ASAD OO AMINA WAAYAY GIF , SANAD KA HOR MARKII YOUTUBE LII FURAY GO ANKI AAN KU NOQDAY YOUTUBER

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 3,6 тыс.

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 2 месяца назад +398

    Yuutuubka koko markii la furaayay ilaa hada waa fiirsanooyaa congratulations koko❤❤❤

    • @samsamcaabi7763
      @samsamcaabi7763 2 месяца назад +6

      Same😻💕

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 2 месяца назад +4

      Same

    • @NaciimoCabdiraxman-c4q
      @NaciimoCabdiraxman-c4q 2 месяца назад +4

      Kula mid ayan ahy yutubkabo asad iyo koko ayan ku bartay walibo qasatan koko ayan ku bartay wlhi🎉🎉🎉 sanad guro wacan koko naxris badan

    • @RamliaOmar
      @RamliaOmar 2 месяца назад +2

      Same❤

    • @UbaxKulan
      @UbaxKulan 2 месяца назад +1

      same

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 2 месяца назад +153

    kooko ilaa maalintaad furatay youtube ilaa maanta kula socdaa my favourite person.

  • @NajaadAxmed
    @NajaadAxmed 2 месяца назад +79

    Wan joogay markii kow laku furaayi ilaa hada waa joogaa mana kaa hasti laykta wllhi ❤🎉sanad guuro wacan kokwsar tayda 🥺🫶🏻🦋💕

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 2 месяца назад +149

    28 July 2023 / 28 July 2024 // 1 Years Congrulation Queen Koko Bulle❤🎉

  • @AswanGeedi
    @AswanGeedi 2 месяца назад +143

    Walahi been kuma sheegayee koko bulle walahi team 27qoftan ugu jeclhy aya tahy 😢❤

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. 2 месяца назад +35

    Koko waa qof ka kali ah ee uu asad ka dalbaday inuu RUclips u sameeyo.. ❤❤

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 2 месяца назад +77

    Kalsooni codkarnimo fariidnimo daacadnimo qurux iyo talent in la isku helo way adagtahay iyo weliba jaceyl bulshadu ku jeclaato kokadeena sanad guuro wacan 🎉❤
    Waxaa ii farxad ah malinkii la furaayay ilaa iyo maanta inan daawade taagero kuu ahay horey usoco queenay❤🎉 again and again sanadguuro wacan❤🎉

  • @Nuradin11
    @Nuradin11 2 месяца назад +23

    Hambalyo koko ❤❤❤❤❤ lkn macalinkena muqdishu aaday soo celiya macalinka😢😢😢

  • @BureeqaApdi
    @BureeqaApdi 2 месяца назад +810

    Wan jogay maalintii lakufurayey ila hadana wllhi like kulama dhaafo umacc❤❤🎉abaayoh guuleyso😢

    • @ShamsoSidowbashiir
      @ShamsoSidowbashiir 2 месяца назад +16

      Aniga xitaa waa jogay labo mobel ayaa kuu saray OO xafada yaalay xitaa ❤❤❤❤❤koko

    • @mumtazciidle6005
      @mumtazciidle6005 2 месяца назад +11

      Anigupa wlhi wan jogey xita hapenki ku xigtey wxy tidhi maxn idin soo duba bal isoo sheega ayay tidhi koko hadalka ma ilopo kooko wllo inta iyo inka badan waad u qalanta hore usoco❤

    • @daadirabdi4790
      @daadirabdi4790 2 месяца назад +5

      Maalintas.1wad.ayan.kuso.soo.dhaweyay.koko

    • @MaxamudMaxamed-tf9fg
      @MaxamudMaxamed-tf9fg 2 месяца назад +5

      Waakula joogeey kookoo walaasheey

    • @Bushrasiciid100
      @Bushrasiciid100 2 месяца назад +2

      Same wllhi anba bilow ilaa maanta waan jooga 😢😢❤❤

  • @ZakariyeSuldaan
    @ZakariyeSuldaan 2 месяца назад +346

    Koko youtuberada ugu fcn xaga dumarka yaa igu raacsan😂

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 2 месяца назад +14

    From the capital city of Somaliland 💚🤍❤️
    Walaahi maalintii laguu furayay i been there
    #FG. Koko iyo Amiira iyo Saamiya Waxay kujiraan runtii hablaha 5ta Somaaliyeed ee social media kujira kuwa uugu akhlaaqda fiican guulaysta hablahayagiii

