Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • “Eedaysane Rooraaye”
    Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago 😁
    #BileTv #Bilemedia
  • КиноКино

Комментарии • 365

  • @Speedlife77
    @Speedlife77 3 месяца назад +31

    Tafsiirka Quraanka Hadaa Jeceshahay Nagu soo Biiir

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 4 месяца назад +167

    Somalia 🇸🇴 in eey soo laabaneeyso waxaa lagu garanaa in lees maxkamadeeynaayo masha allah

    • @CiiseHaaji765-zl2yn
      @CiiseHaaji765-zl2yn 4 месяца назад +8

      Hhhhhh 100 qof malinti la dila ugu badnan 10 kaliya la so xera 2 kamida maxkamda la geya 8 si hosa lo daaya wadanka waxa ka shaqeyo musuq masuq cadalo daro ana landheraha ka shaqeyso

    • @CiiseHaaji765-zl2yn
      @CiiseHaaji765-zl2yn 4 месяца назад +4

      Hhhhhh 100 qof malinti la dila ugu badnan 10 kaliya la so xera 2 kamida maxkamda la geya 8 si hosa lo daaya wadanka waxa ka shaqeyo musuq masuq cadalo daro ana landheraha ka shaqeyso

    • @Cadka9092
      @Cadka9092 4 месяца назад +3

      Ha deg degin wax walpa orod laguma gaaro wa la gaari doona hada xooga raja ah wey jirtaaa

    • @AbdirizakSheeqaadan
      @AbdirizakSheeqaadan 4 месяца назад +1

      Haa sxb

    • @AhmedMaxamed-f3n
      @AhmedMaxamed-f3n 4 месяца назад

      ​@@CiiseHaaji765-zl2yn😊😊😊

  • @AshaJamac
    @AshaJamac 4 месяца назад +125

    Waalhi waan ku qoslay waa Marki ugu horaysay from hargaysa

  • @abdimaligxamse
    @abdimaligxamse 4 месяца назад +19

    Sow rer xamarku wa funny from gobalka raga😂❤

    • @Animx185
      @Animx185 3 месяца назад +1

      Qajajacda waa anaguye ragu waa rag adag

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 месяца назад +64

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @BloomFlori
      @BloomFlori 4 месяца назад

      Salalaahu calayhi wa Salam ❤and

    • @IqraFarah-m2q
      @IqraFarah-m2q 3 месяца назад

      صلي الله عليه وسلم

  • @Boqolgamer
    @Boqolgamer 4 месяца назад +45

    Team foolxumo inan idinku so biiro ubahanhy talented ahay😩❤️💯

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 4 месяца назад +2

      Lagugu dhufay fol xumo 😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 месяца назад

      😂😂🎉​@@Hodanmoh15

  • @YahyeOsman-yq2lu
    @YahyeOsman-yq2lu 4 месяца назад +16

    Markaan arkay faraska madow waa ku dhuftau ❤😂😂

  • @EluuAbdi
    @EluuAbdi 4 месяца назад +9

    Somaliyo oo maxkamada wax lagu jilaayaa warde waan hor marnay😅😂

  • @SharmaarkeMaxamett
    @SharmaarkeMaxamett 4 месяца назад +9

    Shirkada ayuu ka shaqeeya baahida hayso mxa waaye Mushaarka haloo kordhiyo kan cml baahi bdana 😅😅

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 4 месяца назад +12

    Maxkamada runta ah tan ayaba ka shidan😂😂😂😂😂

  • @ogaancusb
    @ogaancusb 4 месяца назад +7

    waan ku faraxsanahy hadaan nahay bahda sharciyada ama sharciyaqaanada in bulshadu ku baraarugtay in la isdacweeyo, oo sharciga lagu kala baxo ,

  • @bood90
    @bood90 4 месяца назад +16

    2:39 Yaah , Muxu Ku Sameyy😅

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 4 месяца назад +10

    Faraska madow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedaxmedHassan-mn4nm
    @MaxamedaxmedHassan-mn4nm 4 месяца назад +6

    Martida ree comment ha isku badnaato 😂

  • @luulaadan869
    @luulaadan869 4 месяца назад +11

    😂😂😂😂kuwa runrunta adinka kafican😅😅😊

  • @Bakar_Mohamed_Adam957
    @Bakar_Mohamed_Adam957 4 месяца назад +1

    Runta ayaad ka matasheen lkn maanta maxkamadaheeni Uma fahmaan side aan u fahaney kaliya shactiro ma ahn ee waa wax jiro
    Waaba sababta gabdhii Luul Abdi aziz weli lagu fulin wixii waan ku xukunney ay dhaheen 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Idiriznabaal1122
    @Idiriznabaal1122 4 месяца назад +17

    Filinkan waxaa looga jeeda kiiska maalmahan kasocday maxkamada Somalia

  • @cabdixamiidcabdulaahi
    @cabdixamiidcabdulaahi 3 месяца назад +2

    2:39 muxu ku sameyey

  • @Monabarow
    @Monabarow 4 месяца назад +13

    Allah beerka 😂😂

  • @rashkapoi4044
    @rashkapoi4044 4 месяца назад +7

    Inta TikTok kaso raacde 😂😂

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir 4 месяца назад +29

    Maxkamada runta tanaa ka shidan wlhi😂😂😂

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir 4 месяца назад +10

    Interesting, thanks bile tv.

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 2 месяца назад +1

    Who’s watching 2050😂

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi 4 месяца назад +3

    So BaDiYa AsXpY 😂😂

  • @hassan10dhangad
    @hassan10dhangad 4 месяца назад +3

    Allah is one ❤️ ❤❤❤❤❤❤☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 4 месяца назад +5

    Sheekada Somalia ku socoto waye Wlhi 😂😂😂😂😂

  • @Cadka9092
    @Cadka9092 4 месяца назад +1

    Ay ay mudane kuuuz yaaah mxuu ku sameeyey kulaha waaaba fak fakad cadaalada awgeed weeye mia ladhihi kraaa😂😂

  • @hawoyarani2991
    @hawoyarani2991 4 месяца назад +5

    😂😂😂😂 hadee keenteen dadkii larabi

  • @SUMAYA_VLOTORY
    @SUMAYA_VLOTORY 4 месяца назад +3

    Brafa barsona maxa waaye😂😂

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 4 месяца назад +1

    Caadi mahan sida lojilay waa maxkamad caadi ah lkn iska jira qaladadka hadi kale shuute yusan idin xiran ayanta qofki lotag wayo wala xira iska jir dawladena😂😂😂

  • @Abuqayska
    @Abuqayska 2 месяца назад

    Lawyerada Somalia waa wada faraska meadow oo kale markay difaacayaan dambiilayaal dad soo laayay oo ay kucadahay😂😂

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 4 месяца назад +2

    Kulaha waa nin aan kala jeclayn shirkadu in ay kacdo iyo inay kala kacdo 😂

  • @AbdirisakAli-t8k
    @AbdirisakAli-t8k 4 месяца назад +1

    Narka laga yimaado muuqalka nuxurkiisa iyo mesha uu tabanayo hadeynh ju soo noqono arinta maxkamada Labada abukaate waxey kala adeegsaden cadeen muuqata iyo cadiifada dadka iyo radeerkoda wxana guulestry cadiifadii adiguna ha noqon qof cadiiifadu hogaamiso

  • @hogamiyahabulshada2430
    @hogamiyahabulshada2430 4 месяца назад +2

    Kiiskii luul kadib dadka wayba barteen maxkamadaha sidey u shaqeyan.

  • @AbdisalamAbdirahman-z5t
    @AbdisalamAbdirahman-z5t 3 месяца назад +1

    Alakuwaanaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @Deka-l1e
    @Deka-l1e Месяц назад +1

