UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 апр 2019
  • NEW SONG UGBAAD ARAGSAN
    EREYADII AXMED XARAF
    LAXANKA QAMAR SUUGAANI
    MUSIC C.RIXIIN CARAB
    SOOSAARISTII HAWRAAR MEDIA GROUP
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 4,4 тыс.

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 21 день назад +55

    Haddad soo aday showgii xalay kadib like ta dhac igusii legend😂😂

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 3 года назад +1810

    2021 hdaa fiirsnyso😭like saar
    2022 ma dawanysa like sar
    2024 hadaad dawaynso aygoo isku so labtay liketa😂😂

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Год назад +112

    Hadad 2023kii fiirsanayso Like saar
    Ramadanta Allow nbd Caafimaaad iyo barwaQo nagu gaarsii
    8/3/2023
    Arbaca

  • @asmaibrahim8507
    @asmaibrahim8507 5 месяцев назад +22

    Heestan waxan soo boqday 20 2 2024 waxa soo dhaw Ramadan aloow nabad iyo cafimaad nagu gaadhsii😊❤

    • @Maryan-ld4uq
      @Maryan-ld4uq 4 месяца назад

      Jcxjlxznb😢😢😢😢

  • @horiyoningeeyahaguursado2387
    @horiyoningeeyahaguursado2387 4 года назад +618

    Nimcada illahay ku siiyo hadad qarsan wayso inta ku xamdido wuu kaaceshanaya😭😭 hadaad iga danbayso nimcooyinka alle ku siiyay ku shugri

  • @mubarekabdi8366
    @mubarekabdi8366 5 лет назад +603

    Adiga adiga arkaya qoralkaygan illahay farxad iyo nolol qurux badan haku siiyo wll😍😍😍

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 года назад +174

    Markay is fureen ka dib 2021 ayan dawanoya ya ila dhafin liketa ani cml hada ugbaad dar ale u jeceshy 💋

  • @Nasteha_ceryamo2
    @Nasteha_ceryamo2 Год назад +53

    after qamar oo la taagay yaa ila dhageesanaayo farta soo taaga 😂😂😂26/7/2023

  • @nasraabdikaninasra9160
    @nasraabdikaninasra9160 5 лет назад +437

    Qofkii fariintyda arka Allah bisha barakysan Ee Ramadan nabad haku gaarsiyo iyo caafimaad

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 года назад +1852

    Wlhi heestan Xasuus baay igu noqotay😪😪😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢aduunyo Xaalkeed waa kaas😫😫😫😫calol xumo ayan dareemaa Wlhi😢😢😢plz like isaar ilahey dartiis

    • @mamanasteexo6115
      @mamanasteexo6115 4 года назад +4

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦

    • @hassanrashid3024
      @hassanrashid3024 4 года назад +4

      Srry brh but know one thing real men don't cry brh okwy bldy

    • @hibaaqindhayare4539
      @hibaaqindhayare4539 4 года назад

      NaNas🍐🍉🍐🍑🌲🌱🍊🍋🍄🍑🍐🌳🌲🌱🌴🌵🌷🍓🍒🍅🍄🍍🍇🍓🍆🍍

    • @ahmedleo6160
      @ahmedleo6160 4 года назад +3

      Awlaad jacayl baad tahay zhb

    • @cabdixasan4442
      @cabdixasan4442 4 года назад +2

      Hessian wayshidantahay

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 5 месяцев назад +77

    2024 still watching ❤😊😂

  • @yoonisabdi-eh6er
    @yoonisabdi-eh6er Год назад +53

    Hadaad dib ugu soo laabato heestan adoo murugaysan ama qof aad si xad dhaafa u jeclaatay kaa tagay love hayla dhaafin ❤️ 😍 💖

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 5 лет назад +1243

    Qofki qoraalkayga arka alle waxaan uga baryayaa in bisha Barakaysan e Ramadan in nabad iyo caafimaad Ku gaarsiiyo
    RAMADAN KAREEM

  • @arwamohamed183
    @arwamohamed183 4 года назад +107

    Ma ogi Cid Akhrin doonta Qoraalkeygan Lkn Farxad Baan Urajeyey Cid kzta Oo Aragta Likena Ziizah👈😍
    Inta Heeztn zoh Xazuuzatey mnta wn zLmaya 😂😂😂😂😂

