DJ SUBEER AYAA HADA CADEEYAY OMER BERBER INUU KA MIDYAHAY GURUUBKOODA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 31

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 Месяц назад +2

    SUBXAANA'ALLAAH XASBIYALLAAH WANICMAL WAKIIL ALLAAHUMA NAJINAA, MIN KUKI MASAAIB FIDUNYAA WAL - AAKHIEA AAMIIIN YAA- ALLAAH:

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Месяц назад +2

    Ilahay habad badiyo barbar

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Месяц назад +3

    Maxaad,cali,sow,ninkii,xamar,lagu,soowasay

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Месяц назад +1

    Aadigaba shaydan ah oo aan ilaahay amin sanayan

  • @aliismael585
    @aliismael585 Месяц назад +1

    Wax team ma jiraan ilaahay baa wax dila wax nooleeya ha maqlin khuraafadda gaaladda waa een cid wax ma yeeli karan

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 Месяц назад +1

    Allah i badbaadi muu oran bisinka muu ashahaato.

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Месяц назад +1

    Ma waalna wa lobaax ilaahay ha badbaadiyo

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Месяц назад +3

    Hepatit baan qabaa ilumanatiyow😳haa AIDSna waa isaga shaki sanahy👀

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Месяц назад

    Qofka wuu qaldami karaa Haku fogeynina omaar madaama uu ka soo noqdey ileyn haduu ku jiro dhibkaas ma uu Mari laheyn waba hadey wax ka jiraan waxaan shayadiintaa hadanan hada loo sameyneyn in la gaarsiyo aduunka siiba Somalida marka wax walba waxa ka weyn allaah

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Месяц назад +1

    حسبي الله ونعم الو كيل على كل الظالم

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Месяц назад +1

    Maxaad,cali,sow,adigii,xamar lagugu,soowasay,ma,aha😊

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

    Why ayuu ugalay isagoo islaam ah wuuba naqaalaye subxaana laah alloow soo hadee Aaaamiiiiin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад +2

    حبيبي الله ونعم الوكيل على كل الظالم

  • @NimcoshuriyeGeeedi
    @NimcoshuriyeGeeedi Месяц назад +1

    hal mar ba illaah warkiisa waxba kama maqal

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Месяц назад

    Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun

  • @user-sj4gw6ic3s
    @user-sj4gw6ic3s Месяц назад

    Eska3 Shega hala dhaho dadkankale amusa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад +1

    DJ SUBEER MA HADLIN WAA BEEN

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Месяц назад +1

    Maxaad,cali,isaga,qaniis,ah

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +1

    war bentah jojih doqonyahow kk waxad ku noshihin o aad risaqad ku radisan fuyus ben kk maxamed marexan bah no shegayah shekoh ciyal malin bah meshay kah shidantahay bay risaqad xaranah kah radiyan bal damerkan dhegaystah war cadaymoh iyo sawiroh mah haysah wuxuu shegayoh waa khurafad benah

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey Месяц назад

    Alaw I Badbaadi muu odhan hebalaw I badbaadi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    subxanallh

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 Месяц назад

    Beenta iyo buunbuuninta jojiyo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Месяц назад

    War beenaha iyo khiyaaliga sheydaan buubumin tooda daaya alle basaa waxbad badsha illaahay sharwadayaal oo dhan allaha jabsho yaahuu kuli shar cumar caaqilna allaha caafiyo kabtan ayuuba kamuda ninka diinta iyo beydka illaahay kugafo illaahay ayaa qofwalbo sheydan lasheqeysto alle kaxisaabinayo dabiyadey galeen

  • @kingofftf3594
    @kingofftf3594 Месяц назад +2

    Duli iyo jaahiliin ayaad tihin ayaa iskugu nuurka uun baad Kafka kabaqasheen laakiin soo akhriya macan nuurka laga wado kow cumar markasta subax ayuu wadan jiray labo nin qandaraaa qaatay tiktok ma joogo waqtiga ku ma dhumiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    dee qofka muslimka hadu itowbad keeno ilaahay wuu udembi dhaafa ee gaalo iyo muslim hasimin

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 Месяц назад +1

    Nuurka iyo iftiin aa maxay kala tahay

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Месяц назад

    Ninkan hadduuba yahay, nin qolo kale ay duufsadeen isla markaana raacay, hadduusan towbad keenin, inaad warkiisanoo soo gudbusaanba maahan, waayo kala diin ayaan nahay sida aad sheegteen haddiiba ay sax tahay.

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Месяц назад

    Wiljar ayey ifariisi naayaan ayuu yiri

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

    Waar cuqubada. Aad dalkina kaga sheen idin haysata kaso sha1aysta o iskaga imaada caruurtina ka kensada o idinka waa weyn ka sha1aysta
    Subxaana laah oomaar alle inu uso noqdo isagiyo intii lamid ahba

  • @AhmedIbrahim-dz9fb
    @AhmedIbrahim-dz9fb Месяц назад

    Ilaahaw idin soon hadee.muslika dhib ayaad kutihiin beenta.daaya

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Месяц назад

    Been badanaa