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +369

    Hampalyo team koko dhaxalka kaliya aan kugu leyahay waa like faqired iska saar ❤👊🫡✌️

    • @maxamedcusman1158
      @maxamedcusman1158 2 месяца назад +5

      hambalyo hambalyo ko koo Deena sanad guuro Wacan sano fara bdn kuu rajeynaa farxad iigu nolow walsheyda mcn ❤❤❤❤

    • @CaliCabdi-c9j
      @CaliCabdi-c9j 2 месяца назад

      @@Kiki_afcad-m7c armaan parnki kusosamey

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 2 месяца назад +112

    Koko ilaahay nakaama kaaqaado qalbi😢

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t 2 месяца назад +21

    Malita bilawtay ilahada Hal xabo imadhafin koko hambalyo hambalyo koko bulle🎉🎂🥳💋❤

  • @mahhomedabdirahman2779
    @mahhomedabdirahman2779 2 месяца назад +42

    Wlhi koko walashey mcn she is the only person I watch even if I don't have data imagine becoz she respects everything one m.a my lovely docter koko walashey mcn I really support you ❤

    • @RayanQueen-o8j
      @RayanQueen-o8j 2 месяца назад

      C vraiment très bien ❤❤❤🎉 congratulations

  • @Lena-d4y3x
    @Lena-d4y3x 2 месяца назад +349

    Qofkii uhoreyay ee like sara koko hambalyo❤🎉

  • @AymenM-cn4ck
    @AymenM-cn4ck 2 месяца назад +8

    28 July 2023 ,28 July 2024 1 years congrulation koko bulle ❤❤❤❤❤❤❤

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 2 месяца назад +56

    Horta ma awodna ina 3 months koko 1m u xidho wlhi wa awodna aan gadhsino wayo qof kale hadad ka farxiso wlhi adna xag rabbi aya laga ha farxinaya ❤

    • @Saabariiniita
      @Saabariiniita 2 месяца назад +3

      Diyaar waaye groupada dhig asxaabtada ka codso

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 2 месяца назад +40

    Msha allh koko waa qof abaalka loogaly taqaan runtii qofkii ku wanaajiya amaba kugarab istaaga waala xasuustaa oo noloshaada qeyb muhiim ah ayuuka galaa mar labaad msha allh koko qof abaal loogali karo safka hore ka tahy

  • @Saabo607
    @Saabo607 2 месяца назад +7

    Maalintii koko youtube loo furaaye waan joogay iskuuley ahay hadana waan dhameeye iskuulka Alxm san guuro wacan koko keep going ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ameyra1
    @ameyra1 2 месяца назад +107

    Yariisteena sanadguradeeda waye caawa 😭😭❤️❤️🫶madaxaa nafuraaan

  • @ubaxinafunny4133
    @ubaxinafunny4133 2 месяца назад +153

    Wan jogay malinti la ku furayey walhi Ila hadana wan jooga like na kulma dhaafo walhi😭😭wan ku jeclhy koko xbtii

  • @XamdiQasiin
    @XamdiQasiin 2 месяца назад +9

    Aniga wan joogy wlhi abyo waxn ku leyahy hori u soco insh allh 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 2 месяца назад +46

    Kokodeyda qalbi wanaag qurux badan naxariis badaneey intaan iyo In kabdan waad uqalantaa boqorada RUclipska baa thy hambalyo nolosheyda❤❤❤❤❤

