Cabdi Zaki | Nasiibka I Baalmari | Official Music Video 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2020
  • Erayada : Khadar Samowade
    Laxankii : Beele
    Music : henok
    Director : Cabdi Zaki
    Camera & Editing : Deeqsi
    Copyright to Waqal & Afro Media Production
    suldaanseeraar, Xariir Axmed, Xiis, Kiinjaamac, Marwaan yare, Gulled siimba, Mursal Muse.
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 592

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 3 года назад +56

    Maqani sbbta dadka wngsn ay qalbiga igu jabaan wixi jclkoda kala dageen sida anigo kle like ii sara guul baa inoo danbeysah in Sha allaha

    • @raxmaabdisamad6472
      @raxmaabdisamad6472 Год назад +1

      Watakaliya eenkasimanahay labadeenu 😢 waad igahaysaa like😢

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 года назад +69

    Walahi suldaan seeraar iyo gulled simba oon jirin buu ninkani xidig ahaa
    Aad baan u jeclaa heesihiisa , cod buu ilaahay hibo u siiyay.
    Fadlan cabdi saki hada wixii ka dambeeya noo soo badi heesaha fankaaga xaqiiqo waan u xiisnay.
    Dahri
    Dareen
    Sagal
    Suhuur
    Yaa dhagaysan jiray heesahaa

  • @taxaneofficaill6965
    @taxaneofficaill6965 3 года назад +28

    Fadalan hadaad quraanka jeceshay like saar an arkeee

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 3 года назад +26

    Nasiibka ibaal maroow Nac iyo xuma kuuma Qabo (xusuusaha naadirka) Heart touching song😰🙂

  • @khadaraguero6138
    @khadaraguero6138 3 года назад +101

    Asxaabta Waqal studio is cadeeya
    Like dhac ku siiya waa odeygiiye

  • @deeqsimohaliofficil959
    @deeqsimohaliofficil959 2 года назад +9

    Nabarka i Kacdoomayow Nasiimo Had maad isiin
    Ma Aqaani Sabbta dadka wanagsan QaLbiga Looga Jabiyo Sida aniga oo Kaleh Like ii Saar GuuuL Baa inoo Danbaysee🤔

  • @KhaalidKaamil
    @KhaalidKaamil 3 года назад +2

    Cod weeyaan dabiici ah oo aad usoo jiidanayaa dhegaha cabdi zaki raaxayso

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 3 года назад +3

    Naqii shaylay baaqdayow nabaad baxayaan arkaa
    Jacaylku waa musiibada ugu wayn ee qof kudhacda hadaan lalahayn
    Xasuus iyo 2015 😭❤❤

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 года назад +22

    Cabdi zaki bar yahan heeso la yaable ayuu la shir imid horey usoco sxb 🥰🙏

  • @maxamedcabdi6765
    @maxamedcabdi6765 3 года назад +16

    Tashuush kuba waa dhibkee nafbaan
    Nafaqaynayaa nus keedii lagajaroo------
    😭😭

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 года назад +18

    Commenti iyo dawasho hadd isku wado like hayla dhafin

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda2392 3 года назад +4

    Nasibkii ibalmarow
    Nac io xumo kuma qabo
    Nacabka igu wiirsadow
    Nafsan kugu Rebaya
    Abdi zaki waa soo dhigtay
    Baryahan Keep going legend 👈
    From Lascanod 🐎👈

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 3 года назад +22

    Ha i baaLmarin walaal ee Like isaar Deh😂

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 3 года назад +9

    Ayyyyyy wlh tan hees ma ahan way heees dhaaftey hadaan awoodo 5m views wan siin lahaa heeso aan macno lahayn baa milion gaadha runtiii fanaankan abdi saki heesihiisa calaacal bay ubadanyihiiin axya fanaan❤️🙏
    niyada ruux iga jabshow
    naruuro hor leh ban arkaaa 😭😭😭😭🙏❤️

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 года назад +36

    Ugu danbeyn wan helay maxa heestan dooney magaceeda mar kasta waxa isoo dira my love keyga 😚🤵🤣heesta mageeda iisheeg ban ku dhahaa waa diidaa car soo hel buu igu dhahaa manta helay yes🤭😂hada lee u sheegayaa in aan helay ka guulaysey🥰🥰🥰 20 September 2020🙄🤗

