Hawiye gacantay ku hayaan waxey geysteen tolow goorma sidoodi rogmi doonaan inta gaari loo soo galiyo wa ka nixi jiray se hada kadib ma kala jecli. Kumana farxaayo show waaba geeyaan wax saa loo galo see loo dilaa qofaan dagaalameynin waa cawaan ileen bilaa imaan ah
Xaga jamjadaynta wa isaga mid lakin u s a dumar carur rag cidna ma dhafin snm dhaqankoda raga bay layen inta badan inkasto melaha qar shacab ayku layen lakin ssdf iyo spm shacab ay layen ma maqal
Waxaan xasuustaa 1992 waxaan joogay magaalada dhagaxbur xiligaa 15 sano jiray nin culimaa ahaa rer dhagaxbur ahaa c/raxman sh mumim aya mar walba jimcada kadib oran jiray waar ban balaayo miyaad ilawden waxan umalaynayaa in uu malin taa goob joog aha walee maxkamad xaga alle jirtaaa
Warya Ninkasu waa ilkacas kkk 1992 laba bilood ayaan joogay lakin wa ku noqday in badan. 14 ayan jiray xiligas. Nice magaalo dad aad u fiican ku noolyihiin runtiii soo dhawyn leh aan reer reer aqoon.
Waxaan xasuustaa anaa Nairobi jooga 1993 Intaanan nin sherkeybay galakacyo Sacad ahaa u sherkeynaya dhalinyaro Xawadle ahaa wuxuu u shergayay in uu dilay reer reer aroos ahaa Waxa Kenay in Gaalkacyo laqabsadat saba u ahaa waxaa magaalada ka tagay ciidankii Dhafoor la Oran jiray aaday koonfur
Qaladka ay galeen USC waxay aheyd iney xasuuqaan inta ay kari kareen ee beesha daarood oo ah feyras , somaali ALLe swt ku ibtileeyey oo mudan in la dabarjar absolutely.
Maya Saxb Somali Danta Laga Leeyahay Waa In Leysku Diraa Oo Sidaada Oo Kale Ay U Wada Dhaqmaan Si Daarood Loo Laayo Ama Isaaq Ama Hawiye Oo Inyaroo La Gumeysto Laga So Rebo
Marka daarood ma ilaahay baa dabar jari karo mise adiga mase og tahay in habargidir loogu talagalay in la laayo oo ay diiday beesha daarood qayb kamid ah ee weliba reer gaakacyo ah
Ogow kan wax dile iyo kan kutaageray Rabbi hortiisa in aay isugu mid yihiin. Caruur iyo maati layaayo wax lagu farxo ma ahan ee Allihii ku abuurte ka cabso.
Soomaaliya waxay u baahan tahay dib u heshiisiin dhab ah. Dulmigaas la diiwaan galiyay 1990nadi ka bacdi waxa aynu haynaa siyaasiyiin aan hore wax uga baran oo aan wax qorshe ah u hayn ummadda oo dhan ilaa maanta 2024.
Maad ka hadasho xasuuqii kadhacay g/bay 1991 ilaa1992dii maluyuu maad baa ku dhintey malyuumadna way ku bara kaceen 2xero qaxooti ba ka hahadleysaa hada wax shegeysi wax taarikhda gala baa lasheega
Warbixintaani waa mid dhinac u raran Gaalkacyo anagaa joognay Kow Caydiid gaalkacyo ma imaan dagaalka dadkii hogaaminayay waxay ahaayeen saraakiil hoose Mida kale xasuuqaan aad sheegayso kii ka horreeyay maxaa u sheegi waysay 1989 October ilaa December Oo mid gaalkacyo ilaa wargalo dadka lagu dhameeyay Mise beel gooni ah baad u danqataa
Qoraa sare, marka hore waan ku salaamay, mid kale, waxaa kaa codsanlahaa inaadan soo qafin boogag horey looga buskooday ama aysan fiicnayn inaad dadkaa soo xasuusisid, waayo soomaalida qabiilka ayaa wax walbo kaga wayn, way fiican tahay in taariikhda ka sheekeyso oo ay dadka fahmaan, lkn waxaa fiican inaadan ku sheegin kaab qabiileed, ama qabiil qabiil kale xasuuqay, taasoo keeni karta in boog hore oo bugsootay aad soo celiso, fadlan wll arinkaa yuusan danbi kaaga imaan, Mahadsanid
Adeer waa leys dilaayay daarood iyagabo dad badan beey xasuuqeen mida kale itoobiyaankii oo Abdullahi. Yusuf 2006 /2007 xamar dad badan beey xasuuqeen. Waxaasi maaha. In umada la soo xasuusiyo lkn ninkaan waxaan u maleeynaa inoo cadaw u shaqeeyo
Asc aad ayaad u mahadsan tahay ustaad hakaa kasii wad si soomaslidu uga feejignaato waxay isku sameeyeen si aysan mar kale u dhicin jiilasha hada joogaana u ogaadaan colaad sokeeye foolxumada ay leedahay guulayso
Barnaaimkan looma baahna.xasuuqii jasiira kama hadlin.duqeyntii hargeysa sooma qaadin.wa leys dilay halkaa u daa.fadlan ka fogow kala faquuqa dadka somaliyeed
واتقوا فتنةً لاتصيبن الذين ظلموا منكم خاصةً واعلموا أن الله شديد العقاب. Dowladii Kacaanka aya dabka shiday. Reerki Siyaad ka dhashay Iyagaa hor boodayay Magaca Dowlada laysku dulmo. Xasuuqyo badan ayee magac Dowlad ku gaysteen. Waxaan Jeclaan lahaay Xasuuqyadi dhacay gebigood in la dabagalo. Waxaan maqlay In Gaalgalo Abgaal aad uso dhoweeyay dhul la siiyay iyagoo qax ah. Balse Dowladii ayaa Abgaalki soo dhoweeyay ku hubaysay iskana hor keentay. Wixii dhacay Siyaad ayaa dusha saaranayo.
