Niman yahow akhlaaq xumadan aad dadka caadiga iga dhigeysaan ka daaayaa oo alle ka baqa waxna caruur inoo soo kaceysa baa dawaaneysa see weye. Bulshda wax macni leh u soo gudbiya Ama wXn iridaha isgu laaba
@@harka7 I wish I had a comment section for recording my voice because wxan kaa hubaa inuu yhy Just have a look at this ayaah in suuratu israa واستفزز من استطعت منهم بصوتك Markuu rabbi leeyahay sidhaan dhawaaqa ama sowtka lasheegayo yaa leh see mxuu yhy Sowtka wa midkii sheydaan wxaanan ogahay ama ogtahay in quran iyo sunaaba sheydaan meel lagu haayo uusa imaneyn Marka muusiga iyo wax walbo how's imaadaa wa aswaatu sheydaan
miiskaan taliyaaniga miyaa lugu soo sameyay😂😂 walhi wxn so xasuustay malikaykii koobad an gabar la kulmo kuwaa ii balamiyay doofaaro ah😂😂 naqaskaa si caadiya igu xirmay ayadana shib ay iska tahay 😅
Mashallah tv bile waa xakhiiq oo jirta oo dadka lamanah ee is baranayo waxaan ugu necbahay ninka shaxaariga
Maxa nagu nacday😂
Labada ugu jilinka wanagsan waa team shipta iyo team shaxariga😂😂😂
Teamka shibta iyo teamka shaxaariga alla beerka😂😂😂
😂😂❤
😂😂😂
Waan kahelay muuqaalkan qaab jiliinka caadi maahan team shibane😂😂😂😂😂waaba caadi socdeee😅😅😅
Free team Shibta😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂 nooca shibta ahi Waa aniga iyo qof aan granaayo
😂😂😂waa is keentay iyaah😂😂😂
😂😂😂
Team shib iyo team shaxaari 😂😂😂😂😂😂 ma nooli
Midna ma ehi wyo single baan ahy😂
Wa muqaal xaqiiq ah waxa qurux badan in wax ka badalno qaabkan
See loga badali karnaa marka 😂
wiilka aamusan iyo kan shaxaariga ugu daran
anigu intaa midna kuma jiro wlhi laakiin waa wada xaqiiqo
Nooca aamusan caadi mahan jillinkooda😅😅🎉
Caawa kan anuu i quseeyaa, shukaaniga eberaa ka ahay runtii.
😂😂cavio nio😂
Laba noocban isugu jiraa anuu 😂😂, xaliimoyinka hadalka badan wa funny 😂
❤❤❤meeshu waa afrika
Adunka nin shaxaariya ayan ugu necbay
Wiilka madow🎉🎉🎉
Aniga shukansiga waxan ku Qimèyaa Hadala Gabdha iyo Gobta la joogo😂
kulanku isagaa wata jawigiisa laakiin haddaad garan waydo wax walba waa kaa qasaarayaan
Shaxaariga may biyaha wajiga uga shubto
Shaxariga shaxaribu u egyhy wlhi indhihisa sarkhan waye ninkas ladir bu kuso baxaya
Been maad sheegin 😂😂
Zhaxaari good Jilin 😂
Nooca shibta ah iyo shaxaariga waa aniga 😂
Talow aniga group-kee ku jiraa?
Good jiliin
Team waabsi io team ma baxna😂😂😂😂😭
Background sound iska yareeya
Team aamus mrkad mela wrka kabilawda garan la dahay😂
Team aamuska
Xaliimo hadal badan cod macaanaaaa😂😂
Xaliimo hadal badan jecliyaa😂
Nooca aamusan 😂💔😂
Team Kee tahy cmlaa 😅
Good jiliin ❤
Qosol badaanaa ar kuwaan😅
Mucjisaa tihiin.
Nooca warka badan😂😂😂
Miiskaan waa adagyahay adne is adkeey bro
Ninkan horta ma sheekhbaa mise waa xayraan😂 dharku xiranyhy
Nooca shibta iga qosliyay😂😂
Faanaaye isoo dheh haliimo 😅😅😅
Faraska madow 😅
Maxa waye gufacada vs team team shibta
Waxaaan lama maqlaayo waa sidee.
Team shib 😆 😂
I aamin kan ugu danbeeya waa aniga😂
Teamka war ka bdn ahay afkas mpa isku qawan karoh😂
Hhh haye mabaxnaa kulhaa😭😂😂😂😂
Mid ugu dambeyo ahay 😂
Midka soqaldamay 😂
Nocaygii ma helin
Shibta😂
Faraska madow inta sidiisaa mid u gabyey kay dhahy apwe telkaaga maa dhacayo waxay waxno qiiradani😢😅😅
Xaliimo hadal ahy ilahow hadal xage geeya😢😂😂
Golden voice❤😊
Digireey🎉
Nooca shibta dabcigeyga iyo maahmaahinta
Sxbkaa faanaaye meeshaada uu dhigay 😂
Nooca shibta ah 😂
Team shibta 😂😂😂
qofta faraska madow waali waaye
Nooca shibta ah
Faraska madow😂😂😂😂
True Story cml😃🤣😀😁
😂😂🏃
Shaxaariga waa helay wuxu mudnaa. Mac sonkor🤭
Abti barnaamijyadan nooso badiya😂
miiska talyaani maalaga sameyay kulahaa
Faraska😂😂😂
Nooca shibta ah ani igu tiriya 😂😂
Shukaansiga dhanba wa intaas😂
Nooc baa meelsha Ka maqan waqooyiga laga helo car yaa sheega
Xirifka dhahaya kursigan talayniga miyalagusosameyey wankuqoslay
Isii boorsadeydi 🤣🤣🤣
Boorsadaadi maxaad u siisey ?🤔
😂😂
Miiskaan Talyaani maa Laga Soo Sameeyay Ani Ayyaa Sidaas Wax U Shukaansado 2:42 😂😂
Nooca shaxaariga iyo nooca shibta ah baan igu necebahay belo ha aragtee😂
Niman yahow akhlaaq xumadan aad dadka caadiga iga dhigeysaan ka daaayaa oo alle ka baqa waxna caruur inoo soo kaceysa baa dawaaneysa see weye. Bulshda wax macni leh u soo gudbiya Ama wXn iridaha isgu laaba
Cashar ayaaba lagu barayaye
War Nio Aniga Rag Badan ShukaaNsiga Waan K FashiLMamY SchooL Noo Furra😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 faraska madow cirii buu ku jiraa hala caawiyo 😂
Anigu dhibta kaliyeen isku arkay waa in judha aan inanta jaaheeda arkaba aan iska laad-laaddiyo.!
Subxanalh😂
😂😂😂😂😅
Boring anaga kunoqanay kuwa aamusan😂😂😂
Nooca shibta ah Ayan ku haysta jiliinkiisu wa cajiib kulaha miisku ma taliyani aya sosameyay hhhh
War mida faraska madow lagu aadiyay maxay thy odaygii beeba cidhiidhi gelise😂😂
Nooca shipta
Dhibka ihaystaybaa ah xaliimadaas hadalka badan abti a la igalaa saacad waalaga sheekaynaa😂😂
Tiim gufaaco 😂😂
Please musiga naga daaya 🙏 we wanna hear their talk not ghe music
@@harka7 whether rythm or music what I know its xaaram
@@harka7 I wish I had a comment section for recording my voice because wxan kaa hubaa inuu yhy
Just have a look at this ayaah in suuratu israa
واستفزز من استطعت منهم بصوتك
Markuu rabbi leeyahay sidhaan dhawaaqa ama sowtka lasheegayo yaa leh see mxuu yhy
Sowtka wa midkii sheydaan wxaanan ogahay ama ogtahay in quran iyo sunaaba sheydaan meel lagu haayo uusa imaneyn
Marka muusiga iyo wax walbo how's imaadaa wa aswaatu sheydaan
@@harka7 Hmmm wad igu kee keentay miyaa hadane 🤣 waa ku salaamaya inbdhn
@@harka7 yeah
Kkkkkk
ᴛᴇᴀᴍᴋᴀ Sʜɪʙᴛᴀ..😂💔
😂😂😂😂😂😂caankii faraska madaw shukaansi faqireedbu meshalayimid hayey farax faqireedyoba mesha isuguyimid
miiskaan taliyaaniga miyaa lugu soo sameyay😂😂 walhi wxn so xasuustay malikaykii koobad an gabar la kulmo kuwaa ii balamiyay doofaaro ah😂😂 naqaskaa si caadiya igu xirmay ayadana shib ay iska tahay 😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Nio codka dalaca uuf
😂😂😂
Ka shaxaarigaa banku qosly 😂😂😂😂❤
😂😂 shaxaariga shaxaarinimada faro fudeed ayaa u dheer maxaa ka rabtaa naag nool aa ku soo aaday , weyna ku sugty.
midkee tahay daawade adigu
😂😂😂😂
ᴛᴇᴀᴍᴋᴀ Sʜɪʙᴛᴀ..😂💔
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