ASC qamar suugaani iyo deeqsan waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks suugaani iyo deeqsan best yusuf jama UK Birmingham
Wow CajiiiB Hees TalanTaali ah Tii ugu Qiimaha Badnayd weeye Aar Cod McaaaNa mnzha allah MaBa KaLa DhaCaN . . Mar mar wxaa jira ay heesta dadka iska leh ay jiraan dad kaga cod mcaan sida heztan o kale 👏👏👏✌✌✌✌✌
heestan waxan ku xasuusta hapeen hapeenada iga duwan oo an inbadan dhagstey hapeenka waxa la qalayeey qov an jeclaa oo xalad adag galayeey hapeenka waguu waxu igu baryeey ano heestan dhagaysanaya mar na salad tukanayo duceenaya allow cafiimad sii maxan ku cel celiyeey ohiinti hapeenka iga baxdey ma ilawo wlhy iyo heestanba qovka lakiin calafku is ku ma kaya keniin wax urajeenaya cafimad iyo nolo wangsan inch alleh😭❤
2024 xili jacaylki bur buray ayan dhagysanaya wanan ku faraxsany inan qofki an awalda u dhalay en jacaylka isku guursanay anu kala soconay alxm hadu isaga balanki ka baxay o anan aniga ahayn qofka bur buriyey noloshi mcneyd
"Hadii Aanad Socon Karayn Aniguna Ma Sarakaco e Xumadaad Ku Sugan Tahay Hadii Ay Sideed Tahay Waa Siyaado Tayduna e" Heestaan waxa Hore u lahaa fanaantii waaweynaa ee reer jabuuti ee Rooda maash iyo ismaacil indho Qamar Sugaani iyo deeqsan halkeeday dhigeen heestan.
safiyo somali way sheegen cidda le heesta, ka hore intaanay qaadin barmaamijka gudihiiisa, lkn imika waa la soo jaray heestan. Qoraal ahaana waa lugu soo qoray inay fananiin hore la'hayeen ka eeg #02:30 #04:04
Arbaco 19/9/2024 sacadu tahay 12:55am habenino waxn dib u xasustey waqtiyo badan jawiyo kala duwan an so marey nasib wng waxn hadda gacanta haysta gabdh an u sabrey isabirtey oo an jeclhay jecl inan is gursano balse ay jiran xalado ay kamid yihin in qadarku usan no qorin wli inan xalal isku noqono inshallah wa sugaya malin dhaw ina gursado hadi alle qadaro Balse qof wlpa qofkisa ilahay ha usahlo inu helo❤❤
👐👐💥 qamar suugani wad ku raxaystay heestan inantanu ma xuma waa dhalfanan yaduna ina caydiiid...khadrra silimo isku soo baxaya codkiinu isla heesa sidaday racda music ga siduu uracay codkiisu ka helay
Heesta originalka waxa iska lee roda dahir rooda (maash)and ismail indho nice haday deeqa soortan cuniin aniguna wan ka somanahay way ku qoren xasuusiti haka ka sii wada way keenen
Waad Mahadsantihiin Asxaabteda igu Qaaliya waan idiin Salaamey kuna qabtan like
QAMAR SUUGAANI
QAMAR SUUGAANI LEG3ND🌹
Horee u soco
QAMAR SUUGAANI Qamarka Qamarka the one and only legend 💯💯✅
sxb waxan.ku.haya.heeso.badan.ila.so.xirir.0907810844
2023😎 hadad joogto meshaan like iisaar
Waxii aad moodo xumaan dadbaa rajeenaaya ogaada oo kaparyaaya ilaah 👌👋🙏
Waaaw mnsha allh qamar suugaani boqorka codka anaa kuu qiray igu caawiya like asxbta
Imanlawo halkana view maka radinaysa duflayaro igu washay keep stealing my stuff
Farxiya hodan
Isaq ba isla tihin sax
