QAMAR SUUGAANI IYO UGBAAD ARAGSAN JACEYL SANAD GUURADIISA 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @moh_ibra6243
    @moh_ibra6243 4 года назад +311

    Heestan intiii dib u dhageysatay intay isfureen waliba arooska qamar ka dib ismuujiya

  • @mavooo2962
    @mavooo2962 5 лет назад +2104

    Marke is furen hestan qofkii dhigesanyo 😂😂like ta ha ila dhafin kkkkkk😆✊🏾

  • @wacanwacan8579
    @wacanwacan8579 5 лет назад +1883

    Intaa ka Xun inay is fureeen like iisaar.😰😭😭 Lamaanahan way isku quruxbadnayeen lkn somalidu lamaanaha isku fiican iskuma quudhaan 😏

  • @amalinaabdirahmn9595
    @amalinaabdirahmn9595 4 года назад +345

    Inta ila daawanaysa 2020 liketa igu qawo...😢

  • @hayattmohamed122
    @hayattmohamed122 5 лет назад +785

    *Markay is fureen inta dawaneyza like dhac ku sii* 😭💔

    • @muhzinibraahim4669
      @muhzinibraahim4669 5 лет назад +3

      Hmmm iny taaso kle ingu dhacdo alle hynga badbadiyo😂💢

    • @ikranabdullahi5536
      @ikranabdullahi5536 5 лет назад +2

      Wlhi maa ficnen lkn calaafkoda dhaamadey maxaa laa samin karaa adgaa qof ad jeeceshay maaweydeey kkk kawaran

    • @muhzinibraahim4669
      @muhzinibraahim4669 5 лет назад

      @@ikranabdullahi5536 Haa wlhi imika anu adiga mana ku Hayapa

    • @jabriibrahim9732
      @jabriibrahim9732 4 года назад

      @@muhzinibraahim4669 7uu67⁶

    • @muhanadcade8580
      @muhanadcade8580 4 года назад

      Hayatt mohamed 😂😂😂😂😂 wa ikan

  • @omarimohamed4571
    @omarimohamed4571 5 лет назад +298

    Wllhi anoo safar iyo dhafar isku darsaday ayaan dhageesanooyaa oo Nairobi siigalaayo reer dhafar like iyo comments soodaaya

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 5 лет назад +644

    Inti single ee jiflka ku dawaneysa like ku qapo😂😂😂

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 Год назад +21

    Inta cawa markay arooska ka qaden heestan. Halkan dib oogu so labatay 😂 like isara 😅 2019 back to 2023😁

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 лет назад +159

    Yaa daawanayA kadib markuu xiisihii dhamaaday ee uu qamarna nasiim guursaday, iyaduna ilyaas idiris 2019.11 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hafsoali7316
      @hafsoali7316 3 года назад +1

      Walee hadera dartay😂😂

  • @moskanomar2153
    @moskanomar2153 5 лет назад +503

    Markey is fuureen inTa heestan ku ceeel ceelisa like isaaar😂😂🤪🙏🏻

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon 4 года назад +5

      Wlhi wan yaabay jeceylka dhan waa afka oo kaliye ufff

    • @moskanomar2153
      @moskanomar2153 4 года назад

      Hhhh Haahey abyo wa jcylka 2019😂

    • @barkhadosman6680
      @barkhadosman6680 4 года назад

      Xaazidad paa tahay apaayo mxaad kaga ce cezhan iz vureenpee

  • @deeqishabintuuaxmed3468
    @deeqishabintuuaxmed3468 5 лет назад +149

    Indho jecel ayuu ku eegaya ayaduna sido kle mashallah Royal family

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 5 лет назад +62

    waa hees macaan ; lammanaha qarniga Farxad adduum iyo janno aakhireed❤⚘
    Duriyaddii weeye ee like ugu qabo😀

