Sideen ku ogaan karaa Mowhibadayda ? waxa aan hibada uleehay ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • sideen ku ogaan karaa mowhibadayda ama hibadayda
    waxaan aan ku fiicanahay waa su'aalo dhalinyaradu iswaydiiyaan waana midda aan muuqaalkaan ku soo gudbin doono insha allah
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 576

  • @mustaphegarawan5494
    @mustaphegarawan5494 5 лет назад +166

    Alle dartii ban ku jeclhy wllo omar inshar❣😍😍

  • @inaaxmad3369
    @inaaxmad3369 5 лет назад +80

    Omar inshaar waxaad bulshada soomaliyeed ugu jirtaa door muhiim ah runtii abaalkaaga cid gudi karta ma jirto. Waad aragtaa qof wax kusiiya mar kasta balse mar walba ma helaysid qof kula taliya ama wax kuu sheegaa. Maalin kasta waxaan kaa faaidnaa in yar oo nolosha ku saabsan.
    Aad baad umahadsanatahay.
    Haddaad igu raacsantahay 👍

  • @tayotayo5716
    @tayotayo5716 5 лет назад +160

    Waxan wakiil Ka,ahay cabdullahi xaaji waa wiil Araga la,waxana ushekadisa kubilabay sidatan
    "Waxan la ahay Araga waxan muddo kutixna kanalka Ogaansho cumar inshaar marwaliba Dadka ayan weydin jiray inu waxso Dhigay si,Aan udhageysto codkisa ugana fa,iideysto waxanku qoral bareel oo lagu talagay Dadka Araga, nafada ka ah maskaxdeyda aya xifdisay codkiisa walalkey lakinse ilaahey maqadarin inaan Arko cod ugu horeyay Ee Aan dhageysto wuxu Ahaa, Guusha waxan joga magalada. Muqdisho intana kumaso kobi karro shekadeyda &kanalka ogaansho "

    • @khalidabdi3952
      @khalidabdi3952 5 лет назад +2

      Alle swt Indhihisa Nurkoda Haa uso celiyo Amiin Amiiin ya Allah

    • @IQRAAHMED66
      @IQRAAHMED66 5 лет назад

      Allah caafimad taama hasiiyo aragana ha usoo celiyo

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 5 лет назад

      @@khalidabdi3952 haaaaaa OK iguqabo subscriber wall Qli

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 5 лет назад

      @@IQRAAHMED66 haaaaaa OK iguqabo subscriber wall Qli

    • @ayuubabdullahi698
      @ayuubabdullahi698 4 года назад

      Guleyso pro alaha Ku xifdiyo

  • @shaaficidiiriye7853
    @shaaficidiiriye7853 5 лет назад +90

    Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Alle Ha Xafido😍

  • @zakariyeofficial1751
    @zakariyeofficial1751 5 лет назад +35

    Heegan baan ahaa u hamuum qaba inuu ogaado mowhibadiisa wll omar shukran laka

  • @abdirisaksaed8359
    @abdirisaksaed8359 5 лет назад +18

    Cumar inshar ilaahay haku barakeyo wll if iyo aakhiraba

  • @kingsuleiman8687
    @kingsuleiman8687 5 лет назад +52

    1.5k views with no dislikes ❤ keep going brother

  • @ar0.11
    @ar0.11 5 лет назад +22

    M.a OMar Inshar Allah KeeP U ❤

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 5 лет назад +8

    Subaxan allah.wlhi sh mustafe aad iyo aad ayan allah dartiis ugu jclhy
    ..inta muslim ka ah oo khayrka jecelnhy danbigoda allah dhaafo .amen

  • @sakariyedhamac5592
    @sakariyedhamac5592 5 лет назад +2

    Muuqaal kasta oo aad soo dhigto waxa aan kuso qoraa kalmadda ah mahadsanid mclin omar

  • @samatarlyrics
    @samatarlyrics 5 лет назад +8

    Waaad Runtaaaa Codkaaaga Waaa Cod Fasiix ah Allh Haku Dhwro My Big Bro KEEP GOING EVERY TIME ❤🇸🇴❤

  • @zaneeti_graphics
    @zaneeti_graphics 5 лет назад +14

    M.a
    Allaha ku dhowro pro
    Keep going
    I like your voice
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    👍👍👍👍👍👍
    Usaara

  • @rayaanadam350
    @rayaanadam350 5 лет назад +5

    Walal cumar masha allah wallhi codkda wuu idhirigaliyaa jazka allah ❤

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 лет назад +16

    Ilaa 2017 hal muuqaal oo aad leedahay ima dhaafin miyaanan u qalmin inaad love ii saarto walalkay omer

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 5 лет назад +3

    Masha Allah ustad o.inshar runtii waad nadhiirigelisaa marweliba waadna kumahadsantahay %100
    Allah kuu fududeeyo howshan aad uwadid umad somaliyeed.waxaan kuurajeyneyaa guul wax ku'ool ah.

