Si kale Ma u Taqaan Ashraf Ali Nuur || Podcast season1 Episode 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 754

  • @HassanMDahir
    @HassanMDahir 6 месяцев назад +58

    Nafsadeyda waxa ay rabto oo dhan waan u sameeyaa, hadal cajiib ah waaye Allaha soo hanuuniyo qofka nafsadiisa raaca oo waxa ay rabto oo dhan u sameeya qof fiican ma ahan nafta wanaag kaliya marabto marka nafsadaada adoon ha u noqonin ee Allah adoon u noqo oo siduu Alle rabo sameey, Allaha ku hanuuniyo Aamiin.

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 6 месяцев назад +207

    Wiilkaan dadka waligood wax ka sheegin aya salaamaya

  • @AhmedMahamed-zn8jl
    @AhmedMahamed-zn8jl 6 месяцев назад +134

    Aniga xaliimo ayaa iga badan meel aan xaliimo agteeda ahayn aniga dunidayda kuma jirto
    #loveyouxaliimo

    • @ibnoomar88
      @ibnoomar88 6 месяцев назад +2

      Anga ❎aniga ✅. Taada ka hadal

    • @mustafeabukar8241
      @mustafeabukar8241 6 месяцев назад +5

      @@ibnoomar88 Bro wlsha maka faani karno nga dhaaf.😂

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 6 месяцев назад

      ​@@ibnoomar88👍👍

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 6 месяцев назад

      That's yr choice ha qasbin qof kale.😅

    • @Suheyla-321
      @Suheyla-321 6 месяцев назад +1

      Axmadow jiro joog ❤😂

  • @cofowcofow6236
    @cofowcofow6236 6 месяцев назад +77

    ومامن دابة الا علي الله رزقها ويعلم مستقرها ومستودعها

    • @ibnoomar88
      @ibnoomar88 6 месяцев назад +2

      Micnaheed no sheg

    • @ariyoadke9420
      @ariyoadke9420 6 месяцев назад +9

      Daabad ma jirto ilaa haday jirtana alle aya arsaaqaya allena uu ogyayy meesha dagayso iyo meesha ay ku dhimanayso❤

    • @ismaaciilaxmed5087
      @ismaaciilaxmed5087 6 месяцев назад +3

      Qur,anka iska sax wll
      (وما من دابة في الأرض إلا على الله رزقها ويعلم مستقرها ومستودعها كل في كتاب مبين)

    • @IqlaasMoha-rd7jk
      @IqlaasMoha-rd7jk 6 месяцев назад +1

      Suradee waaye

    • @IqlaasMoha-rd7jk
      @IqlaasMoha-rd7jk 6 месяцев назад

      ​@ismaaciilaxsuradee waayemed5087

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 6 месяцев назад +13

    Abdi casiis weli wax cabsida alle kamida mida maxuska allaah labadiina midna masooqaadine see camal

  • @Naimoahmed822
    @Naimoahmed822 6 месяцев назад +30

    Gabdhaha Somalia dookheyga maha miyu dhahay alxm shartiisa Allah na garab mariyo

    • @AtlasMirre
      @AtlasMirre 6 месяцев назад +1

      Mishinkas sugayo ayuu tabar u heeynin. Gabdhaha ayaan jeclahay hadii uu dhaho midaa dhaheeyso an isguursano taas ayuu u gambinooyaa in uu godkiisa biyo ugusoo galin…

    • @badriaomar4843
      @badriaomar4843 5 месяцев назад +1

      Aamin yarbbi 😢🤲🏻

    • @MaantygaAxmed
      @MaantygaAxmed 4 месяца назад

      jeehil

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 6 месяцев назад +8

    Warninkaan masahlanonee wixii uu qabanaayo haa in lalasocdaa dhaqankiisa maahan dhaqan wanaagsan Subxalallaah