ARINTAN SANBALOSH OO JAAJUS ETHIOPA UH WAA OGYAHAY MARWABA USC IN AY XASUUQAYSAY DAD AAN HUBAYNAY OO MAATO AH MARKUU LAHAA DADKII AAN KA ADKAANAY AYAA DASTUUR NOO QORAY HADAAD ADKAATEEN DOWLAD MAXAAD U DHISAN WAYSEE YAADSE KA DKAATEE? MAATO AAN DOWLADNA AHAYN WAXBANA KA OGAYN
Somali yaa baray xasuuq iyo guri in lagala baxo dad masaakina. Dad ayaa hilbahooda wadada la waray ruuxii firiyana waa toogasho. Dadoow is cafiya qabiil jano idin geyn mayee 😂😂😂😂😂😂😂
2006 xasuusq ka daran somali meesan soo arag malinki 500 ilaa 600 ku dhimanayeen waxa sabab u aha majeerten oo madaxweyne u aha wadanka halqof oo daarood ah kuma dhiman ileen ayaga ethopianka keensady see hawiye u gumaadaan lkn adiga waxa kuu muuqda dagaladii sokeeye oo soomali dhan is lenayay aya ceedid kaliya dusha ka saareysa taariiqdi dhamed somali dhan is leysay hal cid dusha u saarineysa waa daaroodnimo hadashay sxb adiga iyo kan wax qoray kuso dhiibay😂😂😂
Is waalka jooji iidoorow siyaad isaaq iyo hawiyaa dadka u xasuuqi jiray ina kaahin iyo taani faqash bay ahayeen Wana isaaq Mantana taliye yaal baad ka dhigteen darood ismeydaan arag walhi 30 jir jiilka darood ee manta markay soo garaan talada gunimo somali ha u diyaar garowdo odayaal baa ishaan noo yeelay awood iyo dhaqaalo aqoon iyo aduunkoo dhan inaan madax ka nahay intaasa somali ku maquunin doonaa xasuuq darood wado meydaan arag baraaru ku bilowday casrigeena lascaano malinkii oog nalaku joojiyay anagoo aan wax na hor joogo inaan soo layno magaalo dhan dadki ku noolaa odayshanaa wanaaga ka batay se ciil aan quwadiisa leenahy baan qabnaa darood cusub u diyaar garooba oo maatada dooxa cidii afarxabee dabar godaa la arki
Bahalnimada waxaa laga bartay ina siyaad bare, magaalo dhan ee inta hubkii dowlada lagu weeraro dadka degan oo dhan la xasuuqayo waxaa noogu danbeysay 1992 markii dalka laga saaray ee uu kenya isku dhiibay, Bal xasuuso 1992 xasuuqii la oran jiray cagabararka ee nus milyan qof oo raxanweyn ah ay ku xasuuqeen moorgan iyo ina siyaad bare. Xoolihii iyo dadkii ayey iskusi u xasuuqeen beerihii iyo bukaartiina waa ka gubeen ceelashiina waa ka aaseen, 3 bilood gudohood ayey nus milyan ku dhimatay, bal kawaran haddii ay 3 bilood oo kale sii heysan lahaayeen goboladaas bay bakool iyo gedo, ilaaheybaa gurmad xamar uga diray oi ka saaray ilaa ay kenya isu dhiibeen.
Ceydiid afkaaga cadaab ku gali maayo, alle na kama qarsoona wixii dhacay, afweyne iyo moorgan wixii ay geysteen wax la mid ah kama dhcin geeska afrika, nus milyan qof ayey raxanweyn kaliya ka dileen 1992 xasuuqii labaad ee afrika ugu xumaa taariikhda ayey geysteen, ceydiidna kuwaas ayuu la dagaalamayay arxanlaawayaasha ah, Qaraxa aad sheegteyna daarood iyo hawiye waa u siman yihiin gedo iyo dhowrka tuulo ee jubadahoose aad ka degtaan ee xabashida iyo kenyanku kugu ilaaliyaan iyaga qaraxa ka ilaasho.
Taariikhda in la sheego maxaad udiidaysaa adigu iyo dhibkey soomaaliyi isugeysatey mise kuwaas faraha dhiiga ku leh oo berigaas dhibta geystey baad ka mitahay
Allah a ku caafiyo! Ogsonow ninka qorey buugan madxafka caddaabta ma ahan reerkaas; sidoo kale dhacdooyin badan oo Somalia ka dhacey oo xaqiiq ah ayaa ku qoran, Ee bal isku day inaad taxanaha buuga wada akhriso. Mahadsanid
Walal ruuntii waa xasuuq naxdin leh Alle ha unaxariisto intii ku dhimatey
😭😭😭😭 subxanallah
wallee aakhiro warbaa yaal
Waa beenaale liita lacnatulaahi. Dad guryahooda ayey dadkii lahaa laayeen oo qixiyeen kana dhigeen qashin qub, kufsi iyo wax kasta oo bini aadminimada ka baxsan. Gen. Aideedna maba tegin Galkacyo. Duli alle ku bad. Boonta iyo adin kaba waa laydin karbaashi bastard.
Waad mahaad saantahy waxaan ogadaay maantahaa sidiilo xasuuqaay daadkaaygah sidaah abhaay ukamidahaa thanks
Waa sheeko dhan kararan
Allh ha cadaabo intii ka qeyb qadatay hasuuqa inta dhimantana insha allh janatul firdows
Ilaahow dalkayga amaan iyo nabad sii
Hawiye gacantay ku hayaan waxey geysteen tolow goorma sidoodi rogmi doonaan inta gaari loo soo galiyo wa ka nixi jiray se hada kadib ma kala jecli. Kumana farxaayo show waaba geeyaan wax saa loo galo see loo dilaa qofaan dagaalameynin waa cawaan ileen bilaa imaan ah
USC oo ah cudur somaliya soo galay dad baaba u yaqaan doqonkii caydiid halyey. !!!!
USC, SSDF SNM etc waa isku mid
Xaga jamjadaynta wa isaga mid lakin u s a dumar carur rag cidna ma dhafin snm dhaqankoda raga bay layen inta badan inkasto melaha qar shacab ayku layen lakin ssdf iyo spm shacab ay layen ma maqal
Waxaan xasuustaa 1992 waxaan joogay magaalada dhagaxbur xiligaa 15 sano jiray nin culimaa ahaa rer dhagaxbur ahaa c/raxman sh mumim aya mar walba jimcada kadib oran jiray waar ban balaayo miyaad ilawden waxan umalaynayaa in uu malin taa goob joog aha walee maxkamad xaga alle jirtaaa
Warya Ninkasu waa ilkacas kkk
1992 laba bilood ayaan joogay lakin wa ku noqday in badan.
14 ayan jiray xiligas.
Nice magaalo dad aad u fiican ku noolyihiin runtiii soo dhawyn leh aan reer reer aqoon.
Waxaan xasuustaa anaa Nairobi jooga 1993
Intaanan nin sherkeybay galakacyo Sacad ahaa u sherkeynaya dhalinyaro Xawadle ahaa wuxuu u shergayay in uu dilay reer reer aroos ahaa
Waxa Kenay in Gaalkacyo laqabsadat saba u ahaa waxaa magaalada ka tagay ciidankii
Dhafoor la Oran jiray aaday koonfur
Banbalayo so jalalaqsi mahayn
Ban balaayo waxaa lagu laayey dad maato ah oo xeradii jalalaqsi daganaa. Dadkaas hub mahaysan, dagaalna kumayjirin laakiin waala baa’bi iyey sabab la’aan!
Wa run faisa aderkay baku jiray allah u naxaristo kuligod wa wa ayan daro amxaro kaso carar o kuwi ad u so carartay haku dilanb
Sheekada guban ma dhamatay wll mise qeeb hartay
Mahadsanid❤
@@NajmaAadam Qeybo Ayaa Haray Waa So Dhameystira Insha Allah
Good bro Qaybta 3 Nola So Orod❤
Alaha. Unaxaristo. Dadka. Usc. Galkacayo. Ku dishay. Dadki. Dhibta. Geystay. Walacafiyay. Galka ayo. Walagusoceliyay
Daarood gacmaha baruur kuma heysane sheega dadkii hawiye oo aad xasuuqdeen,
Wixii Dhacay Caafiyo Inta Dhiman Halaga Fikiro
Yaa cafiyay zxp .