  • @mjboy3642
    @mjboy3642 5 лет назад +25

    Hibadeydu waa cilad bixinta shey walpo oo ah electronic ah mahad ale weyne aya leh waxana fursad fcn isiyay dowlada turkiga 🇹🇷

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 5 лет назад +1

      Mj Boy m.a bro keep going dalkaga ugu faaiide xirfadada

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 6 месяцев назад

    Marka hore waad mahadsantahy
    Macalinkayga omar inshaar
    Marka labaad Allaaha kaa abaam mariyo sida aad khayrka iyo waxa. WAnagsan aad noola jeceshahay
    Waaa qodob aan mudo ku wareersanaaa

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 4 года назад +2

    Waan iswaydii yay suaalahan Waa mahadsatahay wll aniga yarataydi waxaan jeclaa wax akhriska hadana waxooga waan daneeyaa waxana jeclahay story ga books ka lkn waan ka caajisaa waan dadaali doonaa insha Allah

  • @alibarre7650
    @alibarre7650 5 лет назад +11

    Mahadsanid mudane💖
    Jazaakallah.

  • @channelkamidnimo
    @channelkamidnimo 5 лет назад +22

    Mshalh way soo dhacday

    • @abshirfarhancb.oommooooooo2172
      @abshirfarhancb.oommooooooo2172 3 года назад

      Cululamada oodhan waan jecelahay lkn waxaan ugu jeclahay culumada sh mustafe xaaji ismail haaruun waa sheekh hadalkiisu dareen leyahay ilove sh mustafe

  • @abdirahmanfaisal3694
    @abdirahmanfaisal3694 5 лет назад +15

    MchllH ducO ayaN ku racinaY 🔥☑️

  • @umuzuhaila3277
    @umuzuhaila3277 5 лет назад +1

    Arinkaan waan kugu raacsanahay in bdn ustat Omer aniga waxaan dareeema in uu fahamkeyga aad u sareeeyo iyo xasuuustayda sidoo kale in aan wax bdn aqriyo ayaan jecelahay dadka badankoodna way igu dhahaan wad faham bdn tahay lkn maaanta kahor taas ma dareeensaneen muhiimadiiisa jazaakallaaaah 🙏🙏🙏

  • @jamalcrowford8597
    @jamalcrowford8597 5 лет назад +12

    Thank you my brother 🙏🥇🥰❤

  • @arag-cusub
    @arag-cusub 5 лет назад +2

    waan cejlahay codkaaga omar inshaar

  • @Mukhtarzuul1435
    @Mukhtarzuul1435 5 лет назад +3

    walaal cumar waxaan ka codsanayna in aad barnaamij noo soo diyaariso ku saabsan wax akhrin iyo xifdinta si ay ugu dhiiri dhiiradaan in ay aqoon korodh sadaan si ay dalka iyo dadkaba u anfacaan mahadsanid kaalin wayn ayaad noogu jirta allah ha ku xifdiyo

  • @ifiyeproduction9296
    @ifiyeproduction9296 5 лет назад +17

    Man sha Allah horey usoco pro

  • @adnanjanuzaj8154
    @adnanjanuzaj8154 5 лет назад +11

    Masha allah hore uu soco pro

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. 3 года назад

    Mhsnd Mhsnd
    Wax badn oo iga qarsanaa ayaa manta iso bandhigtay isla haddane waxan ogaaday halka aan ku wngsanahy 💯💯
    Mhsnd Mhsnd Cumar inshaar 💯💯

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 5 лет назад +47

    Force Somalia💙
    Kulanka Galabta inta Sugi La'a Liketa🖒

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 5 лет назад +1

    Jazakallah wll omar inshar alle Hakaa abaal mariyo muqaalka quruxda badan ee Nasoo Gaarsiisey Kasoo si dhaba Arimo iga Daahsoona Iigu Iftiimiyey Taasoo Ah Muhibada Aan Lee Yahey Tasoo ah Hadal Jeedinta Dadka Sida Wax looga Dhaadhiciyo Wax Loo Fahansiiyo Sida loo Wax Loo Xaliyo Arimo badan oo Hoos Imaanaya Hadal Jeedinta Oo Aan isku Arkey Intaas ka dib labo Su aaal ayaan Rabaa Inaan Ku Weydiiyo Tan 1: Sidee Loo Hormariyaa Xirfada Faagaaro Ka Hadalka Iyo Hadal Jeedinta Tan 2: Sidee Wax Un Uga baran karaa Cilmi Nafsiga Waan Rajeynayaa Inaad Iiga Soo jwpto muqaalna Kasoo Sameyso Hadey macaquul tahey 100% Waan Kaaga Mahadcelinayaa Waqti Aaad Noo Hurto Dhamaanteen

  • @ciinka7684
    @ciinka7684 5 лет назад +6

    Masha Allah jazakallah Omar Mohamed Inshaar waaba iska ilaalinaaye inaa hurdo wn sugaaye muqalkaan Thnks

  • @hoodoibraahim7588
    @hoodoibraahim7588 2 года назад

    Maasha allaah sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ilaahay ha xifdiyo

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein5080 5 лет назад +5

    Mash alh Omar Allah bless you

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 лет назад

    Ustaad shukran alle kugu hanuunshay in aad mowhibadaada noga faaideysid baa mahadleh.

  • @hassanyaasiin8963
    @hassanyaasiin8963 5 лет назад +2

    Mansha allah ilaahay kuu siyaadiyo khayrka aad na farayso

  • @obsiiyeofficial2093
    @obsiiyeofficial2093 5 лет назад +3

    I am proud to you prother
    You are my inspire man

  • @abshiroabdullahi3948
    @abshiroabdullahi3948 5 лет назад +2

    wlh wa runtis wu cod quruxsanyahay m,a ilahy ha xifdiyo

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 лет назад +3

    *Meel aan ku fcnahayba ma arag waan iska naxay markaan muuqaalkaan daawaday😥 lkn waxaan ku fcnhy curinta erayada ama maansooyinka ayaguna wax faido ah maleh somali hada xigmad uma baahna marka feel sorry for my self* 😥😥😥

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 7 месяцев назад

      Wll ma ogaathy wxd u leedhy wey ficnthy wlhy maansooyibka ama gabayda waa shay aad u weyn wlhy dadka waad ka dhexmuuqan kartaa
      Ee waqti gali dadka ayaad soojiidan kartaa

  • @jamalnasir8730
    @jamalnasir8730 3 года назад +2

    Xaqiiqdi wxd thy qofka kaliya ee balaaqadisu iso jiidatay keep going ❤️❤️🔥

  • @Annaatti
    @Annaatti 5 лет назад

    Alle unbaa gudi karo abaalkaada Ustaade, runtii waxaa tahy Mclinka Jiilka Soomaaliyeed
    Alle haku Xafido

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 5 лет назад +1

    Cod qurxoon oo keliya hibo uma lihid ee qaab hadal wanaagsan baa kuu raacsan Alle hakuu ziyaadiyo

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 лет назад +2

    Aduunka waxaan ugu jecelahay duubista iyo sawirista sidoo kale hadalka waan ku wanaagsanahay. Markaan qabanayana ma dareemayo caajis. Insha allah marbaan soo saari doonaa mowhibadeeda✌

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 5 лет назад

    Illh ajar iyo xasanaad hakaa siiyo cilmiga aad na soo gaarsiisey omar inshaar my bro
    Wxd ka mid tahay dadka hadal marka ay i sheegaan i dhaqaajiso hadalkooda iina noqoto hadal dhiiri gelin ah mhdsnid mahdsanid👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯

  • @kaafirashid3640
    @kaafirashid3640 5 лет назад +1

    Mansah allah Ömer
    Goankaada (samaysadhada ogaansho channel) inaad wax bdn ka faaiday ood nofaaiday.
    Jazakallah kheyr.

  • @aldabarichanel6402
    @aldabarichanel6402 5 лет назад +1

    Shukran sxb Omar inshar

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Год назад +1

    Omar inshaar wlaahi codkaaga wuu isoo jiitaa taariiqdana aad ayaad ugu fiican thy

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 5 лет назад +1

    Mash Allah waan ka faaideystay runtii Alle haku dhowro Mudane 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaa35
    @ayaa35 5 лет назад +2

    Anga cod macaan ayaan leeyahay waagii aan yarana waxaan aad ujeclaa inan heeso laakin markan waynaday ayaan mowhibada aan lahaa uga tanazulay illahay dartii balse aakhiro inan codkayga ku heeso janada illahayna ii ogolaado ayaan rajaynaya insha alaah☺️

  • @adoomadaalle6733
    @adoomadaalle6733 5 лет назад +1

    Maasha allh allh haku xafido wllky omar inshaar aad baa noogu daneysaa kaape hore usoco walle qof bulshadu ubaanthy baad thy

  • @idriisosman7843
    @idriisosman7843 5 лет назад

    Waa run cumarow masha allah waxad hibo uledahay cod dahabi ah

  • @abdisamadmohamed9066
    @abdisamadmohamed9066 5 лет назад

    Mahadsanid walal waxbadab ayan kaa faaiday alaha kusiyadsho iftiminta bulshada aatausayso wixii kamaqan

  • @nimcohanamahamoud9379
    @nimcohanamahamoud9379 5 лет назад +5

    Waxaatahay dheeman AAN LAHELAYN UNA TAHAY SOOMAALIDA
    JASAKUMULLAAH

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 5 лет назад

    mahadsanid omar iswaydi hibada ilahay kusiiyay oo kafa idayso umadana uga fa idee iswaydiin ayay mudantahay
    kubararuji naftada wax kasto wanagsan marka ad kudhaqanto jawabta wad helaysa iyo midhaha ku horyala sida ad udaremaysid wanagoda hadal wanagsan aya xigmad logeya xisabta kusobaxda qor

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 лет назад +1

    Omar inshar dad badan noloshooda door mihiimaad ka qaadatY dhan walpana waad nagglla talisaa ""qof wax ku siiya waad heshaa lkn qof wax kuu sheega ma heshiD"" mahmah somlied
    You never back down bro❤😳

  • @hopenessman4654
    @hopenessman4654 5 лет назад +2

    masha Allah wxan ku jeclahay ilahay dartii Waxana rajaynaya in Allah Janada nagu kulansiiyo

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 5 лет назад +1

    Codkaga saaxib wuu macaan yahay Hore u soco

  • @libanosman4752
    @libanosman4752 5 лет назад +10

    Hibadada waxa ogaan kara dadka aad la joogto ❤️🙏

  • @sandheremedia8276
    @sandheremedia8276 5 лет назад

    Haa waa sax codkaaga waa kii ugu macaana aan dhagaysto dadkana run ayey kuu sheegi jireen

  • @user-bo8jp4mn5d
    @user-bo8jp4mn5d 5 лет назад

    Masha allah Illahay aakhiro iyo aduumba ha hafido sheekh musfate xaaji ismaaciil wlhy waa sheekha kaliya aanan ka daalin hadalkiisa adna wll cumarow anaga ka markhaatiya inaad mowhibo u leeday qaabka hadal munasaba loo jeediyo iyo codba bismillah calek

  • @mustafeAbdiqani
    @mustafeAbdiqani 5 лет назад

    Hadaladaada wey itaabtaan oo wey isaameeyaan markaan maqlo waad mahaadsantahay 👏👏👏🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 5 лет назад +28

    Sideen luuqada engilshka ku baran karaa wll cumar su.aashaasna wax badan ayaan ku waydiiyay wax jawaab ah kaama helin marka hadda waxaan rajaynayaa inaad iisoo jawaabi doonto adigoo raliya

    • @amalitofunnykittensvlogs647
      @amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад +3

      Mohamed Jama Hasan wllo way shin yartajy sidaad u barato luuqado..siiba English Ka..waxaad daawata personal RUclipsr Ka..waxaad dhagaysata mar kasta NBC qaybta English Ka iyo Via .runti dagdag ayaad u baranysaa