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 года назад +1

      Aniguna cawa 30 September 2020🎵😍🌹❤️♥️time 9:55 habeenimo khamiiz😂🤗😁

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 года назад

      Sist me too

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 года назад

      @@najaaxsouleimanaaden795 ana waxa dib ka dawanayaaa 12 November 2020😭💔🙏

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 года назад

      @@deqoali5101 😭

    • @qalbiwalal2825
      @qalbiwalal2825 2 года назад

      Kawaran jacaylkagii mays haysaan manta😂😂😂

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 2 года назад +5

    Nukeelka igu Wacan Xusuusaha Naadirka ah intas unbaa i tabatay 🥺😭💔💔

  • @mustafekasto9848
    @mustafekasto9848 3 года назад +8

    Heeztan imapadan zugaynay manta jacylkii ayaa zii saa idaya madama ay heestu meelku tapanayzoo 💫💥

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 3 года назад +6

    Hees micna buuxa leh🤤
    Cabdizaki keep going ❤️💟

  • @ziizoahmedziizo2898
    @ziizoahmedziizo2898 3 года назад +21

    Wlhi heestan anay i tabanaysaa waayo waxan si dhib yar u jecladay gabadh balse yadu mar kasta waxay iska dhigtaa inay i jeceshay ana wan aaminay intay jacayl igaga faaidaystay ana dacad u ahaa markay aragtay inan ka marmi karin ayay ticket i jartay

    • @michaelbeal9308
      @michaelbeal9308 3 года назад

      You gone like this slime 🍀
      ruclips.net/video/ZKCA2nOTrUU/видео.html

    • @naxnumusafiiruun445
      @naxnumusafiiruun445 3 года назад +1

      Nolasha iska Saasa sxb haa ubiixin
      Nabsiiga kaa daba iman dona dhiibkstana niin Ragad utahay haa is raciin

  • @khaalidindhacaad1504
    @khaalidindhacaad1504 3 года назад +3

    Cabdi zaki wuxu ku jiraa dhawrka fanaan ee ugu saamanynta badan somaLida hadusanba ahyn kan kowad keep going pro🖤

  • @mahamedahmed6225
    @mahamedahmed6225 3 года назад +12

    Jacayelka iyo warkisa waxa igu danbaysay kolkaan wayay macankisa 🤧😢😢

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 3 года назад +3

    Cabdi zaki best fanan cod iyo syle iskudarsaday waliba dhel 🌻🌿💕🎶🎤🎼🇸🇴

  • @nasteehomohamed1178
    @nasteehomohamed1178 3 года назад +4

    Wlhy Wuu waynaaday kii yaraa Shalay umbuu Yaraa DDS ❤️👍

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 3 года назад +11

    Reer jigjiga ahaan baan u dawada mooye ma dhagaysto heeso somali ❤😊

  • @newfilmschannel1579
    @newfilmschannel1579 3 года назад +1

    Nashuushkuba waa dhibkee nafbaa nafaqynaa nuskeedi laga jaroo nugeelka igu wacan xusuusaha naadirka hees dareenkeeda xambarsan🌸🌸🌸

  • @newfilmschannel1579
    @newfilmschannel1579 3 года назад +2

    Heees qiso dhabah wadata dareenkeeda ayey leedahy zxpoh hore u soco legged abdizaki🌸🖐🤲

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад +1

    Nasibka iibal marow Nac iyo Xuma Kuma Qabo
    Esh cla hes.............. Niyad Ruux iga Jabsho ..... Hestan Daren weyn Ayay Xambarsanthy😘 ...legend Waqal STUDIO

  • @aynesh563
    @aynesh563 3 года назад +4

    🥺 nugelka igu wacan xusuusaha nadirka 😭😭💔

  • @yahyerk78
    @yahyerk78 3 года назад +8

    Wallky cabdi zaki soo noqotay ereyo asal ah oo nuxur leh walhida liketa GuYz

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 3 года назад

      Yahye Wlal subscribe iisaar adoo mahdsan

    • @yahyerk78
      @yahyerk78 3 года назад

      Wllp qli horey kuu saaray berigaad bilowday saarayba kula socdaa mar waliba wixi cusub caalamkee jecele inoo kordhi madadaalo iyo heesaba dadaalku waa dhankaaga inaad aragtid fariintayda insha allah wll qli❤😍

