Dr Dufle " Waxa aan soo marnay wax laga sheekeynkaro ma ahan"
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Maashaa allaah, Dr Dufle bulshada wuu u soo shaqeeyay ilaaheey ajar fara badan haka siiyo.
Prof, Dr Dufle cimri dheer iyo cafimaad ku rajeyn
Masha allah ❤alle haku barakeeyo dr dufle
Maashaa Allah dadka soo halgamay halagu dhaho mahadsanidiin
Maansha Allah Allaha xifdiyo Dr Dufle
Mahadsanid dr dufle ❤❤
MAASHAA'ALLAAH.
Mahadsanid wariy sare dad sidaada oo kale ayuu dalka ubahanyahay. Xaqiiqatan waxaa wax laga xumaday ah in dalkenu dhibato badan soo maray walina aan lagarowsan. Allow Alle .🎉.
Dr dufle Allah nnooxafido ❤
Hanolato tanks
Runtii Dr dufle waxa uu dalka iyo dadkaba u soo shaqeeyaay xili adag waa qabiir wax badan og wa macalin dhaqtar iyi oday soomaliyeed
Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo siiyo Dr dufle ❤❤❤❤❤
سبحان الله وبحمدة سبحان الله العظيم واستغفرالله ولااله الاالله والله أكبر
Ayaanle waa codsi cali yare cali wareysi ka qaad waliba taarikhdiisa oo dhan inaan ogaadaa rabaa mahadsanid
Dr dufle allaha kaa abaal mariyo adiga iyo asxaabtaada
Masha allah Dr dufle wadankan iyo.dadkanba waa uso.shaqeeyay ilahay cimrigiisa ha dhereyo
WLL WAAD KU MAHADSAN TAHAY IN AAD ISA SAXDAY AAD TIRI PROF. DR. DUFLE WAXAA LOO YAQAAN OO KALE OSMAN BIID MADAAMA U AHAA PROFESORKA DHALLINTI SOMALI EE UGU XARAGA BADNA 1970KI INTII UUSAN JAMACADA BILAABIN ILLA 1991GI ALLE HA XIFDIYO WAA QOF REER MAGAAL AH WAJI FURAN BULSHAAWI AH DADKA OO IDIL SAAXIB LA AH. ❤❤❤
Allah ha kaa ajirsiyo.
Dr Dufle wa halyeey dadkiisa iyo wadankiisa wax badan uqabtay guuleeyso dictoore
Waan gar tey waan gar tey Dr duf le nin caana weeye ayaanle ninka ama gaba dha aan gara neyni soomali maahaan ku odhan karaa wll aad baan idii salaama yaa adiga iyo Dr cismaan dufle banad galyo
Mahadsanid
Cajiib
Dr dufle alle haku xafido
Dr Dufle
Dr Wax Badan qabty
Hanoolaato mahadsanid
Duffle tariikhdiisu ma sahlana
#macalinEnglish
Dr duffle allaha dhawro waa dr qiimo weyn kuleh umada soomaaliyeed anigana hada kahor ayuu i daaweeyey 1995
Allaha xifdiyo aduun iyo aakhiraba
Maasha Allah Alle haku barakeeyo dadaalka badan iyo howsha aad u haysaan umada Soomaaliyeed.
