Sabta (Alle bariga) Soomaalida | Meeshu Waa Afrika

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 апр 2024
  • Sabta (Alle bariga) Soomaalida
    Waa xalqaddii 7aad ee muuqaalladii gaagaabnaa ee MEESHU WAA AFRIKA
    #BileMedia #biletv #Somalia
  • ПриколыПриколы

Комментарии • 74

  • @axmedragedmaxamed4357
    @axmedragedmaxamed4357 19 дней назад +5

    Meeshu waa Africa, yaa ku gaaray wali wax badan baa ku dhiman😂😂😂😂

  • @Latine-qu8rp
    @Latine-qu8rp Месяц назад +15

    Buurah inaa ku dhimato ayaa fiicnaa laheed wan fuuray marka uu dhahy😂😂😂😂😂😂😂this man has talent for real

  • @Moeabdirachid
    @Moeabdirachid 3 месяца назад +9

    😂😂😂wallahi so funny so love you from Djibouti 🇩🇯 ❤🎉😂😂

  • @ABDALASHOW143
    @ABDALASHOW143 3 месяца назад +21

    Meeshu wAa africa inaba caadi maahan😮

  • @salamali54
    @salamali54 3 месяца назад +15

    Talented tahey wlhi waxaan aan ugu necbahey somalida markii meel la wada yimaado

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 3 месяца назад +39

    War ama cun ama ka kac niic lama rabeeeee😂😂😂

    • @abdifatahmuhammed5205
      @abdifatahmuhammed5205 3 месяца назад +1

      😅😅😅

    • @mohamedabdimohamedabdi7910
      @mohamedabdimohamedabdi7910 2 месяца назад +2

      Ninkaan ubax in gacanta loo galshoo rabyaa hilib marabyo😂😂😂😂

    • @amnaahmed6071
      @amnaahmed6071 2 месяца назад

      😂😂😂

    • @user-iq5pe1jl9c
      @user-iq5pe1jl9c 25 дней назад

      Waan ky qoslay runta , adoo matalaya diintana ilaali , kabaha iyo xisnilmuslimka hadsy saa tahay kabahii baa la qaaday ❤

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 3 месяца назад +3

    Ninkan wa qosol

  • @ApdyNajiip-ns8mi
    @ApdyNajiip-ns8mi 3 месяца назад +4

    Love u saar ❤

  • @yuucade603
    @yuucade603 3 месяца назад +2

    Shaarboolahaan talented waye 😂

  • @bakaylechannel
    @bakaylechannel 3 месяца назад +2

    Sabtu waa mar timaado maalinkasta kuuma bisla

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 месяца назад +4

    Markii hore maxaa meesha ku geeyay😂

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans 3 месяца назад +3

    Meeshu waa afrika😂 Family necbaa hasoo dhex galin hadaa saan tahay

  • @user-to7qk1hx7l
    @user-to7qk1hx7l 3 месяца назад +2

    😂😂😂❤❤

  • @CabdalleCade-rl4nc
    @CabdalleCade-rl4nc Месяц назад +5

    Aniga wan cuni lahy sababto somali ban lahay dadkas Alle iga bereey ❤❤❤

  • @MadiinacawilMadiina
    @MadiinacawilMadiina 2 дня назад

    Buurahaa ku dhimatid😂😢

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 Месяц назад +3

    😂😂🏃

  • @mcproduction5428
    @mcproduction5428 22 дня назад

    Ciyal Xamar waxe u qabsan malaha zxp

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 Месяц назад

    Waxaa isku daye inaan qoslin 😂😂belse waan is haayni waaye 😂😂😂

  • @nooraani11
    @nooraani11 Месяц назад +2

    😂😂😂😂😅😅

  • @252uTeach_
    @252uTeach_ 3 месяца назад +2

    Dhibtoyinka qaarada adeer kii cuni wayaa waa loo cunA😂😂😂

  • @AshrafMustafe
    @AshrafMustafe Месяц назад +1

    Shaqadaad maha 😂😂

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 3 месяца назад +2

    waryaa qamiisle sab haka been sheegin sacyohow

  • @user-fe3cl3un9x
    @user-fe3cl3un9x Месяц назад +2

    Somalian Eddy Murphy 😂

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 Месяц назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍

  • @user-qe9pd9zk8v
    @user-qe9pd9zk8v 3 месяца назад +2

    Cunug xunoo qurbo kuasasaqay raga hadaad dhex gali karin kasocnoow...waa sax

  • @King_4_xaasle
    @King_4_xaasle 3 месяца назад +3

    Walahi marka afaarahee lasoo galo ugu necbahy😂😂

  • @Qawdhanmedia
    @Qawdhanmedia 3 месяца назад +3

    😂😂😂

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa780 3 месяца назад +2

    Manooli😂😂😂

  • @user-nd9qb4wp6n
    @user-nd9qb4wp6n Месяц назад +2

    Africa waa xabsi oo uu qof walipa doonayo in uu maalin uun ka baxsan doono 😂😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 3 месяца назад +3