I am Steal watching 1/1/2024😢
Me to
Still**
Hdd Soo Dhagaysaneyso 2022 Aad Iga Danbeyso Like Ii Saar🔥❤
2023 kii baan dhagaysanayaba hhhh
17/july/2024
01.09.2024
Kkkkk
@@maqalxaqiiqada6120
Waa abwaan oo waa heesaa halkaa Ka sii wad xaasidiintana ha u joojin guul baan Ku rajeynayaa
Waaw Ar yarka igeeya wanba kuhestaa
Oo waa laxamiizte qamar in the houze
Wtf😲😲😲
War fanankan xaguu jiray intaan dambi dhagay sanaynay
Best fanan 👌👌👌
Mohamed wardi-qamar suugaani: hal-abuur mid culus, mullaxan heersare ah, hoobal cod toolmoon. Big respect bro. Weedhsan cabdinasir dhashii macallinka fanka, aad ban idiin wada salaamayaa walayal. Hore u socda
Hadii aadan soconkarin aniguna masarakoco,xumadaa kuheysana hadii ey sided tahay waa siyaado teeyduna ❤❤❤❤❤ axsan fanan malaha kani waba boqorka codka masha allah
ASC qamar suugaani iyo deeqsan waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks suugaani iyo deeqsan best yusuf jama UK Birmingham
Still 12/21/2024 from Libya 🇱🇾 time 00:30 ⏲️
2025 paa lo socdaaa wali ma afirica ayad ku sii joogee War kac oo naftaaafa hor mari ✨️😥🫡
Me too
cod maha malaye kuwani sixir bay wadan
Hore u socda wlhi talent bd tihiine 👏👏
Hadii aanad soorta cunin Ana waan ka Soomanahay ,hadii Aanad socon karahayn Aniguna ma sara kaco
;Axyaaa kalmado Horaa loo soconayaa 😂🙏🏾❤️🇸🇪🙌🏽
2025 haday ii macaanatay yaa ila dawanaya
Qamar suugaani big support and love wllhy
Maadhalah qamar suugaani illaahay ha daayo waa fanaan soo shaac baxay
Wow CajiiiB Hees TalanTaali ah Tii ugu Qiimaha Badnayd weeye Aar Cod McaaaNa mnzha allah MaBa KaLa DhaCaN . . Mar mar wxaa jira ay heesta dadka iska leh ay jiraan dad kaga cod mcaan sida heztan o kale 👏👏👏✌✌✌✌✌
🥰🥰🥰
Nitaa tageerta Qamar suqaani like ta
hestaan caawa 20/04/2020
baan dhagysanyaa doogihi iyo xasuusi hore igu soo kicisay😢😢😢😢
Laba cod dahab u ilaah siyaay baa gobtaan isku helay wallhibilee😍🔥
Calaamadi isha iimuuqata
Hees mcn oo qaaliya qamar suugaani iyo ina mcllin caydiid ba
Good song
Heestan music aan caadi ahayn iyo laxan walan aya saran iyo cod ka walaya calashan ishqi kugu abuuriya ama ku xasuusinaya bro and sis hore u socda
Qamar zuuganiH kal iyo laaap walhi ku tageraH Hore Uzoco HunoH qaliH💞💞💞💞💟💟💘💘👈
qamar zuugaani wlhy voice kiizu waa talent hore usoco wll ku taageertaa Aha
Wlhy halkay
Wax cun noogu
Soo hesayaan
Wllahenaya
Waqooyi
Murti
Iyo maskax ilaah kumanaystay
Waan ooyey
Kama maarano
Waxaan cod sanayaa inaad
Wadajirkeena o galaataan
Hadaad rabtaan wax walba qaatoo
From baydhabo
Janay
Xanan Somalilander Safiya
Xanan Somalilander Safiya
@@mursalmohamed9487 lipaax pad tahay zhpo kusalaamayaa
Hestan wagii covid-19 ban xajigeyga iso diri jiray anago 2wadan kukala xayiran😢
Hees aan jecela weeyan yarantaydi aan jabuuti ku dhegaysan jiray
Laba aan kala dhicin xaga codka hore u socda👌👌👌👌👌
Cudoon Jamac yaa qadijiray
hoodo ciise dumar qali