    • @sawdaciisecaalin4568
      @sawdaciisecaalin4568 5 лет назад +2

      Sheekh shaw waad horraysaa.kkkkkkkkkk

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 5 лет назад +1

      😂 jaba waa adoo kii aad saladii casar ku daba tukaneysay hadana ugbaad kaaga soo horeeyo, Allow Alle

  • @Mohan_dakane
    @Mohan_dakane 4 года назад +25

    Marke isku furen hda ku raxesty hestan like ha ila dhafin😂✌

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 Год назад +12

    Inta daawanaysa kadib markii qamar la taagay 😊

  • @aasiyacabdi3787
    @aasiyacabdi3787 Год назад +8

    Inta caawa soraadisay heestan markay arkeen qamar iyo ugbaad arooska qaadaya heeatan

  • @hafsahafsa5591
    @hafsahafsa5591 4 года назад +30

    Jacayl dhaxalgala wax dhaama lawaa intasodawatay❤🥰qamar ani kugu wareeray😂😍yaa ilamida👍👍👍👍👍👍👍💛

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 Год назад +20

    2023 we are back 😂

    • @UbaxMuqtar
      @UbaxMuqtar 9 месяцев назад +3

      😂😂😭

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 5 лет назад +15

    Jacaylkoodu sanad kaliya ayuu ahaa waan ka xumahay waan isla kiin jeclaa ugbaad iyo qamaroow😭😢

  • @honeysilver4018
    @honeysilver4018 5 лет назад +49

    Waaaaw caadi mahan aad baan uga hele allow idin dhowr oo cadawga idinka qabo qamar iyo aragasan waa isku soo baxaden

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 5 лет назад +10

    mashallah ilhay haysku kiin dhawro wardi iyo aragsan sadexeeye ilhahay idinka ilALI CARUUR KHAYRQABTOO AAN IDINKA RACIN FANKA IYO MUSICA ILAHAY BAAAN IDINKA RAJAYNAYAA AMIIN😍

  • @faataaale
    @faataaale 5 лет назад +15

    Heesta qaabka loogu tumay musigada inaba caadi mhn laxanka xitaa waa qatar ✌️👌👍👍👍❤️❤️❤️ sida la isugu aadiyay heesta waxaan isleyahay masahlaneen

  • @shukriali1345
    @shukriali1345 5 лет назад +233

    Qofti heestan kaheshay ani cml kucesh ceshane like ha iga xasdin 👍👍👍

  • @hodan67890
    @hodan67890 5 лет назад +210

    2:15 siday isugu faraxsan yihiin Masha allah ilahay hodan Abdirahmaanyada haka ilaaliyo 😜🙏

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 5 лет назад +6

      Kkkkkkk beerka yarabii ka qaabo lamanasha manawiftada

    • @salmaabdirisaaq5056
      @salmaabdirisaaq5056 5 лет назад +4

      Kkkkk horor bay noqotay hodan

    • @queenamiira9318
      @queenamiira9318 5 лет назад +3

      Hodaneeey hahahah

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 5 лет назад

      Hhhh ma nooli qosol dartii waa run waa in layska ilaaliya xasadka kala dila lamaanaha

    • @muhiimmankadeqa1642
      @muhiimmankadeqa1642 5 лет назад +1

      Hh wlll kamaad hishoone kadaaa hodaan mid ku xidhatee😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @BusharaCismaan
    @BusharaCismaan Год назад +5

    Ya dawanayo qamar sugani marki latagay kadib ❤😂😂

  • @keeyowyare5329
    @keeyowyare5329 5 лет назад +9

    Marka hore masha allaah aaan idhahdo aqiyareey kanoo kle haleeygu duceeyo indha jaceeyl .🙏🙏🙏🙏 farxad waarta kunooladaa waligiiin .....