    • @Mohamed.Fuaad.9593
      @Mohamed.Fuaad.9593 5 лет назад

      @@amalitofunnykittensvlogs647 mahadsanid wll waxaan kaa helay talo aad umihiim ah balse waxaan ka jeclaan sidaan si ka duwan kana fudud oo aan luuqada ku barto anigoo umaraya habraac fudud oo dhamaystiran

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 5 лет назад

      Anaa aqaan English waqti sii barashadeeda

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 5 лет назад

      @@Mohamed.Fuaad.9593 walal mar hore ayuu soo galiye walal Cumar sidaa ku baran karto luqad cusub marka waxan rajenaa inuu channelkisa ku jiro bal dip u fiiro

    • @Mohamed.Fuaad.9593
      @Mohamed.Fuaad.9593 5 лет назад

      @@hamdihashi9828 waan arkay lkn iguma filna waxaan rabaa aragtiyo kale oo badan kuwaas xal u ah arintan aan ka hadlayo mhsnid

  • @diishlone111
    @diishlone111 5 лет назад

    Ustaad cumarow muqaalada wakhti oo noosoo baddi mahadsanid..........🥇

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 5 лет назад +5

    we are with you dear

  • @wiilhoog2377
    @wiilhoog2377 5 лет назад

    Msha allh Ustaad Codkaga Dahab Waaye Horay Usoco

  • @mohamedibrahimmohamed8258
    @mohamedibrahimmohamed8258 5 лет назад +1

    Masha Allah wll cumar inshar waad mhdsnthy diyaarinta barnaamijyada Ee xisaha leh

  • @rayaninamahamud1822
    @rayaninamahamud1822 4 года назад

    mahdasanid omar my best ustaad wlhi you help me mor and mor ilaahay haku xiftoyo

  • @MohamedIbrahim-yb3cw
    @MohamedIbrahim-yb3cw 5 лет назад +1

    Maclin Omar inshaar Janada Allah haka warabiyo Nin qiimo leh ayaa tahay Guleso waligaaaaa i.A

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 5 лет назад +1

    Cimrigaaga caqligaaga iyo caafimaad kaga ba Allah ha dheereeyo sxb omar

  • @sahroadan2012
    @sahroadan2012 5 лет назад

    Masha allah barnamijka wan kahelay sheekh Mustafa xaji ismacil haaruun muxaadaroyinkisa wa jeclahay ilahe ha xafido shekhena

  • @somtechtvtube315
    @somtechtvtube315 4 года назад +1

    cumarow m.a wllo alle haku xifdiyo
    waana run cod faseexa ayaad leeahy oolajeclyahy
    dhageysigiisa

  • @abdirahmanabdiwaliali5417
    @abdirahmanabdiwaliali5417 5 лет назад

    Wlhi xaqiiqada ayaad ka hadashay
    Aad baan kaga mahad celinayaa wax walba inoo qabatay.
    Cimri dheer iyo cibaado suuban
    Ayaan ku rajeynaa❤

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 5 лет назад

    Asc walalkeygow jazakumullah kheeyran waa runtada waye sheikh Mustafa xaaji ismaciil Allah kheeir ha siyo cumrigiis Allah barakeeyo wan jeclahay cml waana qof hibo ilah u siyey xadalka fiican iyo xikmad cml thanks brother

  • @xaliyahanolosha503
    @xaliyahanolosha503 5 лет назад +15

    asc wll halkaan ayaan kaa sugaa kusoo biir mahadsanid

  • @alii2250
    @alii2250 5 лет назад +7

    wll vedo ga noo soo badi masha allah 😊

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 5 лет назад +1

    Thnkz wll Omar inshaar

  • @mohamedcabja9151
    @mohamedcabja9151 5 лет назад +1

    Illahay hakubarakryo walalkay Cumar.

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 5 лет назад +2

    Wlhi waa arin jira aad bad u cod macantay OMAROW THNAKZ😍

  • @abdirahmanadem5074
    @abdirahmanadem5074 4 года назад +1

    Sxbaw waxaan ahaa cumaroow nin ku hanweyn mustaqbalkiisa inuu noqdo doctor lkn macalimiintayda ayaa waxey iga badiyeen xisaabtaad ku fcntahay lkn ani waxaan jeclaa yaraantay ilaayo hada doctor lkn maanta adaa ibadalay sxb thank u very much bro

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 5 лет назад

    wllhi waan jeclahay sh mustafa xaaji ismaacil haaruun allha xafido aduun iyo aakhiro

  • @saedjama7330
    @saedjama7330 5 лет назад

    Mahadsanid wll Omar Inshar allaha ku xifdiyo

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 5 лет назад +3

    جزاك الله خير

  • @maamule4339
    @maamule4339 5 лет назад

    Walaalow cumar iisheeg meel aan kaala Soo xiriiro Fadlan.

