Maracade shaqo fiicanbad nohaysaa جزاك الله Nagadaa tv 📺 alcarabiya eed wax kasoxiganyso al jazera oo jirta inad sohadlqado maha tv ree galbed iyo yuhud ushaqeya
Walaal waxaan aad ugu faraxsanahay in heshiis la gaadhay heshiiskaas oon dhayal ku iman ayna ku naf waayeen boqolaal kun farxadayda lama soo koobi karo guul insha allah guuldarada yuhuudu sidaa ay u bilaabantay ayey u soconaysaa insha allah Walaalkay maxamed ciise waxaan kugu xidhanahay tan iyo 2020kii alle haku barakeeyo walaal inkastoonan live ka nasiib u helin😢 Aad baad u mahadsantahay guulayso labada daaroodba. Alle hayna garansiiyo sida xaqa dhamaan umada soomaaliyeed iyo umada muslimiinta meel kasta oo ay joogaan❤
Allah hu akbar Allah hu akbar Allah hu akbar Allah hu akbar Allah hu akbar Allah hu akbar Awood Wayne awoodwayne Awood Wayne awood Wayne Awood Wayne Awood wayne
Ineey rumowdaan rajeyna xabadjoojintaas si rasmi ahna u dhaqangasho xaaramigaan balan malahan shalydan qoyan duqeynayen ilaahey Ha u gargaaro Falastiin anagana isfahan hanasokala dhexdhigo
Aniga,Adiga, Yaxye & inta Islamka ah Dhammaanteen Ilaahey Adduun & Aakhiro hannoo kaalmeeyo Aamiin
Alx Ilahey wllahen Rer Gaza haw Gargaaro
أمين
Maracade shaqo fiicanbad nohaysaa جزاك الله
Nagadaa tv 📺 alcarabiya eed wax kasoxiganyso al jazera oo jirta inad sohadlqado maha tv ree galbed iyo yuhud ushaqeya
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
Alla ha dhigo mid guul horseedo guusha muslimiiiinta
M.a zxp thanks maxahmed maracade ❤🎉
Qawmuluudka.alaaah.hau.kordhiyo.aamiin
Qaza
Kanasane
Afartaa.habeen
Ayaa.moo.tirsane
Aamiim❤❤❤❤❤❤
allah jabiyo yahuud mareeykan yurub ingariis aamiin illaahow guuleey reer khaza xuuti aamiin aamiin
Ayaga waxay sheegteen inay Aduunka ugu Awood badanyihn lk waxaad timid Awoodi Allh koonkan Abuuray Alxmllh
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
اللهم نصر إخواننا في فلسطين
Aamiin
اللهم انصر اخواننا في فلسطين نصرا مؤزرا يا رب العالمين
ilaahayow adigaah mahadleh sidaa aad ubaabiisay😅😅😅😊 m.nsha Allah
Masha allah tabarakalah alxamdulilah
Walaal waxaan aad ugu faraxsanahay in heshiis la gaadhay heshiiskaas oon dhayal ku iman ayna ku naf waayeen boqolaal kun farxadayda lama soo koobi karo guul insha allah guuldarada yuhuudu sidaa ay u bilaabantay ayey u soconaysaa insha allah
Walaalkay maxamed ciise waxaan kugu xidhanahay tan iyo 2020kii alle haku barakeeyo walaal inkastoonan live ka nasiib u helin😢
Aad baad u mahadsantahay guulayso labada daaroodba.
Alle hayna garansiiyo sida xaqa dhamaan umada soomaaliyeed iyo umada muslimiinta meel kasta oo ay joogaan❤
ألهم امين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢
Waa Malcuuniin ma oggola Farxad Bani 'aadam Ilaahey ha halaago insha'Allah
Markaa.waxaa.ka.badiyay.alyaasiin.taariikhda
Galey❤❤❤❤❤
Aniga kow ah❤❤❤❤
Congratulation guul ayaan u rajeinayaa insha allah
Ilaahay dabkaa ha baqtiin illaa Gaza ay xorowdooo❤❤
GOD bless 🙌
Allahu akbar allahu akbar
Mashaa alaah ilhay dhibta haku dul qado walalahena falastin
2025 DHACDOYINK CUSUB:_
1.Gubashada America
2.Xabbad joojon Qaza
3.Guusha Xamaas.
Ku darso Wxi Cusub Sanadkan.
Msxsmed. Cise. Mucumud. Waa. Ku. Salaams. Wariye. Waa. Ku garxasanah. Qaso
Waad mahadsantahay maracade show
Ilaahay hana tuso mareykan oodha gubatay ilaahaw dab kusiuaadi si,aysan utaageerin israiil haduu maraykan lacagta kadhamato xitaa halmaalin yahuudu ma,joogikaraan ilaahay haku siyaadiyo dabka aamiin 😂😂😂 hinda qurux thanks maracade❤❤❤
Subaxanallaah alxamdulilaah allaahu akbar
Xabadda waxa lajoojinyaa maalinta axadda inta ka horysana duqaynta way wadayaan alle ha ugargaaro reer qazza
الله أكبر فلله الحمد والشكر
Alxm lilah
Mahadsanid wllo maracadow
Yamaniintunhaka
Gaadhsiiyaan
Markiibtamareykankaka.yAney
Ka.seexan.haw as da
Dalooliyan.intii.karaanka.ah
Aamiin
Guul
Guul.falastiin...❤❤❤❤aamiin
Ilahow uziyadi dhaman marekan ka ilahow uu ku baha rabiyo kuwad oo ha unaxarisan sida ay ugu naxarisan wayen rer qaza
Scw,maracadpw,maraykanka,waxahaysta,cupubadii,reer,pasa,dhimashadu,hagaadho,inta,falastii,burburkuna,inta,pasa
Marocco ayaka qeeb ka ahaa xasuuqa reer qaza
✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️الله أكبر الله أكبر
Nabad waarta alle hasiyo walalehen😢
ZAADA HALLAAHU MAREYKAN DABKA ALLAHA KU SIYAADIYO
USA holac Allah kushido siday reer gasa udhibatayeen
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
الله اکبر
فقطع دابر القوم الذين والحمد لله رب العالمين ❤❤❤
فقطع دابرُالقوم الذين ظلموا والحمد لله رب العالمين ❤❤
UJEEDKA UGU WEYN HESHIISKA WAA IN XAMAS IYO SHACABKA LAGU GAADO.
الله أكبر
Allaahu Akbar
Nasri iyo guul waarta Allah hasiiyo shacaka Gaz 😢😢😢😢🤲
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Israiil maxakameyn doonto werarada iyo duqeymaha ay kawado qaza
MAROKO IYO JORDAN WAA LABA MUNAAFAQ.
Mansha allah guul rer falastin ❤❤
Niman kani izirkoodu balan malahyn markaa iyaguna waa sidoo kle balan male yuhuudi😮
Quraankaa inoo sheegay inay yahuudu ay balanta kabaxaan markasta oo lala galo
أوكلما عاهدو عهدا نبذه فريق منهم
Hanbalyo waan ku farxay dhaawaca ku soo gaadhay askarta yuhuuda ah ee ku soo dhaawacantay saldhiga naqab ee dalka israel
Frist🎉
Yuhuudi weli way wadaa duqayntii sidaa darteed yuhuudi balan ma leh
☪️👍👍👍👍♥️♥️🇵🇸🇵🇸guul
Con tune maraade show ❤❤❤😢😢
Dadka reer falastiin waxaan kabaqayaa in heshiiskaas lagu gaado
netayahu lama aaminikaro oo malaha balan
A
MashaAllah mare cade,news sida loaqriyo miyad so aqrisate,wariya aya tahay miya
Ilaahyow u gargaar reer falastiin
ilaahay ha umiciino reer falastiin
San miyey noqotey
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
Wararka waafiga ah ee aad usoo tabiso umada afka soomaaliga ku hadasha aad baad ugu mahadsantahay walaal
Mahad sanid maxamed maracade
Danbigey muslimiinta ka galeen baa alle ka jarayaa
Ilahy hakadhigo xabjojin.rasmiah rerfalastiin dhibatada alahakadhamys tiro dabka marykankana alaha ku fafiyo kuligii
Farxad waa naxdin mana ahaa in ey meel isku yimadaan SI Israel ey UGA faa,ideeysan.
Waxa la sheega 3dax waxyaabo ku daayan-1-gaaja guri xumada og. -2-bushi geeridaa og.-3-gardaro garabkale og ,ee israaiil waa tuma?