  • @cartonforkids6626
    @cartonforkids6626 5 лет назад +79

    Intah markaH lakala Tagay heestah daawanaysah like de hala dhaafin inaader nio😅😅😅

  • @digsigril193
    @digsigril193 5 лет назад +195

    Allow mid saa igu heeso isahal
    Lake isaara inta ani cml
    singalnimada ku ragtay 😥

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 5 лет назад +9

    Ilahy idinma keno qof idin so dhax gala amiin🤩😍😍
    Jecliya inta is jecel😍😍😍

    • @fantasticgirlsacdaabdi840
      @fantasticgirlsacdaabdi840 4 года назад +1

      Wuupa gursadsy peee hdlkaga was mid wacan lkne yaaa kumaglayo

    • @Halleyte
      @Halleyte 4 года назад

      Ducadadi no maqbul ayay noqotay sxp hada nasiib lala faxa

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 5 лет назад +474

    duriyada oo kaliya like ta maydun iigu hiilin👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😢

    • @asiahussein8712
      @asiahussein8712 5 лет назад +3

      Maansha alaahu wada noolaada isku waara

    • @somalilandgirl8019
      @somalilandgirl8019 5 лет назад +3

      Wanakn Huno 100 like iga hoo🌷🌷

    • @saynabcy8702
      @saynabcy8702 5 лет назад +5

      Jidka ad heeysan mid jano lagu donayo ma ahe inta illahay idin qaban is qabta

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 5 лет назад

      @@saynabcy8702 Janada Illahay baa haya. Ninwalba iyo gabadh kasta tiisa ayaa la faray.

    • @saynabcy8702
      @saynabcy8702 5 лет назад

      @@xaqudirir244 sax lkn ilahay ayadkisa in labeniyo o madaxa la feyto aya laleyahay janan donena

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 лет назад +78

    OMG 😮 hestan san u sugayay aba iga daran like isara hada hurda kaso kacay you tube unban furay wna arkay ❤️❤️😍

    • @hanadfitnessman4605
      @hanadfitnessman4605 5 лет назад +1

      Balkiiza Pretty hees adoo sugaya haduu mowdku ku imaan lahaa maxaad alle la hortagi lahayd

  • @suhaypfaysal7870
    @suhaypfaysal7870 3 года назад +3

    Inta dhagaystay heeesten intay is fureeen ee ka xumaatay kala tagooda like ta ha ila dhaafina😹

  • @inahassan990
    @inahassan990 5 лет назад +104

    Furiin Sanad Guuradiisa😅

  • @hodanahmed6810
    @hodanahmed6810 5 лет назад +48

    Waaw lamaanaha qaran ilaahow niisku kiin daay Cwa qofki ugu horeeye ayaan ahay bal aan liketa idinka arko🙏🙏🙏

  • @alisacuudi983
    @alisacuudi983 Год назад +5

    Inta dib u Soo xasuustay 23

  • @Moga12
    @Moga12 4 года назад +15

    Farxadu waa shayga kaliyee😇
    Jacaylka dhabta ahih ku waaro❤️
    Alle wixii is jecel nacapka ka ilaalih🤦🏼
    Hadad ka xun thy kala taga wax dheh🙆‍♂️❤️

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. Год назад +7

    Inta dawanaysa markay isku so laabten😂😂❤

  • @cabdishakuurxasan958
    @cabdishakuurxasan958 2 года назад +9

    yaa dawanaya markay is fureen
    qamar suugaani iyo ugbaad aragsan 😭🤬💞👌

  • @playboymoah1266
    @playboymoah1266 5 лет назад +10

    qamar suuugaan cudkaad wuxuu ka ficinhaya faninta somalida oo dhan wallahi i love you keep going

  • @zhakuurofficial2574
    @zhakuurofficial2574 3 года назад +3

    Hadad Heestan Daawanyso xIliga Aya ugbaad aragsan Dhoola Tuska samaynayso legend ba tahay 😂😂😂😂

  • @MaidaDahir12
    @MaidaDahir12 Год назад +5

    Marke isku so labten ban so xasuste heesta❤😂

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 5 лет назад +17

    Waa laga yaabay jacaylka iyo heestan stylkeeda... reer hargaysa kaliya #like ii saara ...anaa idin jecele

