Cayto Bsb | DAD BAA XUMAAN ILA DABA SOCDA | New Somali Music | SAD LOVE STORY ( Official Video )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 890

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  2 года назад +531

    Maxay Wiilkan Yari Xummaanta ula daba socdaan?
    Closed captioning in English is available...

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 года назад +42

      Keep going abdi Askari

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 года назад +25

      Keep going abdi Askari

    • @sawdaladan3076
      @sawdaladan3076 2 года назад +47

      Wlhi wilka adunka ugu jeclhy lkin nasib uma yeeln inana u shegto 2sano ayn daba socda 😭😭 abdiaskri biz SMS kaygn gadhsii

    • @DiSPiPE
      @DiSPiPE 2 года назад +9

      We need Somali lyrics please

    • @halimaidris4887
      @halimaidris4887 2 года назад +6

      @@mohamedmowlid7239 9lutlh

  • @fatimohamed6068
    @fatimohamed6068 2 года назад +1312

    Wax walba Waxaa ka macaan Quraanka Kariimka ah❤

  • @caytobsbofficial8146
    @caytobsbofficial8146 2 года назад +108

    wad mahad san tihin umada somaliyed mel walba ad jogtan insha allah qof walba waxa urkisa ku jira ayan ka hadali dona si qofka an hadli karin ama an waxba shegan karin. ugu nafiso ad iyo ad ayad ugu mahad san tihin dhirigalintina

  • @suldaancabdi7847
    @suldaancabdi7847 2 года назад +192

    Inta ila xasuustay xanuunka jacaylka
    Maxaan dad wacan is wayanay 😢

  • @SurprisedCosmos-yn1vb
    @SurprisedCosmos-yn1vb Год назад +23

    Yaa dayaxa ila daawada markii aad qof kaagii xasuusato si Aad uga dhex Aragto🎉❤

  • @hanadomar322
    @hanadomar322 2 года назад +123

    Cayto bsb.sad love story 🥺qalpigay taabanaysaa wllhi.xasus waxaan galay gabar aan wada soconay 8years ka hor family dan yar ka dhalatay lkn qof ka qalbi wngsn ma arag qof aan gabdhas darted igu colaadin ma jiro family gayga iyo azxp naga hor imaaden ugu danbeyn iyagaa naga gulays tay oo naga awood batay xuman aan lahyn baa la iga sameyay 😭xasus horey igu celisay heskan dhaawac darted ii zoo garay jir ahaan iyo maskax ahaan ilaa hda waa igu yalan wayn idamqadan 😭😢

  • @diinaari6842
    @diinaari6842 2 года назад +257

    Xeestani inaY qarxaso qofka Ila qaba aan arko ..wadnahaan kugu daabocoo adaan daacad kuu jeclee miyaan dahab kugu doorsadaa adaan dadba kuu jeclee😭

    • @maxamedbaradho4535
      @maxamedbaradho4535 2 года назад +5

      Wadnahaan kugu daabaco
      Adaan daacad kuu jeclahay
      Adduunkiyo dahabka yaal
      Miyaan kugu doorsan kari
      Dawada noloshaad tah
      Agtaduuna waa dugsan
      Jawi degano qurxoon
      Farxadban dareemayaa
      Anio ubax dug sida
      Kalgacal Kugu dawadan

    • @diinaari6842
      @diinaari6842 2 года назад

      @@maxamedbaradho4535 level

    • @abdullaminmohamed3748
      @abdullaminmohamed3748 2 года назад +1

      Another level......dadba imucaaradoo heeee....

    • @ramlaqurux6821
      @ramlaqurux6821 2 года назад

      @@abdullaminmohamed3748 darta cadow igunoqde

    • @abshirbaashe809
      @abshirbaashe809 7 месяцев назад

      Wataa Qaraxday Bosss

  • @Abdikani_Ak21
    @Abdikani_Ak21 2 года назад +132

    Wixii dakhar igu dhaciyo
    Dartaa dhibkastoon u maro
    Dulqaadbaan ku dhaafaya
    Duruuftuna way dhamaan
    Niyada adna hayska dilin..🥺
    Cajiib♥️

    • @sadedhagaburo5157
      @sadedhagaburo5157 2 года назад

      J

    • @zhatiazhiine-zq8pv
      @zhatiazhiine-zq8pv Год назад

      Ducadiyo samirka badi 😩🥹

    • @Saar17
      @Saar17 9 месяцев назад

      😢😢😢 Aktaadana waa Dugsoon
      JAWI DAGANOO QURXOON

    • @deeqamuuse7143
      @deeqamuuse7143 6 месяцев назад

      Niyada adna hayska dilinDucadiyo samirka badi 😢😢😢😢

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 года назад +58

    The best song fanaanka cyto bsp
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Ciyaarta 100%
    Goobta 100% qurux waaye intaa kaheshay like ta saar

  • @hindabintumuhumed1231
    @hindabintumuhumed1231 2 года назад +74

    Heestan markan dhagesanayo mxan udarema murugo iyo naxdin faro badan allow dadka is jecel iskudaa😭😭😭🤲

    • @faaraxfankaboy1035
      @faaraxfankaboy1035 2 года назад

      Brazzers

    • @Asmaxasn
      @Asmaxasn 9 месяцев назад

      Aamiin wlll ana iisoo ducee❤❤😢😢

    • @faisahdahir3711
      @faisahdahir3711 7 месяцев назад

      Aammen hno 🥺

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 6 месяцев назад

      @@faaraxfankaboy1035qalbi madoobad baad qabtaa

  • @kheirowabdi2713
    @kheirowabdi2713 Год назад +19

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @sumayobintiabiibakar6716
    @sumayobintiabiibakar6716 2 года назад +304

    Heesta qiiro qiiro waye cidii iga dambeyso like ta hayga ilaawin 🥺😭😭

  • @Indho_uroon27
    @Indho_uroon27 Год назад +19

    I miss him so much wlah🥺❤️‍🔥xanun waye qof aadan marki hore daneyn jirin inad dib ka jeclato😔😭🥺😩

  • @amishabdi1436
    @amishabdi1436 2 года назад +266

    🥲 Idk why but listening to this songs reminds me of my cruel aunt. Who used to treat me badly. Whenever I get tired of cleaning 🥲. She is used to tell my if abusive words But thank God ❤️. am now a working lady who pays her own bills Alx for everything ❤️

    • @abdirisaqdahirfarax5988
      @abdirisaqdahirfarax5988 2 года назад +5

      Hormar wcn abayo mcnto wixii hore maskaxdada ka sar

    • @bisharabdiraxman1361
      @bisharabdiraxman1361 2 года назад +8

      Emotional damage 💔

    • @nashy3731
      @nashy3731 2 года назад +4

      Well done abayo ure strong woman 👩 keep the hard work❤️🥰

    • @amishabdi1436
      @amishabdi1436 2 года назад +3

      @@abdirisaqdahirfarax5988 ok walal Alx hada wan ka gudbe

    • @amishabdi1436
      @amishabdi1436 2 года назад

      @@bisharabdiraxman1361 😓

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 года назад +61

    Jiliinka heesta iyo qaabka looduubey baa iga gadan🥰

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 6 месяцев назад +16

    What a amazing song.!😮
    Waa hees cajiiba oo dareen iyo Jacayl ka maaxdeen waxay ka hadlaysaa qalbiyada si daacada isku jeclaada inaanay marnaba meel kala aadin ama kala dheeran.
    Jacaylku waa Dareen cajiiba oo ku abuurma si Aan filasho iyo weliba ku talagalba lahayn.
    Jacaylada Daacada ah,weligood ha waaraan.❤
    Still listining 23/07/2024.!🎻💥

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 6 месяцев назад

      Waa hees Cajiiba balse aaanan helin mudnaantii ay lahayd Sida inay qaraxdo 😢

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 2 года назад +17

    The one only legend ninkan hesihisu wa duni kale muqaal iyo ereyo wada socda waliba si farshaxameysan oo hersarana lo diyariyay " KEEP UP MEN🔥🖤🎵❤️

  • @taaajir7up77
    @taaajir7up77 7 месяцев назад +8

    Jacaylkii ugu horeeyay ayaan ku dhibaatooday waligay xanuun intaa leeg ima soo marayo 🥺

  • @jihaanadem8252
    @jihaanadem8252 2 года назад +14

    Wixi daqar igu dhiciyo
    darta dhibkaston umaro
    Dulqaad baan ku dhafaya
    Duruftuna way dhaman
    Niyada adna hayska dilin
    Ducada iyo samirka badi
    Jah best action❤🔥🔥