  • @misss3461
    @misss3461 6 месяцев назад +32

    Allah did not say make friends with people with money but people with deen who will help your akhira. When you die money will not save you! Allah also didn’t say get rich first then get married

  • @AMIN-d8j
    @AMIN-d8j 5 месяцев назад +1

    Ma Sha Allah. He's a young man with ambitious. God bless him

  • @omaimaqani
    @omaimaqani 6 месяцев назад +194

    Ashrsf is realy sweet heart somaliyey pls respect this young man and let him live his life, i have nothing but respect for him

    • @AxmedCade-r9u
      @AxmedCade-r9u 6 месяцев назад +7

      😂😂😂 wa asharf 200 dollar ka ego

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 6 месяцев назад +18

      Let him live his life waa waxyi shaydaan hada raacnana in munkar la iska reebo wanaagna la is falo suurto gal maaha

    • @AbdiazizMohamed-cm9cq
      @AbdiazizMohamed-cm9cq 6 месяцев назад

      ​@@abdulkadirsheikh7671waa saxantahay wllal wixi kheir ah in lais faro wixi khalad ahna laiska reebo

    • @Einstein.ai11
      @Einstein.ai11 6 месяцев назад +10

      Before we respect him he needs to respect our culture💀

    • @Mahad_sulieman
      @Mahad_sulieman 6 месяцев назад +3

      Fr wllhi qof somali heer sare loomo ogolo really ❤

  • @HamseGaraadAliBuraale
    @HamseGaraadAliBuraale 6 месяцев назад +32

    Soomaalidu run isuma sheegaan malahuna ma wacna, wiilkan noloshiisa sida ka muuqata wax badano aan wanaagsanayn baa u qarsoon maalin maalmaha kamid ahna wixii jira way soo muuqan doonaan kahor dhici mayno .

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 6 месяцев назад +15

    Waa run noloshu lacagtu waa muhimada nolosha buuqna ma yimaado hadadan kafikarin nolsoahad family somalida burburka ugu wayn waa lacag la aan😊

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 6 месяцев назад +26

    Wiilkaan waa qofki oo aqli ah wax fiican waye qofka inuu u fiirsado qofka uu lasaxibaayo waa ku racasahay aqliiga masha allah ❤🎉

    • @MuzcapIzmail
      @MuzcapIzmail 6 месяцев назад

      Haa

    • @abdullaahicumarhusein5556
      @abdullaahicumarhusein5556 6 месяцев назад

      Ninkaan Wuxuu faafiyaa Qaniisnimo Wuxuu ka shaqeeyaa xerada Xalane Wuxuu rabaa dhalinyarada in dhaqan badalo Somalaay ugaada.

    • @ahmedyare9863
      @ahmedyare9863 6 месяцев назад

      Dhaar maumari karta?​@@abdullaahicumarhusein5556

  • @anabali8078
    @anabali8078 5 месяцев назад +5

    Asc kan caadi maahan. Shaki waa dhaaftay subxaanallah alle hasoo hanuuniya. Somalidu waxay dhahaan sadar muuqda suaal ka dhan

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow 6 месяцев назад +13

    Kan melxun ayuu kudam benaya dalka iyo dadka ilahey haka qabto

  • @khadarkhan529
    @khadarkhan529 6 месяцев назад +14

    Sxb xalimo ❤❤❤❤ ayan ku haysata
    Xalimo waa naftaydii 😂😂 I love you gabadha Somalia 😅😅

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 6 месяцев назад +15

    Dubxaanallah war qofkani ilama qurux badnee subxanallah war hubiya qoomuluud ila qaab ekaa subxanallah

    • @abdiwaliabdulemohamed8681
      @abdiwaliabdulemohamed8681 6 месяцев назад +2

      Walaal Aaqiro ka xabso wiilkaan waa la yaqaan waliba waa xaafudu quraan waliba ahlu salaad ah ha ku xadgudbin please aaqiro iyo aduun kala badan

