Bile TV
Bile TV
  • Видео 1 576
  • Просмотров 33 007 046

Видео

Waxa ay xuquuqdoodii maqan tahay ardayda Soomaaliyeed ee Maqalka naafada ka ah I Macallin Axmed Nur
Просмотров 7874 часа назад
Barnaamijka Talada Macallinka oo Isbuucan uu marti ku ahaa Macallin Axmed Nur #bilemedia #biletv #aqoonbile #somalia
7 Wadiiqo Oo Kuu Sahlaysa Inaad Ra’yigaaga Dadka Ku Qanciso I Barnaamijka Buug iyo Faa’iido
Просмотров 1,3 тыс.12 часов назад
7 Wadiiqo Oo Kuu Sahlaysa Inaad Ra’yigaaga Dadka Ku Qanciso Buugga “Methods of Persuasion: How to Use Psychology to Influence Human Behavior” ee uu qoray Nick Kolenda #biletv #bilemedia #bookreview
Dhambaalka Ella & carruurta internetka lasoo geliyo I Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda
Просмотров 4,2 тыс.16 часов назад
Dhambaalka Ella & carruurta internetka lasoo geliyo Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda #biletv #bilemedia #technology
NTR oo awood lasoo baxay I Barnaamijka Sahanka Aflaanta
Просмотров 1,7 тыс.19 часов назад
Filimadii aad sugeeseen nala daawada ayagoo Af Soomaali aan idin kaga soo dhignay & NTR oo awood lasoo baxay. #Biletv #Bilemedia
Sida aad ku diidi karto “Jacayl laguu soo bandhigtay” adigoo aan dhibaateyn dareenka qof kale
Просмотров 73921 час назад
Sida aad ku diidi karto “Jacayl laguu soo bandhigtay” adigoo aan dhibaateyn dareenka qof kale Barnaamijka Himilada Sare #biletv #bilemedia
Short Cut ku fiican waxbaarista Internet-ka I Barnaamijka Tab iyo Xeelad
Просмотров 2,4 тыс.День назад
Short Cut ku fiican waxbaarista Internet-ka Barnaamijka Tab iyo Xeelad #Biletv #Bilemedia
Buugga Jeclow Shaqadaada waxaad Jecalaaneysaa Noloshaada ee u qoray Chris Parris I Buug iyo Faa’iido
Просмотров 1,9 тыс.День назад
Buugga Jeclow Shaqadaada waxaad Jecalaaneysaa Noloshaada ee uu qoray Chris Parris | Barnaamijka Buug iyo Faa’iido #BileMedia #bookreview
Bitcoin-kii ugu badnaa ee lagu dhacay qaaradda Afrika I Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
Bitcoin-kii ugu badnaa ee lagu dhacay qaaradda Afrika Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda #biletv #bilemedia #technology
Aabaha Caafimaadka Iyo Mid Ka Mid Ah Halyeeyadii Ilbaxnimada Giriigga I Hippocrates
Просмотров 74914 дней назад
Hippocrates; Aabaha Caafimaadka Iyo Mid Ka Mid Ah Halyeeyadii Ilbaxnimada Giriigga Barnaamijka Culumo Taariikhda Wax ka bedeshay #biletv #bilemedia
Ka jawaab 5-tan Su’aalood Si aad u ogaado inaad haybad dadka ku dhex leedahay iyo in kale
Просмотров 1,1 тыс.14 дней назад
Ka jawaab 5-tan Su’aalood Si aad u ogaado inaad haybad iyo soojiidasho dadka ku dhex leedahay iyo in kale Barnaamijka Himillada Sare #biletv #bilemedia
5 Arrimood oo lagama maarmaan u ah macallinka wanaagsan I Barnaamijka Talada Macallinka
Просмотров 72014 дней назад
5 Arrimood oo lagama maarmaan u ah macallinka wanaagsan Barnaamijka Talada Macallinka oo Isbuucan uu marti ku ahaa Ustaad Cabdiraxmaan Cabdullaahi #bilemedia #biletv #aqoonbile #somalia
Xeelad lagu qariyo xogta aad ka baarto internetka
Просмотров 3,9 тыс.14 дней назад
Xeelad lagu qariyo xogta aad ka baarto internetka Barnaamijka Tab iyo Xeelad #Biletv #Bilemedia
Saameynta Dadban ee TikTok I Buugga “Mutalaasimat TikTok” ee uu qoray D. Ismaaciil Carafah
Просмотров 1,7 тыс.14 дней назад
Saameynta Dadban ee TikTok Buugga “Mutalaasimat TikTok” ee uu qoray D. Ismaaciil Carafah | barnaamijka Buug iyo Faa’iido #BileMedia #bookreview