  • @kifaaxcali195
    @kifaaxcali195 5 лет назад +3

    Ugbaad my only fanaan abayo keep on 😲 mayahay hada chance 😍 keep on queen

  • @umalqueen8752
    @umalqueen8752 5 лет назад +31

    Oh yaa allah yaa daawanayh kadib fadeexadi dhacday iyo furniinkoogu
    That's what aaan nin türkish ah u guursanayo ilayn soomalidu waxad ma yaqaananane

    • @ilwaadqurux1385
      @ilwaadqurux1385 5 лет назад +2

      kkkkkkkkķkkkkk Turkish miyaad tiri iyagaà ugu daran huuno god haku dhicin

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 5 лет назад +2

      Same walhi 😂anaa nin turky ah u waashy

    • @umalqueen8752
      @umalqueen8752 5 лет назад

      @@ilwaadqurux1385 lagama yaabo xppti don't worry

    • @umalqueen8752
      @umalqueen8752 5 лет назад

      @@ayanna_mx4613 ala waa inoodiyaare kazoo xulo xushayba aniguye

  • @maanjama
    @maanjama 5 лет назад +17

    Aan JaRnO xuzka keek jarkeena ❤🌹

    • @hamzaza7462
      @hamzaza7462 5 лет назад

      Quruxaay ASAl Dhalad isdiyari lawadena next aah

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 лет назад +71

    Lamaan leysku talo galey noolada
    Maxamed wardi iyo ugbaad aragsen
    #like

  • @araweelo2940
    @araweelo2940 4 года назад

    Jacal ba waxan nacay markan arko ugbaad iyo qamar jacal calafka ka wayn allow isku so celi wey ku nuurayeen amiin

  • @maankeydaahir4652
    @maankeydaahir4652 5 лет назад +12

    Jaceyl fan ku bilawday maba sii waaro ka xumahay kala tagina 😔

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 5 лет назад +1

    Muxubo wada jaasideena maya hay hada jaanis keena wu yahee sifiina ugu bashaala lamanaha 2019 inaba cadi maha masha Allah.

  • @mariamoqueen9883
    @mariamoqueen9883 Год назад +4

    Inta dawanaysa rayaan bajaaj kadib🥹

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 5 лет назад

    jaceylka rasmi ah ayaa ka muuqda oo aan aheyn iska yeel yeel. Reerkii isku waara noqda ee farxad ku noolaada. Indha jaceyl iyo deymo jaceyl baa ii muuqda. Masha Allah

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 Год назад +5

    Aduunyo wataa ugbaad iyo qamar kala geysay😢😂

    • @SucadIiman
      @SucadIiman Год назад

      Hadana isku soo celisey 😂😂

  • @sapirinmuhipo3045
    @sapirinmuhipo3045 4 года назад +2

    Hees anan ka xiiso dhacin inta ila dawnysa 2020 dhamdkiisa lik sara❤

  • @amranahmed8914
    @amranahmed8914 4 года назад +7

    Qofna umu malaynayn jacayl inta leeg inuu dhaamaan doona😪😪😪

  • @MohamedAli-ue7yp
    @MohamedAli-ue7yp 5 лет назад +8

    Igu wale duriyadu jecel ka waa dhameeyeen xitaa wax jeceel u dhinta duriyada lagu arkey cilmi boodhare viva duriyada😂😂😍😍😍😍

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 5 лет назад +7

    Walahi anigabo jacel igu qabtay lamanahan 😍😍😍Marshall

  • @suldamadarerfarah6834
    @suldamadarerfarah6834 4 года назад +14

    labiskooda ba ka helay reer magaal waaye qoftaan naagtaan o kale ma la fura

  • @yesyoucan9607
    @yesyoucan9607 5 лет назад +29

    November 2019 Laba Reerbay kala Noqdeen
    Like I dhafa Inta Aragtey Markay kala Noqdeen

