Maxkamad Layaab leh | ILMAHAAN ANIGA MA DHALIN WAAYO WEY FOOLXUNYIHIIN....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 893

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 года назад +117

    Hambalyo sxb ..Nin Irrida Badan baa tahay...dhanka kale Naagaha Qalliinka isku sameeya waxaa u Badan Dalkani UK ..Heblaayo Waa British haddaad maqli jirtay Waa been ..foolxuma halkanay Taallaa..hhh

    • @makeupartisthibo7794
      @makeupartisthibo7794 3 года назад +2

      🤣🤣

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 года назад +23

      Thanks Ustaad Abdi Askari,
      Adduunka hadda aaminaada muuqaalka way khalkhalsantahay. 😀✋

    • @m112mx3
      @m112mx3 3 года назад

      kkk

    • @simwaansiman3356
      @simwaansiman3356 3 года назад +1

      😂😂😂😂

    • @Deeqo-71
      @Deeqo-71 3 года назад

      😂😂😂😂

  • @hindahodan
    @hindahodan 3 года назад +220

    Walhy waa qosol 😂😂
    So badi wanu ka helnay kolay dad badana waa ila qaban fikirkaad

    • @Eng-Yahye-ote
      @Eng-Yahye-ote 3 года назад +1

      Amay ku walacday ninkiisawir qaadaha ahaa wll waydhicikartaaye inkaarqabaha telkiisa hadaahayso usheeg 🤔

    • @macaanlagudaraymacaan9248
      @macaanlagudaraymacaan9248 3 года назад

      Aniga hada waan fuuray sida aan u qoslaayay ninka soomaligaa qosal miiranba Ah

  • @Shuaib_abdullahi_official
    @Shuaib_abdullahi_official 3 года назад +119

    Waxaan ku weydiinaa noo soo badi muuqaalada sidaan oo kale, waxaan kaala socdaa Muqdisho Cadey💚❤🇸🇴😷💯✅

    • @hawalul2382
      @hawalul2382 3 года назад +1

      0

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 3 года назад

      Waxaan waa film not fact Maaha tun

    • @Shuaib_abdullahi_official
      @Shuaib_abdullahi_official 3 года назад +1

      @@markcaa2942 Waxaa la dhahey, wax ka baro dadka dhibaatada ku dhacdey inteysan kugu dhicin

    • @umaayashukri1603
      @umaayashukri1603 3 года назад

      Waxaan is lahaa naagtu wey qurux badan tahay laakiin waa gacan ku sameys

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 3 года назад +60

    Hosow maxkamadan aad noo.keentay waan soo dhoweynaynaa😂😂😂

  • @safiyayaasin7529
    @safiyayaasin7529 3 года назад +11

    Ilmaha qurux badan illahay amirki wan iska jeclahay isbuux ayaa guurkayga kaso wareegtay allah ayaan waydisanaya ubad qurxoon oo baariyin ah allow igu deeq aamin iraaciya

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 3 года назад

      Allahuma amiin Allahuma amiin abaayo kuwo caafimad, qurux iyo diinba leh. Allahuma amiin Allahuma amiin 🌹❤🌹🎁🍼🍼🍼🍼🍼👶👶👶👶🎁🎁isku magac baynu nahay iyo isku inaayo. Magacayga wa safiya yaasin.

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 3 года назад +11

    Caawa zaa'idaa u qoslay thnx for waxyaanaha ka duwan youtuberska somalida oo aad nala so wadaagto waxa kamid tahay bahda aan sida wayn ugu xirnahay
    Thnx bro Hosow

  • @qoslayefarhan5822
    @qoslayefarhan5822 3 года назад +63

    Hoosow sxbow rashinkaa cunaayay Tufay qosol daradii 🤣🤣🤣
    Part two shaqo wacan

    • @saynabjamac6901
      @saynabjamac6901 3 года назад

      Waxaa. Kalifay. Inay. Ilmohoodii. Nacaan. Waxay. Cabaan. Khamri.

