xadiith baa lagu sheegay onkodku inuu yahay codka malaga roobka markuu wado daruuraha, hilaacuna uu yahay markuu garabkiisa ku dhufto si uu u firdhiyo oo ay dhibco u noqdaan.
Ugaas kolka biriqda dhacayso diyaaradaha Ka sareeya caadka ama Ka hooseeyo ee Soo dagaayo ama kor u sii amba qaadaayo Wax saameen ah ma Ku yeelan karaan ?
Runtii macquul maaha in duufaan laga hortago lkn waxa la awoodaa in kaliya dadka looga digo oo goboladaas dadka laga saaro ama in aynu degaankeena iyo guryahena ka dhigno kuwo u dhisan qaab ay ugu adkaysan karaan duufaanada
Biyaha roobka waxaa leeyihiin electric waxa jira batariga gawaarida loo isticmaalo waxa ku jira biyo hadii aad Biyaha ka shubto oo aaad ku bedesho Biyaha roobka caadi ayuu u shaqeynaa wax is bedel ahna malaahan
Hilaacu waxa uu ka imaadaa socodka degdega ee daruuraha charges koodu kala duwan yahay ay isla samaynayaan, Onkodku WAXA uu imaada marka hilaaca ama biriqdu dhex marto hawada markaana ay kululayso ilaa 50000 fahrenheit(27,760 degree celsius) kadibna ay isla markaaba hawadii qabawdo KALA FIDITAANKAAS IYO ISKU URURKAAS HAWADA AYAA WAXA AYNU U MAQALNAA COD AHAAN
roobka ad ba ujeclhy marku da ayo kama xarodo ila uu dhamanayo wan dul jooga waligey lkn onkodka biriqda hilac ad ba oga cabsada wa wax cabsi xun leh ilahay ba naga haya
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara 💜☝💞🧡
Dhacdooyinka dunida so Badi mahadsanid
ماشاء الله تبارك الله
So much thanks Annaga production, waxaan isweydiiyey marka roobku da'ayo, specially xiliga gu'ga roobkuna badan yahay, waxaa la arkaa noole yaryar oo dhibicda roobka la socda iyo qaar ka dhasha si dhaqso ah ( sida gaara-bidhaanka, waa cayayaan duula oo habeenkii la arko oo ileys green ah oo qurux badan bixiya iyo cayayaan dhulka kusoo daata oo modab casaana oo demis qurux badan leh, cimrigooduna aanu raagin, wax fahan ah ma laga hayaa tallow.
Proffssr Abdul-rashiid Allaah hanookaa Xafido bro...
wax badan ayn fahany mahadsanid isteed C/rashiid alle haku barakeeyo cilmigaaga
Walahi waxn sugayy oo qab an kaga codsado an wayy aa manta so dhigtay .jzakalhu qyran .wall 😘🥰🦾👍
Tanks........horey.....usoco
Masha allh alle ha ku barakeeyo
xadiith baa lagu sheegay onkodku inuu yahay codka malaga roobka markuu wado daruuraha, hilaacuna uu yahay markuu garabkiisa ku dhufto si uu u firdhiyo oo ay dhibco u noqdaan.
M.a wll qeer allaha ku siiyo waad mahadsan thy
Maasha allaah bro illaahay aqoonta ha kuu barakeeyo
Asc wll jazakallah. Wll waan jeclahay mowduucyada aad so gudbisid ee ku saleysan cilmiga, allah ku dhowro. Sii wad wll kuwa wax tarka leh,
Ok
M.a walal mahadsanid 🙏
waruntaa walaahi anaaiskuarkay gorantadaas 💥camal✋gacamaha
jizakallaahu walal qaali
mansha, allah, illahy aqonta haku siyadsho
Diintu sidaa may odhan dib ugu noqon kitaabka. Tii saynis yahanada gaaladu aminsanayen weeyi dib unoqo xaga kitaabka
Sxb anigoo u hadlaayo taagerayaashaada video gaaga musica kabixi please
tnx.. ❤️❤️
Aniga marmarka qaar marka aan dhar xiranayo waan isku arkaa
Congratulations
Ustaad haddan soo dhacay markasta wan ku xeranahay barnaamijkayadada hadd iyo jeer hore usoco sxip sre
Ugaas kolka biriqda dhacayso diyaaradaha Ka sareeya caadka ama Ka hooseeyo ee Soo dagaayo ama kor u sii amba qaadaayo Wax saameen ah ma Ku yeelan karaan ?