Wll wax qaadi jiray rooda maash iyo nin aanan hayn magaciisa
Waxay ku jiraty ruwaayad
From puntland Bari Bosaso big respect ✊ ✊ ✊ Qamar sugaani Abwaan macal Fanaan
Like Ta Ha ila dhaafiNa
heestan waxan ku xasuusta hapeen hapeenada iga duwan oo an inbadan dhagstey hapeenka waxa la qalayeey qov an jeclaa oo xalad adag galayeey hapeenka waguu waxu igu baryeey ano heestan dhagaysanaya mar na salad tukanayo duceenaya allow cafiimad sii maxan ku cel celiyeey ohiinti hapeenka iga baxdey ma ilawo wlhy iyo heestanba qovka lakiin calafku is ku ma kaya keniin wax urajeenaya cafimad iyo nolo wangsan inch alleh😭❤
Bbbbb wlhi waa axsan dhuule hit song hoyga fanka sidanba lohesaa go forward zxb
Heestiii ugu waxnayd 2018 🎤🍓💕🍇🍏🍅🍏🌹🌹🌹🌹💁💁💯💯💯💯💯💯
2024 xili jacaylki bur buray ayan dhagysanaya wanan ku faraxsany inan qofki an awalda u dhalay en jacaylka isku guursanay anu kala soconay alxm hadu isaga balanki ka baxay o anan aniga ahayn qofka bur buriyey noloshi mcneyd
Mahad badan EryalTv mahad badan
QamarSugaani iyo Deeqsan coddkii fananiintii horaadd na soo xasuusisan sharaff ku nolladda
Hda dhageysaneyso 202 like 😂🥰
"Hadii Aanad Socon Karayn
Aniguna Ma Sarakaco e
Xumadaad Ku Sugan Tahay
Hadii Ay Sideed Tahay
Waa Siyaado Tayduna e"
Heestaan waxa Hore u lahaa fanaantii waaweynaa ee reer jabuuti ee Rooda maash iyo ismaacil indho
Qamar Sugaani iyo deeqsan halkeeday dhigeen heestan.
Ahmed Kaafi Pro really 😂😂😂😂 tuugii dheh
safiyo somali way sheegen cidda le heesta, ka hore intaanay qaadin barmaamijka gudihiiisa, lkn imika waa la soo jaray heestan.
Qoraal ahaana waa lugu soo qoray inay fananiin hore la'hayeen ka eeg #02:30 #04:04
feel free #FaraskaCad
walaal jawaab wanagsan ayaad siisay walaashen
Saas waye
Hadii xlyto zò jeed La Adimay zaladiii Ana Sacad Kama Lado😪❤
amzing wa marki igu horeysay an maqlo adban iga hellay
Arbaco 19/9/2024 sacadu tahay 12:55am habenino waxn dib u xasustey waqtiyo badan jawiyo kala duwan an so marey nasib wng waxn hadda gacanta haysta gabdh an u sabrey isabirtey oo an jeclhay jecl inan is gursano balse ay jiran xalado ay kamid yihin in qadarku usan no qorin wli inan xalal isku noqono inshallah wa sugaya malin dhaw ina gursado hadi alle qadaro
Balse qof wlpa qofkisa ilahay ha usahlo inu helo❤❤
Hada waad guuleysatey mohoi abooweh allow calafkugu simey
Still 2025😮
xumadan ku suganthy hadii ay 8 tahy waa ziyaado tayduye😂💜💜💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Haduu beerku saran yahay.... Sambabkaa Anna i qalaneeee 😭😍😍
wiilkan indhihis ka heyal 😍
Bureqo Bbe qali kkkk waxaa lamooda inuu nacaas ka soo dhargay lakin waa fanaan wallahi
Bureqo Bbe qali kuwagaa ka qurux bdan rntii ana kuwagan ka helay
Maryama Haji muse waa xashiishada indhaha wey qurux badneysaa oo qiiro qiiro ayey ka dhigtaa
Guuleed Media waa loodhashaa. EE kaso dherag baal inaad indho qurux badan yeelato war mashalaah dhee ha cawariine