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 года назад +5

    The one and only,keep going Osman..
    A wonderful video..surgery can totally change someone's appearance

  • @CIILTIRE_3C
    @CIILTIRE_3C 3 года назад +18

    This is a video that I really enjoyed. I am a Somali boy. But speaking Somali is difficult for me. I hope to learn our language.

    • @zakimohas
      @zakimohas 3 года назад +1

      Lol so u know English 😂😂

    • @musebille3608
      @musebille3608 3 года назад +2

      Magaca yakuqore waa sheeko kale

    • @CIILTIRE_3C
      @CIILTIRE_3C 3 года назад +2

      @@musebille3608 somali is my first language but i am a boy born abroad so it is difficult for me to speak somali. I would like to return to the country inzhalah

    • @CIILTIRE_3C
      @CIILTIRE_3C 3 года назад +1

      @@zakimohas Yes, I can speak English very well. But my Somali language is very difficult for me

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 3 года назад +1

      @@CIILTIRE_3C No worries U can just practice and Watch some Somali RUclipsrs. I can recommend some great Somali RUclipsrs if U want. Just lemme know😊

  • @ayuubabdijamac7229
    @ayuubabdijamac7229 3 года назад +6

    Hosow Channal kiisa isbadal ween oo dhanka view ayuu sameyay masha alaah keep going bro

  • @bazmaziyaaj308
    @bazmaziyaaj308 3 года назад +21

    Oo hada iima eko maa Laysku haystaa😂Cilmi badnaa hadladaan😂Hosow zxbow mucjizo lee noo wadaa adigaa❤️😊

  • @homzadayax3224
    @homzadayax3224 3 года назад +9

    Hosow pro legendary tahy kuwan oo kale inooso badi insha allaH 🙂🙂🥰

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 года назад +5

    Isaaga fool xun😱😱bisinka
    Caruurta masaakiin haday arkaan waxaas waa qalbi jaab😭😭

  • @maxamedomar1985
    @maxamedomar1985 3 года назад +5

    Wlhi sxbow niyadayda maad ka war qabtay saan u rabay showkan tnks 🩸💉🤴🥇💯✅

  • @abdirahmanmahamed4362
    @abdirahmanmahamed4362 3 года назад +4

    Bro wad kumahad santahay inta iyo inkabadan an kasugeyna Masha Allah I like it

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 года назад +9

    😂😭cawa qosol kayga jaarku inay yabaan ban ka baqayaa 😂galadu wa bilaa caqli alhmduliaah calaa nicmati Islam

  • @ilyaasbuuni1645
    @ilyaasbuuni1645 3 года назад +5

    wanku salamay bro hosow runtii wan suga muqalada wayo wan xiiseya wayna iga qosliyan war ninkii boyomde halku kadhacy wan idin salamay dhamantiin like tana wan saray wuu iga qosliyey muqalku

  • @ruweidamohmud4353
    @ruweidamohmud4353 3 года назад +9

    9:05 Hosow:gurigeygii hore maqli jire, sankeygi hore maxekawada😂😂✋

  • @aasiajama1414
    @aasiajama1414 3 года назад +5

    الحمد لله على نعمة الاسلام 🧕

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 3 года назад +2

    Qisadaan camal samanki nabiga scw dhacdey
    Amazing story thanks bro
    Keep going 🤗

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 года назад +3

    So funny he said I'm beautiful and children look like monster waan qoslay saaid walahi that man is crazy 🤣🤣

  • @NasriinAdanrooble
    @NasriinAdanrooble 3 года назад +1

    Thanks wall hosow sida aad codsigena u aqbashay oo nugu soo doortay barnamij Kle oo qurux badan💗

  • @hindamustaf1534
    @hindamustaf1534 3 года назад +2

    Qiyaano badanaa gaalada iyo muslimka qaarkod subxanallaah

  • @Mohamedfarhan5
    @Mohamedfarhan5 3 года назад +4

    buddy hosow pro zxp kan waa ku heystaa inoo soo badi ...... maxkamada kashifka ...