Xoog aan baryo ahayn baa lagu soo celiyey
Xasan baa tii mid ka daran wada war hoy hala dagaalamo
Qarni joog RUclipsr an labarbardigo laway❤😊
Qaladka ay galeen USC waxay aheyd iney xasuuqaan inta ay kari kareen ee beesha daarood oo ah feyras , somaali ALLe swt ku ibtileeyey oo mudan in la dabarjar absolutely.
Maya Saxb Somali Danta Laga Leeyahay Waa In Leysku Diraa Oo Sidaada Oo Kale Ay U Wada Dhaqmaan Si Daarood Loo Laayo Ama Isaaq Ama Hawiye Oo Inyaroo La Gumeysto Laga So Rebo
Marka daarood ma ilaahay baa dabar jari karo mise adiga mase og tahay in habargidir loogu talagalay in la laayo oo ay diiday beesha daarood qayb kamid ah ee weliba reer gaakacyo ah
@AbdiWarsame-t7d waxay diideen ineynu qaran noqono, 35-sanno ayuu dalku ka degi la'yahay, waxay doonsyaan iyo wexey diidayaan midna garanmeyno.
Ogow kan wax dile iyo kan kutaageray Rabbi hortiisa in aay isugu mid yihiin. Caruur iyo maati layaayo wax lagu farxo ma ahan ee Allihii ku abuurte ka cabso.
Kkkk nio nin la ciilay bad u egtahaye naso habaar waxba nagama qaadi kartide😂😅
Waatariiq weeyn
😢😢😢😢😢😢😢xawaadlah masary samaayaan
Soomaaliya waxay u baahan tahay dib u heshiisiin dhab ah. Dulmigaas la diiwaan galiyay 1990nadi ka bacdi waxa aynu haynaa siyaasiyiin aan hore wax uga baran oo aan wax qorshe ah u hayn ummadda oo dhan ilaa maanta 2024.
Maad ka hadasho xasuuqii kadhacay g/bay 1991 ilaa1992dii maluyuu maad baa ku dhintey malyuumadna way ku bara kaceen 2xero qaxooti ba ka hahadleysaa hada wax shegeysi wax taarikhda gala baa lasheega
Ninku cawaan ma taasi ayay dawladnimo kadhawdahay cirka ayay dawladnimo u jirtaa😊😊😊😊😊
Dowladnimo hadaa rabin iska sug itoobiyo baa ku qabsaneeyso.
From xawadle waxii dhacay aad baan ugu xumahay wlhi wllshen ha cafiyeen aabayaasheen please😢
Dhibkaasi maaha mid idinka hadhaaya waligiin.
@@ibrahinburale7952 ولا تزر وازرة وزر اخري
Dadkii geestay buusan ka harayn ee umada haysku wada qaban @@ibrahinburale7952
Anigu waxan xadir u aha waxay xamer iyo jalalaqsi ka gaysten xamer adun may dagto ba la leyahay
@hodanc6255 wax nooga sheeg
Dagaaladn sokeeye abti yaashey aya kulaady io ehelkeygi marky ayey dy iigasheekeso wllhi wanaxa
Hawiye samalia dhib beey gesteen wlh 😢😢😢😢
Anaa maqranti ahaa galabkaa dadka school lagu xasooqay 😢 ilhay haw naxriisto
waxa lagu dilay in adeerkey wali yuusuf cismaan dhagay wuxu ushaqaynayay UNCR asagoo xmar usocdaa ladilay wuxu qababay oo2 wiil uhay say in abtidii rooda maxamuud haybe rabi hau naxariisto
Allahu Akbar, qofki qof Muslim micno daro kudhilo maxaa udambeeyaa cadaabta alle, So Sad wallahi 😢. Illah haunaxariisto Ameen 🤲🤲🤲🤲
Hawiye wali dhiigii ay ku caan baxeen ayay caruurtoodii manta kawadaan Xamar iyo dhulka ay dagaan. Wakaa muqdisho malin cad ayay dadka xabad ku dhufanayaan iska dhaqaaqayaan
Haatan mawaxaa na leedahay haddii aan hawiye iyo daarod aan leysu leeyn dadku intaan weeyka badnaan lahaayen
WAXAAS OO DHAN MAJAAHILNIMO AYAA USABAB AHAYD MASE CADAAWAD AYEY AHAYD
Soomaali wixii dooriyay
baan daawo loo helin.
