2014 2020 failed ❤️‍🩹💔❤️‍🩹💔❤️‍🩹💔❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Год назад

    Hit cabdi zaki

  • @siciidabdiwali2923
    @siciidabdiwali2923 Год назад +3

    Waa hees qiiro badan lkn waxaa dareemi kara qof ku jeclhy markaa is qabataab ma iloobi doono
    12/72022 malinkii jacaylkyga kala harnay
    lkn ilaa hada khaladakaan gaysty bann ka qoomameeya ilaali qofkaad jeclaanysid qalbigiisa

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial Год назад +1

    Waaw hees aduun

  • @xamdamuxumed4621
    @xamdamuxumed4621 Год назад

    Axyaa erayo qalbigay ilushy walhi

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 Год назад

    Cabsi cabsi waye 🔥

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 Год назад

    on fire zaki

  • @khalifyare7832
    @khalifyare7832 Год назад

    Waqal on the beat

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 Год назад +1

    Qofkii aan calmadaw ii calool furnow🥺

  • @daariqmaxamed2801
    @daariqmaxamed2801 Год назад

    #waqal studio 🥶

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 Год назад +2

    Iga farxi wll rabi haka farxiyo janalakayga 1 subscripe isar hamigaga rabi haku rumeyo🙏🏾❤❤❤

  • @wais3086
    @wais3086 Год назад +1

    Waiss woww😪😪😪😪😪😪😪

  • @cabdikariinmuuse2639
    @cabdikariinmuuse2639 Год назад +1

    waarya dhahen anigu waxan ka hely gabarta dheer ee badhida weyn

  • @daysanejrlyrics9796
    @daysanejrlyrics9796 Год назад +1

    Ciirsi Baad ahaYd 😭😭😭😭😭💔💔💔

  • @hassanguedi7278
    @hassanguedi7278 Год назад +1

    Woowoo wllomcn

  • @mumtashassan6429
    @mumtashassan6429 Год назад +1

    This song emotional 10/2/2023💔

  • @xamsemahamuudyuusf9086
    @xamsemahamuudyuusf9086 Год назад +6

    Waxan salmay dhamaan hawl wadenada waqal wan rajynayaa inay arke donan codsegayga in ay naseeb bexeyan waxan donay mobel feecan ankala socdo waqal ples😌 💔

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid Год назад

    Top song who is it KHAALID YARE

  • @Abdirashidmuhumed502
    @Abdirashidmuhumed502 Год назад

    Cabdi zaki👑

  • @ayaanhanad
    @ayaanhanad Год назад

    Cashaqi hakadaye😢😢

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Год назад

    AMAZING pin 📌iigu qabo the legendary khadar waqal

  • @idilrashiid228
    @idilrashiid228 Год назад +1

    Ceeb kumad lhyn cashaqi hakaday 17 up to 19💔😥

  • @fahadfarxaanbidhe8273
    @fahadfarxaanbidhe8273 Год назад

    another ♫︎💯💯💯💯💯💯😱

  • @hawobaiiz6243
    @hawobaiiz6243 3 месяца назад

    In la is cafio waah cafimadkah kalai klia aan hysano 😢