  • @abdiqaniahmed3504
    @abdiqaniahmed3504 Год назад +2

    Inay isku noqdeen inta Ku faraxsan qmaar iyo ugbaad.
    2o23.
    Liketa

  • @ritaajcali9472
    @ritaajcali9472 5 лет назад +142

    illaahoow lamanahan is jecel oo quruxda badan hodan ka badbaadi wan u cabsanoyaa wlhi😂bal aamin dhaha inta ugbaad iyo qamar sugani isku jcl

    • @ayaandheeman5312
      @ayaandheeman5312 5 лет назад +7

      Naa hodan ma wxa moday inaya wxa wydinso kana indhaha tagtagay. .afkaga urya ka jeedi Hodan wy ka sharafa badan tahaye hodan hday Mursal gurstay ma wxa moday inaya labadii is jecelba kala gaynso afsomliga ka xune hagaji qudhnahday afsomliga xunelh

    • @ayaandheeman5312
      @ayaandheeman5312 5 лет назад +3

      Mashquulka hodan abdirhman iyo Mursal qorsho dhanta yesha camalka inugu yare OK

    • @nasrahd402
      @nasrahd402 5 лет назад +2

      😂😂😂

    • @anisocali9072
      @anisocali9072 5 лет назад +2

      Hhhhh amiin

    • @mariaabdaladhif6934
      @mariaabdaladhif6934 5 лет назад +2

      ritaaj cali aamiin huuno kkkk

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 5 лет назад +5

    Heeestan Habeen Walba waan daawadaa waxaaasa jacayla isku waara lamaanaha 2019 Masha allah inbadan baan idinku farxa markan dawado heestan

  • @miskiabdullahiali9427
    @miskiabdullahiali9427 5 лет назад +12

    Mnshalh ilaahy ha isku kiin daayo jcylka aan caadi aheen aad soo bandhigteen gubadayda xpppti guul wacan iyo nolol macaan adiga iyo xajigaaga inta jcylkoda ila argta like isiira

  • @amirhonest4238
    @amirhonest4238 4 года назад +1

    Labada ilahay iskugu targali in eey isku nagadaan baa isku nagaani ✌️✅Hadeey kala tageey wa wax qornaa Allaha qosyada eey sameysteen isku nagaadiyo 🖤💙❤️❤️💙💚💚

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 5 лет назад +49

    Ani goormaan single nimo ka baxaa😭

    • @naimaabdi4578
      @naimaabdi4578 5 лет назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa iga qoslisiisay

    • @maadcommunity590
      @maadcommunity590 5 лет назад +3

      @@naimaabdi4578 kkkkk qosol ma ahan daacad bay iga tahay ii soo ducee ina adeer

    • @nimcomukhtaar7569
      @nimcomukhtaar7569 5 лет назад +1

      Hhhh dhawaan

    • @maadcommunity590
      @maadcommunity590 5 лет назад +1

      @@nimcomukhtaar7569 hhh insha allah thanks

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 5 лет назад +1

      InshAllah malin uun

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 года назад +2

    Qamar landheere dumarka zida dharka iskaga badaL aduunyadu waa maalmo qudhe🙋‍♂️💪

  • @munoalijaama1297
    @munoalijaama1297 3 года назад +3

    2021/8/2yaa dawnya😂 liketa hayla dhafin

  • @mubarikhayaan6376
    @mubarikhayaan6376 4 года назад +2

    inta 2020 jiifka ku dawaneysa liketa saara kana xun iney kala tagaan😭

  • @cumarciise1703
    @cumarciise1703 5 лет назад +58

    Eglan guuurso guuurso somali mohamed hadaad igu raacsanty iglan guuurso reply soo dhe 👍👍

  • @ramlamohamed3427
    @ramlamohamed3427 5 лет назад +2

    Wow ah ya hees masha Allah ilahy farxada ha idin kuwado oo ha idin barakeyo lamane quruxbadan ba tihine keep going guys

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 лет назад +37

    Ugbaad Cabdi & Mohamed Qamar Sugaani Lamaanihii Qarniga Heestan anigiyo islantayda dhankayaga Ka jiibinayna si Jacayl kudhan yahay Like you 💑💃🕺
    ❤️Jacaylku Hawaaro intii isjecelna Farxad kuwaaran ❤️

