Af Gambigii Cirro 1975-1978 Fashilka Af Gambiga Sarakishi La Togtay Baxsashadi C/Laahi Yusuf Dagalki

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 159

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  8 месяцев назад +18

    Flow Iso Dheh
    facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL

  • @AbdifitaahjamacHayir
    @AbdifitaahjamacHayir 10 месяцев назад +29

    Allaha unaxaristo adeerky Mahamud Sheekh Osman Ciro

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 месяца назад

      😂😂😂 dhabayco naagi naagi dhashay ilaah uma naxariisto

  • @fahmahassan6335
    @fahmahassan6335 5 месяцев назад +8

    Aniga markan aqliga so yeshay qax dil walashey horteyda ku dhimatay.. lkn mar walba waxan rajen jiray maalin un wadankena o nabad no noqto koley sayid bare ilahay ha u naxaristo waxoow ahaadaba ilen waxan ehen dad jiro lkn maanta away somali qurbo joog iska noqonay dhib socdo ilahay umada somali xaga ha tuso🤲🏾🤲🏾 walalkey Mahadsanid waa qiso wax ku ool eh😘👍

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  5 месяцев назад +3

      Amin Adaa Mudan

    • @mohamedabdinur75
      @mohamedabdinur75 2 месяца назад +1

      Walal, Alle Subxanawatacala haunaxaristo walasha. Amiin Amiin.

  • @baari100
    @baari100 2 месяца назад +2

    Allah ha u Naxariisto Adeer Maxamud Sheikh Cisman. Iyo Adeer Cabdilahi Yusuf Axmed

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 7 месяцев назад +8

    Waa run. Dagaalkii 1977 waxaa talo ugu tagay 300 oo odayaal ah ka soo jeeda somali galbeed waxayna u sheegen inan somalia dagaalka galin laakin. Jabhada u tageero. Somalia gadaal ka joogto. Dhanka wada in lagu qasbo ethiopia marka la xanuujiyo laakin wuu diiday qar iska tuur allah u naxariistee jaaale maxamed siyad bare

  • @stellagurxan5050
    @stellagurxan5050 9 месяцев назад +8

    Allaha unaxaristo Abti said Abdulle Gorod😢😢

  • @kooxdashantasomaliyeed8197
    @kooxdashantasomaliyeed8197 Год назад +8

    Allaha u naxariisto abdulahi iyo cirro

  • @bashir871
    @bashir871 Год назад +14

    Habeen hanaga maqnaan sxb alle haku sharfee

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Год назад +10

    Good history thanks 🙏👍👍👍

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Год назад +2

      Thanks for listening

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 11 месяцев назад

      INQILAABKII MAJEERTEEN WUU FASHILMAY, KII LABAAD EE 2006 CABDULAHI YUUSUF EE UU XABASHI KU SOO GELIYEY MUQDISHO WUU FASHILMAY. REERKAAS MADAXDOODA WAXAA DHAQAN U AH ( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEEYEY ) KHAYAANADOODII SOMAALI OO DHAN AYAA FAHAMTEY MAANTA CID WARKOODA AAMINEYSA MA JIRTO. WAA ALLE MAHADII.

  • @FaadumoMuuse-hs9ix
    @FaadumoMuuse-hs9ix Год назад +8

    Sheekadii cilmi boodhari aboowe qaybtii kale aaway❤❤

  • @SmilingBreadLoaf-gt9hx
    @SmilingBreadLoaf-gt9hx Год назад +14

    Maxamed shiikh cusmaan cirro

  • @IsmailAbtidon
    @IsmailAbtidon Месяц назад +1

    Adiga ma ku qasbayo taytel madaxwene maba ahay ama ahanin cadowgi ugu xuma cidanka qaran somalia 🇸🇴 wuxuu ka mid ahaa kuwii cadawgu gatay

  • @BilaalSaid-i2r
    @BilaalSaid-i2r 22 дня назад +2

    🎉❤zr

  • @NaciimoCali-y1p
    @NaciimoCali-y1p 3 месяца назад +3

    Aderky cabdulahi yusuf ilhy haw nxaristo wuxu aha halyey diiday gumysiga siyad bare lkn morganba doqon noqdey oo naag racy 😊

  • @SmilingBreadLoaf-gt9hx
    @SmilingBreadLoaf-gt9hx Год назад +8

    Alle ha u naxariista

  • @awesamin1930
    @awesamin1930 Год назад +6

    Mahadsanid. Waa warbixin qiimo iyo qaayo leh.