Hackers-kii ugu caansanaa ee Qarniga 21aad I Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda
Просмотров 18 тыс.21 день назад
Hackers-kii ugu caansanaa ee Qarniga 21aad Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda #bilemedia #biletv #technology
Caalimkii qoray aragtida Xisaabeed ee ugu caansan Dunida | Culumo Tariikhda Wax Ka Bedeshay
Просмотров 83821 день назад
Caalimkii qoray aragtida Xisaabeed ee ugu caansan Dunida | Culumo Tariikhda Wax Ka Bedeshay
Ravi Teja xarakaadkiisa aan wada daawano, Vijay GOAT nimadiisa waa sax I Sahanka Aflaanta
Просмотров 2,1 тыс.21 день назад
Ravi Teja xarakaadkiisa aan wada daawano, Vijay GOAT nimadiisa waa sax I Sahanka Aflaanta
10 Calaamadood Oo ku Tusinaya Inaad Ku Wanaagsan Tahay Fahamka Dadka Kale I Barnamijka Himillada Sar
Просмотров 1,1 тыс.21 день назад
10 Calaamadood Oo ku Tusinaya Inaad Ku Wanaagsan Tahay Fahamka Dadka Kale I Barnamijka Himillada Sar
Sidee loo hubiyaa adayga passwordkaaga?
Просмотров 1 тыс.21 день назад
Sidee loo hubiyaa adayga passwordkaaga?
Buugga You can’t Ruin May Day: 52 Wake Up Calls to Turn Any Situation Around ee u qoray Allen Klein
Просмотров 3,2 тыс.21 день назад
Buugga You can’t Ruin May Day: 52 Wake Up Calls to Turn Any Situation Around ee u qoray Allen Klein
Maxay kala kulmaan Ardayda ku dhacda Imtixaanaadka waalidiindooda I Barnaamijka Bile Coffee
Просмотров 71921 день назад
Maxay kala kulmaan Ardayda ku dhacda Imtixaanaadka waalidiindooda I Barnaamijka Bile Coffee
Temp Mail: Xeeladdaan adeegso adiga oo aan Emailkaaga saxda ah bixin I Barnaamijka Tab iyo Xeelad
Просмотров 3,8 тыс.28 дней назад
Temp Mail: Xeeladdaan adeegso adiga oo aan Emailkaaga saxda ah bixin I Barnaamijka Tab iyo Xeelad
Caalim Aragti Dheer Oo Riyadiisii Ka Rumeeyay I Robert Goddard I Culumo taariikhda wax ka bedeshay
Просмотров 83428 дней назад
Caalim Aragti Dheer Oo Riyadiisii Ka Rumeeyay I Robert Goddard I Culumo taariikhda wax ka bedeshay
Vijay filimkiisa GOAT oo dunida qabsaday, Stree 2 oo iskoor dhigaayo I Barnaamijka Sahanka Aflaanta
Просмотров 1,9 тыс.28 дней назад
Vijay filimkiisa GOAT oo dunida qabsaday, Stree 2 oo iskoor dhigaayo I Barnaamijka Sahanka Aflaanta
Documentary I Dib-Ucurashada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed 2014-2024 I Bile Media
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
Documentary I Dib-Ucurashada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed 2014-2024 I Bile Media
Kala dooro inaad guursato Haweeney 80sano jir lacag heysato iyo Gabar yar oo aan lacag heysan
Просмотров 729Месяц назад
Kala dooro inaad guursato Haweeney 80sano jir lacag heysato iyo Gabar yar oo aan lacag heysan
(4-tan Talo) raac si aad dib ugu soo ceshato firfircoonidaada xilliga aad nasiinada ku jirto
Просмотров 710Месяц назад
(4-tan Talo) raac si aad dib ugu soo ceshato firfircoonidaada xilliga aad nasiinada ku jirto
Ma ogtahay in Farduhu ay u fikiraan sida dadka oo kale.
Просмотров 561Месяц назад
Ma ogtahay in Farduhu ay u fikiraan sida dadka oo kale.
Sidee dhalinyarada Gaalkacyo, uga qeyb qaateen Nabadeenta Bulshada I Barnaamijka Bile Coffee
Просмотров 620Месяц назад
Sidee dhalinyarada Gaalkacyo, uga qeyb qaateen Nabadeenta Bulshada I Barnaamijka Bile Coffee
Soomaaliya qaaradee ka tirsantahay, su'aalo xiiso badan I Khalad uga Jawaab
Просмотров 531Месяц назад
Soomaaliya qaaradee ka tirsantahay, su'aalo xiiso badan I Khalad uga Jawaab

Комментарии