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 2 года назад +19

    Dookh baa iigu kaa daroo
    Dadkad iga wada xigtaa😭❤

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 5 месяцев назад +13

    8/16\2024 Ayaan daawanayaa waliba anoo xaalada heestan ku sugan 😢 balse way dhamaan duruufta dulqaad baan ku dhafaayaa inshallah 😢

    • @NumcoCabdi
      @NumcoCabdi 5 месяцев назад

      Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow

    • @NumcoCabdi
      @NumcoCabdi 5 месяцев назад +1

      Maxakamadiidaahircalasow and ❤❤❤❤❤❤

    • @مرحبا-ن9ت
      @مرحبا-ن9ت 3 месяца назад

      😢😢 sorry

    • @FadumoXassan-f6w
      @FadumoXassan-f6w 3 месяца назад

      😢😢😢

  • @fihiimaxuseenfihiimacishqi1586
    @fihiimaxuseenfihiimacishqi1586 2 года назад +11

    miday naftu doratee waxan kuu daydayaa jcl qabigayga dagay dookhbaa igu kaa daroo dadkad iga wada xigtaa dhamaystirane cayto ahmed jeex horay usoco wllky qali fanku waa dhalad masha allah 🤴🤴🤴💪❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 2 года назад +9

    This guy his songs you won’t see sing without acting wow bro cadii ka tihiidI Wlhi u always make Somali songs to another levels

  • @mubashirbadri4547
    @mubashirbadri4547 2 года назад +27

    wax walba waxa ka macaan quraanka

  • @safiirka5141
    @safiirka5141 2 года назад +9

    Laxankan inaan maqlo mar hore ayaa iigu dan baysey 🥺🥺

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 2 года назад +65

    Fananinta Rer Jigjiga Wanka Yaabay Iyagoo Heeso Top Ah Qaadaya Ayaanay Coming soon U SamayN, Shacbiyad Badan Waa Inay Heestu Sii Samaysato Soo Bixitaankeeda Ka Hor Si Ay Veiw Days Million Ugu XidHo, Zhpyalow Kor Iskuso Qaada Oo Tiktok Soo Mariya Waxa Hhh Hadi KaLe 100K Ha Daawato Only😅✌

    • @subeermahamed3655
      @subeermahamed3655 2 года назад +1

      Suldaan seraar iyo xariir axmad reer jigjiga mhaa 😁

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 года назад

      @@subeermahamed3655 Man OdhaN Waa Rer Jigjiga Lkn Way YiHiNba

    • @khaliildhaaye3213
      @khaliildhaaye3213 2 года назад +2

      Wakhibrad lays dheryahY beenta ma aha aad baY uwanagzantahY in coming soon lasameyo

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 года назад +31

    OMG 😳 what a heart touching storyline song.
    The artist and the composer should be awarded ❤️❤️

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 года назад +3

      One guy does it all :-) cayto legend

  • @Engineer_cybersecurity
    @Engineer_cybersecurity 6 месяцев назад +5

    Waxan salamayaa legend kastoo og heestan qisadeeda iyo inay isdaba socdaan heesti samiir zaam zxptnimo ii weyne✌️

  • @abdirizaqsaqda1597
    @abdirizaqsaqda1597 2 года назад +10

    favourit singer caYTo Bsb
    Fanaka KalIyeeen Dawlad Deeganka Ka Wato ❤️✌️

    • @Sadia-ii6yt
      @Sadia-ii6yt 7 месяцев назад

      ala abayo sorry 🥺😭

    • @abdirizaqsaqda1597
      @abdirizaqsaqda1597 7 месяцев назад

      @@Sadia-ii6yt dhiladiiii ku dhashaY Ku was Shuubayahay 😂

  • @Updirizak222
    @Updirizak222 6 месяцев назад +15

    Dadbeeynu mucaaraadoo
    Dartaa cadoow igu noqde
    Dagaal iyo weerer culus
    Xumaan ila daba socdoo
    Dookh baa iigu kaa daroo
    Dadkaad iga wada xigtaa 🤪😘 fav song

  • @KDonline797
    @KDonline797 2 года назад +27

    Pure talent from young legend Cayto the G.O.A.T of the youth.

  • @xuseenbuqaari1706
    @xuseenbuqaari1706 11 месяцев назад +18

    2019 kuma ilaabo jecel wuxuu yahay ayaa i bartay lkn xanuun kiisa ayaa hada nah I bartay dad ayaa u mucaadaray oo igu diray qof aan jeclaa lkn sidaa ku ilaabo qurbo ayan ka doortay lkn wali xanuunka igama harin 2024 Germany ayan ka dawanaa cafis ayaa iga tahay mar walbo

  • @Hodee77
    @Hodee77 2 года назад +4

    Wllhi fananka jiliin iyo codba wuu hya plze dhibtu wxay thy sanadkii ba mar bu heesi ceep goin pro cayto psp🤹‍♂️🙋‍♂️

  • @odhaahsamehassen6964
    @odhaahsamehassen6964 2 года назад +66

    This Boy 👦 is So Talented 🔥 Cayto Bsb Legendry ❤💙

    • @nesara4047
      @nesara4047 2 года назад +3

      He’s very handsome too 🌟 I love you people are so compassionate

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame 2 года назад +6

    Amar allaa heesaha noocana waan jeclahay laxanka la jiidayo erayada iyo musica Qafiifka ah ee qabow

  • @ustaaddiishbihi7852
    @ustaaddiishbihi7852 2 года назад +6

    Laxamada noocan ah hadii abidkood lagu heeso lagama xiiso dhacayo
    Fadlan cayto heesaha laxamada noocana so badi we care about bro guuleyso
    This song is so hit

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 2 года назад +2

    Cayto axmed jeex halyey codka laxanka iyo jiliinkaba waa keenaty xaqiiqdii

  • @Hadiyasuliemaan
    @Hadiyasuliemaan Год назад +6

    Heestan aniga ayay xaldeyda caadi uga hadlaysa
    Jacylkygu inuu jiro cidwlba aya neceb dad noo qosli jiray aya nagu ahaa mindiyo anguna wn is jeceleen midkaayo midka kle kama uusan maarmi karayn hadna wan xanuusaday aniga aya isbedl nafsiyan ah igu imi kadib qofkaygii weye Kama quusan siwlbo oo cadwgiisa u kor marin lahaa baan ku dedalay kama anan quusan
    Wxi dakhar igu dhiciyo
    Dartaa dhibkastoon umaro
    Dulqaad baan ku dhaafaya
    Duruftuna wey dhamaan😢
    Niyada adna hyska dilin
    Ducadiyo samirka badi😭😭❤️
    Qalbiyda sida dacada isku jecel rabiyow ka dhawr dhibka iyo xumaanta la daba wado

  • @mohamedadow2504
    @mohamedadow2504 2 года назад +5

    Woof caleyk ...cayto Ahmed
    Somali music to the world 🌎💙🤘🤘🤘

  • @saabirmohamedabukar8086
    @saabirmohamedabukar8086 Год назад +6

    Waxaan daawanayaa 12:00am 24/04/2023💔 I love it 😀 ♥

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 2 года назад +4

    Cayto nin weyn hees dareenkeeda wadata

  • @Wacan-u3c
    @Wacan-u3c 7 месяцев назад +9

    Wixiii dhakhar igu dhaciyo
    Dartaa dhibkastoon u maro😢💔😭
    InaY iga hdlayso baa La modaaa wlhy
    Wiil bnu is jeclen mudo labo sano iyo xogaaa 😢Ana wan jeclaaa isna wuu jeclaaaa blse mnTa islma jogno 💔😭cadow badn waxn yeelno oo leysku kaayo dirba ugu danbeyn isagaaa Iga tagty 😢dhib badn bn awgiii u mary blse wn ka shalynayaaa.inta wuu qalbigayga u gaysty bn oghy 😢daacd bn ahaaa mrksta Hestan bn wada dhagysn jirny 💔🥹
    Wn sugayaaa malinkuuu nabsigu igu soo celiyo wilkaaas 😢kun khald aan galin muxuuu dusha iga saary si uuu iga tago 😭😭nafis bay ii tahy qoralkn aan qorayo blse wan ku zoo laabn donaaa hlkn muddo kdip 😢
    5/7/2024
    3:42 galbnimo
    Malinkan bogsn bn rajen inaan ku labto 😢💔

  • @Sahan-production
    @Sahan-production 2 года назад +14

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet
    Muhammad❤️

  • @HarunMaxamed-d5z
    @HarunMaxamed-d5z 7 месяцев назад +77

    South Africa 🇿🇦 duruftu waydhaman

    • @phenomenonfozi390
      @phenomenonfozi390 7 месяцев назад

      @@HarunMaxamed-d5z Noloshu hakuu nuglaato.

