Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Isaga Iyo Walaalkiis ANDREW ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 97

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 9 месяцев назад +23

    osman hossow
    Brother waan ku tagera waliba anoo kugu tagera dadal kaga waxan ku aqoon sanahy youtuberka ugu fcn bulshadena ma aqaaano qabiil kaga xitaa makugu malaysan kro waxyaabaha laysku aqonsado sida lahjada oo kale wali hadalkaga kama daremin caadifad faan qabiil iyo wax usoo dhowna xitaa maka darem taas waxay xiiso galinaysaa ku xidhnaantada bulshda saaan rajeynayo dadka kugu xidhn waa dhalin yar sida anga oo kale ugu yarana shaqsiga uhooseya uu haysto hal degree waxan ku leyahy legend hore usoco waxad mudn tahy ku dayasho waxad tahy qof naftiisa ka adag isna cantroly waan kugu amaanaya shaqsiyadada wanagsn mhdsnd

    • @hosowpro
      @hosowpro  9 месяцев назад +9

      Mahadsanid walaal Mihamet, Allaha ku sharfo

    • @ahmednuur197
      @ahmednuur197 9 месяцев назад

      Waliba somalida is dagasho iyo waxyabahas kama hadlo horay usoco❤

  • @MrMoha23
    @MrMoha23 9 месяцев назад +1

    Mid kamid ah Somali RUclipsrs kan ugu mawduuc wanaagsan soona gudbiya waxyaabo qofka wax un uu ka fa’idi karo ama uu ka heli karo life experience. Waxaan aad u jeclahay mawduucyada ku saabsan raga ugu saameenta badan ee ku danveyso raganimada dhabta sida Andrew tate iyo walaalkiis. Thank you brother.

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 9 месяцев назад +5

    Allah isagana ha soo hanunsho hadu kheir la doono

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +12

    inta daawneyso video gaan ayakoo faraxsan waan idin salaamay❤ keep going legend ❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 9 месяцев назад +27

    Andrew wala kis is the definition of BROTHER i like how he stood up with his brother 😂

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman 9 месяцев назад +6

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 9 месяцев назад +3

    Raggan inkastoo an isku dhaqan ahayn oo ay rer galbed yihin balse walalnimada dhabta ah ayay hayaan

  • @Ahmed_editz__2
    @Ahmed_editz__2 9 месяцев назад +24

    Waxaan rajeeynayaa in uu soo galo diinta xaqqa ah insha allah jirkiisa naar lama jecli

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 9 месяцев назад

      Naar ha galo maxaa kaa galay gaalka

    • @Ahmed_editz__2
      @Ahmed_editz__2 9 месяцев назад +10

      @@kamal-hassan qoraalkaaga waxaa ka muuqata jaahilnimo aad uweeyn

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 9 месяцев назад +1

      I.a ilahy ha so hanuuniyo

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 9 месяцев назад

      @@Ahmed_editz__2 gaal waan necbahay maxaa jaahilnimo ah? Wa adoo u duceynaya Biden in uu soo Islaamo isagoo kumanaan muslim ah dilay.

    • @Ahmed_editz__2
      @Ahmed_editz__2 9 месяцев назад

      @@kamal-hassan gaalka ayaa kala ah ninkani muslimiinta dhibaato kuma hayo waa caadi in loo duceeyo anigu uma duceeynayo Netanyahu iyo Biden

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +23

    I love Palestine 🇵🇸
    Palestine will be free inshaa Allah
    🇸🇴 ♡ 🇵🇸
    فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 9 месяцев назад +8

    Hosow pro 500K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 9 месяцев назад +6

    Maanshaa Allaah! Mahadsanid Warbixin kooban oo macna wayn samaynaysa. Hore usoco Guulayso.

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr 9 месяцев назад +5

    Muuqaalada soobadi❤

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 9 месяцев назад +3

    2daas nin dulmiga lagu haysto markad fiiriso waxad fahmi kartaa heerka uu gaadhsiisan yahay dulmiga wadamada ree galbeedka.

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 9 месяцев назад +2

    Wcs Osman brother thanks alle haugargaaro walaleheena Falastiin

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 9 месяцев назад +1

    hossow pro salaan sare sxb

  • @Kaapesaciid444
    @Kaapesaciid444 9 месяцев назад +4

    illaahay asna xaqa hatuso

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад +2

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 месяцев назад +4

    Kan allha so hanuniyo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 9 месяцев назад

    Since aad tahay U Tuber caan ah please waa iga waano shaar kula eg soo xero adigoon iga xumaan. Thanks❤

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 9 месяцев назад +3

    Hosow big man ❤

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 9 месяцев назад +1

    Ustaad mahsanid

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 9 месяцев назад +1

    Allah is one 🙏 ❤️ 💖

  • @Harith-o3h
    @Harith-o3h 9 месяцев назад +3

    Wankusalamay wllka weyn❤

  • @baxsancabdiraxmaan9813
    @baxsancabdiraxmaan9813 9 месяцев назад +2

    Osmanny Hasow siweyn baan kuula socdaa pro ☝️

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387 9 месяцев назад +1

    Mashaallah ustadh 🙏

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 9 месяцев назад +1

    Waa mahadsantahay

  • @user-wc8pc8kl3j
    @user-wc8pc8kl3j 9 месяцев назад +2

    Please mopil isooo dir tageeraahaga ahy I AAMIN❤❤❤😂

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy 9 месяцев назад

    Ma Sha allah waxan Arka dad oguu hambalyenayo kudawad 500k Lakin 1milyon Buu uqalma Io kabadan Wallken garsiyaa plz🎉🎉🎉🎉