  • @hamdahusienmuhumed7345
    @hamdahusienmuhumed7345 3 года назад +3

    Woow muqaalka jilidiisa iyo heestu way is macnaynayaan

  • @ayaanbashir4350
    @ayaanbashir4350 3 года назад +2

    Way nugaylka iguwacan xasuusaha naadirka 😭😭💔💔❤️❤️🥰💋🌹fanaan aan jeclahay cabdizaki 🙏🙏

  • @sagalahmed9899
    @sagalahmed9899 3 года назад +2

    heestan waxan dhagaysan jiray mar an nolosha la jihaadayay 😢😢 nafbaan nafaqynayaa

    • @odaydhanaane
      @odaydhanaane 5 дней назад

      After 3 year manta maraya sxb😢

  • @somaliboy4969
    @somaliboy4969 3 года назад +1

    Waaw waa erayo qaaliya
    Waxaa kufara yaraystay ina hooyo walaalka iga weyn Hal abuur khadar samawade iyo codkii halaaziga ahaa Cabdi zaki Guulaysta sxbyaal.

  • @Yasmin-xt2rj
    @Yasmin-xt2rj 3 года назад +5

    Heestu was top 💯 nasrigii wuu socdaa 🥰♥️

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 3 года назад +4

    Heestan cimaamada Waan ku tuuray bratherkeygi Abdi Zaki 🔥🔥🔥

  • @Rio_Mio244
    @Rio_Mio244 3 года назад +4

    😢😢😢😢Nasiibka ibaal marow nac iyo xumo kuuma qabo
    Nacabka igu wiirsadow nabsaan kugu reebayaa
    Nitaaqa igaadhayeey noloshu way iisamaan

  • @xamdaabtidoon7329
    @xamdaabtidoon7329 2 года назад +1

    Nafbaan nafaqeynayaa nuskeedi lagajarey nugeel igu wcn xasusah nadirka 💔💔💔

  • @reemmukhtar5418
    @reemmukhtar5418 3 года назад +7

    Wllhi waa ereyo cajiib ah samayn wayn igu yeeshay 😢😢😢

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 Год назад +1

    Nugeelka igu wacan xasusaha naadirka😭😭😭😠💔💔💔💔💔😭😭😭
    29/1/2023 wxan dhagesanaya heestan anoo ooynay sacadu waxey mareysa saqdhaxe 2:14 daqiiqo Hbn axad sogaleso😢🤲
    Nabarka I kacdomayow nasiino hadmaad isiin 😩😩😩😩💔😭

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 года назад +2

    Keep Going Bro Abdi Zaki
    Team Waqal Wstudio Best RUclipsr ✌💯🙏

  • @shaakiraxmed2994
    @shaakiraxmed2994 3 года назад +10

    Maalin Wanagsan Somali Weyn Meel Waliba oo aad Jogtaan Aad Ban Idin Jeclahay🤲🔥♥️🥰
    Elite Hotel aYan iDinka soo SaLmaya ✌

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 3 года назад

      EreYga izka Zax, Somali Mohamed dheh,
      Wcn 0 Wngzn

    • @shaakiraxmed2994
      @shaakiraxmed2994 3 года назад +1

      Soomaali qof ka dashay cay wuu ka dhargaya lkn caydiina amaan bay noo tahay ❤️❤️😂🇸🇴😻

  • @hamdaahmed8975
    @hamdaahmed8975 3 года назад +3

    Naqii shalay baqdayoow
    Nabaad baxayan arkaa❤️
    🤲🤲🤲17//11//20
    inshalah khayr

  • @muwanaibnuromeo1202
    @muwanaibnuromeo1202 3 года назад +119

    😭Nasııbka ıbaal maroow nac ıyo xumo kuuma qabo😭 From Turkı🇹🇷 waxan ku socdaa Gırııga🇬🇷 waxaana Ka socda dagaal markaan Bax I dhaah doba marna cokona virüs ayaa jıray maxaa II danbayan doona😭 🤲 wakhtıga I xumaynayoow nagaashaan kaa Raabaa 🤲😭 Rıyaduna waa Germenı 🇩🇪 oo jecelkaygu joogo ılaahoow ı saacıd😭🤲🤲🤲🤲

    • @keyfhenna6097
      @keyfhenna6097 3 года назад +5

      Rabi nabad qab hakaga saaro adiyo walalehena kaleba xbbti 👍👸🏻

    • @yaxyehazzan9388
      @yaxyehazzan9388 3 года назад +2

      Ilaahay Wax Ku Dhiba kuma Tuzo wllo

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 3 года назад

      😂😂😂😂 hhhh
      Iska jog

    • @mohamedabdibare6498
      @mohamedabdibare6498 3 года назад +1

      Alaha nbd kaga bixiyo qeyr inay thy laga yabaa

    • @Somtiktok252
      @Somtiktok252 3 года назад

      Alle wll hkugu guleyo safarka
      ,#SUBSCRIBE hdd iwadan wll

  • @abwansadamaqli-mal9236
    @abwansadamaqli-mal9236 3 года назад +1

    Legend abdi zaki
    Nugaylkaa iigu wacan
    Xusuusahan nadirkaa
    Way iga gadan tahay 🙏🙏🙏

  • @djzupeir0ffical998
    @djzupeir0ffical998 3 года назад +2

    Abdi zakiH and waqal studio keep going ♡♡♡

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 3 года назад +2

    Legend Abdi ZaKi
    2015 Baa La Heesi Jiray😍👏

  • @amranabdullahiabdinoor5528
    @amranabdullahiabdinoor5528 3 года назад +7

    Wawarey hees jirto😭😭😭wa xldeyd wlhi😢😢😩

  • @sacdiyaismailsacdiyaismail2875
    @sacdiyaismailsacdiyaismail2875 3 года назад +1

    Nasiibka ibaalmaraaw nac iyo xuumo kuuma qabo💕💕💕fanan qliya saki

  • @hoodoabdi2845
    @hoodoabdi2845 3 года назад +1

    AL fanan apdi zaki wlhi inder waan ku tagera hore usoco farom hargesa

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 9 месяцев назад

    Naxliga kuwa beerayow ❤
    Nal soo ifayaan arkaa❤
    Nal soo ifayaan arkaaa❤

  • @anshaxafrica5436
    @anshaxafrica5436 3 года назад +5

    Heesta inta la qiiroote sideydo klle like isaar

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 года назад +2

    Nasibka ibaal marow
    Nac iyo xumo kuma qabo🤩
    Cabdi saki❤

  • @itsamouna1548
    @itsamouna1548 3 года назад +6

    Anaa uhoreeya. Maanta😋❤️

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 3 года назад

      Faiza Wlal subscribe iisaar adoo mahdsan

  • @zakitezm8018
    @zakitezm8018 3 года назад +6

    WAXAN LA KULMAY HABENO MUGDI BADAN😭😭😭😭

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 3 года назад +3

    Midho maskaxda loo tuujiyay
    Muuqaal heer sarre ah
    Music aad u daggan
    Melody qiiro iyo mood ah
    My best friend Abdio soco bro

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 3 года назад +3

    Hees iyo badh amazing song.

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 3 года назад +6

    Team waqal
    Salaan sare 🙏

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 3 года назад

      Amiin Wlal subscribe iisaar adoo mahdsan

  • @MohamedAhmed-rd2tb
    @MohamedAhmed-rd2tb 3 года назад +2

    Naqii shalay Baaqdayow
    Nabaad Baxayaan Arkaa 👍

  • @maxamedpepsian855
    @maxamedpepsian855 3 года назад

    fanan jiro ahaa wakhtigii dhex la wayaye kuwadan

  • @qumanbintunour8813
    @qumanbintunour8813 3 года назад +5

    Wlhi heestan inay AniGa izka Hadlaayo lamooda wlhi heesta kaliya een intaan hees dhagaysto mid dareen Ahaan Iga oohisa from saudi 👉

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 3 года назад +2

      Kula mid ban ahay wllhi marwalba wan dhagaysanaya anigon waligay heestan ugu dherado laba jeer ka badan dhagaysan Jirin tana malinki tobanjeer ban dhagaysta

