UGBAAD ARAGSAN HADII AAN DARUUR AHAY HAPPY NEW YEAR 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Copyright to Waqal & Afro Media Production
    EREYADA:C/RAXIIN HELLO
    LAXANKA QAMAR SUUGAANI
    MUSIC BY: FURINLE
    PRODUCTION:AFRO AND WAQAL & FURINLE

Комментарии • 922

  • @farduusmaxamed7318
    @farduusmaxamed7318 4 года назад +64

    Inta jecel in u ale kaso hadeyo fanka oo ay xijaabka qatan sunada nabigana ay ku dhaqman heesana ay qur asn kubadalan like

  • @mohmaddaud3987
    @mohmaddaud3987 5 лет назад +85

    Qamar suugaani laxankiisu wuu ka duwanyahay ka xidigaha geeska xaqiiq. Axsanal Fannaan👍

  • @mohamedjohncena6805
    @mohamedjohncena6805 4 года назад +511

    Inti dawatey markey is furen Likta hala ii saaro😂😂

  • @alshabx9407
    @alshabx9407 5 лет назад +35

    Ilahayaw iidanbi dhaaf ,aniga i inta daawanaysa Aamin🙏🙏

  • @mudanmmladan7922
    @mudanmmladan7922 5 лет назад +80

    waaaw ugbaad aragsan waad shiddantay inta ila aragtay liketa isaara

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +98

    2020 Yaa Dawanya Wlh Jcyl danbe ma aamini Doono hadey iz furen qamar io Ugbaad🙁😏

    • @tusmoapdi6348
      @tusmoapdi6348 4 года назад +1

      Wlhi aniga😔🤦‍♀️

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 4 года назад +1

      @@tusmoapdi6348 oo mxa idinka galay nio naagahi wx yar moyane hada bila caqli bay noqden

    • @tusmoapdi6348
      @tusmoapdi6348 4 года назад

      @@YahyeSalebanmuse kir adoo kale weeyi akhas
      Saca magaalo waar orad magal ka seexo dameeryahow🙄🤬🖕

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 4 года назад +1

      @@tusmoapdi6348 cidna adi wax kugu falimayso kkk

    • @tusmoapdi6348
      @tusmoapdi6348 4 года назад

      @@YahyeSalebanmuse fool xumo meel la dhigey sidad dadka moodaysa naagan wxa ku waydiin mayo xaaranyahy😂🖕

  • @MOHMOH-le1lv
    @MOHMOH-le1lv 5 лет назад +91

    Xasuusbay iga noqondoonta heestani,Xaaskayga mustaqbalka saaka isoo dirtay. Rabigaygoow isu daa inta is jecel sida aniga niciima quruxdayda.

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 3 года назад +4

      Hal sano kdb ma is hesheen mise waa wada socotaan?

    • @user-rp2bk5ou9q
      @user-rp2bk5ou9q 3 года назад +7

      Wllo xaski mustaqbalka ma isku yacden mase wli weyan war jecli iga badate hayla yabin😂

    • @ikkyyaisto8403
      @ikkyyaisto8403 3 года назад

      Saka ma wada jogtan 2021ka ugbaad io qamar kala socdee😭

    • @ikraancali9608
      @ikraancali9608 3 года назад

      Ka wrn xaskii ma isguursateen

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 Год назад

      Sojawaab wll 2022 dhamaadkiisa ayaa lagujiraa ma iscalfateen gabadhii aad jeclayd

  • @miskiabdullahiali9427
    @miskiabdullahiali9427 5 лет назад +212

    My ugbaad argasan fanaandayda inta ka hesha qoftaan say udhiirantahy like isaraa😘

  • @ayubhassan8613
    @ayubhassan8613 4 года назад +3

    Xidigaha geesku hawl qaran bay u hayaan bulshada soomaliyed khaas ahan waxay nooleeyaan fanka umada soomaliyed.
    Waa warshada fanka iyo suuganta
    Horay u socda/noolada
    We love you guys
    Keep moving forward

  • @khadriinamaxamedibrahiim9501
    @khadriinamaxamedibrahiim9501 4 года назад +10