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 5 месяцев назад

      Dad badan oo wiilkan wax ka sheegayan ayaa laga yaabee iney ka dembi badan yihiin,qofna dembigiisa qof kale lama weydiinayo alxamdulillaah,waxa laga yaabaa in waxa lagu tuhmayo uu beri ka yahay oo lagu dambaabey

  • @AbdullahiBarre-b6l
    @AbdullahiBarre-b6l 6 месяцев назад +14

    Waa sirdoon 100/100 amin ama ha aminin

    • @JohnWick-je1re
      @JohnWick-je1re 5 месяцев назад

      Ma ashraf mise koboc TV

    • @somaliagracefulplacebb2077
      @somaliagracefulplacebb2077 3 месяца назад

      Hhhh , Somalida qof wax yar ka duwan ee level kisa sareyo hadey arkan dhulka ayey laduminyan.
      Kuwa isga asaagisa ah oo waliba qaar ka yar yar yihiin ee Alshababka, dowladda Somalia 🇸🇴 iyo ajaanibta sirdoonka u ah oo hadana gaajada u dhimanayo aya sirdoon wax ka faa,idi lahay. Ee wiilkan yar please ha,idinka noolaado ee dhaafa.

  • @deeqajama6692
    @deeqajama6692 6 месяцев назад +3

    Waa naqaanaa kanoo kale iyo figraduu xambaarsanyahay ilaahay umada haka qabto

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 3 месяца назад

    Wilkan haduu shaqadisa ka dhigtey in raga Somalida ee is,iloobay timahoda iyo jirkoda daryelin ilahy. U keenay. U duceeya walalayal skin care qalad mahan.

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 5 месяцев назад +4

    Hadalkiisa waxaan u arkaa Nin biyo qaadeen xumbo cuskay Waa in aan milyuneer noqdan Rabaa , hadalkiisa Waa Nin duufsi uu duufsado dhalinyarada somaliyeed ee duruufta shaqo la'aaneed Ku heysato muqdisho balse waxaan rajeynayaa in la helo wiilal ridiya oo Ku qanacsan qadarta Rabi iyo inay muujiyaan islamnimo iyo iimaan iyo Dhaqan suuban oon qof walba heli Karin illaa in Alle siiyo maahee Hana laga hortago in abaarso xamar ka hirgasho ilmaha Hala ilaaliyo , lacag sharaftaadi Ku lunto iyo iskayeel shisheye yaan Sharaf loo Arkin Allow doo hanuuni faankiisii lacag buu Ku dhamaaday aan sharafi ka muuqan .

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain 5 месяцев назад

      Abaarso markaa ma khaniisin baa joogta dhilayow urayaa xamar immsa ragaad qateen ilmo amizon aabihiin wasa

  • @ApdiaziizHusein
    @ApdiaziizHusein 5 месяцев назад

    badh ba xmd subxn allah

  • @Wadani924
    @Wadani924 6 месяцев назад +10

    Anigu waan ka shakiyey qofkan.

    • @Queenfatxa1
      @Queenfatxa1 5 месяцев назад

      He’s gay 😂😂 no need shaki 😂😂

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 6 месяцев назад +16

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimamustafa5256
    @nimamustafa5256 6 месяцев назад +5

    Cabdicasiis waa professional wariye wlhi ❤

  • @SaraAli-yt5oj
    @SaraAli-yt5oj 6 месяцев назад +52

    War anu wanku racsanahy sababtoo ah dee ikhtiyar buu leyahay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 месяцев назад +1

      MA WAXA KU RACSAN TAHAY INUU YIRI 1DAY 1000DOLAR KU IIDAY
      IYADO DALKA AY JOGAN CURYAMO AGOON DAD DHIBAN ILAMA SAXBSANA KOLEY ALE HASOO HADEEYO

