Dawooyin kala gadisan ayaa loo qoro qofka. Waxaasa muhiim ah inaad u qaadato sida laguugu qoray. Igala soo xiriir facebook geyga si aan kuugu soo diro dawooyinka loo qaato PrimeHealth4All .
Asc dr walayga helay xanuuka wax dawo ah iafcday ma jirto waan dibiraa hadii an cunoba afka galiyo wan diiqadod habeen ma seexdo walib dhinaca bidixda naqaska xaga dabe ma lahi wa igu dhib saxarad sidokale weyan way idhibta l waxn ahay hooyo anoo sidi ah ayaa ilmo calosha igalay cidhiidhiga an dareemyo nolshaba wa nacay wax lay dhay dawo ma qadankartid hada wax sameyo ma aqaano waxn istimal dawoyink calosha socodsiiya dhakhtar ima qorin inay wax igadhsin karan ma ago micnah ilmah waxyelayan max igulatalinaysa wlo wan dhibanay
Wcs, ilaahay ha ku caafiyo oo ha kaa qaado xanuunka. Waxaa jira dawooyin antibiotic ah oo la qaadan karo waqtiga uurka. Dawoyinka loo qaato H-pylori waa dawoyin aan kagu arag dhibaato in ay u gaystaan cunuga uurka ku jira. Hadii aad sugi kartid inta aad ka dhashay ayaa kuu fiican maadama uu cudurka uusan dhaqso keenin kancerka. Mideeda kale daawada lagu daaweeyo iyada ayaa aad u culus oo qaadashadayda inaad ku dhibtoodid ayaa macquul ah.
Waa la siiyaa ilmaha qalijiyaasha. Waxaa lagu siiyaa culayska. Wixii su'aalo ah oo si faahfaahsan lagaaga jawaabayo iigu soo dir facebook gayga PrimeHealth4All.
Dr waxa isku arkay isbucan xanun aan horay iskugu arkin oo iiga imanaya qaybta hoose ee caloosha & saxaradi oo biyo camal noqotay ee xaladas maxa wye dr
@NasteexSayid. Waad ku mahadsantahay suaashada. Calaamada aad sheeganaysid waxay ka imaadaan virus ka caloosha ku dhaca taas oo laga qaado cunta sida tan laga cuno maqaaxiyaha. Ilaa sadex cisho waad ka fiicnaanaysa. Waxaa iska ilaalisa cunta dufanka leh iyo caanaha si uu virus ka kaaga baxo. Hadii waqtigaas aadan ku bogsoon, la xiriir dhaqaatirka caafimadka meesha aad joogto. Mahadsanid...
Dr daawa ii sheeg aan qaato oo fican magaceda daawoyinka badi waan ku daalaye mida kle saxaradeyda wey adagtahy lkn xanuun said kuma qabo hadan tago dhaqtarna waa ligu so shegaa
Dawoyin kala gadisan ayaa lagu daaweyaa. Mida ugu badan ee aan u qorno bukaanka waa Amoxillin, Clathromycin, and omeprazole. Waxaa muhiim ah in uu dhaqtar kuu qoro oo aad dhamaysatid laba isbuuc aanan kala go lahay. Caloosha taagan, waxaa ugu fiican inaan cuntadaada wax ka badashid.
Asc dr hooyo ayaa in mudo ah laga helayaa h.pylori marka hooyo waxaa uugu sii daran shuban aanba katageynin oo habeen iyo maalinba ay shubmeyso marmar wey tabar dhigeysaa marka adigoo mahadsan talo ayaan ubaahanahay
WCS Cabdullahicumar...marka ugu horeysa Ilaahay ha caafiyo hooy. H-pylori waa ay leedahay calaamadaas aad sheegtay. Mida ugu fiican waa in hal mar la wada baaraa dadka hooyo la nool oo ay meel wax ku cunaan. Hadii qof la daaweeyo dadka la nool ayaa ku soo celiya oo waa la kala qaadaa. Daawadana waa in ay u qaadataa sida loogu qoray oo hadii goos goos galo ma baxdo bacteriada. Waxan u rajaynayaa hooyo caafimaad...