  • @elmi9130
    @elmi9130 3 года назад

    Hadi lai dhihi lahaaa youtuberada wax so jeediya mid ka mida dooro waxan doran lahaa wa adiga inshaarow
    Hade thy cod hade tahy qaabka ad iskugu aadinesid kalmadaha iyo tusaloyinka dadka wax lagu fahansiiyo iyo runta /xaqiqda
    You tuberka kaliya muqaladiiisa
    بفارغ الصبر
    Aan ku sugo wa adiga kliya
    Wx yaaba bdnna waan kaa faa'iday
    Allaha ku xifdiyo sxb

  • @amalabdulahi6283
    @amalabdulahi6283 5 лет назад +8

    Cumer inshaar wll wax bdn ka faiday wad mahdsnthy in bdn waxn ku rjeyna adun io aakhiro liiban🤗

  • @iprasimbaofficial5173
    @iprasimbaofficial5173 5 лет назад +5

    Maanta anaa u horeeya like

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 лет назад

    Masha Allah waan sugayay mawducaan mahadsanid walal Omar inshaar ogaansho best Chanel iftinka ogaalka

  • @hudaabdiqani3412
    @hudaabdiqani3412 5 лет назад +2

    Anigu sanado kahor ayaan ogaaday wax qorista in aan aad ujeclahay.

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 5 лет назад

    Kher allah ku siiyo maclinkayga tahay noo sii wad cashirada anagana waan ku dadaalena faafinta

  • @cabdirisaaqcumar1222
    @cabdirisaaqcumar1222 5 лет назад +1

    Waa mawduuc mihiima omer inshar alle haku dhowro waxbadan kaaa faaiidnay zxp qlli

  • @ahmedqabayo1649
    @ahmedqabayo1649 4 года назад +1

    Masha allah Allah hakuxafido
    Dar allah ayan kujeclahay waxanan jeclahay inan kulano hadan nolahay mar uun insha allah

  • @guyomahamed259
    @guyomahamed259 5 лет назад +2

    Mantan Helnay Wiil Somaliyeed oo na garab galla Wll Cimrigaga Allaha barakeyo Amiin ❤️

  • @abdikarimmohamed6100
    @abdikarimmohamed6100 5 лет назад +19

    Fikir aam jecla inan ogado runtii
    Mahadaned wlal
    Wax kasta oo aad soo gudbised qiimo ayey umada u ledahy

  • @NM-vn4cz
    @NM-vn4cz 5 лет назад +1

    Waa cod macaantahay walaaahi walaalkay qaaliya🏳

  • @zeanhajiahmedmilano1315
    @zeanhajiahmedmilano1315 5 лет назад +4

    MASHA Allah

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад +1

    walky Omar inshar waan Ku salamy Assalamu alykum..Aniga waxaan mowhibo u leeyahy.. Arts mashallah Aad ayaan ugu fiicanahy..waxa kale ion Aqaana Farshaxanka iyo farsamafa gacanta..sida cilaanka..waa mawhibo Allah SWT igu manaystay..meelna kama baran

  • @abdullaahigoogaa1339
    @abdullaahigoogaa1339 5 лет назад +1

    Shukrn walal omar insha allah sido kale waxan guul arajenaya xulkeena qaranka e manta dheelaya hadad igu raacsanthy like isaar

  • @qareali335
    @qareali335 5 лет назад

    Masha allh wa runta walhy horay usoco aniku waxan dhagesta barnamijkaga wanah kuxisabtama walhy alaha kubarakeyo

  • @Abdikarem1
    @Abdikarem1 5 лет назад

    Aad buu isoo jiitay mawduucan جزاك اللة

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 5 лет назад

    Masha Allah walal cumar barnijad qiima badan ayad inoso diyaarisa ilahay haka abal mariyo waana kaga Mahad celinaya runti

  • @hindaaden4126
    @hindaaden4126 5 лет назад +3

    Mansha allaah tabarakallaah