    • @UgbadomarYusuf
      @UgbadomarYusuf 6 месяцев назад +1

      Hadi ilahay wax kusiyo lama israfo israfku wa xaraan wll

    • @AbdalaAbdiaziiz
      @AbdalaAbdiaziiz 6 месяцев назад

      @@SagalMohanedmaxaad ka ogtahay inuu sadaqo labaxo 👀

    • @muuseabdillahi
      @muuseabdillahi 6 месяцев назад

      War istigraamkiisa eeg wuxuu follow garaystay qaniisiin wuxuu udiidayaa waa qaniis

  • @najiibhassan7109
    @najiibhassan7109 6 месяцев назад +6

    Shaqadaada ama waxa aad kashaqeysid side private utahay?

  • @sirwaan
    @sirwaan 6 месяцев назад +23

    Adunka ma jiro qof daily live-kiisa so dubayo misna aysan ku jirin shaqadiisa sababta lo arki wayay waxa ay shaqadiisa tahay waa su aal is weydiin mudan teda kale 25K qof mishahar ahan hal mar uso xarotay xamar ma jiro 😂

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 6 месяцев назад +2

      war xitaa dad badan oo caan ah oo waliboona asiga ka caansan baa bishii xitaa aan sameynin 1000 dollar timirba laf baa ku jirto yaaah 😂😂😂 waan iska fahmi karnaaa ninkaan iyo sida uu isku jajabinaaayo

  • @ifraaxelmi9997
    @ifraaxelmi9997 6 месяцев назад +5

    He has the mindset of western billionaires.

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu 6 месяцев назад +4

    Ka ahaan gabar somaaliyeed Ashraf waa tageer sanahy dooqiisana xorbuu u yahy❤

  • @aluul6875
    @aluul6875 6 месяцев назад +4

    Hada waxba madhahaayo lakin maalin ayaan hadlaa Insha.allah .

  • @Dufaan
    @Dufaan 6 месяцев назад +3

    Kolay garan mayno wuxu uu lacagta ku qaato ninkan haayado ayan fan gareeya sida aan ka fahmay
    Kolay dhaqan xun aya ka muuqda oo luudnimo ah dhalinta aan waxba haysan aya la doonaya in dhaqanka lagu baro loogana dhigo roll model
    Weli kiliib noocaas ah ma dhamaysan aan maanta ahyn dadka somaliyeed waxan uga digayaa in ay ka feenignaadan
    Allena wuxu inoo sheegay in qaar badan akhiradoodi ku iibsadeen aduunyo
    Alle ha soo hanuuniyo hadii uu xumaan wado hadi Kalena Alle umada haka qabto wuxu wadaba
    Weriyaha laftiisa in uu su,aalo sax weydiiyo ayay ahyd oo ay kamid yihin ma team ka ayad ka mid tahay luudka

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 6 месяцев назад +2

    It's good that he tell the people the kind of job he does,because when he was asked he said it's private.

  • @AhmedCigaal-vp2ui
    @AhmedCigaal-vp2ui 6 месяцев назад +6

    kobac tv qofka aad wareysaneysiin waad iska wareysateen somhn. sida caadiga ah ani waxaa umaleyn jiray hadiiba qof lawareysanayo in lasoo baaro oo lasoo ogaado xaqiiqada waxa ay thy kadibna lasoo bandhigo.

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 6 месяцев назад +40

    Dadka maxaa u magtaan somali maryooley dadkina Amana oo ku faana Wiilashan somaliyeed ceeb ma leh Alla wadankena fiicanaa qurbe baa na dilay iyo baraf Allahayoow maalig wadankena noo nabadee Ameen yaraxman

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 6 месяцев назад

      ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 6 месяцев назад

      Aamiin

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 6 месяцев назад +17

    Ceeb ceeb bay kugu tahay cabdicasiis in aad ku tilmaanto ninkaan qof magac iyo maamuus ku leh bulshada nin fidno iyo akhlaakh xumo ku dhex wado.