    2020 inta dawaty xajigeyga dhahdy 😭

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 5 лет назад +73

    Ugbaad waa fanaanad yar oo mustaqbal ifaya fanka ku le ❤️❤️
    Hore usco wllshy qlli like saara hada ka hesheen

  • @kingliirbij4729
    @kingliirbij4729 5 лет назад +152

    Boqorada ugu cod MCN xidigaha Ugbaad aragsaN🏃❤🙏 uguna jaaska mcn

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 4 года назад +39

    Ax Xaajigeyga heestan inti daawatay jacaylka wey arkayaan midhihiisa wllhi inaader ugbaadey alle meel xun kuma mariyo😍

  • @noloshuxalbayrabta1433
    @noloshuxalbayrabta1433 5 лет назад +29

    Ugbaad wan ku tageera lkin bod bod kagi ay batay ciyarta cagta u dhig 👏👏👏👌👌👌

  • @adnoaadan60
    @adnoaadan60 5 лет назад +19

    awalba heesuhu xaran bay ahayen ayado saas aan u oganhy hadana waan ubadanahy
    abwanada iyo fananintaba Erayada qaar mahaboona tusale hestan: sida aniguba dartaban dunidaba u noolahay qalad wyh Rabbi dartiis baan unoolahy inaa caabudno wlalahy izka jira eraydaz yaana lydin hooz galin
    inta igu raczan farta taag

    • @axmedcumarxaaji8871
      @axmedcumarxaaji8871 2 года назад

      Ma.a runtii waxaad tahy boqorad ilaah tusey wadada toosan walashey ilaah haku daayo kuwa lunsan ilaah hasoo hadeeyo inshallah

    • @fahadismail9084
      @fahadismail9084 2 года назад

      Waa run erayada ha iska ilaaliyo illhy hanasoo hanuniyo dhamnteen allow cafis ban ku waydisany🙏🤲

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 5 лет назад +3

    Warka waa cadyahay xaajigeega ka dhacday wah ugbaad quruxsan masha alh best song isaga da'a waa macaankee

  • @shugriadey8663
    @shugriadey8663 4 года назад +11

    Xaajigeyga ama odageyga wlh ugbaad qamar wey jecleed calafka kale geyaay

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад +27

    Lamaha qarniga qamar oo naxay oo qurxonaday ban arkaye masha allah wa sidi nag gari eh lagu yaqanay viva ugbad luula & qamar lamanaha ubaxa dusha uga daadiya

  • @tawakalyare655
    @tawakalyare655 4 года назад +131

    Alla maxay raga somaliyed dayacen gabar jecel 🤬😓😭

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 5 лет назад +10

    Ugbaad way tagtay msha Allah hurmar wacan waad qalbi fiicnthy qof xun matihit

  • @hannadhawrsan8057
    @hannadhawrsan8057 4 года назад +11

    Inta ila daawaneysa intey kala tageen qamar suugaani sannadka csp 2020

  • @mukhtarxariirinxariir8893
    @mukhtarxariirinxariir8893 4 года назад +2

    Ugbaad hore uzoco tani waa aduun yee dadku kuma wada jecle kudhaaf farxad iyo qosol kolay farxadad udhaltee nolishu kuma xumayzo😚😙😍😍

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 5 лет назад +6

    Heesta sanadkan NO 1 UGBAAD BAAN SIIYAY WLHI INNABA CAADI MAAHA NOOLOW UGBAAD YAREY 😘😘😘😘💖💖💖💞💞💞👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @nalkabea3413
    @nalkabea3413 4 года назад +27

    Qamar arooskisa inta ma qashay oo hesahoodo soo radisay bal inta iga dambeeso like ta👇

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 лет назад +46

    ugbaad aragsan
    taageero kuu ahay

    • @gayaalkoo736
      @gayaalkoo736 5 лет назад +1

      Adna ada tageera ku ahay

    • @gacmoofficiall1383
      @gacmoofficiall1383 3 года назад +1

      Hees kasta ku gu Arkaya uun yaab 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 3 года назад

      Gacmo Officiall 😂😂😂😂 Hees Kasta Waynu Isku Aragnaa Dheh Ileyn meesha Joogo adba waad Joogtaaye

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 лет назад +62

    Ugbaadey walhi adaa kuwata xidigahanbee bood boodkaga io waxaagaba anagah kgujecele Go forward sister❤️🙌🏻👏🗣

  • @Salehvlogs_
    @Salehvlogs_ 3 года назад +6

    20k coming son 1M insha Allah❤️

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 лет назад +128

    Ugbad😍 styl ki Xamda queen iyadaa dhaxashy waxaa dirac arkayo adaa u shidan👌😘😘😘

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад +3

    Farideyda ugbaad qurux badan barigas qamar suugaani ayey isku faraxsanayen hadana ilyas wa aduun nolada dhamantin❤🥰

  • @bilanmahamoud1942
    @bilanmahamoud1942 4 года назад +38

    I feel sorry for them , they were my favorite couple and this song is one of my favorite song . In sha Allah kheir for them .

  • @suweysboss8539
    @suweysboss8539 5 лет назад +3

    Wlhi ugbaad waan ku taageeraa bood boodkaagan waa ku heystaayo dadka energy baa galinee ey ku ciyaaraan naagahaan iska taag taagnaa nacay sidi iney qudbeynaayaan.

  • @maanjama
    @maanjama 5 лет назад +11

    Heestu 1:17 bey kabilaameyza wareysiga jara 😍❤

  • @mocena.mustafe1834
    @mocena.mustafe1834 5 лет назад +92

    Qamar sugani intad haysato inabti fankagu wu nolyahey ilahey ha isku kiin xafido✋💖✋

  • @hodansaid150
    @hodansaid150 5 лет назад

    Hbbti ugbada aragsan waxan ahay tagerahaga kobad iyo waliba walasha hbbti ilahay Haa ku dayo qamar sodani iyo ugbad waligin isla nolada masha allah adbad u qurux badan tahay sharaftu korkaga

  • @inakassim7919
    @inakassim7919 4 года назад +4

    Yaaa dhabanada is hayoo 2020ka daawanaYa🤣🤣👊👊

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 лет назад +188

    Kuwan xidigaha geesku waa warshad socota caawa suulkii ayaa idaalay sidaan isu lahaa kooxdiina qarankiina liketa iyo viewska u badi
    ❣❣

  • @ilwadmahomed1287
    @ilwadmahomed1287 5 лет назад +6

    Hadii aan daruur ahay dushaan kaa hadhayn lahaa 😍😍😍😍😍😍😍😍💗💗💗💗💗💗💗💗 I love you qofan ogahay

  • @hanadmaxamuud5017
    @hanadmaxamuud5017 5 лет назад +2

    Mashallah dumaashaday ugbaad araagsan cod too sytlka alle says ku siiyeey hore u soco

  • @adoontiallah6704
    @adoontiallah6704 5 лет назад +2

    *ugbaadey walee cod iyo shax shaxba Asma Saban Meelbad Kaga Carartay Fanaanadi fanaanadaha eryatay UGBAAD😍😍👸❤💋*

  • @amishamaxamed4603
    @amishamaxamed4603 4 года назад +1

    ugbada argasna waan fananad qosla badana

  • @ubaxlove7147
    @ubaxlove7147 5 лет назад +5

    Hadii aad dantaydiyo daryeelkayga jeceshahay anigunandartaa ban dunidana ujiga❤

  • @cabdiahmed209
    @cabdiahmed209 5 лет назад +1

    Qamarsuugaani wuxuu yidhi dawowow magacaagabilan dushiyo samadaan kuqoraray daruur qarisaan kabaqay ugbaad na waxay tidhi hadii aan dabayl ahay dusha iyo samadaan dalxiis aan utegi lahayn inta igu raacsan lamaanahani inay dadkii samada yahiin like iisaara

