Maxaa keena cudurka Kansalka ? Dr Gabboose oo talooyin soo jeediyay.
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh
Mansha allaaah Dr gaboose adeero qali ilaahy cimriga iyo cafimaadka haku dheereyo ❤❤❤❤
Ilaahayow naga badbaadi cudur kastoo halisa
Aameen yaa Rabi
آمين يارب العالمين
@@miriamfarah2665⁰p0⁰
Ilaahow nagababaadi aaamiin
أللهم آمين يارب العالمين
Aftahan waa gaboose oo kale aqoonyahan afkiisa si fiican cilmi ugu gudbin kara isagoon luuqad qalaad isticmaalin
Jazakallah khayr Dr. Gabose.
yaa rabi waxaan kaa magan galnay cudurada xun xun yaa rabi dunuubteena hanoo ciqaabin yaa rabi nacafiyoo nacaafi
ALLAH hayow naga qabo cudur oo dhan AMEEN YA ALLAH
بنت سيد محمد عبد الله
Rabbiyoow naga badbaadi cudur kastoo halisa dhamaantayo Allaahumma Aamiin..
AMEEN YA ALLAH
Dr gaboose Allah haka abaalmariyo aqoon lahayn imika waanu ka taxadirinaa insha Allah ❤
Allaha ku barakeeyo dr gabose
MAASHA ALLAH DR GABOOSE
DHAKHTAR XITAA CILMI NAFSIGA BARTAY
Dottore mahadsanid!
Jazaakallah Khayr Dr. Gaboose
جزاك الله خيرا
Masha allah dr allow no ka daa.
Maasha alaah hadalkaaga run waaye sigaarka dilaa waaye
Jazaakallaah
Dr Gaboose Alley Hakuxafido
God bless you
Aaaaaaaaaaaaaaaá❤1❤
Jisakalaqayr Dr Gaboose
Maashallaah was daris FAA iido badan❤❤❤
اللهم انا نَسِالُكِ الُْعفَوَ والعافيه في الدنيا والاخره
Xasbinulah wanicma wakiila salama qowla bil rabbii Rahiim Alow nabadbaadi
Alqhu akbar ilahayooow xanuunka hanoo keeenin adiga waxide walaxawla walaquwata ilabilahi
Subxaana allah Allah akbar
Manshallah
MHA, Gabose 🇸🇴🇪🇹🇩🇯🇰🇪🇸🇯🇦🇹🇺🇲
Subxnlah ilhow naaga haay aniga iyo intii muslin aahbaa subxnlah 😢
AMEEN
Caboose ninka ugu naxariista waxan ayuu ahaa oo uqaalisan Walee Kuma aamino danayste
Waxaan joogaa dalka sweden dadkii wuu dhameeyay waxnalama qabankoro halkan sweden.
Alle ha inaga badbaadiyo
Zubscribed baan kuu saaree
حسبنا الله ونعم الوكيل
Aamii
Waa nin waalan
Dr cano geel iyo kadidis fresh wa dawada cancerka
Xgee ku aragtay waxaa waabeen😂😂
allahu akbar
Dr Gaboose Haduun Baad Shaqadaadii Garatay.
Dr Gaboose xirfadiisaas haduu bulshada uuga faa’iideeyo wax badan baa laga dheefayaa lkn siyaasada ha iska daayo ayaan kula talin lahaa
Inu talada qabto waa wanaag usu kordhay bulshada intuu siyaasi bilaa caqliya hogaamin lahaa
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Bariis Dhacay iyo Mid Caaga’ahAyanukadheregnay😮
Scw ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰
Tarxil kabartay kabadi waan badi goobaya intuu kujira inta muukujiraa
Drkan xagaan kahelayaa tolow,
Maskaxda soo kuma takhasusin
🎉🎉🎉🎉muritaaniya la warannocancer🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ma hadaad garatay in ay ganacsi ahayd shaqadaadu? 😂
Dr kansarka malayska qada
Dr Gaboose please, waxaad ka hadasha towerada isgaadhsiinta gudbinta signal. Dad badan ayaa u dhintey waxana la gayaaba in guriga ku gixiga la dhigo.
SHEEKHOOW HIV BAAD ILLOWDAY OO MCSIDU KEENTO
Waxan laawe
*promo sm*
Ma adiga ayaaba umadda masuul isaga dhigaya aduunyo!! Orod dadka ayna dani isukiin keenin u sheekee mid waliba umadda malag ayuu isaga dhigi aakhiro ayayse xisaabi taalaa!
Muxuu sameeyey wll
Dr.porestet.maha.dawa.ueh.nosheg
Brostatka qorfaha ayaa baabiya
Allaha kaa abaalmariyee sidee baa loo isticmaalaa. Walaalkay baa lagu yiri wuu weynaaday in laga qali iyo inkale ma ogi
Masjidkani waa xageee
Jaamicul umah, burco
ليلة الأربعاء الماضيه6/3/2024
WAA KII XASAN GURGUURTE EE MOORYAAN HAWIYE
Hada xoolooow maxa ku caysay hawiye power 😂😂😂😂makuciileeen waad ciilantahee 😅😅😅
Jazaakallah
جزاك الله خير الجزاء يا بارك الله فيك وجزاك خير
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan