Waad mahadsantahay dhakhtar imika waxa aan joogaa Addis Ababa dad badan ayaan arkay oouu hayo oo dhakhtar u yimid Dadkaa inta aan arkay waxa ay ka yimaadeen somali land iyo puntland halaga digtoonaado insha allah
Odaygaan illahey amarkii wa dilaa umada soomalida kala bar asage gacantiisa sababsadaan soomaliyeey iska ilaaliya aniga abaheey illahey ba dilay lkn odaygaan sabab u ahaa
dr mahadsanid lkn hal mid baan hubaa talaaalka wadankeena yaala boqolkiiba boqol ma shaqaynaayo wayo anu ilmahayga talaalkaas waan siye hada sandka bishii kowaad noca lo yaqaan A ayaan ka helay alxmd way i ficnaata balse talaalka waxba ma taro
@@geedi1132 talaal gaarka ah e cudurkaan maha e kan ilmaha markay dhashaan lo bilaabo o ila sanad intu ka gaarayo marba mid lasiiyo cuduruda dilaga ah dabaysha tetanada kuwaasa logu lamaaniya kan cagarshowgana sanadahaan waxa la rabay inusan awood u yela noca A o kale inu dhaco maadama talal jiray
Thanks Dr dufle
dhaqaatiirta digniinta habadiyaan maxaa yeelay digniin ma bixiyaan wax uun bey daaweeyaan kahortaga aa kafiican daaaweynta
Waad mahadsantahay dhakhtar imika waxa aan joogaa Addis Ababa dad badan ayaan arkay oouu hayo oo dhakhtar u yimid
Dadkaa inta aan arkay waxa ay ka yimaadeen somali land iyo puntland halaga digtoonaado insha allah
Aabahey asago lugihiisa kusocdu utagay faleembooyin u kuxiray koomadi ugalay wuku baxay daawada u siiyay ayaana beerka eber kadhigay
Dr. Shugran
Asc
Odaygaan illahey amarkii wa dilaa umada soomalida kala bar asage gacantiisa sababsadaan soomaliyeey iska ilaaliya aniga abaheey illahey ba dilay lkn odaygaan sabab u ahaa
Amana Allah
Nahadsanid dr
Asc dr. wn samaayaa xagee loogu soo hagaagaa aniga dhuun xanuun ayaa iga bixi la' waan iskaga shakisanahay
Dr Dudley cagarshowga C. Hadi laga daweyay o ka reystay marka kadib Qofkale ma usi gudbnkara bal iga jawab inshallaah
Mahad sanid Dr dufle
Daawooyin qaldan bu umada ku dhameyay
Beerka balaayo haka ruugto balaayada beenta badan wxu cilmi ulahayn u umada kulaayay bakhtiga madaxa dhukuran le
Been maahane qofku wixii uu cilmu u leeyhy adoon aqoon laguma qabsado
Asc walaal sahro saaxiib teed ayaan ahay ee xageen ka helaa telkeeda
💔🍁💔🍁💔🍁💔🍁💔🍁💔🍁💔🍁💔⚘️✨️⚘️✨️⚘️✨️⚘️✨️⚘️✨️⚘️✨️🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💯💯💯💯💯🌿🌿🌿🌿🌹🌹💐💐💐💐🦧🌿👍🌹
dr mahadsanid lkn hal mid baan hubaa talaaalka wadankeena yaala boqolkiiba boqol ma shaqaynaayo wayo anu ilmahayga talaalkaas waan siye hada sandka bishii kowaad noca lo yaqaan A ayaan ka helay alxmd way i ficnaata balse talaalka waxba ma taro
Dee walal talaalka aad siisay ma A buu ahaa mise B
@@geedi1132 talaal gaarka ah e cudurkaan maha e kan ilmaha markay dhashaan lo bilaabo o ila sanad intu ka gaarayo marba mid lasiiyo cuduruda dilaga ah dabaysha tetanada kuwaasa logu lamaaniya kan cagarshowgana sanadahaan waxa la rabay inusan awood u yela noca A o kale inu dhaco maadama talal jiray
Dad badan uu sumeeyay nin kaan iska ilaalsha tv lacag uu siiyaa hooyaday uu sumeen taraby dhiig yacab
Mxu kugu sameyay
Adi dadka irdaha u taagan
Dadka uu sumeeyo ayaa
Dhiigooda cabtaa kuwavlanshaqeesto
Lama hadlaayo anaa
Arkay ban ku dhahay
Daawo beer ka dhaawaceedo uu siiyay
Oo halisi ah 600$ waa ka qaateen dhiigyacan masakiinta daran ilaah ha ka bad baadsho
Qaybta qararka