    • @wallabyies
      @wallabyies 6 месяцев назад +1

      Sidee 🤦🏽‍♀️

  • @Daarusalaan
    @Daarusalaan 5 месяцев назад +1

    Wiilkaan maxay ugu mashquuleen waan yaabay qaraar markay nolosha fahmi waayaan somaalidu way ku caayi yaab mshlh alaha ku barakeeyo ashraf

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 6 месяцев назад +4

    Inuu guursado waxaa ka horaysa inuu sida ragga unoolaado. Nin ragga oo sida dumarka is jajabinaya oo isjilcinaya muxuu naag ku kordhinayaa?

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 6 месяцев назад +5

    Mansha Allah he's a man and a half . ❤ ashraf yare ka dhamaada caaqiin yahow. ❤

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 6 месяцев назад +16

    wiilkaan waa wiil yaroo caqli badan waxna bartay naftiisa hadu hormariyo ceeb maahan masha allh😍Negativeka soomalidana waxba ka dhibi meyso dhaqaalihiisa😄ayaa lagu heystaa yaab badna

    • @abdullaahicumarhusein5556
      @abdullaahicumarhusein5556 6 месяцев назад +2

      Ninkaan Wuxuu faafiyaa Qaniisnimo Wuxuu ka shaqeeyaa xerada Xalane Wuxuu rabaa dhalinyarada in dhaqan badalo Somalaay ugaada.

  • @abdulkadirbanaana4513
    @abdulkadirbanaana4513 5 месяцев назад

    Allah hakuu barakeeyo nimcada Allah ku siiyay

  • @mohamedabdikarin6843
    @mohamedabdikarin6843 6 месяцев назад +2

    Caruurta ma inuu faraxumeyu rabaa jeeg dheh shaqadaada

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 5 месяцев назад +1

    Asc inchaallah kher

  • @DrsoJuliet-d7m
    @DrsoJuliet-d7m 5 месяцев назад

    Ilaahay baa xanaanenaayo

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 5 месяцев назад

    Saxiib,channelkaaga wax walba haku cusmin,

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 4 месяца назад

    Illin tiroow,ilmaysiiye ha noqon ,

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 6 месяцев назад +2

    Subhanallah laba labuuf miyaa kan🙄🙄

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 6 месяцев назад +3

    wiilka waan dhamaystay hadalkiisa waa fican yahay
    lkn diinta ku yar baro kula talinlaha@Ashraf

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 6 месяцев назад

      Wiilkan wa qof loso dhiibay in uu dhalinyarada habaabiyo

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 6 месяцев назад +2

    The father of skin care Ashraf🥰💪✌️

  • @ciyooonisofficialchannel9927
    @ciyooonisofficialchannel9927 6 месяцев назад +7

    Waa gidoomiyaha qaniisinta Muqdisho bn u malaynayaa

    • @SadioWarsame-rq6ql
      @SadioWarsame-rq6ql 6 месяцев назад +2

      Malaynayaa waa lagu halaagsamaa ka fiirso ereygaad qofka ku leedahay malo arakti maaha hubso waxaad ku hadleyso

  • @IbraahimDaauud-el4nb
    @IbraahimDaauud-el4nb 6 месяцев назад +8

    Waa sax gabadh somaaliyeed waa gabadh walaashey ah lkn waan is geynaa waa ii xalaal waanan guursan karaa balse hadalada wiilkan maaha kuwa qurxoo😮😮

  • @omermhd985
    @omermhd985 6 месяцев назад +7

    Mashaa allah waa wiil aqiyar ah jawaabtisana aan kagaban horey u soco illah haku xafido barakalah fiiki

  • @maxamedjama4978
    @maxamedjama4978 6 месяцев назад +2

    Abdiaziz ninkan mardanbe hanagu soo celin nin fiican maha

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 5 месяцев назад +1

    Ceeb nin qanius inaad soo dhaweyso uf 😮

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 6 месяцев назад +3

    Dumar aya ubadan waxa tageraya. SubhanAllah. Walalayal please Ilahay ka baqa. Wiilkan waa gay its abvious.