Sxb maxeey dadku u dgahaa biriq aan biyalaheen hadisho
Best 👍
Maansha allaah
Manshalah ❣️
Sxb maxaa loo dhahaa biriq aan biyalaheen haku disho
Wlh wa runta horta timaheyga koronta kuxiran aniga dac ee dehe
biriqda sidee wax looga faaiidaa?
muuqaalkaaagu aadbuu u mcn yaya lkn soo gaabi wll fadlan
Xaqiiqada Ilahay ba og waliga go,aan dag dag ha qadan adigo caresan
Mar walba maxaan iskula hadla
mahadsantahaay macaliim
Coming soon 300k anag protagtion
Ustaad waxbdan og
Allahuakbar
Sirdoonka calaamka iyo dhacdooyinka please moor adiga mahadsan 🇸🇴🇸🇴
Isku dooq nahay 😂
Nasa kaso hadal hawada sare waxa ay kuso aragtay bro
mahadsanid wll
Runtii macquul maaha in duufaan laga hortago lkn waxa la awoodaa in kaliya dadka looga digo oo goboladaas dadka laga saaro ama in aynu degaankeena iyo guryahena ka dhigno kuwo u dhisan qaab ay ugu adkaysan karaan duufaanada
BIRIQ waa maxay wll?
subxan nalaha
Biriqda ama Danabku dhulka maku kala badan yahay ama meelo soo jiitaa ma jiraan?
Haa geedka galoolka ayaan xasuustaa, in biriqdu ku dhacdo
Halmit Awal waxan maqlijiray subaxdii kolel za it Ah Oojiro waxaa ladhihijiray Manta Rob Ayaa Da irabo ✌
Aniga markii aan yaraa aad uga cabsan jiray xaqiiqdii
Wax badan baad nooga iftiimisay mawduucaa
Biriqdu sida ey kutimaado iyo meesha eykatimid aniga iweydii
iisheeg allaah ayaa wax ogee
Biyaha roobka waxaa leeyihiin electric waxa jira batariga gawaarida loo isticmaalo waxa ku jira biyo hadii aad Biyaha ka shubto oo aaad ku bedesho Biyaha roobka caadi ayuu u shaqeynaa wax is bedel ahna malaahan
Wll zirdoonka caalamka
Fa iido badan
am come back 💯💯🏁🏁🏁🌅
Qabka robka kusodar zxp
Hilaacu waxa uu ka imaadaa socodka degdega ee daruuraha charges koodu kala duwan yahay ay isla samaynayaan,
Onkodku WAXA uu imaada marka hilaaca ama biriqdu dhex marto hawada markaana ay kululayso ilaa 50000 fahrenheit(27,760 degree celsius) kadibna ay isla markaaba hawadii qabawdo
KALA FIDITAANKAAS IYO ISKU URURKAAS HAWADA AYAA WAXA AYNU U MAQALNAA COD AHAAN
roobka ad ba ujeclhy marku da ayo kama xarodo ila uu dhamanayo wan dul jooga waligey lkn onkodka biriqda hilac ad ba oga cabsada wa wax cabsi xun leh ilahay ba naga haya
Scw scw scw scw
❤
300K COMING SOON USTAD
Geedaha koronto may leeyihiin
Sxb sual biriqtha mxey waqtiga guwaa kaliya mxe ujirta eina therta ujirin,
Reer xamarki biriqda ma hilacay u yaqaanan
Haaa zxp
Hilacu muqalka iftimayo wye biriqda ama danabku midka wax dilayo wye e korontada ah
Labadu isku hal wye
Yaab walhi
Waxbadan baan kaafaaiday ilhy cilmigaaga hakuuziyaadiyo ustaadi
300k i.n
Mahd sand walal
Diini ahaan ufiiri no cilmaani boy malaha wadan aqoon ee dhageso surah al racdi markaa ayaa fahmee micnaha eeba inoo sheegay
Quraanka uu soo daleeshanyo ma shekaa ma wuusan quraan ahayn
Buuga somaliga waxalagu qori jiray onkod iyo hilaac markuu soo dhacana danab ama hanqadh
Qoob
P
Pp
xariif ayaad thy hl muuqaal ayaad 4 jeer soo galinee adigoo kala jar jaraayo views owgiis 🤣🤣🤣