  • @abdisaman6390
    @abdisaman6390 2 года назад +35

    2022 hadad dawaneyso like saar😪😪😪

  • @majabeboyofficial6242
    @majabeboyofficial6242 3 года назад +41

    Waa iilmeyay wlhi 🥲🥺
    Ax Hestan 😥

  • @raxmocusmsnaxmed4233
    @raxmocusmsnaxmed4233 5 лет назад +612

    Inta hees ka dashy ee quranka uxiisty like

  • @hindaqurux8218
    @hindaqurux8218 5 лет назад +431

    Lamaane qurux badan cadawga allaha idinka qabto warbal wixii iskaabuladu ka soo istaagtow like isaara sidan xal ma ahee 😂😂😂😂

    • @mohakingboy2079
      @mohakingboy2079 5 лет назад +3

      nasiibku ha igu ka simo subscribe isr blz ha idhaafin

    • @hindaqurux8218
      @hindaqurux8218 5 лет назад +2

      moha king boy ku saaray wllo

    • @queenamirahassan1239
      @queenamirahassan1239 5 лет назад +1

      Skaabulo down viva lamanaha 😂😂😂

    • @hindaqurux8218
      @hindaqurux8218 5 лет назад

      Salmadeq Hassan 😂😂😂😂

    • @kiikochannel9594
      @kiikochannel9594 5 лет назад +2

      nasiibku ha igu ka simo
      Sxp iska aabulo hadii aan nahay way naga soo booday
      Hhhhhh 🤣🤣🤣

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 2 года назад +29

    Marka Laga imaad wixii dhacay, anagga hees uun bay noo tahay 2021😅

  • @aawmoh1499
    @aawmoh1499 3 года назад +53

    Ugbad markey qamar is qabeen iyadu ma qurux badneyn lkn isaga qurux noqday mrkey kala tagena macaanbey noqotay isna wuu dhuubtay

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 лет назад +542

    5 somaliyed walalyal qof walba barta jogto nabad iyo cafimad ku joog🙌🙌
    Like wa xagina

    • @Ayaansaan
      @Ayaansaan 5 лет назад +1

      Aaamiin wlllo

    • @user-ms7gt6je4e
      @user-ms7gt6je4e 5 лет назад

      aamiin thankis wllo qalbi xab xab sidookale alle haku xafido

    • @asadcawilgadbaldi3459
      @asadcawilgadbaldi3459 5 лет назад

      lamane an uqiray

    • @walaalhasan575
      @walaalhasan575 5 лет назад +2

      Wax shan ladhaho majiraan waxaa jira Aabo wiilashiisii 2bo xabsi kaga jiraan mid buka iyo mid ka tahriiboo sharci qaatay lkn laga dabo tagi karo.

    • @nasiibakash8682
      @nasiibakash8682 5 лет назад

      ❤❤❤❤

  • @nakmanuura5558
    @nakmanuura5558 4 года назад +276

    Qamar iyo ugbaad jacelkodu wa dhab inta jecel inay dib u midoobaan like 😭😭😭😭😭aadban ugu farxi lahaa haday dib u midoben cadowga ka dhec faaidaystay iska saraan ❤🙏🙏🙏

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 года назад +4

      Dhab waaye waayo hawen hore lee ogaaday markaan arkay iyado qaaday hees ay qamar suugaani u qaaday oo uu erayada iyo laxanka asi sameyay
      Oo ay xaflad ka qadayso

    • @Maftuuxgool
      @Maftuuxgool 3 года назад

      hhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @mahametfigoh.
      @mahametfigoh. 2 года назад

      Imika walal waa babacada oo timo kasoo baxan inaY isku soo laaptan🔥

    • @askiisner
      @askiisner 11 месяцев назад

      😮😮finally way isku so noqdeen mashallah 🎉❤

  • @arafaathapdillahi9413
    @arafaathapdillahi9413 2 года назад +159

    2022 inta dawanysa Ramadan ilahey khyr haynagu gadhsiiyo🖐😃

  • @sowdaqaradmohamed4451
    @sowdaqaradmohamed4451 3 года назад +21

    Heestan marka ay aragto naseem sooraan ha ogaato in ay qalad gashay calafkuna waaa halkiisa