    • @suleexmaxamed8009
      @suleexmaxamed8009 7 месяцев назад +6

      @@HarunMaxamed-d5z inzhalah 😂😁

    • @updyrahmanmahamod439
      @updyrahmanmahamod439 7 месяцев назад +7

      Insha Allah wllo

    • @rahmaabdi1734
      @rahmaabdi1734 7 месяцев назад +4

      Insha allh Wll

    • @ladansheekh1273
      @ladansheekh1273 6 месяцев назад +4

      @@HarunMaxamed-d5z ma tuugtaa idin dhibtay mise dhibkale ayaa ku qabtaan wll sorry

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 6 месяцев назад +4

    Runtii caydo waa fanan anigu Yada oo aan cidab dhagaysan 2023 ayaan ogaad inaay tahay hees kalay iska araag runtii markaa aan baaburkayga ka dhagaysanayo qofka ila socada waxa uu igu odhan jiray heestan macaan yaa qaad

  • @hamzeahmed3476
    @hamzeahmed3476 2 года назад +45

    fananita hada ninkan ma gadhan keep going legend cAYTO the one only

    • @L4m4so
      @L4m4so 7 месяцев назад

      Ad io aad

  • @khalettkopac5158
    @khalettkopac5158 2 года назад +10

    Wadnahan Kugu daabacoo
    Adaan dacad Ku jecleee
    Adunkiyo dahabka yaaal miyan kugu doorsan kari dawada Noloshad teheee 😰💔🫂
    What a heart touching 😰😪🥺💔

  • @fahma8071
    @fahma8071 2 года назад +6

    Cayto wan ku wata wllo💔🔐😌

  • @DhurwaaFam
    @DhurwaaFam 2 года назад +23

    Another Level Cayto Talent, one of the most engaging somali videos on board

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 года назад +2

    Waxaan milyan jeer u hanbalyaynayaa @deeqsi man oo wax kabadalay muuqaaladii jigjiga kasoo bixi jiray
    Waxaan leeyahay horay u soco my brother

  • @hamsehussein6961
    @hamsehussein6961 2 года назад +4

    Fananka kaliya ee An Tageero cayto 😍😍

  • @mudanmoh2859
    @mudanmoh2859 2 года назад +3

    Wlhi Cayto dar Alleh ayaan ujeclahy guuleyso king💘👑

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 2 года назад +6

    Hees iyo muuqal wada socda cayto waxkale 🦁🔥🔥

  • @abdisalaamhussein5594
    @abdisalaamhussein5594 2 года назад +4

    Heestaan waxey ulaxan ektahay heestii adunku walaal haku noqdo
    ee Alfanaan cabdifanax yaa ilaxasusta

    • @qalbixabxab1211
      @qalbixabxab1211 2 года назад

      Haa ila xad heesti abdifanax aduunku walal haku noqdo

  • @apdyrahmanmohamet7055
    @apdyrahmanmohamet7055 2 года назад +22

    Hees dareen weyn xanbaarzan 🥹 Agtaduna Waa Dugzoon Jawi daganoo qurxoon Farxad baan dareemaya anigoo ubax duuga sida 😩🥹

  • @knaanburcawwi4559
    @knaanburcawwi4559 2 года назад +2

    Runtii wa legend wiilkani horumar wacan bro

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 года назад +4

    Xumaan ila daba socdee🥺

  • @nasirabdifatah5107
    @nasirabdifatah5107 2 года назад +11

    Cayto big legend this is another level 💯

  • @FatxiAxmed-q5l
    @FatxiAxmed-q5l 3 месяца назад +2

    Adoo jaceel la xanuunsan hadii xabsi laguugo daro kwrn 😢😢😢😢

  • @keyman6017
    @keyman6017 2 года назад +10

    The best youngest musician 🥰🥰
    Keep the spirit bro, you have bright future.

  • @msssuuro3875
    @msssuuro3875 2 года назад +9

    Runtii Asaga Noloshyda Ayaan Ka jeclaa Ilaa Heer Aan family kayga igu naceen waqti walbo waa laygu cananan jirayy ilaa Heer Aan aniga is nacayy wax walbo Ayuu I Ahaa Naxariis Walidnimo ma arkin maxa yelayy Hooyo Aabe naxariistoda waligay ma arag dunidana ima noola Wax walbo way igu dhacaan hadane Mar walbo malmuhu way socdeen iyo sacadahu Lkn Nasiib daro Asaga Ayaa wax walbo ka dhigtay manta marka murug dareemo Asaga ayaa agtiisa u ordi jirayy saasay Tahy Isku magaalo ma joogi Muqdisho Ayuu ku Noola Walibo Waxan wada soconay mudo 2 year Lbada Sano Waxa mooda jacaylka iyo naxariista inaa dhanakyga ku badnayen daneen Ilaa Aan Xad lahyn ayaa daneen jiray maxa yelay Waxa ka dhigtay Hooyo Abe Family 👪 Daqiiqad inaa wayo ma Jeclayn Lkn Asaga wuxu ahaa Mid Mar walbo hadalkisa igu xanuunjiya igu ciqaabo igu dhipo Marka dhaho maxa San igu gale meshan eray naxariisa ka sugi Lahaa Eray aan la ooyo ayuu igu Jawaabi jirayy😭Ala Jacaylku Xumaa marku Qof kale Adoon kaaga dhigo😭Runti hal Mar iskuma dayin inaa nin faciisa la Shukansado Meel walbo Ana isticmalo Sawiradiida ayaa isarna Raga qaar saan uga maseer siyo walhi Wilasha Qaar waxay I dhahn Gabar San no Jecel maxa u Heli Wayne markasa dhaha samra Abowe Wa helaysaan Mudo 2Asbuuca Wuu iga Tagay Heer Waxan Garay aan wax dhan u cunin Xafada dhan layga maleeyo inaa washay Heer aan Gurigaygi ka baxay Habeen kabo la.aan Balse aan ogyn mela usocdo iyo Meshan joogo Asaga marka dhaho Saan ayaa igu dhaacay muxu I dhaha maxa ku dhaho ma aqaani Mar walbo Wuxu itusa inuu I bahdilo Gabdhaha asagayga Dadkaygii Asxabaydii oo dhan Dartiisa u nacayy lkn Ilaa Hada Waxan la dhawacanhy xanuunkisi Lkn Asaga hal Mar naxariis waa k wayey 😭😭😭😭😭Runtii Aaada ayaa ku jecla ilaa hadane waa ku jeclhy lkn gabar kale qalbigeda haku ciyaarin waqtina hakaga dheelin😭💔Waan Kuu Xiseyyy Wlhi💔😭
    Dadbayna Mucarado
    Dartaa cadow igu noqdee
    Dagaal iyo weera culus
    Xuman ila damacsana😭💔😩

    • @mohamedofficial1862
      @mohamedofficial1862 2 года назад

      Sabar wll wax wlbo wey iska dhamanayan adigane qalbiga allaha ku qabojiyo jcl waa cajiib 😢😢

    • @AbdulaahiAli-dj3ln
      @AbdulaahiAli-dj3ln Год назад +1

      Abyo wa,itabatay wllhi allaha qalbiga ku qabojiyo hadey macquul thy inan qalbiga bosku yesho raba qalbi macan

    • @Apdalla170
      @Apdalla170 Год назад

      Walshey iska dulqado mar uun xanunka qalbiga aad ka daremeysid waad ka bogsoneysa insha Allah 😢

    • @mulkimaxamed551
      @mulkimaxamed551 7 месяцев назад

      💔😭

    • @CabdilaahiSaleebaan-jt2mk
      @CabdilaahiSaleebaan-jt2mk 4 месяца назад

      𝚠𝚕𝚕 𝚝𝚊𝚊𝚜𝚘 𝚘𝚔𝚕𝚎.𝚒𝚐𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚌𝚍𝚢 𝚒𝚕𝚊.𝚜𝚘 𝚡𝚒𝚍𝚑𝚒𝚒𝚍𝚑😢❤

  • @DugziiyaShube
    @DugziiyaShube 6 месяцев назад +9

    Heeztan 2022 ilaa 2023 ilaa 2024 bilawgiisi bn wxan wda dhagaysan jirnay wiil aan xiriir wadaag ahayn wlhy Waynu kala dhaqaaqnay mooye wligay inay xazuziihisu iga dhamaanayn😢❤ "CaLaf bn xizhoon mooye mxa wiiL wacan iso marayyy🫶🥺"

    • @apdirisakaadam4496
      @apdirisakaadam4496 5 месяцев назад +2

      Wll anigaah laftigeygaa 2022 to 2024 waan dhageysanayaa gabadh aan intaasi xidhidh wadag ahayne wlhi waan kala tagney kwrn qisadeenu saw iskuma dhawaaa