Shubanka iyada ayaa leh. Waxaa muhiim ah in dadka hooyo la dagan in laga baaro oo laga daweeyo. Waa lakala qaadaa oo hooyo dadkas ayaa ku soo celin kara. Hooyo waxaa laga yaabaa in shubanka uu ka imaanayo cuntooyin kale oo ay dhib sanayso. Waxaa la suubiyo cuntada u fiirsada oo marba wax ka reeb oo hubiya in uu shubanka ka immaanayo cuntadadaas..
Dr waxa leyga helay 3bil ka hor h.pylori dawoyin kiisa baa qatay sidii ba noqday hadana waan qatay dhatarna wan ku dalay hadeer waxan la dhibanahay xanuno badan sida wadno xanun daal jogta ah cunado idhibta igu so noqta Hadid igubta dhunta ixanunta qodxna iga tagan saxrdo iska jilacan xanun xabdka ah boga dhnka bidix dr wa intas ilahey cafimad ha isiiye 😢
5 sano Ayaan leeyahy cunto kulul hadaan way iiga sii daraysa. Waana joogto dr xanunka closha dawoyin Wa qaty waxba Wa iga tari wayen Mida kle nio hadaan dadka gaari la raaco hawo( dhuzo ) lee maba joojin karo Nio coloosha inay iiga jirto Ayaan dareemya. Bacteriayda. Nio talo Isii Wlhi dhib ku qaba dadkii gaari lama raaci karo waa afuuufa mana joojin karo 🤣🤣🤣
Waa macquul in bacteria aana si fiican lagaaga dawayn. Waxaa kaloo jira oo calaamadaheeda aad leedahay waxa loo yaqaano lactose intolerance. Waxaan kugula talin laha inaad intii muhu ah aad joogisid waxyaaba caanaha leh sida shaaha cadayska, caanaha la cabo, cheese, and aad is fiirisid inaad ka soo raynaysid. Hadii aadan waxba ka fahmin, waxay noqonaysaa in mar kale lagaa daweeyo bacteria oo aad dawada sida laguugu talo galay u qaadatid....Ilaahay ha kuu fududeeyo..
Dr. Jazakalah. Waad ku mahad santhy sida aad bulshada u bararujisay ugana digtay dhibatoyinka uu gaaska keeno. Somalidana aad ayuu ugu badan yhy cudurkan.
Waad mahadsantahay. Waa waajib na saaran in aan dadkeena u shaqayno...
Dr ilma yar ayaa iga qaba xnuunkaas waliba waxaa la dhahay qanjirada caloosha caabuq leh iyo bacteria caloosha dr isoo jwaab mxaan ku daweeya
Legend
😢😢
Dr aniga mar ayaa Iska baray gas ka waxa Laga helay kan closha alxm dawoyin uqaaty wax badan iskaga garty waxay ahyed 2021 lkn hada lugta ayan galin yar kagalay waxan La iisoqoray daawo qalajiyo ah kadib waxn isku arkay suwaxii afqalay cune yaro inyar hadii aan cuno iska dharga dhaqtar utagay saxarada iga qaaday
gaas qabtaa idhahay marka qalajiha gaaska miyuu kaçı yaa🙏
Dawadi haxba imtarin Dr maxa sameya
Dawooyin kala gadisan ayaa loo qoro qofka. Waxaasa muhiim ah inaad u qaadato sida laguugu qoray. Igala soo xiriir facebook geyga si aan kuugu soo diro dawooyinka loo qaato PrimeHealth4All .
Doctor kaaga ku noqo si uu kaaga badalo.