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 лет назад +1441

    wixii arka Noloshu inay *lamaane* kuqurxoontahy like iisaara

    • @mumtazahmed6553
      @mumtazahmed6553 5 лет назад +2

      Naasir Muniir

    • @samiraofficial9870
      @samiraofficial9870 5 лет назад +14

      Hhhhhhhhh si like loo helo erayo aan horay loo arag xitaa malasooqorayaa ana subscribe isaar aan kuuusaree adigana

    • @faatimaabdi4876
      @faatimaabdi4876 5 лет назад +2

      @@samiraofficial9870 😂😂😂😘

    • @naasirmuniir6103
      @naasirmuniir6103 5 лет назад +2

      @@samiraofficial9870 hhh wlhi waan qoslay😂😂

    • @kadoon22
      @kadoon22 5 лет назад +2

      saaxiib Naasir Muniir 👏👏👏

  • @sunduselmi5047
    @sunduselmi5047 4 года назад +487

    Naagta uu gursaday heestan ayaa maseer ugu filan😭

    • @ifraahali1038
      @ifraahali1038 3 года назад +22

      Hhhhh aragsana waxaa murug iyo qalbi jab u ah ninki shalay heestan u qaday hadana manta yiri naftaan kuu bixin lahaa caadi maahan arintu fanaan hadaa tahay wax walbo bananka ilahow fanan hanaga dhigin🤣🤣🤣

    • @abdiwahidsaman6214
      @abdiwahidsaman6214 3 года назад +4

      Naftan kubixin laxa maarkin oo makusogarin miyaa wili 😂😂

    • @ramlaomar3661
      @ramlaomar3661 3 года назад +4

      Hhhhhhhhhhh fanan iyo maseyr kalaa foog

    • @hiboali9394
      @hiboali9394 3 года назад

      Hhhhhhh🤣🤗

    • @cumarcalialfaaruuqi377
      @cumarcalialfaaruuqi377 3 года назад

      kkkkkkk

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 3 года назад +8

    In amaan oodhan ay udhamesay oo naagtisa hada waxey ku amaanto ladahay aad dareemesid like isaar

  • @ismahanmohamud3566
    @ismahanmohamud3566 3 года назад +37

    Kama daalo heestan
    Ugpaad qurxsneey😘😘
    Horay usoco

  • @faaidochannel2200
    @faaidochannel2200 4 года назад +149

    Inta ka naxday kaltagooda like saara

  • @samraomari702
    @samraomari702 4 года назад +743

    🤣🤣inta markay kla tagen hestan dawanyza liketa dhac😄

  • @shukriabdi5171
    @shukriabdi5171 3 года назад +15

    Wlhi wan ilmeeynoyaa markaa hestaan Arko calol xumo ilmo ika imaado Aniga dhan jiriricaa ika kacdo lamahana kala takeen saan uka xumahay darteed aan u ilmeeynoyaa intii ila mid Ah ilahay dartiis like iku saar😭😭😭

  • @apdalaawmuse7527
    @apdalaawmuse7527 Год назад +16

    2022 2023 hadad dawanayso like saar 😍🤗

  • @hamseibrahim9268
    @hamseibrahim9268 4 года назад +98

    Heestan markaan daawado ayaan jacaylba nacaaa 😥😓

  • @asmaladan2370
    @asmaladan2370 4 года назад +1575

    Inta daawanaysa markay maqleen inay lamaanahan shidan kala tageen like ii saara.
    Sorry🙄😢

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 11 месяцев назад +9

    Inta dawanaysa markay isku so laabteen 😂❤

  • @diegocosta6634
    @diegocosta6634 2 года назад +22

    2022 hada fiirsanaysid😭😭like👍saar jaceel waa iska sidaan wlh😭anigaba runtii jaceelkayga xaaskayga aan jeclaay waan kala tagnay, heestaanna waan isla dhagaysa jirnay, xasuus ayay I galiyeen,runtii aniga xumeeyay ayadana iima dulqaadan, alxaasil hada alx jaceel kale waan haysta, allaw naysku keen daa❤❤

    • @queenalisha143
      @queenalisha143 Год назад

      Walal ilaasho jecelkaga Mar labad ha iska daynin🙏🥰

  • @ahmedabdirashiid7797
    @ahmedabdirashiid7797 3 года назад +314

    Kulahaa "Qamar Dawlad Baad Tahay" Saw kaa Maamul Goboleedka Noqday

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 4 года назад +137

    😭😭😭😭😭waxad iska reebten hees laydinku xasuusan doono

  • @aamiinoaxmed3213
    @aamiinoaxmed3213 3 года назад +10

    Qof nool waaye wlhi gabadhaan m.a ugbaat nacas ciilan uma jabeyso👌👍🥰 nolosha inteeda badan farxat waarta ku qaDo

  • @kamaalayuub8121
    @kamaalayuub8121 3 года назад +8

    Qaran Dala HadN ahy qamar dawlad bad tahay
    xazha KulilaaH AduunYo wye Wxn😍

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 4 года назад +135

    Hees farxadeda ayay ahayd lkn hada xasuus murugo leh ayay noqoty yaa igu raacasan

  • @amiinkeyproduction2612
    @amiinkeyproduction2612 4 года назад +34

    Inta ka xumaatay qamar&ugbaad inee kala haraan love dhac kusiiya
    Dugsi dhab hadan adan deyrkii baad tahay
    😭😭caloof bala haku qaado

  • @amranahmed8914
    @amranahmed8914 3 года назад +27

    Ougbad ayaa qamar na bartay jacaylna uu muujisay in badan 🙂😪😪😪

    • @abdiqanitimo4706
      @abdiqanitimo4706 3 года назад +1

      Qamarku soomaali isagaa isbaray say xidigaa geeskuna daba dhigteen say gacan ugu dhigaan

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 3 года назад

      @@abdiqanitimo4706 qamar ugbad baan kubaranay wll runta hadi laga hadlo

    • @abdiqanitimo4706
      @abdiqanitimo4706 3 года назад +1

      @@kafiyakiin3163 qamar dadka isagaa isbaray maxaa yeelay abwaanimadiisuu iskusoosaaray ugbaad heso ay qaaday oo qarxayna isagaa sameeyay
      Heer ay xidigaa geesku kamasayraan ayuu gaadhay

    • @ugaasrooble9454
      @ugaasrooble9454 2 года назад

      qamar isaga dadka is baray heesti xidigaha

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +3

    Ala maxan isla jecla qamar iyo ugbaad ax ya dawanaya 2023👋🏼

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 5 лет назад +301

    Awlaad jacayl lagu saaqay
    Ugbaad maxamed abdi Aragsan
    Maxamed Wardi maxamuud qamar suugaani
    Dadkii Duriyada 🙏❤️

  • @muztafeahmed1998
    @muztafeahmed1998 4 года назад +35

    Geed buu ahaa Markay Ugbaad garbkisa tag nayd imikana uu isku dhax dhacay inta aragtaa farta taga

  • @kinghanadftm2215
    @kinghanadftm2215 11 месяцев назад +18

    Watching after 4 years the Most romantic song ❤ qamar &ugbaad

  • @caamirkojka6934
    @caamirkojka6934 3 года назад +7

    Inta kaxuun Kala tagoda like ta tabo 😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @izmahaanmohamed1185
    @izmahaanmohamed1185 5 лет назад +256

    Hadaad commentkayga aragto Alle haku siiyo Cimri dharar iyo Cfmd Ban kuu rajaynayaa akhirana jano

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 лет назад +76

    Cashaqu Haa guleeysto woow cute couple💖
    Dugsii dhaabaa hadaa ahaaay adanaaaaaa
    Dayarkiii baa tahaaay hadaan dunyo ku ahay
    Adaana duniidaa baa tahaay daymadii hadaa
    Ahaaay adaaana dareeennkii baa taahaayy❤️

  • @MomNass
    @MomNass 19 дней назад +1

    Libia ayan ka soo qoroya farintan xili aan xero ka soo baxay, oo bada ku sii jeedo . Alllow ii fudaydi safarka inta ii dhiman yaa Rahman

  • @ibraahinsaalax1146
    @ibraahinsaalax1146 Год назад +31

    Heesta wan iska jecelhy wlhy 2019 ilaa 2023 ah sanadka cusub insha allaah 2024 wan rajenayaa inaan dhageysto insha allaaaah ❤🥰