  • @bestchannelforgaming9686
    @bestchannelforgaming9686 4 месяца назад +4

    Ninkii waalnaa🎉

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut Год назад +11

    Cabdilaahi Yuusuf Nin la Amraayey Dagaalka Waxaa Hogaaminayey Maarshaar Maxamed Cali Samatar Oo Amraayey Cabdilaahi Yuusuf

  • @AxmadWali-mv8xn
    @AxmadWali-mv8xn Год назад +2

    GOOD history thanks pro

  • @gahmed5947
    @gahmed5947 Год назад +7

    Sxbow caruur ba chanelkaga ku xiran shaw....
    Dhamaantod Sheekoyinki jacaylka ayay wada rabaane....

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 9 месяцев назад +3

    Si qurux badan ayey Uga sheekeeyeen Taariikhda Af gambigii dhicisoobey , Noo soo wada sheekoyinka macanka badan

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Год назад +7

    Qarni joog wa ku sugay lpx Horey usoco sxb guleyso

  • @SiciidMaxamud-v8e
    @SiciidMaxamud-v8e Год назад +8

    SAREEEYE gaaaas sadex xidigle maxamuud sheekh cismaan cirro looma taliyaaan dulmi diida❤

  • @siciidlibaax3680
    @siciidlibaax3680 Год назад +5

    Thanks ❤❤❤

  • @mohamedmoalin77
    @mohamedmoalin77 Год назад +7

    First pin pro🎉

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 Год назад +21

    Maxaa laga dheefay iimaan la,aantii iyo dayuusnimadii dalka lagu burburiyay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Год назад +4

      maxa laga faaidey afweyene 21 sanno haystey ilaa hala million somalia xabasha ku darey waad iga so hor jeedan iyadoon afweyen somali dooran wagi xoryadana uu ahaa askri sirdoonaka talyaankgaa afweyen rush baa keeney rush baan ridey

    • @Abdullw-xx8tj
      @Abdullw-xx8tj 11 месяцев назад

      waxa laga sheegay 32kabaxdi inaad afsomaliga sida loqoro barato dadkii afsomaliga ku qortay aad ku aflagadeyso​@@abdullahiomarali5241

  • @hilaalabdirahman6764
    @hilaalabdirahman6764 Год назад +7

    Well come back pro🎉

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 Год назад +6

    Tariikhdu Siday ahayd bad oga shekeysay wll hadaanu nahay Somali galbeed dagalki 77 dhibaato wayn buu noo gaystay

  • @Norabdik
    @Norabdik 11 месяцев назад +1

    Golden Era❤

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y Год назад +11

    Waa qiso qabiil iyo qudhun ka buuxo ayaga ayaana wafanka bur buriyay

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 4 месяца назад +1

    Ziyaad bare isagaa uga wacnaa c laahi yuusuf

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali 9 месяцев назад +3

    Waa jaajuuskii itoobiya wuuna ahaystaa wuxuu qabtay

  • @cayuuka2488
    @cayuuka2488 Год назад +20

    ragaani waa ragii soomaali meesha ay taalo dhigay dan soomaaliyeedna mawadin balse niman kursiga uwaashay ayay ahaayeen dan kalana mahayn kuwaas meel daran alaha ka tuuro

    • @kingofvines7367
      @kingofvines7367 7 месяцев назад +3

      Sax waye waxa eey rabeyn waa uun kursi bal is weydii hadii afgambiga toosi laha so isla meeshi maha military military ku badaal ayey noqon laheed lakin somalida qabyalada aya washay. Marki siyad bare la bixin waye aya karka qabiil la isticmalay watan manta la fur furi la‘yahay

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Год назад +5

    6:20 Gaashaanle sare, Air force pilot, AUN Maxamuud Maxamed Guuleed taliyihii ciidanka cirka iyo Somali Airlines dagaalkii ka dib noqday.