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 6 месяцев назад +1

      dumarku waa kuwa ugu badan ee masiixu dajaal raaaci doono wll marka hala yaaabin hadii aad aragtid xaaladaan cml ninkaan warkiisa wuu iska cadyahay

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 6 месяцев назад

      @@mfarah9231 dad muslim aa isma lahayn weey tageri doonan waxan oo kale. Ninkaan wareysanaya ee bulshada kuu so dhex fafiyeyna wan ka murugodey

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 6 месяцев назад

      @@mfarah9231waliba MashAllah bey madana so qoroyaan, ilahayo ha na cadabin.

  • @DeckowIbrahim
    @DeckowIbrahim 5 месяцев назад +1

    Xarifkan warka wuu cadeeste

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 6 месяцев назад +6

    Somalidu Waxay Ubadanyiin Dad iska Qiirooda oo aan Waxba Si Caqliyaysan Ubaadhin
    Ninkani Maaha Qof dhaw ama Caadiya
    Wuxuu Qariyay Qoyskiisa shaqadiisa Meesha uu Ku dhashay iyo Wax Kasta oo Noqon Kara Tixraac
    Maalin aan Maanta ahayn ayaad ogaan Doontaan iska Suga
    War jiraaba Cakaaruu iman

    • @abdiwaliabdulemohamed8681
      @abdiwaliabdulemohamed8681 6 месяцев назад

      Wax uu qariyay maleh meesha uu ku dhashay iyo dugsi hoose dugsi dhaxe iyo dugsi sare waa la yaqaan iyo aabiihii iyo hooyadiis iyo hada meesha uu dagan yahay iyo shaqada uu ka shaqeeyo waliba wa xaafidu quraan waliba ahlu salaad ah nin afgaaban oo professor ah ayaa dhalay iyo hooyo wanaagsan waliba ahlu diin ah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 месяцев назад +13

    Masha allh wiilkaan waa nin Hamilton wanaagsan leh agoon ama Dan yar lakaalmeeyo waa arin aduun iyo aakhiraba wanaagsan

  • @faaisqaarey5254
    @faaisqaarey5254 5 месяцев назад +3

    11:43 Wuxuu yiri “he’s my type” !!! Wuu iss qarxiye 😂😂😂

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 5 месяцев назад

      muxuu ka wadaa

    • @RozaLand-x7r
      @RozaLand-x7r 5 месяцев назад +3

      Beenta jooji "she's my type "oo dhahay

  • @SadamIbrahimJelle
    @SadamIbrahimJelle 6 месяцев назад +16

    I am working two works 😢 Af: Soomaaliga ayaad fluent ku tahe mad ku hadashid

    • @LiibaanGBP
      @LiibaanGBP 6 месяцев назад +1

      Waa dirqi iyo xoog 🤣🤣

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 8 дней назад

    Asc
    Subxaanalaah
    Qofkaan hadaa iigu horeeyso
    Muxuu dhahay gabadh somaali noocan gursan laha maaha ma gaal buu ismoday
    Wasakh uf

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 6 месяцев назад

    Walaalayaalow wiilkaan ha ku dambaabina hadaadan cadeyn ka heynin. Leave him alone let him live his life. Somalida dhib badanaa yaahuu.😢