  • @bishaaroshatule5013
    @bishaaroshatule5013 3 года назад +4

    Keep going bro☺️ waxa tahy favourite RUclipsr 🤴

  • @muntaazilly6318
    @muntaazilly6318 3 года назад +9

    Sxb waan kahely inksto luqda igu adgthy inoo soo bdi plz

  • @m112mx3
    @m112mx3 3 года назад +16

    Ninkan inuusan dhalad mareekan ahayn, english ayaa cadeynaya, isago nin ah ayuu leeyahay I Am Beautiful , Meeshu dhihi laha "Handsome"

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 3 года назад +3

    Thank u bro barnamijyo fiican waaye lkn midkeenii horana noowad please 👍❤️❤️

  • @ibrahimwanaag1850
    @ibrahimwanaag1850 3 года назад +1

    Yaab waaye afkii saas u weynaa halkee
    Ka baxeen mucjiso maanta anaa arkay wallahi

  • @sacdiyamaxamed4659
    @sacdiyamaxamed4659 3 года назад +3

    Hossow wan sugaya barnaamishki soo dhaqso sifican ugu xisay❤❤❤🥰🥰🙏🙏🙏

  • @daauusofficial4253
    @daauusofficial4253 3 года назад +7

    Ani waxaa igu daran bo markuu leeyahay aniga style ayaa ahay ilmaheyga waxey u eg yihiin camera man kaaga 😅😅😅😂😂😂😂😅😂😅😂😅😂😅😅😂😂😅😅😂😂😅😅😂😂😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 3 года назад +2

    Osman bro barnaamijyo waxaad la timid xiiso leh channel-kaagana sarre u qaaday. marka noo soo badi wax su'aal la iska weeydiiyo maba ahan kuwaan io kale oo layaab leh real life ku base-gareeysan noo keen. THANKS!!!.

  • @nihaalcali2480
    @nihaalcali2480 3 года назад +5

    Waaaaaw barnaa mijkaan noosoo badi waa ku haystaaa🥰🥰🥰

  • @inanor6998
    @inanor6998 3 года назад +5

    Mar hore sheekadan dhageystey
    For respect thanks broer

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 3 года назад +1

    Caruurtaasi markey weynaadaan hadey arkaan fiidiyowgan wey calool xumaan doonaan 😓😓 Waa Nin Doqon inuu sidaas u hadlo ma ahayn . Wuxuu ilaawey in uu hadalkiisu Taariikhda galayo. Nin Caqli badan maaha , 😓😓 wuxuu ilaawey in caruurtu is bed bedelaan oo ay qurxoonaadaan markey weynaadaan, wuxuu ilaawey inuu isagu weligiis sidaas u qurxanaan doonin .

  • @imyussufcamash8974
    @imyussufcamash8974 3 года назад +26

    It's So Funny How He's Spoke English 🤣🤣🤣

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 года назад +3

      🤣🤣anyway aniga wuu iga fiicanyahay siduu oogu hadlayo aniga saas ooguma hadlikaro 😪

    • @tiktoktrendy2938
      @tiktoktrendy2938 3 года назад +1

      Your's too

    • @x-isaac3385
      @x-isaac3385 3 года назад +1

      He’s Italian lmaof they talk like that

    • @hibof9854
      @hibof9854 3 года назад +1

      Speaking

  • @maxamedkhadar8740
    @maxamedkhadar8740 3 года назад +2

    Ninkani waa nin mushakiya oo hinaas badan markiiba waxuu iska soo jaray ninka sawir qaadaha ah ayay caruurtu u eegyihiin. barnaamij yada xulkaa ee aad noo soo qaado aad baanu kaaga mahad celinaynaa ustaad "Osman Hosow"👍

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 3 года назад +4

    ninkaan waalan waa talyaani cunuga ma qurux badna kulahaa maka taqaan in quruxda asaga isi siiyey