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 лет назад +165

    Ugbad Aragsan badalka xamda inta ila og like saar

  • @muparakarachid634
    @muparakarachid634 3 года назад +2

    waxani imika ma ka lacbaa inta daawanaysa markay is fureeen like

  • @xamdixaji8977
    @xamdixaji8977 5 лет назад +3

    Wwwww hees iyo badh style aad uquruxbadan ugbaad aragsan love you so much

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 года назад +2

    Walee fanaan cod ka lagu noqda ugbaad allah uu kusiyay cod mcn 🎤🎵❤👌

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 5 лет назад +6

    Naaaag noool fariiid yar weeye heessta waxey uqaadey khadra salimo 🙏🏻👌

  • @engfatih2761
    @engfatih2761 2 года назад +2

    Haddii aad dantaydiyo daryeelkayga jeceshay
    Aniguna dartaban dunidaba u jooga 😘😘😘😘

  • @nihaanaabdalla8909
    @nihaanaabdalla8909 5 лет назад +23

    qamar sugani magac quruxonaa maxamed wardi kulahaaa waleee hees qurux bdn😍😍😤😤😤like igu sii reeba

  • @ahmedmahamoud4005
    @ahmedmahamoud4005 5 лет назад +1

    Itaqulah wll waxn ilahay ku baryaya in ilahay ku so hanuuniyo sidi kuwi ka horeeyay ed bosska ka dhaxashay

  • @aminfarah2047
    @aminfarah2047 4 года назад +4

    Aad iyo aad ban uga xumahay inay kala tagan suugaani iyo Aragsan sorry Walaalayaal Wada joogitaankiini waxaa ku frxsna dad badan oo soomaliyed aniga marwada aad ban uga xumanay waxana idin Jacaylan dar Illahay ❤️😭

  • @abshirmohamed5948
    @abshirmohamed5948 4 года назад +1

    inta mesha tagn waxa ugu shidn ugbad iyo asma saban

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 5 лет назад +3

    the most beautiful girl. wow ma she Allah what a nice song. best of the xiddigaha geeks

  • @mumtazmuza8449
    @mumtazmuza8449 4 года назад +1

    Anigu dartaa ban dunida ujoogaa Qamar waa kii garan waayay😏

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 лет назад +5

    Ugbaad baa ugu style shidan maanta .yurubna way damsantahay. Labada asmana waa iska normal.ifraax hargaysana heesaheedaa shidan dhinaca labiska 10/7 weey. barwaaqo qalanjo waa 10/10 lebiska quruxda iyo deganaantaba mansha allah.xaga inamad waxaad moodaa inay indhuhu wada taagan yihiin labiskoodu laakiin waa top😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ahmednew8264
    @ahmednew8264 5 лет назад +1

    Ugbad qurux tagero weyn ku ahy horey usocda adiga iyo odeygaga dad bulshada kadhex muqda ayad tihin 😍😍

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 5 лет назад +29

    Ugbad waxay uu egtahay qof dacad ah oo furfuran lakin yar fudfudud oo qalbi fiican aad beyna uu xod macan tahay lakiin waxan arkey asma nagta asma saban weey yasta na cood iyo qurux baa wey kugu dhafisey e dhuka ka fadhisoo.

    • @axmedcumarxaaji8871
      @axmedcumarxaaji8871 2 года назад

      Midaan qaawan miyaa qurux Ku amaaneysa,ilaah hatuso wadada tooaan weey lunsan tahye

  • @cibaadoyar847
    @cibaadoyar847 5 лет назад +2

    Ugbaad aragsan fananada kaliye xasaradaha xidigaha geeska dhex galin😍😍😍

  • @Janno190
    @Janno190 5 лет назад +3

    Waad hees aad u macaan Romantic Well done ugbaad Aragsan go forward

  • @apdulahiyozuf5692
    @apdulahiyozuf5692 5 лет назад +1

    khadra daahirta fanka qarniga 21aaad wr aynu fadhiga uga kacno ugbaaad wlhi iyo kitaaapta inantu waa talented

  • @Queen-rg9fc
    @Queen-rg9fc 4 года назад +5

    Inta dawaaney markay is fureen like 🙄

  • @husseinahmed7222
    @husseinahmed7222 5 лет назад +1

    Masha Allah wa gabadha 2 e ugu jees fican number 1 barwaqo qalanjo number 2 ougbad