  • @MakremMosbah
    @MakremMosbah 6 месяцев назад +3

    Shaqo privat ah iyo Mogadischo ma fahmin

  • @FaraCade-nl5ud
    @FaraCade-nl5ud 5 месяцев назад +1

    Muumin baalow so qabo zxp🙏

  • @umumaxamad8725
    @umumaxamad8725 6 месяцев назад

    Masha allaah dada laa wagaraaa wllo sii wad dadalkaaga

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 6 месяцев назад +56

    Team tiktok like😂❤

  • @MohamedJimcale-i9t
    @MohamedJimcale-i9t 6 месяцев назад +4

    Ilaahay hakusoohadeeyo

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 6 месяцев назад +30

    Ashraf habo alaha ku xifdiyo waxan rajeynaya inaad comentigeyga aragto wiil qalbi wanagsan aya tahay dooqagana xor ayad u tahay lakin fakir ayan kugu darsaneyna gabdhaha somaliyed waa guursan karta walalaha kula dhashay marka laga reebo cid ka wanagsan ma jirto shisheyahana qeyr malaha intoda badan marka adiga ha iska xaarantinimeyn wax ilaahey ku xalaleyay guurso gabar somaliyed ubad qurux badan ku dhasha waxana rajeyna inaad waaridka ka farxiso aad noqoto wiil waaridkis maqla noolow habo

  • @ridwaancumar8879
    @ridwaancumar8879 6 месяцев назад +17

    Wilkan boqor wyo 😮❤

  • @somcana
    @somcana 6 месяцев назад +3

    People who want to be 'Pillionaires'😂. Oops Billionaires. Do not waste money😊.

  • @AhmedMahamed-zn8jl
    @AhmedMahamed-zn8jl 6 месяцев назад +18

    Xaaskaaga inaa daryeesho waa qasab ama waajib ayay kugu tahay lkn gabadha aad la sheekaysato iyadana inaa daryeesho way fiicn thy oo tusto qofka aad thay iyaduna sidoo kale inay ku daryeesho

  • @abdulkadiralisalad4354
    @abdulkadiralisalad4354 3 месяца назад

    Ashraf digital se kuhahay

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 6 месяцев назад +1

    Bro somalidq dhalin yaradooda hadii u bahan tahay tagero iyo magac fiican inad ku lahatid kuwa qowmu luud nimada loso dhiibo bulshada ha horkenin bro

  • @Amrancook900
    @Amrancook900 6 месяцев назад +1

    Michela Asha keep going brother ❤❤❤

  • @MaxamedAadan-r3d
    @MaxamedAadan-r3d 6 месяцев назад +1

    Mansha alah waaw good man keep going bro

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey 6 месяцев назад +1

    Ashraf foundation aaaaàà

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 5 месяцев назад +1

    Abdi aziz wad fiicneed lakiin manta waankunacay maxa kan kuukeenay

  • @aishaabdikadirsalah
    @aishaabdikadirsalah 6 месяцев назад +3

    Mnsha allah wllhi wiilkan waa wiil wngsan caqli leh oooo mustaqbal ifaayo inuu sameyo rabo nimanka caynayo ka dhamaaada ooo kudeyda wan ku raacsanhy wllhi❤🎉👑❤️

  • @kawsarabdi5940
    @kawsarabdi5940 6 месяцев назад +20

    Wlhi wiilkan waa qof qalpi fcn❤

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 6 месяцев назад +2

    Maandhow hi it’s eedo Fadumo hashu maanka gadee ma misaaray laqday 😂😂😂

  • @Naemo143
    @Naemo143 6 месяцев назад +18

    This boy is a good hearted person ❤😊

    • @MustafaQalinle
      @MustafaQalinle 6 месяцев назад +2

      Aamus laxyhy waxani waa khaniis qashin oo gaalo u shaqeeya shaqadiisa masheegi karo waayo waa fashilmaya

    • @CrahmaanAkram
      @CrahmaanAkram 6 месяцев назад

      Aamu dhilooy khaniisiinta hanagu tageerin

  • @samsamkhalid6954
    @samsamkhalid6954 6 месяцев назад

    Maa liqadaada hooyo sifiican ugu hadashid intaa englishka sifiican uga baraneeysid

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 6 месяцев назад +1

    Maskiinkan lacagta inu leeyahay kama muuqato maxaa loo buunbuunina ama wuu xanuunsan yahay ama wax kale jiro Allahu aclam

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 6 месяцев назад +2

    cabdi aziiz dulqad ku fadhiya 😂😂😂😂😂 yaa wareesto saacan wariyaha 😂😂

  • @Deeqdeeqsiomarmohamed
    @Deeqdeeqsiomarmohamed 5 месяцев назад

    am working two works kulahaa ingiriis gacan galay

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 6 месяцев назад +2

    Kan yari wuxuu soo wado ayaa yaab leh!

