Dr Dufle “Cagaarshowgu Wuxuu kamid yahay cuduradda ugu halista badan”!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 59

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F Год назад +15

    Cagaarshowga annoo yar buu iku dhacay weliba kiisa ugu xun Allaah baa ku mahadsan oo ika caafiyey waxaaa Allaah ka sogow iku dadaalay allaah u naxariistee Hooyo macaan iyo dr mohamud Allaah asigana u naxariistee.🤲🙏
    Allaah haka caafiyo inta la xannuunsan inta u geeriyoodayna allaah u naxariisto.🙏
    Mahadsanidiin Dr Dufle , Ayanle iyo bahda hanoolaato.

  • @saladmacalin6348
    @saladmacalin6348 Год назад +8

    اللهم إنا نعوذ بك من البرص والجذام وسيىء الاسقام .ducadaas ayuukudeysan jirey nabigeena muxamed scw

    • @majkaabas5048
      @majkaabas5048 Год назад

      Scw scw scw scw scw

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 Год назад

      أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. ❤❤❤

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Год назад +1

    Mahadsanid doctor hanoolaato keep going ❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 Год назад +3

    Ayaanle wariysi kaso qada Dr #Elmi Ahmed Du,ale wa Dr,kii👨‍⚕️ ugu horeyay Dalka Somalia 🇸🇴 iyo ex wasirki Cafimadka, ex wasirki Arimaha Dhibada iyo Ambassador kii qaramada miidoobe uu fadiyaya Somalia 🇸🇴 hada wa 91 jir Moqdisho ayow joga please wareysi kaso qada sii taarkhiiqo badan oo dhaxal gaal ah ugu heelno. Thanks Hanoolaato ❤

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Год назад +4

    WLL KU DHIHI MAAYO DR. DUFLE WAXAAN KHEEYAHAY PROFESSOR DUFLE ALLE HA KU XIFDIYO ADIGA IYO WALAALAHA IYO QARABADAADA II IDIL. GUULEESO

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 Год назад +2

    Maasha'Allah!
    Barnaamij wax badan laga faa'iday iga dheh!

  • @samiircadeofficial7302
    @samiircadeofficial7302 Год назад +1

    Masha allah Dr Dufle aad ba u mahadsanthy iyo Wliba Ayaanle barnaamij fican ba ka hadasheen wana wacyigalin fiican ilahey hanaga badbaadiyo wana muhiim in la qaato talaalka ka hortaga

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 Год назад +1

    Mahadsanid ayaanle

  • @diplomancymustafeabdirahma5611

    Masha allah dr senotor prof.dufle aad ban ujecelahay wax wal oo uu kahadlo ka hortag ahaan ba udhagaysya allaha nodayo drka cimrigiisana ha dhereyo

  • @mohamudrashid2367
    @mohamudrashid2367 Год назад +1

    Qabiiir cafimad aya manta noo keentay mahadsanid sanatar dr prof wa mahadsanyahay baraarujin cafimad dadka anafacayso waye. Jazakalah qer dr dufle. Masuul qiimo badan alle haku barakeeyo.

  • @abdirahmanfarah4901
    @abdirahmanfarah4901 Год назад +5

    Maasha alaah ayaanle dad qiimaleh ayaad waraysataa.
    Ilaahey hakaa abaal siiyo.

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Год назад +3

    Wcs ilaahey hanaga badbaadiyo cudurkaas into hayo allaha ka bogsiiyo intuu henna alle kuma rido

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Год назад +1

    Waan umahadcelinayaa Pro Dufle wacyagalinta wanaagsan ee aad nasoogaadhsiisay,aniga oo yer baan maqlijiray Dr Dufle waxaan filayaa waa raga udhabar adaygay wadan kiisa iyo dadkiiba waxtaro ee aan marnaba debeda aadin waxbarasho uu ubaxo mooyaane, Ayaanle iyo bahda hanoolaatona waa mahadsanyihiin.

  • @fatimaosman2653
    @fatimaosman2653 Год назад

    Masha Allah illaah cimriga hakuubarakeeyo❤

  • @dayaxxamza647
    @dayaxxamza647 Год назад

    Ayaanle soo badi barnamij yadaan oo kale iyo kuwa kale aad soo dhigto bogaada RUclips ka si looga wada faidesto ciroolaha aan ogeeyn iyo dhalinta manta hore u soco taariqda aya ku xusi doonta haduu alle idmo intaasa ku soo koobaya wcs

  • @maxamedxassanxusseen3326
    @maxamedxassanxusseen3326 Год назад +3

    Masha Allah waadKu Mahdsanthy Dre Allah ha barakeeyo 🤲

  • @SafiaTifow
    @SafiaTifow Год назад +2

    Mashaa allah Dr:osman, thanks .

  • @habonahmed4547
    @habonahmed4547 Год назад +3

    Masha Allah, well explained 👊🏼☪️🤲🏾🙏🏿👍🏿🌎

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Год назад

    Weriye AYALE iyo DR DUFULE
    wan idin salamay.