    Noosoo badi😂😂😂😂😂😂

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 4 месяца назад +2

    Fadlan isku badnaaada😅🤣😂😂😂

  • @AbdirizakMohamed-b2y
    @AbdirizakMohamed-b2y 4 месяца назад +1

    Sorry brother I joined today

  • @Raqiyeömer-z4f
    @Raqiyeömer-z4f 4 месяца назад +1

    Is ilaaliyaay😂

  • @hanuundoon8342
    @hanuundoon8342 4 месяца назад +3

    25/03/2024 waxey aheed maalin isniin ah sabti ma aheen

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 4 месяца назад

    Wilkeena B T J X laguma xukumi karo hadi kale muqdisho holceeyso😅😅😅

  • @Maan-u1p
    @Maan-u1p 4 месяца назад +2

    Halatoogto tuuga

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 месяца назад

    Berlexow sigaaas inaga daaye hala xukumo danbiga wowku cad yahaye

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 11 дней назад +1

    Faraska madow😢

  • @Engsaabir254
    @Engsaabir254 4 месяца назад +4

    Sida loo jilay waa heer sare keep going

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 3 месяца назад

    Wlah wa beenteh xamar taloh aya katur jumayseh 😂😂

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 4 месяца назад +2

    Inta tiktok kasoracday wani salamay🤣

  • @wardiabdullahi5099
    @wardiabdullahi5099 4 месяца назад +1

    Maxa laga xakumay yarkan wllhi isku xafadan nahay hala iska cafiyo😭😭😭😀😀😀😀

  • @Rihaanappe123
    @Rihaanappe123 4 месяца назад +2

    Faraska madow❤😂😂😂

  • @MustafaAhmedSaeed-dn1lx
    @MustafaAhmedSaeed-dn1lx 3 месяца назад

    Una brava persona💀💀 buskud laysku xukumaayo abadan ma arkin iyo shaax💀💀

  • @abdifattah-qx1qe
    @abdifattah-qx1qe 4 месяца назад +2

    😂😂😂😂 funny 😁

  • @kismarchannel1203
    @kismarchannel1203 2 месяца назад

    Bisha 3aad 25 2024 abti ma ahan waa isniinee 25 march 2024 Monday 😂

  • @maryanmanka5705
    @maryanmanka5705 4 месяца назад +2

    Alla beerka ma qosli karo 😅😅

  • @walalahasign3670
    @walalahasign3670 4 месяца назад +3

    Ma nooli 😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdirahman2870
    @mohamedabdirahman2870 3 месяца назад +1

    Mudane gudoomiye " ninkan waa nin fara fudud "😂😂😂

  • @fadumoabdi2930
    @fadumoabdi2930 4 месяца назад +1

    Wlhi marki aan dawanayay runrun Lkn marka aan comment ka aqriyay ayaan gartay jilniin inay tahay maasha Allah keep going ❤❤❤dhaliyaro

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 4 месяца назад +1

    Oo wali 1 malyan mala gaarsiin miyaa

  • @ilaarag4758
    @ilaarag4758 4 месяца назад +2

    Ujeedo ayaa jirta

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 4 месяца назад +3

    Qosol ayey udileen❤❤❤❤❤❤❤

  • @cassuusdabeecad7516
    @cassuusdabeecad7516 3 месяца назад

    War xarfaney magaceyga i daaya wax kale iskaaga qorta 😂

  • @arahmansheikhmohamed6955
    @arahmansheikhmohamed6955 4 месяца назад

    Qodobka 12 aad faqradiisa b t j waa xaalada aan ku suganahay hada ilahay kitaabkii alle dawlad nagu maamusho nasii

  • @BarwakoKeisa
    @BarwakoKeisa 4 месяца назад +1

    Qodobkii Eeda ayaad ka tagteen ee Xeer ilaalinta oo ah Qodob, 480, XCG

  • @khadarsead3212
    @khadarsead3212 4 месяца назад +1

    Xeer ilaaaliyaha kawarma yuu u eg yahay

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers 2 месяца назад

    Ninka madaxda ah hadana tuuga ah waxaa laga wadaa xassan shiir

  • @somalia499
    @somalia499 4 месяца назад

    Ragaan xirfan jiliin ayee leyihiin halasoo saaro

  • @maanow00
    @maanow00 4 месяца назад +1

    Isu badnaada buu yiri😂

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 4 месяца назад +1

    0:31 hada faraska madaw muxuu aqrinayaaa😂 isboojees waa dhaafay😂

  • @aishaluul319
    @aishaluul319 4 месяца назад +1

    Swirka faraska madow aa igu soo dhacy😂😂😂😂

  • @Ikran.mohmed
    @Ikran.mohmed 4 месяца назад +5

    Aar kuwaanaaa

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 4 месяца назад +1

    Kiis gabadha la gubay ayuu u yara eegyhy wallahi

  • @Qamar-wp6fj
    @Qamar-wp6fj 4 месяца назад +1

    Kan waji tug waba leyahy😅😅

  • @Maria-t5v7s
    @Maria-t5v7s 4 месяца назад +1

    Inta qososhey😅😂😂😂😂

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 4 месяца назад +1

    Waa shekada ka socota maxkamada faderalka 😂😂😂

  • @FOOTBALLHIGHLIGHTS-q9o
    @FOOTBALLHIGHLIGHTS-q9o 3 месяца назад +1

    😅

  • @Cadka9092
    @Cadka9092 4 месяца назад

    Faraska madow inkaaar buu qabaa muwakilkayga baahiba kamuuqata talyaaniga miyu wax kuso bartaa leedahy faraska madow😂😂😂😂

  • @MaxamuudMaxmad-h6n
    @MaxamuudMaxmad-h6n 4 месяца назад +1

    Acs

  • @mohamoudsheikh8917
    @mohamoudsheikh8917 4 месяца назад +1

    Waa qatar filim kaan comedy sax ah weeye 😂😂😂😂

  • @mowli420
    @mowli420 4 месяца назад +2

    Thanks team bile tv😂😂😂😂😂😂😂

  • @NimcoMuuse-tz7wt
    @NimcoMuuse-tz7wt Месяц назад

    Buskudku cunayaaba buskud fudud hyn😂

  • @IsmoJecelow
    @IsmoJecelow 3 месяца назад

    Sida miskinka la islaga dhigayo 😅

  • @Ayman__-wn3jw
    @Ayman__-wn3jw 4 месяца назад +8

    Kuwan dhib badnaa😂

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 4 месяца назад +2

    Wlllhi aad baan ula yaabay run ahaan tii from Canada 🇨🇦

    • @Leonel-messi17
      @Leonel-messi17 4 месяца назад +1

      Canada ali-garoob makabaxa 😂😂😂 qoraxda kadumo niyow yan lagumaqlin 😂😂

  • @shakirabdiqadir5328
    @shakirabdiqadir5328 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @FaadumoMukhtaar-m8g
    @FaadumoMukhtaar-m8g 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @Kingqaya
    @Kingqaya 4 месяца назад +1

    😂😂😂

  • @BarlinMohammedXuseen
    @BarlinMohammedXuseen 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @bilandahir
    @bilandahir 4 месяца назад +1

    😂😂😂

  • @axmedibraahim9522
    @axmedibraahim9522 2 месяца назад

    Fadlan Matida ha iz ku badnato

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 4 месяца назад

    Wlhi dhalinyarta dhamantod derisba nahay waxey mudanyihiin in la.abaal mariyo madama ay so bandhigeen clip aad uqurux badan @BILE TV isna waxa leyahay horay usocda

  • @SophiaCadey-tk1nq
    @SophiaCadey-tk1nq 4 месяца назад +1

    Wlh kiskan kiis fudud maaha🙌😂😂😂😂

  • @dhicisyare-gx7kl
    @dhicisyare-gx7kl 4 месяца назад +1

    Asc

  • @memorykhaan
    @memorykhaan 4 месяца назад +1

    so nice acting guys Keep going

  • @Azharahmed-v1r
    @Azharahmed-v1r 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 3 месяца назад

    Waxan salamayaa faraska madow

  • @taliso143
    @taliso143 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 4 месяца назад +2

    Alla ku waana 😂😂😂😂

  • @HamdiMohamed-qw9zn
    @HamdiMohamed-qw9zn 4 месяца назад

    Hhhhjj

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 4 месяца назад

    Dharka nucan ina sogishataan mahabonen sababto ah maxkamadena sharaftaleh ayaa xertan kalarkale inaa usoxeratane kuhaboned

  • @ShueibJama
    @ShueibJama 4 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢😢 1:54

  • @ak__mohamed
    @ak__mohamed 3 месяца назад

    CameraDa 📷 waXee QaBaTe