Warbixintaani waa mid dhinac u raran
Gaalkacyo anagaa joognay
Kow Caydiid gaalkacyo ma imaan dagaalka dadkii hogaaminayay waxay ahaayeen saraakiil hoose
Mida kale xasuuqaan aad sheegayso kii ka horreeyay maxaa u sheegi waysay 1989 October ilaa December
Oo mid gaalkacyo ilaa wargalo dadka lagu dhameeyay
Mise beel gooni ah baad u danqataa
Qoraa sare, marka hore waan ku salaamay, mid kale, waxaa kaa codsanlahaa inaadan soo qafin boogag horey looga buskooday ama aysan fiicnayn inaad dadkaa soo xasuusisid, waayo soomaalida qabiilka ayaa wax walbo kaga wayn, way fiican tahay in taariikhda ka sheekeyso oo ay dadka fahmaan, lkn waxaa fiican inaadan ku sheegin kaab qabiileed, ama qabiil qabiil kale xasuuqay, taasoo keeni karta in boog hore oo bugsootay aad soo celiso, fadlan wll arinkaa yuusan danbi kaaga imaan,
Mahadsanid
Masuul Waxaan Qiyaasa Inaad Meel Amniya Aad Joogto Balse Dadka Soomaaliyeed Hadii Wixii Xumaan Ahayd Ee Hore Loo Soo Sameyay Aanan La Horkeenin Cid Fekereyso Maleh Taariikhna Ha Xumaato Ama Samaato Waa Muhiin Waa Tusaale Wll
Lagama buskoon hawiiye xansuuqa uu sameyay
Dadkan wax laynayay talaw manta noloshoda wasideee xisaab ayaa taala aakhiro
Gaalkacyo kailigeed xasuuqii ka dhacay maxaad u sheegaysaa muqdishoba xasuuq xun ayey ka geeyteen ragga aad sheegaysid !
Very sad indeed! Waddankaasaa la Oran heshiis ha ka dhaco. Beesha Hawiye waxay gaysatay xasuuq isir nacayb kusalaysan
Adeer waa leys dilaayay daarood iyagabo dad badan beey xasuuqeen mida kale itoobiyaankii oo Abdullahi. Yusuf 2006 /2007 xamar dad badan beey xasuuqeen. Waxaasi maaha. In umada la soo xasuusiyo lkn ninkaan waxaan u maleeynaa inoo cadaw u shaqeeyo
Waa run oo waa 24/02/1991 maalin axad ah.
D5 waa nasab hadan uqdad ma qabna isdi iidoorka camal usc iyo snm Waa mooriyan
Asc aad ayaad u mahadsan tahay ustaad hakaa kasii wad si soomaslidu uga feejignaato waxay isku sameeyeen si aysan mar kale u dhicin jiilasha hada joogaana u ogaadaan colaad sokeeye foolxumada ay leedahay guulayso
@@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Dantaydaba Waa Intaa Iyo Sababta Ugu Weyn Ee Chanalka Loo Aas Aasay
Nacalada ilaahay hkudacdo usc
Burburiyhi qarnimada soomaaliyo
Barnaaimkan looma baahna.xasuuqii jasiira kama hadlin.duqeyntii hargeysa sooma qaadin.wa leys dilay halkaa u daa.fadlan ka fogow kala faquuqa dadka somaliyeed
Xasuunq Aanan Ka Hadal Majiro Ee Qabyaalada Idin Ku Raagtay Intiinan Yar
Ustaad book xagee ka heli karaa mahadsanid
@@ahmedbaryareelmi2864 xamar
LIKE
Waa Sheeko gees ka raran. Daarood saw ma ahayn kuwii Dadka Shicibka ee Hawiye iyo ISAAQ xasuuqi jiray ?
Dhibkaas dadkii geystey maanta waxbama noola weyna hayaan dhibkaas xisaabtoodii alle maxaa naartu dheregtey
واتقوا فتنةً لاتصيبن الذين ظلموا منكم خاصةً واعلموا أن الله شديد العقاب. Dowladii Kacaanka aya dabka shiday. Reerki Siyaad ka dhashay Iyagaa hor boodayay Magaca Dowlada laysku dulmo. Xasuuqyo badan ayee magac Dowlad ku gaysteen.
Waxaan Jeclaan lahaay Xasuuqyadi dhacay gebigood in la dabagalo.
Waxaan maqlay In Gaalgalo Abgaal aad uso dhoweeyay dhul la siiyay iyagoo qax ah. Balse Dowladii ayaa Abgaalki soo dhoweeyay ku hubaysay iskana hor keentay. Wixii dhacay Siyaad ayaa dusha saaranayo.
Asc 😭😭😭😭😭
Wcs
Qaxoodigaa bilaabay xabad
In kastoo dib aaad iiga abaallgudey waanamahafsantahey
Sida loo.rumysnkaraa?
.... MAXAA DHEX KEENAY...DICTATOR IYO FREEDOM FIGHTERS, QOF DAL KALE KA YIMIDEY....WAA QALDAN YAHAY..
Jin baa kusodirsaday iyo kuwa loo xilsaray iskudirka shacabka Soomalied.
