Horta SNM shacabka may layn jirin Cida ay la dagaalamaysayna dawladi Kacaanka ayay ahayd SNM xaq ayay U dagaalamaysay iyo in ay dadka dalka Xorayso xata saraakishii dawlada kacaanka Ee ay qabteen way cafiyeen dagananshana Wa la siiyay wlhy in aanan been sheegayne Abaanduulihi C/casiis cali barre jaar ayaanu Nahay hargeisa isago oday weyn o gaboobay ah Caruurtisanu zxp nahay weliba imikana wixi hore Wa laga bogsaday qof waliba dadkiisa dhinac haka raaco cidi isku jaalka ah
Sxb waan ku salaamay marka hore, nin soo gudbintiisu ay aad u wanaagsantahay ayaad tahay oo aan xiiseeyo sheekooyinkiisa, Waxaan kugula talinayaa inaad kaliya ku ekaato sheekooyinka novels-ka ah ee madadaalada ah sida kuwa jacaylka ku saabsan iyo wixii lamid ah oo aad iska dhaafto oo aadan galin arimaha soomaalida iyo wixii ka dhax dhacay waayo sumcadaada ayay wax u dhibayaan bulshadana way kaa kala eryayaan waxna laga faa'iidi maayo aan fitno ahayn, waa arimo lasoo dhaafay oo ay tahay in la isla ilaawo sheegsheegoodu waxba tari maayaan Waa talo uun sxb. Mahadsanid.
@@khalidoday8943 Maya waa in laga gudbo, wanaaga ayaa la sheegsheegaa oo la is xasuusiyaa xumaanta sheegsheegeeda xumaan iyo naceyb hor leh ayaa kasii dhalanaysa Dadyowga ka gudbay ee ka heshiiyay waa macquul in taariikh ahaan loo xasuusiyo lkn anaga Soomaali hadaan nahay weli kama aynaan heshiin balaayo uun ayaa kasii dhalanaysa.
Saaxib aad ayaad u mahadsantahay. Rutii mowaadiicda aad ka hadasho aad ayay u ficanyihiin, gaar ahaan kuwa taariikhiga ah. Qaabka aan wax u akhris waa cajiib. Aniga inkastoo aan Af-soomaaligu aan akhri karo haddana sidaada oo kale ma u akhri kari. Saaxib buugan xagee laga helaa? Thank you.مشكورا
Anigaba dhagaystay nin ku fanaya su u xasuqay shacabki Ogaden wana laga dinwan galiyay u anta sido kale nin youtube ku jira o dhawac ahan ku badbaday ba jira
Ey ey dhalay baad thy borama anagaa 40yrs kunoqonay sidaan u dhex joognay boorama snm cidna waxba kuma yeelin afkayagana anagaa ka qiranay somaliland will be one insha Allah umada wada lehna kanoo kale ha dhagaysanina ayaan leeyhy
Ree boorama ha sheegan cidina aamin, ma waxad qaranaysa dhalintii waalidkood ku waayey,waalidkii ubadkiisa ku waayey waxad difaacaysa rag dulmiyaala oo laayey Dad maatiya oo hub haysan Dumar iyo ciyaalna u badna.Waar dulmiga uu dhacay Waxase qurux badnayd inaa tidhaahdo wa laga heshiiyey Allaha naxariistta jano ha ka waraabiyo dadku ku geeriyooday dulmigii Febraayo loo geystay
Waar 200 000 ayaa laga dilay isaaq adna waxad xasuuq ka dhigaydaa 90 meel lagu dilay jabhadihii ogaadeenka ahaa iyo afar kale oo meel lagu dilay waar wixii meesha ka dhacayay ilaa 1982 ka warran