Asc dr walayga helay xanuuka wax dawo ah iafcday ma jirto waan dibiraa hadii an cunoba afka galiyo wan diiqadod habeen ma seexdo walib dhinaca bidixda naqaska xaga dabe ma lahi wa igu dhib saxarad sidokale weyan way idhibta l waxn ahay hooyo anoo sidi ah ayaa ilmo calosha igalay cidhiidhiga an dareemyo nolshaba wa nacay wax lay dhay dawo ma qadankartid hada wax sameyo ma aqaano waxn istimal dawoyink calosha socodsiiya dhakhtar ima qorin inay wax igadhsin karan ma ago micnah ilmah waxyelayan max igulatalinaysa wlo wan dhibanay
Wcs, ilaahay ha ku caafiyo oo ha kaa qaado xanuunka. Waxaa jira dawooyin antibiotic ah oo la qaadan karo waqtiga uurka. Dawoyinka loo qaato H-pylori waa dawoyin aan kagu arag dhibaato in ay u gaystaan cunuga uurka ku jira. Hadii aad sugi kartid inta aad ka dhashay ayaa kuu fiican maadama uu cudurka uusan dhaqso keenin kancerka. Mideeda kale daawada lagu daaweeyo iyada ayaa aad u culus oo qaadashadayda inaad ku dhibtoodid ayaa macquul ah.
Dr wiil yar ba sa,iga ah saaid bu calosha ogashegana ya waxa laga hely bigteriyadas marka qalajiye masin kara wan kubarya iso jawab dr
Waa la siiyaa ilmaha qalijiyaasha. Waxaa lagu siiyaa culayska. Wixii su'aalo ah oo si faahfaahsan lagaaga jawaabayo iigu soo dir facebook gayga PrimeHealth4All.
Asc haa waa la siin karaa....
Dr waxa isku arkay isbucan xanun aan horay iskugu arkin oo iiga imanaya qaybta hoose ee caloosha & saxaradi oo biyo camal noqotay ee xaladas maxa wye dr
@NasteexSayid. Waad ku mahadsantahay suaashada. Calaamada aad sheeganaysid waxay ka imaadaan virus ka caloosha ku dhaca taas oo laga qaado cunta sida tan laga cuno maqaaxiyaha. Ilaa sadex cisho waad ka fiicnaanaysa. Waxaa iska ilaalisa cunta dufanka leh iyo caanaha si uu virus ka kaaga baxo. Hadii waqtigaas aadan ku bogsoon, la xiriir dhaqaatirka caafimadka meesha aad joogto. Mahadsanid...
Dr daawa ii sheeg aan qaato oo fican magaceda daawoyinka badi waan ku daalaye mida kle saxaradeyda wey adagtahy lkn xanuun said kuma qabo hadan tago dhaqtarna waa ligu so shegaa
Dawoyin kala gadisan ayaa lagu daaweyaa. Mida ugu badan ee aan u qorno bukaanka waa Amoxillin, Clathromycin, and omeprazole. Waxaa muhiim ah in uu dhaqtar kuu qoro oo aad dhamaysatid laba isbuuc aanan kala go lahay. Caloosha taagan, waxaa ugu fiican inaan cuntadaada wax ka badashid.
Side lo dwaeya dr
Waxaa lagu daweeyaa antibiotic (qalijiye labo kala nool) iyo dawo gaas oo mudo laba isbuuc la qaadanayo..
Waxaa la siiyaa dawooyin qaliyaal ah oo la qaato mudo 14 maalmood ah.
Asc dr hooyo ayaa in mudo ah laga helayaa h.pylori marka hooyo waxaa uugu sii daran shuban aanba katageynin oo habeen iyo maalinba ay shubmeyso marmar wey tabar dhigeysaa marka adigoo mahadsan talo ayaan ubaahanahay
WCS Cabdullahicumar...marka ugu horeysa Ilaahay ha caafiyo hooy. H-pylori waa ay leedahay calaamadaas aad sheegtay. Mida ugu fiican waa in hal mar la wada baaraa dadka hooyo la nool oo ay meel wax ku cunaan. Hadii qof la daaweeyo dadka la nool ayaa ku soo celiya oo waa la kala qaadaa. Daawadana waa in ay u qaadataa sida loogu qoray oo hadii goos goos galo ma baxdo bacteriada. Waxan u rajaynayaa hooyo caafimaad...