  • @abdirizaakwadani4254
    @abdirizaakwadani4254 4 года назад

    masha allah qftaan cml ma laga tagi karaa rnti waxa thye nasib xun rnti ugbaad cml ma jirtoo wlhi ad ayaan u jclhye wa gabar shidan love you ugbaad araagsan nolal nolaal farxad leh ku rjynaa abyooo

  • @xamzeqaylo5228
    @xamzeqaylo5228 5 лет назад +3

    qamarka fanka ku taageeraa wllhi. 100%

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 5 лет назад +84

    Inta Lamanahan ku Farxsan like saar hadad inad ku dayato rabto like me😍

  • @Mubarigbashir
    @Mubarigbashir Год назад +4

    Comeback

  • @prettyygril6070
    @prettyygril6070 Год назад +3

    Allaa wxaan dhan oo ma been bey ahaayen 😭😂💔

    • @kaafiboy6161
      @kaafiboy6161 Год назад

      Imika run bay ka dhigeen😅😅

  • @kcmohamed4172
    @kcmohamed4172 5 лет назад +13

    Inta ku dakhran ugbad argsn like

  • @mansooorak3554
    @mansooorak3554 Год назад +1

    Markay isku soo noqdeen intaa dawanaysaa like saara 😂

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 5 лет назад +4

    Farxada alle ha idin siyaadsho walalayaal.
    ubad kheyr qabah kala hella .
    isku so baxaysaan qamar suugani iyo ugbaad aragsan ❤

  • @mahirfilms149
    @mahirfilms149 3 года назад +1

    Away 2021 dawanaayo😁😁 like dhac ku sii

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 5 лет назад +37

    Who come hear after brokeup😂💔
    Jcyl wan nacy 😣😥

  • @layloomar7620
    @layloomar7620 4 года назад +1

    qamar suudani waa xiranyahy waxaan ilhey kabaryayaa inuu xargu ufududeyo amiin incha allh

  • @hudadhawrsan6890
    @hudadhawrsan6890 4 года назад +3

    /21/8/2020 yaa Ila dawanaya prnka 😂😂

  • @abdifatahdayibdubad9062
    @abdifatahdayibdubad9062 3 года назад +1

    23 feburary 2021 still i am watching🙋‍♂️ markuu reerka dumay dawanayaaa😓

    • @Fardus-Mohamed
      @Fardus-Mohamed 3 года назад

      Zanadadan jcyl ma jiroh😰😰mrkn daawado calool xanuun ayaan ka qaada

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 5 лет назад +4

    jawiga deganaanshihiina
    farxadda isu jiibintiina
    janada wada doonidiina❤✌

  • @faadumohuseen3783
    @faadumohuseen3783 4 года назад

    Axxxxx jacelkoodii maxa delay ilaahow inta isjecel is waaari

  • @amiishamoha8470
    @amiishamoha8470 5 лет назад +3

    MansHa AllaH
    LamaNaHa waa kUwa Mar walba waD farAxzaN ❤💖😍
    AllaH Hay izkU kiin DaayoH ❤💖😍💋😘

  • @munafaysal9950
    @munafaysal9950 5 лет назад +2

    Wa lamane iskufarxsan o is jecel masha allah. Allow idindhowr😍😍

  • @yanippe7659
    @yanippe7659 4 года назад +6

    Mrky iz furin inta heztn dawaneyzo like ii zaar😭

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 5 лет назад

    LABAANIHI UGU FIICNAA EE UGU ROMANTIC MCN EBED AAN ARKO, ALLAHA MAXAAN ARAKIINA IYO FARXADADIINA KU FARXAY, HALKAAS JACEELKA IYO FARXADA QOYSKA KA WADA KUWII ISKU RAAGO, NOLOSHA WADDA DHAMEYSTAY ILLAAHEY HA IDINKA DHIGO.

