Cali Cabdullaahi Cosoble - Wareysi 1/3 - Taariikhda khilaafka siyaasadeed ee Hirshabelle

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 63

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka День назад +4

    Hiraan iyo shabeele isma qaadanayaan, ee ma ahayn in la isku sidko, waad aragtaan natiijada in hormar laga la’yahay labada gobolba, hala kala furo labadaas gobol 👌🏻

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 День назад +4

    ILaah ina dhaafiyey
    Ali osble , shartiisa
    Waa nin ila meerayso
    Sharta cali cusble
    Afkiisa wxa ka vaxaayo
    Maqla

  • @MohamedAli-et8xv
    @MohamedAli-et8xv День назад +4

    Firts the comment Madaxweyne Ali Cosoble nin wax badan og waaye.

  • @salaadjawle9793
    @salaadjawle9793 13 часов назад +1

    Odaygan afkiiba qaloocday sidu hooyo u caynayey qof kasto comments uqora page kiisa hooyo cay ayu jawab uga dhiga

  • @DisobedientGoy
    @DisobedientGoy День назад +7

    *Ayaanle, you should interview:*
    1. Abu Mansur Robow
    2. Hasan Dahir Aweys
    3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab)
    4. Ibrahim Mahamud Suuley
    5. Dr Umar Iman Abubakar
    6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
    7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
    8. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)

    • @omarabdi3332
      @omarabdi3332 День назад

      Liis kaas dadka ku qoran, taariikhdooda waa mid madow.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 День назад +3

    Someone who thinks he should lead with zero education, just because his father was a minister living off his father's name😏

    • @abdiwaliabdulleodawa7535
      @abdiwaliabdulleodawa7535 14 часов назад

      With zero education maa dhahday. he is masters degree and he was minesrty of education before this role. you know nathing about him indeed.😂😂😂

  • @ak444ahmed5
    @ak444ahmed5 День назад +4

    Meel ad labo jeer madaxwayne ka noqoteen ad ka carartan wa idinku ceeb ee dadka wax la qaybsada

  • @fnw8688
    @fnw8688 День назад +2

    😂 Kirshabele wa prank walgeeed mamula saax ah ma ehen xata markow Osoble jogay ruunta haa leesku sheego

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 День назад +1

    Waa dadkii mustaqbal ka iyo aa yaha jiilka maanta kuraas Xasan Shiiq ugubada shay. Ugaas yadiina dhabar jabin kusameeyay maan tana cidlo taagan no madaxweeyne no caasimad.

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 День назад +1

    Ayaanle Warayso Madaxwayne Waare Iyo Madaxwayne Ali Guudlaawe

  • @zakaaricumar1354
    @zakaaricumar1354 День назад +1

    Hirshabelle Boorso lagu wadaa been ma ahan

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 День назад

    Guuleyso Ayaanle

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 6 часов назад

    Hanolato.wa.ku.tagersanahay.guleso.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад +1

    asc xawaadale markad kaligin hiiraan kaligin garabka saranesin makaligin aya deega war hoya hirsaabele hadeey katagto kuwa kula deegan ayan kula heeshinen hada reer hiraan isku raca inad hirshaabele kagodan

  • @faysalahmed9630
    @faysalahmed9630 День назад +1

    Subxanallah ninkan wa nin maskaxda ka jiran waxuu ka sheegeynayo maxawaye naagteyda abgaal ah abgaal saaxib la ahay ayaa waxwalbo u suubiyay aaa ilaahow adaa reer hiiraan u maqan

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 День назад +4

    Dadka noocaas ah ee ayagii is hogaaminwaayey say ku rabaan inay ummad kale hogaamiyaan

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 15 часов назад

    Abgaal ayaa gawarteeda dhaleen ku lahaa hoyadaa was wallahi kan waa horgal

  • @axmedgajacow7060
    @axmedgajacow7060 20 часов назад

    Odaygan wareysigiisa waxa iiga baxay inuu rabo inuu suurad xuneeyo reerkiisa bedelkedana uu isagu is beri yeelo.

  • @MahamudIbrahimHussein
    @MahamudIbrahimHussein 12 часов назад

    Walee afkiisa ayuu ku cadeeyay inay Aduunyo kale tahay Qoraxsin wuxuu xaqiraba.

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 17 часов назад

    Ayaanlow qofka ina console iyo dabageed iyo in badan oo jufadaada ah aqoon duruqsan oo wax kugomaninkaraan malaho lakin xoogaa lacag ah hadii la siiyo mowqif malaho
    Waa kuwo leeto

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 День назад

    Weli warka runtiisa lama sheegin ee qeybaha dambe ayaan sugayaa

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz День назад

    Istubid baatahay

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 День назад +3

    Curudkaada waxaa dhashay Caziiza Xuseen Kulmiye Afrax

  • @abdirahmanaxmed7652
    @abdirahmanaxmed7652 День назад

    Cali cusble runta ayow shegay

  • @cabdiraxamanmaxamuud7756
    @cabdiraxamanmaxamuud7756 День назад

    Ayenle waxa ka codsana ina godax barre keente oo wareysi ka qadi adigo mahadsan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 День назад

    ayaanle madaxwayne waare baa ka sharaf badan oo ka cilmi badan wareyso nin kaan shaqsiyad malaha waa calooshiis u shaqeyste macna malaha

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm День назад

    Kirshable is prank viva Hiraan state

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 15 часов назад

    Ayaanle xataa su,aalo sii loo baahnaa uma weydiinoiy Ayaanle sharaftaada saas ma ahaan waad ogtahay intaaan waxuu sameeysay waad inaa si adag uma weydiin

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 День назад

    abihi8na jaajuus buu ahaa sana hada waa jaajuus xasan shiiq

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 17 часов назад

    Wasiirka arrimaha gudaha ee la sheegayo waxii oo qasay iyo amarka madaxweynaha sabbto ugu hor yimid hala weydiyo. Hala keeno

  • @Mohab74
    @Mohab74 14 часов назад

    Ayanle qabyaalada ma iska deysid waad ogtahay waa tii adigoo hornafric ushaqeeynayo baladwayne aad ugasoo carartay ayado lagu dili rabee sidi uk aad utagtayba xawaadlaha dadka caaya so waraysataaye

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 День назад

    ninkaan iyo sanbalooshe waxey iska dhigaan hiraab NASA biyadoodii bey gataan

  • @garaadkulmiye14
    @garaadkulmiye14 18 часов назад

    Wariyaha kaliye ee cidiis wareysta 😂😂😂

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 День назад

    console xoolo xaarana oo umada laga soo uruuriyey baa lagu koriyey asna abgaal buu jaajuus uyahey ilmihiisana hada xaaran iyo umad uu caayo buu ku koriyaa

  • @mahamedgure8066
    @mahamedgure8066 День назад

    Thank you sxb

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад +2

    wale xawadale habargidira aya kailbaxsan hadan qiimeyay xawaadale wa xasid inow kaligi inow nolado jecel xasid naftisu xasid kuyahay

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 13 часов назад

    Siyaasiyiinta Xl badankood ayyagaa Hiiraan ishaas u yeelay.
    Ilah aan uga dacwoonnay.
    Madax daacad ah Allaha noo soo saaro. Aamiin

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 День назад +1

    Odaygan iyo sanbaloolshe waa kuwa qabyaaladu la hartay

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 День назад +1

    Intaas oo dhan oo aad sheegtay adigoo leh ayaadan waxba qaban karin waayo qabyaalad iyo xaasidnimo iyo burburin kaliya ayaad taqaan puntland kuuma imaan e wax qabso oday

  • @abdulkadirrage3718
    @abdulkadirrage3718 День назад +1

    waxuu ka mid ahaa dadkii shirkii uu qabanaayay ugaas xassan ugaas qaliif carqaladeeyay markaas baladweyne ka dhacaayay laaluush dartii,, caado qaate iga dheh ,

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q День назад +1

    Ayanle=Ayandaro ciil qabe qabiileyste 5sano Farmaajo wa Mareexan vilada ka so bax ninki media ka yeri waye duligan moryan kan ah

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi День назад +1

      Adiga hada waxa kaa qaylsiinahayo Soo qabyaalad maahan ?

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 День назад +1

    Odaygani waa cunsuri wayn weeye

    • @qasimmoha8891
      @qasimmoha8891 День назад +2

      Oo hinta daa cunsuri abgaal ka daran ma jiree

  • @ibrahimalrashid3779
    @ibrahimalrashid3779 День назад

    Waxaan Fajac Igu Noqotay Hadalka Osoble Ee ah Abgaal Iyo XLD Aan Boobno Dadka Kale Hiraan Soo Qabaail Badan kama Dhaxeyso. 😂😮

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 День назад

    Odaygaan qabyaalad ayaa caqliga ka qaaday, khamrigiisa heyska cabo meelaha warkiisu macno ma lehe.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi День назад

    HIRSHABEELE waxay kusoo ururtey MAGAC....xafiiskiisuna XAMAR yahey oo cid qaas ah manaafacaadsato

  • @khada917
    @khada917 День назад

    Kani waa muxashish waalan hadii hirshabel in la daba qabto cid daacad ka ah jirto halagu cimaamado maxamed waare ninkaasi waa oday wax isku wadi kara.

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 День назад

    Ugaaska taladiisa hadaad yeeli laheyd oon XL lug goyn laheen meeshaan ma joigi laheyn hadda maxaad ka faa,idey marka

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 День назад

    FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HARTO CALOOW CUQUBADII UGAASKA AYAA KUGU DHACDAY HUBAASHII KARUNSHEEG

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c День назад

    Kuwii u yaacay jawhar oo dilaal Qoono hogaaminaayey/ waxaana dhistey 5Nin 1,Odowaa wasiirkii Arimaha gudaha, wasiirkii madaxtooyada Mahad salaad, guuleed oo ahaa madaxweynii galmudug ,milkiilihii Hassan shiikh, Farah, Dr Yaxye shahaado lagu siiyey, Qiyaas 5xildhibaan matabaan la siiyo,maxaasna aan waxba la siin.
    Kuwii waxaa ka harey kan dantii guud Kuwii ka doortey qado yaa ka nool kan .

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День назад

    CALI CABDULLHI COSOBLE MAGISA IGUMA CUSBAA ASKRTII XUKUNKA BOOBTEY 1969 1991 EE SOMALI DUMISEY JAGO MA KA SOO QABTEY TAAS CEEB MA AH DAD BADAN FIICAN BAAA KU JIREY XUKUMADA

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz День назад

    Adiga dadka kuugujira ayaaxun waayo adigu xageed ugatagtay waalagaa gatay waryaa waana saad ugadatay jaadcunyohow