Dr. Dufle aaad ayu u mahadsanyahay waxuna ka mid yahy hal dorka yar e somaliyed wax badan ayu so qabtay dad badan ayu badbadiyay o manta carur badan si dhalay mahadsanid alah kasokow adiga iyo dhaqatirti wanagsana e dalkan badbadiyay janada allaha idin geyo abal marinta ugu qalisan dunida aya mar lagu gudonsin rabay lkn ma dhicin somalida ilah ha kaso iney ku abal mariyan
Dr dufle 👍
Hanoolaato ❤
Maash allaah tabarkallah wale muadaan meel dheer aya lag keeny ee hoore uusocad guul inshallaah
Dhaqtarki hoyadey mcn allow ku naxariso hoyo mcn😢😭😭
Waxaan rajeynaa in la helo dad uruuriya dhibaatooyinkii la soo marey si jiilka soo socda wax uga bartaa
Sax saxii walahi Mansh allah 🥰🇸🇴
Ws
Alle ha unaxaristo ardaydii ku dhimatay iyo kuwii ku nafowday alle haka kiciyo dhawacas rajadoda alle hauso celiyo aamiin
Asc wlll Ayaanle ❤
Dr Cabdirisaaq waa dadka umadii sa wax uqabtay asaga iyo kuwo kaleba warayso
😢😢
Dadka umada bad baadiyey sow ma aha in wadooyinka loogu magac daro,daraad waxaan maqlaayey cali mahdi ayaa wado loogu magac daray. Waa wadan laga qiimeyo kuwa umadooda dhibay.
Waxaa lagu magacaabi jiray joint Health Atority
1970s
An kula yara kaftaame ma inta balad weyne ku dhalata gaar u raadisa waan ku salamay wall
Sas mahan baladweyne wxey ehed magalo somaliyed Dr.dufle waxu kaso jeda mudulod o wxu la qolo yahay adan cade
Ayaalne Hussein abdi hal mar hargaysa soo gaadh
Somalida waxkasta wey ku shekene Dr dufle makii lacagta adunka naga qatey ee xata aan waresan waxba noo qaban uf dh
Somali inkaartii
Maxd siyaad bare ayaa ku dhacday
Muxuu soo saaray Dr injiner sarkaal macalin nurses and so on 😢😢😢
Doctor xadaan ah oo Oscar la dhaho aa joogey different xiligaas oo qaliinka si fcn u yiqiinay waan ku arkey
Ayaanle xuseen cabdi wariye qiimo badan waxaan isku kaaya xirtay dadkeenii qiimaha lahaa iyo da' yarta aanan aqoon dhibka dalka soo maray
DR KAN CARUURTIISA AYAAN EDMONTON KU ARKI JIRAY 12 SANO Ka HOR
mooryanti caradi dhan liqday
Waagaas dhaqaatiirtu fiicanayeen lacag la.aan laguu adegayey xiligii dagaal kaas socdey .qf ka waala keena dhaawaca horaa loo gu adeega
Digfeer wuu shaqeynaayey 92gii qaliino fulinaayey muusan sheegin Fuja agaasime ka.ahaay .
MAdfaca cida halka canug ka harey dad kii ridey maanta saneter hebalow lagu haya 😮
Xili adag baad dadka iyo dalkaba badbaadisen uso samirteen illhy malinka qiyaamo dhibka ha idinka badbaadiyo
Dufle umadda ma ka shaqeysanayay mise si free ah ayuu umadda wax ugu qabsnayay ?
Xitaa wax ha qaatee , kuwa aan heysan ma u deyn jiray oo ma caawin jiray ama hadda ma caawiyaa ?
Hadda comment yada waxa aan u jeedaa in amaan lagala dul dhacay wax buu soo qabtay , ma ahan wax buu qabsaday .
Soomaaliyey ciqaab adduunyo waa marteen mana toobat keenina oo qabyaaladdi weli dabadaan heynaa ee ma waxaan suqnaa wax na dabarjaro halmar
Wareysiyada Hanoolato habiinkii wan ku sii sexda wlllhi allah ha ika xafdiyo ayaanle
Haye Bible ka maxad nogu xayey sineysa ayaanle
Inkar aya qabta o maskaxda aya ka jiran tahay ilaheyga caqliga idin ka qaday wu idin so celin kara hada shabab tihin umadi wad leysen
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RUclipsR ROOTI LOOGA RAADSADO WAA BEENAALE NAHAAB dhiiga koolo kunoqdey kulahaa cajiib kani imisa ayuu akhiro u direy doctor Bug ah
Adiga maxaad Bulshada uqabatay noo sheeg ?,??
Ilaahey hakusooo hanuunsho.
CBB aflagaado waxaan ahayn lama barine.