Hadii Barbara Sidaa Aad Ka Sheegtay Ka Jirtay, WLLHI GOBANIMAA KA YEEDHAY OO KA SUGNAATAY, MNSHLH MNSHLH ALLOW BARAKEE REER SOMALILAND 🎉 iyagoo jabhad Ah Bay Maxkamad Lahaayeen Oo ay Cadaalad Ku Dadaalayeen
@MohaydinMose zxp Marka Loo Eego Wixii Dhacayay 1991 Waliba Ka Dhacayay Caro soomaali Dagto Oo Dhan, Hadaadan Akhrisan anigu waan akhristee, waa Wax aan la malayn karin, Markaan Barbar Dhigo Barbara Waxa Ka Dhacay Cadaalad Aada Baa Ka Dhacday wllhi
Sh Xasan Daheeye run buu sheegayaa, anigu waqtigaa waan joogay waxan ahaa dadkii ka badbaaday Xasuuqa. Waxan arkay baabuur TX ahaa oo uu lahaa Mayorkii magaalada M Xasan Maaful iyo qoyskiisa ilaa 9 qof dhammaan lagu dilay, waxa ka badbaaday gabadh sida aan maqlay. Baabuurkaasi waxa lagu furay Qoriga shilkaha waxa uu muddo hor yaalay halka imika xafiiska xeer ilaalinta Borama. Guddoomiyihii waxbarashada Dahir Xasan si fiican baan u garanayaa in maalintaa la dilay, Meesha la gubay waa Babonass oo ka soo hor jeeda Saldhigga dhexe ee Boorama. Dad badan oo hal door ah ayaa la laayey... Lkn ninka ciidanka watay waxa uu ahaa C Darawal isagaa ka sheekeeyey. ..
Awowgay oo ku jiray ganacsadayaasha borama ayaa 4xabadood lagu dhuftay oo mayd ahaan looga tagay ilaahay unbaa ka badbaadiyay Waxii ganacsade magalada joogayna waala dilay xoolahoodiina la dhacay Dhiigo qulqulaya ayaa lagu dhax ciyaarayay oo heeso lga dul qaadayay Marka taariikhahan dagaalada sokeeye laga sheekeynayo dadku xayawaano caadiyay isku badaleen ee bil aadan lguma tilmaami karayo Ee walaal buugtan soo badi si inay dib inoosoo marto uga diktoonaano oo waxka barano
ASC sxb noo sii wad si loogu wacyi qaato dad badan ayaan ogsyn xasuuqii laysu gaystay qabyaalad darteed marka runta ha ka gaban way jiraan in dad badan ku maagayaan oo soomaalidu runta ma jecla
Niyhoe dadkan ku bootaynaya ma inaad shekata adigu qortay bay mooden , buugan wax kasta oo dhacay bu ka shegsyn ee marka rerkooda ka shegaynaya ha sugaan
Sheekada ninkan inay been tahay waxaad ku garanaysaa wuxuu ku leeyey waxa lasiidayey saraakiishii ciidanka ee shacabka dhibta ku hayey markii waxba laga sheeganwayey hadana wuxuu ku leeyey waxa lalaayey shacab aan waxba galabsan oo qaxoonti ah bal isdhaafkaa eega haddii qabiil wax lagu laynaayo miyaa isaga iyo kuwa kale ee lasiidayey lalaayo adeer SNM shacab malayn jirin ee mujrimiintii shacabka laynjirey ayey laayen maxkamadna lasaaray ee dilka mujrimku ma noqdo xasuuq.
Ssdf dad shacaba malayn waa been iyo munaafaqad ssdf waxay ladagaala mijirtay dawladii siyaad bare oo kaliya waligeed dad rayida malayn mana ladagaalin
Hayaay, sheeko daarood oo ma qaxootigi dabargoynta isaaq ayaad ku sheegtay xasuuq, walle maanta iigu kaa dambeysa, oo kuwa la siidaayey miyaanad soo baadhid, ama kuwa isaaq ee tiro beelka ah ee daarood xasuuqay.