  • @Rays70713
    @Rays70713 3 года назад +10

    Beautiful house beautiful wife beautiful husband why ugly child kulhaa istaqfulhaaa ninkaa waa mid inkaar qaawo wlhi Waxaas waxa iga daraan English uu ku hadlayo wlhi nin haduu igu dhaho I’m a beautiful waan ka cararaa 😁😁😁😁😁😁

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 года назад +4

    Masha Allah legend keep going

  • @cayuushcuudka3939
    @cayuushcuudka3939 3 года назад +7

    noo soo badi sxp waan kahelay ani 🤣🤣❤✌🙋‍♀️

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 3 года назад +6

    Wlhi wan qoslay cawo qosol aya iga dhamaaday nin adag waayo😂😂😂😂

  • @nasteexomoha4275
    @nasteexomoha4275 3 года назад +7

    😂😂wlhi WA funny nosobadi wll😘

  • @madaaale463
    @madaaale463 3 года назад +3

    Part 2 waa sugnaa waba funny this show😂👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 года назад +7

    Thnks masuul✌

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 3 года назад +1

    Hosow bro Cajiib wallhi nosobadi muqaaladan ookle 1.mollikn Subscribers aad gadhionta insha allh

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 года назад

    Just one dawanoyah video gaan wallhi ninka naagta gaday tankale foolxumo sasa mahan ilmahan kisto way san ween yihin marka waa nin bashal rabay ilmo musan rabin vaxdheh hooyo meelkastay mydhiban tahy DNA marki ladhahay waad iska dhashen naxdin buula suuxi garay gaal aqli maleh wallhi thanks hosow pro

  • @gulleithhassan422
    @gulleithhassan422 3 года назад +5

    Baxnaanow Ubadkaagu Makuu eeg yihiin, 😅
    Hadii Kale Dood baynu Halkaa ka fureynaa

  • @cabdaledeqsi5065
    @cabdaledeqsi5065 3 года назад +4

    Kusoli nebigeena muxamad og sonaw malinta qiyaamaha SUBSCRIBERS SAR RUclips kena cabdale deqsi fadlan wall intas igu caawi

  • @suleymanaden4311
    @suleymanaden4311 3 года назад +4

    Bro beyonde Wixi nucaan oo kale noso wad ama The Moment of the Truth... Ninkaas aaad buu iga qosolsiyaa... Biyonde waa Funny

  • @fatwaqaali4001
    @fatwaqaali4001 3 года назад +5

    Wlhi wan sugayey inad soo deyso barnamijya nocan ah thanks wllky

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 3 года назад +6

    Noso badi kuwan wa qosol miran horomar an Somalida laku aqon bad kartay hambaylo walalkay

  • @hiboahmed7866
    @hiboahmed7866 3 года назад +3

    Walhi hosow walalkey manta kal iyo lab Ban u qosle so badi

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed2877 3 года назад +4

    Video ga aadbaan uuga helay chanalkana hadaan kusoo biirey keep going boowe🙏

  • @ayanjamac8915
    @ayanjamac8915 3 года назад +2

    Bilay gabadhu qalin palst surgery ayay gashay mala hawl kale wlhi hhh❤❤🌺
    Keep going hosow pro wllo

  • @abdiqadirjikarte6908
    @abdiqadirjikarte6908 3 года назад +4

    Zxp hasow noo soo badi waan kuwata bro

  • @yahyemohamed5012
    @yahyemohamed5012 3 года назад +12

    Part2 I am the waiting for you

  • @maryaxmed9105
    @maryaxmed9105 3 года назад +2

    Hosow pro waan Ku taageeraa waxana Ku ahay taageero #1 waadna iga qoslisaa😂 keep going bro💪

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 года назад

      Wlal qali fadlan igu cwi subscribe mhdsnd wlal

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 3 года назад +5

    noosoo badi sxb waa cajiib ah lkn ninka waa lagaaday

  • @maryamaaabdi9037
    @maryamaaabdi9037 3 года назад +6

    Hosow hore usoco walo wad naga qoslisaa mahoso gud bisaa waxnaga qosliya dumashi nolow