    • @hoodosiciidcumar5249
      @hoodosiciidcumar5249 Год назад +1

      Hhhh waan dhagaysanaya

    • @sacadxikmaawi3585
      @sacadxikmaawi3585 Год назад

      @@hoodosiciidcumar5249 waa wada dhagaysanayna ❤

    • @sacdiyo681
      @sacdiyo681 Год назад

      Hees maba si balan sane quruxw😂😂😂

    • @msssafa
      @msssafa 6 месяцев назад

      2024 wa la jogaa🥲🥲🥲🥲 ma noshahay wll🥲🥲🥲

  • @muniirosman6389
    @muniirosman6389 4 года назад +393

    Shaki laan Ugbaad waa qofta Qamar na bartay o wax ka dhigtay isga
    👇like

    • @abokormaxamed8723
      @abokormaxamed8723 4 года назад +4

      Apti Qamar isagaa Dadka is Baray nio

    • @nadakaltuun394
      @nadakaltuun394 3 года назад +2

      Isagaa isbaray waxaa hanoosheegin abti.

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 года назад +4

      Ugbaad hadee qamar suugaani na bartay qamar wuu dami lahaa
      Waa kaas hada cirka maraayo
      Ayadana la la.yahay
      Sugaani hal malin 3 hees nin soo dayna waaye

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 4 года назад +83

    " Waxaan idinku xasuusan doonaa inaad kala tagteen balse nooga tagteen hees dhaxal gal ah
    Waad mahadsantiin "
    Guul iyo gobanimo midkiinba gaarkiisa ugu rajaynayaa wllyaal ♥️♥️😭

  • @calicadde31
    @calicadde31 3 года назад +41

    Waxay tiri
    Dayax ifa hadaan ahay
    Nalka daaray baa tahay
    Dusha ubax hadaan ahay
    Kanku doogsadaa tahay
    Markaasu halkaas uga dhaqaaqey markaasoo kale nin rag ah malagu tilmaamo ruux saas iskukaa siiyey inaa kuciyaarto
    Niyada kadisho
    Oh sorry ugbaad ♥️😔

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ 2 года назад +14

    last 3Years Wa Heestii Ugu Saameynta Badneed Somalida Dhexdeeda 💔💀😰

    • @qadaafixasan68
      @qadaafixasan68 2 года назад

      𝗪𝗹𝗵𝗶 𝗯𝗲𝗲𝗻 𝗺𝗮𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗶𝗻😥😥

    • @nasteexonasteexo184
      @nasteexonasteexo184 2 года назад

      Jacayl ma jiree calafka ka wayn marka lagu idhaahdo
      Waa tan oo kale jacaylkodu wuu bur buray midkastaba calafkisu bu la nol yhy

  • @amaliyarj1576
    @amaliyarj1576 4 года назад +1433

    Hda ka xuntahay kala taga lamanahan like wash kuzii👀

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 4 года назад +4

      Amaliya Rj Waa isku noqon doonaaan markay heestaan dhagaystaan

    • @sacdiyoali2883
      @sacdiyoali2883 4 года назад

      @@ismailaden7 jecel ma jiro wlhi🤬🤬🤬

    • @wizhamid4349
      @wizhamid4349 4 года назад

      Jaceelku wuxuu noqdey afka lkn waxaan layaabey naag niney jaf jafatey oo kushkush kadhigatey ayaa loo soo safanayaa yaap

    • @nasiyoquruxgawarsomalia1531
      @nasiyoquruxgawarsomalia1531 4 года назад

      @@wizhamid4349 wllhi Ben kuma shegin tas

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 4 года назад

      Jecly waa dhamadaya ma jiro

  • @maryamahajji2626
    @maryamahajji2626 4 года назад +695

    Kkkkk inta marka kala tagan kadib so boqdey heestan like dhac igu siiya diiwiwanka waxa idiin gashey ina is furten 😁😰🤦‍♀️

  • @lapiitoofficialmedialapiit207
    @lapiitoofficialmedialapiit207 3 года назад +10

    Heestaan wllhi ciil iyo calool xumo igu riday
    Intii qof sideyda cml ah like saara

  • @Mehras143
    @Mehras143 11 месяцев назад +5

    Mxay barigaa ku farxsanayd 2023-2024 hdaad dawanayso like saar

  • @jakliinjacky8020
    @jakliinjacky8020 5 лет назад +75

    Qamar suugani iyo ugpaad aragsan
    Walhii pilhii idin jeclahy ee alle mar ha igu kiin simo
    Iskuna waara yaa rapanaaa upad khayr qapana gardadsha dad aan tirsadoh😍😍😍😍😍😍🤗🤗

  • @updisamedpogba8355
    @updisamedpogba8355 5 лет назад +53

    Alle Ha Izku Kiin Daayo wan JecelaHy LamaaNe KastaH O Zi dhaba Izku Jecel
    Jacaylku Ha Jiro❤

  • @AbdiRahiim-gh5nf
    @AbdiRahiim-gh5nf Год назад +2

    Qamar suugaani oo rayaan bajaj aroosay hadaa daawaneeso like

  • @yuusufcusmaan385
    @yuusufcusmaan385 2 месяца назад +2

    hees Iyo badh bay heed barigaa .
    Stiil wan dawanaya 2024/5/24❤😢😊

  • @karinabdi7186
    @karinabdi7186 5 лет назад +1167

    Muslim hada tihin like isara waligay like layma sarin 🤔🤔 ana comments kaste un arko wan sara dar ilahay bal manta iga farxiya waxan raba inan helo 1000 like please dar ilahay igo sar 😘😘

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 года назад +90

    Naagta ninka saas logu heesay lawaregtay indha atka heestan madawato miya ugbad heesta wey kuxaragoty xuralceynta adunka weye❤❤👸👏

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 года назад +6

      Ninku isagaa raadsaday hablow dhaqanka iska badala naaguhu wa masakin nimanku iyagaa ina dhiba mxynu gabadha kle u xagxagana hadu diidi laha miyay gursan karta yadu wa mya

    • @itageralahayoadatajire2728
      @itageralahayoadatajire2728 2 года назад

      Hhhhhhh cadi ma ahn waa ina loo shida guurigeda yaa igeyo

  • @SiraadCumar-xv2mb
    @SiraadCumar-xv2mb 7 месяцев назад +3

    Hesta wax dhagesanaya malin ay tarikhdu tahy 2023 25 bisha 12 december malin islin ah ❤❤❤❤❤❤ waxa rajeyna inan sanad kan sankisa inan cafimad ku garno❤❤❤❤❤

  • @user-ij9po3jy9u
    @user-ij9po3jy9u 6 месяцев назад +2

    Inta dawaneyza 2024 wan salamay🖐😂😭

  • @handulleyareapokor8259
    @handulleyareapokor8259 5 лет назад +215

    Waa sidaan la rabo mustaqbalka ninkayga inaan ka dhigo tacab bacdal qurux wllhi wayka soo saartay naagtu way igu banaantee like iigu qabta bal aan arko waxa laga helee caan caan dhalay😂😂😂😂

  • @apdirhmanibrahim9569
    @apdirhmanibrahim9569 5 лет назад +25

    Ugbaad maxamed Capdi nio berigan jecla inay waxyaro wangsanthy waan iska Ogaa Best Couple 🤘

  • @goohemustafe8731
    @goohemustafe8731 3 года назад +7

    2021 cidii daawanaysa 😭 like iisaar

  • @hal-abuuryuusufmaxamed924
    @hal-abuuryuusufmaxamed924 11 месяцев назад +5

    Anoo faraxsan ayaan soo bookhaday heestan maanta qofkii aan jeclaana aan nolosha ku midoownay 11.8 .2023❤

    • @maankamk.6232
      @maankamk.6232 8 месяцев назад

      Qof nasiib badan ayaa taha ee ilaasho ❤

    • @msssafa
      @msssafa 6 месяцев назад

      wll isku wara

    • @AbdinassirHajir001
      @AbdinassirHajir001 15 дней назад

      @@msssafa anixita isoqawo

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 5 лет назад +1970

    Mantay waa 17 shacban in Alle Ku dabi dhafo 500 like isiyaa walalayaal,😘

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 лет назад +2341

    Hadaad Commants kayga aragtay Bisha Barakaysan Allaha kugu gaarsiiyo caafimade like amaa Subscribe iisaar 🤔🤔😭😢
    .
    .
    usheeg fanskaga KAAPE 🙁😊🤗

  • @xayleyare6962
    @xayleyare6962 Год назад +32

    2023 still watching🥴

  • @RashkaBoy-ru5ov
    @RashkaBoy-ru5ov 11 месяцев назад +4

    Inta Marka Isku soo laabteen soo searching garaysay like

  • @kashka5538
    @kashka5538 5 лет назад +287

    Nin kastooo guulgaara💑 naag baakadambeysa 👉like this qmarsuugani😀

    • @qnzhanuu2527
      @qnzhanuu2527 5 лет назад

      True wlhi

    • @sadiakeyf9231
      @sadiakeyf9231 5 лет назад

      Sax walalkey

    • @HAhmed-no3vv
      @HAhmed-no3vv 5 лет назад

      @@qnzhanuu2527yy7yyyyyyyvyyyvyyyyyyyyaa joga v yyyyyyyvyyyvyyyyyyy yis is ga is vyyyvery ofvvyyyyyv yyyyy wanagsa vyvyggvgyygy8vvvvvvvyyyvvvvvvvvvvvvvgyvyoccupy occupyyyyyyyyyyyis gvvyyyyyyyyvgygyyyyyvv gvvyyyyyyyyvgygyyyyyvv gvvyyyyyyyyvgygyyyyyvv y7gvvyyyyyyyyvgygyyyyyvv yaa haughty 7th to and the first Guv Guv 5yyu yvyvyvyvğb yyvvyvvgvvvvvvvvvvvvvvvyvvygyyy9yyyyýyyyyyyyygyygyyy yyyvyyy

    • @iimoabdullahi9050
      @iimoabdullahi9050 5 лет назад

      Sax wlh lkn raga qar ma aminsana

    • @jayjayhuson3302
      @jayjayhuson3302 5 лет назад +1

      Nin walboo jeelka liinta ku cabaya’ naag baa u qooshtay 🤪😀 Nin walbo guul gaadhana naag hooyadadeed xajka aaday baa u ducaysay uun 😁😆

  • @ajama1894
    @ajama1894 4 года назад +39

    😭😭heestan abaal ragbn ubixiyay
    2020 feb intadawaneysa ☝️

    • @saabriinmahaned3561
      @saabriinmahaned3561 2 года назад

      nin abaal maleh qofku jecelku dhimo ayaa la idhii mid aad jeceshahay faaido maleh

  • @ishwaqabdiwahab4583
    @ishwaqabdiwahab4583 2 года назад +69

    I am still obsessed with this song💓💓💓

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 3 года назад +2

    12/8 Nabsigii Ugbaad waaka Qamar iminka la wax aduunka ugu qaalisan Ee Ilaahy dadka ku sharfo
    Waligaa qof ku jecel Ha Xumayn ❤🥲

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 4 года назад +772

    Heestan 4 qofba markay daawadaan xanuun bayku tahay kan
    1aad waa Ugbaad 😰
    2aad Qamar suugaani😡
    3aad Nasiin🥴
    4aad ninka Ugbaad aragsan🥴

  • @Faraxsanfaceedkaroon
    @Faraxsanfaceedkaroon 4 года назад +29

    Naarta alle ha geeyo kuwii labadaan lamaane aadka isku jeclaaa kala geeyey 😭😭❤️

  • @cabdiqanidayax897
    @cabdiqanidayax897 Год назад +3

    Kama daalo heestani xataa hadii ay kal tageen 2023

  • @Ehel_caazhaq77
    @Ehel_caazhaq77 Год назад +5

    Hees dareen le ax ax
    Lamanahayga wakhtigu kala geeyay
    Hadad daawanyso like isaar 2022/15/11

  • @bilewarsame3895
    @bilewarsame3895 5 лет назад +364

    qofii heestan ku soo ceshtay in ka badan 5times lykta igu sharaf😂

  • @muhibamaanka89
    @muhibamaanka89 4 года назад +96

    Imbaay iska samir jaceylka passapor ka ayaaka weyn 😭😭😭
    Hadda soo fiirsady arooska qamar iyo nasiin hadane heestaan aansoo xasuusty
    Axeeey way 😪😪

  • @kashka5538
    @kashka5538 3 года назад +4

    Labadooda mid kamida haduu heestan dip udaawaday qan,dhaa kudhacday iyo hurdo la,aan....... hadaaa igu raacsanthy like iskasaar😀

  • @abdifatahgerman3429
    @abdifatahgerman3429 2 года назад +110

    Yaa soo booqday markii Qamar dawladnimadii laga qaaday maamul goboleed loo celiyey 👍😄😄😄

    • @shankaroon5623
      @shankaroon5623 2 года назад +2

      😂😂😂😂😂🥺🥺

    • @idalifestyle
      @idalifestyle 2 года назад +3

      mucjuzo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙌

    • @farxiyo9570
      @farxiyo9570 Год назад +1

      @@idalifestyle 😁😂😂🤣

    • @maxamadcumar6191
      @maxamadcumar6191 Год назад

      @@shankaroon5623 bb8cbbcj⁸vfvb8vbbbbvv888h8 8ikm9kii 9i 9 khk to

    • @zacadmuze7586
      @zacadmuze7586 Год назад +2

      😂😂

  • @amiishali7751
    @amiishali7751 5 лет назад +113

    WooW heeska intàn xifdiye baan xajiga u diray❤💚❤

    • @maryamaruunchannel6176
      @maryamaruunchannel6176 5 лет назад +2

      Ayoush Ali wlh kula mid ayaan ahay waan diray ayadoo cod ah

    • @amiishali7751
      @amiishali7751 5 лет назад +1

      @@maryamaruunchannel6176 wooooow masha allah mcnto ❤💋

    • @axlaamburhaan5866
      @axlaamburhaan5866 5 лет назад +1

      Ayoush Ali allaah ha isku Kiin dayo

    • @amiishali7751
      @amiishali7751 5 лет назад

      @@axlaamburhaan5866 Ameen wllo mcn😍😍

    • @ikkypharah2664
      @ikkypharah2664 5 лет назад

      Ayoush Ali thank u bbe ka gudoomay mcnbadan

  • @ahmedcazka5815
    @ahmedcazka5815 5 лет назад +42

    Intii Somali ah iga danbaysa like-ta Haysaarto
    gobtu way saari doonta Balse Guntu way dhaafi
    Qofkasta oo qoralkaygan arka waan salamaya.

  • @Mubaarig-z7x
    @Mubaarig-z7x Месяц назад +1

    Like iisaar si aan mar labaad u soo xasuusto hadad iga dhax aragto dadkaas😢❤

  • @sacadxikmaawi3585
    @sacadxikmaawi3585 Год назад +5

    Waa heesta kaliyee meel igoysa💔😂

  • @user-qy2pu2zm1g
    @user-qy2pu2zm1g 4 года назад +297

    2020 September baan comment gaan dib u soo firinaya insha allah like isaar saan dib kgu so xasuuto 🖐😊

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 года назад +29

    inay izkuzo noQdan wn RajeynyaH❤
    Inta ila JcL like❤

  • @sayidcali3530
    @sayidcali3530 Год назад +5

    2023 hadad daawanayso like Saar 😂😂😂

  • @AhmadMQadar
    @AhmadMQadar Год назад +1

    Rayaan bajaaj wll wan ku salaamay

  • @nasriinqalbi4308
    @nasriinqalbi4308 4 года назад +116

    Aar qoyskan yaa kadhexshaqeyay
    Inta islajeclayd lbdan qof ismujiya

    • @shukrishacni4407
      @shukrishacni4407 4 года назад +1

      British passport baa ka dhax shaqeeye

    • @shukrishacni4407
      @shukrishacni4407 4 года назад

      British passport baa kala dhex shaqeeye

    • @nasriinqalbi4308
      @nasriinqalbi4308 4 года назад

      Shukri ben madn shegin qli

    • @nadakaltuun394
      @nadakaltuun394 3 года назад

      @@shukrishacni4407 passabor ka maada kabixiyay shaqo kayeesha ninka.

  • @khaalidhajjiabdullah4818
    @khaalidhajjiabdullah4818 5 лет назад +33

    Hadaad comentigayga aragtay alle ramadanta khayr hakugu gaadhsiiyee like isaar❤❤😭

  • @ahmedmohamud5308
    @ahmedmohamud5308 3 месяца назад +1

    Hestan sanadkasto soboqdaa😢,gabdaha somaliyed wa deiman wlh❤❤❤

  • @amiinupdikadir9353
    @amiinupdikadir9353 2 года назад +2

    Inta daawanaysa 2022 Bilaw giisa