@@PrimeHealth4All aad baad umahadsan tahay taladaada wanaagsan waan qaadanayaa insha allaah
@@PrimeHealth4All dr adigoo mahadsan hooyo horay waxaa looga saaray xameetida marka daawada dhaqtarka usoo qoray dhibaato maku keeni kartaa
Dr boga dhanka bidix aya idanqata naqas badna wan leyhy dr gasba lygu shegy mam sabab gaski
Shubanka iyada ayaa leh. Waxaa muhiim ah in dadka hooyo la dagan in laga baaro oo laga daweeyo. Waa lakala qaadaa oo hooyo dadkas ayaa ku soo celin kara. Hooyo waxaa laga yaabaa in shubanka uu ka imaanayo cuntooyin kale oo ay dhib sanayso. Waxaa la suubiyo cuntada u fiirsada oo marba wax ka reeb oo hubiya in uu shubanka ka immaanayo cuntadadaas..
Dr acid qanjaha ma samysaa?
Ismahan su'aashada ma cada. Xoogaa tafaftir si aan u fahmo.
@@PrimeHealth4All gasta calooshu ma samysaa qumanka
Bectiridas waa layga helay aniga Dr calamadahaaasna waa leyhy
Hadii lagaa helay waxaa muhiim ah inaad iska dawayso oo aad u qaaadato dawada sida laguugu qoray....
Way ihaysaa afkana wuu isoo uraa 😢😢😢😢
Waa inaad iska baartaa iskana dawaysaa maxaa yeelay qatarta ka imaan karta ayaa badan.
Dr waxa leyga helay 3bil ka hor h.pylori dawoyin kiisa baa qatay sidii ba noqday hadana waan qatay dhatarna wan ku dalay hadeer waxan la dhibanahay xanuno badan sida wadno xanun daal jogta ah cunado idhibta igu so noqta Hadid igubta dhunta ixanunta qodxna iga tagan saxrdo iska jilacan xanun xabdka ah boga dhnka bidix dr wa intas ilahey cafimad ha isiiye 😢
@Mandeeq: Ilaahay ha ku caafiyo. Calaamada aad sheegtay waa kuwa lagu yaqaano H-pylori. Waxaase laga yaabaa inaa qabtid dhiig la'aan iyo vitamins oo kaa hooseya. Waxaan u baahantahay inaad baaritaan guud isku suubisid si loo ogaado caafimaadkaaga guud. Waxaad kaloo qaadan kartaa dawo gaas oo aan loogu talo galay dadka bacteeriyada laga baarayo. Waxaase muhiim ah inaad qaadatid dawo kuwalati leh oo kaa dawayn karta bakteriyada caloosha oo aadna u qaadatid sidii loogu talo galay....Waad ku mahadsantahay su'aashada
Ilaahay ha ku caafiyo. Waxaa muhiim ah inaan heshid sawir laga qaado calooshaada sida CT scan caloosha ah. In bacteriada kaa tagto waxaay ku xirantahay tayada daawada iyo inaad u qaadatid sida laguugu qoray..
Huno imnka side thy kula mid bn ahee
Wll dhakhatar iska dhaaf Anaaa xanuunkas in badan ihayay hadana waan ka ladnaada talooyinkan qado
1 cunada baalka leh iska dhaaf
2 waxa macan iska dhaa marka laga rebo babayga
3 caanaha oo dhan iska ilaali
4 rootiga iska ilaali
5cuntada markaa cuntid ugu yaraan Hal saac iyo bar kusoo jeed
Waad caafimaadin insha Alah hadaa talooyinkan raacdid dhakhtar waxba kama faaidasid ale Haku caafiyo wll ani heeer xun igaarsya 2022
Hilbka iska daah kaluulka cun calooshada wii bugtaa utur hilibka ma awoodo inii shiido ok
5 sano Ayaan leeyahy cunto kulul hadaan way iiga sii daraysa. Waana joogto dr xanunka closha dawoyin Wa qaty waxba Wa iga tari wayen
Mida kle nio hadaan dadka gaari la raaco hawo( dhuzo ) lee maba joojin karo
Nio coloosha inay iiga jirto Ayaan dareemya. Bacteriayda. Nio talo Isii Wlhi dhib ku qaba dadkii gaari lama raaci karo waa afuuufa mana joojin karo 🤣🤣🤣