Cali Cabdullaahi Cosoble - Wareysi 2/3 - Taariikhda khilaafka siyaasadeed ee Hirshabelle

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 21

  • @fnw8688
    @fnw8688 9 часов назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 5 часов назад +1

    Tii hore luggoyadeeda ka socda, hadda ka dib hiiraan maxaa u talo ah

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 6 часов назад

    Hanolato.wa.ku.ta.gersanaha.

  • @Isseosman114
    @Isseosman114 6 часов назад

    Ayanlow ugaaska wax ha ka sheegin😢😢shirka ayuu caqabad ku ahaay kulhaa

  • @jirojogow
    @jirojogow 5 часов назад +2

    xawadle guldarada haysato adiga badey oo ugaskii ku gacan seray jowharna magacenii geyay, sida lagu galayna waliga ka kaban meysid anagiina balayo ayad noo horseday sidan ugu baxno adagtahay , duli baa thy dadka ha hor iman ee intad isqarin karto isqari axmaq nacasa baa thy

  • @Maxamedismaaciil-oe1rf
    @Maxamedismaaciil-oe1rf 4 часа назад

    Sxbky ayaanle waa qabyaladayste qudhmay oo cuqdadi dishy

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 6 часов назад

    Wa.ku.tager.sanaha.wax.aa.giig.sobaxayo.hanalato

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 6 часов назад

    Doladii.cabdhulahi.yusf.hirshabel.hanolato.wa.ku.tagerasanahayhanolato

  • @XasanDhore-w7d
    @XasanDhore-w7d 9 часов назад +1

    Ayaan mareexaan nacayb kabuuxa maalinwaliba dad been cad kasheegaya masuuliyiinta mareexaan buu waraysataa oo danbi been ah buu kafaafiyaa alle kacabso qabiil wax kutari maayee wllo

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 9 часов назад +3

      Runta yeysan ku dhibin waxa laga hadlayo waa shalaydan dhow.

  • @omarfarooq3385
    @omarfarooq3385 6 часов назад

    Ugaas xasaan ayaa wagaaa qabiilka jid iyo jaho u diiday markii danbana taageeray Guudlaawe

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 7 часов назад

    Ugaaska haka been sheegin.

  • @Qoraga
    @Qoraga 7 часов назад

    Cosoble waa nin wax fahmaya laakiin yaa dhegeysanaya waxa oow sheegayo waa wada run

  • @mamasomaliyeed8202
    @mamasomaliyeed8202 6 часов назад

    Waayaab saan miyaa waxaad heysey walee waayaab umadaan yaabtey waxbaa nagu dhacay

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 8 часов назад

    Ninkaan waa siyaasi aan caadi aheyn oo dantiisa kudhacsan kara afkiisa iyo maskaxdiisa

  • @CABDALACAlI-g5o
    @CABDALACAlI-g5o 6 часов назад

    Xawaadlaha aqli oow leeyahay la lahaayee kama fakirin

  • @MohamedAli-ki7op
    @MohamedAli-ki7op 9 часов назад

    1😊

  • @jirojogow
    @jirojogow 9 часов назад +1

    Beenloow alkuliste ah been haka shegin

  • @jirojogow
    @jirojogow 9 часов назад

    ben haka shegin ugaska hunguri laga firsan baa ku qadey nin facaa ah ayana ku ceyroyey adigoo moog