  • @maxamedhajiapdyrahmaan6074
    @maxamedhajiapdyrahmaan6074 3 года назад +1

    fanaanki Fanaaninta Eryaday Apdi zaki horay uzoco zhp qli 🙏🙏❤

  • @apdimalikcrov4625
    @apdimalikcrov4625 3 года назад +8

    Łĕgend apdi Zakį✨

  • @ayanmohamed3983
    @ayanmohamed3983 3 года назад +4

    Wlhi waa hees qiiro leh wn ilmeeyey wlhi 😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏❤❤👏👏👏👌👌

  • @maankamaanka-zl9jl
    @maankamaanka-zl9jl Год назад

    Nolashu weey iisamaan i.a waxaan dhageysanayaa 11:00 habenimo 2023 bisha 1aad sand fcn Rabi ha iiga dhigo🤕🤕🤕🤲🤲

  • @umalkairapdiadam2873
    @umalkairapdiadam2873 3 года назад +1

    Nitaaqo igaadhayy noloshu way'iisamaan😇😇

  • @khaliifcabdi6199
    @khaliifcabdi6199 2 года назад

    Nasiibka i baal maroow nac iyo xuma kuuma qabo
    Nacabka igu wiirsadow
    Idina waa yeelkadiin

  • @newfilmschannel1579
    @newfilmschannel1579 3 года назад

    Sir deeqsi hore u soco zxp photogrpher🌸🍀💐

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 года назад

    *Nasiibka iibal maroow nac iyo xuma Kuma qabo noloshu Waa isamaan* Abdi *zaki legend jigjiga*

  • @cfataaxxuseen3372
    @cfataaxxuseen3372 3 года назад +1

    Walhi niinkani faankisa ayu dhiisiya ’ siido ereyda u xushay ⭐️⭐️⭐️⭐️🎖

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 года назад +2

    Abdi saki boqorka talentiga heeso macan ayu laso baxay sanadkan 🔥🔥🔥

  • @queenrayan8450
    @queenrayan8450 3 года назад +2

    inta xulka gobolka rega so xasusty ismuujiya 😪😪😪💔

  • @yahyemohamud6721
    @yahyemohamud6721 3 года назад +2

    Xasuusaha nadirk😪😪💔

    • @najmamohmouth7623
      @najmamohmouth7623 2 года назад +1

      💔🥺

    • @queensentertainment7953
      @queensentertainment7953 2 года назад +1

      Naf baan nafaqeynayaa nus kedii laga jaro 17/7/2022 11:44pm sun 💔💔💔🫁🩸💥💯🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍂🍁🍁

  • @AyanAyan-kj1jl
    @AyanAyan-kj1jl 3 года назад +2

    Hees an caadi ahyan weeye oo meel taabanaysa❤❤🔥🔥

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 3 года назад +3

    Nasiibka i baalmarow Nac iyo Xumo kuma Qabo 😢😞 Nashuushkuba waa Dhibkee 😓 Naf baan Nafaqeynayaa♥️ Nuskeedii laga jaro 😕 Xusuuusaha Nadirka ah 😭 Nugeylkaa igu Wcn ☹️ Best Song #WAQAL_WSTUDIO

  • @barwaqoofficialchannel5631
    @barwaqoofficialchannel5631 3 года назад +8

    Al amaley ninka waxad baday wlhiy nabsigu u so socoda iska jir😭😭

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 года назад +3

    Wlhi qalbiga i xanuujisay heetaan 😭😭😭😭 inta qalbiga ka xanuunsaneesa likta😭🙏

  • @Raad099
    @Raad099 3 года назад +4

    Caawa kusoo arkay fb-ga Heeskani shidan walee Abwaanka da'ada yar ee ina samawade uu ku farayarastay kana fikiray midhaha heesta.
    Cabdi zakina codkiisa waa ugu hagar baxay.
    Henok music another level 🎼
    Laxamiiste wayn Beele.
    Xaqeeda heesta ha la siiyo👋🎼

