HABEEN: ISRAIL OO SHEEGTAY IN LASOO WEERARAY CEELASHEEDA GAASKA SOO SAARA EE GUDAHA BADWEYNTA, XISBU

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • HABEEN: ISRAIL OO SHEEGTAY IN LASOO WEERARAY CEELASHEEDA GAASKA SOO SAARA EE GUDAHA BADWEYNTA, XISBULLAH OO DISHAY SAGAAL ISRAILIIYIIN AH MARKALIYA IYO WARAR KALE.

Комментарии • 205

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 месяца назад +12

    Yuhuud,
    Aakhirka
    Waxaa ku gubandoona
    Hubka iyo Shiidaalka,
    Ay Dunida kasooboobtay
    Ileeyn Hantidii
    Aduunka oo dhan ayay
    Sooboobtaye.
    Yuhuud,
    Waa Tuugo,
    Sixun ayayna
    Udhimandoontaa
    Inshaa Allaah.

  • @Libax962
    @Libax962 2 месяца назад +50

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

  • @calibare1641
    @calibare1641 2 месяца назад +5

    Yaarabi zazaalkurid israal aamiin yaarabi ugRgaar muslimiita gaar ahaan falastiinyaarabi ajiibducadayada aamiin

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 месяца назад +7

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +2

    Ilaahoow guuleey muqaawimada reer Iraq 🇮🇶

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 месяца назад +4

    ILLAHAY CABSI IYO WALWAAL ALLAH KU RIDO ISRAIL INCHAALLAH

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 2 месяца назад +6

    Alxamdu lilaah Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar guuuuuul insha Allah muslimiinta

  • @calibare1641
    @calibare1641 2 месяца назад +5

    Ilaahow ugargaar.dhamaan muslimiin gaar ahaan reer falstiin aaamiin yaarbi

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад +12

    meesha ay ka soo saartay sow dhul falastin ma ahan allaha ka qarxiyo

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад +5

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 месяца назад +4

    Rabbi haw hiiliyo jamiical muslimiin àaaaamiiiin yaa Rab

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 месяца назад +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 месяца назад +4

    Falastiinta ciyaraha lagdinta ama feedhka inay kusoo adaan Sahnuniyada ayah fcn si nagta looga geliyo😅😅 Nadaaro wad iga qoslisisay.
    Xisbullah shaqo aad ufiican oo aan mudo sugaynay ayey qabteen 💪🏿💪🏿👏🏿👏🏿👏🏿✊🏿✊🏿
    Illaahow Yahuudan Sharkadooda ku celi 🤲🏿🤲🏿.
    Illaahow GAZA iyo Maqaawimada badbaadi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 месяца назад +8

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa aamin aamin from ceelhur insha

  • @OsmanNoor-k4m
    @OsmanNoor-k4m 2 месяца назад +4

    Ilaahow muslimiinta ugargaar 🙏

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 2 месяца назад +9

    Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow unaxriiso inta ku shahidey 😢😢 aloow caafimad dag dag siiyo aloow ducodayda u aqbal ameen ameen thuma ameen

  • @shamsanoor6687
    @shamsanoor6687 2 месяца назад +1

    Alle ha ugargaaro dhamaan mujaahidiinta aamiin.

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 месяца назад +5

    #CAAWO THUMA WALAHY HURDA TII UGU MACEED AYAN HURDI INSHAALLAH, WAAYO HADII 9 ISRAILIYIIN NAGTA LAGASURAY WAA II FARXAD... ALHMDLH..THUMA ALHAMDULILAH.
    #VIVA HIZZBULLAH
    RABIYOW ISKUDIR ISRAIL IYO HIZZBULLAH

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +1

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +1

    Ilaahoow guuleey xamaas reer qaza Palestine. 🇵🇸

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 2 месяца назад +5

    Natanyaahu ayaa.laayey israeliyoint as. Waa.qorshe.cusub oo.dagaalka.lagu.balaadhinayo
    ...khayaamo.weeyi❤❤❤❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад +20

    illaahow burburi yahuud mareykan yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin aamiin

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 2 месяца назад +6

    Ilaahay swt ha badbaadiyo libnaan Palestine ❤iyo dhamaan muslimiinta

  • @leebasbas
    @leebasbas 2 месяца назад +2

    Mansha allah
    Walahi waa inta qalbiga ku hayey melaha shidalka in la gubo yahuuda

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад +3

    dakaan armey yihiin durusta dadka la yiraahdo hadey yuhuud yihiin waa mashaaallaha

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 2 месяца назад +15

    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Muslimkaaga badbaadi
    Waalagu dhexjiraa
    Diintoodii dadnimadoodii
    Yaaaaab yaaaab