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Год назад +1

    Masha allah wuu mahadsan yahay dhaqtarka laakin hadal ka u daay dhaqtarka haka dhex galin

    • @shukriahmed352
      @shukriahmed352 Год назад +1

      Beerka waxaa sunta ka dhaqa waa liin dhanaata, huruda shaah lagu darsadaa, dhagayaraha, qudaarta ayka midtahay,qaraha, beerkuu nadiifiyaa ,soomaalida qudaarta waa daawo , liintaana ugu muhiimsan

  • @MaxamedsalaxXaajimahdi
    @MaxamedsalaxXaajimahdi Год назад

    Ustaad ayaanle noo soo badi barnamijtaan caafimaadka

  • @أدممحمدعثمان-ث8ب

    Shugran dr. Dufle
    Talaalka maqaadan karaa marlabaad qofka haduu talaalka kakalgo, o

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Год назад +1

    Ayaanle prof adaaba ka horeeya OO qasay wacyi galintiii

  • @tahliil5567
    @tahliil5567 Год назад

    Dr abdiweli muqdsho fertilty soqbo plz wll aynle

  • @DisobedientGoy
    @DisobedientGoy Год назад

    Ayaanle please interview Ahmed Madobe or Robow

  • @samafale5051
    @samafale5051 Год назад +3

    Dr wuu mahad San yahy lkn ingilishka in uu Ka daayo fiicneed oo afsomali un uu Ku sharxo

  • @cabdoocismaansaalax8883
    @cabdoocismaansaalax8883 Год назад +1

    Cagaarshowgu waa maxay

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Год назад +2

    Kan xildhibaan ma ehenoo?

  • @Ahmed-s7h8b
    @Ahmed-s7h8b Год назад

    Shalom

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 Год назад

    “Type A” Waxan Ka Daweeyay Wiilkeyga Yar Oo Ku Dhashay Waxayna Qaadatey Bil Inuu Ka Cafimado Alxamdulilah.

  • @engdhuguf
    @engdhuguf Год назад +1

    DR DUFLLE WAXAAN LEEYAHAY DR DABKU WAA DAAWO SUUBANEHEENA AYAA NABI MUXAMED SCW AYAA NOOSHEEGAY. ANIGAANA LA IIGADAAWEEYAY WAANA AAN KAFIICNAADAY

    • @xogbaar
      @xogbaar Год назад

      Ee nabigu scw inuu reebay ma ogtahay isku daawaynta dabka

  • @RaqdaDaqda
    @RaqdaDaqda Год назад +1

    Ayaanle dufle

  • @mrali3601
    @mrali3601 Год назад

    Hepatitis A, B

  • @easky363
    @easky363 Год назад +1

    Cagaarshow = fat liver?

  • @saammu8231
    @saammu8231 Год назад

    😂😂😂wa nofaideysay shukran lkn habarta uurka leh aya qosol igu dishay maxa u diiday hoyo uurka leh Allow aqoon iyo aqli wada socdo nasii🤲🏾

  • @MaxamedsalaxXaajimahdi
    @MaxamedsalaxXaajimahdi Год назад

    DR WADDANKEENA SOMALIA CAAFIMAADKA LACAG QALIYA LAGA DHIGY WAXAA WANAGSAN IN XANUNKAN BARITANKISA IYO TALALKISA FREE LAGA DHIGO

  • @RaqdaDaqda
    @RaqdaDaqda Год назад +1

    Above nemberkiisa mahelaa hadey suuro gal tahay

  • @MaxamedsalaxXaajimahdi
    @MaxamedsalaxXaajimahdi Год назад

    Dr dufle kwrn ilma yaro ku dhashay hepatitis hooyadi wa laga wayay aabihiina waa laga helay?

  • @tanamzayn3187
    @tanamzayn3187 Год назад

    Dhaqtarkan halkee buu ka howl gala

  • @mrali3601
    @mrali3601 Год назад

    Gubitanka wuxu kamid yahay dhaqamada xun somalida wa in laga wacyi geliyo, suuliyo

  • @IstahilBashir-z6n
    @IstahilBashir-z6n Год назад

    Asc Dr tufle wad mahad santanhay hal su al baan ku waydiinayaa iga jawab qof qaba cagarshow ka waran hadii uu qaato talalkisa waqtiyo isku dhow sida markuu Safar adayoow kale wax dhib ah ma u keening kartaa

    • @leilamohamed8378
      @leilamohamed8378 Год назад

      Walaal qofka hadii uu mar ku dhaco ma qaadan karo lkin inta uusan ku dhicin ayu qaadan karaa

  • @mohamudrashid2367
    @mohamudrashid2367 Год назад

    36 sano ayu dr dadka uga digaayey cudurkaan halista ah .ee cagarshoowga.ilah hanaga bad baadiyo wa cudur halis ah.

  • @barakaat728
    @barakaat728 Год назад

    Aniga waa iska talaalay alx mudo 10 sano hada soo socota hepatitis B

  • @mrali3601
    @mrali3601 Год назад

    Cagarshow muxu yahay ma hepatitis ba

  • @diplomancymustafeabdirahma5611

    Cagaarshow reer Waqooyi ahaan saw cudurka Joniska maha

  • @maxamedaxamed1270
    @maxamedaxamed1270 Год назад

    Dhaqtarka warey sigisa wan kufarax sanahay

  • @cabdibasid1122
    @cabdibasid1122 Год назад

    ruclips.net/video/G0vmah65X0o/видео.html soo daawo

  • @mysalah06
    @mysalah06 Год назад

    This guy is corrupt