Heestan more than10 time wan dhagaystay waan jeclahay heesaha nuxurka leh
Ayaan Ahmed waaaaw inabacaadi maha runtii
Ayaan Ahmed waan kula qabaa walaal really heart touching axaxaxaxa
Heestani malaha waa heesihii hore dib bay u soo cusboonaysiiyeen Suugaani iyo Deeqsan
Abdirahman Ahmed wa ruunta waxa qaday rooda mash iyo ismaciil indho riwayad ayaay ku jiirta 2002 la dhiigay
mancha
Alllah indertay
ina nasiir macaliin caydiid
duriydiii qasiin Isaxaaq
i love samsam sharaf waa gabadh farxaanad ah bi support
Qamar sugani Deqsan cdi ma ahan hestuu sibiriyo waxan nahay sedaha iskuyalee alow calafku igu siman alow cafimad sii ❤❤💟💘👌👌👏
heesta wiilka wuku raxeystey kal io laaaab kkkl
Been MaaD zheeGin Mhd Znd
haa wllhi been maha wuu ku raxaysty
mon 1 june 2020
Xumadaad ku sugan tahay hadii ay sideed tahay
waa siyaado tayduna
hadu berku saran yahay sababka ani iqaln ❤👌
tan heesey lee dahay wligeyba ma dhageesan lkn manta qamar suugani dartii baan udhagesanayaa 😍😍😍
Aniga xita manta igu xoreyso aan dhegeysto waa another level❤
Samada dayaxa xidigaha qoraxda ninkan koonka lagu diray heeskan hadaa mar walbo soo raadiso sidayda 👍
Indha jaceyl ayuu leeyahy igaarkaan❤️
Hudda Hajji Z,,"X",
fanaan shidan taageero ayuu iga keensaday wlhi wiilkaan
Waaaaw best song deeqsan vt qamar hore usocda hees macan
wllHi tani hees waybaH dhaaftay jacyl jcylkiiz kugu beerayzaa😥😥😥
Xumadaad Ku sugan tahay hadii ay sideedtahay waaw qamar sugaani wn Ku tageraa horey usoco Sxp
Waa marku qamar qamar ahaa❤
Sidaazaa loo heezaa really laba fanaan oo qaaliya hore usocda ..... Boqorka codka zanadka Qamar suugaani go forward zhip see u inshallah
👐👐💥 qamar suugani wad ku raxaystay heestan inantanu ma xuma waa dhalfanan yaduna ina caydiiid...khadrra silimo isku soo baxaya codkiinu isla heesa sidaday racda music ga siduu uracay codkiisu ka helay
maxn idinku tilmaama mazhllah codka woooow
Qamar Suuganih kutagerah zhpo qli Long life pro
Xasuus 2024 .6.24 ayaan dawanaya tiktok aya kaso helay waxay usaarnayd xaafid Leo caawa fahmadyda aya so xasuustay alla naaga 😮😢
2023 ya dhagysanaya🥺😩☺️❤️
deeqsan alle haku daayo wlloh qali
Haduu beerku solan yahay sanbab kaaaa anigana i qalan cajiiiiib imisa subscribe heli karaaa Akhyaareeeey Gaaalka iiiga hiiliya 😩😩😩😩😁😁😭😭😳😳
Qamar suugani wa ku haysta wle 😙😙😙😍
Maria Omar ana adaa kugu haystaa
After 6years Friday 13 September 2024 15:44🎉❤😊
Hadii adan socon kara hayn anigana ma sarakaco the best song❤
Waa heeesa an la dhacay alllhow calaf ku igu siimo ❤
Heestan caadi maaha jeclaaday .2021
😢haduu beerku saranyahay sanbabka anna iqalan 😢🥺🥺stil waa dhagesanaya 2023
Waa fanaan Cod kii qarniyadii hore leh..qamar suugaani hore u soco
16//9//20 Allow calafku
igu simo❤️🤲🤲
He has a great future ahead of him, the moon isn’t his target, but far beyond.