  • @talisokibirtay1326
    @talisokibirtay1326 5 лет назад +8

    Heestan wey iga gadmatay ❤️✅wlhi

  • @munaabdi7360
    @munaabdi7360 5 лет назад +1

    Woooow cadow gina unolada walala heyga rer somaliland runtii xidigaha geska waa hormudka fananin ta umada somaliyed oo dhan la aan toda fanka somaliyed. Anoladen walee heso mcn iyo qaab qurux badan oo laga soo sha qrmeyay 😍😘❤💋❤❤❤🙏🙏🙏

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 5 лет назад +27

    Ugbaad aragsan ban watta wlhy wxu naag bey kubanan thy😂

  • @omerismail9223
    @omerismail9223 3 года назад +2

    Boqoradydii ugbaad aragsan ilaahay hay kaadaayo intaan soo korayo

  • @filashofilms4879
    @filashofilms4879 5 лет назад +3

    hestan waxay u qalantaa 30M views
    inta ugu raacsan like

  • @sucdisiman9989
    @sucdisiman9989 4 года назад +1

    Maskiin saan heesta ugu gaade asna saas ugalay

  • @saedsaakho2271
    @saedsaakho2271 5 лет назад +8

    Happy new year
    Dushaan kaa dhaynlahaa😍😍😍

  • @hudahassan2154
    @hudahassan2154 5 лет назад +1

    ugbaad aragsan waa heesteedii ugu horaYsaY een taageero nice song verY

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed 4 года назад +3

    Inanta yari yado inyar fanka ku jirtay wlhi cirka martay ugbaada darta ban u dhagaysta heesta

  • @djxayaatudjxayaatu478
    @djxayaatudjxayaatu478 5 лет назад +2

    ugbaad aragsan waa gabar aan aad u jeclahay

  • @mahdaali3565
    @mahdaali3565 5 лет назад +6

    Xidigaha geeska go forward😚👏💖💖💖

  • @farxiyomaxamed2661
    @farxiyomaxamed2661 5 лет назад

    Dadka ruuxa kuu jecl dantiiisan u oofiyaaa
    Ruuxi ku diir naceb isna waan la daririaa
    markad darajo gadhana
    farxad baaan dareemaa ❤️❤️❤️❤️ xilwah wale ugbaaad fanand aaan tageero

  • @hanaanyasin609
    @hanaanyasin609 5 лет назад +4

    Hadii aa dantaydiyo daryeelkayga jeceshahay aniguba darta baa dunidaba ujooga hapiipi 😰😂💯Waah waah❤️💔

  • @raqad4642
    @raqad4642 5 лет назад +2

    Kaalaya labadan asma maxay inanta ugbaad ah wajiga ugu badalaya waaba hariifooyin islaamaha bal eeeg stage ka xitaa umaysan fuulin wan taageersanan jiray laakiin hadda kadib mucaarad ban kunoqonaya hadaysan edab darada joojin

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 5 лет назад +10

    Ugabad aragsan👏👏baylo bod bod badan ❤️

  • @hodanabdikadir7346
    @hodanabdikadir7346 5 лет назад +1

    masha allah Ugbaad ada ugu shidan wale waxan nago arko dharka si walba hore u soco huno

  • @niciimitonour7624
    @niciimitonour7624 4 года назад +6

    Brank Bay ahyd
    Lkn ugbaad taageera walee

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 лет назад +1

    hadii aan daruur ahey,dushaankaa hadhayn lahaa. , markan daroorana agtaadan ku di"lahaa............... axsan hees well done wlshey ugbad argsan

  • @sharmarkeismailupdy1690
    @sharmarkeismailupdy1690 5 лет назад +21

    Heestii HeezaHa
    EraYada MclinkaYgii Abdirahiim Hello
    Hadii Aan Daruur Ahaan Lahaa
    Dushaan Kaa Hadhayn Lahaa