    • @Libax962
      @Libax962 2 месяца назад +1

      Amiin ya allaah

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 месяца назад +1

      Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад +2

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @yusufmahamednur2418
    @yusufmahamednur2418 2 месяца назад +9

    ALLAHAYOOW YUHUUDAN DAB IYO HALAAG XAGAAGA KAYIMID KU HALAAG OO HALBA HAKAREEBIN???
    AAMIIN
    AAMIIN
    AAMIIN

    • @الحمدان-ذ2ي
      @الحمدان-ذ2ي 2 месяца назад +1

      Yusufow ragg hadad tahay ha habrtamine ina keen dagalka israil galne waxba habar tarimaye gacan bira inan kala hortagno yahuud ma ahane wax kale wax ku fahmimayan

    • @yusufmahamednur2418
      @yusufmahamednur2418 2 месяца назад +1

      @@الحمدان-ذ2ي walaal tabar ayaa iidiidan oo qarash la'an ayaa ihaysa mooyee wax igeeya nasiib aan kuhelo maba lihiba
      car waakaase qarashka un nagaga filnow walaahi waan tagayaa mana kacabsanaayi geerida

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 месяца назад +1

    maashaallah alx

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 месяца назад +1

    Wcs nadaara show Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

    Wcs Ilahayo ugargar reer falastiin 🇵🇸❣️♥️♥️❣️❣️♥️♥️❣️❣️♥️♥️ Inshallah gull gobonimo falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Nuur107
    @Nuur107 2 месяца назад +2

    Xisbullaah gantaalkas ma iaxsaday cawa guuul palastine 🇵🇸🇵🇸 ya Allah xisbullaah ilaahey waxan UGA rajeeyna markan in kantaalgoda xika inow gu habsado ntanyahu iyo qoomkisa in Sha Allah

  • @AbdulkadirOmar-x3x
    @AbdulkadirOmar-x3x 2 месяца назад +4

    Muqaawanada guul guul guul

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 2 месяца назад +1

    Alxamdulilaa

  • @nabadonnabadon5453
    @nabadonnabadon5453 2 месяца назад +1

    ❤Allaahu Akbar ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan

  • @mustafNune
    @mustafNune 2 месяца назад +2

    Yahuud waa jabtay waqtigodana waa dhamaday I aamina sxbyal

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 месяца назад +1

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤

  • @nimcofarax9756
    @nimcofarax9756 2 месяца назад +1

    Hahaha aad ayad iga qoslisay nadarow waa gesiyiin falastimiyinta ❤❤❤

  • @yasinadan2179
    @yasinadan2179 2 месяца назад +5

    Allahu akbar

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад +1

    Machaallah

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 2 месяца назад +1

    alxmdulilaah dhamaada dheh ilaah idin barinee

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 2 месяца назад +1

    wclkm.sxb sare nadaara❤

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 месяца назад +1

    Alxmdlillah waa ii farxad inan maqlo Yuhuda jabkoda 🤲

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 2 месяца назад

    Ilaahayow guul reer Palestinian

  • @aden3425
    @aden3425 2 месяца назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar guul iyo gobanimo dhamastiraan falastine inshaallah.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 месяца назад +1

    Wcs wr wbr war farxada noo sheeg ustaad

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 2 месяца назад +1

    Wcs thank you

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад

    Ilaahoow guuleey xisbulaah ee Lebanon 🇱🇧

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 2 месяца назад +1

    Sagaal haddii lagadilay waa ilaahey mahadii

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale 2 месяца назад +2

    Allahuma ansur falastin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +1

    Illaahey nabad kuguma sooceliyo insha allaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад

    Ilaahoow guuleey xuuti Yemen 🇾🇪

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 2 месяца назад +2

    Nadaara fadlan xayeeysiinta naga yareey please

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 месяца назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 2 месяца назад +1

    ❤war macaan waaye cawa oo farxad leh

  • @HassanAlfary
    @HassanAlfary 2 месяца назад +1

    Warkaabaa na gala ale ha jiro muslimka
    Guul Palestine

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 2 месяца назад +1

    Kabadi.10.iyo.30 dhaawac weeyi❤❤❤❤

  • @hanathajo313
    @hanathajo313 2 месяца назад

    Ilahey hau gargaaro falastiin iyo lubnan aamiin

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 месяца назад +1

    Guul Bithin’Allah

  • @sahramohamed4460
    @sahramohamed4460 2 месяца назад

    Your doing a great job 👏 ( I’m Somali)

  • @AbdinasirXasan-y2x
    @AbdinasirXasan-y2x 2 месяца назад

    Allahayow muslimiinta ugargaar

  • @ShafadmaganMedia
    @ShafadmaganMedia 2 месяца назад

    #Gaza stay strong

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 2 месяца назад

    Kkk Maashaa allaah nadara waa iga qosliyaa nagtay kagasheen
    Caawana wuxuu iiga qosliyay xisbulaah garoonkiiway kabaxday

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h 2 месяца назад

    Wcs❤❤ Allah u Akbar. Shugran. Wall

  • @AliAhmed-zf5uh
    @AliAhmed-zf5uh 2 месяца назад +1

    Nadara, dadka lagu dilay Golan heights ee cayn al shimsi waxay ahayeen dad syriyaan ah oo la haysto

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 месяца назад +2

    Allha babiyo sahnuuniyada isaril iyo xulfadeeda

  • @faadmoshuuke6103
    @faadmoshuuke6103 2 месяца назад

    Yahuuud allah jabiyo falastiin allah quweeyo

  • @haboonadan
    @haboonadan 2 месяца назад +1

    Kkkkkkkkk. Walahay wuu iga qoslisay Nadar. Xuti wixii ka yimada Adeeg ayay soo donatay. Libnaan wixi ka yimada sawir iyo wax ayay qadata.
    Rabbow Musliminta quwee. 🙏🙏🙏

  • @ARDAKHHabane
    @ARDAKHHabane 2 месяца назад

    Masha allaha farad xisbullah guullll

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад

    Guul xisbulaah guuleysta

  • @Hafzaesmail252
    @Hafzaesmail252 2 месяца назад +1

    Allhu akbar 💙

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 2 месяца назад +1

    Alxm allaaha buurburiyo yahuuda

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 месяца назад +1

    10 dhimasho iyo 30 dhaawac alxamdu lillah

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 2 месяца назад +1

    Wcs c/ qaadir cashar Nadaara

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад +1

    allaha joojiyo yahuud

  • @ibrahemhulavla9265
    @ibrahemhulavla9265 2 месяца назад

    الله اكبر

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 2 месяца назад

    ilaaheyooow yahuuuda cid xassuuq ugeysato kusalid

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 месяца назад

    Allaha guuleyo falasatina

  • @odayajakis2788
    @odayajakis2788 2 месяца назад +1

    Allah ha u gargaaro falastiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад

    Allha ugar gaaro walalaha Reer Gaza

  • @hanadyare1432
    @hanadyare1432 2 месяца назад +1

    Amen 🙏

  • @MohamedWiet
    @MohamedWiet 2 месяца назад

    M mashallah ❤❤❤

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 2 месяца назад

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 месяца назад +1

    Odagaas walan hadu lubnaan duqeyena Ilahey ku so qabeye

  • @shamsanoor6687
    @shamsanoor6687 2 месяца назад

    Allaahu Akbar guul

  • @YusufHonest326
    @YusufHonest326 2 месяца назад +1

    Qeyr sheg sxb manta Dadkii aa Nagta lagu haya😂

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 2 месяца назад +1

    Yahuda ayaa dugaysay rayiid ka so jeeda qomiyaada drusta oo degen golan heights ta laga qabsaday Suriya sii ay ugu kiciyaan Hezbollah. Hezbollah ma'ay qiraan oo wey iska fogaysey dilka.

  • @iliashirsi6073
    @iliashirsi6073 2 месяца назад

    Waan kuu salamay seedi Mr Nadaara Nagta 😊😂

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 месяца назад +2

    Nagta iyo nugtaba halaga galiyo yuhuuda kkkk

  • @Barbarisooy-hooyo
    @Barbarisooy-hooyo 2 месяца назад +2

    Somaliya halo duceeyo Jahli iyo colaad baa nagu daba dheeraaday

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 месяца назад

    Good

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 2 месяца назад

    ❤❤wcs habeen wacan❤❤#Sabaax

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 месяца назад +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @Bashkaa174
    @Bashkaa174 2 месяца назад

    Good news nadara

  • @user-kg5eq9kn8
    @user-kg5eq9kn8 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 2 месяца назад

    Alxamdulillah barwaaqo ayaa dhacday allaha usiyaadsho xanuunka iyo dhimashada ilmaha iyo hooyooyinka Gaza lagu xasuuqaa bilaash miyaa rabigay darane

  • @zulfafara3919
    @zulfafara3919 2 месяца назад

    You. Good. N r. ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdikarimhuseinamin-ev3rr
    @abdikarimhuseinamin-ev3rr 2 месяца назад

    Si fcn nagta halaga galiyo guuuuul falastiin

  • @dahirnuursheikaxmed4150
    @dahirnuursheikaxmed4150 2 месяца назад

    Falsstiin guusha allah ha siiyo