Mahadsanidin sxb maxamed...waxa igu balana inan ana ummaddeena inta aan dhaadanayn warkaa gaadhsiiyo inshaa allah, ee u badan dhalinyarada. Mahadsanidin sxb
Midaa u lahaa waxan rabaa baddaha somalia malaha waa midan ay hadda is leeyihiin ka dhabeeya ee ay ciidamada badda u tababarteen , Hoostana inooga guqa guqaynayaan
Mahadsanidin sxb maxamed...waxa igu balana inan ana ummaddeena inta aan dhaadanayn warkaa gaadhsiiyo inshaa allah, ee u badan dhalinyarada. Mahadsanidin sxb
Allah ha uu naxaristo ummadii laxasuuqay Ayshaca iyo jigjiga
Allaha u naxiristo umaadhi lagu xasuqay AYSHA A
Baraarug!!!
Xorriyadda Ogadenia , waa xalka Qalalaasaha Geeska Africa INSHA ALLAH!!!
Ogadenia wax ladahomajirto
mahadsanid Mr qaamuus aad ayaan uga helaa nin wax badan u kordhiyey dadkiisa
Dhiiga halgayamashu bilaash dhulka uguma daadan ilxamdulilah
💯💯❤❤🤚 MaashaaAllaah MaashaaAllaah habo
Meeqo xasuu ayah kah dhacey
Dhulkaas lakin mah heysano download
Mise u garacdo
Mahadsanid jaale aga
Mahadsanid wll taariikhda aad xanan
Waataynu 1977 ka matajinay waarso ayaa inooga heelisaye
Benalaad tahay waryaa waad iska hadaqayisa
Mahadsanid wll lkn taxanihii sadaam xuseen baad nagu badh jartay ee soo daa masuul
Badhtamaha qarnigii 19 ?
Midaa u lahaa waxan rabaa baddaha somalia malaha waa midan ay hadda is leeyihiin ka dhabeeya ee ay ciidamada badda u tababarteen , Hoostana inooga guqa guqaynayaan
Taariikhda waxaa laga bartaa sida
mid lamida aysan kuugu dhicin. Weli waa nala xasuuqaa anaguna waa is xasuuqnaa. Somaalidu waa Bani-Aadam dabeecad xoolo leh.
Asc wuxu dilay suldaan Olol Diinle wayna ku maceyd sida loo dilay wuxu ahaa nin aad u arxan daran
kumnaan kun macnaheeda waa malaayiin, waayo kun kun kekiya waa1000 lagu dhuftay 1000= 1,000,000 markaas dadka isugu yimid meesha kumnaan xataa ma gadhin, waxay ahaayeen boqolaal
Marka somalia yaa madaxwene aha somali marka ayan wax kaa fidayinaye
@Qaamuus taxanihii Sadam Hussein qaytii udanbysay waxii kadhinaa noosoo gud-bi sxb.
Insha Allah maanta
@@QAAMUUS sxb wakhtiga yara kordhi sxb
Hawd iyo r save arae maxay kalayin malabadegaan o iskujira Ogadenia waladhaye muqalka kuxiga igasojawab.
Howd dhul kufiicnaa daaqsinta
xoolaha,gaar ahaan Geela,somaliyana kaxigta Galbeed . Riseerfi eerya:waa
Dhulkii labaad ee Ingiriiska ku
wareejiyay Axmaarada xilligii
50 meeyadii,inta kahoraysana wuxu kayd u ahaa itoobiya.
Kudar gumaadki magaalada Dhagaxbuur habeenki xoroyada 1960 calanka laga taagay magaalada hargeysa ayay Dhagaxbuur saareen calanki somalia markaas aya si xun loogumaaday rer Dhagaxbuur
Away shekadi Sadam Hussein intaas maykuekeed
Kolay Ethiopian somaliya waa tan idinla joogto. Ogaadeenyana dadkeeda Ethiopia raaceen oo dirgax u tumayaan.
Ethiopian Ethiopian kale wax dhexmaray hannagu mashquulin kuwo kuwaad sheegey ka xun baa umadii umadii somaaliyeed ee xuriyada dhalisy xasuuq iyo tirtir kula kacay somaalina halkaa kalageeyey inkastoo xagaaga ay ka qoran yihii niman halyeey wada ahaa miyaad layaabi inaan sidaadoo kale u fekero oo ragan aad ka hadlay u arko muwaadiniin u halgamaayey midnimada dalkooda iyo dadkooda somaalise ma waxaad u taqaan cid gaara hadaad sidaas u aragtid Waa sax oo dadkan aad isku daraysaa Waa dad aan dhiig iyo dhashatoona wadaagin markaa cid is xigta allaa og
Gun qabiiil dararay gobanimo iyo qaranimo uma qalanto.
Ciil iyo cara badanaa??????????
Lama ilobi doono I.a
Dad soomaligabed, ee kilinka shanaad wixii gaartay ayagaa
isku keenay,waayo?haddii ay raa
cilahaayen geesigii necbanaa istic Marka AUN Sayid M C Xasan. uu kawaa yey inay gacan
siiyaan,balse waxay kunoqden
isaga cadow, meesha Axmaaro
ay garab kusiiyen boqoradioda
dhulbalaarsi iyo Fidinta diintoda.
Mahadsanid jaale aga