  • @MrMr-b5q
    @MrMr-b5q 2 месяца назад +70

    Marka hore waan ku salaamay boqoradeena koko bulle salan ka dib aad iyo aad ayaan uga faraxsanahay ina ahay dadkii uuga horeeyey 0 subscribe ila 700k ula joogo alxm😢 wlhi cawa saa u farxsanthy ka daran ani ayaa u faraxsan guushaada waa guusheyda ina garabkaada ahayneh waa ku faraxsanahy oo aan bilow ilaa hada kula socdo really 1year aya RUclips ku jirta waxeyba ila tahay one mouth camal😢 cawa sharuucteyda iyo farxadeyda qoraal kuma soo koobi karo😢😢hooyo naxteexo iyo aabbe maxamuud salan iga gaarsii asadneh iigu salan uga danbeyn waxa ku leeyahay congratulations for 700k in one year😢🎉🎉❤

  • @qadrocilmi8845
    @qadrocilmi8845 2 месяца назад +20

    Waan jogay malintaas ilaa hadan waan jogaa like tan maran ma kul dhaafo aby guleso mar walbo inshaa 1m kami soon insha alaah

  • @MariaNuur-j5o
    @MariaNuur-j5o 2 месяца назад +106

    28 July 2023_28_july 2024 team is muujiya❤🎉

  • @mohamedmuse5308
    @mohamedmuse5308 2 месяца назад +22

    Koko wxn ka mid ahay dadki daawanayey habeenki Asad laha ugu danbeyn waxa youtuber noqotay koko ila hada wan la socda keep going Sister Maasha Allah ❤❤❤

  • @maryamomaxamed7573
    @maryamomaxamed7573 2 месяца назад +22

    Wan jogey malintii lagu furayey ilaa up to now one video ehna like kula ma dhaafin guleyso koko inta io in kabadn ayaan ku rajeynayaa sister come soon 1M October ayan ku rajeynya I.a congratulations & sannad guuro wacan 😢❤❤🎉🎉

  • @XasanCadow-bj4pt
    @XasanCadow-bj4pt 2 месяца назад +75

    Kusali nabigeena maxamed scw ❤

  • @Xaliimocabdi8844
    @Xaliimocabdi8844 2 месяца назад +72

    kokodeenaa wlh waan ku jeclahay ❤😢🫶🏻👸🏽hanbalyo ilahada kjla socdaa wlh ada leba kuku jeclahay team 27 cadowga uu nolow walashey ❤

    • @Faysa2345
      @Faysa2345 2 месяца назад

      ❤❤❤😊

    • @Faysa2345
      @Faysa2345 2 месяца назад

      🎉😂😢❤

  • @FarxiyaYasin-v3s
    @FarxiyaYasin-v3s 2 месяца назад +13

    Koko ilaahad wan kula jooga ilaa 100k ilaa 700k ilaahay naga ma kaa qado koko.qalpo wanga ❤❤😢

  • @IdilcllaahiMuxumed
    @IdilcllaahiMuxumed 2 месяца назад +64

    Yaaqi koko 700k aan ku tuurno❤😮 wlhi way uqalantaa waa ardayad wayna shaqaysa hadana way dadaalaysaaye❤❤

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr 2 месяца назад +2

    Koko wiligey ma,akin iyadoo oo aamusan markasto aanarko waaqosle keep going wllshena mcn ❤❤❤❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 2 месяца назад +118

    Sanad guuro wacan qurux karti iyo caqli badaneey habeenkaas ilaa caawa waan kula socdaa waanan ku jeclahay malaha laba habeen oo kaliya ayaan sanadkaasna kaa xanaaqay

  • @IdilMaxamuud-n9x
    @IdilMaxamuud-n9x 2 месяца назад +25

    Yes koko bilow ila dhamad ka wan kula joogay the best person forever RUclips ❤

  • @Queenxamd
    @Queenxamd 2 месяца назад +4

    Wan jogey malintii yutubka lagu fureyy guleyso koko bulle❤ walshey💗👸

  • @asmaidris7920
    @asmaidris7920 2 месяца назад +24

    Koko my favorite RUclipsr ba tahy wlhi team ka dhan asad markas I ahaa adiga igu laba noqday waqtigas ❤❤❤