  • @suhaibizmailahmet8195
    @suhaibizmailahmet8195 3 года назад +3

    Keep going 🙏 waqaL studio

  • @newfilmschannel1579
    @newfilmschannel1579 3 года назад +1

    Leggend go forward waayo arag🌸🍀🙏🏻

  • @kamaalcabdi8171
    @kamaalcabdi8171 Год назад

    Xaqiiq di Waan tageraa hestan iyo fananka ba

  • @zalmaanwardi5234
    @zalmaanwardi5234 3 года назад +1

    Wlhi hestan markaan dhagsto waan oyayaa wayo waa dhiri galin iyo callaan call xusuusaha qaar ayaan xasuusanaya 😪😭😭😭😰😰

  • @nasirabdijamadeco6065
    @nasirabdijamadeco6065 3 года назад

    Cabdi Saki so dhacay 2017 noogu ka danbaysy wlhi fann an taagero lkn hestan ma macaana👍❤

  • @najmamaxamed7369
    @najmamaxamed7369 3 года назад +1

    Wlhi anoo siisexanaya ayan xasusuty heestan lkn meel ayay itabaty wlhi nasiibka ibalmaroow nac iyo xumo kuma qabo 😪😪😪😭😭

  • @hayaatciiltira2829
    @hayaatciiltira2829 Год назад

    Dacadnimadu wxay kaw kathy qalbi jabka lkn ugu danbayn kuwa guulaysanaa noqonaynaa naxliga kuwa beerayoow nal soo ifayaan arkaa💔😥

  • @CumarAhmed42
    @CumarAhmed42 3 года назад +1

    Niyada ruux iga jabshow
    naruuro horlaan arkaa
    naxliga kuwa beerayow
    nal soo ifayaan arkaa Wow😍

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 3 года назад +2

    Eesh qiyaaazak Heeestan Caaadi maha 👑👑👑🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Balanbaalis26
    @Balanbaalis26 3 года назад +5

    Nitaaqo I gaadhayeey noloshu way ii samaan🙏❤❤

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 3 года назад

      Qureshta Wlal subscribe iisaar adoo mahdsan

  • @kalidabdi5452
    @kalidabdi5452 3 года назад +1

    Nasiipka ipaaL maraw Nac iyo xumma kuuma qabo❤️🤚😪

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Год назад

    Waa saq dhexe sacadu 01:56 oo labadii baa wax yar dhiman hees kaan baa iska dhageeysanayaa nasiibka ibaal maroow nac iyo xumo kuuma qabo 😢💔 ilahaay qof walbo wuxuu jecel yahay Ha siiyo aduunkaan sidiisaba waa qabyo

  • @huzenupdy1671
    @huzenupdy1671 3 года назад +2

    Abdi zaki heestan wanku ahysata zhp💟

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 3 года назад +2

    Naqii shaly baaqdayoow nabaad baxayaan arkaa🌷
    Hees iyo badh

  • @hogamisosadgirl2270
    @hogamisosadgirl2270 2 года назад

    😰💊Niyada ruux iga jabshooow naruuro horlan arkaaaa ✨☀️

  • @filsanabdi3946
    @filsanabdi3946 3 года назад +2

    Abdi saki fanaan aan iska jeclahay ❤💋💋💋💋💋💋💯

  • @rashiidbade9588
    @rashiidbade9588 3 года назад +4

    Cabdi zaki inu ayamahan shidanyahy ruxi ila arko likta dhac igu si

  • @abdideck2328
    @abdideck2328 3 года назад +2

    nugaylka igu wacan xususahan naadirka ah💔💔😭😭🇸🇴

  • @AbdaleAhmed-jx3yx
    @AbdaleAhmed-jx3yx Год назад +1

    Naxliga kuwa beeraYoow naL soo ifaYaan arkaa😢

  • @hanadjaceyl1434
    @hanadjaceyl1434 3 года назад +1

    Mnshaa allah farxad iigu noolow sxb

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO 3 года назад

    Best editing zir Deeqsi keep Going wll Horumar kan kasii balaadhan kuu rajaYnaYaa

  • @bushrocali4432
    @bushrocali4432 3 года назад +8

    Ma ahayn inaad niyada iga jaboso 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @apdallafirin431
    @apdallafirin431 3 года назад +2

    Cabdi zaki welcome back legend