Short Film I Weligaa Pod-cast ma lagugu Casuumay oo cabashadaada halkaa ma geysay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 май 2024
  • “Yaa ku dhaawacay?!”
    Weligaa Pod-cast ma lagugu Casuumay oo cabashadaada halkaa ma geysay? 😁
    #Biletv #Bilemedia
  • КиноКино

Комментарии • 304

  • @hanadkey7124
    @hanadkey7124 Месяц назад +77

    NINKA KALIYEE SOMALIDA QORIGOODA QABTAY 😃
    wixiibu caadi u fahmayaa 😂😂😂💯

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Месяц назад +85

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @Isniin_podcast
    @Isniin_podcast Месяц назад +34

    Ninka kaliya ajakis bedeli allah ha u naxriistee amiin yaa rabi 😢❤

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 Месяц назад +3

      Ajakis ,awkuukow ,marshaale ,ali hiiraan iyo ilkacase aun dhamaantood cid beddeli karto malahan

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 Месяц назад +101

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Mohamedabdi-rg9zv
    @Mohamedabdi-rg9zv Месяц назад +39

    Kkk... 🤣🤣 Shaxda intuu fahmuu anagana naga daba genayaa...😭😂😂🤣

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi3439 Месяц назад +11

    Aaar kanaaa anigu muqaaladaaada waan ku haystaaa.tuun badaaf caadi u raacday wixii ba waad fahamtay 😅😅😅😅😅😅😅

  • @MohamedInaosman-eb9fd
    @MohamedInaosman-eb9fd Месяц назад +11

    War ninka wa best majajliste 😢😢aniga gacna u tagay

  • @Inaxaaji65
    @Inaxaaji65 29 дней назад

    Bile TV iyo akhyaarta howshan wada ee uu faraska madow ugu cad yahay waad mahadsantihiin runtii barnaamijyo tayo, halabuur iyo muuqaal qurxoonba leh soomaalidu cid soo saartaa aad beey ugu yartahay, horumar baan idiin rajeynayaa saaxiibayaal🙌

  • @user-td9yv9ce4h
    @user-td9yv9ce4h Месяц назад +10

    Hooyo iyo aabo laga dacwoonayo caawa ii koow😂😂

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Месяц назад +7

    Haddii ilmahaga hurdada ku dhibanyhy ama soo kicistiisu ay badanthy waxa ku xal chnnlka queen fardowza official soo booqo ❤❤❤

  • @shirealpha5235
    @shirealpha5235 Месяц назад +10

    War waxaan waa mucjiso faraska noloshi somaliduu caadi ufahmay 😂😂😂

  • @CABDULKaafi
    @CABDULKaafi Месяц назад +6

    😂😂😂 wa iga qusliseen walee

  • @AyaanBilan-ff1zc
    @AyaanBilan-ff1zc Месяц назад +1

    Madfaca madow wa Funny wlhi Dar ilhy ku jecel wll😂😂😂😂

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Месяц назад +11

    Shilimaad yar baa gabdhaheena lagu kor sameeyaa waana lagu soo caan baxaa. Waa wacyi galin wanaagsan, ogow social media xal mayaal ee waxa yaal ka faaiidaysi (exploitation)

  • @user-os7pk7kl1e
    @user-os7pk7kl1e Месяц назад +1

    Soo badi afweyneee😂😂😂

  • @aim1307
    @aim1307 Месяц назад +2

    What a movie, QIIRO JABAAN 101

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan Месяц назад +4

    Ala faraska ninka saan u jeclahy wxu jilo midi ima dhaafto ❤🎉
    Wxn robin jeer in ka badan ku ceshtay tii uu inanta magaca waydiinayay ee u dilay mrki danbe😂 w
    A xaraabo wlhi no so badi
    Zhp

  • @Abdiqafar-cr2sp
    @Abdiqafar-cr2sp Месяц назад

    keep going faraska madow

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Месяц назад

    Jikada is not easy filimkan waan ka helt wow ❤❤❤❤

  • @BashirYassin
    @BashirYassin Месяц назад +1

    Wlhi ninkaan agtiisa nihi nihii iyo suuro ma yaalaan waa realistic 😂😂😂😂

  • @RukiaCadanni
    @RukiaCadanni Месяц назад +1

    TV iyo jilinkaba 💯/💯

  • @CusmaanSunduscusmaan
    @CusmaanSunduscusmaan Месяц назад +2

    walahi waa iga qoslise😂😂😂

  • @NuurKhadijo
    @NuurKhadijo Месяц назад

    First ❤

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv Месяц назад

    Hahaha hayeh wad aaaa walahi ma wadi karo

  • @HazaZaha
    @HazaZaha Месяц назад

    Best postcast 😂😂❤

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat Месяц назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂Runtii oo qof ahh

  • @user-oe8qc7bv1b
    @user-oe8qc7bv1b Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂masks wataaa ani

  • @abdihamiid9573
    @abdihamiid9573 Месяц назад

    😂😂😂
    Nin wax bdn og

  • @Ismailandirahman
    @Ismailandirahman Месяц назад

    Faraska madow what a Jiliin This man is amazing 😂⬆️

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Месяц назад +3

    😂😂😂 Wlhi Wn qosley 😂😂

  • @user-xv3ms8jr5j
    @user-xv3ms8jr5j Месяц назад +1

    Hhh alla masaanaa😂😂

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Месяц назад

    Ridwaan ka qariya😊

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Месяц назад +1

    hhhahaah, NIO aniga i warysta

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂 i approve this sketch😂

  • @YaxyeAbdulahi-fn7ql
    @YaxyeAbdulahi-fn7ql Месяц назад

    Wa laiska da wa tagay 😂😂😂😂😂😂

  • @hawl_aduun
    @hawl_aduun Месяц назад

    Nuurto Waa waashay 😅😂🤣 kan musica hindiga so saaray ka daran

  • @QueenRayaan-mx1cr
    @QueenRayaan-mx1cr 25 дней назад

    Dacwad fiican iga dhe😂😂😂

  • @abdirhmanjurux4538
    @abdirhmanjurux4538 Месяц назад +3

    Dhibatadu Jcylkedu Ugaystay Bayka Tagtay Waatii Ugu Darnayd 😂😂😂

  • @abassyoussouf
    @abassyoussouf Месяц назад +2

    Qosol adun😂

  • @muusabakhiit
    @muusabakhiit Месяц назад

    Waa qiirooday 😂😂

  • @QadraAli-gp1sd
    @QadraAli-gp1sd Месяц назад

    Waaaw 😂😂😂❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Месяц назад +1

    Faraska madoow qaa kuwataa guuleyso 😂😂😂😂😂

  • @user-josephinho
    @user-josephinho 3 дня назад

    Noloshaa la isku haayaa😂😂

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c Месяц назад

    😂😂😂😂😂 walhi war xaqiiqa waye

  • @abdallashamil1788
    @abdallashamil1788 Месяц назад

    It's a Clear sample of Somalian podcasts 😂

  • @Zakiyareofficial-hb3jk
    @Zakiyareofficial-hb3jk Месяц назад +1

    Hhhhh tano kale kudaafiyo baa layirahdaa 😂😂😂😂

  • @najmaabdalla619
    @najmaabdalla619 Месяц назад +2

    Waan qiirooday aniga xattaa dhib bay soo martay inantani 😭

  • @samiiroahmed4362
    @samiiroahmed4362 Месяц назад

    Waa wasaqle😂😂😂

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 Месяц назад

    😂😂😂😂 wlhi iga qoslisay

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah Месяц назад

    Wuu lahely 😂ar farska madow aaa😂😂😂

  • @hibaaqaxmed2204
    @hibaaqaxmed2204 Месяц назад

    Wlaahi waa qoslay😂😂😂😂

  • @user-oy7vt8mc1e
    @user-oy7vt8mc1e Месяц назад

    Walalkey waa tuug wasaqle😂😂😂😂😂😂

  • @fadumojesto4308
    @fadumojesto4308 Месяц назад

    Caadi maaha so funny 😂

  • @Engayub
    @Engayub Месяц назад

    Hhhh Faraska mdaw😂 waa jin😂
    0:40😂😂😂

  • @RuunAbdi-ll8hm
    @RuunAbdi-ll8hm Месяц назад

    Walaysku fhmey😂

  • @Dooliga
    @Dooliga Месяц назад

    Haye Wad kulahaa hhh 😂😂😂

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Месяц назад

    Alla kan uunba soomaalida fahmey 😅😅

  • @Nugaal125
    @Nugaal125 Месяц назад +1

    Wabaaaaaaaa😢😢😢😢😢 fiqfiq😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @recpect4167
    @recpect4167 Месяц назад

    Kulaha wad😂😂

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 27 дней назад

    Podcast aaa yaabay😂😂😂😂 0:57

  • @user-wm7yb9ke6y
    @user-wm7yb9ke6y Месяц назад +7

    😅😅😅😂🤣🤣

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 Месяц назад

    Wlhi ninkan waaba Ka helaa iga wale😂😂😂😂😂

  • @hassanbashiirabdi5685
    @hassanbashiirabdi5685 Месяц назад

    Ridhwaan isack ayay caadi ugu dhaga hadlayaan kuwaan 😅😅😅

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Месяц назад

    😂😂😂 sababtaan udhagesan wayay podcasts yasha somalida

  • @sundussiman7183
    @sundussiman7183 Месяц назад +3

    War ani iwareesta qiso tan cml idiin hayayee😅😅😅

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 Месяц назад

      Cajiin Qaskaa Lagugu dhibay Soma ahan 😢😂 iyo Adeega Xafada adi bes lagu diraa😂

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 Месяц назад

    Dhago hadal to 😂Ridwan issack 😂😂😂😂

  • @abdirahmanmohamed4623
    @abdirahmanmohamed4623 Месяц назад

    Hada maaha hadhow kulaha 😹😹😹😊

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Месяц назад +1

    Very Funny😂😂😂😂

  • @Happyahmed2
    @Happyahmed2 Месяц назад +4

    😂😂😂😂😂😂

  • @Zihaameeyyyy
    @Zihaameeyyyy Месяц назад +5

    Podcast wx ladhaho iska daaye hal qof xitaa inuu I arko anoo murugsan ma jecli wlhi qofna wx uma sheegto qalbigeyga wx badan ayaa ka buuxo oo markan xasuusto aanan oohinta isku celin karin lkn alx alle swt ayaan wx walba u sheegtaa asigoo og☝🏻❤kuwaan dhib badanaa farasta madow waku wataa wlee😂😊

    • @afsax4694
      @afsax4694 Месяц назад +1

      Lagend ilahay ayaa marwalba kudhaw bilaadan waxba looma sheego oo an ilahay ka ahyn 💯❤

    • @Zihaameeyyyy
      @Zihaameeyyyy Месяц назад

      @@afsax4694 legend aa wiil maahi abayo😅beentaa maahan wle hda bani adam wx u sheegato wxba kuuma soo kordhayo wxa laga yaabaa marka is dagashan inuu kugu soo kala wareego oo kaa sheekeyo😂

    • @ApdullahiHassan
      @ApdullahiHassan Месяц назад

      Waraa adaaba kudaawanaayee naga jeesto😮😮😮

    • @Zihaameeyyyy
      @Zihaameeyyyy Месяц назад

      @@ApdullahiHassan mxa ka hadloosaa wll😂

    • @mudakarothman
      @mudakarothman Месяц назад

      😂😂😂😂😂

  • @Hamda-ow4ht
    @Hamda-ow4ht Месяц назад

    Kkkk hooyo wax madhawacdo😢😂😂😂😂

  • @imandaahir9787
    @imandaahir9787 Месяц назад

    Miiiiixa ayaaaba ku jireeee

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz 8 дней назад

    😂😂😂 ninkaa nagaa barejeyey somalidaa😂

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 24 дня назад

    😂😂😂Al beerka

  • @SafaaMuuse
    @SafaaMuuse Месяц назад

    Walllky waa tuuug 10 kun ayow iga xaday😂😂😢

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Месяц назад

    Hoydaa dhac mku garsisay 😂😂😂😂😂

  • @haniapdi8335
    @haniapdi8335 Месяц назад +1

    Nuurto yado hadalkiiba bilamin bay oohin jabsaty😂😢miskiin walaso dhibay

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 27 дней назад

    2:49 😂😂😂😂😂😂😂

  • @somalitech102
    @somalitech102 Месяц назад

    😂😂😂farasow awoowga lacun alla shaydansanidaa somalida caadibad filinkoda uqabatay😂😂😂

  • @khanipoifunny
    @khanipoifunny Месяц назад

    hesta iga gadan Aaaaa aaaaaaa😂😂

  • @caalimfx
    @caalimfx Месяц назад

    Cabasho baroorkasti dheh😅😅😅😅😅😅😅

  • @maryamaomarshikhey6169
    @maryamaomarshikhey6169 Месяц назад

    Waxaan run miyaa

  • @Saynab-ig8ir
    @Saynab-ig8ir Месяц назад

    Wah😂😂😂

  • @shaaficicabdullaahiaadan9761
    @shaaficicabdullaahiaadan9761 6 дней назад

    Calooshaa ihurisay wlh abaayo😢😂😂😂

  • @halilsamaleh3830
    @halilsamaleh3830 Месяц назад

    Hindiga inaka joogiya😂😂😂😂😂

  • @Sasumi0
    @Sasumi0 Месяц назад

    Qosol usuuxay😂😂😂

  • @sumayaabdillahi-ei7lc
    @sumayaabdillahi-ei7lc Месяц назад +6

    isku qisaan nahay inantan 😂😂😂

  • @CwaliOscar
    @CwaliOscar Месяц назад

    Dhaga hdal cadiya😂😂

  • @FadumoMohmettMohmutt
    @FadumoMohmettMohmutt День назад

    Free dhagahadal

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 Месяц назад

    Faraska 😂😂❤

  • @user-im5sh2uq9f
    @user-im5sh2uq9f Месяц назад

    Naa tishiki waad dhamese 😂

  • @Apthirahman--ahmet1
    @Apthirahman--ahmet1 Месяц назад

    Gabadhan codkeda macaan😋

  • @souhaibhoussein6806
    @souhaibhoussein6806 Месяц назад +1

    😂😂❤❤

  • @suldanyare6855
    @suldanyare6855 Месяц назад

    Hhhhhh

  • @shokanitube1219
    @shokanitube1219 25 дней назад +1

    Ninkan somali godkay galaanba wakugubay😅

  • @dowzahmetofficiall3620
    @dowzahmetofficiall3620 Месяц назад

    Wiilkan waqti loo baahan yhy buu naga soo gaaray😂😂😂😂😂

  • @SuhaypAhmet12
    @SuhaypAhmet12 Месяц назад

    Ax waalaciilay💔🤣🤣😂

  • @abdimakid6605
    @abdimakid6605 Месяц назад

    Gantàalka meadow wa garac😂

  • @maxamadaaminfaaahin6765
    @maxamadaaminfaaahin6765 Месяц назад

    😂😂😂😂 faraska cad isn't easy

  • @Ayaan-up6jp
    @Ayaan-up6jp Месяц назад

    Qosol iiGu Maaa hadhiihin😂🙄😭