  • @hayanjr8754
    @hayanjr8754 3 года назад

    Legend hosow bro waxaad tahay youtuber ka ugu akhlaaqda fiican wan ku tageeraa

  • @ilhamhared
    @ilhamhared 3 года назад +5

    Hore Ayan u fiiraday show gaan waaase jecelahay waa ku mahdsantahay madam noo turjumtay noo badi please

    • @omarr_neio6177
      @omarr_neio6177 3 года назад

      Show ga magacis waa wadanke

    • @umalabdirahim7577
      @umalabdirahim7577 3 года назад

      Italy waye wll channel kii u kaso gali jiray ma xasuusto lkin subaxdii so galin jiren live ahan jiray lkin hada inta xanunka covid yimid man arkin

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 3 года назад +1

    Ninkaan waa daawaday quruxlow ayaan ahay agaa iigu qosol badneed gabadha haba is qashee waa qof dulqaad badan

  • @qadar3113
    @qadar3113 3 года назад +1

    Pro you very talent man pro waxaan ka codsana no kento chris brow tariiqdisa marka iyo asiyo rihana uu kaga haflayo ayadoo koban no so habee nexflixka ayee ku jirtaa sxb hade macqul yahy

  • @mubaarikkobre7471
    @mubaarikkobre7471 3 года назад +16

    The one and only hosow pro

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 года назад +9

    HOSOW QALPIGAAN KAA SALAAMAYAA GACAN KULAMA GAREE SXP PIN IGU QAWO 1K WAX YAR IIGA DHIMAN

  • @ima5h343
    @ima5h343 3 года назад +5

    Thanks bro💯

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 года назад +8

    Geed Waliba dheecaankii ayuu dhalaa Naagta plastic surgery ayey isku sameysy ee qurux ay u dhalatay mahaa kkk gaalada khiyaama badanaa hada 🤣🤣

  • @maxamedaxmed4899
    @maxamedaxmed4899 3 года назад +5

    Waxan umalena inay dad waqabsado noqdaan arin taan dartood

  • @abdikariimmohamedahmed5095
    @abdikariimmohamedahmed5095 3 года назад +1

    barnaamij funny ah wlh wa qosly
    they are monstars😂😂😂😂😂
    we want more 😂😂😂thanks sxp

  • @Chen12347
    @Chen12347 3 года назад +6

    😂😂😂😂qosolka iga dhamdy mnta the fther is funny oo

  • @Adit_Akoz
    @Adit_Akoz 3 года назад +12

    Best English ayuu ku hadloya kan wlh anigo markas qadeyay ayn dawaday caloosha i xanuuntay wlh qosolka aduunka ayaa mesha ka dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @devvishqi179
    @devvishqi179 3 года назад +2

    War wan ku wata nio hosow sidan ku shegay wad kenTay badalkii moment of true halkas ka wad shekada shaqo wacn

  • @yuumanyuuali7593
    @yuumanyuuali7593 3 года назад

    that is the problem of cosmatic surgery and even is cadeynta dhibka ey leedahay

  • @miyaakhaliif4626
    @miyaakhaliif4626 3 года назад +2

    wan ka hely wll soo badi kisaska nocani oo kale ah 🖒hore usoco wll

  • @aminah2100
    @aminah2100 3 года назад +4

    Mauryshow ayaa funny ah runtii waa fashil miiran ee ka sohadal bro please

  • @hamdahennabeauty6058
    @hamdahennabeauty6058 3 года назад

    Alla barnaamijkan wan rabay lkn
    Meel sax ah an ka daawado ma aqaanin
    Hosow thanks soooooo much
    RUclips hormar gaaray

  • @saalaxbaafey4472
    @saalaxbaafey4472 3 года назад +1

    wll tageerahaaga cusub kamid ahay wana iqancisay love you pro jir oo joog🙏🙏🙏🙏🦁

  • @samiiraomaar1757
    @samiiraomaar1757 3 года назад +1

    WAllahi waxan islaha huuno kuwana nosodaaa kudheh wayo dhawr jeerban internata ku arkay markaan so galay waxan arky ado so galiyey

  • @canavaro__bio2990
    @canavaro__bio2990 3 года назад +2

    𝚂𝚡𝚙 𝚗𝚘 𝚜𝚘𝚘 𝚋𝚊𝚍𝚒 𝚢𝚘𝚞 𝚊𝚛𝚎 𝚗𝚘𝚝 𝚏𝚊𝚝𝚑𝚎𝚛✌︎

  • @Mabule33
    @Mabule33 3 года назад +4

    WAAN SO ARKAY BARNAMIJKAN good boy pro😘

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 3 года назад +1

    Wlhi waan qoslay Zaaid 🤣🤣
    Barnaamijikaan soo badi mxaa yeelay realty waaye 💪💪✔✔

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 3 года назад +1

    Alla ka cabso caruurta marka yar yar yihiin.
    Cidna uma ekadaan

  • @queensabriin8516
    @queensabriin8516 3 года назад +6

    Nosoo badi 🥰🥰🥰🥰hossow

  • @fatxiyamaxamuud4372
    @fatxiyamaxamuud4372 3 года назад +1

    Qosol kaga ayaba qosol leh hormar wacan brother🥰🥰

  • @omarioomari4655
    @omarioomari4655 3 года назад +1

    Ninka Wa la gaadey hoosow adiga qosolkaaga iga siii wosliye wlhi hahahha waku t’axa ahay bro ino so badi merci

  • @amiishabintuzainab6610
    @amiishabintuzainab6610 3 года назад +4

    Kkkkkk subxanallah cawa qosol dartiis caruurti ayaa iga tostay Sankaygi hore ayay leyiin wa Halki laga odhan jiray adunyada nin nolow maxaaa aragti ku laaban

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 года назад +1

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games
    💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🙏🙏🙏💞💞💞💞

  • @caynixasan5187
    @caynixasan5187 3 года назад +1

    Wall wayficantahay inaa dawano dhibaatada haysado heer galbeedka
    Illahayoow adikaa kumahadsan

  • @sharmabashir5108
    @sharmabashir5108 3 года назад

    waan u baahanahay inoo soo badi noocaan oo kale mahadsanid

  • @yaaskachannel6425
    @yaaskachannel6425 3 года назад +4

    Legendary keep Going 🙏✌🙏👌

  • @nasiimmustafe9095
    @nasiimmustafe9095 3 года назад +5

    Part 2 wlll

  • @rashkaboy6148
    @rashkaboy6148 3 года назад +1

    Gabdhaha an jsn cadeeyay ee guursanayo nimanka cadcad ha is jiraan dhibaato gacmahooda ku donanayaan iyo ilmo in lagu inkiro almiino nimanka madoow gursada si ilmaha adee kuu egyihiin udhaho ileyn ilmo cadcad soomawadee

  • @sahromaxamuud3548
    @sahromaxamuud3548 3 года назад +4

    part2 noga so samey bro

  • @wizkhalifa045
    @wizkhalifa045 3 года назад

    het was 3 jaar geleden niet meer dit programma op tv FOX TV

  • @raizaahmed688
    @raizaahmed688 3 года назад

    Mahadsanid wll sida codsigeyga igu tixgalisay inoso badi🥰🥰

  • @fatuushafufuu759
    @fatuushafufuu759 3 года назад

    Muuqalda kan iyo the moment of truth now sow badi I like it tnx pro

  • @filsanmohamed2736
    @filsanmohamed2736 3 года назад +5

    we need more

  • @hawaabdi7230
    @hawaabdi7230 3 года назад +2

    Waxaa kantaa allaah baa boqora ee baqoroyad inagaraska oky adigo raaliya iyo waxaa walabo cusuba noo soo samay wll wayo wan dawanana oky

  • @layla1974
    @layla1974 3 года назад +1

    So monster 😂😂😂😂😭 Qosol Waa Dhamaday 😂💔