  • @JamaSeed-ds5nc
    @JamaSeed-ds5nc 25 дней назад +1

    Ciro Halyeey wuu Dhaafay

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Год назад +8

    Waad ku mahadsan tahay dadalkaga

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 11 месяцев назад +2

    That means goaan qaldan io waqti qaldanba guul laguma gaaro😢

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 4 месяца назад +3

    Halkaas waxaa laga fahmi karaa Abdulahi Yusuf inuu ahaa nin qabiili ah sido kle damac kursi ayaa waday kaarka qabiilka ayuu xoqde oo uu dalkii ku burburiye aakhirkii

  • @abdilfattahismael1167
    @abdilfattahismael1167 Год назад +3

    Waa warbixin taarikhi ah

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 Год назад +3

    Sheeko bilaa macne ah

  • @Gucumaale
    @Gucumaale 11 месяцев назад +3

    Negtive news

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 11 месяцев назад +2

    Mhdsnd nio Buugaa niyaddaan ku hayaa hadana waan ilaawaa.

  • @BilaalSaid-i2r
    @BilaalSaid-i2r 22 дня назад +1

    Transfer

  • @maxamed104
    @maxamed104 Год назад +3

    ❤❤❤

  • @MaxamadcabdiNuure
    @MaxamadcabdiNuure Год назад +5

    Waxaan adan male qisooyinka noowad

  • @ibrahimgas885
    @ibrahimgas885 Год назад +8

    af-gembiga waxa ku jiray adeerkay G/sare cumar gaas macawiye oo aha madaxa ciidanka difaaca cirka
    oo marka ku jiray aroos 17-4-1979 wana marki uu dhicisobay cinqilaabki
    sareeyo guuto axmed ciro,abdulahi yusuf
    inqilaabka waxa fashiliyay maxamed siciid morgan ka dib waxa hadiyad loo siiyay gabadh uu dhalay maxamed siyaad bare
    runti qisadan wa qiso sheeko iyo taariikh badan xambaarsan

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Год назад

      Ha Legand

    • @safarle9284
      @safarle9284 Год назад +2

      taarikhdii xunba ninbeey taariikh cajiib ah u tahay, wadankeena oo aan hormarin karno baan nacasnimo iyo reer hebel iyo kursi jaceyl ama halagu amaano dagaal sokeeye oo wadankii iyo dadkiiba dib u dhigay ku hungoownay. Allow Alle

    • @ibrahimgas885
      @ibrahimgas885 Год назад +2

      @@safarle9284 safarle marka hore mahadsanid ra,yiga aad la timi lakin mid ha iloobin inad tahay somali dagaal yahan oo aan gardaro ogolayn.
      waxad tahay nin taariikh ku leh caalamka,waxa isugu kaa
      tagay carab&gaalo wax kasta aya lagugu sameyay oo qatar ah weli waxa laga dhigay qoxooti 1977-2024
      waxad tahay alaa wato wehel uma baahno(somali ha nolato)

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Год назад +6

    Sheekooyinka jaceelka Somalia hore ama nolosha Somalidii hore inoo soo turjin dil waakadaalee

    • @gahmed5947
      @gahmed5947 Год назад +3

      Jacayl iyo.shekoyin jilicsan mxd ku fali sxb
      Maskaxda kori oo ka faaidayso nin adag aad noqotide

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar Год назад

      @@gahmed5947 wuu jilcan yahay yaa ku dhaahay ?