    • @DugziiyaShube
      @DugziiyaShube 5 месяцев назад

      @@apdirisakaadam4496 kwrn hdad Qisadaada ila wadaagtid😩❤️

  • @gouledzimba297
    @gouledzimba297 Год назад

    Cayto BSB waht a legend macal codka barteeda ayuu dhigaya war fanaanka hesihiisa soodaaa Abdi askariyaw

  • @bilesheikh2048
    @bilesheikh2048 6 месяцев назад +1

    Sxb codkaada iyo miraha heesahaaga caadi maaha hore u soco ubax iyo guul insha allaah

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 2 года назад +4

    Runtii muuqaal jiliin qurxoon
    Iyo
    Xaqiiqo dhalinyara badan xilligaani aynu noolahay ku dhacda ayay heestu kahadlaysaa

  • @robleugs8112
    @robleugs8112 2 года назад +3

    Fananka sanadka keep going pro ✊🏿🤟🏿

  • @Asmaahmed19
    @Asmaahmed19 2 года назад +8

    Aww this is amazing wlhy nd so emotional 😩😭❤️

  • @isacksuugaani1235
    @isacksuugaani1235 2 года назад +18

    This song 🎵 is a emotional 😢 😭 🤧 heart ❤ touch ♥ 💖

  • @mohajanan77
    @mohajanan77 2 года назад +4

    Waa qiso aan daremayo. Keep going legendnow 🥰

  • @amranfaisal-mp6yp
    @amranfaisal-mp6yp 8 месяцев назад +5

    Markuu daruurah sariyo dayax jacaylkenu tagay 😢

  • @nimconice
    @nimconice 10 месяцев назад +2

    😭Duruftuna way Dhamaan Ducada🤲 iyo samirka Badi🥹28/March/2024😢1445/Ramadaan/18/Habeen Khamiis AH😢20:33pm

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 месяца назад +1

    20 September ayaan daawanayaan heestaan cajiibka ah ee usoo jiidatay
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @Mohamed_Barkadle
    @Mohamed_Barkadle 8 месяцев назад

    Fanaanka Cayto Bsb waa xidig jigjiga usoo baxay runtii magaciisa horraan u maqlay lakin maanta si fiican heestisan u dhagaystay waa Talent runti bro horey u soco.

  • @zakiabdi6144
    @zakiabdi6144 2 года назад +3

    Wllky ceyto another level wllhi hormar wcn 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HabonBastos
    @HabonBastos 5 месяцев назад +3

    Ah ya jecel❤

  • @AishaTahliil
    @AishaTahliil Год назад +2

    Mararka qaar ay xaladuhu kugu adkadan waxa kala baranasaa dadka qaar wayo waa marka ugu adag oo.uu qof ku garab istaagi karo ama kala dhiman kartan wiilkastoo aa barto muxuu unoqdaa qofka iga taga maalmaha xun 😔💔

  • @sakarooni5670
    @sakarooni5670 Год назад +3

    🔥🔥🔥10/10 my boy cayto 😍🫡 talented cad wlhi

  • @aaminosaladmclin6757
    @aaminosaladmclin6757 2 года назад +3

    Duruuftuna wey dhamaan niayada adna heska dilin ducada iyo samarka badi 💔😭 Ax yaaa hess iyo dareen dhaba

  • @buskulaawi0112
    @buskulaawi0112 2 года назад +1

    Wllhy sidii ooy igu dhacdaan ilmeeyey heeskan dad badan ayaa sidan ku sugan sida qaar aan ogahay cayto bsb libax iga dheh🤞👬

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 года назад +1

      Sory wlhi dhip melh wax wlba walaga baxa Samir un wll😪

    • @buskulaawi0112
      @buskulaawi0112 2 года назад +1

      @@mariamelmiofficial7541 thank my sister balse ani xaaladan kuma sugni balse sxpkey ayaa ku sugan markaa sidaa ula qiiroodey heeska waanad mahadsn tahay wllzhey👰❤🙏

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 года назад +2

      Haa wn grty dhip melh wuka buxn I.a wll ada mudan

    • @buskulaawi0112
      @buskulaawi0112 2 года назад

      @@mariamelmiofficial7541 ❤🙏👰🖇 sido kale wllshey

  • @sumayaabdi4638
    @sumayaabdi4638 2 года назад +4

    Jah hees Daren wadato😭😭😭maxay no daba socdan😢😢

  • @ifraxxassan7377
    @ifraxxassan7377 2 года назад +1

    Obabay hees macan weeyi fanank ugu haysta ddsi mister cayto bsb horay usoco sxp

  • @mariaahmed2378
    @mariaahmed2378 2 года назад +3

    Wiilkani Waa talent soconaya mnshllh hore usoco wllo❤️

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 2 года назад +1

    Soomaalidu ma dayso daba socodka dadka kale really runtii hees aniga igu saabsan weeye

  • @CiiseXamse-wl4pw
    @CiiseXamse-wl4pw Год назад +1

    Sxp keep going ❤❤❤❤❤ heeso shidan qaadaaa

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 года назад +4

    Woow legend cayto is back another level layaab layaab legwnd

  • @KokobUlle-f4f
    @KokobUlle-f4f 6 месяцев назад +4

    Heestani xasus ayey iledahay😢

  • @jibriilcabdikaafi5335
    @jibriilcabdikaafi5335 2 года назад +2

    Www m.a legend aan tagero hees kala kacsan

  • @ahmetsaki7429
    @ahmetsaki7429 2 года назад +5

    Legend is Back Cayto KeeP Going Bro 🙏🎻✋

  • @alimohamed2491
    @alimohamed2491 Год назад +1

    Yo thanks for the subtle my somali is 50/50 n most of the time I can’t understand some of the somali songs that’s why I don’t really fuk with it but this joint is fire keep it up fam and make sure every song u do has a subtle it’ll help people like me love the message of this song never been in luv but if I do ima make sure I drop lyrics of this song to win her every time😂😂😂

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 2 года назад +5

    Xaadaa i istaagtay heesta iyo muuqalka😢

  • @nasiaarte5788
    @nasiaarte5788 2 года назад

    Eshclaa hees
    Codka
    Midhaha
    Laxanka
    Jilida maba kala dhacdo
    Hore usoo Bro cayto BsB

  • @khaliidyare4178
    @khaliidyare4178 2 года назад +1

    Miday naftu dorateeeeeeeee

  • @SuhuurYuusuf-g2w
    @SuhuurYuusuf-g2w Месяц назад +1

    Cawa haben iga duwan habenada kale
    Sacadu wa 10:33 pm
    Tariikhdu wa 11/12/2024
    Waxa so qoray qoraalkan muniir maxmed aar salool waxan ku sugunay gobolka daad madheedh gar ahaan magalada xidhxidh
    Waxanan leyey
    ❤markuu daruura sariyo dayaxa jacaylkeenu degay .
    😢dadbayna mucaaradoo dartaa cadaw igu noqdee .
    😊dagaal iyo weerar culus dartaa ila daba sodee
    Macantaydi waxan kuleyey mcn niyada ha iska dilin ducada iyo samirka badi
    Mcn way dhamanayaan malmahan madaw
    ❤ ilove you asma cali cigal

  • @wizer1594
    @wizer1594 2 года назад

    100 times wlhi wn dhagystay onother level 💯 👌 👏 BsB music saarn wxkle
    Farxdad baan daremyaa
    Anoo ubax duug sido
    Kolay indhuhu kalagacal kugu dawdaan

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 2 года назад +2

    Another Leval Cayto BsB.♥️😊

  • @abdirahmanahmed2780
    @abdirahmanahmed2780 2 года назад +7

    𝗰𝗲𝘆𝘁𝗼 ma BOY Dhalinyada shidan eee 𝗗.𝗗 𝗦 ZHp wan idin salmey adiga iyo dhalinyarda 𝗝𝗶𝗷𝗶𝗴𝗮🏙️ 𝗰𝗮𝗱𝗲𝘆 keep going guuuuul💯

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 года назад +1

    Cayto axmed jeex waa la maraye ree 01 aawayee😆

  • @pouplays-e7c
    @pouplays-e7c 2 года назад +11

    This is oppression of women’s rights, individuality, freedom and choice. “ Love will always win” !

  • @YooPoi-f8v
    @YooPoi-f8v Месяц назад

    Hesstan WAA heesta kaliya qalbigayga dareen galis0❤😢

  • @qaalihassan467
    @qaalihassan467 2 года назад +3

    Wooow waxkle wye heesta
    Inta commentska qisooyinka xisayso 👋👍