War Kan Yaa Inooga Dhiga Magaca Somali | Markale Ayaa La Garaacay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 183

  • @Talkbity
    @Talkbity 11 месяцев назад +68

    Alla uraxmado Tacsidii niigashay family hossow iyo mashquul dheer ka dib hossow is come back

    • @hosowpro
      @hosowpro  11 месяцев назад +12

      Aamiin walaal, Mahadsanid.

    • @ummumanaal6494
      @ummumanaal6494 11 месяцев назад

      @@hosowpro yaa geeriyooday aboowe

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 11 месяцев назад +28

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤

    • @ajla4650
      @ajla4650 11 месяцев назад

      Ku dayso heee Cady 😂😂

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 11 месяцев назад

      Scw

    • @metuuboy
      @metuuboy 11 месяцев назад

      Salalhu calyhi waselm❤

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 11 месяцев назад +12

    Brother walalkada alle naxariistii jano haka waraabiyo kitabkiisana midigta alle haka siiyo 😭

  • @Qalbinuuriya-o8y
    @Qalbinuuriya-o8y 11 месяцев назад +7

    Walal waan ku tageera plz igula sali nabigeena muxamed salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 11 месяцев назад +27

    Allah is one ❤😢

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 11 месяцев назад +12

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 11 месяцев назад +3

    Hoosoow sxp walaal allah uraxmado intu katage sabar iyo iiman allah kasiiyo asina jannada allah ka warabiyo

  • @zakiyare3597
    @zakiyare3597 11 месяцев назад +30

    Cid walbo waxey iska jeceshahay ine magaca soomaaliyeed bahdisho😢😢

    • @degaghedi1738
      @degaghedi1738 11 месяцев назад +6

      Waayo smli ayadaa is bahdishay

    • @ajla4650
      @ajla4650 11 месяцев назад

      @@degaghedi1738maya isma bahdisho Somalida ee iyaga cid kasta afkooda la galo. Dadka si fudud ayey u baran kalmado xun xun sida war yaa war yaa iyo halimo Fahar xita waxy baran waxan ka soo jeeda somali laan
      Butu laan ma arkeysid qof dhaho moqdhisho ka soo jeda pakiztakasta wuxu og yahay in somalida 4 nag qabo gacmaha u taga sidey ugu suro gashaa yaa u shega in qabil qbil la kala yahy waxy og yihin in ayuuto la galo in wax badan sow afkooda dheer lama galan dadka yacni si loo barto iyo faan qabilkeyga ka fican kaga cml maba la soo koobi karo waxa dadka daha gadshisa ka qabtan hadana waxa xafis kasta wa laga og yahy 21 oktopar iyo 1 janawari kkkkk saaasaa warqada ugu qoran cali mahdi iyo caydiid wala yaqan lakin muse iyo qalas
      Yaada waa nagu cusub yihin wata iyada ka waranta halimo iyo Farax ow

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 11 месяцев назад +1

      Ciz iyo sharaf ayaa uga ziyaado illeen Soomaali Allaa karaameeyay. Haadaa min fadli Rabbanaa. Alxamdulillaah.

  • @AhmedCabdi-os1yb
    @AhmedCabdi-os1yb 11 месяцев назад +13

    Allah is one ☝️ ❤️‍🔥🥹

  • @MaysaMustafa-b6t
    @MaysaMustafa-b6t 10 месяцев назад

    Wa xabashi Raba magaca umada soomaaliyeed in uu ku ciyaaro

  • @user-kd8wk5sf4y
    @user-kd8wk5sf4y 11 месяцев назад +1

    NINKAAN SOOMAALI WAAYE WAA KUWA SOOMAALIDA ITOOBIYA DAGAAN 🇪🇹

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 11 месяцев назад +1

    hoosow nin aan tageero 🙏 full respect

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 11 месяцев назад +1

    I'm so happy, you know very good, this is this action is very good, brother, you know why it's not good you know