Wax macqula ku hadal dad magan ku ah say ku dabargoybayan teda kale anbad abtigay guri kala baxden teda kale wax qarson maha shacabki ogaden inad laysen anaga Ogaden waba laysku laya magan la layo
Waar ilaahay ayaa idin xisaabin doona kama hadlayo rag hubaysan oo siyaad bare u dagaalamey laakiin isaaq ma laynin dad rayida ilaahay ayaa idin xisaabin doono
Ma darood baa xasuuq ka sheekaynaya waxay ku dileen 500 kun oo isaaq ah ayey dileen magaaloyinkii way burburiyeen cir io dhul ayay ka garaceen oohinta joojiya iyo muusanowga
xasbunalah wanicmi wakiil dhaman waan dhagaystay 3 dan xalqadood
Jabhadihii dalka burburiyay iyo dawladuba waxay ahay mujrimiin waxaase ayaaan daro ah dadki nuucaas aha in maanta meel kasto dawlada ah ay joogaan
from samaroon 😢
Su aal markaa yaagardarnaa
@MahamedCabdi-p5h dawlada oo dad gaara xukunka maroorsaden
lkn taas loogu cudur daari maayo inay jabhaduhi ceeb ka saliim xaq ku dagaalamayay ay ahaayeen nifina nafkale danbigeeda qaadi mayso suu ilaahay swt noo sheegay
dib ayaan ka imid chanelkaaga wan ku cusbahay lkn hoos ayaan kaso bilaabay inta vedio ee aad so dhigtay wan so wada daawaday waad mahadsan tahay 👏🙏
SNM faqash baay la dagaalamysy ee maay layn qaaxoonti Bahasha Beenta naga kal yare
Horta SNM shacabka may layn jirin
Cida ay la dagaalamaysayna dawladi
Kacaanka ayay ahayd SNM xaq ayay
U dagaalamaysay iyo in ay dadka dalka
Xorayso xata saraakishii dawlada kacaanka
Ee ay qabteen way cafiyeen dagananshana
Wa la siiyay wlhy in aanan been sheegayne
Abaanduulihi C/casiis cali barre jaar ayaanu
Nahay hargeisa isago oday weyn o gaboobay ah
Caruurtisanu zxp nahay weliba imikana wixi hore
Wa laga bogsaday qof waliba dadkiisa dhinac haka raaco cidi isku jaalka ah
@@casuuseahmed979
ILLAAHAY baa ina dilayee way xasuuqday lkn waa laga tacadi badnaa sida kufsiga iyo kibirka shacabka. Daawo kaniba waa xasuuqii snm Burco ka geysatay oo shacab ganaaxsato ah oo beesha hawiye kasoo jeeday oo weliba magan u noqday kadib dhexda ku xasuuqeen. Taariikhdu iyadaa isqorta
Dad baa meshan qabil la soo istaagi doono , lkn jabhad aan xuman sameenin ma jiro , dawladdi dhexena kaba daranba.
Sxb Waxaa Tahay Nin Wax Badan Fahmaayo Somalia Qabiil Aan Wax Xasuuqin Iyo Mid Aan La Xasuuqin Maleh Guul Somalia In̈sha Allah
Sxb waan ku salaamay marka hore, nin soo gudbintiisu ay aad u wanaagsantahay ayaad tahay oo aan xiiseeyo sheekooyinkiisa,
Waxaan kugula talinayaa inaad kaliya ku ekaato sheekooyinka novels-ka ah ee madadaalada ah sida kuwa jacaylka ku saabsan iyo wixii lamid ah oo aad iska dhaafto oo aadan galin arimaha soomaalida iyo wixii ka dhax dhacay waayo sumcadaada ayay wax u dhibayaan bulshadana way kaa kala eryayaan waxna laga faa'iidi maayo aan fitno ahayn, waa arimo lasoo dhaafay oo ay tahay in la isla ilaawo sheegsheegoodu waxba tari maayaan
Waa talo uun sxb. Mahadsanid.
May walaal waxani waa taariikh ee inla ogaado weeyi oo waxka barano si qaladaadka nuucaa ah aynu dib ugu dhicin
@@khalidoday8943 Maya waa in laga gudbo, wanaaga ayaa la sheegsheegaa oo la is xasuusiyaa xumaanta sheegsheegeeda xumaan iyo naceyb hor leh ayaa kasii dhalanaysa
Dadyowga ka gudbay ee ka heshiiyay waa macquul in taariikh ahaan loo xasuusiyo lkn anaga Soomaali hadaan nahay weli kama aynaan heshiin balaayo uun ayaa kasii dhalanaysa.
@Garaad1000 ha wll taasi waa mid jirta oo inlaga waramuun maha
Hadii aqoonyahano ay baadhayaan mooye
Oo dadkan sidan inay isu galaan waxa gaarsiiyay la baadhayo iyo siday ku timid in dadki walaalahi isku waraboobaan
Inla baadho weeyi
wad kusaxan thy sxb mhn tariiqdii madoobeyd ee somalidu isku gumaday mahoobana nabaro hore in lasoofago bulshadeena manta jogta in bdn waa kuwo dagaladi sokeya kadib dhashay waxa kamuhiimsan waxi umada isku soodhaweyna in laga sheqeyo waxa jira dad bdn oo afsomaliga barty lkn aan somali aheyn sida itobia kenya iyo kuwo kalo jecel burburkeena kala foganshaheena xili kastana baraha bulshada nagula jira hadii tariiqdeena laga shekeyna tariiqo bdn oo faaido leh waa lenahay lkn badnamijkan tariiq mhn kuwa uarakana waa maangabnimo sxb kolba intii maangoodu uu jeclhy somali oo mida wuu fahmi kara inusan danteena aheyn barnaamidkaan
Saaxib aad ayaad u mahadsantahay. Rutii mowaadiicda aad ka hadasho aad ayay u ficanyihiin, gaar ahaan kuwa taariikhiga ah. Qaabka aan wax u akhris waa cajiib. Aniga inkastoo aan Af-soomaaligu aan akhri karo haddana sidaada oo kale ma u akhri kari. Saaxib buugan xagee laga helaa?
Thank you.مشكورا
@@MohamedHassan-lw4bv Xamar Maktabadaha Hud Hud Raad Press Iyo Barakat
Jawaab ayaa lagaa rabaa.
Mahadsanid, laakin ninkii aan wadanka joogin xagow ka heli karaa.
@@MohamedHassan-lw4bv Waa Kuusoo Qoray Sxb
Kuwii isaaq laga laayey ka waran hadii kale warkaagu waa dhinac
@@cabdikariimyuusuf233 Waa Kawaramay
Soomaliya cid aan wax xasuuqin majiryo dawlad iyo jamhad .
Sumuni maxaa aquro wax laweydiinayaa dad aan wax ba kalabsan muxuulayay
Ninka saraakiil sii daayey muxuu shacab faramadhan u dilayaa.
Dadka isku mid ma ahan meeshana system cadalad kama jirin waxey iska aheed maleeshiyo . Maan gaabta aya dadka leyneese isla xisaabtan na majirin
Qabyaaladu waa wax xun xataa kama xishoonaysid dumarka iyo caruurta😢
WAAR ALLE KA YAAB , ANAGA AYAA JOOGNEE OO BEENTA ISKA DAA , WALZAAHI WAA BEEN CAD.
Shukran wll ❤
Been raad maleh 😊war dadka kaa daaf suunta
snm shaacab meey leen ee waa basaaski siyad bare ayeeey leeysey
Ninka saraakiil sii daaayay maad iga dhaadhicanaysaa ayaa dumar iyo maati dilay, waad ooyi kartaa nio😂
Anigaba dhagaystay nin ku fanaya su u xasuqay shacabki Ogaden wana laga dinwan galiyay u anta sido kale nin youtube ku jira o dhawac ahan ku badbaday ba jira
Xasuuqyadii ruwanda ka dhacayba show kuwo lamida dhulkeena ka daf ahaa
War heedhe aaway xasuuqii shabelada hoose magaalada Qoryoley xerooyin kuyaaley oo ahaa (xero kowaad, xero labaad, xero sadexaad). Adigoo mahadsan bal xasuuqaa wax ka soo diyaari. Goobjoog baan ahaa. Dadka qaarna xerooyinka ayaa lagu laayey qaarna 120 tuulo oo wadooyin iyo beero leh ayaa lagu laayey oo udhaxeeya Qoryoley ilaa Afmadow.
Wx kasugnaba waa xasuuq yadi ey gesten dowladi sabbtay in jamhadu dagallanto xasuqa mid kaxun kahoreyay away isaga kaga fadhina wll bahasha halka dhinac kada kheyr qabow
Ey ey dhalay baad thy borama anagaa 40yrs kunoqonay sidaan u dhex joognay boorama snm cidna waxba kuma yeelin afkayagana anagaa ka qiranay somaliland will be one insha Allah umada wada lehna kanoo kale ha dhagaysanina ayaan leeyhy
Buugba laga so xiganaya zhp isagu musan dhihin
Cidkasta baa og in dad lagu baab'iyay
Beenale ilahay iyo rasuulba aqoon
Sxb anoo reer Hargeysa baa og in dad lgu laayey
Ree boorama ha sheegan cidina aamin, ma waxad qaranaysa dhalintii waalidkood ku waayey,waalidkii ubadkiisa ku waayey waxad difaacaysa rag dulmiyaala oo laayey Dad maatiya oo hub haysan Dumar iyo ciyaalna u badna.Waar dulmiga uu dhacay Waxase qurux badnayd inaa tidhaahdo wa laga heshiiyey Allaha naxariistta jano ha ka waraabiyo dadku ku geeriyooday dulmigii Febraayo loo geystay
Waa sheeko daarood waxaagu waryaa waanu fahanay
Runtaa Ku dhibaysa hadii laydin yiraahda waxaad layseen waad muraara dilacaysaan
Waar 200 000 ayaa laga dilay isaaq adna waxad xasuuq ka dhigaydaa 90 meel lagu dilay jabhadihii ogaadeenka ahaa iyo afar kale oo meel lagu dilay waar wixii meesha ka dhacayay ilaa 1982 ka warran
"Maxkmadii sumuni cadaalad ayay ahayd, Waayo dhibanyaal ayaa la horkeenayay, may ahayn sidii mxkamdii geele yusuf oo kale,.
Ilahy ku cadab cadawga somaliland ha dhoco
Ma runtaa diidaysaa , ninkan buug la qoray buu ka aqrina.
Waar dadka ha habarin annagaa reer somaliland ahe wixi la shego arago dhaaf taswiir xun hanaga bixine
Hadii Barbara Sidaa Aad Ka Sheegtay Ka Jirtay,
WLLHI GOBANIMAA KA YEEDHAY
OO KA SUGNAATAY,
MNSHLH MNSHLH ALLOW BARAKEE REER SOMALILAND 🎉
iyagoo jabhad Ah Bay Maxkamad Lahaayeen Oo ay Cadaalad Ku Dadaalayeen
Cadaalada wax uu qofku sameyay la ogayn o usan isdifaaci karin goormay cadalad noqotay😂
Cadaalad aaa?😂
@MohaydinMose zxp Marka Loo Eego Wixii Dhacayay 1991 Waliba Ka Dhacayay Caro soomaali Dagto Oo Dhan,
Hadaadan Akhrisan anigu waan akhristee, waa Wax aan la malayn karin,
Markaan Barbar Dhigo Barbara Waxa Ka Dhacay Cadaalad Aada Baa Ka Dhacday wllhi
@@bilalabdi9148 laga Yaabaa Inaad Orom Tahay Oonad Fahminba Videoga,
Se Inaad Wax Qortu Uun Aad Iska Rabto .