  • @abdiabdulahi9343
    @abdiabdulahi9343 Год назад +3

    Alla beeeen badanaayeeeeey.....wallee Aakhiro warbaa jiro.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +3

    QORAALKA TAARIIKHDA ISKA SAX AFGAMBIGII MAJEERTEEN KU WATEEN WUXUU AHAA 1979 HADAANAN QALDANAYN

  • @hassanmowlod8298
    @hassanmowlod8298 8 месяцев назад +2

    Burbukii Somali

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 Год назад +4

    Walee Aakhiro xisaab baa taalaa kursi dartii baa dhiigi umada loo baneystay

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Год назад +2

    Xil ayaan dowlada u haynayna waanan afganbinaynay yaahuu waxay ahayd doqonimo iyo dal burburin ilahay soomaali idiinka xaqdoon lugooyada aad noo gaysateen

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Год назад

      Majeerteen kuma qanacsana wax ka sokeeya madaxweyne sababtaa ayaana kaanay inay dawladdii dhamayd burburiyaan ilaa haddana wadanka iyaguu ka degi la yahay

  • @najmiita1
    @najmiita1 Год назад +4

    Wllo pls somalidi hore iyo jacaylki nozo gali chanalku 28 ayu marayay haderna 34 m.a sheekadi dheeho dadku way ka helen ee kuwa nocasa noso gali

  • @abdirahmanahmed7403
    @abdirahmanahmed7403 2 месяца назад +2

    Hoyada usheeg

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 4 месяца назад +2

    C LAAHI YUUSUF WUXUU AHAA DAGAAL OOGE IYO KHAAY8MAL WADAN

  • @abdirisakjaylani4074
    @abdirisakjaylani4074 Год назад +4

    Figured it also

  • @weladisimseedisim5733
    @weladisimseedisim5733 11 месяцев назад +4

    shame full story baad ka hadlaysaa
    wax Somalida isku soo dhawaynaya ka hadal please. and please

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  11 месяцев назад +1

      Runta Ayaa Isku So Dhaweyn Karto

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor 4 месяца назад +3

    Inqilaabkii 21/10/1969 waa kii Somaliya sabab u ahaa in lees aaminin ilaa hada 2024 Rajiimkii Kalitaliska MSBare lkn waxaa ka xun kuwa uu dhibaateeye oo maanta qurunka Qabiilka ku amaanaya isagoo Aaabayaashood uu dilay Hooyooninkii kufasaday waxaa xasuus mudan haduu ahaa MSBare kuma dhinteen Qaxooti qarsoodina Dalka laguma soo galilaheeyn

  • @FuadAbdillahi-wh1kl
    @FuadAbdillahi-wh1kl Год назад +3

    Qisooyinkii qaskii soomaaliya qaybka mida dheh

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 10 месяцев назад +6

    Cabdilaahi.yuusuf wuxuu ka.mid ahaa cunsuriyiinta wadanka.baabi.iyay

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Год назад +6

    CABDULLAAHI YUUSUF TAARIIKHDIISII FOOSHAXUMAYD WAXAY KU DHAMMAATAY INUU 30,000 CIIDAN ETHIOPIAN AH SOO GALIYO CAASIMADDA SOOMAALIYEED USAGOO HORGAL AH , NINKA UU WAX KASHEEGAYAANA WAA MAXAMED SIYAAD OO 30,000 CIIDAMADA ETHIOPIA OO MAXAABIIS AH XABSIYADA KA BUUXIYEY

    • @Aybmhm
      @Aybmhm Год назад +2

      Nio cadbulaahi yuusuf inooma turin,
      Bal m siyaad bare maxay karabeen
      Dalki burbur iyo baa'ba waxaanan aheen miyay nookeeneeen

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 9 месяцев назад +2

      @@Aybmhm siyaad meyku washen ooy shekadisah wad wadan ee carhashegan,30ee siyad kadabeysay siday ugalan dalki ey ubayen ooy shacabkanah kharnah layen kharnah kacaran dalki somaliya ee micin budan sawaxil iyo galadabah ee ukhaxan shacabkih somaliyed markilagu dumarkih lafsaday carurtih iyo ciralibah lawadah diley bey karan casimadih somaliyed ooy man galan keykatigih iyo wadamadah galadah ooy ku dhiban yihin somalia dih uqaxay oo kharkod cartih lagah khatay ooy gablan mel lafadhiyan dabigas waxa iskalah muryantih kasosartay dalkodih ee rabigay ha ukenoh nasar kharkhabah iyo homiyah dacad u ah dalka iyo umadah somaliyed oo nabad uhorsadah amiin yah alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @NadiiraDahirmahamed-ve1ne
    @NadiiraDahirmahamed-ve1ne 10 месяцев назад +3

    Wale mj lagabaq kulaah😂😂😂

  • @husseinosmannur5206
    @husseinosmannur5206 Год назад +3

    Waryaa ma engineer abshir muse 1975 ayaa ahaa maareeyaha wakaalada xooga korontada ?

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb Год назад +3

    Af soomaaligaaga dib u eeg

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 Год назад +3

    Puntland ma ogsoon tahay
    Lacagta Galkacayo ka soo
    Socota ee puntland in lagu
    dumiyo loo soo diray.
    Lacagtaasi maanta ilaa iyo
    Caawa ayey Garoowe ku soo aadan tahay ee ha laga
    Digtoonaado.

  • @abdulahmed8321
    @abdulahmed8321 Год назад +8

    Mujaahid Maxamed Diyaad bare Geesiga africada Bari
    Dhiig bu ka keenay Ethopia
    Inqilaabkii Majeerteen
    Wuxuu u adeegsaday Guulwadayaalna ka dhigtay
    Hawiye,Jareer,Madhiban,isaaq

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 Год назад +3

    Cabdullahi yussuf soma eheyn kii xabashi somalia keenay xabashi oo saamaali aduunka ugu neceb ma qofkaas ayan wadani dhihi karaa qofka wadaniga eh masoo raaco ama masoo kaxeyayo kuwa dalkisa iyo dadkiisa neceb

  • @BilaalSaid-i2r
    @BilaalSaid-i2r 22 дня назад

    L😮😮and 😂❤

  • @gureytuke
    @gureytuke 9 месяцев назад +1

    Amaan duulkii guud ee ciidanka cirka generaal sarre cirro waxuu ahaa nin military ah oo dagaalka yaqaan waa ninki ithopia ka saaray talis guud ee ka soo duuli jireen ithopia waxa kale oo ahaa nin ka aqoon badan siyaad cinqilabka asba siyaad barre xoogg ku qabsadey asna xoog isku Dayey waxaan maqla waxa uu qabtay saraakiil badan sida generaal ciriiri ,galaal balse markii danbe ayey dagaalku adkaaday waana la qabtay , lkn waxa kacay jamhado

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Год назад +3

    AHUN

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Год назад +5

    Khaladki ugu weynaa oo Siyaad Barre sameeyey waxay aheyd inuu Cabdillahi Yusuf dilin waayo waddanka Somalia ma baaba'deen.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Год назад

      GAFKAAS OO KALE WAXAA IYAGUNA GALAY URURKII AL-ITAXAAD OO INTAY GACANTA KU DHIGEEN CABDULLAAHI YUUSUF SIIDAAYEY , SABABTUNA WAXAY AHAYD QAAR WADAADADA KAMID AHAA OO REER AHAAN UGU HOGOOGTAY, ILAYN SOOMAALI QABYAALADDA AYAA WAX WALBA KALA WEYNE
      MAXAY DHASHAY , TAARIIKH MADOW IYO IHAANO UBADKA SOOMAALIYEED DHAXLIDOONAAN IN CIIDAN ETHIOPIAN AH CAASIMADDA SOOMAALIYEED KUTUBTA QUR'AANKA AH NAJAASADA ISAGA TIRAAN DADKANA WAXAY DOONAAN KU SAMEEYAAN

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 Год назад +1

      Kaladkii siyaad bare ugu weynaa waa Aayadihii quraanka ee oow beeniyey

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis Год назад +1

      @@gigachad9879
      Wa runta. Labaduba CAQLI badan oo ku salleysan cadaalad shaqsani ah mayna laimaan. Kuwa maanta joogaaba ka daranba. Allahu u naxariisto iyyaga iyo shacabka ooy in badan u xasuuqamtay dhibka ay horseedeen afarta iskuhaysatay dowladda.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 месяцев назад +1

    Nin wadankiina itoobiya u soo kaxaystay warkiisa waxba kama jiraan dembi kaweyn majiro

