Sida schoolka la inugu baro iyo tan skuma dhowa. Kuwa schoolka markay ka hadlayaan cadowga weyn wuxuu u egyahay Rushka. Garmalkana markay ka hadlayaan si zaaid ah ayey u dulmiyaan😁 Qaybta 2aad dagaalki 2aad ya u diyaar ah🧐. Ani waan dhamesteye😁 32:10
Ustaad barigii waad nagu badhjarty qaab fahamsiinta waa Top
Ustaad dagaalka 2aad eeaduunka kasoohadal halmar sidaan ookale
Mahadsanid
Guul falaastin inchalla
Marka ugu horeso mahad sanid ustad noo soo diyaari dagaalki 2aad e aduunka
Sida schoolka la inugu baro iyo tan skuma dhowa. Kuwa schoolka markay ka hadlayaan cadowga weyn wuxuu u egyahay Rushka. Garmalkana markay ka hadlayaan si zaaid ah ayey u dulmiyaan😁
Qaybta 2aad dagaalki 2aad ya u diyaar ah🧐. Ani waan dhamesteye😁 32:10
The best somali RUclipsr 🎉❤
Gudgude hadraawi
Noowat ustaad cabdirashid
Germeny to russia 1/ogosto/1914
Germeny to franca 3/ogosto 1914
Germeny to Bilgem 4/ogosto 1914
Germeny to England 4/ogosto/1914
Saaxiib.dagaalkii 2aad aad ka hadlaysaa,not kii 1aad.dilkii arkudhuu france farnaandas ee austary/hungury wuxuu sababay waa dagaalkii 2aad ee maaha kii 1aad,ee iska sax
Sharaxaada Inaad Kareebtid Ereyada Englishka Ah Ama Aad nooo micneeso isku day mahadsanid ustaad 5 ilaa 6sano aan kugu xirnaa waxaan kafaaideyday inaan noqdo qof fahankisa taariikheed aad usareeyo mhdsd mar 2aad ustaad
Asc
Sii wad sxb barnamijka aan rabno
Ustaad dagaalka labaad soo samee PLZ
Ustad xayaysiiska please yaree.
Mahatsanid wll
Hadda kahor Ayat mowduuc kasosamesay berti 1 ilaa Hadda berti 2 Ayan kasugayay
Soobadi pls❤❤
Dagaalka 3aad kasoo hadal😊😊
Mawaalantahay dagaalka 3aad mabadhicin maxaa laga hadlaa
😂😂😂😂😂@@thesongs33
@@BisbisBisao Maxaa kugu dhacay
Dagaalkii labaad next
2 aduun ka sxb nosodaa please
Bro dadgalkii lawaad ee adunka ayaad sharaxeesa.mahin midkii kowaad
Waa dagaalkii koowaad. Dagaalkii labaad cusmaaniyiin ma jirin
Ustaad waxad ilowday cusmaniyinta
Aad baad u mahadsantahay ❤❤
Dagaalkii 2àadna soo koob
Dagaalkii 2aad soo geli
Dagaalkii labaad ksoo hadal wll
Asc bro
Dagaalkii 2aad ee aduunka kasoo hadal ustaad cabdirashiid waliba si faahfaahsan sidaanoo kale MAHADSANID
Please dagalki labaad eee aduuunka kasoo hadal ustaad
Mahadsanid wll
Ugaas dagaalkii 1aad ee hawiye Iyo Daarood ka soo hadal
Uma Arko inu Ahaa Dagalki Kowaad Aduunka Sababto eh yurup kaliya Aduunka Mahan Xita ki lamaD 😏😏😏😏
Waqtigaas Europe ayadaa aduunka heysatay.
❤
War
Maabka somali maxaad ukala jaetaay
Sxb horta 3 sano kugu xiranahy waligaane magacaaga makaa maqlin ee magacaa.?
Cabdirashiid baa la dhahaa❤
😊😅
Ustaad kasoo Hadal fatahaad webiga Shabeele
Hakasoohadlin ustaad naga aamusa
In dagaallii koobaad uu kabilowday amiir ladilay waa been cad, lkn waa howl ay maasoniyad kadanbaysay SI ay isygu jabiso qudaha reer yurub kii labaad Isla sidaas oo kle inkastoo aykladuwanaayeen ujeedooyinku
😂wxi niyadaada kuso dhaco ma no sheege
@@akramak8649 bal eeg wuxuu ku hadlayo. Maansooniyada maskaxda ka gashay. 😂
@@Dramaeditings😂😂😂😂
@@akramak8649😂😂😂😂
Daglka afrd ayn isku diyarinya tobarki i socda 😂
Lkn qarada somaliya maxa ka qaldan mise waxan kuu arkaa daba dhilif
Ninkani yaa yaqaan
Talo.Nio microfanka iska badal
Walaal soomali land dal ma ahan ee adaa dal u maleeyo
Somaliland Ingiriiska baa gumeystay.
First comment
dagaalkii 1aad iyo kii 2aad ayaad iskudartay