    😂😂😂😂😂

  • @ahmedjamac3424
    @ahmedjamac3424 20 дней назад +1

    Kkkkkkkk

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 3 месяца назад +2

    😅😅

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 3 месяца назад +2

    Naf is gali , badarka geeskaga ka cun

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 3 месяца назад +3

    Saxan 4 lagu galaayo aa arki hal saxan oo 8 iyo kabadan laggu galaayo wali ma arki 😂
    Lkn meeshu waa Africa taaas igga gadan 😂

  • @MrSuhayb2
    @MrSuhayb2 3 месяца назад +2

    😂

  • @user-pj9uv4no1b
    @user-pj9uv4no1b 18 дней назад

    Meeshu wa africa 😂

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 3 месяца назад +2

    Faraska sab cunow maka saayo edeb darnaa lkn waxyaabaha wa ku racsabahy😅

  • @MoKadir96
    @MoKadir96 3 месяца назад +3

    dadka soomaalidu waa dadka adduunka ugu dhaqan xun marka ay timaado adaabta cuntada iyo ta kale ee nolosha. qof baa afaarihiisa khaaska ah laga waraysanayaa sida wali ma guursatay, naagtii uur ma kuu yeelatay, maxaad u shaqayn la'dahay iyaga oo og in dalka shaqa la'aan ka jirto

    • @khadarsalehsaleh5323
      @khadarsalehsaleh5323 2 месяца назад +2

      Adiga gorma dadka aduunka kunolo dhan dhaqankoda so wada ogatay

    • @khalidkhadar3344
      @khalidkhadar3344 2 месяца назад +1

      Adi somali matihid mia nio? wa mxay somalidu wa dadka adunka ugu dhaqanka xun horta adi wa rune adunka ma orod badku soo marty mise dulsar ba thy😂dadka wxa lolma yimado nio nin weyn baa thee😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 День назад

      waxaanu nahay waa nala thy sheekhow

  • @SakaiFaarax
    @SakaiFaarax Месяц назад

    ᴀʟᴀᴀ ʙᴀʀɪɢᴀᴀ 😅😅😅

  • @shukrishaandhe3773
    @shukrishaandhe3773 19 дней назад

    Faan kaaga faraq raqdaada

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 3 месяца назад +3

    😂😂 haa yaa waaye albaabka tartiib u garac ha iga jabinina maandhoow😁

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад +8

    Ma guursatid😎 I hate that shit

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 3 месяца назад +2

      Runta xanuun wye😅

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад +2

      @@jamilanor653 Aduunka ugu necbahay kalmadaas❗❗❗

    • @Camavinga0612
      @Camavinga0612 3 месяца назад +2

      me too ani waxn dhahaa had nolol adag ku jiraa hadana mid kale aan wax u hayn ma sii gali kari waa dab ka bax dab kale sii gal

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад +3

      @@Camavinga0612 Runtii kalmadaas kalmad Fiican ma Aha

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад +3

      @@Camavinga0612 insha,Allah nolasha Allaha noo hagaajiyo bro
      Aameeeen

  • @sahrasiciid3139
    @sahrasiciid3139 Месяц назад

    😂😂😂alla beerka maad iska dhimatid faarbay hayaan naga taga dheh so tanlantes waliba soomali baratay

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h 22 дня назад

    😂😂😂su aalaha familka been iyo run Bay isugujiraan ya udirsaday su aalaahaan talaw 😂😂😂q

  • @XaawoXaawoluulmaxamed
    @XaawoXaawoluulmaxamed Месяц назад

    😂😂😂😂hhh

  • @nicmatullah439
    @nicmatullah439 3 месяца назад +2

    Sab danbe ha isku tagin sidaan wax Iska badali maayane
    Adey ku tal

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 месяца назад +2

    😂😂😂

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @SirQaalip
    @SirQaalip Месяц назад

    😂

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @tayozirmaxmud2209
    @tayozirmaxmud2209 14 часов назад

    😂😂

  • @Ghliya
    @Ghliya 3 месяца назад +1

    😂😂

  • @shukrishaandhe3773
    @shukrishaandhe3773 19 дней назад

    😂😂😂

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @XaawoXaawoluulmaxamed
    @XaawoXaawoluulmaxamed Месяц назад

    😂😂😂😂

  • @hindaismail1986
    @hindaismail1986 Месяц назад

    😂😂😂

  • @MankaBoy-qd4qr
    @MankaBoy-qd4qr 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