  • @akram9413
    @akram9413 2 месяца назад +39

    KOKO waa qof qalbi wngsn masha Allah 🎉❤

  • @JamacYare-hp1dx
    @JamacYare-hp1dx 2 месяца назад +3

    Apoyadyy kawsar Mahamed Buulle happy now Year waa ku faraxsany unaa hal Year la'haato RUclips intaaba waa ku la socday msha Allah ❤️ wllshyei inaat iyo in kabadna waa wada socon doonoo ani iyo asaxab ta intii isku mid nahnayy
    Alxmdulilaah WLL Ilaah caafimaadka ha inoo dhereyo si aa farxado badan oo leenahayy u gaarno Insha Allah ❤️🎉🎉🎉 like ta muhiim waaye😢❤

  • @SahraMohamuud
    @SahraMohamuud 2 месяца назад +61

    Koko waa RUclips rada ugu fiican gabdhaha ii ila qaba ❤😢🎉waana joogay ilaa bilowgii😮

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 месяца назад +42

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @naimaabdihassan1100
    @naimaabdihassan1100 2 месяца назад +4

    Koko 5qof macal aya iga horeyse mcnto sanad guuro wcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 месяца назад +46

    Boqorada Team 27, Halsano 700k es not easy 🎉🎉,,,Asad runtii waa nin qalbi wanaagsan

  • @NimcoQurux-mt2gs
    @NimcoQurux-mt2gs 2 месяца назад +40

    Congratulations🎊 Koko Inta io in kabadan kuu rajeynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedu1633
    @mohamedu1633 2 месяца назад +3

    Man laa yashkuranaas laa yashkuralah waad umahad celisa Asad iyo asxaabtaada waana wax fiican keep going

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 2 месяца назад +54

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @sundusosman4114
    @sundusosman4114 2 месяца назад +14

    Dadka maalintaas saaid ufarxay aan ka mid ahy oo ilayo hada video yaashada sugo love you koko keep going queen and congratulations 🎉

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l 2 месяца назад +6

    Kooko waxaa tahay qof qabi fcn wlhi waxaad uqalataa over 3 million Keep going never give up 👍

  • @muhiimomaxamed2272
    @muhiimomaxamed2272 2 месяца назад +27

    Alla maalinta koow asad kuu furaayay waa joogay wllhi😢hambalyo 1m kana waa gaareey I.a

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 месяца назад +29

    Yaa koko subscribers u noqday first RUclipsr n 1 toto❤

  • @YasminabdifatahMohs
    @YasminabdifatahMohs 2 месяца назад +3

    Congratulations mi blood koko❤❤

  • @AyanAyanmoulidAhmed
    @AyanAyanmoulidAhmed 2 месяца назад +20

    Hamblyo Koko BULLE xppti WAAN JOOGY WLHI intaa inkabdn uqalntaaa 🎉

  • @QadiiqoQadiiqo
    @QadiiqoQadiiqo 2 месяца назад +33

    Asad waa wiil aad ujecel qof walba inuu hor mar gaaro asad alah hakuxifdiyo wiil wanaagsan ayaa thy kooko adigana hambaliyo abaayo mcn anigana waxaan kamid ahy tageerayaashada oo intaan kusoo gaarsiyy inkastoon joogin malintii laguufuraayy hadana waxaa kuleeyahy hambaliyo abaayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @manaalmohamed9558
    @manaalmohamed9558 2 месяца назад +3

    Walahi wa uqalanta koko intas iyo inkabadan ba qof lajecladana watahy ilahay farxada haku siyadiyo isha cadowgana haka haayo waxa tahy gabar yaro dadaleyso shaqo iyo RUclips ina lisku wado we adagtahy common team koko 700k isla weekan ha u dabal dagto kokodena bisha xigtana 1millionka inshalalh❤❤❤

  • @shukriahmed6818
    @shukriahmed6818 2 месяца назад +39

    Habenkii RUclips lagu furaye ila cawa wanku la joga waxna kamita ahaa tagerahaga ku jecel xita itadan naqan oh aat temka laso dubese🎉🎉🎉🎉🎉 hamblyo sister respect ❤

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz 2 месяца назад +20

    Aniga dadka anigo kala sareynin koko wlhi ad ayan u jeclahay allah ku dhowro abyo waa gabar qalbi saafi ah oona wilsha ku dhac dhicin wax wax kasta qabsato abyo sidan lee kusoco dadka ki nayid jabinayan ha fiirinin waliga dadka ku jecel ayaa badan❤keep going

