Wlhi wilkan dartiis suscrip oo saraay sodo OO hadlayo mansha Allah mrko Nabi Maxamad صلي الله عليه وسلم dahayo sharaf bdnha mansh allah meke me happy 😢
Xaqiiqda ka hadashay wlhi Ani wxa igu yaab badnaa muqal qof diinta caynayo so dhigay ayaa waxa isdhahay bal commentska aqri qofkan dadka see u caynayn arag, lkn waxa ila yaab noqote, mid walpa wuxu so qora commentska hada inta badan aad ka hadashay, waxaan waayaypa mid dhaleceyo ruuxan caytamaya, markspa isdhahay armeepa dadkan videogapa dawan ee duni kale ku mashqulsnyihiin video wa leska dara le comment laga bixiya wana laga sii socda umaleynaa
Faraska Madow the Legend ninkaan ragga yar ee Social Media nagu haya kamid yahay😂😂
Ha wllhi😂
اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Haddaaa kaba la’aan daaawaneeeyso like hhhhhh taaasa ilowday
barnaamijka faduul waanu u baahanahay oo uuna qanciyaye hana loo soo badiyo
You're so funny, talented and is true what you're telling...❤
background ka wa professional 😂😂
Ku sali nabiga lolz
@@ogaansho7953 wx lagu dheldheelo miyee noqoty😢
@@ogaansho7953 nooco la sheegayo
Waakase baleeg magala joog xumada nagala tag😅
@@ogaansho7953dawadii radi nio
Inta kabo laan ku daawanysa like ii saara😂😂😂😂
😂😂😂
Wixi hada lgala hadlayey many ahyn mise gadashisa dawanaysay
Waa beentaa kabo waa qabaa 😂😂😂😅😅😅
Nabiga ha lagu saliyo Scw
Scw
Scw
Dayer vidéoga dhawo bro
Maxa kaaa qal dan cudur ka leg ladho ho dhaq taraa lo sa meyay
Mu qaal ka ku ce sho
Aad iyo aad ayad ugu mahadsantahay sidaad noogu sharaxday wllkeeyoow.
3:38 Walaal haddii lagu jiro xilligii salaadda soo tuko
Salaaddu waa furaha guushaadee
Anigu dacwad baan wadaa hadda 😅😂
faraska LGN wallhi ninka kaliya muuqaa ladiisa iga qosliya 🎉❤😂
Waaba mucjiso socoto faraska madow😂😂😊
صح لسانك اخي 😇👑👑👑👑✌️🫂
😎 Xanuun aya jira. Dadka noocas wey xanuunsan yihin. Aad aya oga xanaqa dadka noocas marka arko.
Walaal alle haku barakeeyo
Een wlhi video gagii hore waxan ka faaiidey inaan ka tago all video funny iyo inan wax runa uun dawado bas
Hadaad khayr jeceshahay like iisaar 😂😂🏃♀️
Walhi wa runta 1000%
Waa runtaa ani xataa waanacay
Shukumaankii aan ku qubeysanaye yaa arke 😂😂
Meeshan maxaa keenay
That's true 😂😂
wallahi xaqiiqda kahadashay
Wll kusaliya xabibkena scw ❤❤
Ganaral shegow wllhi cashir ayuu kadhigaye Xamar
Wllhi run sheegty farasta😂❤
Jinbaay, daawadaan
Waa asiibtay wllh😂😂
Anigaba waa nacay kuwa loveka iyo liketa ku raadiyo kherul lhalqi laahi magaciisa
Swmaha Adigo hanofirsan iskada magalajogxumada😂😂
Hadad kuwaa ka mid tahay like isaar😂😂
Oo wllo laptonka maad shashadii sii jeedisid waala fahmayaa in ay aad tv ku talshee😂
Noocas oo kle in social media yaha laga mustafiriyo aya ku haboon 😂😂😂😂😂😂😂😂
Rotiga qashwaaye😂😂
Garacow wixiibad u fiirfiirsatay😂😂
😂😂 bro absolutely waad saxan tahay wale dadkaasi cudurk ay qabaan waxaa la dhaha "like syndrome"
0:42 … “ walaalayaal Ku soo dhawaada Xarunta isku Daaweynta…..”
Faraska madow waa funny😂😂😂
Sxb pin igu qabo 😂
Qofka ugu qosolka badnaa oo daawado haddaa tahay like
Xaqiiq wlhi 🥺
Faraska madaw Nin fahmay shaxda soomalida 😅
Walale ukunta cafimaadka ma u fiicantahy 😂
Doorasho qof iyo cod ah baa loo baahan yahay
Video waa fadhiyaa 😂
Dadka RUclips ku may yaqaannaan inaan Caaqil khadar Hogad ahay?