  • @amalsiyad6056
    @amalsiyad6056 5 лет назад +5

    Aniga indhaha ka jecladay Qamar sugan 🥰🥰🥰👌

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 5 лет назад

    Mashallah qamar sugaani waxad tahay fanaanka ad loo jecelyahay umada somaliyeedna qalibiyadooda ruxa markasta nooolow qamar sugaani sxb iyo fanaan qaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 лет назад +4

    Machaallah hambalyo illahayow singel nimada mar uun iga sar 😭 ishaallah walalahay umada somaliyed iso duceeya

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 лет назад +2

    Woow farxadooda alle ha usiyaadiyo....
    Farxad kamuuqato lamaanahaan ayaanba laga caajisaynin

  • @durdurchannel8801
    @durdurchannel8801 5 лет назад +38

    Masha alh waa lamanihii igu horeeyay ee iso jiita hory wan u arky lamano sida dayax iyo farxiyo lkn farxda waxey eheed hal dhinac oo ah dayax sidokle asma love iyo furunle waxaa farxdu ka muqataa asma o kaliya lkn ugbaad iyo qamar sugaane waa labo ka turjumeyso farxd dhameys tiran alow inka haay cadow iyo 3 dexeeye sida hodan cabdirixmana

    • @fadumaahmed8843
      @fadumaahmed8843 5 лет назад

      hhhhh hodan candirahman waa lagu waashay ma istiri

    • @xawaxasan24
      @xawaxasan24 5 лет назад

      Hodan iyo Mursal iyagoo is jecel baa khadra so dhex gashay haddane wey so ceshatay jaceylkeedii koowaad Hodan Isha jaaluusiinta Allaha kaa xafido

    • @abaseilbaofficial8894
      @abaseilbaofficial8894 4 года назад +1

      Anigaa soobixi doona 2029 Aamiin

    • @abaseilbaofficial8894
      @abaseilbaofficial8894 4 года назад +1

      Anigaa soo bixi doona 2029

    • @abaseilbaofficial8894
      @abaseilbaofficial8894 4 года назад +1

      Fanaan dayar yaa rabo Asxpye.

  • @amranahmed3602
    @amranahmed3602 4 года назад +1

    Laxano fiican ayuu saarta qamar sugaani keep going wll

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 4 года назад +6

    100% iyadaa ka cod macaan ugbaad aragsan ❣

  • @soso_____queen1108
    @soso_____queen1108 3 года назад

    2021 yaa daawanaya runtii aad bey isugu qurxanaayeen labadaan iney kala tagaan mey eheen 😥😥💔

  • @nimcoosmaan2439
    @nimcoosmaan2439 5 лет назад +8

    Waaaaw nacalaaa shaydaanku yaaaal aaar dadku isku macaaanaaaaaaa ax ax qosolka idilay

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +2

    Yaa Dawanya 2020 Wlh way izku Zoo Baxyeen Qamar io Ugbaad lkn waay kala tageen Heezo Laydinku zo Xazuuztana Wad izka reebteen Somali Dad izjecel Ma arki karan 💔😢😟

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 лет назад +90

    England meesha way ka kacday kadib markey u adkeysan wayday waxa lagu kor samaynaayo😄😄😄😄

    • @AmaalaragsanAmaalaragsan
      @AmaalaragsanAmaalaragsan 5 лет назад +2

      Zizu kaabaha Falaq Falaq Team 🤣🤣wlleee ishaa ka turtay🤣😂😂😂

    • @abdiazizabdille2711
      @abdiazizabdille2711 5 лет назад

      @@AmaalaragsanAmaalaragsan hahahahahaha qofta way ciil.ciileen lamaaanahaaan😂😂😂😂😂😂😂

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 лет назад

      😅😅😅😅😅😅😅

    • @izumi4954
      @izumi4954 4 года назад

      Abdiaziz Haadka Official 😂😂😂😂😂😂💔💔💔

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 4 года назад

    Kkkk intiii Qamar Suugaani jacale dhaxalgal ah lawaa ka dhageesanayah like ii saara🤣🤣