@@operatormaxamedsomalicadaaladu ma xasuuqa 100qof ee qaxootiga ah baa 😂😂 Malaha cadaaladu isku si uma naqaan 😂😂
Waa been wax ka jiraa majiraan mooyankaan hawiye uu khaldayaa anuguu rabaa in been noosheego xassan shiikh baa soo diray
Waa flim in daaroodka layku diraa larabaa waa been ssdf dad shacaba malayn walaahi anigaa joogay galaadi mareexaan waa joogeen waliba celi caadi bay ujoogeen
Waa.beenaale.kii.ugu.weynaa.cidbaa.dhabarka.sootabatay.warkaa.mahayno.inamaste.iskahadle.dadkii.dalkoda.laburburiyey.eelaxasuuqay.dadkii.isaaq.bayahaayeenkuwii.xasuuqay.way.cafiyeen.
Xasuuqii Hargeysa iyo burco iyaggana kasoo hadal kuwaasaa ugu Halis darnaaye
@@dhamme0 Insha Allah Waa Daraaseyna Janlkana Wa Loo Simanyahay
Dhamen xasuuqii aad laascaanood Ka samaysay Ka waran burco iyo hargaysana adaa dad Ku xansuuqay
Midka Kale wuxuu ahaa gadabuursi afguduuda ninkaadi oo ahaa korneyl
Oo iyaga berbera maxa keenay ma hooyadoodba lahayd 😏😼
VIVA SOMALILAND❤, VIVA SNM❤️
Hadaad ma hooyadaabaa lahayd Berbera ina abaarsaw
@QoobjalowQoobjalow berbera waa ka miisaan wayntahay tuuloyinka aad degtaan bro kkk waa laguu ogolyahay inaad riyooto 😁😼
@Ayaanle133 tuulooyinkaa maad Ka samirtid xoolaw waadiga intaa Ku qarwayee cuqdad aabeheedaay Berbera waan Ka maarmaaye adigu iga maaran
@@QoobjalowQoobjalow bari hore ayaan ka maarmay sxb waliba waan idiin duceeyay inaad horumar gaadhan mustaqbalka 💚🍏
Walal dadka waxa xun eeqofkaaga sheekeyey
Haha sheekayn snm dadku ay yidhaahdaan waa dadka dhibi jiray iyo kuwa kale oo wanaagsan iskuma jiraan
Qaxootiga aad sheegyso waxay ahaayen darodkij la rabay in dhulkayaga lagu deegaameeyo.. waar isaaqu waa gob, anagana qaar daroda siidaynay maalmahaas
Sawirka aad isticmaashay ee odayga iyo dhawr ka caruurtaa waxaa kujira abwaan xasan daahir ismacil weedhsame oo hada ah abwaan ree hargeisa ah isagaana baahiyay hada kahor
Deheeye miyaanu Alle ka baqayn waxaasi oo dad ah lamadilin Alle halaga baqo maalin ayaa imin run mooyaane aanay beeni jirin.
Way ku danqaysaa walal dad intaa la’eg oo la xasuuqay hal maalin hadana waa xaqiiqo dhacday raga la rabo inay ka garaaban wa dhalinyarada hada joogta
Sh Xasan Daheeye run buu sheegayaa, anigu waqtigaa waan joogay waxan ahaa dadkii ka badbaaday Xasuuqa. Waxan arkay baabuur TX ahaa oo uu lahaa Mayorkii magaalada M Xasan Maaful iyo qoyskiisa ilaa 9 qof dhammaan lagu dilay, waxa ka badbaaday gabadh sida aan maqlay. Baabuurkaasi waxa lagu furay Qoriga shilkaha waxa uu muddo hor yaalay halka imika xafiiska xeer ilaalinta Borama.