  • @mihiimahmed3157
    @mihiimahmed3157 4 года назад +2

    Ugbad argsan gabadhan tagero💕

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 5 лет назад +11

    Abwaankii Abwaanadaa Sameeyey Heesta C.rixiin Sidiiq Heello Salaan Boqortooyo👏

    • @abdisalammahdi3576
      @abdisalammahdi3576 5 лет назад

      Siciid maahir adeer Baan U Ahay Ninkaas Sxp Waa Boqortooyo Ingiinbaa Saaran

    • @siciidmaahir999
      @siciidmaahir999 5 лет назад

      @@abdisalammahdi3576 Waa nin Ereyo cudoon jaalle C.rixiiin

  • @saabirasaabira9446
    @saabirasaabira9446 5 лет назад +1

    Ugbaad aragsan was NAFTA uguwlan xidigaha

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 года назад +5

    XaajiGeDi Mohamed wardi😁

  • @yartasomalilandkufaanta7225
    @yartasomalilandkufaanta7225 5 лет назад +1

    Yaasalaaam ugbaad 👑❤😍hadii aan daruur ahay duushaan ka hadhayn laha
    Hadii aan daroorana agtaan ku dii lahaa
    🎤🎧

  • @garotadorona
    @garotadorona 5 лет назад +10

    Asma love io asma saban wxd modaa si ineey wx kale isula yihin weyna isku faraq xirteen yaab na wala fajacna wala argagaxnaa cdi fahmeyso unba ifahmyso

  • @caaishaahmed4781
    @caaishaahmed4781 5 лет назад +2

    Ugbaad keep going sister allaa kugu deeqey cod iyo ciyaar alle waxaan kabaryayaa inuu IGA modooboyi dhageysiga heesaha ugbaad adigana iyo fanaaniinta oo dhan alle ha idinka reebo qaadista heesaha allaahuma aaaaaaaaamiiiiiiiiin

    • @axmedcumarxaaji8871
      @axmedcumarxaaji8871 2 года назад

      Subxaana Allah ruux lunsan ayaad sii lumineysan ilaah Haidin toosiyo iyaduna Allah Ku toosiyo jidkii ilaah

  • @somaliqn3107
    @somaliqn3107 5 лет назад +6

    Ciyaarteedan ka hela ugbaad 😍😍😘😘

  • @ugbaadmaxamedcabdi7538
    @ugbaadmaxamedcabdi7538 5 лет назад +1

    Wooow I love u ugbaad
    My best song in 2019👌👌💋💋❤👌😘👄😍

  • @hannaharir2175
    @hannaharir2175 5 лет назад +4

    Marka lagu dagalan dibanahan qaniin ❤

  • @ismailali4368
    @ismailali4368 4 года назад +2

    Wale waa nag hore uu soco huno qli mansh allah

  • @ahmedsulub
    @ahmedsulub 4 года назад +3

    Allah ha nasiiyo gabadh sidaas noo qiimaysa anana aan u qiimayno

  • @abdirahamanfoodhaadhi8223
    @abdirahamanfoodhaadhi8223 5 лет назад +3

    Azma zaban doqonti azma love jidatay Lkn ugbaad wxpa ka qaadi maayan

  • @nimcomaxamed63
    @nimcomaxamed63 5 лет назад +5

    Ugbaad inanta hablaha horo usoco huno 💋❤

  • @samawade282
    @samawade282 4 года назад +1

    Fariida xidigaha Aragsan

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 года назад +4

    UgpaD Fannanad izku DarzaTaY ztyLe cod Qurux iyO jaaz pa👑

  • @yahyeelmi6517
    @yahyeelmi6517 5 лет назад

    Msh allh xidigta hargaysa noolow

  • @hindiafsomaliah1515
    @hindiafsomaliah1515 5 лет назад +6

    Masha Allah inadertay afkaga cano lagu qabey hore usoco

  • @apdirahmanali2877
    @apdirahmanali2877 5 лет назад +1

    Somalida reply-da so galasa plhie cleikum haplaha yan lamagin fanka kaligood ayaa kuso dara heeso mana aha sida kuwa qurbo joogta ah couse kuwaas waxaY qadaYan heesihi hore waana ceep san u arko....... "Ugabaad" Baan shegaYa go Forward sis😍💋💝
    احلي فنانة الله يباركم انت والفنانين الاخري امييييين حبيبتي😘💝💚