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Год назад +3

    ISAGA NAFTIISA AYAA CADDAYNAYA IN AFGAMBIGU AHAA MID REERAYSAN MAXAAYEELAY RAGGUU LEEYAHAY WAAN KAWADA TASHANAYNAY WAA DHOWR NIN ILMA -ADEERADIIS AH , SIDOO KALE WAXAA HALKAAN LAGA DAREEMAYAA IN SI QABYAALADAYSAN SARAAKIISHA CIIDANKA LOOGA BUUXIYEY CABDULLAAHI YUUSUF REERKOODA
    XILIGII CABDIRASHIID CALI SHARMARKE , OO AAD ARKAYSO SOOMAALIDA KALE OO LAYSKU DARAY INAY KASII BADAN YIHIIN WAANA MIDDA SABABTA U AHAYD INAY ISU ARKAAN RAG WAX MUQUUNINKARA ,LAAKIIN WAXAY ILOOBEEN NINKA KA HORREEYAA INUU YAHAY MAXAMED SIYAAD OO SHEEKOOYINKOODA WAA HORE KA QALIN JABIYEY

  • @drmohamedrage7704
    @drmohamedrage7704 Год назад +4

    Qaybo kale kasoqad

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 Год назад +2

    Mawayday thaariikh fiican oo aad kasheekayso inta aad dadka waqtiga uga dhuminaysay Abdullahi yusuf(ina yay) oo ahaa ninkii ugu horeeyay ee qarankii sirtiisii kagaday cadawga soomaaliya oo ah Ethiopia…. Abdullahi yusuf asalkii waa Ethiopian…. Abdullahi yusuf waxaa looshiibay qaybtii 60damaad ee baydhabi Fadhigoodu ahaa hal xabo maridin waa diiday ina dagaalamaan. Ragii Dagaalka ka galay Waxaa Kamid ahaa General Mahamed Farah Aidid .. Oo AdisAbaba ujirsaday 90kM. Aidid ayaa lasheegaa inuu ahaa Ninii Dajiyay kaartadii Dagaalka Ethiopia lagu galay maadama uu aha ninkii jaamacada Raashiya ee military war 5 sanno kusoo qaatay.Waxaa kaloo mid ahaa Gen Libaan Afdooje oo ahaa ninkii qabtay Kaaramardha oo biyaha kufuray.. Waxaa kaloo kamid ahaa Gen Abdirahman caare oo jigjiga kadagaalamayay… waxaa kamid ahaa Gen Kaahiye lugagod oo Raashiya kasoo qalinjabiyay kuna guulaystay inuu 1500 ciidan ah lug kusoo galiyo soomaaliya kadib markii Raashku uu ciidamadii soomaaliya duqaymo cirka ah kubilaabeen… waxaa kaloo kamid Ahaa Gen mahamed nuur Galaal oo haystay qaybta Dagaalgalinta Diridhabe… kuligood allaha unaxariato intaas aan sheegay way wada geeriyoodeen…. Ragaas aan sheegay ayaa looyaqaan inay Dagaalkii Ethiopia kuguulaysteen…. Beentaan aad daldalayso waa Faankii majeerteen…..

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 10 месяцев назад +1

    Weriye views Raadis Ah

  • @AhmedDinho22
    @AhmedDinho22 9 дней назад

    Lakinse ugudanbeyn xawashi asago wato ayu wadanki kusohogamiyay

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Год назад +3

    War xoolahaan taariiq qaladan ayuuu akhrinayaaa ama tabinayaaa waaa hawiye cuqdadaysan

  • @XasanNimcaale
    @XasanNimcaale 4 месяца назад +1

    Hejman.maha.xogogal.ama.inanka.inamaada.dis.dis.waa..wadis.dis.disis.mor... ... ... Hassan.ahmed hussein.nimcaale.🎉

  • @baractabdi2076
    @baractabdi2076 11 месяцев назад +1

    AUN. Madaxdii somaalia

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru 8 месяцев назад +1

    Kullaaha " Go'aan khaldan oo la qaatay xilli khaldan"! Yacni xilligii aan rabnay inaan afganbinno ayaa ciidankiiha dagaal kale la gallay!😅😂😂