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 11 месяцев назад +2

    Hamigaga rumee si mustaqbal kaaga u qurxanado waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran RUclips-keyga ❤😊

  • @fartun9503
    @fartun9503 11 месяцев назад +1

    Thanks Brother 🙏👍👍👍

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 11 месяцев назад

    Hosow pro coming 500 k from 2021 ayan kugu xirnaa hormar wacan

  • @hodanabdinor2184
    @hodanabdinor2184 11 месяцев назад +1

    Jecliyaa jabkaas wxii dhaqan xun in aduunka laga qabto

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 11 месяцев назад +6

    midkaan comment aqrinaayo see thy wll🥺😂

    • @user-sv1ek9wl5b
      @user-sv1ek9wl5b 11 месяцев назад +1

      Ficn wll😂😂

    • @umuabdirahman3478
      @umuabdirahman3478 4 месяца назад +1

      Waaan wacanahay wl adna sidee tahay❤

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 4 месяца назад

      @@umuabdirahman3478 Alxm wan fcnhy ❤️

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 4 месяца назад

      @@umuabdirahman3478 alxm 🤲

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 4 месяца назад

      @@umuabdirahman3478 alxm wlzhei mcn ku fcnhy 🤲

  • @cabdallaneymar1533
    @cabdallaneymar1533 11 месяцев назад +1

    Zxp RUclips waqtiyada badan aad kamaqan thy joogi zxp 3 days ugu badnn maqnow zxp❤

    • @cabdulahiyusufmursal5360
      @cabdulahiyusufmursal5360 11 месяцев назад +3

      Tacsi ayaa gashay walalkiis ayaa ka dhintay bro

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 11 месяцев назад

      @@cabdulahiyusufmursal5360ooh. allaah ha. unaxariisto

    • @cabdallaneymar1533
      @cabdallaneymar1533 11 месяцев назад

      @@cabdulahiyusufmursal5360 alle ha u naxaristo

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 11 месяцев назад

    Inooka celi magacena waaaq habaaran

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 месяцев назад +1

    Af dheeridisa ayaa meel xun dhigtay

  • @xamda-dahabo1
    @xamda-dahabo1 11 месяцев назад

    Allah is one

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 11 месяцев назад +4

    Please Hosow Ninkaan inoo Balami Muqdisho Tag Dheh anaga Ayaa miir u Soo Yeelayno😅

    • @qamarcantoob2965
      @qamarcantoob2965 11 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂

    • @caddekacadde9477
      @caddekacadde9477 11 месяцев назад +1

      @@qamarcantoob2965 Haa ciil buu ibaday ee Muqdisho ama Hargeisa midkood ha la geeyo mgrty

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 11 месяцев назад +6

    Somali iyo jileec meel mawada galaane ninka ina ceebynaya md garaacdan qurbo joogtay😂

  • @alimohamoud65
    @alimohamoud65 11 месяцев назад +1

    Bro anaga Somali ahan kushitiga waan isku egnahay

  • @user-fj5gn9kk8w
    @user-fj5gn9kk8w 11 месяцев назад +1

    Ma nin somaliya hoyadii uureyay maxu magacena u wasaqeynayaa

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 11 месяцев назад

    Ineey wasaan beey aheed. Walibo Dhilo baa dhashee. Magaca ha inoo dhigo.

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 11 месяцев назад

    Saaxiib wax aad ka soo dhashaa Russell brand

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 месяцев назад

    Ninkani waa reer guriceel waana Cayr indhacde ayaa adeer u ah

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 11 месяцев назад +1

    Waa xanuunsan yahay

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 11 месяцев назад +1

    Bilaa edeb weyan kan😮😮😮

  • @mohamedibrahimhassan9109
    @mohamedibrahimhassan9109 11 месяцев назад +2

    Welcome brother we miss you alot ❤😊

  • @AMDijitalka
    @AMDijitalka 11 месяцев назад

    Asc Masha Allah Soo gudbin fiican sxb oo Somali ma ahan miyaa?