Rer comment edeb yesha wax runta iin sheega baad wedene 😂😂😂
hda ilahy jceshahy like Saar 👍
Legand dhbta ka hadashay
wad madow dahay lkn dookhayga ma tihid😅😅😅
Walle waa run ileen wasa allow nacafi
Wlhi wilkan dartiis suscrip oo saraay sodo OO hadlayo mansha Allah mrko Nabi Maxamad صلي الله عليه وسلم dahayo sharaf bdnha mansh allah meke me happy 😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝🕋❤😢
Hada ayaa lagaa hadlaayay la xantaa ma dheero😂
Kanaa kamida ah😂😂
Yaa cawaaan wax fahan
Baqasha madoow astaan hakaa waasho adi 😂😂😂
Really walhi
Wll hadii aad basasha iyo baradhada jeceshahay like isaar
Wlahi xaqiq waye 😂
Reality😄
Inta og inay wax ogyhiin like saara😅😂😂😂
Wabeeeeeen
Ninkan waa ey ey dhalay😂😂😂😂😂Somalida ayuu fahmay
Waliba adoo wayn
jalaatada meeqo ayaa kasoo bixisay walaal waa kahely
Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh.
Walaalkay waad ku maadsantahay intaad kasoo hadashay arrinkan wacan, laakiin waxaan kaa codsanayya inaad musicga ka daysid vidiooyadaada , maxaa yelay waa xaaraan, diintuna way diidday.
Comment ku dhiigle, kuwii uu sheegayey baad kamid tahay, meesha xaaraan iyo xalaal midna lagagama hadlayne sidee fashay😂😂😂😂
Wlhi kuwa uu nacay Comment ina akhriyo Sharma boy heesti caliyada iyo Ariimo Rabbani isku keynayan😂😂
Wle waan yabaye dadka noocana maxay ahyeen meel walba way joogaan tankale maxaa ugu saraysiiyay mar walba
Commentiley noloshaa lagu haysaa maanta cirii caadiya😂
Wlhi cid kahadashan la'aa habaarbey qabaan ciidankasi...😂😂😂
Wxs dhan waxa iga daran kuwa habaarka like ku raadsada🙆♀️
Hda dacas la aàn thy like isar😂😂😂
Faraska madow dariis like isar ku xumes😂
Inta daawaneeso like saara
Iney baryaal waxa keenay xifrad la,aanta Aaladaha xirfad bey rabaan
Xaqiiqda ka hadashay wlhi
Ani wxa igu yaab badnaa muqal qof diinta caynayo so dhigay ayaa waxa isdhahay bal commentska aqri qofkan dadka see u caynayn arag, lkn waxa ila yaab noqote, mid walpa wuxu so qora commentska hada inta badan aad ka hadashay, waxaan waayaypa mid dhaleceyo ruuxan caytamaya, markspa isdhahay armeepa dadkan videogapa dawan ee duni kale ku mashqulsnyihiin video wa leska dara le comment laga bixiya wana laga sii socda umaleynaa
inta odeygan uu ka qosliyey LIKE-TA II SAARA😆🙈
Waxaa ilawdeen commentilayda muuqaalka oo halsano Yaalay wax soo qorayzid😂
Plz like isar wligay like ma helin 😢
San filayao waa dad izka ..😢
Waligeyba wqxan u aqaaanay faruuroww maxa Barbara Ku geyey illahayow iga cafi 😂😂
4:07 bidaarta😅😅
Faraska first komanti😂😂😂
Qaabka jilaaga waa funy 😅
Magaca faraha iiga qaad bro maxamed cabdilahi cali ani waaye
Inanban ku siin lahaye doqeeda ma tihid
Adiga naga dhex bax aniga qancine@@IsmaaciilCilmi-u2l
Inta mobeelkadaawa nahsa love isaar😂
inaan nocaas ahay inta ii jeedo Like ii saara.
Iyo mid ayaa ilowday magacayga aqri kuwa dhaha 😂😂😂
Comment-yadu miyay isku daloolaan kulahaa video kale miyaa u furan😂😂😅
Baastada marka ay dhanaantahay qof baa ku laabjeexa😂.
Nin saxada somalida fahmay😂😂
Waa qurxantahy lkn xaasla tahy😢😂😂
Wllhy waa xaqiiq😂😂😅😂😅😂😅😂😅😂😂😅😂
Cabitaanka Aaan cabaaayay wanna guaran waayey xiligan dhameeyay reer comment thnks
Shaaxa cabeyso waka hely😅😅😅😊
daacad uqoslay wlhi😂😂😂
3:07 mida kle hadaad ogthy inuu quranku macanyhy maxad kasoo doonty heesaha😂😂
Arinkaa aad ka hadashay oo comment kusaabsan waxaad modaa inaad abaartay dadkii uu ku socday waalnaa
Us us Aslda abha cuuun😂🤫
Scw
Wlhi wanoo hadashay😂😂
Hhhhh anigu kuwa daaha iyo hareeraha eega ayaan ka mid ahay waa caadi lkn kuwaa kale ka yaab bdn
😂😂😂😂😂 walahi been maadan sheegin
Dadka aafahmen😅
VAR kawaha maso caseen😂😂