@@yuusufbaxaar109 Ma Waxaad Jeceshahay Somaalidii Qabyaalad Darteed Dadka U Xasuuqi Jirtay Inaad Difaacdo Oo Kuwa Hadana Wadaadas Ay Maraan Waxaan Waa Taariikh Waliba Mid Cibro Qaadasho Ee Qabyaalada Aan Iska Deyno Somaaliyey
Hawiye inkaarta ilaa iyo hada bey heesata qarax iyo tahriib bey ku dhamaaden daarooki iyo carabta dagned xamar dil iyo dhac iyo kufsi bey isugu dareen xasan shiiq hada buu wada sida oo daarod ku xasuuqi lahaa waa isir naceeb
ARINTAN SANBALOSH OO JAAJUS ETHIOPA UH WAA OGYAHAY MARWABA USC IN AY XASUUQAYSAY DAD AAN HUBAYNAY OO MAATO AH MARKUU LAHAA DADKII AAN KA ADKAANAY AYAA DASTUUR NOO QORAY HADAAD ADKAATEEN DOWLAD MAXAAD U DHISAN WAYSEE YAADSE KA DKAATEE? MAATO AAN DOWLADNA AHAYN WAXBANA KA OGAYN
Waraabo hawiye iyo wsbri daarood midna sooma ahaan
Waxaa Dhacday in layiri soo dega ok ay soo now deen Sacad iyo kuwa kale oon joogin falkaas Kadib
SHARE
Sheekadi tusmo prt 5 aaway wll
Somalida Runta Majeclo, Anigaa Maxaa Igagalay Waxuu Nin Mujrim ah Geeystay? Ma Anigaa Qoorta La iiisurayaa? Dalkan CID Saafi Ah Majirto cidwalbaahi Danbi Weysameeysay Habakala Darnaadaane. Marka Haddii Wixii Dhacay Aynaan Kawaantoobin oon Runta Isusheegin Sidee Dalkan Innoogu Dhismayaa? Somali Runta Majecla .
Hawiyaan Ahay Hadana Godka ilama Gelidoono.
Intaas Waaye Runta
Ilaahay caqliga hakuu siyaadiyo wll qaali
Dal wuxuu ku bur buraa cadaalad darro, cadaalada halugu dadaalo, no justice no peace.
Waxaad sheegeyso waa baan
LIKED
I don't understand why Hawiye Galkacyo Ineey ku Soo laabtaan LoO ogolaaday
1000 Qof beey umad iska Dabaaldageeysa oo leh Siyaad Bare Waa la riday Hadaan Dowlad FIICAN NOO DHALANEEYSAA
WAA KHUDBADII UU MOHAMED ABSHIR HAAMAAN KA AKHRIYAY FAGAARAHA WEEYN EE GALKACYO
Adeer anoo MJ ah waxaan waxaa ka dabeeyay odaygi Cabdulahi Yusuf oo MJ iyo Mr madaxa isu gashay baa soo ceshay dowladba xamar ugu dhisay odogaas waxuu aha Darod jabiye no. Walahi 😂
Xiligaas dadkaas maxaa sidaas loogu xasuuqay horta maxa dhacay
Wlhi waxas wa cawan nimo
Soomaliyey wadanka halakalajaro oo showr dowladood oo madaxnbanaan halanoqdo,(isaaqu wey kusaxanyihiin iney go,aan) ee koonfur cid layiraahdo majirtee qabiil waliba madax anaa I haqaato yaan leysku danbaabin,) wabilaahi towfiiq.
@@ayeshaali-ke8iu Qabill Kasta Dal Muu Noqona Oo Ethiopia Hal Hal Uso Jiire
waxan maqli jiray halagi dhacay loma kala hadhin
Wll Aawey sheekadii guban
Waa Soo Dhammeystiri Doona Insha Allah Wll
Somali yaa baray xasuuq iyo guri in lagala baxo dad masaakina. Dad ayaa hilbahooda wadada la waray ruuxii firiyana waa toogasho. Dadoow is cafiya qabiil jano idin geyn mayee 😂😂😂😂😂😂😂
Qaxootigu kam qeyb qaadan dagaalka waa been dhibaatad ugu badan iyagaa geestay harag shabeel xawaadle ma aheen waxaad sheegeesi waa wada been
Kuma daraysid xasuuqii xamar ay ka gaysteen majeerteen iyo dhulbahante wata ithopiankii arxanka darnaa.
XAALKU WAXYU KUJIRAA IN QOFKASTA OO DILALKII SOMALIA KA DHACAY KAQAYB QAATAY INTA NOOL IN MAXKAMAD LAKEENO
ILAA MAANTA AYAY KUWII DHIBKA GAYSTAY DADKA LAYNAYAAN
Walee qofsomaali ah ayaan qof daalim ah maxkamad usoo joojin somaali. Waa àbaha dulmiga adamaha asal ahaan somaalidu dulmi kasamaysantahay
Waxaa laga baran karaa dhacdooyinkan in beel walba ku ekaato deegaankeeda difaacna samaysato.
Aqoon-darro waa u nacab Jacayl, miyaanu nin kale qorin? halkaa iska hubso!
2006 xasuusq ka daran somali meesan soo arag malinki 500 ilaa 600 ku dhimanayeen waxa sabab u aha majeerten oo madaxweyne u aha wadanka halqof oo daarood ah kuma dhiman ileen ayaga ethopianka keensady see hawiye u gumaadaan lkn adiga waxa kuu muuqda dagaladii sokeeye oo soomali dhan is lenayay aya ceedid kaliya dusha ka saareysa taariiqdi dhamed somali dhan is leysay hal cid dusha u saarineysa waa daaroodnimo hadashay sxb adiga iyo kan wax qoray kuso dhiibay😂😂😂
Indha cadde , Shariif iyo Xasan Turki AYAA weeraray. Baydhabo. Dagaal qabiil ma ahayn .
Cali geedi , qaybdiid , salad Cali jeelle . Intaas oo HAWIYE ah baa dagaalka Ku jirey , dhinaca kale , AHMED madoowe , Xasan Turki AYAA la socday.
Fartuun gacmaha ayey dhiig ku leedahey waxbay isku ogtahay sidey ukululatay markaad u fiirsato qof ka qof dila isma qarin karo!
SSDF meeqa xasuuq ayeey geysteen.Somali kala bar adinka xasuuqay.ulajeedkiinna wuxuu ahaay in qabaailka kale gaabisaan.
Ssdf dollars yay ladiriysay
Walahi xasuuqaa dhacay daarood beegsi wali waa ku socdaa maxaa sidaan islaamnimo ma ahan
Chanalka Hadii Aad Sida Badan Daawato Waad Garan Karta
Ma saacadan baa daarood beegsi socdaa.
Nin waalan dadka haisku dirin
Siiba wagardhadii markaas kharatar ajey oo kaa kicisey
USC ANUKAA,LEH
Ustaaad buugan xasuuq yada kacaanka iyo jamhadda gaysten bu ka warama wa maxay dadkan ku raxaysta marka siyaad marka USC id xanajiya kkk
😢😢😢
Bookan waa shaytaan waxii qore waala mid waxa ku qoren been ay u badan yahiin
Mareenaan gungun dhashay wixii la.ogaa baad sameeyseen markaas baad wali cuqdad qabtaa adeer kaa afweyne imisuu xasuuqay shacab aan waxba galabsan
Is waalka jooji iidoorow siyaad isaaq iyo hawiyaa dadka u xasuuqi jiray ina kaahin iyo taani faqash bay ahayeen Wana isaaq Mantana taliye yaal baad ka dhigteen darood ismeydaan arag walhi 30 jir jiilka darood ee manta markay soo garaan talada gunimo somali ha u diyaar garowdo odayaal baa ishaan noo yeelay awood iyo dhaqaalo aqoon iyo aduunkoo dhan inaan madax ka nahay intaasa somali ku maquunin doonaa xasuuq darood wado meydaan arag baraaru ku bilowday casrigeena lascaano malinkii oog nalaku joojiyay anagoo aan wax na hor joogo inaan soo layno magaalo dhan dadki ku noolaa odayshanaa wanaaga ka batay se ciil aan quwadiisa leenahy baan qabnaa darood cusub u diyaar garooba oo maatada dooxa cidii afarxabee dabar godaa la arki
Maantana mareexaankii kaa kiyey ayaadad ka jeceshay
FOLLOW
Beenta jooji darod batahay nuuq maxamud miya asirkoda ah majerten been baad wada
Mareexaan iyo afweyne dhibkii ay geeysteen baa loocafiyay wali waxbay faarfaarayan dadkii shacabka ahaa ee aad kugumaadeen roox ciid iyaga maxaad usheegiwayday
Maxamed siyaad wuxu ahaa madax weyne soomaaliyeed haddii uu waxgeystey marka ma waxaad ku faraxsanahay dad shacaba oo lalaayey iyagoo weliba qaxootiya allah maxaa dunidaan wax mayaqaan qabiilayste ah ku nool
BEENAALE BEENAALE DHALAY OO TUUG AH MAJEERTEN WAA DUMAR EE YAA XASUUQEY
Waqtiga aad maatada leyneysay way kugu so hagaagtay lakin malinteyda aniguna kuseegi maayo war badan majjrti
SHORTS
LEGEETA
Dagaaladi sokeeye marka laga waramayo dadku waraabayaal caadiyay noqdeen
Aabahayba iiga waramay oo caruur ahaa 100geela reerkooda laga dhacay inkasto dadkaga dhiman oday adeerkiiyo 4rasaasood ku dhacday oo ilaahay badbaadiyay mooye
Bahalnimada waxaa laga bartay ina siyaad bare, magaalo dhan ee inta hubkii dowlada lagu weeraro dadka degan oo dhan la xasuuqayo waxaa noogu danbeysay 1992 markii dalka laga saaray ee uu kenya isku dhiibay,
Bal xasuuso 1992 xasuuqii la oran jiray cagabararka ee nus milyan qof oo raxanweyn ah ay ku xasuuqeen moorgan iyo ina siyaad bare.
Xoolihii iyo dadkii ayey iskusi u xasuuqeen beerihii iyo bukaartiina waa ka gubeen ceelashiina waa ka aaseen, 3 bilood gudohood ayey nus milyan ku dhimatay, bal kawaran haddii ay 3 bilood oo kale sii heysan lahaayeen goboladaas bay bakool iyo gedo, ilaaheybaa gurmad xamar uga diray oi ka saaray ilaa ay kenya isu dhiibeen.
@sayidka6911 cidba haka reebin walal siyaad inta ubadanbu lahaa ee dadka oodhanba bahalo noqday nidaamki baasa ee shuyuuciyadaana soosaaray dadka wada mulxidiinta ee nin walba siuu dantiisa ugaadho umado dhan uxasuuqayo
Aniga oo dhex dhexaad ka ah,arintaas aqoona ulaheen xiligaasna joogin,waxaan dhihi lahaa arintii dowlad xumada iyo kal qobqobka nabaday,ayaan dadka laxasuusin,ugu yaraan jiilkaan dambe siay wax iskugu qabtaan,waliba waxaan eeda saaraa ragii saraakiisha ahaa ee dowladeena burburiyay kadibna dhexdooda seefta ismariyay,
Waligay waan ku dhageysanaayay waana kugu xirnaay laakiin waxa aadsheegtaa waa been maxaa yeelay qisadaan been qaawan iyo mana awaal ayaad ku sheegtay
War Aniga Waxyaalaha Buugta Ku Qoran Uun Ayan Sheegaa
Waa marka hawiye tahay 😂 book buu ku aqriyy sieacan udhageeso
Cay diid cadaabt Allah geeyo dhibke geysteen haduu heesta oo dhulkoodi qarax iyo rafaad yaal Allah kusii huriyo dhul daarood waa nabad qaxii faaido noo ahaa saa wadankeeni baa dhisane
Ceydiid afkaaga cadaab ku gali maayo, alle na kama qarsoona wixii dhacay, afweyne iyo moorgan wixii ay geysteen wax la mid ah kama dhcin geeska afrika, nus milyan qof ayey raxanweyn kaliya ka dileen 1992 xasuuqii labaad ee afrika ugu xumaa taariikhda ayey geysteen, ceydiidna kuwaas ayuu la dagaalamayay arxanlaawayaasha ah,
Qaraxa aad sheegteyna daarood iyo hawiye waa u siman yihiin gedo iyo dhowrka tuulo ee jubadahoose aad ka degtaan ee xabashida iyo kenyanku kugu ilaaliyaan iyaga qaraxa ka ilaasho.
KANI MA ogamiyaa Majeerteen waakuwii Soomaali oo nabad ah kuwii Axmaaro aaday ma ogamiyaa in ay Fidnada bilaaben
Maad sheegtid kuwii daarood ku xasuuqeen tuuladda docol oo ka mid ah gobalka mudug
Kuwii ka horreeyay oo aad gardarrada ku laysay maad sheegtid (waxaad tahay xumaan ruux ku daalaya oo wanaag damici hayo) akhasunaas bilaabay in wax garadka dilkiisa laga shaqeeyo oo abaal laawaa ayaad tahay, qoomkii yimaadana sidaas yuhuudda ayuu kuu xasuuqayaa,, taariikhdana been baad ka sheegtay, waxa dhacayna waa mirihii aad abuuratay..
Soomaali way isdishay nina baruur gacmaha kuma heysane, calaacalka iyo cuqdada iska saara haddaad diidaan cid wax ka qaadi meysaan
Taariikhda in la sheego maxaad udiidaysaa adigu iyo dhibkey soomaaliyi isugeysatey mise kuwaas faraha dhiiga ku leh oo berigaas dhibta geystey baad ka mitahay
Dadku isku dhaqan mahan inkasto rer konfur ahay dhulka abahay khasatan mesha wilka qisada shegay wa runti aderkay allah u naxaristo baku jiray dadki Lagu layay
WAA DAGAAL LABO QABIIL EE MAAHA XASUUQ WAA QABIIL QABIIL KA ADKAADEY WAXAASI XASUUQ LAMA YIRAAHDO
Buugan majeerteen ayaa been ku buufinaaya.
Allah a ku caafiyo! Ogsonow ninka qorey buugan madxafka caddaabta ma ahan reerkaas; sidoo kale dhacdooyin badan oo Somalia ka dhacey oo xaqiiq ah ayaa ku qoran, Ee bal isku day inaad taxanaha buuga wada akhriso.
Mahadsanid