Gar darro garbo og waaye yahuuda
Gacan gadaal Ka baqeyso hore madhaqaaqdo Israel gadaal Kama baqeyso horiyee usocotaa lakiin ilaahay ayaa ka jari doona 😂 hinda qurux
Arinta markaan maqlay
Waxaan tukatay laba ragco
Oo mahad naq ah oo ugu
Tala galay walaalaha reer gaza
Ilaahey ha iga aqbalo
Maxamad ciise fadlan ha u isticmaalin erayga yaxye sinwaaj wala kharajin, u isticmaal gu geeryooday allaha unaxariisdee ,
Wa masibo kaga timiday waxaga alle allow usiyadi rer farastin hubkii ay dhiben balagu xasuqay
Heshiisku haduu dhaqan galo waa in dadkii jihaadka wadey oo dhan ay ka gudbaan xuduudka masar waa hadii jihad rabaan oo falastiin garab istaagan koley yuhuud dagaal ma joojinaye
Alle SWT ha inoo fudaysho inshallah.lkin waxaan ka baqyaa basaasiin in ay galaal
Xabada Wali lama jojin miyaa😢
Irailwaalagaguleyisteyi
Dadkaas illaahay ma damiyo ilaa ay heshiishka ka gaarayaan xabadane ka joojinayaan masaakiinta aan caawimaada haysan 😢
الحمد لله ree Faza
Falastiin waa wada yaxyesinwaar
Illahayaw falastiin guule
Allah ha usiyaadiyo dhibka maraykanka allahayaw ka dhig midaanay kasookaban 10 banaan sano😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Allha babiyo maraykanka
Qayaano badana
❤❤❤
Waa maxay sababta natanyahu u leeyahay?! Bro wax hana weydiin ed wax noo sheeg!
Maxaan kabanaan baxnaa aniga waxay ilatahay inana run ahay
Sinwaar lama khaarin dagaal buu ku dhintay iska sax hadaalkaa hadaadan yuhuud u shaqaynayn
Allah hu akbar Allah hu akbar
Allah hu akbar Allah hu akbar
Allah hu akbar Allah hu akbar
Awood Wayne awoodwayne
Awood Wayne awood Wayne
Awood Wayne Awood wayne
😅
Waxay ila tahay heshiska in aan la aaminin waayo waa yuhuud wuxu oo balan ma laha hana digtonadan oo yan la is dhigan guushana Rabi ha ina siiyo
Falastiin guul
Asc layaabka iyo dhibaatada nahaysata weli ma'arag muslin gubaya ama sidan Gaza iyo caasimadii jeejniya faluujadii ciraaq iyo boosniya dhamaan waala xasuuqay
Alx
Ineey rumowdaan rajeyna xabadjoojintaas si rasmi ahna u dhaqangasho xaaramigaan balan malahan shalydan qoyan duqeynayen ilaahey Ha u gargaaro Falastiin anagana isfahan hanasokala dhexdhigo
Horta Israel sharci kasta cagahay ladulmartay’Su’aashu waxa weewe waar nimanka sharci kasta jebiyey maxaa inooga meel yaal inaynu gacanta saarno lakinir jabiyo
Bun buninta hogamisha muqawimada aykashegan sida kanhada maxamed sinwar fanin badmodan wanakuraxaysatan lakin waxan saxafada cadawgu iyagaleh wanadhagar iyo kadhadhicin rayul camka kadhadhicinayan in hoganka magacasleh qatar kuyahay jiritankoda abni mudo kadib markay kugulaystan rayul camka oiclamiyan inay bedmgsanayan odilayan bad bararugaysa hurdada kakacaysa wasegorma waxadmaqlaysaba hebel waladilay ilen waxaa ushaqeya canasir kamida adige wain ladiida lagahortaga layirahda warbixintasi waben iyo bun bunin kaliya wahogamiye kashaqeya danta dadkisa iyo dalkisa
Xabad joojin aan la isku haleyn Karin wxaa iigala ciil iYo gocosho bdn hala falastiniyiin oo ay dileen waa uur ku taalo aan indhaha laga qarsan karin
cuqubo halkii lagu galay caw kuhurdaa caruurtay ka laysaa ninkii caanobaas dhamay