  • @kaltuunomar9151
    @kaltuunomar9151 9 месяцев назад

    Jazakallah wll

  • @rahmasahal8984
    @rahmasahal8984 9 месяцев назад

    Waxan jeclahay in shekoyinkaga mar walba dhageyto ani kaligey xita maha xita gurigo dhan lkn markan dhageysto anoo kaheley xita like masaro ma aqan sababta lkn insha allh hada kadib inan saro ayan ku dalala ani iyo gabdhaheyga ila nool qof walbana wan jeclan laha inuu sidaas sameyo intuu awodo

  • @HodanNimco-hd1mk
    @HodanNimco-hd1mk 9 месяцев назад +1

    Howso mid nasuib leh inaa hay maanta ogaday hada video sodhigtey oo kahadlaya labadan wll anigana minutes ka hore waxan kiwada jirnah live yacni live oo sida room ookale ah hadalkisa cabsi ayuuba kugu rebaya lkn walalkis waa soft inkasto qadiyad adag laka hadlayey laayb somaha Andrew tate oo meel kuwada hadlayno

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад +1

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @mohamudhassangedi739
    @mohamudhassangedi739 9 месяцев назад +2

    Good 👍

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 9 месяцев назад +1

    Asc hosow pro❤

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 9 месяцев назад +2

    Osman Hossow ❤

  • @Apdinaasir__12
    @Apdinaasir__12 9 месяцев назад +2

    Wallal waxaan ku ahay taageeri

  • @maxameddyd
    @maxameddyd 9 месяцев назад +1

    Danke

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 9 месяцев назад

    Masha Allah caadi mahan wan kahelay ❤😅😊

  • @Waris668
    @Waris668 9 месяцев назад

    Maashaa allah Good job

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 9 месяцев назад

    Ilaahay haku barakeeyo wll

  • @amranxasan4287
    @amranxasan4287 9 месяцев назад

    Masha Allah

  • @Moo2807
    @Moo2807 9 месяцев назад

    MashaAllah hossow

  • @Zaisma7700
    @Zaisma7700 9 месяцев назад +1

    What a legend

  • @minxofiican5294
    @minxofiican5294 9 месяцев назад +1

    M.a

  • @deeqoabdi690
    @deeqoabdi690 9 месяцев назад

    Asc walaal waxaan rabi lahaay inaa ninka ladhaho .kenneth o.keefe . Histori giisa iyo dhalashadiisa sax da ah ka soohaldasho

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 9 месяцев назад +2

    Mahad-sanid

  • @cawilabdikadir9873
    @cawilabdikadir9873 9 месяцев назад +1

    Instigramkiisa noosoo dhig.

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 9 месяцев назад

    waxaa intabadan dhacda in 2da walal midka wayn uu staress badanyahay sababto walalkey igayar iyo aniga ayaa sidaa ah marka xalada ay nasowajahaan

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr 9 месяцев назад

    Horay usoco

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 9 месяцев назад

    Walalnimado Waa wahala

  • @sahraxuseen822
    @sahraxuseen822 9 месяцев назад

    Ratiga dambe ratiga hore saanqaadkiisa buu leeyaha

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 9 месяцев назад +2

    Nio barnamijyada
    norman finkelstein
    uu falastin u doodayo noo soo turjun😊

    • @hassan5896
      @hassan5896 9 месяцев назад

      Uu soo turjumay

  • @user-fc2sz9tp2n
    @user-fc2sz9tp2n 9 месяцев назад

    M.a❤

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 9 месяцев назад

    Ok

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 9 месяцев назад

    So badi sxl andrew tate sxp

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 9 месяцев назад

    Andrew dumarka hoostooda ka sheekeya😮

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 9 месяцев назад

    Mhd snd ustaad

  • @Mo_daani
    @Mo_daani 9 месяцев назад

    Adrew tate sheekadiisa madhaxaa musasal nooga dhigtay

  • @user-ru5xo4ey1y
    @user-ru5xo4ey1y 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @MahamoudOdey
    @MahamoudOdey 9 месяцев назад +1

    😢😢😢😢🎉😢😅😅😊😊

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 9 месяцев назад

    Soobadi Andrew tate

  • @apazade1220
    @apazade1220 9 месяцев назад

    Hosow zhb dalka congo kaso hadal dagala kasocda arkayaye

  • @abdikadirmagan404
    @abdikadirmagan404 9 месяцев назад

    Hosow wakutagara

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 9 месяцев назад

    Waxay si wayn u jecelyihiin inay si uun la iskaga horkeeno tan kale andrew inuu yaryahay ayaan u haystaye kkkk

  • @zakichannel2275
    @zakichannel2275 9 месяцев назад

    ZooM inu leyahy goorme ogaatay
    Hada tijaabi😅

  • @sucaadmahamed-bw7wv
    @sucaadmahamed-bw7wv 9 месяцев назад +1

    mahad sanid

  • @WilkaAli-xb9nl
    @WilkaAli-xb9nl 9 месяцев назад

    hhhh❤

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад +1

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @rodomohamed182
    @rodomohamed182 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад +1

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta

  • @reactions1434
    @reactions1434 9 месяцев назад

    wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta