Barnaamijka Faduul - Faraska Madow - Bilaa Mashruuc.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Barnaamijka Faduul - Faraska Madow - Bilaa Mashruuc.

Комментарии • 51

  • @nicmatullah439
    @nicmatullah439 Год назад +10

    Astaan mahadsanid nin Legend ah oo waxyabo badan isku darsaday ayaad keenteen

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi Год назад +14

    Barnaamijkan aad buu noo anficin😅😅 mahadsanidiin bahda astaan🎉

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi Год назад +11

    From lafo to siyaasad waa nagu badanyihiin Faraskow zxp😂

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC Год назад +2

    Inaan daawado ayaaba faduul ah kkk waannku haystaa barnaamijka

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE Год назад +9

    Walahi raga barnaamijkan sameeyay howl badan ayey ka mareen waana hubaa in wax badan uu saameyn yeelan doono.

  • @SakeriyeSakeriye-rv7ft
    @SakeriyeSakeriye-rv7ft Год назад +1

    Waxaan ahay dadka wax design gareeya xaqiiiqatan
    Waxpa magiciisa sheegi mayee
    Xildhibaanadii puntland ka soo baxay sandka ee doorashda qof iyo cod
    Nin xildhibaana inmka ii yimi waxa oo iyiri ii design garee post ama paner wax yaapihii lagu qoray
    Oo ahaa wax qabadkiisa anaa maskaxdayda ka keensaday
    Waa xaqiiiq jirta xaqiiiqtan

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE Год назад +2

    Abu xaniifow Cabdi cablilahi dhiig ayaad ka keentay.

  • @ahmedhajimohamud875
    @ahmedhajimohamud875 2 месяца назад

    Xasan sheekh dhago hadalka daaa wll 😂😂😂

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 Месяц назад

    Wa waxjira Run Ahnti

  • @SakeriyeSakeriye-rv7ft
    @SakeriyeSakeriye-rv7ft Год назад +3

    Waxaan ahay dadka wax design gareeya xaqiiiqatan
    Waxpa magiciisa sheegi mayee
    Xildhibaanadii puntland ka soo baxay sandka ee doorashda qof iyo cod
    Nin xildhibaana inmka ii yimi waxa oo iyiri ii design garee post ama paner wax yaapihii lagu qoray
    Oo ahaa wax qabadkiisa anaa maskaxdayda ka keensaday
    Waa xaqiiiq jirta xaqiiiqtan

  • @MohamedOsman-jf2pl
    @MohamedOsman-jf2pl Год назад +1

    Woow wlh legend baa tahay sxb. Waxaa ka hadashay Waxa dhabta ah ee wadankeena maanta ka tagan. Iyo waliba sida ay social media u isticmalan Dadka isku shega musharaxiinta

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal Год назад +1

    Faraska madow nin somalida xaqiiqdo soo saaray 😂😂

  • @kabaweyneofficialchannel5541
    @kabaweyneofficialchannel5541 Год назад +1

    Kaa oge maa u sheegee Marka😂😂😂🤣

  • @wllzahal5499
    @wllzahal5499 Год назад +1

    𝘞𝘢𝘳 𝘕𝘪𝘰 𝘢𝘮𝘢𝘢 𝘙𝘶𝘯 𝘓𝘢 𝘋𝘩𝘪𝘮𝘢𝘵𝘢𝘢𝘢😂

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 Год назад +1

    Hhhhh siyaasadii oo biyo ismarin hhhh

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Год назад +2

    Waa xaqiiq

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 Год назад +1

    Funny wlle runta sheegtaye 😅😅😅😅

  • @Hayaankadunida-xs1nv
    @Hayaankadunida-xs1nv Год назад +1

    waan ku hesanaa faduul iyo faraskamadow

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Год назад

    Wlhi xaqiiqooyin badan buu ka hadlay dhibka inq haystana weeye hadii aan soomaali mahay aq

  • @MohamedhassanMohamedAbdulle
    @MohamedhassanMohamedAbdulle 3 месяца назад

    5:12

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 Год назад +1

    Thanks for your fact with entertainment 😂😂

    • @aboubakerilyasokiyeh8537
      @aboubakerilyasokiyeh8537 Год назад +1

      Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh.
      Walaalahayaw af-soomaali soo qora, haddaynu annagu afkayaga ilaalsani wayno ayaa kaloo inoo ilaalinayya.
      War ha la fikiro.

  • @muqtaarxersi9702
    @muqtaarxersi9702 Год назад

    Barnaamjikaan aadbo no anfacaa runtoon la qarin karin waaye 😂😂😂

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 Год назад

    Astaan TV warbahin daboshay dhaman bahiyihii bulsho faduul iyo faraska madow waan ku taxanahay waaxana codsan laha in week gii 2 mar laga dhigo

  • @ahlamahya919
    @ahlamahya919 Год назад

    Naga aamus bas ha nagu khashifin somalida 🤫🤐

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 Год назад

    Khalaas barnaamijkii Faduul ahaa waa xirmey hahahahaha Team Alcadaala aya xirey

  • @abdisiyad_10
    @abdisiyad_10 Год назад

    Faruurow maxaa barbara ku geeyay😂 faduul faduul

  • @c58pro50
    @c58pro50 Год назад

    Faraska madoow talented ayaa tahay dalkaa kuubahan

  • @AbdiRahmanJeilani-hd6cc
    @AbdiRahmanJeilani-hd6cc 3 месяца назад

    Aniga faduul waxan u dawada majajilo ahaan wlhi

  • @masuulkaomar2383
    @masuulkaomar2383 Год назад

    War dadka qaarkii naxariisti Bay sharaf dileen

  • @ahmedzamur.3580
    @ahmedzamur.3580 Год назад

    Bord design that's reality 😅

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali614 Год назад

    Qudhaaada way kaa soo waaaleen, oo muuqaaladaadii facebook-ga Astaan intay aragtay bay yidhaahdeen wartaa TV baa kuu baahan ee kaala duub Muuqaal sameeye.

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 Год назад

    Abu hanifa cid ka hadashiisa uun baad la'ayd 😂❤

  • @maskinow
    @maskinow Год назад

    Dadka Yaa lahur crarin plz 😂

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Год назад

    Runta wku dhimana😂✈️

  • @abdiqadirsiciid280
    @abdiqadirsiciid280 Год назад

    Ilmahan dhukuran waa habaar😂

  • @safwanpro
    @safwanpro Год назад

    Walahi talent waa dhaftay waxan

  • @yassirsheikh6413
    @yassirsheikh6413 Год назад

    😂😂😂faraska_mad0w #made it

  • @bishaaroshekhcumar5467
    @bishaaroshekhcumar5467 Год назад

    Aqliga iyo arsaqda allh bixiya

  • @fariixaahmed5715
    @fariixaahmed5715 Год назад

    Faduuul faduul😅😅😅

  • @AxmeDttwaayeL
    @AxmeDttwaayeL 6 месяцев назад

    Ninkani waa legend

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Год назад

    Very funny and program

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Год назад

    Waaaw wan ka helay barnaamijkan

  • @BashiirMaxamuudJiirow
    @BashiirMaxamuudJiirow Год назад

    Waw Bella wye astaan ❤

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 Год назад

    Legend faraska waan ku sitaa

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Год назад

    hhhhhhh

  • @dhuuxXuseen-ju4bg
    @dhuuxXuseen-ju4bg Год назад

    Fani

  • @abdikaremibrahim9963
    @abdikaremibrahim9963 Год назад

    😂😂😂

  • @maryanmaxamuud268
    @maryanmaxamuud268 Год назад

    😂

  • @maxamedgacaliye8243
    @maxamedgacaliye8243 Год назад

    😂😂