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 6 месяцев назад +2

    Manshallah magaca ashraf lakiin hala yabina dhalinyada qurbaha ma yaqanan shaxaad lays shaxado lakiin haduu fahamsan yahay sadaqo bey u noqon lahayd wax is waydiisiga ceb bay la tahay lakiin dhaqnka somalidu.aad bey u fiicantahay

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 6 месяцев назад

      Qurbo maba tagin ladhahay

  • @kowsarmuuse2302
    @kowsarmuuse2302 6 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂ma barankaro Qof iga lefal hoseyaa Anaka yaab aragnay

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 25 дней назад

    Wareysi fiicneen dhaqan kale acziiz waxan hakeenin

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 месяцев назад +2

    Qof aan isku kalsooneyn waa qofka ka carara singigiisa, waa nin aan aqoon u laheyn ajnabiga, waxan u rajeynayaa inuu iska ogaado dhaqamada dadyowga kale…kani waa mid aan wax wayo aragnimo u leh maaha dadka ajnabiga, waxan u rajeynayaa inuu nolosha barto oo uu ka baxo caqli ciyaalnimada… miskiin

  • @Saamiya33
    @Saamiya33 6 месяцев назад +23

    Ashraf intaan ka arko waa wiil dadaalayo masha allah ku dayashaa mudan tahay aboowe keep going bro 🎉🎉❤❤

  • @ykkotao
    @ykkotao 6 месяцев назад

    Soomaalia waa faqri soo dhanka dhaqaalaha nalaga soo galay.

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 6 месяцев назад

    horta wilkan wil xun mahan slkn waxayalo badan o dadka shaki galinayo ayaa jiro like shakhadisa u khariyaye labatan iyo shankun o ahlmarso gashaye macakhulmha madadxwenaha Somalia xita ma khato lacagta intad leg gabar somliyana gursanmayo wa shaki kale slkn waxuyiri salada wandukda Somalia kuma dhalan inshalha ilhey kherka hawafajiyp

  • @أبوعياشالسلفي
    @أبوعياشالسلفي 5 месяцев назад

    Waa nin xun oo caruurta soo koraayo siinaaya duruus xun

  • @abdulkadiralisalad4354
    @abdulkadiralisalad4354 3 месяца назад

    Ashram you afyare ku dhaqak diinta ma suaalin

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 5 месяцев назад

    Free ashraf yare. 😢💔

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 6 месяцев назад

    Cabdi casiisow eedo kanmaxaa kuu keenay iska ilaali maqaabfiicno ummada alaha kaqabto madhaqanfiicno sida aan ka aragno

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 5 месяцев назад +1

    Kii yaraa bad buu gelay, wuxuu is walaaqoba maanta jeelka ayuu biyaha ku cabayaa😂, dhaqan xumada uu wadayna way soo bixi. Alle wejigaa gub

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 6 месяцев назад +2

    Meesha maxaa naago udoodaya naagtan ka buuxa

  • @Abdibashiir20-tf1ph
    @Abdibashiir20-tf1ph 6 месяцев назад +1

    Wiilkaan dowladu habaarto wuxuu kashaqeeyo iyo meesha u kakeeno
    Lacagta intaan dhan please taas waxaan u leeyahay ma ahi inaan xaasad ku ahay lkn waxaa laga yabaa inuu dadkale u shaqeeyo ama wax xun kashaqeeyo so please hala baaro wiilkaa dowlada sir Doon keeda habaaraan thanks