wa hubaal in caqli iyo khibrado iyo dhiiri galino badan aan ka hela ustaad qofkan jamacad galin hdu dhagesto anaga production ama sh.mustafa xaaji ismaciil ina inu helayo cilmi iyo faidoyin badan iyo koboca maskaxda ✌
Wlhi video Gaan Aniga ayu IGA hadlaa kudhawaar 1 bil banaanka ma aadin mobile kale kudhagnaa balaayo kuqaatay dheh caawa Isla hada video Gaan aan save garesanaa ilaa mudo waa inaan joojinaa I a ust. Waad mahdsantahay by social midea
Istaad wan ku salamaya si khaasa ninka barnamajyadaadi hore sheremeel kasta ku daadiyaay bal ka. Waran lacata wax iska so ceeli niyaaw aad ban kula shaqeeyaaye
Shaqsiyada aad u aqoon badan marka loo barbardhigo RUclipsrs kale ee soomaalida ,
Ustaad science and professor .
MUQAALKAN WUXUU II YAHAY XAQUL EID KEENA ♥ JAZAKALLAH
You deserve more views thanks for sharing brother
Walaahi wax wayn ayaa laga faa'iday Barnaamijkan aad baad u mahad san tahay Ustaad
Thanks ustad qaali ah
Video gaan wlhi wax badan ayaaa iiga baxay nafteydana muhim u ah nio Mar wallba waxa inoo kèentaa muqaaal wax tar leh horay u soco bro
Waad mahadsantahay walal
Waa sax ustaad wa xaqiiq dhab ah
Waa sax 💯💯💯💯💯
ustaad horay usoco
waa idin jeclahay adiga iyo
ogaansho
ogaalka dunida
dadweenaha
salmaan saddow
waainta qof hadii aad dhageesati waxbadan ka faa ideysi
alow noodhor dhamaantood
ءامين ءامين
Aamiin
Tanaad
Radio buuloxubey
Waaberi media
ila sow eeg
Mahadsanid libaax
Runtàa
Weeyi sidhaba ayaad ugahadashay
Walaahi
💚💚💚👍👍👍💛💛💛
wa hubaal in caqli iyo khibrado iyo dhiiri galino badan aan ka hela ustaad
qofkan jamacad galin hdu dhagesto anaga production ama sh.mustafa xaaji ismaciil ina inu helayo cilmi iyo faidoyin badan iyo koboca maskaxda ✌
Markad tahaY qofka laga hadlaYo hadana ad is dabalaNinaYsid😢😢
😂😂😂😂
My best favourite ustaad abdirashid Alle haku barakeyo markasta barnaamijyo waxgal ah ustaad horay usoco
Mahadsanid sxb wax badan baan kaa faa'iiday
Masha Allah wax fiican ayaan kaa faaiidanay
Ustaad merci bien vivement
Mahadsanid ustaad
Thank you ❤️❤️
📵🔞♀️♂️📴🕌🕋🥰🤝🧠🧠😌 wa qoral gaaaban lana fahmo
Mashallah wa mahadsantahey
Macalin waan ku tebaynaa muuqaalada noocan ah iyo kuwa dhalinyarada kusaabsanba noo soo badi
walal nosobadi vedios kan oo kale 😍😍😍😍😍😍😍
Mahadsanid
Mnsha allah horay usoco
Thanks for Everything
Macalin soo badi
Macaliin keep going
Ustaad mahadsnid wax badan baad na fahansiisay.
Qofku isagaa is toogan kara isagaana is hormarin kara idanka Illaahay
Mahadsanid bro
Maquruxbadana inaad adeegsato ereyga ,,,dunida waxkabadalo ,,,,,
Ustaad haddan Soo dhacay keep going sxip markasta barmanijyadada wan kusexda sxip sre hore usoco
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 horomar wacan walal 🩸
Thanks
Waxaa u qalantaa 1m views ❤️❤️❤️
Ustaad Please Isoo samey sheeko yinka cabsi badan iyo felka dambiga 🙌🏻🙏🙏🙏
Noo soo badi waa codsi 🙏🙏🙏
Waa lagu hayaa isla hadda 🤪
Thnks
Ustaad mac lomaad kadi wa muhim
Woh#
Inta ayu dad badan kuqabsadey!!!
Rick Ross
Hhuh
Qof wax bartay wd mahadsantahay wllkay
Ustaaaad halka wxd dhahay in social media laga Fogaaada ay halis kale tahay ma no bayaaanin kartaaa 🙏🙏🙏
Anigoo og filimadu inay khiyaali hadana hindigu ilmuu iga keeni jirey
Mahad sanid ustaad
Chanalka aqoon cusub iyo fikrado cusub ayuu ayyaan ka faaidey
Xaqiiqo qadhadh walahi tnks ustaad abdirshiid lkn maxaa kugu dhacay ustaad Chanalka bilahan danbe waxba ma soo galisid sabab manacday ustaad
ASC. Maclin. Wa ruunta. Ariintasi
Kp going ustaad
Abdi rashiid horay isoco
Uun
Hay laba jeer waaye video gaan labo jeer baad soo galise 🙈🙈
Wadnaga raagtay sxb
ani waxan baxay 4 bilood tabliiq baadiyaha gobolada mobeel iyo internet na ma arkin 4 kadib waxa nolosheyda iska badalay wax weyn
M. A
CIID WANAGSAN aqyarta
Ustad jadwalkii miyad bedeshay 10 cishab ma mar bad video soo gelisa anigu waan kuug wareer
USTAAD IYAANTAAN XAGEE KA BAXDAY?
waa anigoo oo kale 😍 😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Jiir kaas oo kale miyaad noqotay
sxp aad ayaad umahad santahay
Hala aw ku sugan yahay ayeey ku xidaan tahay.
Wlhi video Gaan Aniga ayu IGA hadlaa kudhawaar 1 bil banaanka ma aadin mobile kale kudhagnaa balaayo kuqaatay dheh caawa Isla hada video Gaan aan save garesanaa ilaa mudo waa inaan joojinaa I a ust.
Waad mahdsantahay by social midea
Mahad sanid ustaad Abdirashid
Wlhi been ma ahan dad ku qiirooda filim io qiyaaali waan haynaa
Wll
Emotionally= af soomaali maahan
Marka laga hadlyo😭😭
way to maskaxda hogaamiso
Vidéo dhakaysikisa ayan hamasaday
Ok laga yaba inad youtube ka mudo dherr kujirtay kadib add u xistay arimahagii kale ama wax un
Clipka so gabi bro is too much 30min 10-to 15
Istaad wan ku salamaya si khaasa ninka barnamajyadaadi hore sheremeel kasta ku daadiyaay bal ka. Waran lacata wax iska so ceeli niyaaw aad ban kula shaqeeyaaye
Mahad sanid
Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?1!@
Ustaad mahadsanid anigu waan layaabaa dadka asxabtayda tick tock iyo Instagram isticmaala