Hdlkada 4 years ago iyo hada kwrn
@@leilayusuf487 nسص،حل ظ
@@hanacabsaln m7mrj me know know ñfk
Mnnnj
Vk
N
Ma mk7
.
.
.
I88
8
8..ko..i..
@@leilayusuf487 nmmm
Wxn reply kugi zo Galay inan anzixiyo hadlka izaga ah eed moodid in lagu zii zheegay, maantah waa fananiinta ugu coska iyo muuqa dheer guud ahaan soomalidah maxamed wardi zido kale wa laxamayzte wayna yar tahyy fananiinta lapadaa hibo izku leh
Indho buluc he's best fanan I liked
Roda mash iyo ismaaciil indho aun aya qaday😢from jabuti 😢
Allow calafku igu simo Allaw cafimad san anaguna amiin baanu raacinay qamar iyo deeqsan wlhy sigaraan love idiinku ahaa maantana waaba labadiini hote isocda 😎😎😎😎😎
🎤horay usoco walalkay 🦋
Walahi qamar waan jecladay
Qamar iyo deeqsan axaxaxa anba soorta mcunoo waan kasomanhy axaxax jacayl dartii
Xumadaad Ku Suganatahay
Hadii Sideed Tahay
Waa Siyaado Tayduna
Talented Voice Wlhi
Deeqsan Cnasir Macin Qamarka😭
Mn zhllaha houre soco qamar suugani
Mnshllaha qamar suugaaan iyo deeqsan m caydiid mn shllaha alle ha idin sharafo
Wan ku jeclhey qamar suugani wlalo😥😓😭❤❤💋
😁😁😁
20/11/2024😢 burhan farax xad dhaf ban ku jeceladay adna kala helin wax daryel ah 😢 alleh nolasha ha ku macaneeyo aduun iyo akhiro cafis ba iga tahay😢
Qamar suugaani iyo deeqsan dheer sxpyaal noolaada heestan aniga iyo marwadayda ayaaba isu qaadna markaanu jacaylka xusayno sanad guuradiisa
Jah axya hees jacayl😰💔
abdhac batash waye walahi hestan iyo labada fananba
Xumadaad ku sugantahay hadii ey 8tahay aniguna masaro kacay axyaa macaan xxx qof jaceyl heestan dareen kii kale yeelki
ssszy
Weekend
hadii ay sidaa tahay waaye 8 maaha laxanka aa lailaalaa dee
pro mohamed wardi kaaalin gal wlhi wad soo baxday hanbalyo sxpo
Heesta originalka waxa iska lee roda dahir rooda (maash)and ismail indho nice haday deeqa soortan cuniin aniguna wan ka somanahay way ku qoren xasuusiti haka ka sii wada way keenen
Amzing 😍😎
Wwwwww axsan cod
Hees iyo tumun
labadaan
caadi maahan waa fanaaniii
Deeqzan capdi naziir macalin caYdiid nD qamar suugaani lapo fanaan o cod macaN HorE u socdaH
Innaba caadi maaha Deeqsan & Q. Suuqaani. Heestaan oo qaaci kaban ah bal malee, heer sare ay ahaan lahayd.
I’m steel watching 2023😢
Meee 😢😢😢😢
2024-6-16 Still Watching Best Song 🎵
ANIGUNA MA SARAKACYEE 23:10 ARBACA 21/JUNE /2023🖤
Haddii iga dhamaysay 2023 love ❤ 😍 ii saar
Qamar suugani ii geeya 😍😍♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹💋💋💐💐💐💐
Na maxa sawirka laso xaday profile ka
cccloo
Noora NoradiN madigan ka soo xadeyi edeb yeelo bilaaedad baa tahayi
@@zahruujiabdilise210 na adigan edeb lahayne car dhaaro inaad sawirka adiga tahay
Noora NoradiN Hello walaaleyi isma naqano maxa ka qaldan walaaleyi ma quruxda ii quri ladahayi See wax ka yihiin
Heeskan waban gartay waxa qadi jiray fanaanin reer jabuti