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 месяцев назад

    Adeer jaban waa lays xiraaa waana somali

  • @mohamuddek505
    @mohamuddek505 11 месяцев назад +4

    Hadan jooga manta Japan ama USA Kan waan dili lahaa ilaa uu magaca katiro mesha

  • @daily1542
    @daily1542 11 месяцев назад

    Ninkaas waa in la dacweeyo because Asian iyo somalida ayuu rabaa collar dhexdhigo meelkastana lagu Dhaley I dacwadna lagu furo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤

  • @Maqdis23
    @Maqdis23 11 месяцев назад

    Wllhi asigoo dhahaayo maqlay yaman iyo Ethiopia baa iska dhalay asigaa afkiisa ka sheegay ma aqaan sababta uu magaca somali uwato

  • @mohajimale
    @mohajimale 11 месяцев назад +1

    ninka wa itobiyan magacisa wa ramsey oo kunool usa arizona

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 11 месяцев назад

      Ethiopia nuk wey baqaan!! wet taxadar badan yihiin! Aad Bey u baqaan! MAAHA Xabashi

  • @hanicabdi1574
    @hanicabdi1574 11 месяцев назад

    Ninkaaa max bahadilaaaay😮

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 11 месяцев назад +1

    Ha dilaan eyga

  • @wllafyereyuyu6481
    @wllafyereyuyu6481 11 месяцев назад +3

    Wlcm back pro ❤

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 11 месяцев назад +1

    Waa oromo iyo yameni iska dhal ah ayuu yiri afkiisa ayuu ka sheegay bustarka

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 11 месяцев назад

    Kuwa Badan Baa Jira oo Madow oo Inna Naceb, Laakin Nasiibdaro Anaggiibaa ishaysano Ee Maxaan Waxkale Waxkatarikarnaa?

  • @abdirahmanodayabdirahmanoday
    @abdirahmanodayabdirahmanoday 11 месяцев назад +1

    Ninkaas waa inaa iska qabana intuusan magaceena ciida ku darin

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 11 месяцев назад

    Qofkii magaca Soomaaliyeed ku gafo illaahay ha ka abaal mariyo

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 11 месяцев назад

    Waa nin xanuunsan malaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 месяцев назад

    Mooryan dhiigyocab ah waxa adeer u ah indhacde Johnny somali waa reer guriceel

  • @anasabdirashid599
    @anasabdirashid599 11 месяцев назад

    ninkaan wa somali pure ah qiiro jabaanta iskda bro somali way xumaan karta wayna fiicnan kartaye

  • @daily1542
    @daily1542 11 месяцев назад

    Ninkaas crime oo wow miyaa kagalayo Ayaan’s ah dambi

  • @Tyger23ihhv
    @Tyger23ihhv 11 месяцев назад +2

    Kan magaca somali uu naga ceebayay

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 11 месяцев назад +1

    Waa oromo madhihi kar orom sbbto ah sharaf maleh.

  • @Nafisazalm
    @Nafisazalm 11 месяцев назад

    Alx🙂 hdiiba laxiray masubdda dadku ba ngu diry milhaa 🤔🤨wa wecl

  • @mkzizkozak3447
    @mkzizkozak3447 11 месяцев назад

    Abaalkiisu helay laakiin waxaad fahmaysaa sida magaca soomaali uu u bakhtiyey

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 11 месяцев назад

    Ninkaan runti waa xanuun sanyahay

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 11 месяцев назад

    Gacan qaadkii darnaa aaway hee?

  • @iamyasiryusuf2404
    @iamyasiryusuf2404 11 месяцев назад

    gangiska jabaan joogo Yakuza ilahay hagu salido.

  • @0_cupkissest
    @0_cupkissest 11 месяцев назад

    Asaga half Somalia and halff ethopion

  • @MohamedAhmed-co7wl
    @MohamedAhmed-co7wl 11 месяцев назад +1

    Magaca somaliyeed Anaga u sabab ah inan ku cayarno, maxa udaha kale logu mashqulaya sidi inan nahay dad is jecel ciidodana jcl

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 11 месяцев назад

    Ilkaha maa laga daadiyo

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 11 месяцев назад

    Ma waalanyahay waxa

  • @Nidaamiye
    @Nidaamiye 11 месяцев назад

    Kan waa doqon

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 11 месяцев назад

    Illaah hada kuwa badan joigo

  • @irshaadaweys3003
    @irshaadaweys3003 11 месяцев назад

    Waa somali ninkaan shaki kuma jiro

  • @daily1542
    @daily1542 11 месяцев назад

    Diinta islamka maahe sitoosa waa haters rasicm anti Somali so soomalida Islam maaha war diin maahe waa somali maceyb

  • @abdirisakmohamed2668
    @abdirisakmohamed2668 11 месяцев назад

    Horaa loo yiri waji foolxun ma xishoodo asaga ayaa wajigiisa ey u egyahay...foolxumo u dhimo..

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 11 месяцев назад

    War waxan yaa naga qabto

  • @daily1542
    @daily1542 11 месяцев назад

    Waa in la dacweeyo horor lagunoqdo a somalida youtuberka media is ticmaasho waa in reaction labadiyo

  • @XuseenFarxan-zl2gy
    @XuseenFarxan-zl2gy 11 месяцев назад

    😢

  • @ilyaas3017
    @ilyaas3017 11 месяцев назад

    Hasow hadad xariif thy ii balami kan Aan wasaa

  • @MohamedAbdirahman-cg6lm
    @MohamedAbdirahman-cg6lm 11 месяцев назад +1

    Kan somaliya buu magac khaldan ka gudbinayaa waxa ficnaan laheed dhalinyaro somaliyeed inay edbiyaan doqonkan caan raadis ka ah

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 11 месяцев назад

      Dhaqan Celis buu u baahan yahay. Intaa la soo qabto 10 sanadood miyiga lugu hayyo weeye. Waayo waa nin caalamku ka qayliyeen oo aad u dhaqan xun xitaa channelkiisa wax aan fadaro iyo fawaaxish ahayn ma soo dhigo. Ninkan sida ugu dhakhsiyaha badan waa in la qabtaa oo miyiga la geeyaa oo halkaa lugu edbiyaa.

  • @yazzrthayip8829
    @yazzrthayip8829 11 месяцев назад

    Fananki negria la dilay kaso hadal sxp mohbad magacisa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 месяцев назад +2

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    walal mahadsanidHadaad Rabto Lakullanka Allaah Acmaashaada Wanaaji😢❤

  • @zakiaabdilahi5903
    @zakiaabdilahi5903 11 месяцев назад

    Waa khaniis

  • @daily1542
    @daily1542 11 месяцев назад

    Af somali RUclips kale maahe waa kuwa English ka ku hadlo waa in Ay Dana dhigtaan tiktokleeda media

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maymuungabaradag
    @maymuungabaradag 11 месяцев назад +1

    War wiil xanunsan isku dugsi ahaan jirnay baranbarada bahadlada cuno amuu yahay lee😂

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 11 месяцев назад

    Soow lama dhihin qof walbo caanima ha raadiyo 😅😅😅😅😅

  • @xasanmaxamedabdulaahi8403
    @xasanmaxamedabdulaahi8403 11 месяцев назад

    War hala silo meshii lagu arko magacena iyo dintenaba wu kujesjesay wcelka

  • @markiatdevia4682
    @markiatdevia4682 11 месяцев назад

    Nio qofkani aysanaa ish

  • @ajla4650
    @ajla4650 11 месяцев назад

    Ethiopian marka aragto walahi ooyin wax kale kama hadlan waqti hore imid hal ilmo dhalay ilmihina waa iga tagay walidkeyy muslim ahayen aniga catholic noqday hada kaligey nolahay hhhhhh somalidina naga fican maxan sheko dhageysanay super somali laakin af dheer wayna ceebeyan war is koob kooba meel kasta ha dad sananine sxb iska yareeya nimberki idinku batay kkkkkkkkk old fashion kaa wx dhamo ma jiro
    Cidii faanka badneyd

  • @ajla4650
    @ajla4650 11 месяцев назад +1

    Meeqa arimo kale fara ha lagalay. Webside yada wad arkee mid somali nahi nahi la tagan iyo ayeydey ba dhimatay si u like ku helo iyo tuuga guriga iga jabsatay kkkkkkkk somai ma azturno meel kastana iyada ku jirto. Waxa arkeysa somai walali laga so dacwoday oo waxa qof kasta ka suurto gasho somali qof ah waa ka suurtowdaa dadka kama duwnaa yaan malaika la sika dhigin calamka wanala yabay.

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi 11 месяцев назад

    Ma jiraa qaab lo dacween karo kdb nagaceena uga reeban karno

  • @fartun9503
    @fartun9503 11 месяцев назад

    Sax

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 11 месяцев назад

    Somali Maha ee waa ey Ey dhalay

  • @Sweet-yn7ft
    @Sweet-yn7ft 11 месяцев назад

    Abdiqasaro meel walbo waa ku bahdilanyhy

  • @ilyaas3017
    @ilyaas3017 11 месяцев назад

    Burush xaarleh Dhaqankaan soomaali miyaa waxaan

  • @ajkhaled
    @ajkhaled 11 месяцев назад +1

    Itoobiyan wye shaqsigaan😂

  • @Abwanmohagimer
    @Abwanmohagimer 11 месяцев назад

    mahad sanid h pro

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 11 месяцев назад

    Waar uu yahay soomali anigaa garanya waa reer puntland waxanu u dagan USA iyo ehelkiisiba markaa waa caruurta dibada ku kortay ee dhaqanku ka xumaaday haloo duceeyo.

  • @Akramtatefilms
    @Akramtatefilms 11 месяцев назад

    Waa plz shere out

  • @asadcabdi9330
    @asadcabdi9330 11 месяцев назад

    Kan somali maha

  • @daily1542
    @daily1542 11 месяцев назад

    Mado what waxay kuheelayihin sidee magaca somalida uhaleenayan Ethiopian Marie oodhan yaa sidaas somalida guy qaraabato ileen waa dad iskumaqan somalida aan warkaheyn maag kale ee RUclips ree dhahdo magaceda
    Somali

  • @Akramtatefilms
    @Akramtatefilms 11 месяцев назад

    Isamee plz

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 месяцев назад

    Ninkaan waa somali nin ku raan muu gubin

  • @aniso374
    @aniso374 11 месяцев назад

    Hey 23/sept/2023

  • @highflyer215
    @highflyer215 11 месяцев назад +1

    They should deport him

  • @Sumaya-xv3kl
    @Sumaya-xv3kl 11 месяцев назад

    Washamsi mey ku qadan somalidu wasakha 🤔🧐 isagu wuxu yiri Ethiopian inuu yahay, Somaliyey Washamsi ku qaada neefkaas magaca nooga dhiga meel walba kasoo xira 😒😤😎

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 11 месяцев назад

    Ma

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 11 месяцев назад

    Yaa Soomaali ku qalday meelba kama soo galo balaayada afka ku fool xun? Subxaanallaah. Astagfirullaah inaa ku xadgudbo abuurista Rabbi balse wuu edeb daran yahay. Xataa Ethiopian uma eko may be hindida madow asnaamta caabudo ee ku dhex dhumay wadamo kale oo ku dhex nasaqmay bulshooyin kale. Allaahu yaclam.