Guddoomiyihii waxbarashada Dahir Xasan si fiican baan u garanayaa in maalintaa la dilay, Meesha la gubay waa Babonass oo ka soo hor jeeda Saldhigga dhexe ee Boorama. Dad badan oo hal door ah ayaa la laayey... Lkn ninka ciidanka watay waxa uu ahaa C Darawal isagaa ka sheekeeyey. ..
Kuwa wax dilay iyo kuwa difacaya wa isku mid wayo dhig islam ayu ku faraxsan yahay
@@hodanc6255 Kuwa wax dilayey waxay ahaayeen jabhadihii kuwa wax difaacayeyna ciidamadii waddanka osku dembi ma noqon karaan
Awowgay oo ku jiray ganacsadayaasha borama ayaa 4xabadood lagu dhuftay oo mayd ahaan looga tagay ilaahay unbaa ka badbaadiyay
Waxii ganacsade magalada joogayna waala dilay xoolahoodiina la dhacay
Dhiigo qulqulaya ayaa lagu dhax ciyaarayay oo heeso lga dul qaadayay
Marka taariikhahan dagaalada sokeeye laga sheekeynayo dadku xayawaano caadiyay isku badaleen ee bil aadan lguma tilmaami karayo
Ee walaal buugtan soo badi si inay dib inoosoo marto uga diktoonaano oo waxka barano
nio ilmaderayaal tani qacama heeda ayay isku xaray naysaaye inaga dayo xagga ilahay ukaca uun
ASC sxb noo sii wad si loogu wacyi qaato dad badan ayaan ogsyn xasuuqii laysu gaystay qabyaalad darteed marka runta ha ka gaban way jiraan in dad badan ku maagayaan oo soomaalidu runta ma jecla
Wcs
Maydka askari jiifa laga dhigiyo iyo falalka waxshnimada leh waa been abuur cad
Niyhoe dadkan ku bootaynaya ma inaad shekata adigu qortay bay mooden , buugan wax kasta oo dhacay bu ka shegsyn ee marka rerkooda ka shegaynaya ha sugaan
Buugaan warbixintiisu maad noo dhameystird meel fiican bay ku go,daye ugaas
Mustaqbalka Insha Allah
Samarooon iyo isaaqu taarikdoodu
Ma snm bay ka bilaaabataa 1000sano ismay garab daganaaadeen hadiii colaaadi kadhacayso laaakiin sooomaaali odhan waxaa cadaawad dhex dhigay siyaadbare reerwalba reerbuu ku hubeeyay se qaxoontigu dadka ugu dhibta badan ayay ahaayeen oo waxay qaadi jireen xoolaha beer aan lahayn oo beeran way qaateenba
Dad magan ku ah intad laysen bad isla iagayi ku ben aburane qof magan ku ah awod maba leh wa dhaqan ad xun
Funcking fidna video from you!!!
Benaalee...
Alaylahee waa inaan buugaas soo gataa
Hadli ale idmo
Subxaanallah maxaanu citiraaf helnaa cuqubay na geliyeen ILLAAHAY xaaq bal wllo soo badi aanu ku cibro qaadanee
2 xasuq ki Ogaden iyo gadabursi wax la qarin karo mahayn teda kale anigaba abtigay guri lagala baxay
Abti bookga hal dhinac waaye.
Waa Been cad
Sxbow barnamijki tusmo ma qeybta sadexad ayuu ku ekaa mudane 😢
MYa
@@QarniJoog102 Hye bro inaga sodhaqso waan sugi lanahe 😊
Sheekada ninkan inay been tahay waxaad ku garanaysaa wuxuu ku leeyey waxa lasiidayey saraakiishii ciidanka ee shacabka dhibta ku hayey markii waxba laga sheeganwayey hadana wuxuu ku leeyey waxa lalaayey shacab aan waxba galabsan oo qaxoonti ah bal isdhaafkaa eega haddii qabiil wax lagu laynaayo miyaa isaga iyo kuwa kale ee lasiidayey lalaayo adeer SNM shacab malayn jirin ee mujrimiintii shacabka laynjirey ayey laayen maxkamadna lasaaray ee dilka mujrimku ma noqdo xasuuq.
This information was byes. Daroo Propaganda
Sxb buuga madxafka cadaabta asago pdf ah ma heli karaa
Pdf Wali Marag
Ssdf dad shacaba malayn waa been iyo munaafaqad ssdf waxay ladagaala mijirtay dawladii siyaad bare oo kaliya waligeed dad rayida malayn mana ladagaalin
Bossso 1993 doon sucudiga dad lagaso tarxilay wady ma maqshy wixi ka dhacy😊
Hayaay, sheeko daarood oo ma qaxootigi dabargoynta isaaq ayaad ku sheegtay xasuuq, walle maanta iigu kaa dambeysa, oo kuwa la siidaayey miyaanad soo baadhid, ama kuwa isaaq ee tiro beelka ah ee daarood xasuuqay.
Anagu sidada magan ma laynayo wa dhaqan ad xun iyo fulaynimo
@hodanc6255 daarood baa maganta dila, ee hadaanu isaaq nahay anagu waanu gibanimo dagaalana indr, magaraha kaa lunsane
Wax macqula ku hadal dad magan ku ah say ku dabargoybayan teda kale anbad abtigay guri kala baxden teda kale wax qarson maha shacabki ogaden inad laysen anaga Ogaden waba laysku laya magan la layo
@@hodanc6255 indr hodaney dawladi afweyne tacadiyadi iyo xasuuqyadi ay geesatay waa la wada ogyahay, hadi abtiga inu kuwaa kujirayna waa wax dhici karta. Balse hadaanu isaaq nahay nin aan dagaal nagula jirin marna maanu dilin.
Waa sheeko daarood
Sheekadi tusmo ma jojisey😢
Lengad Qarni joog
kani waa neenale cadiya wax u fiyus ku radsadu wayay cabdilahi yusuf ayaa sida sameyay caydid ayaa sida samiyay snm ayaa sida samaysay najiskan
Xag jir bad tahay ey.eydhalay
aniga miyad i cayaysa mise qof kale
Snm waxay ku dagaalamaysan xaq
Dadka ganacsatadana ma ayagaa qoryo watay.
Waxaaga waa xaar cadiya😂
Waa been cad waxa uu qoray ninkan hadlaya
Inaad qadadwayntii tahay waan dareemay wlhi 😂
Wariye halkaa waaheen waad khaladay ee dib u eg
Ale afka ku marooji beenaale
beencad majirto
Waxan garan la ahy waxa markasta loo laayo dadka daroodka oo aay aad oogu nacebyihiin dadka kle ee soomaliyeed
@@axmedcabdimaxamud4214 Majirto Somaali Aanan La Xasuuqin
QOXOONTIYADA AAD SHEGAYSA IMISA AYAY DILEEN IYAGU MAXAD U SHEEGI WAYDAY. SUMUNI INTII DADKA R.BERBERA LAAYAY AYU DILAY INTI KALE WALASIDAYAY
Waar ilaahay ayaa idin xisaabin doona kama hadlayo rag hubaysan oo siyaad bare u dagaalamey laakiin isaaq ma laynin dad rayida ilaahay ayaa idin xisaabin doono
Allah hadad taqan dadka dadka layay dhigoda madan dafirten adiga iyo gacankudhigle isku danbi bad tihin aniga abtigay guri lagala baxay
Ma darood baa xasuuq ka sheekaynaya waxay ku dileen 500 kun oo isaaq ah ayey dileen magaaloyinkii way burburiyeen cir io dhul ayay ka garaceen oohinta joojiya iyo muusanowga
Dhakh dhakh futada xejista wx walba waa ladaba gelayaa reer. Abaarso
Beenaale Ayaan tahay waanukudili halkaadjoogto waanu ognahay doofaaryahaw
Anigaa 😩
War SaaS in la isugu boteeyo goorme u dambaysay.
Waar waxaaad qorayso iska hubso
Fake news