YAA WAX KA BARATAA ? | QEYBTII 1AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • #xididpodcast
    Ku soo dhawaaw !

Комментарии • 234

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 20 дней назад +3

    Maasha allah ,aragtida maryan oo ku dhalatay qurbo oo afsomali si wanaagsan ugu hadli wa farxad ,waxan arkay hooyoyin qurbàha layimid caruur wa weyn iyo kuwo yaryar iyo kuwa ku shashay intaba afsomaligi ilaweyn ,
    Waxay lumiyeen luqadi hooyo ay udhasheen oo muhiim ah
    Laakìn ,hooya naciima wa hooyo wanaagsan luqadii sòmaliga maasha allah , marwalba hooyada iyo ubadkeeda udu'aya kana fai'deysta, hana ilawina MASHA ALLAH,

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 23 дня назад +8

    Masha Allah Tabaraka Allah ! Maryam waa hooyadeedo kale. Caqli iyo edeb ka muuqato. Ilaahow caruurta somalida iyo kuwa Muslimka xaafid.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 23 дня назад +14

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo krikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 23 дня назад +3

    Maasha Allaah geed walba dhacaan kiis ayuu dhalaa niciimo dadaal kaada kuma aadan qasaarin Allaah haku garab galo inta kuu dhimana hooyooyinka oo aniga ka mis ah waxaad utihiin rolmodal maryaney fanaxley faceed karoon waaye maasha Allaah👍💕💞

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 23 дня назад +10

    Way ledahay lkn anaga aqon afsomliga. Afsomliga wusi lumaya.
    Wa luqad qani ah af somaliga

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 23 дня назад +8

    ما شاء الله تفرجت الفيديو اكثر من مره كيف الام مع بنتها والاخلاق مره حلوه الله يحميهم ويحفظهم كثيرين من هذول الفيديوهات يا اختي نعيمه💯🩷🩷🩷🩷🩷🩷

  • @user-cb5il6dq4k
    @user-cb5il6dq4k 23 дня назад +2

    maashaa alaah wakahelay saaxib tinimo hooyo iyogawadheeda sheekomacan iyofarxat alloow idiinsaaidifarxada sideenulasaaxiibikaraa gabdheheyga iigasoofaaiideeya mahat sanidiin

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 23 дня назад +3

    Walahi waxaan so hasustey 😂😂😂ano yar oo foodley so kaceeyso ah oo saluun ka shaqeeyo ayaa mama weyn aroos u jeedo Ii timid waxaan dhahay so dhawow Yaa Ii saaraaya cilaanka Markaasaan dhahay aniga Yaa adiga 😂Marka waxey igu tiri waa baxaa waxaan dhahay hooyo fariiso haduu ku qancinwaayo iska tag markaan u saaray kadib hadiyad aye Ii keentay m.a waa runteed in qof aad ruuxa age kiisa aan la fiirin

  • @Usernam7863
    @Usernam7863 23 дня назад +5

    Masha allah naciimo hooyonimadaada waxay ka muuqataa gabadhaada siiba luu qadeeda soomaliga masha allah allah ha kuu xifdiyo dhamaan caruurtaada

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 23 дня назад +14

    Maashaa'Allaah Maryama iyo hooyadeed Allaha idin barakeeyo waxaan aad uga helay Afsoomaaliga fasiixa ah ay Maryama ku hadleyso iyo sida Talantaaliga ah oo aad hadalka u wadaag teen, Maashaa'Allaah markale fiidiyowgaan waxa uu cadeyn buuxda u yahay in ay ku jiraan waalidiinta soomaalida qaar Tayo leh sida familiga Naciima iyo maxamed, aniga iyo inta ilamid ah oo ilmaha yaryar yurub ku heys taana Allaha naga dhigo kuwa ku guuleysta ku bar baarinta wadada wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hidayahassan5074
    @hidayahassan5074 23 дня назад +10

    Masha Allah baaraklah masha Allah fadlan dhaha waa muhiim. Aad idinkoo raali ah allah xafido familkaas baaraklah

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 23 дня назад +2

    Maryamo waa ku salaamay ilaahey ha ku xifdiyo diinta islaamka hakugu sugo

  • @iqrocabdicasiis3174
    @iqrocabdicasiis3174 23 дня назад +7

    Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 23 дня назад +2

    Manshaallah maryan af somaligeda is perfect 🥰 ❤❤

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 23 дня назад +2

    Intaada yari waa Qurux leey mashalaah

  • @nuursiindmg7805
    @nuursiindmg7805 23 дня назад +5

    Gacmo furan kuso dhowaada podcastigaan saaid ugu helay marwalba wax nooso dhiga🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 23 дня назад +6

    ماشاء الله تبارك الله
    Maryam Allah ha ku xafido adoo yar ban ku daawan jiray Wayan and ugu faraxsanahay
    Side and Af somaliga ugu Hadleysid Rabbi ha ku xafido

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 23 дня назад +2

    Maasha Allah hooyo dhaqan wanaagsan oo diinteeda ku adag asturan waxey dhashaa caruur caqli badan caqlaaq kala dambeyn iyo diintooda ku dhaqmo. Maasha Allah Tabaaraka Allah Allahumma Mubaarik. Allah SWT ha noo badiyo caruurtaan oo kale. They're the children of tomorrow. Nacima I salute u 👏 Allah ha idhiin wada xifdiyo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Maasha Allah gabadhaada wey qurux badantahay adiga oo kale.❤❤❤❤❤

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 23 дня назад +4

    aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in gabar yar oo oo firfircoon oo soomaaliyeed, oo turbo ku dhalatay,haddana afsoomaali qurux badan habo soo dhowow Allah bless you ❤❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 23 дня назад +1

    Maasha allah wa dhownahaye habo naciima iyo gabadha aan ayeeyada u ahaye maryan yariisey illah ha idin xafido gabadheda iyo gabadheeda❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 23 дня назад +1

    Mesha allah illah ha idin barakeyo famil qurux badan ayaa tihin oo ku dayasho mudan

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 23 дня назад +6

    Naçiimi iyo gawadheena maryam. Maxmed guulesu hooyu macan

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 23 дня назад +3

    Masha Allah Tabarakallah waa Ruun dadka Madaw iyo Afrika Allah ku abuuray

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 23 дня назад +3

    Maa shaa Allaah Xidid waa magac qurux badan waa idin soo dhaweyneynaa .

  • @naimoibrahim5371
    @naimoibrahim5371 23 дня назад +4

    Maasha Allah hooyo iyo gabar quruxbadan

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 23 дня назад +2

    Wauww wauww wauww waankuraxeysanay this podcast MashaAllah TabaarakaAllah BarakaAllahu fiikum Naima and Maryam beautiful sisters and smart , strong ladies keep going we need more girls like you 2 🎉🎉🎉🎉

  • @iftinahmed4409
    @iftinahmed4409 23 дня назад +3

    Maasha allaah allahuma baarik walaasheey iyo gabadheyda quruxda badan aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay sida soomaaligeeda yahay ❤❤❤

  • @saiidahassanmahamed8127
    @saiidahassanmahamed8127 23 дня назад +1

    Maasha allaah maryama shactarooleey waaye
    Allaha idin xafido dhamaantiin. Waxaan ku qoslay deris waa waa haysanaa

  • @rowda318
    @rowda318 23 дня назад +2

    Mashallaah tabaarakallaah

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 23 дня назад +1

    Masha Allah qabar iyo hooya ad u qurubadan

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 21 день назад +1

    Ma shaa Allaah caadi ma ahan Allaha idin ziyaadiyo wanaaga idinka dhaxeeyo lawadiina

  • @minaafrica2295
    @minaafrica2295 23 дня назад +4

    Masha Allah, good conversation.

  • @nastexaqali9503
    @nastexaqali9503 23 дня назад +4

    Wcs owguuriyo she's right maryama sambuuska qurjub qurjub ( saladii iyo yaanyadii la cunaa yey) masha maryama soo dhawow habaryar macaan ❤❤

  • @najmamahamed7585
    @najmamahamed7585 23 дня назад +3

    Masha Allah Maryama iyo hooyadeed ❤waa qoys an jecelahay oo wax badan an kaga daydo Alle ha idiin xifdiyo ❤🎉🎉

  • @user-uz8pr5yi1x
    @user-uz8pr5yi1x 20 дней назад +2

    Aadban ugu helay barnamijka noso badiya

  • @Nadiirabakery
    @Nadiirabakery 23 дня назад +6

    Allahumma barik this is such a beautiful surprise 🎉 please more episodes im here for it ❤❤❤❤ supporting you from Minnesota 🇺🇸

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 23 дня назад +2

    Maashaa allaah tabaaraka laah alaha idin xafido dhamaantiin

  • @aminahassan3175
    @aminahassan3175 23 дня назад +2

    MashaAllah small naima

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 21 день назад +1

    Masha allah Jisakumu allah qeer allaha xifdiya maryam ❤❤❤

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 23 дня назад +8

    Masha,allah

  • @DekaIbrahim-dx8gz
    @DekaIbrahim-dx8gz 23 дня назад +2

    Alaha mansha Alaha waan ku farxay way kuu egtahay Alahu mabarig Alahu barag dad waad soo saaraysa Alaha idin xifdiyo niciimo iyo familkeeda 🤲🤲🤲🤲

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 23 дня назад +2

    Masha Allah beautiful, Job well done 👏

  • @samraali4860
    @samraali4860 22 дня назад +1

    Masha Allah gabar iyo hooyadeed isfahmay guuleysta❤❤❤

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 23 дня назад +1

    MashaaAllaah qoys qurux badan Allaha idin barakeeyo Aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 22 дня назад +1

    Maashaa allaah tabaraka Rahman Ilahey hanii hifdiyo Abaayo adiga iyo famille

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l 23 дня назад +3

    ماشاء الله الله يحفظ مريم واخواتها ويحميهم من كل شر

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s 23 дня назад +4

    Masha Allah xbbti naciimo iyo Maryam hbbo soo bar baar

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 23 дня назад +4

    Masha Allaah beautiful family welcome back we missed you ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 23 дня назад +1

    Maasha allaah
    Allaah ha idiin saaidiyo farxadda hawl karka 🤲🤲🤲🤲😊😊🎉❤
    Waxaad i xusuus ayaan galay sidaan isu ahayn aniga iyo hooyadeey allaah yaaraxmo raxiim kuli waaladiin🤲🤲
    Yaraankeeyga illaa anigoo intaan la eg allaah baa inna kala waday alhamdllilaah
    Maasha allaah ayaan leeyahay maryama habo hore usoco il cadow ma idiin aragto dadaal wacan wallaadiintana waa in idinku daydaan inta aan saan ahayn waa cashar wanaagsan😊
    Waan idiin salaamaya reerko idil🤝🤝🤝

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 19 дней назад

    Mansha Allaah Gabar iyo hooyadeed oo isku dabeecad ah Aftahan nimadana iska raacay waan idinkugu hambal yeynayaa xiriirka iyo is fahamka dhexdiina ah, Waxaan idka Arkaa Sawir qurux badan Allaha idin xifdiyo ❤❤❤

  • @hawaali2181
    @hawaali2181 23 дня назад +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @habiiboabdi5076
    @habiiboabdi5076 23 дня назад +2

    Masha Allaah tabarakallaah well done habo Allaah ha ku Xifdiyo ❤🎉

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 23 дня назад +1

    Mashalaah hooyo iyo gabadheeda ilaahey ha idin barakeeyo ❤

  • @user-wx9ji2vr9c
    @user-wx9ji2vr9c 23 дня назад +3

    Msha Allh tabarkllh Allha yaxfidkum labacad

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 22 дня назад +1

    Ma sha Allah

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 23 дня назад +4

    Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️

  • @iqrocabdicasiis3174
    @iqrocabdicasiis3174 23 дня назад +3

    Masha Allah ❤

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 23 дня назад +1

    Maasha Allah tabarak Allah ❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 23 дня назад +7

    Masha allh saan bari hooyadii wanaagsani waxay soo saartaa awlaad akhlaaq iyo aqoon leh ❤❤❤❤❤❤ maryama yarey hbo mcn allha ku xafido

  • @nuursiindmg7805
    @nuursiindmg7805 23 дня назад +3

    Mashallah wan ka helay chanalkan horay usi socda soo dhowaadaa 🎉❤❤

  • @zinabnoor1748
    @zinabnoor1748 23 дня назад +3

    ماشاءالله بنتك جميلة جدا

  • @caashojabbana3145
    @caashojabbana3145 21 день назад

    Masha Allah ❤ noo badiya

  • @SokeynoCeydaruus
    @SokeynoCeydaruus 23 дня назад +3

    Maasha allah ❤

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 23 дня назад

    Maasha Allah
    Mariam soo dhawaaw soo barbaar Allah ku xafido
    Habayar hooyo iyo aabo wanaagsan ayaa ku dhalay Alxamdulilah dheh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 20 дней назад +2

    Baarakallaah your beautiful daughter

  • @FowziyaAhmed-zt7zx
    @FowziyaAhmed-zt7zx 23 дня назад +3

    Masha allah allaha xafido maryama qurux❤❤❤

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl 23 дня назад

    Maa shaa Allah mid aan kaa codsado in gabadha ay ayada hadalka u badato maadaama maamada ay chanels kale ka hadasho kan u badi gabadha fadlan.

  • @rodajama5826
    @rodajama5826 23 дня назад

    Maasha Allah habaryar soo dhawoow waa barnaamij aad ufiican

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 23 дня назад +2

    Mashallah maryama samidaayda Allah ku barakeeyo habo

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 20 дней назад +1

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 23 дня назад

    MashAllah Maryan manta igu horeysa Allaha idin xafido gabar iyo hoyaded ❤❤❤❤

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u 23 дня назад +3

    Waxan ahay hooyo america degan wilal ayaa iijogo aabahood asagoo guriga joga ayudhahaa misajidka aadda ayagana waybaxayaa. Laakiin masajidka ma aadaayan maxad kulatalin lahayd

  • @saiidahassanmahamed8127
    @saiidahassanmahamed8127 23 дня назад

    Maasha allaah maryama qosolka ay iga dhamaysay soo badiya inshaa allaah

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 23 дня назад +1

    ManshaAllah Allah ha idin xifdiyo agbadhayda maryama iyo hooyadeed Naciima qaali .❤❤

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 23 дня назад +1

    Maashaa allaah tabaarakallaah. Waanku Faraxsanahay inaan arko Hooyo iyo gabadheeda af somaali kusheeekeysanayaan. Maxaayeelay luqadi waanka tagnay caruurtina mala barin afkooda hooyo. Naciima inaad hooyo fiican tahay ayaan kuu qiraayaa

  • @rukiamoalim2981
    @rukiamoalim2981 23 дня назад

    Maansha Alah maryan habayr Guuleyso Hooyo fiican aabe fiican in kusokoriyeen waa kaa muuqataa. Guuleyso habo barnamijyada noo soobadi

  • @fartuunomarahmed9592
    @fartuunomarahmed9592 20 дней назад +1

    Masha allha nicimo iyo gabadheyda allha ikin xafido

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 23 дня назад +3

    Mash Allah abayo macanto welcome

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 23 дня назад +2

    M.sha allaah ❤❤❤

  • @ayanismail7026
    @ayanismail7026 23 дня назад +2

    Masha alaah tabarakalaah habo

  • @umayasin6775
    @umayasin6775 23 дня назад

    MashaAllah beautiful mother and daughter ❤❤❤❤ may Allah continue to bless you and your family ❤❤

  • @Sahra881
    @Sahra881 23 дня назад +1

    Maansha alaah Somliga sifiican ayeey u taqaa

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 23 дня назад

    Masha allah waxa i cajabiyay marke midibka madowga ka hadlaysay alaha ku xafido gabadhada

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 23 дня назад +4

    Www amazing🎉🎉🎉🎉🎉🎉 program waa sodhaweynaayaa Mashaallaah maryama tariikhaadana horaa u hyena geysinimadii ey hooyada Adiga. Turkia uku somarteen hamapalyo mar laaabaad🎉🎉🎉🎉🎉😊❤

  • @ayanbadan3845
    @ayanbadan3845 21 день назад +1

    Mansha Allah tabarakallah

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 23 дня назад +4

    ما شاء الله الله يحميها ويحفظها يا رب❤❤❤

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 23 дня назад

    Masha allaah maryama ito naciimo iyo maxamed and familykaga oo dhan illaahey ha idin xifdiyo

  • @nimoabdi2262
    @nimoabdi2262 22 дня назад +1

    Mom and daughter Mashallah❤

  • @NasraIshaqmohamed
    @NasraIshaqmohamed 23 дня назад +2

    Masha allah

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 23 дня назад +1

    Asc wwb maasha Allah tabaarakalah Allah Allah ha idiin xifdiyo, waa arrin wanaagsan horey u socda waana idiin garab taaganahay, waa loo baahan yahay

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 12 дней назад

    Maansha allah gbdha iyo hooyadood allow barakee

  • @raqiaomar4781
    @raqiaomar4781 23 дня назад +1

    M.a allahum baarik family aan aad ujeclahay allaha idin barakeeyo

  • @user-mk9yx3kp2h
    @user-mk9yx3kp2h 19 дней назад

    Mashaa allaah family qurux badan Allah idin barakeyo.

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 23 дня назад

    Maasha Allaah Good Family Rabinaaya Qaliik

  • @11naa44
    @11naa44 22 дня назад

    MashAllah ilahay ha idin barakeeyo

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 23 дня назад +2

    Mashaa allaah maryama waa weynaatey haberyer ❤

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 22 дня назад

    Maashallah maryan baariyee we love you gabadheeena

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 23 дня назад +3

    Maashaa Allaah Allaha ku Xifdiyo dhamaantiin

  • @GamalFarah
    @GamalFarah День назад

    Marshall Allah maryamo gabar caqli badan Mansha Allah