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k Год назад +3

    Dhib uun baa na tarteen idinkana xaalkiina alle ayaa og

  • @pulisic2656
    @pulisic2656 Год назад +4

    Maxa ka badali kartaa marka hooyada wase ciilanayde 💔😂😂

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Год назад +3

    Sxb sheekadada qaarna waa sax qaarna waa been

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 11 месяцев назад +2

    KADAAB WEEYE CABDULAAHI YUUSUF KABAHA WUXUU U MASIXI JIREY CALI SAMATAR IYO SALXAAN OO AHAA JANARAALO RUUSHKU UU KU DHAARTO OO KA DERAJA SAREEYA CABDULAAHI YUUSUF

  • @mussejama311
    @mussejama311 Год назад +2

    Burbur iyo barokac

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 11 месяцев назад +1

    CABDULAAHI YUUSUF BAXSASHADIISI
    WEXEEY A HEEYD BELAAYO FAKATEY
    HADUU SIYAAD BARRE DILILAHAA WAAGAASI CABDULAAHI YUUSUF IYO CEEYDIID MAANTA SOOMAALI MA BUR BURI LAHEEYN

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Год назад +3

    Burburkii wadanka MJ ayaa sababay ilaa haddana iyaga ayaa wax laga wadi la’yahay

  • @safarle9284
    @safarle9284 Год назад +3

    waxaan layaabay, jaale siyaad kursiga in uu maalin un ka dagaayo miyuuna ogeen? ama ka dhimanaayo? waa maxay kursigaan iyo hebel aa yiri eey macno weyn uleedahay? koleey nin walba oo dunidaan soo mara maalin buu caraabayaa, asagoo kaligiis ah maro cadna lagu duubaayo, Allow kursi jaceyl ama kaligii taliye danbe wadankeena hasoo marin.

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq Год назад +3

    Cheeko xiisale ?❤ Nuxurle qiro somalidii ethiopia77

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 2 месяца назад +1

    😂 dhabayco jaawajis naagi naagi dhashay

  • @billegure2564
    @billegure2564 Год назад +3

    Waxaas Afganbi lama dhihikaro.waxay ahayeen cantaro baqash

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Год назад +4

    OO CABDULLAAHI YUUSUF ETHIOPIA MAWUXUU AYAQAANAY CADOW ?

  • @ubahmalin9254
    @ubahmalin9254 11 месяцев назад +1

    Faroole

  • @maankacadde8661
    @maankacadde8661 Год назад +1

    Wxs dhan wa mucaradnimo mj iyga ridy dowldda
    Dowlddas cml wliged ma dhci donto somali mrkas walaga hebysn jiry haddana qolo ksta aya iskaso hawysnyso somalia

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 месяцев назад +1

    SADRIGA IYO LAABTA AANU KAA SALAAMNAY PAAPA SEID ABDILLAAHI ABDI !!! ***!!!! ruclips.net/video/8EYCTKkfIjo/видео.html

  • @Maaan_12
    @Maaan_12 Год назад +1

    Buugga laba isma saarinna xoggo badan baa ku duugan ee soo gudbi xogahaas

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Год назад +1

      Waad Mahadsantahay Dadka Sidaas Cml Wax Iigu Sheego Waan U Mahadcelinayaa

    • @Maaan_12
      @Maaan_12 Год назад +2

      @@QarniJoog102
      - من لم يشكرِ النَّاسَ لم يشكرِ اللَّهَ.
      Adaa mudan💙

  • @bashirabdulle2412
    @bashirabdulle2412 4 дня назад

    Been low falalow wax aad ogtahay ma jirto ee ya ku waramay rali ahow mandhow wan ku salama

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad Год назад +2

    Wale anigu waan joogay maalinataas anigu waxan dhiganayay dugasiga Hoose dhexe ee axamed guray ee dagamada howalwadag si Shaan xaafada xamar jadiid anigoo aha galasaka 2 aad maalinato oO Dhan waxan Ku xareyasaneyad isakuula sidaas waxa u dhacayay rasaas aanan ogeyan meel ay ka dhacayasa laakiin aan arakeyanay rasaasata holaceed oO korakena mareyasay

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Год назад +2

    Xaaar iyo dhiiiqo ayuuu shibayaaa adeer abagaaa joognay waxaase huihaaaaa