  • @drhafous9169
    @drhafous9169 2 месяца назад +2

    Really waan joogay malinkaas iyo sidaan ugu farxay because vidio asad leeyhy ima dhaafo horumar wacan baan markasata kuu rajaynayaa kokooyeey ❤ 1m is coming
    asadna waaa ku hmbalyaynayaa siduu marwalba idiin garab taaganyhy guulayso hagio❤

  • @RaxmaMaxamed-se5sg
    @RaxmaMaxamed-se5sg 2 месяца назад +26

    Intii Joogtay Maalinti Lafurayay sanad guuro Wcn Kokooyyyy❤🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 месяца назад +23

    Koko cawa farxad la ilmeyay from zero ilaa 700k wakula socda abayo farxadada waku farxa❤koko bule waxa thy qof sojidasho leh sida asad hajio shegay youtubkasta kaso muqato wukala kacaa❤❤ l love you koko❤❤❤

    • @nuurxasan6182
      @nuurxasan6182 2 месяца назад

      Waxan kamid ahaa dadkii u horeyay aadna wan ogu faraxsanaa markii ey dhihi jirtay yutube maso galayo adban oga xuman jiray

  • @Xamdi-b3n
    @Xamdi-b3n 2 месяца назад +2

    Sanad guuro wacan teem kokooooo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @makaabdukhadir8071
    @makaabdukhadir8071 2 месяца назад +21

    Wlhi waa joogay waa aamini waayay in aa 1 year ku daawanooyo hambalyo Wlashy ❤❤

  • @cuud_
    @cuud_ 2 месяца назад +32

    Sanad guura wacan my princess kokooo💋👑🥳🥳🥳❤️‍🔥

  • @cashoshabel-5254
    @cashoshabel-5254 2 месяца назад +1

    Kooko hampalyo marka hore abayo marka xigtana hadaan dacada ka hadlo 8daqiiqo video ga asad oo aylo uu ku dhahayo manta wxn ufure bala balaa aan soo race ilaa hadana video aad ledahe daqiiqad ima dhafto qof qalbi wanagsan aa tahe m.a somalia imanshahesana waan u dhararoya intaas ka dibna wxn ku dhahoya apayo horey u soco 1m baana sugi la'ahe wlhi ❤❤❤❤❤

  • @DrsRahma-f5s
    @DrsRahma-f5s 2 месяца назад +28

    Wan jogay maalintii lakufurayey ila hadana wan ku lasocoda wan jeclaha RUclips hambaliyo Koko bulle Halista ❤❤😮🎉🎉

  • @XabsaMaxamed-u3j
    @XabsaMaxamed-u3j 2 месяца назад +24

    Koko wllhy wallha ilaahey baan ku dhaarte malinta lafuraayey iska daa ka hor ayaan is odhan jiray yaa maruun Koko youtube u furo soo congratulation xappti I.a waxaa rajeena inaa maruun kulano anoo nabada adoo nabada❤ l love you ❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 месяца назад +41

    Kooooko fariiiid abaaal leh bathy gulysoooo ❤🎉🎉😢 wligaaa saaaa asad abtigaaa abl ugu haay❤🎉😢

  • @yousra52
    @yousra52 2 месяца назад +5

    Koko adiga kaliya hl famil ma lihid anaga dhan familkaga nhy wayo malinti lagu furayey 0 wn jogey ila hda wn ku dawada horey u soco gabadh u qalanta tahy inta ka bdn bashash nimadada kuso gartey congratulations i.a sanado bdn wn isla jogeyna guleyso❤🎉

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 месяца назад +61

    Miss score miss 1m in 5 days only can do It toto😂❤❤❤

  • @ZenabZenabhussein2023
    @ZenabZenabhussein2023 2 месяца назад +20

    Congratulations koko❤ 1k-700k baan taageero kuu ahay
    Guys 700k aan ugu farxino caawa koko🎉
    We love you🥰

  • @NajaadCabdiqadir
    @NajaadCabdiqadir 2 месяца назад +1

    Riyadaydan ku jirta inan Asad arko insha alh❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад +25

    Hampalyo kooko sanad guuro wacan 0 min cawa oo 671k uu marayo wlhi wan fadhiya inshallah 1m io kabadan warajayn hadan noolano ❤🎉

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase 2 месяца назад +19

    Maalintii lafuraayey waa joogay malintii loo dabal dagayeyna waa jogay alx wana kula jeclahay hormarka ❤waa inaa iskuhablayeynaynaa congratulations my teeam koko bulle❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @khadraeisemouse4900
    @khadraeisemouse4900 2 месяца назад +1

    Congratulations koko malinta wan joogay 1m insha allah ❤❤❤❤❤

  • @arfoonmoha9762
    @arfoonmoha9762 2 месяца назад +32

    Waxan kamid ahaa dadki joogay hadana dareen kooda saaid ka noqday gabadhahan yar jecel waliba si xoog u jecelahay wax aanku qayaaso ma garanayo dareen keyga lkn guulo badan aan marqaati ka nahay kasii sugeyna I.a🎉❤hambalyo boqpradeena😊

  • @SacdiyoMaxamed-if6hw
    @SacdiyoMaxamed-if6hw 2 месяца назад +17

    Koko waa gabadha keliya aan jeclhy oo .marwaliba video wn daawadaa
    Hambalyo hambalyo kokodeena❤❤❤❤

  • @FartuunOsmaan-i3d
    @FartuunOsmaan-i3d 2 месяца назад +1

    i.a waankulmidoonaa teamka oo idil qasitan koko❤❤❤

  • @Qadanibrahim-f1p
    @Qadanibrahim-f1p 2 месяца назад +24

    Sanadkee guur wacan xpti intaa iyo inkabadanba waa qalantaa keep going xpti

  • @IkraanSamatar
    @IkraanSamatar 2 месяца назад +23

    Wallhi mlinkaas wajogay koko maxamuud bulle hambalyo happti intaan io in kabadan ku rajeyneena hda nahy team 27 kun io kow jeer hambalyo 2 months kadib 1M xirenaa I.a🎉💖🫶🏻

  • @AyanabdiAyan
    @AyanabdiAyan 2 месяца назад

    Malintii aad kuso biirtay RUclips ila hada wan kula joga abyo sanad guuro wacan🎉🎉🎉🎉🎉keep going ❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 2 месяца назад +12

    July qofkii youtube furto muxuu ugu kala kacaaa koko samia cadnan July bey furteen sida ugu kala kacay waala yaabay iyo score kee ka dhigeen congratulations koko❤🎉

  • @NajxFaisal
    @NajxFaisal 2 месяца назад +30

    Sanad guro wacan abyo malinti ila hadda video aa ledahay ima dhafin ilove wlhi waa kujeclhay ila hey kuma tuso wax kudhibah😊❤

  • @more.fabri88
    @more.fabri88 2 месяца назад +1

    Wanjoogay Alhamdulilaah ❤

  • @nasteehojamaa7341
    @nasteehojamaa7341 2 месяца назад +8

    Walahi wan joogay wxanan ahaa 10 ki qof u horeeyey we love you koko 🎉we so proud of you 👏 from Washington

  • @MuriiroAweis
    @MuriiroAweis 2 месяца назад +36

    Koko bule sanad guura wacan🎉❤

  • @najmadauud-er8dm
    @najmadauud-er8dm 2 месяца назад +1

    Ala Ani habenkiii koko youtubar loo furay maqleyyy is la markiii ku ordayyyyy ha wllhi hampalyooo ❤❤❤❤❤

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 2 месяца назад +36

    Team walbah idinkaamna idinku magac la baxa nio koko Samia cadnan alpha waa isku fiican tihiin ❤🎉😂

  • @najahmohamud4702
    @najahmohamud4702 2 месяца назад +12

    Masha allaah asad thanks saad mar walba u garab istagtid dhalinyarada koko adna waxa tahay inan ad u qiima badan hambalyo hambalyo wllo ❤

  • @DahiroAhmed-k1f
    @DahiroAhmed-k1f 2 месяца назад +1

    Don't look back always look front 🎉🎉🎉❤

  • @sacdiamohamed3316
    @sacdiamohamed3316 2 месяца назад +8

    Congratulations queen teena wan ku farxsnhy from zero ilaa 700k ina kula socdo intane wxa sameyan karo quf dadkisa jecel yihin wan ku jecel nahya abyo insha allha waxan sugnaab waa
    1M 2024 dhexdisa Mss halista❤ ❤
    The best RUclips awards in the year👸

  • @Zahrayalicolow
    @Zahrayalicolow 2 месяца назад +49

    Inta marka lafuraye ilaa hada lasocdo wanisalamy😂❤

    • @qaalimacalin3152
      @qaalimacalin3152 2 месяца назад

      Wan kaaqady

    • @Zahrayalicolow
      @Zahrayalicolow 2 месяца назад

      @@qaalimacalin3152 cawa hawenkena waaye 🥺🫶

    • @qaalimacalin3152
      @qaalimacalin3152 2 месяца назад

      ​@@Zahrayalicolow saaufarxy wllh lgamasheken kro

    • @Zahrayalicolow
      @Zahrayalicolow 2 месяца назад

      @@qaalimacalin3152 Ana xata wafarxay wlahi sida inlidhahy imtixanka dowlada bastay🥺🫶

  • @Saviafarah
    @Saviafarah 2 месяца назад

    Haa wanjoogay sister wxan kuleyahy hormar wcn September ayn kurajenaa 1m inaa gartid ❤❤❤

  • @mukhtarahmedabdi1082
    @mukhtarahmedabdi1082 2 месяца назад +16

    Haa wllhi mlinkii laguu furey ilaa caawa sanad gurada ah Hal muuqaal oo idhafey illahey baa igu og❤

  • @JanaSharla
    @JanaSharla 2 месяца назад +40

    Insha allha koko mcney 1m 2024 oon dhaman ayad garaysa inta igu racsaan one like ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +435

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫶🏻🕋🫵

    • @Abdirahmanhassan-y7r
      @Abdirahmanhassan-y7r 2 месяца назад +8

      Koko is not eazy wllhi hambalyo

    • @Abdirahmanhassan-y7r
      @Abdirahmanhassan-y7r 2 месяца назад +6

      Koko tageere number1 kuu ahay wllhi one love wlshey

    • @Ayaanchanel
      @Ayaanchanel 2 месяца назад +1

      Koko lamber one tageran ku ahay wllo mcn hore u doco qlli insha allah hadu ilahay ii qiray waan ku arki wllo ❤❤❤❤❤❤❤

    • @NafisocabdulahiCabdiqadir
      @NafisocabdulahiCabdiqadir 2 месяца назад +2

      Waan joogay kooo❤😮

    • @LayloMaxamed-me8cx
      @LayloMaxamed-me8cx 2 месяца назад +2

      Koko sanad guuro wacan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbshaPoi-e8l
    @AbshaPoi-e8l 2 месяца назад +2

    Wanjokay malinta furaye ila hada❤❤ hanbalyo sanad kuro wacan koko qurux❤❤

  • @Maria-om1vs
    @Maria-om1vs 2 месяца назад +15

    Habeen kii lafurayy ilaahada kula socdaa Nolosheydii sand kuuro wacan🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @talisocadey6552
    @talisocadey6552 2 месяца назад +20

    walhi wa ogaa habeeki lagu furaaye hambalyo my queenteena

  • @LeylaAhmed-s8q
    @LeylaAhmed-s8q 2 месяца назад

    Aad Ayaan ufarax sanahay maadama aad saan dhan u farax san thy wllhi been masheegaa yiyee kow youtubeka markaad kasoo muuqan jirtay aad Ayaan kuu jeclaa ilaa hada wan ku jeclhy waxan kuu rajeynaa intaan sanadkaan ku jirno inaad gaartid 1m I.a sanad guuro wacan hambalyo queen sis koko🎉 ❤

  • @azmiitaQurux
    @azmiitaQurux 2 месяца назад +10

    RUclips koko markii la. furaaYeY ilaa.hada waan fiirsadaa wllhi congratulations🥳🥳 koko bulle🥰